DOODII 2001 QAYBTA 3AAD الإستواء

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • DOODII DHAXMARTAY AHLUL XADIITH IYO ASHAACIRO

ความคิดเห็น • 303

  • @abdirahman6354
    @abdirahman6354 5 หลายเดือนก่อน +5

    17/3/2024
    Ramadhan oo marayo 7 mombasa kisauni islamic malin sunday ah saacdu 6:17 afurka wax yar aya kadiman hadad iga dambeysoo like
    I,am salafi al adhari
    Ibnu hajir al asqalani

    • @mohamedabdirahman1567
      @mohamedabdirahman1567 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ibnu xajar al casqalaani ashcari buu ahaa , Xaafidku , Alle haka raali noqdo

    • @abdirahman6354
      @abdirahman6354 3 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedabdirahman1567 mahaisa Mel u kuyiri ashacira ban ahay

  • @ARDAYSAME
    @ARDAYSAME ปีที่แล้ว +4

    Ilahow adaa mahad iskaleh oo suni nabi raaca naga dhigey oo jidka toosan nagu hanuuniyey Alhamdulillah ilahow nagusii sim oo noosii siyaadi iimaanka iyo cabsidada, yaa daawanaya .21 / July / 2023 😊❤
    Ilahow noo daa culimadeena sheikh umal Iyo xertiisa 🤲

  • @xassanqalif6086
    @xassanqalif6086 3 ปีที่แล้ว +11

    Msh sheykhanaa sheq salax macalim cabdullahi allha kuxafido oo kubarakeyo Amin.

  • @calimaxamud9533
    @calimaxamud9533 2 ปีที่แล้ว +6

    sheekh saalax iyo culimadiisa ale ha idin barkeeyo

  • @CabulahiXarir
    @CabulahiXarir 16 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah sheikh maxamad cabdi umal Allah haku xafido suufiyo cashar lama iloobana ayaad udhigtay marka dad aan waxba garanayn oo jaahiliin ah ayaa hada sheikh umal wax kasheegi wac barta oo shirkiga iyo gaalnimada noocyada badan kabaxa oo caqiidada zaxiixa ah qaata

  • @abdisalamgolden-boy3485
    @abdisalamgolden-boy3485 4 ปีที่แล้ว +15

    Caalimka qarnigan 21aad Sh. Umal Alle Haku BarakeeYo

    • @abdirahmankhader
      @abdirahmankhader ปีที่แล้ว

      Injirlaha qarniga 21 weeye sheekh ka fogow

  • @imaansh1590
    @imaansh1590 7 ปีที่แล้ว +14

    AHlusuna waa dad caqiido suuban kheyr badan alllaha siiyo

  • @qadarofficial1707
    @qadarofficial1707 11 หลายเดือนก่อน +5

    Somali maxamad nin walbo ninkii waxbaray buu la saftay lkn xaqa id dhuuxday ma lahan aniga alla subxanahu watacala wxa aminsanhy inoo carshigisa ka sara maray sawabtana waxa waye nawiga scw marki la dheelmiyay intee loo qaaday mida 2ad nwga scw xadiskisa soo ma eheyn hawenki waqtigiisa dambe alle waa soo dagaa oo samada adunyada oo imaada shiiqa wax ibaray cid ii balan qaaday ma lahan inoo 100/100 saxan yahy mrka ninkii daliilkiisu saxnaado baan raacayaa❤

    • @user-qo2gc4wd1g
      @user-qo2gc4wd1g 7 หลายเดือนก่อน

      Farqiga makhluuqa iyo qaaliqa u dhexeeyo noo sheeg hadii tada aan ku raaco culimada diiday warkoode qof soo dagay meel sare kasoo dagay iyo alah sida shegeysid subaxanalah maxa farqi oo u dhexeyo😢😢😢😢😢

    • @mohacadeofficial5032
      @mohacadeofficial5032 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-qo2gc4wd1g adi mikirkaada maa qaadani mise sida Nabigu sheege

    • @MohamedAseir
      @MohamedAseir 4 หลายเดือนก่อน

      Nabi muuse xagee buu rabigisa kula hadlay?
      Xadiithka aad shegtay oo labaad waa نزول رحمة لانزول نقلة

  • @abdisalamgolden-boy3485
    @abdisalamgolden-boy3485 4 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah Sh. Maxamed Cabdi umal💯Caalimka Qarnigan 21aad Alle Haku Dhawro

  • @mustafayusuf8203
    @mustafayusuf8203 8 ปีที่แล้ว +13

    MANSHA ALLAH AHLLU SUNNAH WALJAMAACA XAQBAY KU TAAGANYIHIIN EE ALLAHA HA XIFDIYO

  • @nurdinaxmed4790
    @nurdinaxmed4790 5 ปีที่แล้ว +4

    Adiga waxad raacda daliilka ilahy caqli ayuu kusiiyay nin ilahy cidan eheen aaminsan in labaryikaro iyo nin aamisan ilahy kaligiis in labaryikaro keed raaceysa iahy quran wuxu kushegay in kaligiis labaryo iyo sunada nabiga scw lkn suufiyada waxay aamin sanyihii in qaburaha labaryo iyo wadaadada dhintay

    • @CabulahiXarir
      @CabulahiXarir หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa lkn suufiyo way iska cadyihiin waxayna beeniyeen quraanka iyo sunada rasuulka scw

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 4 ปีที่แล้ว +4

    30/4/2020..ayaan daawanayaa anigoo indonesia jooga.. Ilaahay Umada hahanuuniyo. Fahanka waa lagu Kala badalaan karaa.. Lkn Wixii shirkiyaad layimaada umada halooga digo..

