- 109
- 429 011
som media
Italy
เข้าร่วมเมื่อ 19 ต.ค. 2024
Explore the beauty, history, and culture of Somalia! Our channel brings you closer to the heart of this unique place through captivating videos on its rich heritage, vibrant festivals, scenic landscapes, traditional foods, and the stories of its people. Whether you’re curious about hidden gems, curious facts, or the everyday life here, we've got it all.
Shidaalkii Soomaaliya halkuu ku danbeeyay ? ............... Somali cowboy
Shidaalkii Soomaaliya halkuu ku danbeeyay ? ............... Somali cowboy
𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣𝙖 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖.
✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1
🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣𝕖
🟡 𝕃𝕚𝕜𝕖
🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥
▶️ Watch my favorite videos: th-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html
Som Media waa channel TH-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣𝙖 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖.
✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1
🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣𝕖
🟡 𝕃𝕚𝕜𝕖
🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥
▶️ Watch my favorite videos: th-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html
Som Media waa channel TH-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
มุมมอง: 728
วีดีโอ
Shaydaanka iyo kali taliyaha Carabta waa keee ? ………… somali cowboy
มุมมอง 1.2K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Shaydaanka iyo kali taliyaha arabtu waa keee ?....... somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: th-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel TH-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
muuqaaladii ugu qosolka badnaa ................ somali cowboy
มุมมอง 3.5K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
muuqaaladii ugu qosolka badnaa ................ somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: th-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel TH-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
ethiopia oo naftu hayso iyo arimo xasaasi ah oo gobolka ka soo socdo ....... somali cowboy 😅
มุมมอง 12K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
ethiopia oo naftu hayso iyo arimo xasaasi ah oo gobolka ka soo socdo ....... somali cowboy 😅 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: th-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel TH-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
Dhalinyarada Maxaa ka khaldan qaarkood? Bal iga jawaaba…. Somali cowboy
มุมมอง 9764 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Dhalinyarada Maxaa ka khaldan qaarkood? Bal iga jawaaba…. Somali cowboy War bixin ku saabsan madaxweynaha dalka masar Aziizi Somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: th-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel TH-cam ah oo diiradda saaraya ar...
Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud oo la siinayo bilad sharafta Nobel prize 🏆………. Somali cowboy
มุมมอง 11K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud oo la siinayo bilad sharafta Nobel prize 🏆………. Somali cowboy War bixin ku saabsan madaxweynaha dalka masar Aziizi Somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: th-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel TH-cam ah ...
Xalkii somalia iyo itoobiya maxaa ka jiro ................ somali cowboy
มุมมอง 4.6K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Xalkii somalia iyo itoobiya maxaa ka jiro ................ somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: th-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel TH-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
War bixin ku saabsan madaxweynaha dalka masar Aziizi ........... Somali cowboy
มุมมอง 1.8K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
War bixin ku saabsan madaxweynaha dalka masar Aziizi Somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: th-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel TH-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
War farxad leh: Fursadaha somalia hor yaala sanadka cusub 2025 Somali cowboy
มุมมอง 10K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
War farxad leh: Fursadaha somalia hor yaala sanadka cusub 2025 Somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: th-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel TH-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
Balantii Madaxweyne Hassan sheikh uu qaaday ma ka dhabeeyay ? ......... Somali cowboy
มุมมอง 2.8K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Balantii Madaxweyne Hassan sheikh uu qaaday ma ka dhabeeyay ? ......... Somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: th-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel TH-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
Muqaal xanuun badan mom maria iyo qisada wiilkeeda 🥲🥲……. Somali cowboy
มุมมอง 2.9K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Muqaal xanuun badan mom maria iyo qisada wiilkeeda 🥲🥲……. Somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: th-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel TH-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
Yaab badanaa bal u fiirso waxan .......... Somali cowboy
มุมมอง 5K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Yaab badanaa bal u fiirso waxan ……. Somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: th-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel TH-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
Xalka somalia wada hadal ma ku jiraa? Jawaabta somali cowboy iyo sababta
มุมมอง 99616 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Xalka somalia wada hadal ma ku jiraa? Jawaabta somali cowboy iyo sababta ……. Somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: th-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel TH-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
Ciidamo itoobiyaan ah isku dhiibay maraykanka iyo yurub 😅🤣 iyo arimo xasaasi ah
มุมมอง 2.2K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Ciidamo itoobiyaan ah oo sudan isku dhiibay 😅🤣 iyo arimo xasaasi ah ……. Somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: th-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel TH-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo horumarka waddanka.
