Wizbii iyo Ck kumaa guulaystay? Shiine Culay oo kala reebay ~ Reaction

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • Wizbii iyo Ck kumaa guulaystay? Shiine Culay oo kala reebay ~ Reaction.

ความคิดเห็น • 2.2K

  • @muhudinali4688
    @muhudinali4688 3 ปีที่แล้ว +548

    Shine Culaay,last night you made my night yet I'm watching till now....you're the funniest TH-camr Man🤣 🤣 😂

    • @aal-rl2pb
      @aal-rl2pb 3 ปีที่แล้ว +4

      Kulamid wlhi saan ugu ceshenayay 😂

    • @sadecaliisxaq609
      @sadecaliisxaq609 3 ปีที่แล้ว +4

      Aniga waane dhagesawayey waxane heesna lama dhehekaro hadal ragna lama oronkaro walahi, 😂😂😂😂😂😂

    • @muhudinali4688
      @muhudinali4688 3 ปีที่แล้ว +1

      @@aal-rl2pb wanku waata

    • @muhudinali4688
      @muhudinali4688 3 ปีที่แล้ว

      @@sadecaliisxaq609 😀😀😀

    • @INDHOCADE312
      @INDHOCADE312 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi me 2 shiine Bob smoke u r update athy

  • @ikacaseilkacase2726
    @ikacaseilkacase2726 3 ปีที่แล้ว +712

    Adigoo amusan hadaa aqrineyso comments like dhac kusii😂🤣

    • @mabaxayijr1285
      @mabaxayijr1285 3 ปีที่แล้ว +1

      Ano qeelayo maa aqri lahay😂

    • @mohlucky8688
      @mohlucky8688 3 ปีที่แล้ว +2

      Hh sxb wlhi amusnan ban ku aqriyey .wana iska saary hhh legnd

    • @mabaxayijr1285
      @mabaxayijr1285 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mohlucky8688 😂😂

    • @farhiafagadhe1273
      @farhiafagadhe1273 3 ปีที่แล้ว +1

      Comment adoo Aamusan Akhri lkn in yar dhoola cadey 😂😂😂😂TH-cam FARHIA FAGADHE soo booqo subscriber🥰❤❤

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 3 ปีที่แล้ว

      Ado amusan marka arkay kor ayan uqeyliyay sida kuwa amusan like sarayo uga mid noqon 🤣🤣

  • @matanahafanka6697
    @matanahafanka6697 3 ปีที่แล้ว +437

    Kusaliya xapiipkeena muxameda scw🙏

  • @khadargeljire931
    @khadargeljire931 3 ปีที่แล้ว +203

    Ku saliya nabigeeni subanaa scw like na isaara💖🥀🙏

  • @axmedmustafa6062
    @axmedmustafa6062 3 ปีที่แล้ว +65

    Shinow vediogan 5 mar ayan dawaday
    Waxan kusiiyay best reaction you tuber of Somalian peoples
    Waxan sugnaaba waa heesta aad soqaadi doontid mr Taj

  • @ahmedkaniini1114
    @ahmedkaniini1114 3 ปีที่แล้ว +75

    Sidan dhan hada qof qalbiga oga jabin Karin qofna ha niyad jabin wlh caadi uu ugu tumtay CK sax waye hees ma eheen wuxu waday lkn inaad saan dhan u gasho ma eheen 🤦🏽‍♂️

  • @ahmedcomedian9361
    @ahmedcomedian9361 3 ปีที่แล้ว +293

    Hhhh qosol iguma harin like hayla dhaafin hdaad qosashay🤣

    • @miinaali5216
      @miinaali5216 3 ปีที่แล้ว +2

      😂😂

    • @Edbashir
      @Edbashir 2 ปีที่แล้ว +2

      kkkkk walaahi waan kula dhaafi waayey 8 billod kadib

    • @zuuzanmohamed14
      @zuuzanmohamed14 ปีที่แล้ว +1

      Kula dhaafimaayo shiinaw

  • @shankaroon4847
    @shankaroon4847 3 ปีที่แล้ว +379

    Whizbi yaa dhagaystay waraysigii C/ xafiid ka qaaday si cajiiba Ayu u hadlay hadaad dhagaysatay like saar

  • @cabdifataxhanfi2410
    @cabdifataxhanfi2410 3 ปีที่แล้ว +24

    1 week baan ku ceh ceshaneyay wlhi😂

  • @abdirahmanmahad9399
    @abdirahmanmahad9399 2 ปีที่แล้ว +10

    Ma aqaano inta mar aan daawaday reactionkan lkn waxan ogahy inay markan aan daawanayo tahay 20 / 6 /2022 .
    Waxana sababay shiine culay oo legend ah 😂😍

