Anoo jooga beel ladan Ku barbaaray raasoo Dhama caanihii boga Raguna ii buseelaan Oo timaha baxayee U eg baalka gorayada Laydha kula bardoodama Wa tad bari xasus mudan Buunka ii garaacdood Jacaylka igu beertee Kasoo booday gurigee Iminkon bastay ahay Bidhan aragtidadana Beerku ila xanunsado Cidla lagama boodoo Danigu wa balaayee Aday baray jacaylkee Sided uga baxaysaa Ben haw shegin nag kale Ada boqol u qaybsama Bes weeye ina keen Aheey ah😢😢😢 Runtii waxan galay xasusihii 80tamadkii Iyo barigan dhalinyaranimo wayaha cishqigu ii laacayeen Mawjadihii Ramla Garadna aan dhed baxadagaya Markan dawaday hestan Madays ku farayaraystay ee Eray walba iyo Vedioga sarani isu leeyihin ala bal u fiirsada heestu eraygay ka hadlayso iyo vesiogu sidu u sawirayo xaldiu oo dhab ah Ilahay haka abal mariyo wll ku jeer Madays saln kal iyo laba iga gudon nona so badi faninta hesahodu dhiiga cad kordhiyan sida KINSI XAJI' SAHRA ILEEYE' AMINA FEER RUUN XADI MARWO MAXMED MARWO CABDI SAHRA SIYAD XALIMO MUUSE iyo faninta kale wayn ee zasusahoda aynu ku noolnahay
@@qadafinuur Marka hore sxb af sax ah iyo af khalada oo la isku raacay malahan. Allayleheey haduu mid ugu saxsanaan lahaa kan mudug ayaa noqon lahaa. Xarafka (dh) marwalba ma adeegsataan tusaale dad ayaa dhaha (majidho) halka aad idinku ka isticmaashaan majirto markaas yaa khaldan. Nin walbaa qumanihiisaa qoorta loo gashay.
@@hamzzyxubbo8365 waa Sax lkn wax walba waxay leeyihin tilmaaan iyo astan lagu garto hel meeris oo aan xita dhamays ahayn ilama aha in la garan karo Heestu meesha ay ku jirto hdii aad isoo dirto waa laga yaaba inaan ka tix raaco Lamana hubo inaan helayo
@@abdikaniibrahim5926 Wll hadalka waxaa maamula kan qoraaya iyo kan dhahaaya hadasa waxaa qiyaar u leh kan qoraaya ha aadin gees kale hadalkana cadiifada ka saar. Mahad sanid RAALI AHOW JAALLE🤝
@@abdikaniibrahim5926 kkk Qiyaali badanaa midh iyo laba mooyee kulahaa 😄 Heestan Abwaanka sameeyay iyo Labada Fanaan ee ku luuqeynaya dhamaantood waa reer Koonfur marka kuwa waqooyi lahjadooda cidna kuma colaadiso mana lugula yaabayo adiguna cidna haku colaadin muhiimadu waa inaad fahmeyso marka kala duwanaanshuhuna wuxuu caddeynayaa hodantinimada Luuqadeena marka ku farax.
