Guul iyo gobonimo Allah hana siiyo dhamaan umada somaliyeed Amiin yaa Rabi..hadalkaas waa Run isha Allah.dhaliyarada iyaga ayaa iska leh dhaliyarada somaliyeed meel walbo ay jogaan Allah hanaguwado xafido Amiin yaa Rabi.dhalinyarada umada somaliyeed waxaan ka codsanaa in ay la shaqeeyaan Diwlada si ay nogu Qabato dorasho cod iyo Qof ah si aan u dorano dhalinyaradaan wadaniyinta ah ee jecel wadankooda masha Allah
Asc guul iyo bobonimo Allah hana siiyo dhamaan umada somaliyeed Amiin yaa Rabi.cadowga umada somaliyeed Cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.umada somaliyeed waxaa Garabtaagan Allah suxana watacalaa Alxamdulilah Rabilcalamiin.cadowga umada somaliyeed Cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.Allah is suficient for us all Alxamdulilaah Rabilcalamiin
Umada somaliyeed inta xalasha ah ee jecelwadankooda dhamaan dhalinyadara umada somaliyeed taageera Dowlada hada joogto si ay nogu Qabato dorash cod iyo Qof Ah we just need one man one vote please.si Qof walbo oo somali ah ow isku so sharxi karo kursi walbo ee jira .dhalinyarada joogtaa gobolwalbo please ka shaqeeya dorashoyinka si aan ugu gudubmo loma fhama 4.5.iyo Qabyalada waye waxa meshaan aan hada joogno na dhigay.walalayaa an iska dugno Qabyaalada xasidnimada aan daacad u noqono dalkeena hooyo difaaciisa cadowgeena asn u galno hal saf .cadowga umada somaliyeed cagta k hoos Amiin yaa Rabi.xasbunAllah wanicmalwakiil
Ragas waxaysan dowlada la ogen ma filayo inay ku hadlen lakin wa good news mashaa Allaah Ethiopia waxay rabtay haday ankara kuso heshay wa is gabin lahayd ee falaq falaqdan ay jubbaland iyo Somaliland ma sameysen.
I’m absolutely thrilled with the performance of our Somali team representative at the UN general assembly meeting. Let these Ethiopians understand that we maintain strong, proud, and patriotic voice in every corner the world. We will determine our own course within our nation and decide our alliances in foreign policy matters. We will remain resolute and protect our sovereignty against any effort to compromise it. Guuuuul
Mashallhe Mashallhe me to my brother I was so mad but now I am proud of our young man who stands for our country our nation our dignity I love guys good job you guys make me proud and happy happy happy I hope 🤞 it will happen Mashallhe ❤❤❤
Wsc Guuuuuuuuuuuuuuuliyo Gobomo waa intaas ka rabno madaxdeena oo ay wadanka ka bixiyaan Ethiopia iyo kenya iyo Jaberti ciidamaada safka hore ama xuduuda inala leh,waana mamnuuc in ay waddankeena sii joogaan, haddii ay ku dhinteen iyaga ayaa qasab ku soo galay oo lacag iyo dhul raadinaayay waana diidnay Thanks Somali cowboy waa Aisha oo London kaa bogaadinysa Thanks Again.🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴
Asc yes waa Rutaa no more Qabyaala we are all brothers sisters masha Allah we have to work whith goverment to do one man one vote please God Bless somaliya Ameen yaa Allaj❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤cw scw scw scw scw scwscw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Alxamdulilaah Rabilcalamiin
2000 aa lasiiyay Markey wafdigii tageen ayaa waxaa sobaxay warshegayo in loo radinayo 2000 walisa lama hubo warkaas insha allah alaha hanaga qabto ethopia cadow sojirena waayay lkn anag dabadhilifka aan nagu badan
Waxaa qalada in Amniga soomaaliya qaramada midoobey lagaga hadlo oo 11000 oo ciidan ah loo soo diro waxba guul baan gaadhnay yaynaan ku faanin inta amnigeena cidkale ay goaan ka gaadhayso xor ma ninhin inta Uganda Burundi Kenya ciidan laga keenayo xor manihin maa soomaaliya ciidan xoogle loo dhisu baahiyahoodana loo dhamaystiro
Kan waa doqon aan waxba la socon, dhalinyarada aad shegeyso waxey ku hadlan afka dowlada . Ma aha go an ey iyaga garen, ee waa go an ey dowlada iska ledahay.