  • @mrak763
    @mrak763 3 ปีที่แล้ว +97

    Kkk manooli wlhi
    War shinow imtixaan caadiya tahay wlhi 😂😂😂😂

  • @maandeeq7657
    @maandeeq7657 3 ปีที่แล้ว +54

    30 second
    Saa usugaaye marka qoralkaga arke kadib 😂😂😂😂
    Ck hadal leeba waaye inu wizz b gulesanayo waa ogaa😂😂

  • @mohamedabdihakim5106
    @mohamedabdihakim5106 3 ปีที่แล้ว +458

    Best youtuber shiine culay musharxu shilinku reebay on fire 🔥

    • @yussufeyabdii
      @yussufeyabdii 3 ปีที่แล้ว +1

      I think there is personal differences between ck & @shiine culay

    • @cabasjanogale4004
      @cabasjanogale4004 3 ปีที่แล้ว +1

      @@yussufeyabdii Ana Ku wasa

    • @abdiwaliofficial2305
      @abdiwaliofficial2305 3 ปีที่แล้ว +1

      Darod langabkooda thy shinow hadad majeraten ahan lehed dadka cuni lehed wayo ado langab ah ayadba san thye😂😂

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdiwaliofficial2305 Oo laangaabnimau maxay tahay?

    • @ogaan4898
      @ogaan4898 3 ปีที่แล้ว

      Nio carkalay SOMALILAND
      SI QURUXBADA KU ARAGNE

  • @aliabdihakimmuhumedsibriye1006
    @aliabdihakimmuhumedsibriye1006 3 ปีที่แล้ว +16

    wlhi shiinow ADEEROW wlhi wan KU taageraaa lin qapyalada NAGA DAA anoo HAWIYAA KU taageeraa waliba xawaadlaa❤❤❤

  • @abdiqaniabdirisaaqshamsudi5735
    @abdiqaniabdirisaaqshamsudi5735 3 ปีที่แล้ว +58

    Wuu shekenaya
    alla berka xanuney saan
    uqoslayey 😂😂😂😂😅😅

    • @mohamoudsoodaani1215
      @mohamoudsoodaani1215 3 ปีที่แล้ว

      Shiine Coley gortu Lee yahey whiz bi shabsade gacanta side le yahey naH😅😅😅😅😅

    • @engmuuseofficial1519
      @engmuuseofficial1519 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

  • @allintorolla.i.r2655
    @allintorolla.i.r2655 3 ปีที่แล้ว +75

    8:23 War ninkaas maheesaaya mise wuu sheekeenaayaa kkkkk

  • @soojirefilms2163
    @soojirefilms2163 3 ปีที่แล้ว +42

    Garac shiine culey afsomaliga xaguu ku soo bartay😂😂

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว +9

      Warsangali ayu u yahay Waa Dadka somali ugu Aftahansan

    • @hafsaismail6902
      @hafsaismail6902 3 ปีที่แล้ว

      @@khadraciise2044 lkn isaaq baa ka aftahansan

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว +3

      @@hafsaismail6902 Waa Siddeey Kulatahay Adiga.

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว

      @@khadraciise2044 Usheeg Cidda Ineey Aftahamo Yihiin.

    • @maryamadahir1199
      @maryamadahir1199 3 ปีที่แล้ว +1

      @@khadraciise2044 Nayaa Soo Adigii Hadda Majeerteen Mama Malyuun Chenelkeedda Kucaaynaye? Dhilo Idoor.

  • @aargoste
    @aargoste 3 ปีที่แล้ว +207

    Ck ilaheyna wuu isku diray hesna muu qadin😂

  • @ibrahimabdihussein1597
    @ibrahimabdihussein1597 3 ปีที่แล้ว +16

    My favourite song reaction of all time. Shina culay waa king of reaction. Maaqaaxida shina culay waa isku filan.

