🇸🇴Waxaa soo Baxday Dadkii Dacada Wadanka u ahaay 🇸🇴❤👍 Runta u Sheegay In ay Itoobiya Rabto Dagaal iyo Barakicin Iyo dhul iyo Bad BooB 👍Nabadna Somaliya ay Ka Rabin si ay ugu Faaiideysato 🤟 Lakiin Waxaa Dalkii u soo Baxday Geesiyadii Wadaniga Ahay 🇸🇴❤👍💯🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤👍
Ilaahay ha badbaadiyo 😢 waddankeena
🇸🇴Waxaa soo Baxday Dadkii Dacada Wadanka u ahaay 🇸🇴❤👍 Runta u Sheegay In ay Itoobiya Rabto Dagaal iyo Barakicin Iyo dhul iyo Bad BooB 👍Nabadna Somaliya ay Ka Rabin si ay ugu Faaiideysato 🤟 Lakiin Waxaa Dalkii u soo Baxday Geesiyadii Wadaniga Ahay 🇸🇴❤👍💯🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤👍
Allah ha badbaadiyo dalkeena hooyo insha Allah
Absolutely 💯 agree with you,
Ilaahay ha noo gargaaro... Wadeecaallah
Dalka 🇸🇴 Allah badbaadsho
😠Kuwii Hore Maxay soo Siyaadiyen 😭💔 Somaliya 💔 Wiilashii Somaliyed Aya YAQAAN SIDA Cadowga Loo Laayo 👍🇸🇴❤💯 ILAHAYOW IDIN XAFID🇸🇴❤💯👍🇸🇴👍👍
GURGUURTE WAA QOF XANUNSAN OO CUQDAD QABIIL BUUXISAY CIIDANKII DALKA WAXA UU U BURBURIYEY WAA QABYALADA KA BUUXDA OO CIIDANKA FARMAAJO AYAA DHISAY WANA TAAS SABAB UU UBURBURINAYO
Thanks for you Information in our nztions
ilaahay wadanka hanoo badbaadiyo 😢
Aamiin Yaa Allaah...........🤲🤲🤲
Xaashe wll waane hakula jeero waligab eesha alllh hacab saan xaq ayada eefteemenaaysa
KOOXDAAN VILADA JOOGTAA MAAHAN KOOX. DALKA. IYO. DADKA. SOMAALIYEED LAGU AAMINI KARO
👍
Xaqiiiq😢😢
🎉❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka ❤😂🎉❤❤❤
Abukar baale xagu aadey malaga qadey xilka ??xassan gurgurte ina adeerkis miyu keney😂😂😂😂😂
Kkkk waa lagayaabaa ninkaan maxishoonyye
Somali RIP😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴🇸🇴😭😭🇸🇴😭🇸🇴😭😭
Qabyaladiiste
Ilahey ka xishoo
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Xasan garguutheh Iyo teamkisu mou Somaliland iyo Ethiopia dhexamay ayaa walay Wle
Xasan dhiiqo
Allah somaliya xasili oo cadawga isbahastay kaqabo madax aan cunenin oo unaxdana siiy
Shalay waxay tiri itoobiya Botha bada baa Alaskan galay oon ilaalinaynaa Waa sheeko kale
Hdlakga ma fhmin bal ifhmsii
Imaradku wu kufsada madaxda oo camero video aya laga duuba si u fuliyo waxay raban yahuudu
Xasan dhiiqo siyaasada wuu ku dawakhay xasan baahane dalka iyo dadka Allaha ka qabto
Qof Bahal ah ooo cadaw ah wax loma dhiibto
Al-shabab iyi itobia wa hassan sheik dillla galka
Ilahow nagaqabo jawasistaan
❤❤❤❤❤❤❤
Ethopia rabitaankeda haday waydo somalia waligeed qas kama baxayso
Hsan waa ku ciyaaray dalkii
Maxay. Nooqabtaan. Ciidamada. Shisheeye. Hadansoomalinahay. Waxbanomaqabtan
Malaha xasan waxasa ku dhacay marki gacanta laga jabiyay
🇸🇴 hanoolaato
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Horta ciidan shisheeye maxa laga rabaa iydo hada ay thy meesha ugu amniga xun meelaha ciidanka shisheeye joogan😠