Somalia oo dhulka ku jiiday ethiopia iyo waji gabax ay kala kulmeen shirkii qaramada midoobay
มุมมอง 9K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Somalia oo dhulka ku jiiday ethiopia iyo waji gabax ay kala kulmeen shirkii qaramada midoobay ……. Somali cowboy 𝙁𝙖𝙙𝙡𝙖𝙣, 𝙠𝙪 𝙨𝙤𝙤 𝙗𝙞𝙞𝙧 𝙠𝙪𝙣 𝙝𝙞𝙞𝙡𝙞 𝙙𝙖𝙡𝙠𝙖𝙖𝙜 𝙞𝙮𝙤 𝙙𝙖𝙙𝙠𝙖𝙖𝙜𝙖𝙗𝙖. ✅ SUBSCRIBE ➞ ➞ www.youtube.com/@sommedia1 🔴 𝕊𝕙𝕒𝕣 🟡 𝕃𝕚𝕜 🟣ℂ𝕠𝕞𝕞𝕖𝕟𝕥 ▶️ Watch my favorite videos: th-cam.com/play/PLc9MLQ3z0n7-B9_8X7K7f2rOe8i1ylEqP.html Som Media waa channel TH-cam ah oo diiradda saaraya arrimaha difaaca dalka iyo ho...
Shirka qaramada midoobe ee Somalia 🇸🇴 laga hadlayo oo toos u bilawday somali cowboy
มุมมอง 2.7K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Shirka qaramada midoobe ee Somalia 🇸🇴 laga hadlayo oo toos u bilawday somali cowboy
Dhalinyarada soomaaliyeed Maxaa ka khaldan qaarkood 🤔🤔
มุมมอง 72221 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Dhalinyarada soomaaliyeed Maxaa ka khaldan qaarkood 🤔🤔
Heshiiska badu khatar weyn ayuu ku yahay Somalia 🇸🇴🥲🥲🥲. ……. Somali cowboy
มุมมอง 2.9Kวันที่ผ่านมา
Heshiiska badu khatar weyn ayuu ku yahay Somalia 🇸🇴🥲🥲🥲. ……. Somali cowboy
Dagaalka Somali cowboy iyo Ethiopian ka wax badan ka ogow iyo talo ku socota Dhalinyarada ….
มุมมอง 1.8Kวันที่ผ่านมา
Dagaalka Somali cowboy iyo Ethiopian ka wax badan ka ogow iyo talo ku socota Dhalinyarada ….
