Episode 6: Naf-Hagrasho|Self-Sabotage |Kabasho|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 116

  • @omarabdirizakadam8415
    @omarabdirizakadam8415 2 ปีที่แล้ว +15

    Marka laga yimaado barnaamujka aad soo gudbinaysaa nuxurka uu sido oo wax loo dhigaa aanu jirin, haddana waxa aan aad uula dhacay afsoomaliga badhaxala ee aad is ticmaalayso iyo erayada cuddoon ee aad qalbiyada dhagaystayaasha iyo maankoodaba ku culaysid. Mahadsanid walaal kun jeer.

    • @Fsaqaf
      @Fsaqaf ปีที่แล้ว

      Waa runt wll , sida ay erayada af soomaaliya kale duwan ay u isticmaasha ayaaba ula dhacay🫡🫡🫡

  • @garaadsan.6191
    @garaadsan.6191 2 ปีที่แล้ว +23

    Am so proud of you Queen.Our community badly needs to hear more about mental health.Hadalkaaga fasiix, had gudbintaada nadiif, kuxeel dheeraantaada qurux.Ilaahayow kubarakee.

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  2 ปีที่แล้ว +4

      Jazaka Laah ❤

    • @AhmedadanAli
      @AhmedadanAli 2 ปีที่แล้ว +4

      Ilaaa xad waaa afsomali nadiif ah.
      Ereyada aad baad uxulatay.
      Waan ku bogaadinayaa wall.
      Alle hakuu gargaaro

    • @kamaaljamac3737
      @kamaaljamac3737 ปีที่แล้ว +3

      ​​@@hamdahussein.kabasho1:58 ALLE HA KU XIFDIYA; ALLE HA KAA ILLASHA ISHA DAD WEEYNAHA

    • @Abdijama-tm1cd
      @Abdijama-tm1cd ปีที่แล้ว

      cabdi

    • @Abdijama-tm1cd
      @Abdijama-tm1cd ปีที่แล้ว

      cabdijamacelmicom

  • @muneirnur7151
    @muneirnur7151 2 ปีที่แล้ว +23

    what Profound words with your elegant voice manshallah well done hamda hussein you are doing amazing and needed work 💯❤

  • @Anonymous-db5sx
    @Anonymous-db5sx 2 ปีที่แล้ว +11

    Mashaallah! You are so underrated Hamda. Hikmaad iyo aqoon ALLAHA kugu manaystey. Programme ka aad buu icawiyey ruunti. May Allah reward you and increase you in knowledge ya rabb. Thank you so much sister 🙏

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  2 ปีที่แล้ว +1

      Makes me happy walaalo , inuu ku caawiyay oo aad ka faa'iidday waa ii farxad ❤

  • @moliidalimuhumed2493
    @moliidalimuhumed2493 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid inbadan rabbi khair ha kugu badelo runti kaalin aad u muhiima ayaad buuxisay cilmiga iyo caqliga alla ha ku barakeeeyo

  • @amiiratulahlaam7845
    @amiiratulahlaam7845 2 ปีที่แล้ว +6

    Alla maxaa nolosha dhagxumadeda so maray marka walidku kala tago cunugu wax balba wuu arkaa maxaa eray qalbigeyga xanujiyay la idhahay on ooyay 😭 guuleyso Gacalo ❤️💪

  • @zahrayussuf6654
    @zahrayussuf6654 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah tabarakallah sis. Allah has bestowed upon you a gift and a blessing of beneficial knowledge and an amazing way of benefiting people with your knowledge. I pray that Allah SWT keeps guiding you and protecting you. Amiin.

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Tabarakalah luguma cunoo laguma cawryo walshay macaan qof qaaliya oo sharfan ayd tahay alle haku barakeyo
    Waxaan ka faa iiday ma qiyaasi karo waan ku duceeya marwalba waayo abaalban ku hayaa maalin walba waan dawada video kuwii hore iyo kuwa danbaba shukran walshay macan ♥️❤️❤️

  • @abdihakim7491
    @abdihakim7491 หลายเดือนก่อน

    Waan ka helay walahay
    Thanks you

  • @rabiehassan8923
    @rabiehassan8923 2 ปีที่แล้ว +3

    Dagalkan waxan bartey Hal todobaad ka hor
    Wali kama daawan baraha bulshada qof lamida inantan waa qof dhisan Diiniyan iyo guud Ahaanba have aqooneedka

  • @moe689
    @moe689 2 ปีที่แล้ว +3

    You are doing a priceless charity for all the Somalis by sharing your knowledge, wisdom, and fight for women’s human rights and equal treatment!