Guul iyo gobonimo Allah hana siiyo dhamaan umada somaliyeed Amiin yaa Rabi..hadalkaas waa Run isha Allah.dhaliyarada iyaga ayaa iska leh dhaliyarada somaliyeed meel walbo ay jogaan Allah hanaguwado xafido Amiin yaa Rabi.dhalinyarada umada somaliyeed waxaan ka codsanaa in ay la shaqeeyaan Diwlada si ay nogu Qabato dorasho cod iyo Qof ah si aan u dorano dhalinyaradaan wadaniyinta ah ee jecel wadankooda masha Allah
Asc guul iyo bobonimo Allah hana siiyo dhamaan umada somaliyeed Amiin yaa Rabi.cadowga umada somaliyeed Cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.umada somaliyeed waxaa Garabtaagan Allah suxana watacalaa Alxamdulilah Rabilcalamiin.cadowga umada somaliyeed Cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.Allah is suficient for us all Alxamdulilaah Rabilcalamiin
Som media thks a lot
1000%
Many people in somalia will feel great tonight in everywhere .!!!
Inshllh wan guleeysan doona Somalia oo nabad aah ❤❤❤🇸🇴🇸🇴✊
Ninkaan xasan shiikh ah khayr buu leeyahy haduu intaa sameeyey alxamdulillaah ilaahow noo barakeey baladka
Umada somaliyeed inta xalasha ah ee jecelwadankooda dhamaan dhalinyadara umada somaliyeed taageera Dowlada hada joogto si ay nogu Qabato dorash cod iyo Qof Ah we just need one man one vote please.si Qof walbo oo somali ah ow isku so sharxi karo kursi walbo ee jira .dhalinyarada joogtaa gobolwalbo please ka shaqeeya dorashoyinka si aan ugu gudubmo loma fhama 4.5.iyo Qabyalada waye waxa meshaan aan hada joogno na dhigay.walalayaa an iska dugno Qabyaalada xasidnimada aan daacad u noqono dalkeena hooyo difaaciisa cadowgeena asn u galno hal saf .cadowga umada somaliyeed cagta k hoos Amiin yaa Rabi.xasbunAllah wanicmalwakiil
Ragas waxaysan dowlada la ogen ma filayo inay ku hadlen lakin wa good news mashaa Allaah Ethiopia waxay rabtay haday ankara kuso heshay wa is gabin lahayd ee falaq falaqdan ay jubbaland iyo Somaliland ma sameysen.
Wa runtaa wiilasha Soomaaliyeed waxey ahaayeen wakiilada dawlada Soomaaliya wa in sidaas loo fahmaa
Maasha allah guul iyo gobanimo 🇸🇴
Guul Somali ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 Gobanimada Somaliyeed Allaah Ha guuleyo Amiin Yaarabi Mid Allaah hakadhigo Amiin Calamada banan Oo Noolakala Dhiibay Maskaxda Dhoolagadhaqay Illahey Walaal8 Isjecel Oo Cadowgeeda Iska Celiso Allaahu Ha Naga Dhigo Amiin Guul Somaliya ❤❤❤❤❤❤❤❤
Somalia guul weyna iyo madaxada somlaiyda❤❤
Masha allah guul iyo gobanimo💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
Guul somali 🇸🇴
Somali cobey🫡🫡🫡
Maa shaa allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ikacay dhiigaaa ikacay😂😂😂 Somalia GuulGuul. Qabiilka alah naga qaado🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️
Guuul guul Somalia Insha allah
Guul soomaliya masha Allah waan fraxsanahay
Xasan jirjiroole oola iska ilaasho mooyee sidiisii ankara yaanu kusii cararin
Thanks bro caawa si fiican aan u seexanaynaaaa guul iyo gobanimo
ulululululu macha Allah viva Somalia❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
War ha qaldamin dhalin yaradaa m.xas ayaadiray warkana u dhiibay guul m.xasanshiikh
Allaahu akbar allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guuuuuuuuuuul Somalia anyway
Dalxoreeye guul cimrigaa ha raago .