    • @ARDAYSAME
      @ARDAYSAME ปีที่แล้ว

      20203 ❤😂

  • @CR7RONALDO24-7
    @CR7RONALDO24-7 4 ปีที่แล้ว +8

    Anigu waxan AminSan ahayn in ilahay uu ( فوق سبع سماوات ) jiro oo uu carshigiisa kasareeyo habenki suluska dambena uu soo dego uu adoomihiisa kudhaho "yaa ibaryaya oo aan siyaa yaa itoobad waydiisanaya oo aan Ka toobad aqbalaa."

    • @mohamedindho1
      @mohamedindho1 3 ปีที่แล้ว

      Waa siday Tahay.

    • @mahamedibraahiim2307
      @mahamedibraahiim2307 2 ปีที่แล้ว

      Raxmadiisa miya so degto mise Ilahey ba maqluuquusa so dego hada tiraahdo Ilahey ba ma so dego 8 saacde mida markanaa midda Somali midda jarmala
      بین لنا بیا نا شفیا

  • @HeiderSharif
    @HeiderSharif 5 หลายเดือนก่อน +2

    ❤ Sheikh salax Allah ha cafiyo

  • @ugaasmohamedisack7340
    @ugaasmohamedisack7340 2 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah shekh umal iyo sheikh xasaan Allah cimri dheer iyo cibado suban

  • @anwermohamed4685
    @anwermohamed4685 4 ปีที่แล้ว +12

    Sheekh umal alle haino barakeyo iyo culimada kalaba

  • @cabdulaahimahdicabdi8113
    @cabdulaahimahdicabdi8113 ปีที่แล้ว +3

    Waryaa sh xasaan waa libaax mnshaalah

  • @towbamedia4346
    @towbamedia4346 3 ปีที่แล้ว +5

    Manshaa Allaah Alle Ha Barakeeyo Culimadda Salafiyiinta

  • @hamzemohamed2750
    @hamzemohamed2750 5 ปีที่แล้ว +7

    ALLAH ha hanuuniyo suufidaan intesan dhiman kahor wy baadi cad be kusuganyhin

  • @abdifitaheosman5486
    @abdifitaheosman5486 8 ปีที่แล้ว +23

    SufiyDa WA laga badiyay doodan Aniga WA Jogay doodan

    • @samirzain7212
      @samirzain7212 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhh waan ujeedaa in lagabadiye lkn astaamo kale miyaa lugugartay in lagabadiye

    • @AhmedMohamed-hn7ut
      @AhmedMohamed-hn7ut 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahey Cimriga kuu dheereeyo 🙏

    • @inadauud3858
      @inadauud3858 6 หลายเดือนก่อน

      Sufiyo waligod laga badin mayo e intan fahanku ka dhintey maxey heysa dee😂

  • @abokoraxmed7506
    @abokoraxmed7506 2 ปีที่แล้ว +7

    كل خير في اتباع من سلف *وكل شر في ابتداع من خلف

    • @abdirahmankhader
      @abdirahmankhader ปีที่แล้ว

      السلف الصالح وهاولاء لا يسمون سلفيه بل وهابية اي باتباع ابن عبدالوهاب وعقيدته غير صحيح

  • @asayr7107
    @asayr7107 5 ปีที่แล้ว +7

    Culimada ibnu taymiyah ayaa wadnaha u galayرحمه الله تعالى

  • @cuntomacaanchannel3606
    @cuntomacaanchannel3606 6 ปีที่แล้ว +3

    Allow cidii saxan adaa garanayee
    Inta dulman rabow soohanuuni alla إلا هم أمين يارب العالمين

  • @mohamedbisharmohamed1621
    @mohamedbisharmohamed1621 ปีที่แล้ว +5

    Caqli daliil ma noqdo waa sida uu yiri sh umal

    • @MohamedAseir
      @MohamedAseir 4 หลายเดือนก่อน

      دليل العقل ثابت

  • @leylaaden7374
    @leylaaden7374 2 ปีที่แล้ว +8

    Sheikh umal libaaxa dacwada marku hadlo Waa la' asheeri. MashaAllah

    • @abdirahmankhader
      @abdirahmankhader ปีที่แล้ว

      Umal injir ayuu leeyahay sheekhaas waa injir le ee ka fogaada

    • @ShiikhXuseen-tu6md
      @ShiikhXuseen-tu6md 2 หลายเดือนก่อน

      Waasax afkaaaga caanana Mac halaugu qabto

  • @feysaahmed3914
    @feysaahmed3914 8 หลายเดือนก่อน +1

    Arinta Cajiibka Ah Waxey Tahay 2jeer Ayaa Suaal Lagu Sooceliyay Wahaabiyada Weyna Diideen Iney Kajawaabaan Suaashaas Oo Ah Hadii Aad Alle Kor U Ogalaateen Aayadaha kale Oojihooyinka Kale Sheegayo Noo Fasira 10 Aayad Iyo Axaadiis Ow Shiiq Saalax Aqriyay Weyna Ka Aamuseen 😢 Wadada Toosan Alle Hana Qaadsiiyo🤲