Waa beentaa itoopiya iyada dhibaato haysataa dagaalo sokeeye iyo ishaysi siyaasadeed iyo dhaqaale xumo
Comments kayga waxaan aad ugu amaanayaa waa madaxwayne Xasan sheekh oo u ciyaaray siyaasad is laba rogto uuna fahmi waayey Abii Axmed. Aad ayaan ugu amaanayaa dowla deena Soomaaliyeed oo arkay aqliga Itoobiyanka Lana coyaaray siyaasad cusub oo aan weligeed aduunka aysan arag cadow gaaga caano Mac ayaa la,siiyaa kadibna lugaha ayaa la is kugu dhuftaa asagaa dabada roganaayo guul Soomaaliya ❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxaas dhaan waxaa ladambeyey dalka qaar
Adaiga sas jecrshaysna helsysif
Waxay ahayd gebi ahaanba in ciidamada itoobiya dalka laga saaro.
Arinta xasan wado waa afsalaxan kudheg meesh lowado dalkana waa gumaysi inuu xasan geliyo oo keliya.
War wax kheyr qaba sheeg ama aamus
Runta in naloo sheego baa ka fiican in been nalu raali galiyo😢
Disappointed , discouragement Hogaakba 🇸🇴
Asc umada somaliyedow xaladaa dalka somaliyed qelqel ayu kujira runti wayo ciidamadan shasheyaha ah ii ugandis iyo burundiska u badna waxbadan ayeye jogeen inta somali qabsataye naa aya maqaban hadana ciidan shasheye waxba qabaan mahayan wanalagugu mushar qadanayaa un ii maxa u deedaya madaxda somaliyed ineye ciidamada somaliyed xojiyan oo mushar feecan loqoro maxa daedaya wayabe
Futada hawiya dhaxada ka sheekasana beenlow bahane futada hawiya dhaxada ka hadlesa duur jooga
X sheeq ayaad ku waayay😂 adigoo ay ku wereerisay qabyaalad iyo qudhin iyo ducuf nimo ku jirta
Qaraar kaaga iyo baroorta nagala tag dabadhilif dadna dhulba bahante aadka tahay walidada
Beenloow
Adiga nacaybka aad u qabto nadaxwayne Xasan Sheekh oo ah nin Hawiye ah oo aadzweligaaba ku hadashid afja Saciid Dani sida uu u hadlo oo kale waan ku fahmi jarbaa eeda bee ta ah aad ja daba wado madaxwayne Xasan Sheekh hal maslin adiga oo ku amaanayo kuna arag waxa wabaagsan uu u qabtay dalka mucaarad nimada daada waa qar dhaaftay Soomasli nimadana merl ayaad uga dhacday adiga oo qol kaaga ka soo dhex hadlaayo ayaad ceebeyn veen ah ayaad weligaa kadaba wadaa dowlada Soomaaliyeed. Mida labaad ogow warka beenta ah inuu dembi kuugu socdo qabiilna uu kuka galaynin qabriga tar ee ilaahaga u noqo danbiga waad ka dhamaysay madaxwayne Xasan Sheekh ajir basana waad u suubisay ogow xasanaad kaaga asagaa kaa qaadabaayo.
Madxweyahaaad kuwaalatey uuuuf wariye qabyaaldiiste ah uuuuf
Xassan dhiiga iyo qaraabadiisa malaha Somalia kaligood, Somalia Somali oo dhan baaleh, ee gacmaaqabta hadaad la qostihiin xassan iyo qaraabadiisa
Xasan munaafaq xabaalo qote miyaa dad iyo dal loogu imaan kara😂 xasan dhiiqo waa ayax gaajoonaya isagoo 70 jiro ah
❤❤❤