Sidan U Jooji KHAJILAADA Oo Ku Noqo BULSHAAWI | Talaabooyin Fudud

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 251

  • @nimaodiamond5179
    @nimaodiamond5179 6 ปีที่แล้ว +88

    My best teacher alleh haku sharfo walalo abdirisak hore usoco

  • @yahyeabdiahmed9793
    @yahyeabdiahmed9793 6 ปีที่แล้ว +12

    mahadsanid nin wax badan og qajilad kumaba dhalan oo yarantaydii ayanba iskuul idil u sheekayn jiray when i was grade 4 up to 11 👊

  • @queenmiiram970
    @queenmiiram970 6 ปีที่แล้ว +42

    Khajilad badan ayaan leeyahay mana aqaan si an uga takhaluso Mahadsanid wll

  • @lajecleydainabotaan2328
    @lajecleydainabotaan2328 4 ปีที่แล้ว +3

    wlhi intaba aniga I heysataa Ddka waa ka cabsadaa marka sheekeysayaan waaa ka fogadaa video wuu I anfacaa waxuu ii yahay dhiiri galin shukran huno khilajyadaan sida aan ugu taqaluusi lahaa Allah igu garab galo 🤲🤲🤲

  • @AhmedMohamed-zi5qk
    @AhmedMohamed-zi5qk 6 ปีที่แล้ว +11

    May teacher Abdirizak faarax noolow mudane allaha ku sharfo

  • @abdiazizadan8623
    @abdiazizadan8623 6 ปีที่แล้ว +3

    masha allah channel ka kaliya aan maskax iyo cilmi ka korar sado horay usoco istaad waadna ku mahad san tahay dadalka aad wado 👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @apdalasoomaal5834
    @apdalasoomaal5834 6 ปีที่แล้ว +5

    عبد رساق wlley ilahy dartiis ayan Ku jeclahy wan kaaga mahadcelinayaa dhiiri galintaada qurxoon waxaana kuleeyahay jasakalahu khayral jasaa

  • @amu9176
    @amu9176 6 ปีที่แล้ว +5

    *Thankz Abdirizak waa Mawduuc Muhiim ah oo aanu baahnayn*

  • @ramzaibra7302
    @ramzaibra7302 6 ปีที่แล้ว +1

    thank u wll qaali inoo soo bdi videoyada noocn Allah hku dhowro👍👍👍

  • @cabdirashiidal-cabqari2752
    @cabdirashiidal-cabqari2752 6 ปีที่แล้ว +2

    masha allh talooyin Waxtarleh Thankz
    cabdi rizaq Farah ❤

  • @haboonqalanjo9274
    @haboonqalanjo9274 6 ปีที่แล้ว +2

    masha allh waadku mahadsan thy dhiiri gelintada allahna haku xifdiyo

  • @saedhassanomar7125
    @saedhassanomar7125 6 ปีที่แล้ว +8

    Hore u soco brother

  • @hafsamaandeeq5375
    @hafsamaandeeq5375 6 ปีที่แล้ว +2

    Wooow walh waa xaqiiqo jirta shukrn akhi🙋‍♀️

  • @jamiilajamal2756
    @jamiilajamal2756 6 ปีที่แล้ว +1

    Maaasha Allah
    wlhi Cashar aan u baah naa baad ka hadashay
    Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks Thanks 😍

  • @zomalichanel8449
    @zomalichanel8449 6 ปีที่แล้ว +2

    First person mahadsanid Bro

  • @Daauudmukhtaar20
    @Daauudmukhtaar20 6 ปีที่แล้ว +2

    Walalkyoow waad ku mahadsantahay
    Sidaad mar walba noo dhiiri galiso
    Ilahay Haku sharfo
    Abdirisaaq faarah

  • @ayanmahamad1812
    @ayanmahamad1812 6 ปีที่แล้ว +1

    Jasaakalaah kheer wll waxaan kaa faiday waxyaabo badan allah kaa ajarsiyo.