  • @FartuunNuur-f4p
    @FartuunNuur-f4p หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wall mcne ❤ 5:06

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Shoodhe Hamda🙏

  • @Ayaan-Mohumed
    @Ayaan-Mohumed 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mahadsanid wllshy gacalo alle haku sharfo haku karaaameeyo waxbadan ayan kaa faaiday 🥰❤🥰

  • @aqoonguud7523
    @aqoonguud7523 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah

  • @mohamedabdullahiabdi6553
    @mohamedabdullahiabdi6553 10 หลายเดือนก่อน

    Waan ku salaamay Ustad Hambalyo.
    Waxaan qabaa Comment yar, waa hadii aad iga Ogalaatide, Vedioyada meeshan kujira waxaad sameysaa inaan kuwa ugu hooseeya aad Kor geysid.
    Tusaale ahaan hadii aan daawado Part 1, meeshii laraby inoow Part: 2 ii Gudbiyo Hoose Ayuu kusii wedaa.
    Marka from Part 1 to part-----.

  • @Rabiyownabadbaadi
    @Rabiyownabadbaadi 2 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkk walaahi waxaan siniyada ugu qoslay maalintii wanaagaas isoo kordhay baa lay haleelay run badanaa waa inan yaroo ilaahay xigmad aqoon siiyay, ilaahayow ku dhowr adiga iyo waalidkas iyo intaad jeceshayba

  • @Filsandegan
    @Filsandegan 9 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaa allaah wllo

  • @iqramahamuddahir5293
    @iqramahamuddahir5293 ปีที่แล้ว +1

    Idam alle guulayso labada daroodba wlshy mcneyyyy 😊♥️👸

  • @alihassanhuseein1680
    @alihassanhuseein1680 2 ปีที่แล้ว +1

    Jasakallah kheir wll qalia Allaha ku barakeyo ❤ ♥

  • @aishahassan4772
    @aishahassan4772 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @hindajama5689
    @hindajama5689 2 ปีที่แล้ว

    Mashlaaah. Proud of you sister hamda.
    Ilaahy haka abaalmariyo wanAga aad nala jeceshy.

  • @aboubakerhassan2776
    @aboubakerhassan2776 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah et merci pour cet belle intervention, c’est vraiment intéressant from🇩🇯

  • @BoQorada36
    @BoQorada36 หลายเดือนก่อน

    Good

  • @suadohussein2770
    @suadohussein2770 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah walal hamda Allaha noo kaadaayo ajarna Allah hakaa siiyo 😍🥰

  • @nicmahomar6749
    @nicmahomar6749 2 ปีที่แล้ว +1

    Shurkan Ustada, Hamda.

  • @ismailibrahim5633
    @ismailibrahim5633 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah JasakaAllah Khayran xamada xuseen.

  • @habibahassan9289
    @habibahassan9289 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤. Masha Allah Illahay cilmiga ha ku barakeeyo

  • @samiiragurey6812
    @samiiragurey6812 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh abyo mahadsanid waxan ka helayba sida afsomaliga ugu raaxaysanysa

  • @cabdiqanisulaymaan994
    @cabdiqanisulaymaan994 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah, walaal Hamda Hussien. Barnaamijyada waa barnaamijka qudha ee barnaamijyadda soomaalida aan ka daawado. Xaqiiq ahaana hab tebintaadu way ka duwaan tahay kuwa kale. Rabbi aqoonta iyo cimriga ha ku siyaadiyo. Barnaamijyadda noocan oo kalena noso badi. Barnaamijka duco iyo dareen ee RAMADANTA isaga ka waran

  • @mustalifomahamudali1963
    @mustalifomahamudali1963 ปีที่แล้ว

    Mash Allah❤

  • @princesshappy7833
    @princesshappy7833 ปีที่แล้ว

    Mashalh abyo xamdi alalh ajar iyo xasanad haka siiyo wad na anfacday si aan la qiyaaasi karon episode 6 ayaan maraya mashallh xilo hore inan arkan jeclan laha lkn hadaan arkay mashallh abyo mahadsanid wlshy🥰❤

  • @tartanmarathon465
    @tartanmarathon465 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah wlllo allaah ha ku barakeeyo.

  • @maajidpupgerdevil4244
    @maajidpupgerdevil4244 2 ปีที่แล้ว +1

    You changed my life🤍 sister guulayzo🖐

  • @aqoonguud7523
    @aqoonguud7523 2 ปีที่แล้ว +1

    إ go ahead my dear Sister

  • @HiboMuse-v6z
    @HiboMuse-v6z 7 หลายเดือนก่อน

    10:02 wlhi Marxaladan ayaan maraya 😢 what I can do?
    Hada xidhiidhkan aan ku jiro sidaas ayaan ugu cadantoonaya

  • @sharmarkemohamoud2854
    @sharmarkemohamoud2854 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah qof wanagsan rabi jamo hakugu abaal mariyo

  • @shucaybkalinle6468
    @shucaybkalinle6468 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah, proud of you wll.

