ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Sidee u dhacay Howlgalkii lagu soo soo qabtay Horjooge Garoobshe ee Ciidanka ka sameeyey Ceeldheer.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2023
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 14

  • @user-zn9ck4wk5l
    @user-zn9ck4wk5l 9 หลายเดือนก่อน +2

    Asc Masha allahi alle ha idiin barakeyo guul iyo gobanimo Ciidankena alle ha xifdiyo xafidullahi🤲❤️💯

  • @aweesabdullahali1633
    @aweesabdullahali1633 9 หลายเดือนก่อน +2

    Guul iyo gobanimo ciidanka xooga qaranka soomaaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 9 หลายเดือนก่อน +2

    Qawariijta Allaha jebiyo Allaha tirtiro Allaha suuliyo

  • @abshir5782
    @abshir5782 9 หลายเดือนก่อน

    Wlh raga ku Soo qabta😅😅 raga ragaa dhaaf kula waa lagu maqan yahey insh allah 🙏 guuleysata dadkey ciidankeyga guul 😊

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 9 หลายเดือนก่อน +2

    Qawaarijta cadaabta Allaha kufogeeyo

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 9 หลายเดือนก่อน

    daalimiinta khawaariijta wakhtigoodu waa dhacay idam alle dhamaan gacanta dawlada ayay soo gali doonaan guul soomalia

  • @fartuncali1709
    @fartuncali1709 9 หลายเดือนก่อน +1

    Iska buriya y.farey. xusul. M.cajiin waa teem shuwaarma shaahi

  • @ahmedaweys9854
    @ahmedaweys9854 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waceysle Gumeysi Mataagero Dhiig waceysle

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 9 หลายเดือนก่อน

    maxkamada ha la geeyo ileyn isaga waa la so qabtay isaga dhibaato ka shaqeynayay

  • @sahroyahyedamey6794
    @sahroyahyedamey6794 9 หลายเดือนก่อน

    Below kugu dhacday.

  • @cabdicabdi9429
    @cabdicabdi9429 9 หลายเดือนก่อน

    Garoobshe meeqo naag uu furay😂😂😂

  • @fardosodibad1998
    @fardosodibad1998 9 หลายเดือนก่อน

    Iyaaaa caawa ceeldheer ma seexaneysaan mise waad carowdeen?

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wakhti badan yaan lagu lumin horay Tiirka haloogu xiro waayo waa muteystay,khawarijta waxaa kaxun midka lasoo Adeegsado.