    • @xuseenxasan3426
      @xuseenxasan3426 8 หลายเดือนก่อน +1

      وهو معكم اين ما كنتم
      Markii la fasiraayo in dhool ma tahay
      Imam axmed binu xambal waxuu ku fasirey in illahey cilmigaasa meelkasto joogo aayadana cilmi ku bilaawatey cilmi mu dhamaatey

  • @user-es6dr9ch8o
    @user-es6dr9ch8o 15 วันที่ผ่านมา +1

    22/08/2024
    Ayaan daawanayaa

  • @tabliiqfarah2924
    @tabliiqfarah2924 3 ปีที่แล้ว +2

    3 28 2021 ayan dawanaya ya ila dawanaya hada

  • @RahmoJouseph
    @RahmoJouseph ปีที่แล้ว +3

    Sheikh maxamed cabdi umal 💚

  • @IqroDahirAbdullahi-zv3gx
    @IqroDahirAbdullahi-zv3gx ปีที่แล้ว +3

    Sheikh salax mucalim Abdullahi m,a

  • @imaansh1590
    @imaansh1590 7 ปีที่แล้ว +8

    AHLU SUNNAH MANSH ALLAH

  • @cabdicabaas451
    @cabdicabaas451 ปีที่แล้ว +2

    الشيخ محمد عبد امل حفظه الله

  • @farmajoismacil7613
    @farmajoismacil7613 6 ปีที่แล้ว +5

    Alahaad Caabuseysaan Halkuu Jiraa Kor buu Jiraa Yaliiiqu Bijalalihi Buu Ku Jiraa

  • @umumaaajidchannel7487
    @umumaaajidchannel7487 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah ashcariya illahow anago ashcariya kamid ah na ofso wadada hanaga lumin

    • @samirzain7212
      @samirzain7212 3 ปีที่แล้ว

      Walaaley in lagabadiye suufida indhahaad kuaraktaaye mxa kaaqaldan

    • @maaxeaxmed3781
      @maaxeaxmed3781 ปีที่แล้ว

      @@samirzain7212 Ma,adigaa kabadiyay mise sheydaankaa ayaa kabadiyay qolo walbo cida ay taageersantahay ayaa ubadisay

  • @asturxuudi5989
    @asturxuudi5989 5 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله تبارك الله
    فيك ماشاء الله تبارك الله

  • @SHORTCLIP252
    @SHORTCLIP252 3 ปีที่แล้ว +2

    War kan radiyaha kudubayo waa nin legend ah runtiii

  • @abdullahimoahmedsh1772
    @abdullahimoahmedsh1772 4 ปีที่แล้ว +7

    ارحمو من ف الأرض يرحمكم من في السماء

    • @najiibyare4483
      @najiibyare4483 ปีที่แล้ว

      Shiikh saalax Macalin iyo culimada ahlu suna Waljameeca allaha xafido

  • @abdullahi386
    @abdullahi386 8 ปีที่แล้ว +10

    Ahlu suna baa runta kahadlay ayaagana xaqa sheegay masha alah

    • @farmajoismacil7613
      @farmajoismacil7613 6 ปีที่แล้ว +1

      Adiga Maxad Ka Taqanaa Arin Taaas Alleh Baa Ogee Adiga Ha Racin Waa Wadaad Waa Nabiyun Mursal Waal Malkun Raac Alleh Iyo Rasulkiisa Waxad Garan weydo weydii Ahlul Cilmiga Qilafkane Ka Fogaaw Fa dln wabilahi Tofiiiq Hadad Wax Taqaaaano Dhaxdhaxaadi Adiga

  • @mohamedindho1
    @mohamedindho1 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah ilaahay Umal wuxuu siiyay cilmi iyo fahan xeeldheer oo qof gaadhaa ay yartahay.

    • @abdirahmankhader
      @abdirahmankhader ปีที่แล้ว +1

      Iyo injir madaxa ka cunta Masha allaah

    • @mohamedindho1
      @mohamedindho1 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmankhader 😂😂😂😂 miyaanu myadhan sheekhu

    • @abdirahmankhader
      @abdirahmankhader ปีที่แล้ว

      @@mohamedindho1 waxa la yidhi qofku wuxuu yahay ayuu dadka ku sheegaa si aan looga yaabin ninkani wuxuu injir ku sheegay qofkii ilaahay makhluuq uu abuuray ugu khayrka badnaa ugu jeclaa ugu quruxda badnaa ugu sharafta badnaa ugu udgoonaa ugu daahirsanaa Nabi muxamed scw سبحان الله

    • @abdirahmankhader
      @abdirahmankhader ปีที่แล้ว

      @@mohamedindho1 injirta waa lagu ibtileeye cay ha iga moodin sheekha xaggiisa waa ka amaanee 😅😅😅😅