Badii somalia 🇸🇴 oo muran dhalisay loolanka masar iyo Ethiopia ..... Somali cowboy
มุมมอง 2.3Kวันที่ผ่านมา
Badii somalia 🇸🇴 oo muran dhalisay loolanka masar iyo Ethiopia ..... Somali cowboy
Dhalinyarada Soomaliyeed Maxaa la gudboon iyo xaaladaha dalka ....... Somali cowboy
มุมมอง 763วันที่ผ่านมา
Dhalinyarada Soomaliyeed Maxaa la gudboon iyo xaaladaha dalka ....... Somali cowboy
Ciidamada ethiopia oo mar kale xasuuqay dad soomaaliyeed 😭😭😭
มุมมอง 1.5Kวันที่ผ่านมา
Ciidamada ethiopia oo mar kale xasuuqay dad soomaaliyeed 😭😭😭
Somalia oo wafti u kala dirtay masar iyo Ethiopia Maxaa socda
มุมมอง 3.9Kวันที่ผ่านมา
Somalia oo wafti u kala dirtay masar iyo Ethiopia Maxaa socda
Sir uu kashifay Erdogan iyo xiriirka hoose ee uu la leeyahay Abi Ahmed .... somali cowbo
มุมมอง 1.7K14 วันที่ผ่านมา
Sir uu kashifay Erdogan iyo xiriirka hoose ee uu la leeyahay Abi Ahmed .... somali cowbo
Ethiopia oo farxad la oyaysa isla markaana aduunkana u sheegay inay badda somalia sharci ku heleen
มุมมอง 3.6K14 วันที่ผ่านมา
Ethiopia oo farxad la oyaysa isla markaana aduunkana u sheegay inay badda somalia sharci ku heleen
Haddii sharcigu inaga celin waayo ethiopia innaga ayaa iska celinayna ..... somali cowboy
มุมมอง 2.6K14 วันที่ผ่านมา
Haddii sharcigu inaga celin waayo ethiopia innaga ayaa iska celinayna ..... somali cowboy
Yaab badanaa sidani ma caqli baa hadda ...... somali cowboy
มุมมอง 3.6K14 วันที่ผ่านมา
Yaab badanaa sidani ma caqli baa hadda ...... somali cowboy
Somaliyay shaqaysta oo fadhiga ka kaca… Somali cowboy
มุมมอง 1.5K14 วันที่ผ่านมา
Somaliyay shaqaysta oo fadhiga ka kaca… Somali cowboy
Sidee ku sameeyay lacagta xaqiiqada ogow somali cowboy
มุมมอง 4.1K14 วันที่ผ่านมา
Sidee ku sameeyay lacagta xaqiiqada ogow somali cowboy
Hogaamiyaha wacan iyo midka xun iyo tusaale la socda somali cowboy
มุมมอง 1.6K14 วันที่ผ่านมา
Hogaamiyaha wacan iyo midka xun iyo tusaale la socda somali cowboy
صحيح
Waahore dhuuqis lagubilaabay waasocotaa dadbaakunoolaanaya .
SHIDAALKA WAALAQODAY WAANA LAQAADAA OO TURKIYA AYAA LAGUSIFEEYAA DAWLADA QADAR WAY IIBGEYSAA LACAGTAAS BANGIGA KUMASODHACDO WAALAYABANYAHAY.
Hadii update hadii lala siiyo xisaabtan aa bilaaweeynaa marka si wax aa xisaabino aan u waayno darteed manaloo sheegaayo kawaran heee 😂😂😂
Lax walba meesheey is dhigto ayaa lagu gowracaa, shidaalka soomaali malaha waxaana Iska leh Turkiga iyo Xasan Sheeq bes inta kale shilin kuma laha ee aan iska seexano
Qof Muslim ah oo Qof kle dhibatynaya 😢
Waa cajiib
Somlaya shedaal maloogodaayo sababtooah malahan dawlad daacad ah oodalka udhimaneyso
Beenlooe
What can we do boss man
Cali jeeyte soowmaxasuusataan dagaalkii oomeelfiicanmaraya ayaanmaqalay waalacasiley dagaalkii xaguukudambeeye tana waasidaas wasiirkiiwalacasilay Sabab? Horumarkasts qolaakudhegan?
We have to know that's going on
😂😂😂😂
Qodista bisha 4aad ayay bilaabanayan sxb
Shaydan wasakh ah wye emrad kas xun
Hadda ninyahow waxeey qabaan sidii haweeneey oo kale. Xasan munaafaq boqol jeer ayuu arkay in emaratka aaneey wax talo ah u heeynin. Sababta uu raalli ugu yahay waa lacagta uu ka qaato. قالت الإمارات قبل عام 1990 عندما تم بيع المعادن للحكومة قالوا غدا ستبيعون نسائكم وأطفالكم.
Aabahaana waad dhihi laheeyd ileen bilaa tarbiyo ayaa tahaye
@ShirkaaraXuseen tuug in la fadeexeeyo waa bannaantahay qofka waxuu yahay haddii lagu sheego ceeb maha.