  • @hodanesse8265
    @hodanesse8265 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah alle ha ku xiftiyo
    Alle haka abaal mariyo wll

  • @fathiaabdi8777
    @fathiaabdi8777 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah Allah ha ku barakeeyo xigmada iyo aqoonta rabi kugu manaystay
    Aad ayay ii anfaceen barmaamujyadaa soo daysaa wanan la socdaa jazakalah khayr
    Wllo qaali haday suurta gal xagaaga ka tahay todobaadkii laba jeer nooga dhig aad ayaa loogu bahanyahay brmaamujyadan

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  2 ปีที่แล้ว +2

      Waan ku talo jiraa inaan laba jeer ka dhigo todobaadkii , mahadsanid gacalo ❤

    • @fathiaabdi8777
      @fathiaabdi8777 2 ปีที่แล้ว

      @@hamdahussein.kabasho adaa mudan xbbti qaali dumar

  • @suldanabdulahi4132
    @suldanabdulahi4132 2 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @ibnuahmed1740
    @ibnuahmed1740 2 ปีที่แล้ว

    It's precious series still am with thanks sister

  • @khadiijahassan374
    @khadiijahassan374 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abyo 🙏🥺

  • @nuryusufdiriye7561
    @nuryusufdiriye7561 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @ridwabilan9260
    @ridwabilan9260 2 ปีที่แล้ว

    Mnzha allh hamda husein gabadha kaliyen ku daydo alaha ku xiftiyo gacalo

  • @NemoOmarrr
    @NemoOmarrr 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllo qli aad bad u mahadsanthy🙏

  • @mariamabdifatah9934
    @mariamabdifatah9934 2 ปีที่แล้ว

    Masha'allah , waa xalqad wanagsn
    qeybaha kle
    hada bilabaya .

  • @Nsteho124
    @Nsteho124 2 ปีที่แล้ว

    Okay but how can I overcome it ???

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 2 ปีที่แล้ว

    Mansha alle tamaraka raxman mahadsanid wlo qali

  • @Abdifitah430
    @Abdifitah430 2 ปีที่แล้ว

    Shukran Walaasheen Hamda.

  • @hooyofitness3752
    @hooyofitness3752 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllo podcasts ma ledahay?

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  2 ปีที่แล้ว +2

      Haa walalao Kabasho Podcast waxaad ka heli kartaa
      Apple Podcast,
      Google Podcast
      Spotify & Overcast
      Mahadsanid ♥️

  • @hoodoabdirahman3766
    @hoodoabdirahman3766 2 ปีที่แล้ว

    Madsanid Walaalo hamda husain Alle haku sharfo❤💯

  • @Bashe12
    @Bashe12 2 ปีที่แล้ว

    Walaal qaali bal adoo mahadsan CABSISADA DAKA KALE LAGA CABSADO kasoo hadal

  • @dagancali4500
    @dagancali4500 ปีที่แล้ว +2

    Erayadaas maanka faqiirka ka ah waalidka ilmaha ku bar baariyo badanaa aduun Wxba ha isku mashquulin unbaa laku leeyahay

  • @shafiemohamed
    @shafiemohamed 2 ปีที่แล้ว

    i love your seasons #Hamda Hussein

  • @yuusufxareed7625
    @yuusufxareed7625 2 ปีที่แล้ว

    Mahad balaadhan wllo hamda❤🙏

  • @xayaatkef7425
    @xayaatkef7425 2 ปีที่แล้ว

    Mnshlh waa maduc iso jiitay inaguna badan bulshadaena dhexda

    • @bixihirmoge2004
      @bixihirmoge2004 2 ปีที่แล้ว

      Asc xamda Aad ban kusalamaya salankadib wassabkaga yanraba si aaN sualo kuwaydiyo

  • @xaalimuse3776
    @xaalimuse3776 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah jasa ka allah 😘

  • @daahirmursal638
    @daahirmursal638 ปีที่แล้ว

    ❤❤

  • @ceebla1617
    @ceebla1617 2 ปีที่แล้ว

    manshalah waa mawduuc wanagsan anigu shaqsiyan wxn ahy dadka aan kufiicnayn asxaab in layeesho waayo markan arko iney kolba isowacayan waqti badan oo wax wanagsan kuqabsanlaha iga luminayan waxnba kaqaada farxad yari wxn laqabsadey kali socodka sideban unoqda qof dadka sodhaweeya?

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  2 ปีที่แล้ว

      Dadka aad xulanaysaa ha noqdaan kuwo wax kugu soo kordhinaya oo aan waqtiga kaa luminayn , si fiirsasho leh u xulo 🙏

  • @subansuuban4924
    @subansuuban4924 2 ปีที่แล้ว

    ILLAAHAY DARTII BAAN KUU JECELAHAY ❤❤❤❤❤❤

  • @moe689
    @moe689 2 ปีที่แล้ว

    You are my hero!