    • @ARDAYSAME
      @ARDAYSAME ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahmankhaderwaa kuwaa culimadadii cilimiga koo homineysey meesha lagu ceebeeyey war ilaahey utoobadkeena ilahow gafkeena noo dhaaf iyo danbiyadeena intaa ognahay iyo intaa ogeynba 🤲

  • @cabdixakiimnuur2949
    @cabdixakiimnuur2949 4 ปีที่แล้ว +5

    شيخ محمد عبد أمل أسد السنة

    • @user-xt7nf1jw1t
      @user-xt7nf1jw1t หลายเดือนก่อน

      Sh saalax ayuu kacabsadaa shiiksaalax waa ninkii daba dhigtay umal qaladaadka uu sheegaayo

  • @jamacmaxamuud5517
    @jamacmaxamuud5517 4 ปีที่แล้ว +3

    Suufiyadu الاستواء mas aladaa afsomli kuma sheegi karaan inuu ilahay kor jiro inay diidan yihin dadka uma cadaynayaan waayo waxay og yihiin indadku layaabayo xataa kuwa iyaga taageersan

    • @salahhanad6579
      @salahhanad6579 4 ปีที่แล้ว

      somalida waxa qayrkood ka reebay caqli xumo iyo maan-gaabnimo. sual ba la way diiyay in ay sharaxan ISTAWAHA maxa afsomali lagu fasira. markaasay meelo kale iska dhex qarda jeexeen. bal car wakaas ee ka haka jawaaban Suaashaas.

  • @cabdicabaas451
    @cabdicabaas451 ปีที่แล้ว +2

    Sh maxamed cabdi umal sunta ka ilmeysiisay suufida

  • @kamalmohamud8445
    @kamalmohamud8445 8 ปีที่แล้ว +9

    yaraa qof somaaliya oo inta sifiican udhuuxo. rayiga saxda ah ka qaata dooda qofba cidii uutaageersanaa unbuu iska daba joohi

    • @salahabdimohamed
      @salahabdimohamed 5 ปีที่แล้ว

      Cay iyo dagaal meesha ma yaal cilmi ayaa la isku qancinayaa dad Ka caytamaayo xishooda,oo cilmi iyo adilooyin la imaada.
      Asc

    • @haruny100
      @haruny100 5 ปีที่แล้ว

      Kamal Mohamud waa runtay walaal, dood oo kun sanad la doodaayay aa lagu soo cel celi nooyaa maalin iyo habeen

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 4 ปีที่แล้ว

      Kamaal Mohamud waa runtaa walaal

    • @tabliiqfarah2924
      @tabliiqfarah2924 3 ปีที่แล้ว

      Qomontiyada ayan akhriyey qomentidada aya Ila ficnaday

    • @tabliiqfarah2924
      @tabliiqfarah2924 3 ปีที่แล้ว

      Wa runta wax ha dhagaysto

  • @mahamedcusman3402
    @mahamedcusman3402 4 ปีที่แล้ว +5

    SUFIYADA iyo AXADITHTA dacifka Maxa kla haysta

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 8 ปีที่แล้ว +7

    Odayashu falsafad bay hayaan waxa ay dalishanayan waa wax ilme yari fahmi karo ilaahay inuu cid walba la jiro la socdo kana dhowyahay isagoo carshigiisa ku sugan ma waxay doonayaan inay yiraahdaan ama carshiga diida ama maciyada ilaahay labaduba waa Wada socdaan ilaahay carshigiisa in loo sugo inuu dadka sa ku ogyahayna loo sugo Carshigi ilaahay u diidee tolow xagay falsafaddu geyn

    • @abokormohamed3241
      @abokormohamed3241 7 ปีที่แล้ว

      cabdallah mohamed waxayna garanayn ilaahay xaga uu kajiro waxaad moodaa inay hawo caabudaayaan

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 7 ปีที่แล้ว

      Abokor Mohamed أستغفر الله waa nooc junuun ah war sh ma maqashay midka iyaga ah ee yiri shiicadu waynagoo kale!dee nimankaasi jar iyo naar waxay isaga tuurayaan diin la dagaalan iyo qola nacayb

  • @user-qo2gc4wd1g
    @user-qo2gc4wd1g ปีที่แล้ว +1

    Bil xaqiiqata hadan la is indha tireen xaqa ay ahlu suna shageyso wuu cadyahy
    Culimadan naga soo horjeedo waxa ayshagyaan waa nasuus mutashaabiha balse ta.wiilka culimada ma aysan sheegin ee haloo fiirsado meshaas

  • @mn.3901
    @mn.3901 4 ปีที่แล้ว +7

    Anigo xaqiiqda ka hadlaaya..
    Suufiyada qoor sagaaro ayaa lagu hayaa
    Wasyo waa laga sharax badanyahay
    Iyo hadal iyo Waayo taafaasiirtii ay bixiyeen 3 jabaarked ayaa la bixiyay

  • @CR7RONALDO24-7
    @CR7RONALDO24-7 4 ปีที่แล้ว +3

    Walalayal commentiga inoogu faaideeya oo qofwalawba waxad Aminsantahay inoo cadee
    Kaftankana inaga dhaafa
    Arintu masahlana ilahyba laysku haysta..
    سبحان الله رب العرش العظيم،😵😵😵😵😵

    • @HanadCumar-ui1ec
      @HanadCumar-ui1ec 17 วันที่ผ่านมา

      Ilaahey in layirahdo meel buu ku sugan yahey waa khalad ❌ sidee ilahey ugu baahana wuxu aburey!?