@ShirkaaraXuseen adiga lurka ku haayo maxuu yahay.
Somala weyn 😂
Hayaaay inangumeed weeye Wasiir tuuga ah
Love 🌟💙🇸🇴🇸🇴💙🌟🇸🇩🇸🇩🌟🧑🍼👌👍🏽
❤❤❤❤
NIN TAARIIKH YAQAANO AYAATAHAY LKN DHALINTA MAANTAJOOGTO BADANA MAFAHAMSANA TAARIIKHDA ADUUNKA MANA KUFAHMAYAAN ❤
SAWIRKA AYAA KAAQALDAN KANMAHAN MAXED BIN ZAYID ISKABEDE SHAYDAAN WAABA U EKYAHAY MISE ASAGOYARMIYAA.😅
istafurullah 😁 walalhi waano dhamatey😢
Maxaa lagu siina dabadhilifnimo
Xassan dhiiqo Wuxuu afkiisa ka yiri Ethiopia Waa diidey Iney NA Aqoonsato ??? Xassan diirato Markii labo minister loo Soo direy Miyuu Aqoonsigii heley ??? Ma Maqashey Sida uu Madaxweynaha Eliteriya ula Hadley Madaxweynaha farasiiska ??? Madaweynaha Eliteriya Ma aha Xassan dhiiqo oo Ayax ah Kuna Sifoobey No vision, No strategy, No dignity. Xassan diirato Waa Mooryaan Madaxweyne Noqdey Waana in dalka Somaliya laga badbadiyaa xassan diirato he's number one enemy of Somalia Beesha hawiye Waxaan leenahey inta Xassan diirato u dhiman Nin Wax gal ah oo dalka iyo dadka bad baadiyo keensada, Arinka Aan Sheegey hadaad Sameyn Weysaan Waxaad ku Sifoobeysaan idinka oo tolkiis ah iyo xassan diirato Qaade iyo Qariye Si dalka Somaliya loo bad baadiyo Waa Muqades Xassan diirato in aan lala' Sugin inta u harsan hadii kale dalkan Wuxuu gaarayaa Meel Adiga iyo Anigaba Wax ka Qaban Karin taas yey dan u tahey ?????? Xassan diirato Wadadii Anduluus buu Nagu Wadaa Cid Walba oo Somali ah dalkeena bad baadadiisa xil baa kaa Saaran
Masha Allah Madaxweyne Gaaro Horeyna uma soo Marin. Mana soo Mari Doono King 👑 Dalxoreye Professor 🧑🏫 and Dr Hassan Sheikh Guuleeyso. Weligaa Hogaami Siyaasada wadanka 💯🇸🇴👑⭐️✅💕🥰. Waxa uu wadanka u Qabtey Deen Cafintii oo Noolaga Qaadey. Cuna Qabateenkii Hubka oo Naga Qaadey Amaanka Mogadisho oo Nabad inooga Dhigey. Qaraxyadii Aan ka Reesaney. Dilalkii Dhar Cadkii Ciyaal Bac kasii Aan ka Reesaney. Uu Farmajo Dhiiqo. Sameeyey Ciyaal weradii uu Farmajo Alshabab Sameeyey oo Laga Reestey Alshabab kii Ayuu Naga xoreyey. Gabaladii Dalka Ayuu Naga Nadiifiyey. Oo Hada Baabuur Ayaan Ku Tagnaa Gobalada Dalka Alxamdulilaahi King 👑 Dalxoreye 20 Sano soo Socoto na Hogaami Nin ku Gaaro Somalia 🇸🇴 ugama Jeedno ee Badbaadi Dadka iyo Dalka
asc ❤❤❤❤
xasan sheekh. Dalka ETHIOPIA ka gaday. Ciidamada ETHIOPIA waxay kamid tahay AUSSOM . ETHIOPIA ma baxayso .kan som media .MASAR .falastiin ayay xadki la xiratay. SISI waa yuhuud.