  • @thanks.404
    @thanks.404 6 ปีที่แล้ว +2

    Thanks for everything 😍😍😍😍

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 5 ปีที่แล้ว

    Man sha allah walal .waa runtaa aleylahe ma aha goob aadan ugu imaneyn talo aan waxtar laheyn💕

  • @hajjigalleydhofficial3290
    @hajjigalleydhofficial3290 6 ปีที่แล้ว +1

    M.a.
    Waa barnaamij aad iyo aad umuhiim ah thnkz bro.

  • @qummanqalanjo4570
    @qummanqalanjo4570 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllo ♥️ ♥️ ♥️
    Waa talooyin aad u fiican

  • @apdihalimahmed8353
    @apdihalimahmed8353 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walhi macalin way i haysatY dhipaatadaasi mahadsanid

  • @naasirkalombiya4544
    @naasirkalombiya4544 2 ปีที่แล้ว +1

    Indhah ii Furtay wllhi wllo c/risaaQ Farax ♥️

  • @keynaanabdi6269
    @keynaanabdi6269 6 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walal waa cashar aad noo anfacay horey usoco bro

  • @imqurbeliqethugger4310
    @imqurbeliqethugger4310 6 ปีที่แล้ว +4

    I really liked it 😍 thank you man!

  • @abdifataax3779
    @abdifataax3779 6 ปีที่แล้ว +9

    Aaaabahayga labaad abdirisaaq aduunyada farxad ku nooolow bro ❤️❤️👈

  • @maryamfaysal9702
    @maryamfaysal9702 6 ปีที่แล้ว +1

    Best channel thnkz for advice

  • @سميرةبنتغانم
    @سميرةبنتغانم 5 ปีที่แล้ว +1

    Alla aniga ayaa sidaas eh mararka qaar waxaan moodaa inan waalanahay lkn hada waan kaa faaiday waana ku taageer sanahay MOALIN

  • @Nuura2
    @Nuura2 5 ปีที่แล้ว +2

    Aniga saaid bee igu tahay waana wax ilaahey iku abuurah ma aqaano san iskaga yareyo😩 lakiin kalsooni waan isku qaba alhamdullah

  • @shirwacofficialvideo4166
    @shirwacofficialvideo4166 6 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahad😀 santahay wll qof fiican ayaad tahay

  • @Muwaxid10
    @Muwaxid10 6 ปีที่แล้ว

    Masha alaha Wlh Chanalkan Xaley Ayan Arkey Markan dhaqestey Muqaladisa Aad Ayuu Ii Cajibeyey waad Mahad San Thy Walaal AbdiRisaaq Farax Alle Haku Barakeeyo Wll Adiga Iyi Chanalkadaba

  • @aadammoha6727
    @aadammoha6727 5 ปีที่แล้ว +2

    Thanks sxp aniga waxaan isla yaabay hadaa hal eray lii dhaho waan ka murugona anigo qof cusub la hadlaayo haduu idhaho nacas ama eray kle 1 hal bari waN murugoona

  • @mostophormpmostophormp6663
    @mostophormpmostophormp6663 6 ปีที่แล้ว +1

    Best channel in the world keep going my teacher

  • @muscabsabriye1082
    @muscabsabriye1082 6 ปีที่แล้ว +2

    Inoo soo badi lph tahay 🤝🤝

  • @zaadaqxaaji2599
    @zaadaqxaaji2599 6 ปีที่แล้ว +10

    Zxp waxa no so diyarisa adigo mahadsan sida fudud ee lo fahmo wax yaabaha maskaxda ka guuxaya hadana aadna fasiri karin🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @Lander_18_may
    @Lander_18_may 6 ปีที่แล้ว +1

    Wax kabaro channel
    Channelkan ujeclay channelada😍
    Hore usoco wll Qaali😙

  • @mucizi
    @mucizi 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah videoyadaada wax badan ayaan kaa faa'ideysanaa mahadsanid

  • @mohamedabdirahman2265
    @mohamedabdirahman2265 5 ปีที่แล้ว +1

    Alla yacizak macalinka talooyinka guuleyso wll

  • @somaliamafia534
    @somaliamafia534 6 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan inaa ka soo Hadasho isku day "Eye Contact" sida loo samayn karo
    Mahdsanid Abdirisaq Farah.

