Hereri & Hargeysa: Nin Ku Nool Bali Gubadle Oo Waraabaha La Hadla

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ย. 2014
  • Hereri & Hargeysa: Nin Ku Nool Bali Gubadle Oo Waraabaha La Hadla

ความคิดเห็น • 255

  • @engahmedmuhumedali6594
    @engahmedmuhumedali6594 8 ปีที่แล้ว +21

    haduu siduu uhadlaayo wax ka jiraan waa deeq alle siiyay allena haw siyaadiyo dad badana alle shinbir hawga dhigo amiin

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 ปีที่แล้ว +1

    Allay lehe Sheikh Sancaani Waa Khabiir.
    Illahay ha Nabad gelyo
    Caafimaad Hel Illahay Idamkii

  • @sareedoaxmed1415
    @sareedoaxmed1415 7 ปีที่แล้ว +28

    soomaalidu xidigiska gaalada iyo saadaasha hawada cimilada ay cabiraan way ku qanacsan yihiin ninka soomaaliga ah ee xidigska wax ka yaqaan waa falalaw ayayku odhanayaan.hadaa ma gaalkaa xadiis idiin sheegay.

  • @jamaahmed2566
    @jamaahmed2566 9 ปีที่แล้ว +7

    waaaaaw in adag

  • @fawziHapiip
    @fawziHapiip 6 ปีที่แล้ว +24

    Kusoo dhawaada qabiiladii waraabaha:
    ukud iYo aakad iYo warda iYo nadiir iYo kooshin iYo dabaYl iYo ina qaYte bire iYo huluul iYo idiil iYo cagaY iYo reer balii iYo bahacali

  • @user-lm5ic1nb9w
    @user-lm5ic1nb9w 11 หลายเดือนก่อน

    Mashallh laakiin cilmiga halaga reebo

  • @mustafeige6028
    @mustafeige6028 5 ปีที่แล้ว +4

    Waa runtii waan amsanahay
    Uu jiraa xidgiska
    Somali rer waqooyi

  • @maxamedattack1916
    @maxamedattack1916 4 ปีที่แล้ว +2

    I,liked this video

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 4 ปีที่แล้ว +7

    C/salan herari waa wariyaha ugu qaalisan wariyayaasha soomaliyeed umada somaliyeed meel qaaliya ayuu ugu jiraa
    C/salan herariyaw soo gudbi wariye hibooyinka soomalida meelkasta

  • @bashiirmursal4516
    @bashiirmursal4516 5 ปีที่แล้ว +10

    Ninkan markaan qiimileeyey nin hibo uu alle usiiyey weeyan waxa qurux badnaan lahayd ninkan in cilmi lagala hadho

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 4 ปีที่แล้ว +7

    #Lipton kulahaaa Kan haduu Reer galbeed ahaan lahaa wxhu odhan lahaa Dunida anaaa leh

    • @abdimacalin4197
      @abdimacalin4197 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkk war ninku been buu shegayaa qoraxda ma isagaa yaqaana 70 habeen by maqnaata kulaha qoraxda

  • @hasanabiibesse7701
    @hasanabiibesse7701 7 ปีที่แล้ว +4

    salaamaad salaamaad

  • @khalidsaidmusekhalidyare7616
    @khalidsaidmusekhalidyare7616 5 ปีที่แล้ว +2

    Wa runtii meraha science ka baan kubartay maskaxbadanaa alle hakubarekeeyo

  • @mustafaali7419
    @mustafaali7419 7 ปีที่แล้ว +6

    Odayga daaya dad iyo duunyaba wakaa dawaynaya wuxuu u baahanyahay Sh, Wayn oo u kala cadeeya qaybta xaarantah geedaha laysku daweeyo xaaran MashAllah dad masakiinta ah oo madaxa Lagu dhuftay ayuu daweeyaa hadlay dhakhtarka ay tagaan lacag badan baa Laga Rabaa

    • @Naxariiso
      @Naxariiso 5 ปีที่แล้ว +1

      Odaygu waa shaydaan acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim

  • @jimcalekaafi5616
    @jimcalekaafi5616 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh nin ilhay hipo siyay markan qimiyay

  • @zacadcazr6627
    @zacadcazr6627 7 ปีที่แล้ว +2

    Haaye!Haaye.

