Qaaci Show 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 6

  • @mustafaaden736
    @mustafaaden736 11 หลายเดือนก่อน +5

    Hana Udug, baydka dambe foorteembo ayey gashay, bini-aadmigu wyu qaldamaaye, halkii ay ka geli lahayd ayay ka yara dib dhacday. Haddaba waxa xiiso leh, sida uu Mustafe Macalin Caydiid dib ugu soo bilaabay meeriskii teembada iyo bartii ay fannaanadu ka geli lahayd mar kale baydkeeda. Well done Mustafe

    • @Xasanibnugeele
      @Xasanibnugeele 5 หลายเดือนก่อน +1

      haku al fanan Hana way Dada shaydan adere adigu Farbad la fadhisaye Makena kartide haku mashqulin daba hadal Bad tahaye wllo Hana wanku wata gar iyo gard aba huray usoco furtenbanasuday uga baxday qofna ugamuu baxne Hana huray usoco wll qali

  • @nuuradiinxariir1307
    @nuuradiinxariir1307 2 หลายเดือนก่อน +1

    Muusiga heestan waxaa tumay bilawgii hore dhinaca cuudka mufakirkii, mucallimkii muusigada ee mucjisadii aalada cuudka soomaalida jiim sheekh muumin AHUN.
    Cid iskaga celin kartaa ma jirto balse AHUN ustaad cabdi naasir macalin caydiid wuu dadaalay madaamuu jiim ku dayan jiry siduu isaguba sheegay AHUNxstee

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 หลายเดือนก่อน

    Axsan axsan caleek

  • @HindiyaHussein
    @HindiyaHussein 5 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍👍👍❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌸⭐️⭐️⭐️⭐️

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 4 หลายเดือนก่อน

    viking*❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.