  • @abdinaasiribraahimali753
    @abdinaasiribraahimali753 ปีที่แล้ว

    Masuul sare tan anayba i hayadatay kheyr Allaha ku siiye

  • @SICIIDSHOWOFFIECERCHANNEL
    @SICIIDSHOWOFFIECERCHANNEL 6 ปีที่แล้ว +5

    best maasha allh

  • @mohamedjimale933
    @mohamedjimale933 5 ปีที่แล้ว

    aad ayad u mahadsan tahay illaah qeyr haka siiyo wanadaada wax ku oolka ah horay u soco walaal

  • @susuzan9499
    @susuzan9499 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay haku xifdiyo wll

  • @camaaraxmed8444
    @camaaraxmed8444 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah aadbaad umahadsantahay insha allaah waan sameyn doonaa waxaan modaaba in aniga igu socdo videogani🤗

  • @miskidowlad
    @miskidowlad 6 ปีที่แล้ว +2

    masha allah macalin abdirisaaq

  • @deeqodagan6768
    @deeqodagan6768 6 ปีที่แล้ว

    My teacher Thanak u so mach

  • @axmedmaxamed1669
    @axmedmaxamed1669 5 ปีที่แล้ว

    my teacher abdirisaaq alle haku sharfo

  • @ashoaliabdullahi1797
    @ashoaliabdullahi1797 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ani ma barnamijkan la igu taragalay

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 6 ปีที่แล้ว +1

    guuleyso macalin
    khajilaadu waa waxa idiley

    • @mohaabdi1915
      @mohaabdi1915 5 ปีที่แล้ว

      hello asc

    • @ahmednuur197
      @ahmednuur197 8 หลายเดือนก่อน

      No reply 5 years 😂

  • @baskarproduction213
    @baskarproduction213 5 ปีที่แล้ว

    ustaad waa naga farixse wllaah😍😍

  • @rashiidisack2844
    @rashiidisack2844 6 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid sxb faaidada qudaarta nosodir

    • @idirisabdihassan9288
      @idirisabdihassan9288 5 ปีที่แล้ว

      rashiid macalin bro faa iidada qudaartu aad ayay ubadantahay jidhka iyo maskaxdaba way ufiicantahy badso 👍

  • @raabimajiid9709
    @raabimajiid9709 5 ปีที่แล้ว +2

    dhab ahaanti waxaan ahaa qof qajilaad badan lkn alx isku day badan ka dib markan dadkii dhex galay ee aan aad u dhex galay waxaan noqday qof bulshaawiya waana xaqiiq mawducani waxaan xata ka war wareegi jiray in ay indhahayagu isku dhacaan qofka aan la hadlayo xishood awadi lkn xaqiiqdu waxa ay tahay in aad qofka indhaha idhaha u saartid marka uu kula hadlayo hadii aad maqashay hebal xaga indhaha waa u ku buruud wayn yahay waa indhaho indhaha u saaray qofka kale kana jeesan waayey ilaa qofkii kale jeesto before 9 year ayaan sida ahaa siiba dumarka ayaan aad uga xishoon jiray

  • @mohamedaminosman5478
    @mohamedaminosman5478 6 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher abdirasaq iiska noloow bro

  • @abrarmohamed1772
    @abrarmohamed1772 6 ปีที่แล้ว +1

    masha'allah waan ka helay channel kani

  • @jamiilanuux2118
    @jamiilanuux2118 6 ปีที่แล้ว

    masha alaah wa cashar fiican❤❤❤❤💓💓❤💓💓

  • @calixasanxaaji2338
    @calixasanxaaji2338 6 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid cabdirisaaq