  • @cabdiaxmed5025
    @cabdiaxmed5025 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle cimriga iyo caqligaba hku siyadiyo abtio xasan jafal

  • @user-fe9hy8cl8v
    @user-fe9hy8cl8v 4 ปีที่แล้ว +5

    التنجيم ليس من دين الله
    ولا يجوز الإيمان به

  • @maglowkuryoismaaciil6642
    @maglowkuryoismaaciil6642 4 ปีที่แล้ว

    m.a walle ninkan cilmi waa leyahy

  • @abdiazizcumeyr5491
    @abdiazizcumeyr5491 4 ปีที่แล้ว

    Waa sheydaan marhaduu foox kahadlay

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 4 ปีที่แล้ว

      fooxu waa udug adaa shaydaan ah

  • @hassanabdillahi4087
    @hassanabdillahi4087 5 ปีที่แล้ว +4

    Subxaanalaah

  • @zakariamowlid
    @zakariamowlid 5 ปีที่แล้ว +2

    Mazhallah aqoon yahan

  • @user-qh6ro1cu8g
    @user-qh6ro1cu8g 4 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله

  • @kowsarciise2522
    @kowsarciise2522 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @dacar
    @dacar 7 ปีที่แล้ว +5

    Mohamed Abdirahmaanoow odayga cilmigiisa waa wax ubaahan in labarto oo cilmi ah laakin markaad u isticmaasho qaab waxsheeg ah oo yeeris ah mafiicno laakin waa cilmi jira.

  • @khadarhassan74
    @khadarhassan74 7 ปีที่แล้ว +17

    Professor professor libaax libaax

  • @zakariesabrie2260
    @zakariesabrie2260 4 ปีที่แล้ว

    Abdizalan harreri qofkan xage kahela qofban ugesan laha hala igu xire

  • @abdallemahamed7590
    @abdallemahamed7590 6 ปีที่แล้ว +5

    Hhhhh abdisalam babul khawf uu ku riday kullaaah march 19 aan dhashee muxuu xaalkaygu noqonayaaàa hhhhhhh

  • @nasriinbashe5562
    @nasriinbashe5562 4 หลายเดือนก่อน

    Hooyaday ayuu kabay gacanta intay ka jabtay oo dhakhatirta kabninkoda ku bogsan wayday ilahay wu cafiyay hoyaday alxamdulillah

  • @yunisdini7969
    @yunisdini7969 6 ปีที่แล้ว +4

    Dadkaan ninkaan waa sixiroow iyo falanfaloow ku tilmaamaya bal ma ayaguu falay warde sixir iyo fal ku qafiifteene maskiinka dambi haka galina dadka jinka kasaristiisa iyo fahanka hadalka warabaha ayaa malaha ilahay u fududeeyay sabab ilahay wuu ku siin karaa wax dadka kale haysan sida fahanka hadalka waraabayaasha.

  • @waddanidhabah5610
    @waddanidhabah5610 4 ปีที่แล้ว +2

    Oday qudraad badana
    Hahahaha

  • @quullemaxamud1523
    @quullemaxamud1523 9 ปีที่แล้ว

    Waa in wax laga barta waxa uu taqaanay tacliinta mihiim u sh bulshadii Oo dhan

  • @axlaamkayze5169
    @axlaamkayze5169 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa ziwngzn

  • @tymmonsters3726
    @tymmonsters3726 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah somalidu wax iskuma ogola ..ninkaan warkiisa waxba kajira . Cilimigana in laga qora aya fic nan leheed

    • @tymmonsters3726
      @tymmonsters3726 4 ปีที่แล้ว

      Yaa ila qabo fikirkaas ah in ninkaan warkiisu macquul yahay

  • @billesanwaa5717
    @billesanwaa5717 6 ปีที่แล้ว +1

    M. A ugaska waa taqtaqtar iyo professor

  • @fataxaale
    @fataxaale 5 ปีที่แล้ว

    Abdilasalaan waa weriye rasmi ah africanku horta waa xaasid waana waxa halkaa dhigay hada ninkaasi geedkaa inuu sheego waa diidey subxanalah

  • @midigle
    @midigle 4 ปีที่แล้ว

    Acuudu Billaah Mina Shaydaani Rajiim

  • @nasrudiinkhaalid9443
    @nasrudiinkhaalid9443 5 ปีที่แล้ว +4

    Wax badan ayuu ka war hayaa.

