Ahmed bro malaysia ayan jogaa moroco visa wey ididhen ee passport kenya ayan heystaa dalalka Latin America without visa waaye qaarkod eeh transit Europe Hadaan gaas kasiiyo kawaran 😅😅😅😅😅
Safarkeygi Nairobi to Morocco to spain malmo add uxiso badhan sidha cajibka ee garonka madrid oga so dagay 300boqol dad an kuqiyasay ayan iskugu imanay spain terminal 1 iyo terminal 4 Shekada cajibka ah dumar 8bilod iyo kuwa ilmaha marka lagu so beray 😂 kadib waxan imanay hotel labo mel aya nalokala qeybiyay hotel Madrid suite iyo hotel welcomen kadiib waxa dhacay qofwalbo fagatax 😂 inkasto kuwa iney spain jogan ku qancay ila hadaba jogan 4bilod sharci kuqatay lkn ma qadeyan wa bahii😂😂😂
Halkan wa bartena TH-cam waxa naga heli dontaan maclumaad badan haduu allah idmo insha allah
@ahmedosman wll poland kasoo hadal sida lagu tagikaro waliba adoo haysta pasport somali
Zxp Tunisia kaso hadal
Wll hada wala xiray wadadas 19/1/2023
Aniga somaray dadka somare ayn kujire Nairobi to saudi transit kadib to Morocco to spain 3500$
All team sahra waa mahad san tihiin so dhowada🎉
Mashalaah keep going my baby sista ka so racey
Iso jawaab zp si deg deg ah baan ugu baahnaa adigoo mahadsan
Thank you Team sahra uk 🎉
Axmed wall halkan kalaso xidhidha sigaran kuraba in aan waxkuwaydiyo ee
Waku salamay duma
from sahra uk
Asc Ahmed waxaan ka Socdaa Sahra Cadeey Uk
team sahra UK baan ahay wll
Mashalah dumashi horay usoco 🚶♂️🚶♂️🚶♂️🚶♂️🚶♂️🇿🇦🇿🇦🇿🇦
Thanks bro wxn ka so racay tiktok
mahad sanid so dhowow bro
Ahmed zp passport somali moroco to spain maku aadi karaa
Transit visa ma JIDHO baaye
Ahmed zp passport somali moroco to spain maku aadi karaa dalxiia ahaan
Guuleyso dumaashi
Spain mala katakigara hadaa faraha laikaqado . Waxaan haystaa passport kenya
Wan idin mzhadcelina djamantin my team sahra uk please ireeb coments si an idin fahmo❤❤🎉🎉🎉
Sxb inkabadan 1000k aniku helikaro ayaa hadane qaab aankusoo baxo weysanahay
Sxp ku Ethiopia malagu tagi karas
Team Sahra uk ❤❤❤❤
Masha allah
Ahmed bro malaysia ayan jogaa moroco visa wey ididhen ee passport kenya ayan heystaa dalalka Latin America without visa waaye qaarkod eeh transit Europe Hadaan gaas kasiiyo kawaran 😅😅😅😅😅
transit raadi ina kenya adesid camal
@@AhmedOsmanWorld hayeh brother
Thanks
Ma isku dayday😊
Ethopian ps wa so bari doona asna iga war suga
Team sahra uk
Sxp qofka tikitda morroca jarto soma heli karo diyarada ku ah transit wadanka france
haa sxb
@@AhmedOsmanWorld ok Sxp Markaas waa iska dhiibi Karaa soma ahan
@relaxmusic5818 passport aad heesatit muxu yahay?
@@AhmedOsmanWorld sxp passport kenya heesta mideda kale hadi ay faro iga qaadan Ireland ma ugu sii kudbikara
waa Ok markas
Keep goning bro❤
Safarkeygi Nairobi to Morocco to spain malmo add uxiso badhan sidha cajibka ee garonka madrid oga so dagay 300boqol dad an kuqiyasay ayan iskugu imanay spain terminal 1 iyo terminal 4
Shekada cajibka ah dumar 8bilod iyo kuwa ilmaha marka lagu so beray 😂 kadib waxan imanay hotel labo mel aya nalokala qeybiyay hotel Madrid suite iyo hotel welcomen kadiib waxa dhacay qofwalbo fagatax 😂 inkasto kuwa iney spain jogan ku qancay ila hadaba jogan 4bilod sharci kuqatay lkn ma qadeyan wa bahii😂😂😂
War ila Soo hadal please muhiim kuu ahay qoralkeyga hadaa aragto reply iiso gal sxb please 🙏
Waa ku rabaa ila soo hadal wll
❤❤❤❤
Ethiopia kawaran
Sxb passport Kenyan ah lee miyaa
haa inta aan hada arkey Somalia wa so ogaan dona
Iso jawaab zp si deg deg ah baan ugu baahnaa adigoo mahadsan
Ahmed zp passport somali moroco to spain maku aadi karaa dalxiis ahaan
Team sahra uk