Shariikada Nagaad Organics alaabta dabiici ah- Beauty & Wellness ay ka samayso Fooxa/Beeyada.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 55

  • @rawdahahmed8102
    @rawdahahmed8102 10 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha Alaa tabaraka Laa Alaa yabaarik, adna mahadsanid C/Salaam Heriri oo nasoo gaadhaadhsiiyay , honestly one of your best Programs , thanks again walaalo .

  • @ibrahimhirsi7264
    @ibrahimhirsi7264 10 หลายเดือนก่อน +4

    Aad iyo aad baad u mahadsantahay Cabdisalaan. Waxaad noo soo duubtay xog aad iyo aad u muhiima. Marka taa laga tago arinta ganacsiga Nagaad company waa kayd Soomaaliyeed oo u baahan ilaantiisa ilaa laga helaayo dowlad Somaaliyeed in Shaa Allah.

  • @عبدالحكيمعبدالله-ح1ظ
    @عبدالحكيمعبدالله-ح1ظ 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Allah idiin Barakeeyo Ganacsiga ABDISALAN waad mahadsantahay

  • @adenaden9242
    @adenaden9242 10 หลายเดือนก่อน +2

    Entrepreneurs germinate ideas, nurture and develop them successfully acheiving their objectives of realizing huge profit under extra ordinary circumstances
    Congratulation Prof. Dahir Ahmed Kulanle

  • @Tahir-r7w
    @Tahir-r7w 9 หลายเดือนก่อน

    Masha'alah (wonder full) horey u SOCDA (don't give up)

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 9 หลายเดือนก่อน

    Excellent aad ba uu ficanyihin, horumar wacan. waxan filaya uun inad noqotan dadka dhulkooda dhisa oo wax kuso celiya aqoon ah.
    Dhinaca kele mar hadad dhirti iyo deganki ka ganacsanaysan focuse saartan sii geedahas wacyiglen badan ummada Somali loogu samayn laha si loo xananeeyo loo dhawro oo faidadan kele ay uu leedahay dadku fahman.

  • @adnanyasin8987
    @adnanyasin8987 10 หลายเดือนก่อน +3

    Great initiative! Well done guys

    • @abdiqaniabdirisaq1135
      @abdiqaniabdirisaq1135 10 หลายเดือนก่อน +2

      Muuqaalku soomaali buu ku baxayaa, faalladana soomaali bay tahay in lagu qoro, markaa "soomaali" qor

    • @ahmedyusuf7439
      @ahmedyusuf7439 9 หลายเดือนก่อน

      @@abdiqaniabdirisaq1135😂😂😂😂😂

  • @YoussoufMohamed-kz2gm
    @YoussoufMohamed-kz2gm 10 หลายเดือนก่อน

    Masha'allah waa khayre soomaalidu haka faa ii daysato farsamadan qaaliga ah

  • @mohameddahir770
    @mohameddahir770 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalah aad iyo aad Waa figrad cajiib ah

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 10 หลายเดือนก่อน +3

    Ramadan Mubarak

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah keep going

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 10 หลายเดือนก่อน +2

    Waa shirkad shaqaystay laakiin waxaan jeclaan lahaa inuu Dalkana weshed ka sameeyo.

  • @HIIGSITRAVEL
    @HIIGSITRAVEL 10 หลายเดือนก่อน

    runti somalidu iskuma faraxdo aniga cawa ayaa igu horeyso combanigan mansha allah ayaa leyahay horey u socda farxad ayeey ino tahay somali calamka wax la qeybsata

  • @aliaweys1211
    @aliaweys1211 10 หลายเดือนก่อน +3

    Herari wa toshka kanacsiga waa isku xiraha baahanaha iyo u baahanaha ama haybiyaha iyo hayaha

  • @funy194
    @funy194 10 หลายเดือนก่อน +3

    Waa wax lagu dayado dadk wa inay samaystaa shirkado wax soo saar leh waa la hormarayaaa, africa waan ka danbaynaa waayo dalalka african kale shirkado ayey leeyihiin waxkastaa way so saraan xataa baris iyo sokor kama liidano anaga ayaa leesi nahay

  • @LeilaDonghi
    @LeilaDonghi หลายเดือนก่อน

    Asc walaal daahir tel ma heli karaa waxaan kala hadli lahaa arin muhiim ah
    Mahadsanid

  • @shacabkafariid1827
    @shacabkafariid1827 4 หลายเดือนก่อน

    I always wondered markaan yaraa ee Somalia 🇸🇴 joogey waxan arki jiray markaad wax ku dhufatid caano ka soo dhiiqan oo aan markaa xanjo ka dhigano mid waxaa jira qandhada loo cuno mid waxaa jira dharka lagu dhaqdo mid waxaa jira carfa oo subaga lagu daro waxaas oo dhan waa wax products laga soo saari karo waana faro badan yihiin laakiin cid ka faaidaysata malahan ma ogtahay 🛞 shaaga baabuurta ama waxa rubber ka ladhaho geedka cinjirka laga sameeyo

  • @MohamedTahliil-bf2bg
    @MohamedTahliil-bf2bg 9 หลายเดือนก่อน

    Aad bad u mahadsantahay herari

  • @dahirciise1009
    @dahirciise1009 10 หลายเดือนก่อน +5

    Thanks. Shaqo ficn

  • @Masturo-y5c
    @Masturo-y5c 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 9 หลายเดือนก่อน

    Cabdisalan Hereri kamarad fiican oo HD ah ha loo raadiyo.
    Wiilashan Videos ka duuba uu sheega isaga iibsanaye idinka waxba idinkaga bixi maayane.
    Shaqada uun bay idin sii hagajinaysa waxba idinka xumayn mayso.
    Hadad doontan commentska tusa.