  • @mohamudali7777
    @mohamudali7777 7 ปีที่แล้ว +12

    asc dadka colimada lakala safan oo caytamaaya Alle kabacsada waxaa rabti aamin sanow lkn afkaga amaan halagahelo oo labadaada mitir ubaq

  • @weezy1o941
    @weezy1o941 7 ปีที่แล้ว +6

    ahalu sunah ragjira

  • @adoontiialle7922
    @adoontiialle7922 4 ปีที่แล้ว +12

    فاعلموا ايها اشعريه (ليس كمثله شيء وهو السميع البصير)

    • @cabdirashiidahmed6547
      @cabdirashiidahmed6547 4 ปีที่แล้ว

      3r5r

    • @ahmednoor1424
      @ahmednoor1424 3 ปีที่แล้ว

      Beenali sufi

    • @abdirahmankhader
      @abdirahmankhader ปีที่แล้ว

      @@ahmednoor1424adigaa ah wahaabi yidhaahda ilaahay waji iyo gacmo ayuu leeyahay iyo jismigii Nabi Adam SUBXAANALLAAH.......!!!!!!!!!!!

  • @calixaajiqayliye3489
    @calixaajiqayliye3489 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh saalax macalin ilaahaw noocaafi murtadiitaa sixirtaye

  • @daacadmedia6004
    @daacadmedia6004 5 ปีที่แล้ว +7

    culimada ashaaciro kor alle hakadhigo

    • @daacadmedia6004
      @daacadmedia6004 5 ปีที่แล้ว

      aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

    • @user-xk9po8sb2p
      @user-xk9po8sb2p 4 ปีที่แล้ว +1

      Adigu gaal baa tahay bee maxaad ilaahay la baryi waxaa kuugu qoran miyaad garaneen zindiiq baa tahay gaala

    • @daacadmedia6004
      @daacadmedia6004 3 หลายเดือนก่อน

      Xujo la imaaw gaalaysiinta iska dhaafe​@@user-xk9po8sb2p

  • @OMARMOHAMED-jn5rk
    @OMARMOHAMED-jn5rk 8 ปีที่แล้ว +6

    subxaanallaah
    ilaahey ayaa dhilmaanyo ku fariisan laha
    إنالله وانااليه راجعون
    سبحانه عمايقولون
    war ilaahey fadhi iyo jiif midna uma baahna ilaahey khalqiisa hadii ay kuwada caasiyaan wax ay ka nusqaamin karaan ma jirto hadii ey wada adeecaan dhuura caso wax lamid ah kuma soo kordhin karaan
    ilaaheyna carshiga uma abuurin baahi uu u qabo ee wax uu u abuuray in uu awoodiisa inoo muujiyo
    ilaahoow rabbiyow raxmaanoow kuwaan salafiyiinta isku sheegaayo oo caqiidada naga fasahaadinaayo ilaahoow naga badbaadi

  • @libaanali.xassanwaafannaan2269
    @libaanali.xassanwaafannaan2269 7 ปีที่แล้ว +10

    Wahaabi yada ayàa laf CAD ayay toobin KU hayaan Weylumeen Mujasimada!!?

    • @xamsexalane7079
      @xamsexalane7079 6 ปีที่แล้ว +2

      Sxb diintaada baro cidna ha udaba fadhiisan

    • @badridayib7729
      @badridayib7729 4 ปีที่แล้ว

      Adiga diintaada aqoon uyeelo adeer culumada ahlusunaha WAXBA hakasheegin

    • @abdullahimoahmedsh1772
      @abdullahimoahmedsh1772 4 ปีที่แล้ว

      Qubuuri suufi waa tageen

    • @mohacadeofficial5032
      @mohacadeofficial5032 5 หลายเดือนก่อน

      Adeer meel cidla soo istaagteen

  • @CabulahiXarir
    @CabulahiXarir หลายเดือนก่อน +2

    من هو اسدد السنة ؟
    هو شيخنا الفاضل محمد عبده أمل

  • @maxamuudgurmad3752
    @maxamuudgurmad3752 3 ปีที่แล้ว +3

    Qaadiraya rag raga guul guul

    • @samirzain7212
      @samirzain7212 3 ปีที่แล้ว

      Mxa guul eh dhulkaa lugujiidee khalaf umbaa lagadhageysan waligood iyo axaadiith dhaciif ah.

    • @abdirahmankhader
      @abdirahmankhader ปีที่แล้ว

      @@samirzain7212 xaqa isma qariyo sheekhow aftahanimaduna ma qariso xaqa sidoo kale waxaad ogaataa hadii uu caalim Kula doodayo waxa laga yaabaa inaad wax fahansiiso hadii adiga Wax Kaa khaldan yihiina uu ku Saxo lkn hadii aad jaahil la doodid waa alaw sahal....!!!!!!

    • @maaxeaxmed3781
      @maaxeaxmed3781 ปีที่แล้ว +1

      @@samirzain7212 adiga meel kasto maxad ola taagantahay waa laga badiyay ok adiga maxad isku haysaa dadkaan doodayo intaa katagtid adiga ma isdifaaci kartaa?

