Macalinka lugeya Aadban ku salamaya warkagana wan dhagaystaye Aad isga jir war Aan xaqiq ahayn inad shegto ood isa jir Aderow, waxan sa ku leyahay benti Aya badatay wax la qato Aya la la, yahay...
Mudane Xamza ciyaartaada ha nagu ciyaarin maskaxdaada ayaa sariirtayada ka soo kacday, waxaan ogaanay inaad America tagtay kuma aamini doontid maadaama aad ka heshiinaysay hadalkii Hasan Sheekh uu si xun ugu sheegay dadkeena Soomaaliyeed, wanaag kuuma arko ra'iisul wasaare hadaba iska eeg muraayada si aad u qiyaasto qofka aad tahay.
Ascw alaha ajar iyo xasanaad idiiga siiyo Aniga waxaa iga maqan wiil aan eedo u ahay Ku nool ameerika ito kanada inta udhaxeyso sidaan maqlay Hooyadiisa iyo uur leh bey is fasaqday Magaceeda zahro cadow Waxey la dhalay aadan cadow Isaac loo yaqaan jakaakow Wuu itaqaanaa haduu noolyahay Igu soo xira magaceyga waa zahro maxamed cali Wiilka aan raadinaayo magaciisa waa maxamed jeylaani maxamed cali Walaalkey wuu duqooway war badana marabo jeylaani waa ameerikaan wax kale madhalin anigaa rabo wiilkeyga inaan is xariirino Waligey ma arkin Dhalideeda oo bil ka dhiman baan suudiga soo galay wuxuu dhashay 1984 bishii sagaalaad Zahro cadow waa karanle hawiya hooyadeed waa mariixaan reer baardheere Anagana waxaan nahay leysaanta xamar degan Walaalkey ha ii hir kheyr ale kisiiyo
Taliye shub ayaa noo sheegay In. Kala cararkii ugu yaraan 1000 000 oo caruur Digil Iyo mirifle ah ay dhaceen Soomaalida kale ilhaan Iyo Aj na kooxdaas ayay ka mid yihiin
Mar mafaaladii Luuq lagubay dad badan lalaayey magaalada oo dhana laga barokacay heshiis hadda la gaarayo Soomaali garaadkeeda sidaas ah intaan adduunyo la qarribin maa marka hore laga fiirsado heshiis muxu taraa mar laysku baaba'ay magaaladii ladumiyey
Allow Somali caqliga u soo celi oo dawladan dagalalada wada ka qabo. Meel aan gubanayn ma jirto. Somaliyey dawlad ma jirto ee dagalada qabilaysan iska daaya.
Aakhiro zaman waaye istiqfaarka badiya Wallaahu Aclam
Macalin adan waanku salaamey
Kkkkkk walaahi haddii Digil Aw mirifle nahay si toos ah oo geed looga soo gebinin ay noo dhaceen Dad ahaan annaga ebar dad nooma joogo
Asc Aadanoow waa ku salaamey ilaaheey ha ku xafido
Macalinka lugeya Aadban ku salamaya warkagana wan dhagaystaye Aad isga jir war Aan xaqiq ahayn inad shegto ood isa jir
Aderow, waxan sa ku leyahay benti
Aya badatay wax la qato Aya la la, yahay...
Kkkk Hawiye iyo Daarood aya dadkreena caruursadhe dhex 😮😅😊
Saxib mareykanka arme y xasan wataan
Mareexaan tuulada yurkud majoogee refer xasan dheh❤😂🎉😢😮😅😊
Good job 👍
Asc SMC Macalin Aden Waaruntaa waaruntaa waaruntaa waaruntaa waaruntaa waaruntaa waayee Waaruntaa Waaruntaa waaruntaa waaruntaa waaruntaa waayee guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😂😂😂😂Guuleyso maxaya?
Wllhi waxba kadhacay dhex 😢😮😅😊kkkk
Macalinka Lugeeyo
Jawaalka sifiican uma aqaan waxaan ahay maamo xanuunsan
Zahro cadow aragtideeda waxaa iigu dambeysay iyadoo uur leh
Jakaaķow haduu noolyahay wuu ifahmaa ii igu raadiya
Ajar waxasanaad ka qaada
Mareexaan tuulada Yurkud majoogee Reer Xasan dheh.