  • @jgorgor8604
    @jgorgor8604 10 หลายเดือนก่อน +3

    Waa dadkii ugu horeeyey oo Somali ah oo gartay dalkoodu wuxuu qaniga ku yahay inay warshadeeyan oon arko, waxa dhiman inaan aragno xoolaha sidoo kale iyo kaluunka iyo beeraha.

  • @hassanabdula
    @hassanabdula 10 หลายเดือนก่อน +1

    Web laga iibsada maleeeyahiin abdiyoow?

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah

  • @mctech9639
    @mctech9639 10 หลายเดือนก่อน +5

    Make your website more easy to make shopping.

    • @sabrinbrown8103
      @sabrinbrown8103 10 หลายเดือนก่อน

      Hey what is the website please

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 10 หลายเดือนก่อน +1

    Good ❤

  • @Soomali289
    @Soomali289 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha Allah ganac Siga alaha idiin Bara keeyo xafiis MA ku Lee di hiin south Africa waxa na waree riyay wax bilaa tayo ah

  • @mahadfarah
    @mahadfarah 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sharciga dastuurka somalia halagu daro in qofkii geed dhuxul u gooyo dil lagu xukumo si somalia ay a u noqon dhul lama degaan ah oo dhulkuna u nabad guurin

    • @CaafiTiens
      @CaafiTiens 9 หลายเดือนก่อน

      Naf in la koyo baad ku talineysaa. Subxannalah. Allah ha ku soo hanuniyo

    • @mahadfarah
      @mahadfarah 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@CaafiTiens dhulkii somaliyey waa la xaalufiyey dhirtu waxaa ku jira kuwo aan la taban oo aan la goynin dhulka roobku kuma dayo somalia adiga warama haysid

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 10 หลายเดือนก่อน +1

    Dhukena nimca fadhida 🎉

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 10 หลายเดือนก่อน +2

    Somali Waxaan dan Weey Haystaan 😮😮Longest sea 🌊 line but Wax inyar xitaa Faido kuma qabaan,Faidadotha Dan Wa Laandere ahay 😂😂😂

    • @CaafiTiens
      @CaafiTiens 9 หลายเดือนก่อน

      Laandheere wax dareen

  • @fesalgbasa8383
    @fesalgbasa8383 10 หลายเดือนก่อน

    Maash Allah

  • @abdirizaksheikh9699
    @abdirizaksheikh9699 10 หลายเดือนก่อน

    My brother use to distill and send USA.

  • @Kw58437
    @Kw58437 10 หลายเดือนก่อน +1

    Manshallah

  • @abdirahmanmaxmud3947
    @abdirahmanmaxmud3947 10 หลายเดือนก่อน +1

    C.salaam hereri

  • @YoussoufMohamed-kz2gm
    @YoussoufMohamed-kz2gm 10 หลายเดือนก่อน

    Mudane geedka waadhida xabag tiisa kawaran ma Rabtaa warshadu?

  • @abdirizaksheikh9699
    @abdirizaksheikh9699 10 หลายเดือนก่อน

    This product is highly known my family my father and my brother but distlls and send U,s,a.

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 10 หลายเดือนก่อน +3

    Dadkan somalide shaqa la. Aantu dishay mxd ushaqaalysiinwaydeen

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n 10 หลายเดือนก่อน

    Taantii cadaadley in aan aado weeye oo xabag cadaad ka soo goro waxaaan tagay dalka anoo america ka tagay markii aan baadiye tagay xabagta iska cunayey caadi maaha

  • @AH78078
    @AH78078 10 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nasrinibrahin1881
    @nasrinibrahin1881 10 หลายเดือนก่อน +1

    Allahuma Bareek

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 9 หลายเดือนก่อน

    Naga illaali walaal kkk

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 10 หลายเดือนก่อน

    Adigu Hareeri kii oo runta miyaa tahay

  • @americanroadtransportation4819
    @americanroadtransportation4819 10 หลายเดือนก่อน

    NAGAAD ALAABTA AYSOO SAARTO HADAA USA JOOGTO
    WAXAAD KA HELI KARTAA MINNESOTA. SEATTLE WA. COLUMBUS OHIO. LOUISVILLE KENTUCKY. ATLANTA GEORGIA .DENVER COLORADO DHAMAAN STATES KALE MARDHOW WAA LAGAARSIINAYAA
    WAREHOUSE KA WAYN WUXUU KU YAALAA HOPKINS MN

    • @HG00951
      @HG00951 10 หลายเดือนก่อน

      Asc walaal Canada gar ahan Toronto malaga hela wll? Thanks 🙏

  • @mahadfarah
    @mahadfarah 10 หลายเดือนก่อน

    Webside soo qor online idinka gadanee

  • @roobdaydayroob8439
    @roobdaydayroob8439 10 หลายเดือนก่อน

    HORMUUD aaway oo ganacsi waliba dadka ka daba-gala kana bursada.

    • @dahirhassan7508
      @dahirhassan7508 10 หลายเดือนก่อน

      Somalia ayee dadka ku dhacaan oo waa local wali her calami nagaarin

  • @mohamedf8977
    @mohamedf8977 10 หลายเดือนก่อน

    Herari wa toshka kanacsiga waa isku xiraha baahanaha iyo u baahanaha ama haybiyaha iyo hayaha