  • @ibraahimxasan.4793
    @ibraahimxasan.4793 4 ปีที่แล้ว

    Alla ma saaxirbaaa

  • @adooncabdirashid6994
    @adooncabdirashid6994 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @saadaq2197
    @saadaq2197 5 ปีที่แล้ว

    Faataale weyn 😂😂

  • @saidsonayusuf6526
    @saidsonayusuf6526 5 ปีที่แล้ว +2

    war illeen waraabuhu qabiil bu lahaa
    wa midgankee🤣🤣🤣

  • @abdikhaliif9354
    @abdikhaliif9354 4 ปีที่แล้ว

    Ninkani halaga faidsto

  • @saynabahmed2134
    @saynabahmed2134 6 ปีที่แล้ว +9

    waa khuraafdale wayn. alla hayaay kanna maynoo soo fadhiisty universal laxawla wala quwata illa billah

    • @daalloshow1713
      @daalloshow1713 5 ปีที่แล้ว

      Waa khuraafadle ku laha aptio wax iska hupso ninkan anaga si toosa isku naqaana wana arky dad badan oo uu daweeyey marka hubsiimo halpa la siistaa

    • @samiraomar5388
      @samiraomar5388 4 ปีที่แล้ว

      @@daalloshow1713 wllo numbeekisa mad haysaa khyr allehakusiiye

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi494 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk
    NINKA GEEL KABAY
    Oo siduu u #QABTAA

  • @manlikezakaado6135
    @manlikezakaado6135 4 ปีที่แล้ว

    Wa waree afsomaliga adakaa bismllahiyow

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 3 ปีที่แล้ว

      Wa afsomaligii saxda ahaa e rer woqooyi iyo ogaadeen ku hadlaan

  • @hanaaxmed4528
    @hanaaxmed4528 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @gamaadiidmedia9553
    @gamaadiidmedia9553 4 ปีที่แล้ว

    Ugu horayntii waxan ahaa professor

  • @wiilwanaaagsan6794
    @wiilwanaaagsan6794 5 ปีที่แล้ว +2

    7:10

  • @siciidcalaqan3290
    @siciidcalaqan3290 6 ปีที่แล้ว +5

    Waraape lahadl
    Ayaapaaa 1000 sano ka hor

  • @abdirahmanelmi4347
    @abdirahmanelmi4347 6 ปีที่แล้ว +2

    3:10 😶

  • @mrakjunior
    @mrakjunior 7 ปีที่แล้ว +2

    97% aqoonti dawo dhireedka way luntay oo cilmigeedi laga ma reebtin dadki yaqiinay waxayna eheed aqoon kumaneeyo sano aruutay o tayadeeda aad u sarayday mar marka qaar waxaa dhacday marki bukaan lagala so quusto magaloyinka waween in ilahay qof dawa dhireed yaqaan ilahay cafimaad ka siiyo qofkaa. Inta harsan wa in dag dag lo qoraa intay daba qabasho leedahay

  • @hamzeducale1236
    @hamzeducale1236 6 ปีที่แล้ว +5

    illahay ay haybad u siyay

  • @midigle
    @midigle 4 ปีที่แล้ว

    Khuraafaad

  • @hanadabdinasiib1857
    @hanadabdinasiib1857 5 ปีที่แล้ว +2

    Cajiib

  • @S_L_P_N9838
    @S_L_P_N9838 3 ปีที่แล้ว

    Waa hibo allekusiyo

  • @mubarakabdihirsi1279
    @mubarakabdihirsi1279 3 ปีที่แล้ว +1

    Xidigis iyo waxaasi ma haboona, dadkanina waxay ka sheekeeyaan wax ay dhowr jeer oo is xig xiga ay arkeen kaa soo ay uqaateen dhab. War hadda howlahan Rabi subxanahi watacalla ayaa ku shaqo lehe faraha halagala baxo.

  • @sharmaakecabdi402
    @sharmaakecabdi402 7 ปีที่แล้ว +4

    haa Way jiraan Dad waraaba lahadali

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi waan naxey markuu yiri
    Cabdilaahi gaafun
    Waayo anaa leydhahaa
    Inuu aniga i sheegin moodey
    Lkn waa nin klee hhh

  • @cabdicasiisdayax2374
    @cabdicasiisdayax2374 ปีที่แล้ว

    WaaR ninki waa qoloma talow aniGu axmed faarax ahay

  • @shrguutaale1
    @shrguutaale1 7 ปีที่แล้ว +5

    hhhhhhhh qolyaaa hargeysaaa massage usooo dira ninkan hhh

  • @mustafeahmed3942
    @mustafeahmed3942 7 ปีที่แล้ว +14

    hhhh waxaaa la ska sheeganayaa tittle ah proffesor libaaaax

  • @cabdilahicali9379
    @cabdilahicali9379 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh w ukud iyo reer nadir hhhhh

  • @maxamedaadan6815
    @maxamedaadan6815 4 ปีที่แล้ว

    My xubi.