    • @ismaciilexaaji4956
      @ismaciilexaaji4956 ปีที่แล้ว

      @@maaxeaxmed3781 kkkkk waa kusugtay runtii wllhi wan layaabay majnuunkan meel kasto waxow kuqorayaa waa laga badiyay

  • @OMARMOHAMED-jn5rk
    @OMARMOHAMED-jn5rk 8 ปีที่แล้ว +6

    xafidaka allho yaa sheykh saalax

  • @ahmediman5641
    @ahmediman5641 7 ปีที่แล้ว +14

    walee nahabiyo diin ma hayan waa caqliyin ma hayaan daliil

    • @siidcumarshiik6132
      @siidcumarshiik6132 5 ปีที่แล้ว +1

      maa shaa allh shiiqeena shiiq saalax aad ayoow ularbiyay mubtadicada ok

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 4 ปีที่แล้ว +1

      Siid cumar Shiik ; odey xataa caqligaagu ma kuu shaqeyn waayey ,yacni odeyga waxaa lagu dul akhriyey aayado iyo axaadiiis isku hal arin ka hadlaya oo ka badan kuwaad idinku keenteen oo aad khalad u daliishaneysaan.markaa Saalax meel ku geyn maayee diinta baro.

    • @abdirahmanhashi2774
      @abdirahmanhashi2774 4 ปีที่แล้ว

      iLaahay dambidhaaf waydiiso una toobad keen

    • @abdirahmanhashi2774
      @abdirahmanhashi2774 4 ปีที่แล้ว

      Kadaa iyagaa xaq kutaagane

  • @CabulahiXarir
    @CabulahiXarir หลายเดือนก่อน

    War sheikh umal suufiyooy lama doodi kartaan hays jiiqinina

  • @counterhdd195
    @counterhdd195 9 ปีที่แล้ว +2

    i like it mashallah

  • @abdiramanibrahim80
    @abdiramanibrahim80 9 ปีที่แล้ว +7

    yaarabi wadada saxda ah nagu hanuuni

  • @daarulirshaad2421
    @daarulirshaad2421 2 ปีที่แล้ว +1

    الله اکبر شیخ امل
    جمع بین العلم والیان

  • @mdwaliaden2040
    @mdwaliaden2040 8 ปีที่แล้ว +4

    allow amuuraha sahal

  • @CabulahiXarir
    @CabulahiXarir หลายเดือนก่อน

    Sheikh umal Allah haku barakeeyo

  • @RayaanHassan-cc3st
    @RayaanHassan-cc3st 2 หลายเดือนก่อน

    geesiyaal waaye suufida❤

  • @garashomedia5987
    @garashomedia5987 ปีที่แล้ว +1

    Xasaan iyo umal dadka cilmi bey ku dileen
    Masaakiinta wey meyd garaaceen

  • @cabdiraxmaanmaxamed5258
    @cabdiraxmaanmaxamed5258 8 ปีที่แล้ว +3

    arin ma hayaan ashaaciradu jidkay garab mareen maba soo hanuuniyo ilaahay dulliiyiinta xun

  • @AhmedAhmed-tx6dj
    @AhmedAhmed-tx6dj 4 ปีที่แล้ว +2

    Suufiya inaysan meesha waxba ku waxaa cadeynaya marka daliil laysla aado qof walba wuxuu keenaa cadeyntiisa,markaa goortii lagu dul akhriyey ayay leeyihiin quraankaa is khilaafsan iwm.

    • @sadaqgure1326
      @sadaqgure1326 4 ปีที่แล้ว

      Wahaabiyada madadalo ayeewadaan oo waaye warwariigayaan...

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 4 ปีที่แล้ว

      Sadaq gure ; odey qabriyadiina dul wareega oo qof dhintay oo haduu nin ahaa xaaskiisii xaaji kale sariirta u goglayso barya .

  • @user-tx7dz7wy3h
    @user-tx7dz7wy3h 3 ปีที่แล้ว +3

    نحن قوم لما انهارت دولتنا الشوعية تقدمنا في ديننا ورفع علماء أهل الحديث- علماء الاتباع الذين الذين أخذوا العلم من الكتاب والسنة بفهم سلف الأمة- رؤوسهم ليفحموا أهل الانحراف عن منهج السلف بحججهم وعلمهم الصافي من كل شائبة من البدع وأنا أقول للعلماء وطلبة العلم لابد أن تحيى كتب السلف الصالح بالتدريس لتشتهر في الناس وليطلع عليها الناس

  • @mohamedshaafici8381
    @mohamedshaafici8381 4 ปีที่แล้ว +2

    Doodan wahaabiyadii Mujasimada ahayd Ee Umada beenta usheegi jirtay way kufashilmeen Anaa kamid ahaa dadka ay beenta usheegen balse Xaqiiqada ayaan fahmay الحَمْدُ ِلله waxba meesha kuma.hayaan ilaahay Maqluuqiisa Qani buu kayahay
    إن الله لغني عن العالمین