  • @libanmilano673
    @libanmilano673 2 ปีที่แล้ว

    MASHALAH HAmda Hussein WALASHAY

  • @axmedshakir19
    @axmedshakir19 ปีที่แล้ว +2

    Hanbalyo walaal waxaad tahay qof wanaagsan waxaad tahay gabar afsoomaliga hodan ku ah waxaad tartan lagashay maxamed Xasan dhalo halsano galkacyaa haddaad jogto adiga kabadin waa in laguu furaa xarun dadka kula hadasho kula taliso TV cashiradaadu ka baxaan dadku waxay u baahan yihiin diintooda bartaan ku dhaqmaan baraarujin helaan dhiiragaliye helaan hogo tusaale helaan waxaad tahay gabar dadaaleysa hambalyo huuno waxaad dadka aan aadka u dhageysto adiga hamda xuseen .maxamed cige. maxamed omar. Waa dhalinyaro wanaagsan

  • @ibnuhaji1802
    @ibnuhaji1802 2 ปีที่แล้ว

    Ka waran hadii sidaad ku fikirtay ee waayitaanku tahay mid dhacaysa,adiguna aad rabto inaad isbedel samayso tacabna bixinayso...

    • @hamdahussein.kabasho
      @hamdahussein.kabasho  2 ปีที่แล้ว +4

      Adigu waxa aad control ku leedahay inaad niyad sami dedaal iyo filasho wanaagsan la timaaddo wixii kale ee dhaca ama control kaaga aan kujirin dib ayaad ka fahmi doontaa , haka sii hordhicin weeye dulucdu 🙏

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    +++++++++Familyyyyyy familiessss system Familyyyy

  • @asmamohamed8532
    @asmamohamed8532 2 ปีที่แล้ว +2

    Xamda kaabaay raxmaanku ha ku kaabo

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 ปีที่แล้ว

    Cod wanaag iyo Cashir aan meel laga helo aan jirin thanks

  • @xayaatkef7425
    @xayaatkef7425 2 ปีที่แล้ว +2

    Way fa'iidin umadu sidaan u faidany

  • @aqoonguud7523
    @aqoonguud7523 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlshy MUQaaLo aaD wax u Tar LEH ayd soo duBTaa

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Leeeee ttttttttt, Number soooooo easyyy number wax kuma ihi tantanay haweendumaar waan uwataaatii kujirtayba qiimobadan dumaroo khayrbadan lagufarxo iyoiyo.iyaaaaaaaaa fariidadataan 5555555555555555555555555555555.🖐❤🌸

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Miyaaa tiii lagaa soooo dhawaystay haweendumaar I bahyareey yarta gabadha khatraaaay haweendumaar waan uwataa.yarta lagufarho I naanayso badana waa leeyahay.yartaan haa ihihihihihihihii ihihihihihihihii offcourseee offcourseee offcourseee offcourseee tuud the girl farhiasflower happiness absuttlyyyy

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 2 ปีที่แล้ว

    We love 💘 you Hamda

  • @fadumoaxmed8529
    @fadumoaxmed8529 2 ปีที่แล้ว

    Wll xagee kaala soo xiriiraa adiguu qaaliya

  • @manaalali3033
    @manaalali3033 2 ปีที่แล้ว

    Hamda💔👸🏼

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Yartayarta,

  • @SuldaankaX
    @SuldaankaX ปีที่แล้ว

    Data. Warkaga. Magaranayo

  • @ismailali7223
    @ismailali7223 ปีที่แล้ว

    M.a ilahey hakaa abal mariyo

  • @cabdiduco5314
    @cabdiduco5314 2 ปีที่แล้ว +2

    Amaanta aqablaadeeda & eedaynta ka orodkeedu sow maaha uun ado Hog dheer u gallay rabitaanka & siday ku arkyaan dadka kugu xeerani?
    { وَذَا ٱلنُّونِ إِذ ذَّهَبَ مُغَـٰضِبࣰا فَظَنَّ أَن لَّن نَّقۡدِرَ عَلَیۡهِ فَنَادَىٰ فِی ٱلظُّلُمَـٰتِ أَن لَّاۤ إِلَـٰهَ إِلَّاۤ أَنتَ سُبۡحَـٰنَكَ إِنِّی كُنتُ مِنَ ٱلظَّـٰلِمِینَ }

  • @ahmedkayse4725
    @ahmedkayse4725 ปีที่แล้ว

    Sax

  • @iqramahamuddahir5293
    @iqramahamuddahir5293 ปีที่แล้ว

    Idam alle guulayso labada daroodba wlshy mcneyyyy 😊♥️👸