  • @ibrahimcarabsed8673
    @ibrahimcarabsed8673 6 ปีที่แล้ว +3

    Khajilada ban iga Lunsan cidi taqani reply ha iso dhahdu
    Mahad sanidiin👍

  • @susuzan9499
    @susuzan9499 6 ปีที่แล้ว +6

    Inad aniga iga hadlaysad moodaa wlhi

  • @hamzewix4096
    @hamzewix4096 6 ปีที่แล้ว +15

    zhp qli waxan ahay qof dhidida markaan la hdlyo qof igu cusub waa maxay sobobtu

    • @thepresidentofsomalia3250
      @thepresidentofsomalia3250 6 ปีที่แล้ว

      jacayl baa ku haya

    • @alnasiihachannel2383
      @alnasiihachannel2383 6 ปีที่แล้ว

      Hamzewi xd anaa Kula qaba ciladaas

    • @ciriqs2430
      @ciriqs2430 6 ปีที่แล้ว

      HamzEwi Xđ ma garanaayo balse waxa u makeynaya walal xishood iyo cabsi ku dadaal ina bulshada dhax gasho marka la hadleyso qof indhahaga iyo kisa ha isku dhacaan dad kala duwan la hadal maskaxda daji oo ha buuqin

    • @abdirizakmukhtar292
      @abdirizakmukhtar292 6 ปีที่แล้ว

      Sxp qodobada halkan lagu shegay isku day inad sameyso

    • @quenayannaqurux400
      @quenayannaqurux400 5 ปีที่แล้ว

      Yacni qof aad jeceshahay miyaa ka cabsanesa mise dadka kale

  • @abdirisak7041
    @abdirisak7041 6 ปีที่แล้ว +1

    Sami ugu danbeyn waa so labatay alhamdullilah. Allah ku barakeyo.
    Noso badi video yada.

  • @Mo_Am_Mo
    @Mo_Am_Mo 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid🤙 masuul

  • @abdiqadiraliyusuf2242
    @abdiqadiraliyusuf2242 6 ปีที่แล้ว

    Waan kula soconaa Macalin

  • @almaz100
    @almaz100 2 ปีที่แล้ว

    Keep going pro🙂

  • @darajosweden692
    @darajosweden692 5 ปีที่แล้ว +2

    wad mahad santahay wllll shukraan

  • @marwaanhg7637
    @marwaanhg7637 6 ปีที่แล้ว +2

    😍✔Thanksss Kula socda

  • @khaalidgm1543
    @khaalidgm1543 6 ปีที่แล้ว +1

    Thanks kaptan

  • @hasanshidan4459
    @hasanshidan4459 6 ปีที่แล้ว +1

    Horey usoco macalin

  • @ayaankare3293
    @ayaankare3293 5 ปีที่แล้ว +2

    Wll makhajilo lkin dadka dhan wan dhibsanayaaa 2 daqiiqo qof ma agtag naan karo anoo diiqa doonaya sidaa darteed bulshada maba dhexgalo wll hadad fahmay sid mawducas kasoo hadal please hab waliba wan sameeyay wan iska goyn la ahay

    • @dayibahmed6151
      @dayibahmed6151 5 ปีที่แล้ว

      Dhiig kar iska baadh wll
      Waxaad naftaad la jeceshahy
      Dadkana la jeclaw markaa qofna ma nacaysid

  • @albaani0982
    @albaani0982 4 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid wall wax wallba oodka hadashaa fa idooyin badan ayay leeyihiin alle haku daayo

  • @hamzeyare5531
    @hamzeyare5531 6 ปีที่แล้ว +2

    Bro waxad isku dayda inad muqaladada kordhiso Insh allah

  • @miskiabdiqafar8345
    @miskiabdiqafar8345 6 ปีที่แล้ว +2

    afkaaga caano mac laguqaby. mahadsanid wllkey

  • @casamadxasan7880
    @casamadxasan7880 6 ปีที่แล้ว +1

    Thanks bro

  • @Ozla252
    @Ozla252 6 ปีที่แล้ว +1

    Macalin thanks waan kugu xiranahay hore u soco keep going

  • @muxubobuulleadam7494
    @muxubobuulleadam7494 5 ปีที่แล้ว +1

    laakiin walal qajilaad waa maxay? hadii San qaldaneyn waaxaan u maleeynayaa xishoidka markaa miyaaney Ku hobooneeyn in ay. haweenku aad u qajillaan ?mahadsanid form