  • @abdullahikhalif5053
    @abdullahikhalif5053 5 ปีที่แล้ว +6

    علم من علم وجهل من جهل ان الوهابية يضلون بعص الباس ويدعون اهل الحق

    • @axmedmaxamed866
      @axmedmaxamed866 5 ปีที่แล้ว +2

      اشاعر اهل البدع والضلال هداكم الله

    • @user-li3di3ci5c
      @user-li3di3ci5c 4 ปีที่แล้ว +2

      صحح كتابتك اولا

  • @mohamedothowa8855
    @mohamedothowa8855 8 ปีที่แล้ว +2

    qeybta 2 aad iima muqato.plz share

  • @user-vs5tl5kx9m
    @user-vs5tl5kx9m 6 ปีที่แล้ว +5

    ILAAHAYOOW XIFDI EHLUL SALAF

  • @halimaali9786
    @halimaali9786 5 ปีที่แล้ว +10

    Wahabiyo laf cad ayay toobin ku hayaan kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @cabdiraxmaanmaxamed5258
    @cabdiraxmaanmaxamed5258 8 ปีที่แล้ว +8

    war ragan ashaacirada falsafada ayaa dawakhisay

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 8 ปีที่แล้ว +2

    Wuxuu ku leeyahay odaygu daqiiqqdda 1::40:38 wax laga wado istiwaa lama yaqaan inuu ilaahay yahay iyo khalqiga yay ku sheegi doonaan وكان عرشه على الماء damiirku xataa kuma cadda tolow ilaahay u diiddee damiirkan suuratu huud aayadda 7aad

    • @sacdiyosiman971
      @sacdiyosiman971 5 ปีที่แล้ว

      Walaga saxsan yahy walal waxdn cilmi ulahen haku dagsoomin

  • @axmedkuunaciise9997
    @axmedkuunaciise9997 2 หลายเดือนก่อน

    Sh.saalax baarakallaah

  • @abdikarimaden3488
    @abdikarimaden3488 3 ปีที่แล้ว +2

    Yaa Allah shekhena umal noo barakeey

  • @xayyi3296
    @xayyi3296 ปีที่แล้ว +1

    Wahaabiyo weey Jabeen shiiq saalax ayaa dhulka lagalay ineey qalqalaan ayoow kukalifay

    • @somaliman8162
      @somaliman8162 ปีที่แล้ว

      😂😂war ma dhahdid shariif cabdulaahi baa dhulka la galay saalax wax xujaa maba keenin bee hal suaalna kama jawaabin

  • @rageahmed9069
    @rageahmed9069 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa dood cilmiyeed wax badan oo cilmaha laga faa'iidaayo

  • @khaalidcumar739
    @khaalidcumar739 ปีที่แล้ว +1

    Masha,aalh sheikh umal libaax

  • @CabulahiXarir
    @CabulahiXarir หลายเดือนก่อน

    War waagqn suufiyo way roonayd lkn hada shirki ayay dhex dabaalanayaan

  • @AdamHassan-kr1uh
    @AdamHassan-kr1uh 22 วันที่ผ่านมา

    Makaanbaa ubaahaday yaa yiri

  • @yussufnoor1160
    @yussufnoor1160 5 ปีที่แล้ว +6

    ashaariyinta Sheik umal baba messi ku noqdee

    • @ustaaddalxa
      @ustaaddalxa 4 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkkk waad iga qoslisey bahda sports ka oo dhanna waad ka qoslisey kkkkkkkk m

  • @libaanali.xassanwaafannaan2269
    @libaanali.xassanwaafannaan2269 7 ปีที่แล้ว +8

    Wahaabi yada waa bidcido

  • @ahmedduale7495
    @ahmedduale7495 5 ปีที่แล้ว +3

    Suufiyadu meesha waxba kuma hayaan

  • @LuqeMax
    @LuqeMax 2 ปีที่แล้ว

    Soomaaliyeey alle ka baqa diinta haddii aad jacashihiin diinta barta shiici iyo ashcari soomaalinimo sgeeganaaya ayaa soo baxay