Bonta iyo macalinweyna Ku dheh
Mawaadan xishoonayn maad mareexaan ka xishootid
Mamoodaa in Xamsa ogaadeen ceeb usoo jiidaayo
Mudane Xamza ciyaartaada ha nagu ciyaarin maskaxdaada ayaa sariirtayada ka soo kacday, waxaan ogaanay inaad America tagtay kuma aamini doontid maadaama aad ka heshiinaysay hadalkii Hasan Sheekh uu si xun ugu sheegay dadkeena Soomaaliyeed, wanaag kuuma arko ra'iisul wasaare hadaba iska eeg muraayada si aad u qiyaasto qofka aad tahay.
Gardheere hishiisiiyay
macalim aaden wsc salamulaahi aniga xataa waxaab umaleynaa in aan ahay reer mayland ma aqaano lafta aan ka ahay
1:44 Janadii yaan Kismaayo kaga gali lahaa. Lakiin Mareeykan-noow...
Gaalka Madoow gal baan is lahaa. Lakiin Gaal Cad buu ku Tiirshan yahay camal.
Captan ayuubna waa eelay maa sheegtid lol😅
Adi waan ku taageeri jiray lkn hada waan kaaga laabtay taageerada waayo waxa thy beenlow oo gabaween ugu hiilineyso macalin weyne aakhiro war baa ku yaala isku dirka wado waxba kams faa idesid aduun iyo akhiro ogow
Ala soomaaliya markay dhalinyaradu makay dhammaato bay odayaashu heshiiyaan
Ascw alaha ajar iyo xasanaad idiiga siiyo
Aniga waxaa iga maqan wiil aan eedo u ahay
Ku nool ameerika ito kanada inta udhaxeyso sidaan maqlay
Hooyadiisa iyo uur leh bey is fasaqday
Magaceeda zahro cadow
Waxey la dhalay aadan cadow Isaac loo yaqaan jakaakow
Wuu itaqaanaa haduu noolyahay
Igu soo xira magaceyga waa zahro maxamed cali
Wiilka aan raadinaayo magaciisa waa maxamed jeylaani maxamed cali
Walaalkey wuu duqooway war badana marabo jeylaani waa ameerikaan wax kale madhalin anigaa rabo wiilkeyga inaan is xariirino
Waligey ma arkin
Dhalideeda oo bil ka dhiman baan suudiga soo galay wuxuu dhashay 1984 bishii sagaalaad
Zahro cadow waa karanle hawiya hooyadeed waa mariixaan reer baardheere
Anagana waxaan nahay leysaanta xamar degan
Walaalkey ha ii hir kheyr ale kisiiyo
Iyo
Xasan farey waa doqon casi waladiin ah gbdhaana ka fican
kan waa eyle xun macalinwayne iyo Mareexaan midna wax uma gelin, dhexdooda yaa galiyey
Taliye shub ayaa noo sheegay In. Kala cararkii ugu yaraan 1000 000 oo caruur Digil Iyo mirifle ah ay dhaceen Soomaalida kale ilhaan Iyo Aj na kooxdaas ayay ka mid yihiin
Mar mafaaladii Luuq lagubay dad badan lalaayey magaalada oo dhana laga barokacay heshiis hadda la gaarayo Soomaali garaadkeeda sidaas ah intaan adduunyo la qarribin maa marka hore laga fiirsado heshiis muxu taraa mar laysku baaba'ay magaaladii ladumiyey
Subxaana Allah maxaa waaye ka timihiisa jinny camal u taag taagan yihiin.😂
war dhalinyarooy wax fahma
Xasan markaad aragto dagaal beleed maxaa keeena
Gurguurte Hubkii Dowlada ayuu dadka ka weerarayaa
You doing
Good job
Thank you
Kama tirsana drd
Iiman darnida ma Trump mise hawiye ayad xooga kaso qaadatay sidaad Ilhan iyo Xassan faray u jaafaysid maxa hadda keenay sheekadaan awalba wax tuugsi lagu koriyay bad ahayd dhucuf
Allow Somali caqliga u soo celi oo dawladan dagalalada wada ka qabo. Meel aan gubanayn ma jirto.
Somaliyey dawlad ma jirto ee dagalada qabilaysan iska daaya.
RRA GUUL
Aniga waxa dhashay 1988 balse waxa baafinaya waalidkay magacaaga iyo sawirkayga halke kuugu soodira
WAAR DEMBIGA ISKADAAUA