Ninkaan Waa Triple-H Musaariciyahan Superstar WWE Labo jeer ku guuleystay Royal Rumble golden Award Haatan Waa Maamulaha Guud Shirkada WWE World Wrestling Entertainment Wuxuu Booskaasi kala Wareegay Sodogiisa Vince McMahon .
@@liibanboojo1673 adiga Yaa Tahay yaana kuu Sheegayo Waad is Qasbeysaa Doqonow mise La qabsiga Dadka Aanan ku Aqoon ayaad ka Heshaa baro Qaabka loo hadlo iyo cida jawaabta Kaa Mudan Nimaan kula hadal Hala Qabsan
Magac filimka : The chaperone 2011
Fadlan Like saar muuqaalka si uu Asxaab badan u gaaro, Mahadsanid
Woow
S##
Sxbow codkada daganan + raaxo waaye. Aad baan u jeclahay markaa Filimka sharxaysid just Amazing Pro 👌👌❤️
Mahadsanid walal
𝙧𝙖𝙖𝙭𝙤 𝙣𝙚𝙝 𝙞𝙣𝙩𝙚𝙚 𝙪 𝙨𝙤𝙘𝙤𝙩𝙖😁
@@claahiyuusuf4767 😂😂 wuu ku raaxeysta ninka codkiisa miya ma fahmin
@@naajmasalah4436 𝙃𝙤𝙜𝙖𝙖𝙖🙊😂
@@naajmasalah4436 hhhh dhan xun ka fikiroosin waa dhibka jiilka maanta heysta oo wax walba dhanka xun ka eegaaya.
Amiin keeb going bro
Mahadsanid Abdalla
Horey Usoco pro
Mahadsanid
Actorka Triple H ahaa masaariciste ween
Keep going bro
Tnx
Fimkaan macaan waaye😍
Sxp fadlan hdalka aad jiid jiideso nagadaa
Keep going brother amiin🥰
Thanks
Guuleeysta 🎉🎉🎉❤❤❤
Wllka ninkan soma ahan ninka musaaracada dheelijir magaciisuna waa (dareybal edj)
Haa si fican
Allaha ninkan waan garanayaa musaaricada ciyaara 😅😅😅
Ninkaan Waa Triple-H Musaariciyahan Superstar WWE Labo jeer ku guuleystay Royal Rumble golden Award Haatan Waa Maamulaha Guud Shirkada WWE World Wrestling Entertainment Wuxuu Booskaasi kala Wareegay Sodogiisa Vince McMahon .
Musaricada miyaad xisaysa
Waxas waa ognahne hno sheegin
@@liibanboojo1673 adiga Yaa Tahay yaana kuu Sheegayo Waad is Qasbeysaa Doqonow mise La qabsiga Dadka Aanan ku Aqoon ayaad ka Heshaa baro Qaabka loo hadlo iyo cida jawaabta Kaa Mudan Nimaan kula hadal Hala Qabsan
Vlip see daremee xabsiga ku urtay😢😂😂
Legan waxgarad keep going
Tnx
Hi
Soo badi
Sxb filimaanta aad soo turjumaysid halkee kasoo heshaa
Sxb moowduuca iyo qasida isma lahan fadlan is waafaji moowduuca iyo filimka
runti woxo aha filimki iiigu ficna aan ka firsado chanlkaga,wana filim leh ina qofku hadu isbadalo oo uu wax walbo u hagagi donan dhamanten ilahy hanaga dhigo kuwo leh qalbiyo wanagsan
Waa sida walal Mahadsanid
Trible H
haa wa asiga wwe player
Triple H WWE 🐐 goat
M.a waxaan baa film lagaa dhahaa
Mahadsanid
Filmka waan firsdy
Waa howl fican ayaad bulshada uu haysaa lkn filmanta magacyadooda ku soo qoor clipkaa sxp
Mahadsanid Lkn Bilowga muqalka ka fiiri
Acterke waa trible h
Yes!!
Haa waa is ga
Triple *
Filmkan isago somali ku turjuman mala helayaa
Ma filayo
THE GAME Triple H
War ninkaan wuxuu dheelaa ciyaarta wwe
Ninku waa Traple H
Tripel h