  • @mohamedsaed9521
    @mohamedsaed9521 6 ปีที่แล้ว +1

    my dabeecadayda insha allah isbedel rajenaya thanks

  • @niimaofficial7876
    @niimaofficial7876 5 ปีที่แล้ว

    Teacher keep going

  • @nasrohassan4211
    @nasrohassan4211 6 ปีที่แล้ว

    masha alaah wall mahadsanid

  • @shaaficimaxmed2519
    @shaaficimaxmed2519 6 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid wll

  • @MoHametJeep30
    @MoHametJeep30 6 ปีที่แล้ว +2

    Falaq Falaq team
    💯💯

  • @alnasiihachannel2383
    @alnasiihachannel2383 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukran

  • @zakariayousuf8421
    @zakariayousuf8421 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah USTA a

  • @tiktoksomalifunny5870
    @tiktoksomalifunny5870 6 ปีที่แล้ว +1

    Khajilaad mxaaa waaaye wll

  • @badracabdicilmi1682
    @badracabdicilmi1682 5 ปีที่แล้ว

    masha allah lhanks wad idhiirigalisa

  • @abdishakurserar9684
    @abdishakurserar9684 6 ปีที่แล้ว +7

    Sifooyinkan waa kuwo i khuseeya 100% aad bd u mahadsan tahay

  • @abdikaniabdullahigure3379
    @abdikaniabdullahigure3379 6 ปีที่แล้ว

    Ustaad waa mahadsan thy

  • @maxamudxasan5425
    @maxamudxasan5425 4 ปีที่แล้ว

    Keep going pro

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +1

    Madaxa qajilada aysan ahay😏😏

  • @abokormaxamed8782
    @abokormaxamed8782 6 ปีที่แล้ว +1

    cabdirisaaq faarax waxaan rabaa inaan barto cilmi nafsiga

  • @dulufyare785
    @dulufyare785 6 ปีที่แล้ว

    Thnks you btother

  • @abdirashidabdirisakahmed8796
    @abdirashidabdirisakahmed8796 4 ปีที่แล้ว

    waxn ahy shakhsi ahn mid ad ukhajilad badn runti faaido badn.ban.ka faaidnay

  • @deeqodagan6768
    @deeqodagan6768 6 ปีที่แล้ว

    Wllkey cabdirisaq faarax wll waankula socdaa wana jeclhay dhirigelintaada halkaaga kasii wad wll aadan kaaga mahad celinaya

  • @axmeddhereye957
    @axmeddhereye957 6 ปีที่แล้ว +4

    شكرا لك يا اخي↪

  • @maria-iv8xy
    @maria-iv8xy 4 ปีที่แล้ว +1

    Hy wll

  • @CrisaqCrisaq
    @CrisaqCrisaq 6 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @mohamoha8567
    @mohamoha8567 6 ปีที่แล้ว +1

    I love website wax kabaro

  • @Deganaasho1
    @Deganaasho1 หลายเดือนก่อน

    Sxb sidee u samaysay vidioyada noocan ah

  • @engupdrisaak7054
    @engupdrisaak7054 6 ปีที่แล้ว

    M.a updrisak cuqdada ka soo hadal zxp laba iskukey tegeyeye

  • @abdisalanali5712
    @abdisalanali5712 6 ปีที่แล้ว +2

    Dadka ugu badan khajilaada waxey kasoo jedaan somali ahaan waqooyiga ma aqaano waxa sabab uh lkn in yar kaliya ayaa fiican

    • @Wllsamafale
      @Wllsamafale 6 ปีที่แล้ว

      Ada umaleya bro waqoyiga ma xishodan

    • @sagalmodel4655
      @sagalmodel4655 5 ปีที่แล้ว

      Iska hubso aderow jiljilec dad lagu xanto waa ka waynahee

  • @ayanfarhan5498
    @ayanfarhan5498 5 ปีที่แล้ว

    Qof bulshawiyaan ahaa kkkk lakin wadan kalan tagay kadib anigiyoo dhan waan is badalay mahadsanid bal waan samayn

  • @king_suqaaqe2243
    @king_suqaaqe2243 6 ปีที่แล้ว +1

    Horay usoco