  • @toqoshimilixle5897
    @toqoshimilixle5897 ปีที่แล้ว

    Ninkan lanbarkiisa ii soo sheega pls

  • @engzayidmohomedjuube4711
    @engzayidmohomedjuube4711 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaa in odaygan oo kale loooga faaa idaysto weeye

  • @abdihassan689
    @abdihassan689 7 ปีที่แล้ว +10

    hhhh oday ka yaabiyay c/ salaan herari lkn musaxanyahay mise wuu qaldan yahay

  • @mawliidcabdi7653
    @mawliidcabdi7653 3 ปีที่แล้ว

    Macaac hayasin wariyaw

  • @fatimasaed6838
    @fatimasaed6838 4 ปีที่แล้ว

    Odaygan cilmigiisa waa iga yaabiyey..

  • @ahmedlove1095
    @ahmedlove1095 5 ปีที่แล้ว

    *inta warapaaha ka booday hehehe lkn sida kle waa nin adag..*

  • @hamzeducale1236
    @hamzeducale1236 6 ปีที่แล้ว +7

    alaa wan aqan odaygaan wle waa xasan hhhhhhh

    • @mohamedmustafe5395
      @mohamedmustafe5395 4 ปีที่แล้ว

      hamze ducale123 bro ninkan ma taqana wll iisheg hada taqano

    • @cabdiraxmaanyare4665
      @cabdiraxmaanyare4665 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedmustafe5395 imikaan wada joognaa ba Xasan Nuur Amarre Jafal

  • @maxamedmaaweel1871
    @maxamedmaaweel1871 5 ปีที่แล้ว +2

    Wanankii iyo idihiina way isu daateen io maqashii. Oo inaar kaalaya waraabuhu ma qabiilu leeyahay . Tolo libaaxu ma leeyahay markaa.

  • @abdiladifawil2085
    @abdiladifawil2085 7 ปีที่แล้ว +5

    somali ki dibna ha kala qadaba waxbay ja shegayaan bal maxay ku haystaan aqonyahanka waa cada shaqamed mid walbaa

  • @abdiali3111
    @abdiali3111 5 ปีที่แล้ว +4

    Mushtar Iyo oogle Iyo libton, inta kala waa dhicitan sida xidigq saxal iyo shamsa waa yaab odayga wuxu akhrinayo ma quran baa lugu sheegay mise xadiis

    • @nationalhereo7015
      @nationalhereo7015 4 ปีที่แล้ว

      Lipton wxu ka wada neptune sidan u fahmay

  • @z012y
    @z012y 4 ปีที่แล้ว +3

    _Somalidu wxba iskuma ogola wllhi Odayga Cilmigiisa ku ixtiraama wuu idiin faa’iideeyee_

  • @ibnumc4503
    @ibnumc4503 6 ปีที่แล้ว +1

    Qoladaa reer waraabe ee ilma qaayto buro

  • @ahmedsaleebaanali6496
    @ahmedsaleebaanali6496 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhhhhhhh sida waraabahaan u ciyaa kulahaaa

  • @asiahussein8481
    @asiahussein8481 5 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhh somalidu maxay fasakhanty haduu caydaan ahaan lahaa lion buu soo qorilahaa

  • @TheBenjamen01
    @TheBenjamen01 8 ปีที่แล้ว +1

    waxaan u malaynayaa inuu yahay saaxir, waayo waxan uu sheegaya inaba caadi ma ahan, kolkaa waa saaxir ninku

  • @jimmyali2306
    @jimmyali2306 9 ปีที่แล้ว +1

    Waraabe la hadal SUBXAANALLAAH

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 7 ปีที่แล้ว +2

    Af

  • @salmah3062
    @salmah3062 4 ปีที่แล้ว +1

    Weligy wxn ma mqlin kitaabna kuma arkin diintu wey dhmystiran thy o nabigeena muxamed scw ayaa no sheegy sheekadan wxy ila egthy sheeko sixiroole wa ani sidy ila thy