Asc somaali kaabooy xlda fcn somaliya nasiib badnaa nasiib daranaa itoobiya oo aduunyadi soomaliya u hiilisay ayaa laga faa iideeysan layahay hadii shacab aan nahay doowladi waa fahmi lanahay aduunyadina weey fahmi ladahay waayo waraaqo isridinaayo ayaa yaacayo tankale itoobiya in laga reebo hoowlgaka cusub faaiido ayaa kujirto waayo fargalinteeda 34 ti sano eelasoo dhaafay si aan loo xakameeyn ayaa hadii lagasaaro hoowlgaka loo xakameeyndoonaa itoobiya makatanazuleeyso fara galin hadii shaqada baanaanka laga dhigo majiraayo maamul adis Ababa aadi karo sidaas ayaa guul kaxigto xasan shiiq soomaali guul
Asc
Walaalow.halyatbasd.yahay.wadaniya..lakin..somali.wadaniyadii.way.kadhomatay..fiqi.maaha.wasiir.somaliyeed.ee.waa.nin.baqaya.oo.xasan.ushaqeeeya
Wllahi sxbow waraan kuu haayaa soomalia waxaa laraba hada in lagu rido god waligeed ka soo bexeen waxaana loo diyaariyey in laqeyb sanaayo 2026 xataa aqoon sigeeda lagala noqonaayo wlahi gaarsiiya dadkeena soomaliyeed 😢😢😢cidamadana ey ku jirto timir laf aniga waxaan u dhuun daloola siyaasadaha caalimiga ah
Hasan sheikh wa qainu wadan wa in laga taqalusaa sxb wadanka hala badbadiyo Qabailadii somalida wa madaxa isu geliyey wa isku diray Dhiiga Somali dadanayo lacag kasamena waa tuug Damjadiid wa tuugo dhuunta wax ka maqla kuli halaga taqaluso
eggypt some area even is strong than turkey.
cow boy go watch the documentry of how he pottered qadafi libian president. first he used and ask help and then he set up him. go listen they use westeren and what language he used he said" I got him before he got you guys. "
Sxb anaga caruur manihin ee war nin weeyn noo sheeg been niyada hanoogu dhisin, mase waxaan kuugu tirinaa ciyaalka ka qaaq leh baraha bulshada? Hadal sax ah oo sugan noo sheeg please
Beelo wayee xabsiika hala dhiigo
Beenta dadka daa masar hadeey xooga ledahay walaalahooda la xasuuqayo muu u hiiliyo mise soomaaliya ayaad umalaynaysaa
Waa Diidnay Masar & 🇬🇧 Inad Is Barbar Dhigtid 😂 Waxay Isku Yihiin Mareykan Iyo Somalia Wax An Ka Dhageysano Keen
Musoo is daji😅
Siisii mujrim waaye
Israel ma kaceliso falistiin hadii awood ledahay
been low aya tahay uk ma ka awood badan masar
Uma Maleynayo in Somaliya ay Ka faaidanayso 😭 Sababta Somaliya Waxa MADAX ka ah Dad Wax magarata Ah 😭😭😭💔💯
Adigu maxaa grataaa?
@sarahaden8314 Adiga Inta aad garati ka Badan Aya Gartaa ee Fadlan Hana Ku soo dhicdhicin 👍
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Beenlow bahane futada hawiya dhexada ka sheekasa beenlow bahane duur joogo side xayaawan oo kale beenlow bahane
War Ethiopia baad aa allaah siye waliba waxa soo go ayo dhulka somalida Ethiopia iyo kenya aa usoo go ayso somalia badana xage mare
It's not quantity it's quality Britain is highly advised
Masar oo ilaa fircoon jirtay ayaad leedahay maanta waa namber one africa bal somalia wagay duntay ayaya ahayd 1 maanta caalamka oo dhan ayaya one ahaan lahayd
Tuugtii xamar markay Soomaali soo diirteen ma qurbihii ayay kaga daba yimaadeen
Sisii waa lax...