Ahmed nuur jaango hestanaan ugu jecly hesihiisa❤️🖐️
Heestan in badan baan raadinayey thnkz sxb
Waxaan so xasuustay yarantaydi mar aan gabar aan isku fasal Aheen u diray heestan
Hhhhh
Jecliyaa jaangow hesihisa Allayarxamah heestanu igu cusub
Alayacizak 👍
illeen Maryaha jeex jeexan berri salaamdkii ayaala yiqiin
Hhhhhh
Iyo kabaha buutka ah 🤔
Wwwwww heestaan wx badan waaan raaadiyey waad mahadsan tihiin maadeys
Anoo jooga beel ladan
Ku barbaaray raasoo
Dhama caanihii boga
Raguna ii buseelaan
Oo timaha baxayee
U eg baalka gorayada
Laydha kula bardoodama
Wa tad bari xasus mudan
Buunka ii garaacdood
Jacaylka igu beertee
Kasoo booday gurigee
Iminkon bastay ahay
Bidhan aragtidadana
Beerku ila xanunsado
Cidla lagama boodoo
Danigu wa balaayee
Aday baray jacaylkee
Sided uga baxaysaa
Ben haw shegin nag kale
Ada boqol u qaybsama
Bes weeye ina keen
Aheey ah😢😢😢
Runtii waxan galay xasusihii 80tamadkii
Iyo barigan dhalinyaranimo wayaha cishqigu ii laacayeen Mawjadihii Ramla Garadna aan dhed baxadagaya
Markan dawaday hestan Madays ku farayaraystay ee Eray walba iyo Vedioga sarani isu leeyihin ala bal u fiirsada heestu eraygay ka hadlayso iyo vesiogu sidu u sawirayo xaldiu oo dhab ah
Ilahay haka abal mariyo wll ku jeer Madays saln kal iyo laba iga gudon nona so badi faninta hesahodu dhiiga cad kordhiyan sida
KINSI XAJI' SAHRA ILEEYE' AMINA FEER
RUUN XADI MARWO MAXMED MARWO CABDI SAHRA SIYAD XALIMO MUUSE iyo faninta kale wayn ee zasusahoda aynu ku noolnahay
Alla maxaa waqti wacn soo qaadaty sxp
Hada waxaan joognaa xili aaqirada Loo dhow yhy cml
Beeshu halkay uguurtaa weeye sxb esh calaa hees
Beeshu halkay u guyrtaa,,,,,,,, weeye halkaasi asxaabey
Aabahii NAAXIYADA FANKEENA JAANGOOW ALLOW KUU NAXARIISO IYO DHAMAAN FANAANIINTA Soomaaliyeed ee geeriyoodey.
M.a maadeys media wan ku xiranahay kal iyo lab♥️👍
Maadey ❤️thanks for your sharing ❤️
Waaaw way macan tahy
Haye haye ma hees cusub baa soo dhacday maantana thanks
isoo wac
@@applestoori3908 yaa waaye kaas oo la soo wacaayo.
@@umuraage2984 dee wacdee😁😁😁
@@bashirmxmd3250😂😂😂😂😂maad dhibka iga dhaaftid hee cidaan waco ma hayee.
Musigeeda wax kale🔥
Kolay laxankaa macaan waxaa iska leh ahmednour jaango
Maadeys tube muuse Qalinle Heesihiisa hanaloo sameeYO zhpyaL ❤❤❤❤
Insha Allah sxb dulqaado waa la soo kala kicinaa
1. th-cam.com/video/3beQulRt2FU/w-d-xo.html
2. th-cam.com/video/P-AVokb21hY/w-d-xo.html
3. th-cam.com/video/xLHTjEWK52M/w-d-xo.html
4. th-cam.com/video/bNNqTH7w3mU/w-d-xo.html
5. th-cam.com/video/cRvXtZch-Uk/w-d-xo.html
6. th-cam.com/video/kLEtZrsz9mg/w-d-xo.html
7. th-cam.com/video/6z3LpCwdNAw/w-d-xo.html
Muuse ismaaciil intaas hees ayaan ka soo galiyay kuwo kalana waan kasoo galinayaa haddu alle idmo ee iska sug.
Heestani waxay ku jirtey riwaayadii "Wakhti iyo waali jacayl" oo uu curiyey Abwaan bashiir salaad xirsi (ciro)
Riwaayada waxa laxanka heesa saaray jaango iyo digfeer
Aaad baa u mahadsantin maday halkaas ka sii wadaa waligiin
Cajiib
Add ayan uga heela
mahad sanid sxb
Barnay adaa xasuusnayn
Inaad boorso dheeriyo
Kabo buuda xiratoo
Jidhkaagii banayso
Waayo waayo xasuus
Sahra ileye waxey aheed xaskii jangow saidna wey isku jeclayen Allh yarxam dhamantood
Mahd sanid madeeys hees cajiib ah
Inaad boorso dheer iyo
Kaba buuda xiratoo
Jirkaagii bannaysoo
Baararkoo dhan tiriso
Kuma soo barbaarine
Adaa boqol u qaybsama
Bes weeyee nakala daa
omg wlh zahra ileys way cod macaantahay xxaada i dhaqaaqday anoooooo markay dheyso
Sahra ilays maaha kkkk
Badhaadhee mise baraare
Xisaabta ku darso jaangow reer wuqooyi midaay mooday bareeree ayuu dhahayaa 😁
@@maadeys muddane Anoo Og Haddba Fananka Qaada
Siduu ogu Dhawaaqo Inaad U Qorto Lkn Afsoomaliga Saxdaa Waa badhaadhe
Gabadh iyo gabar labadaba Waa la Isticmaala
Lkn markaad Jamac Ka Dhigi Rabto Gabadho _gabro🙈🤪😂 Tusaale Uun Luuqada Waqooyi iyo jigjiga Haysee Xamar iyo gaarisa Naga Qabta
@@qadafinuur Marka hore sxb af sax ah iyo af khalada oo la isku raacay malahan. Allayleheey haduu mid ugu saxsanaan lahaa kan mudug ayaa noqon lahaa. Xarafka (dh) marwalba ma adeegsataan tusaale dad ayaa dhaha (majidho) halka aad idinku ka isticmaashaan majirto markaas yaa khaldan. Nin walbaa qumanihiisaa qoorta loo gashay.