🇸🇴🦁guul somalia
Manta wanfaraxsanahay❤❤❤😂🎉walal❤
Love ✨️🇸🇴🇸🇴✨️somaliakaa boy✨️❤️💘✨️🇸🇴🇸🇴✨️🤴🏻✨️✅️💪💪👊🏻👊🏻👌🎉🎉👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
I’m absolutely thrilled with the performance of our Somali team representative at the UN general assembly meeting. Let these Ethiopians understand that we maintain strong, proud, and patriotic voice in every corner the world. We will determine our own course within our nation and decide our alliances in foreign policy matters. We will remain resolute and protect our sovereignty against any effort to compromise it. Guuuuul
M.a runtii waa arin sodhawryn mudan in itobiya lagareebo ciidamada nabad illaalinta
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
Alaa farxad badnaa yaaa allah Illhow somali midey oo wadankoda jacelesi anaga baad ma heyno mana dhibeno xasan sheikh nama mataalo anaga
Guul dowlada qaranka Soomaaliyeed. Guul Horumarka qaranka iyo Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mashaa allaah guuul weynweye
..lakiin dabadhilifyadi khaatumal cimriga ahaa ee somali hadimada u horkacayay ee qabiilka kuqarabanayay maxa lagayeelaya
Guul Somalia 🇸🇴 ♥️ ❤️ 💖 ❤❤❤❤❤
Mashallhe Mashallhe me to my brother I was so mad but now I am proud of our young man who stands for our country our nation our dignity I love guys good job you guys make me proud and happy happy happy I hope 🤞 it will happen Mashallhe ❤❤❤
Guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️❤️☝️❤️💪🏾💪🏾💪🏾✊✊✊🇸🇴🇸🇴🇸🇴united all Somali peace ✌️ love ❤️
Wsc Guuuuuuuuuuuuuuuliyo Gobomo waa intaas ka rabno madaxdeena oo ay wadanka ka bixiyaan Ethiopia iyo kenya iyo Jaberti ciidamaada safka hore ama xuduuda inala leh,waana mamnuuc in ay waddankeena sii joogaan, haddii ay ku dhinteen iyaga ayaa qasab ku soo galay oo lacag iyo dhul raadinaayay waana diidnay Thanks Somali cowboy waa Aisha oo London kaa bogaadinysa Thanks Again.🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴
Somalia somali baa leh viva Viva viva somalia
Alla Somalia waay isku Bahan tahay jogjiga hajogo jabutia waliba Kenya waa isku Bahan yihin
Caruurtaan waxaa wax soobaray dalxoreeye
Waxay kuhadlayaana iyo go‘an kooduba ma‘ahan go‘an ayaga
Kaimaaday ee waa go‘aan dowladeed
Legend cobey guuleeso
Gull somali❤❤❤❤
Ethiopia iyaaga argaxiiso ah iska ilaliya somaliyay ayaaga iyo somalida jajusenta uu ah iska ilaliya oo kahortaga sababto ah somalibadaan ayaa horsocoda
War farxadleh😂😂😂😂😂
Maasha allah❤❤❤
Maashaalah
U make me happy is it real bro.