  • @CrahmaanJucufe
    @CrahmaanJucufe 10 วันที่ผ่านมา

    Salafiyiinta m

  • @imaansh1590
    @imaansh1590 7 ปีที่แล้ว +6

    WALE WAHAABIYO MA XISHOOTO MA ALLAH AYEEY DHEHEEN KANEECO AYUU KU FADHIISAN

  • @Haghar2001-yd3hc
    @Haghar2001-yd3hc 25 วันที่ผ่านมา

    Dhamantoodu waxay radineyan waa jidka toosan

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 5 ปีที่แล้ว +6

    Wahaabiyo . waxba iskuma hayaaan . 3 towxiid diin ma sheeegin

    • @CabulahiXarir
      @CabulahiXarir หลายเดือนก่อน

      Way sheegtay jaahil

  • @jaamackaasimkaasim7696
    @jaamackaasimkaasim7696 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan umada soomali u sheega in wahaabiyo mujasimo tahay oo ilaah makaan u yeelen waa qaainin axaadista rasuulka been ka sheegan maadama shacabku aanu aad u aqoon axaadista lakin alxamdu lilaah quraanka been kama sheegi karaan oo shacabka yaqaan ok tusaale wadaadka camaamada gaduudan ee ah ninka 2aad ee umul ku xiga daqiqada 50:43 wuxu xadiska busoo deraray fi samaa mana kujirto fisama xadiska waa kan وروى البخاري (1241) عن ابْن عَبَّاسٍ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُمَا: " أَنَّ أَبَا بَكْرٍ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ خَرَجَ، وَعُمَرُ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ يُكَلِّمُ النَّاسَ، فَقَالَ: اجْلِسْ ، فَأَبَى، فَقَالَ اجْلِسْ ، فَأَبَى، فَتَشَهَّدَ أَبُو بَكْرٍ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ، فَمَالَ إِلَيْهِ النَّاسُ، وَتَرَكُوا عُمَرَ، فَقَالَ:
    " أَمَّا بَعْدُ، فَمَنْ كَانَ مِنْكُمْ يَعْبُدُ مُحَمَّدًا صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ، فَإِنَّ مُحَمَّدًا صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَدْ مَاتَ، وَمَنْ كَانَ يَعْبُدُ اللَّهَ، فَإِنَّ اللَّهَ حَيٌّ لَا يَمُوتُ، قَالَ اللَّهُ تَعَالَى: (وَمَا مُحَمَّدٌ إِلَّا رَسُولٌ قَدْ خَلَتْ مِنْ قَبْلِهِ الرُّسُلُ) إِلَى (الشَّاكِرِينَ)

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 4 หลายเดือนก่อน

    الشيخ حسان حسين اسد السنة

  • @user-hz1gr4kb8b
    @user-hz1gr4kb8b 6 ปีที่แล้ว +8

    Wahaabiyadu meesha waxba kuma hayaan
    Inay iska aamusan ayaa loo qaatey wallahi

    • @user-iq2ny9lq3l
      @user-iq2ny9lq3l 5 ปีที่แล้ว

      Xishoo jaahil yohow

    • @user-iq2ny9lq3l
      @user-iq2ny9lq3l 5 ปีที่แล้ว

      Aduga waxaan ku idhi ilaahy sbxwt miyaad asaga iska taqaanaa wuxuu quraanka $sunadu ku tilmaantay baan ku sheegaynaa mucadilyohow

    • @samo-wadedevelopmentorgani7716
      @samo-wadedevelopmentorgani7716 5 ปีที่แล้ว +1

      suufiyadii waa la buufiyey

    • @badridayib7729
      @badridayib7729 4 ปีที่แล้ว

      Subxaanallaah ala jahligu xumaa

    • @umumaaajidchannel7487
      @umumaaajidchannel7487 4 ปีที่แล้ว

      فقير إلى الله wlh benta ma ahn

  • @user-db9gq2zz1t
    @user-db9gq2zz1t 3 ปีที่แล้ว +1

    Mas alada mowliidka halke ka hela sxbiyal

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 8 ปีที่แล้ว +4

    Midda kale waa laga cilmi badanyahay suufiyada akhriskoodu xataa Luqada carabiga ragga ay la fadhiyaan waa dad wax bartay intay qasiido iyo hebel ku xumay ku jireen

    • @abokormohamed3241
      @abokormohamed3241 7 ปีที่แล้ว +1

      odayaashu waxay hayaan sheeka doodi ay dadka ku haysteen waa ladhafay war shiicada

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 7 ปีที่แล้ว

      Abokor Mohamed maxa tiri walaalkiis?odayaashu waxay haystaan hadal la yiraahdo la jiifiyaana bannaan sababtoo ah xadiiska ma bartaan fiqi iyo naxway ku qaataan waqtiga marka diintii inay qalbiga qoysaa la rabey wixii qooyyayeyna say rabaan bay u fasirtaan

  • @sacdiyosiman971
    @sacdiyosiman971 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilahow jahliga noga gargar kulaha allaha aad cabudesiin intu jira
    جهل لا بعدها جهل

    • @samirzain7212
      @samirzain7212 3 ปีที่แล้ว

      Waarun ee intuu jiraaa hada gaal aan Alle aqoonsaneen haduu kudhoho Alle intuu jiraa mxd dhihi

    • @user-qo2gc4wd1g
      @user-qo2gc4wd1g ปีที่แล้ว

      @@samirzain7212 hadaa dhaho samaduu jiraah maxan ugu jawabaa haduu i dhaho samada intaan la abuurin ka hor intuu jiray maxaan dhahaaa

  • @xasancdiiriye7658
    @xasancdiiriye7658 ปีที่แล้ว

    Mansha runtii suufiyadu doodan way ku jabeen

  • @OMARMOHAMED-jn5rk
    @OMARMOHAMED-jn5rk 8 ปีที่แล้ว +7

    alloow suufiyiinta noo daa xaqqa ayee mar walbo ku taagan yihiin
    kuwaan kale wahaabiyada ah walaalkaa dhiigiisa ayee kuu baneenayaan

    • @xamsexalane7079
      @xamsexalane7079 6 ปีที่แล้ว

      Wall diintaada baro cidna ha udaba fadhiisan

    • @abdirahmanhashi2774
      @abdirahmanhashi2774 4 ปีที่แล้ว

      Suufiyadu wayLunsanyihiin adna haku raacin baadida toobadkeen

    • @abdirahmanhashi2774
      @abdirahmanhashi2774 4 ปีที่แล้ว

      Hadaa yaaLaga baranayaa culimada mooyee