Abwaaanada deegaanka Guulane oo shirib ku cabiray dhibaatadii khawarijta ku hayeen 15 sano.
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2023
- Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews
MADAXWEYNE HASSAN SHEEKH CIMRIGIISA INTA KA DHIMAN MADAXWEYNE AAN DHICIN ILAAH HAKA YEELO YAA RABI AAMIIN.
Madaxweene xasan sheekh 💖 👍 💖💖💖❤️🔥💖💖💖💯💯💯💯💯🫶🫶🫶🫶😍😍😍😍😍😍💖💖💖💖💖💖
Asc Masha allahi alle ha no xifdiyo xafidullahi Dalxureye Mudane Xasan Shiikh Maxamud waa kas idiinka kiciyay Cadawgi💯❤️
Maasha Allah illaahow nabada noosaaide ❤❤❤
MADAXWEYNE HASSAN SHEEKH DALKII IYO DADKII AYUU XOREEYEY EE ALLAHA XIFDIYO YAA RABI AAMIIN
Xasanaa xureeyayeeee❤❤❤
MADAXWEYNE HASSAN SHEEKH HORTIIS XOOLAHA MASAAKIINTA HAWIYE XOOG AYAA LAGU XAABSAN JIRAY WAA RUNTIIS. ILAAHOOW HASSAN SHEEKH MADAXIISA KOR KA DHIG YAA RABI AAMIIN
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kkkkkkk ilaa nimanka balayaa agfariisatay arwaxaa kalo kasixumayd
WAA RUNTIIS XALAADA WEEY SII XUMAAN LAHEEYD, HADII AY XUKUNKA SII HAAY LAHAAYEEN FARMAAJO DIKTATOOR DIINLAAWE IYO FAHAD YAASIIN ARGAGIXIYE ILAAH AYAANA UMADA DHAAFIYAY. MADAXWEYNE HASSAN SHEEKH ILAAH AYAA UMADA UMADA U KEENAY
Farmaajo ka hor shabaab wadan aka ma joogin miyaa ?