Eithiopia has never assisted Somalia but undermined our goverment
Somalia guuuuuuuuuuuuul
No qabiilka kabaxaa please 🙏🙏🙏 qabiilka muhiim maha dhallinyarada Caalamka soracaa Somalia guul Love badan
Asc yes waa Rutaa no more Qabyaala we are all brothers sisters masha Allah we have to work whith goverment to do one man one vote please God Bless somaliya Ameen yaa Allaj❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤cw scw scw scw scw scwscw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Alxamdulilaah Rabilcalamiin
Guul usoo hoyatey Soomaaliya
Guuuul iyo gobanimo Somali 1:41 1:42 1:43
,
Yaanla isdhigan itoobiya madaahirtee dhulka soomaaliyeed kuwaalatee
Guul iyo gobanimo
2000 aa lasiiyay
Markey wafdigii tageen ayaa waxaa sobaxay warshegayo in loo radinayo 2000 walisa lama hubo warkaas insha allah alaha hanaga qabto ethopia cadow sojirena waayay lkn anag dabadhilifka aan nagu badan
Waaw
No no no more Etiopia alxabdulilah Alxabdulilah Alxabdulilah
Guuul somaaliweyn hanaga dhamadan wacalada injireyda ah ee baahan
m.a allah
Lagand brother
❤❤❤❤
Guul somaliya
Waxaa qalada in Amniga soomaaliya qaramada midoobey lagaga hadlo oo 11000 oo ciidan ah loo soo diro waxba guul baan gaadhnay yaynaan ku faanin inta amnigeena cidkale ay goaan ka gaadhayso xor ma ninhin inta Uganda Burundi Kenya ciidan laga keenayo xor manihin maa soomaaliya ciidan xoogle loo dhisu baahiyahoodana loo dhamaystiro
Love ✨️🇸🇴🇸🇴✨️👌🤴🏻❤️💖🎉❤️💘❤️❤️💘❤️💖💘❤️✅️❤️💖💘❤️💖💘❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✨️👌🧕💪💪👌👍🏽👍🏽
Dhalinyarada Wiilashiina soo dowladu madirsan. Warka toosi
Kan waa doqon aan waxba la socon, dhalinyarada aad shegeyso waxey ku hadlan afka dowlada . Ma aha go an ey iyaga garen, ee waa go an ey dowlada iska ledahay.
Nacladu haku dhacdee ayagan dhan waxa ay kumar-marsiyoodaan alshabab ethopia waa iska celin qashinka xun ee dhibatada inagu haya.
WALEE WAXAAN QOSLIKARNAA MARKAAN DHAHNO CIIDAMO UMABAAHNI OO KUWEENAA NAGUFILAN
Yaa درصدد dhalinyarada yarada ayaa maaha iska tagay. Meesha magaalada miyaa. Soo dowlad ma درصدد.
Xasan iyo itoobiya wadanka ka ilaashada itoobiya wayku dili hadaad kooob biya ah dhulkeeda kadarsato anagana habern iyo maallin xoolahii soomaali cunayaan dhiig hala iskuyeelo dhulkiinaa lagu waashee
War kan dawo bu uu bahanyahay.
Sidaasa loo baahanyahay hadal cad ba la rabaa
Wiilashaan ha isisooaharaxaan lacagta eey ku gadanlahaayeene aan bixino hadaanahay somali
WAABA ROONYIHIIN HADEYBA QOF ENGLISH KU HADLIKARO NOOGEEYEN MEESHAZS OO ODAYAZSHII MAXISHOODAYASHAA NADHAAFSHEN
Ar maxaa soomali loogu sooganbaday alshabaab.iyo argagixiso iyo qashin.waa in aan qashinka iyo qabyaalada iskasifeenaa.markaas ayaan cadowgeenah iskadhicinkarnaa
Iyo oromo waxaan caaytamaye ilhey og
Hàmbàlyo
You are dofar no goan for somali
Ragaas ragii farmaajo keenay waye qabiil kumusan keenin ee aqon iyo wadaniyad nimo kuso xushau
Itoobiya ayaad ku hoos dhuumanaysaa waa lagu fahmay 😂😂
Maxa ka galey Ethiopian baad tahey . Asagu waa Somali
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂stop fake dreaming 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Away badii lasiiyay ee aad shegeeysay
Bad cidna masiin. Waa kiro deked
❤❤❤❤
Masha allah❤❤❤❤