  • @mohamed3730
    @mohamed3730 2 ปีที่แล้ว +17

    Still watching this reaction abti shiine u are living legend😂😂😂😂

    • @goat_1v417
      @goat_1v417 2 ปีที่แล้ว

      Like me inaan qoslo u imi🙋😂😂😂

    • @cimraan1020
      @cimraan1020 ปีที่แล้ว

      Aniga kaa daran 2023ka still wactching😂👋

    • @ayuubabdi-z9t
      @ayuubabdi-z9t ปีที่แล้ว

      😂@@cimraan1020

  • @abdullahihassanahmed3477
    @abdullahihassanahmed3477 3 ปีที่แล้ว +41

    Shiine is back ❤❤❤ caan caan dhalay wiilka Taaj ku kaadsho🤣🤣

  • @Girl_1n
    @Girl_1n 3 ปีที่แล้ว +181

    Ck waxan kabaqin in cod xumo lagu cadabo🤭😂😂😂😂
    Shine is back🥰❤

    • @shaaficinuurapooti6001
      @shaaficinuurapooti6001 3 ปีที่แล้ว

      Waa sheko kle

    • @ahmedfarax1952
      @ahmedfarax1952 3 ปีที่แล้ว +5

      Wlhi anaa kula mid ah waxan kabaqaa in cod xumo lagu cadaabo maskiinka

    • @Noura-cy8ns
      @Noura-cy8ns 3 ปีที่แล้ว

      Shiine culay🤣🤣🤣

  • @ahmedabdi7007
    @ahmedabdi7007 3 ปีที่แล้ว +27

    Shiimow walhi waad iga qoslisay sxb shiine is back keep going bro ❤️❤️

  • @kenanmohmedosman2700
    @kenanmohmedosman2700 3 ปีที่แล้ว +13

    aryaa ck xaaqaldan waxaan hees maahane🤣 legend shine oley👌

  • @muhudinali4688
    @muhudinali4688 3 ปีที่แล้ว +48

    Shine Culaay this is the 20th times I'm watching this clip,laughing out loud like crazy 😜you're more than funny Man wlh. Kusoco waanku waata aniiga,Kabtaadi TH-camr kaala Uma Gashiinta

  • @anwar-harrir0470
    @anwar-harrir0470 3 ปีที่แล้ว +126

    shiine culay wallhi waa best comedian
    Ninkii ck 😂😂😂

  • @sagalhassan4313
    @sagalhassan4313 3 ปีที่แล้ว +80

    Waryaa shiine xagee ku qarisay😂😂😀

    • @mohamedjamac898
      @mohamedjamac898 3 ปีที่แล้ว +5

      Dahir alasowba cayrsaday 😂😂😂

    • @sagalhassan4313
      @sagalhassan4313 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mohamedjamac898 😂😂meel Aan ogahayba lagaga soo hadhay

  • @selmanoorstories260
    @selmanoorstories260 3 ปีที่แล้ว +25

    Asc wxan sameya qisoyinka calamka afsomali Karton iso boqo and Support wllo insha allh mhdsanid ❤️🙏🏽

  • @khaalidibraahim1447
    @khaalidibraahim1447 ปีที่แล้ว +4

    Reaction kaan marka waxa ki qoslo waayo funny ahan u dawada 2022 😂✌

    • @محمدمروان-ت8ذ
      @محمدمروان-ت8ذ ปีที่แล้ว +1

      Kulamid sxb whli manta iyo ramadan baan réaction kaan dawanaya funny ahan yacni 2023🤣

  • @nasamaale6176
    @nasamaale6176 3 ปีที่แล้ว +14

    7:22 😁
    Waraa shiine ilmaha yar iska daa niyow mise Subscribe'taan kaala noqonaa🤗 cuqdad & depression dartood haduu is margiyo adiga & Nin weyn aya ka masuula runti.!

  • @najiibahmed6524
    @najiibahmed6524 3 ปีที่แล้ว +23

    Shiinow adiga xaq ma u muuqatid labadaba waa caaytamoyaan waxad leedahay ck caayda daay whizbi asigaba shuuba ku dhashee caay ma ahan

  • @MohamedAmin-wt8pz
    @MohamedAmin-wt8pz 3 ปีที่แล้ว +82

    Wlhi shiine maalintaad soo gelisey TH-cam ka ilaa iyo hada ayaan ku cesh ceshanayaa qosol iguma harin Imtixaan Aduunya tahay wlhi🙃🙃🙃😂😂😂😂

  • @Xanfresh7
    @Xanfresh7 3 ปีที่แล้ว +106

    Inta shine culay reaction kiisa ku raxeysatay kkk one ♥

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +1

    Rasuulka ﷺ wuxuu yiri "ninka mar aniga igu saliya 10 jeer buu alle
    u Naxarisanayaa."
    Ku salli nabiga Scw❤️
    #loov saar #love dhehe mahadsanid