@@bulbulpro9527 absolutely
Szp maadeys heskan erayada yaa alifay iyo laxanka
Erayada abwaan bashiir salaad xirsi(curo) laxanka waxaan u maleynaa jaangoow.
*MAADEYS*
Halaysnabo aye wadaa quftaan
Heestaan yaa sameeye ereyada, Laxanka iyo Muusikada waa iska caddahay inuu Jaangow leeyahay
Ereyada maxamed nuur shareeco aun
Heestaan xilliga la sameeyay waa xilli hore lkn waxay ka hadlaysaa wax hada taagan
Wr zHp Maadeys HeesT Ay miraheedu ka mid yihiin
*Anoo hurdaa lay hor keenaaye*
Cida qaada isheeg Hadaad garanayso Ama wixii garanaya
Adoo hurdaa lay hor keena aan wax kale la socon cidi waxba ka garan mayso soodhe !
@@dailyxiin dadki Fanka Ehelka u Ahaa un Ba garan kara zow maaHa😇
@@hamzzyxubbo8365 waa Sax lkn wax walba waxay leeyihin tilmaaan iyo astan lagu garto hel meeris oo aan xita dhamays ahayn ilama aha in la garan karo
Heestu meesha ay ku jirto hdii aad isoo dirto waa laga yaaba inaan ka tix raaco
Lamana hubo inaan helayo
🤔🤔🤔
Wwww
Sxb erayadu siday yihiin usoo qor waataan kuu badheedhee kuu bareeree maaha suugaantana kuma fcna xarafka rda ninkii sameeyeyna xaqiisa sii Oo meel haga dhicin
Muu odhan bareeree wuxuu yidhi badheedhee
Mahadsanid
Sxb hadba heesaagu sida uu ugu luuqeeyo ayaan u qornaa. Anaga abwaankii sameeyay qoraalkiisa ma hayno mana arkin
@@maadeys
Mahadsanid sxb Lkn mid ogow heesaha somalida midh iyo laba mooyiye dadka sameeyey waxay ahaayeen reer waqooyi
Iyagana luuqadooda waa la yaqaan xataa tan Imika iyagaa sameeyey
Faanankuna inkastoo uu ahaa reer koonfu hadana erayada sidii loogu dhiibay wuu ku dhawaaqayaa sida barni Adaan xasuusnayn inaad boorsa dheeriyo kaba buudha xidhatoo
Adna aad ka dhigtay kaba buuda xiratoo iyo qaar kale oo badan
Jaangow ilashay u maxriisto
@@abdikaniibrahim5926
Wll hadalka waxaa maamula kan qoraaya iyo kan dhahaaya hadasa waxaa qiyaar u leh kan qoraaya ha aadin gees kale hadalkana cadiifada ka saar. Mahad sanid RAALI AHOW JAALLE🤝
@@abdikaniibrahim5926 kkk Qiyaali badanaa midh iyo laba mooyee kulahaa 😄 Heestan Abwaanka sameeyay iyo Labada Fanaan ee ku luuqeynaya dhamaantood waa reer Koonfur marka kuwa waqooyi lahjadooda cidna kuma colaadiso mana lugula yaabayo adiguna cidna haku colaadin muhiimadu waa inaad fahmeyso marka kala duwanaanshuhuna wuxuu caddeynayaa hodantinimada Luuqadeena marka ku farax.
m.h