  • @adooncabdirashid6994
    @adooncabdirashid6994 5 ปีที่แล้ว

    Dhamana

  • @al-baanichannel6091
    @al-baanichannel6091 4 ปีที่แล้ว +4

    C,salan hereri wariye wanag san lkn mid ban ku xasusta markan dawado haye haye

  • @tawakalyare8352
    @tawakalyare8352 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan ahaa proffisor

  • @SUHAYBAxmed-kw4no
    @SUHAYBAxmed-kw4no ปีที่แล้ว

    Waa benale

  • @balqiisbeautycooking-show8985
    @balqiisbeautycooking-show8985 7 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhh warabaha qabiil bu leyahay miyaa

    • @xayleyuusuf1089
      @xayleyuusuf1089 6 ปีที่แล้ว

      shirki weyaan ninkaaan waxa xa uusheegayo xudigaha allaah kaa magan galney

  • @sahraganda131
    @sahraganda131 4 ปีที่แล้ว

    Wa sixi roole. Dawada dadku way ka wayan ku laha Waraabuhu. Wa faalalow isaguna. Indhaha hala furto

  • @daruurofficialmedia8708
    @daruurofficialmedia8708 5 ปีที่แล้ว +4

    ninkaan cilmi buu leeyahay Gaalada ini wasta soomaliyaya war maxaa dhalay si xun udhinta war baaweeye daaya meerayaasha ninka saxda u yaqaan waa nin kaan

    • @ahmtsydney3598
      @ahmtsydney3598 5 ปีที่แล้ว

      Nadiiro Nayruus officiall Horaadada Kuhayzta nayruusey

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade 2 ปีที่แล้ว

    28 god ee dayaxu fadhiisto
    Faraaci,7
    Naafo7
    Dirir 4
    Daalalo 4
    Cirir 6

  • @alahlemuse2997
    @alahlemuse2997 6 ปีที่แล้ว +1

    Dabcan somalida qaaebadan ayaa yaqaana dawo dhaqameedka iyo waraabe lahadlkaba dabcan waa cilmi la barto

  • @zacadcazr6627
    @zacadcazr6627 7 ปีที่แล้ว +5

    Haaye!Haaye😂
    Dayax madaa maamula
    xalay halkasu joogay caawa halkasu joogayaa kulahaa😂😂😂

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 4 ปีที่แล้ว

      waxan cilmi maxaal lagu ogaada narka u dhacayo dayax nadoobaadku waa cilmi la barto

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 11 หลายเดือนก่อน

      SUAL INTAAN SAACADAHAN SO BIXI WAQTIYADA SHEEGAYO HABEENKII IYO MAALINKII SIDII XILIYADA SALAADA LOO OGAANI JIRAY HABEENKII AADANKA HORE IN LA GAARE SIDEE LAGU OGAANI JIRE WAXAASO DHAN CIRKA UMBAA LAGA OGANI JIRE HABENKI XIDIGAHA AYA LAGA OGANI JIRE

  • @suldaand
    @suldaand ปีที่แล้ว

    Fadhigedu waa hindiya kk

  • @abdikhaliif9354
    @abdikhaliif9354 4 ปีที่แล้ว +1

    Hibada ilahay bixiyo wey ku yrty aduunka sida ninkani ilahay ha daayo

  • @abukarxabeebalshareeco4886
    @abukarxabeebalshareeco4886 4 ปีที่แล้ว

    Warabahana wuu yaqanaaaaa

  • @abdulaziizali7890
    @abdulaziizali7890 3 ปีที่แล้ว

    Kkk ala benta

  • @sayidcalimaxamed7477
    @sayidcalimaxamed7477 3 ปีที่แล้ว

    Qaaradahaa somaliya kulahaa

  • @mohamedabdirahman4433
    @mohamedabdirahman4433 8 ปีที่แล้ว +9

    Waa falalow shirki iyo belo ka sheekeynaya yaan la aaminin waa waax alle ku fidneynayo uun . Waxan alle uga baryin inuu towbada waafajiyo si aanu shirkiga iyo qusbuculaadka ugu dhiman

    • @mukhtarcabdirahman1369
      @mukhtarcabdirahman1369 5 ปีที่แล้ว

      Aaar nacasbaa tahy odeyga afka kala bax ilahybaa aqoon siiyeye

  • @axmedcabdi928
    @axmedcabdi928 2 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @zuldanahmedmataan6328
    @zuldanahmedmataan6328 3 ปีที่แล้ว

    Ninkn Goograaphyga haynoo qoro