  • @kp3mpr34
    @kp3mpr34 3 ปีที่แล้ว +38

    Heestaada sugayaa anuu kolay ck ma quusanayee 😂😂

  • @aabelp2539
    @aabelp2539 3 ปีที่แล้ว +130

    11:00 pop smoke hadaad taqaan shiinow update baad tahay

    • @zaalim8539
      @zaalim8539 3 ปีที่แล้ว +5

      Ninka codka 😂libaaxa leh pop smoke

    • @suleekhasaleeban3763
      @suleekhasaleeban3763 3 ปีที่แล้ว

      @@zaalim8539 Hada ninkaas ma Nool yahay

    • @hafsiomaalim339
      @hafsiomaalim339 3 ปีที่แล้ว

      Yeah this nigga is upbeat 😂😂

    • @makaveli8453
      @makaveli8453 3 ปีที่แล้ว

      Pop smoke is dead

    • @Hilal-mq3fv
      @Hilal-mq3fv 3 ปีที่แล้ว

      @@suleekhasaleeban3763 mya

  • @cabdiqaniwardi5743
    @cabdiqaniwardi5743 3 ปีที่แล้ว +43

    Shiinoow maqaaxida ma caawaa ban doogii laga qaaday laguma arag in dhaweyde ninka daahir calasow ah waa dhib shiinoo aan maqaxida xidhi jirin baa wiig xidhay e

    • @mryoung2019
      @mryoung2019 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh

    • @somalidhalad3007
      @somalidhalad3007 3 ปีที่แล้ว +7

      Shine cabsi uumusan amusin ee waxey ila tahey marki uu hiliyey sharma boy ee hadana lagu eedeyey iin uu dhac doon aha lacagti uu tabarucadka ahed buu iska amusey. Eedu diidina ku socotey.

  • @feysalhassan372
    @feysalhassan372 3 ปีที่แล้ว +53

    Ninkaas ck nabar xuna kudhacay 😂😂 ilaahayba uga baryeeyna waa nin dhalinyara xaqdaro alaha uga dhigo 🤣🤣🤣🤣

  • @Queentasha27
    @Queentasha27 3 ปีที่แล้ว +5

    Wizbi is best raper I miss u my bro horo u soco cid ku gaarto ma jirto ❤️❤️💯💯🙏 Viva wizbi

  • @judiozil9380
    @judiozil9380 3 ปีที่แล้ว +113

    Whizbii is a legend 👌🏽👌🏽✊

  • @ZuHaYP_t0mLY
    @ZuHaYP_t0mLY 3 ปีที่แล้ว +10

    Gabar walp0 commentigayga akhrineyza wa walashey mcn ❣ iyo wllkey qli ❤💯👏 subscribers

  • @richhome3678
    @richhome3678 3 ปีที่แล้ว +33

    Erayada shiine culay so funny 😂😂😂
    Fankii yaa ceebeeyey ck
    Kabankii yaa ku kaadshey ck
    Laxanka yaa soo gata ck
    Ar ck xaa qaldan waxan hees maahe
    Wlhi waa qoslay😂😂😂😂😂🚫

    • @mrak763
      @mrak763 3 ปีที่แล้ว

      Kk shiine imtixaan weeye

    • @abdilahiyouseph2642
      @abdilahiyouseph2642 3 ปีที่แล้ว

      Adaa abwaan somaliyed kuugu qorantahee bal usamee 🤣🤣🤣🤣

  • @عبدالرحمن-ن9ظ6ي
    @عبدالرحمن-ن9ظ6ي 3 ปีที่แล้ว +45

    Liilba liil haadaan u aadin kulahaa af ha isku kaa aadshee shiine coley nimanka waa ukala hiiliday inta ila aragtay like saara🤣🤣🤣✌

  • @INDHOCADE312
    @INDHOCADE312 3 ปีที่แล้ว +69

    CK CANNOT BREATHE ..#CK Life matter 😂 😂 😂

    • @hudhajji2189
      @hudhajji2189 3 ปีที่แล้ว +1

      U make me laugh

    • @Edbashir
      @Edbashir ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 3 ปีที่แล้ว +17

    WllHi RunTu Dadka Waa Xanuujisaaa - NINKII CK INSTAGRAMKIISA Ayuu Kasoo OoYaYaaa😂😂😂

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂 muxu dhahaya isaga isku dontay

  • @nasrasugule-151
    @nasrasugule-151 3 ปีที่แล้ว +61

    Shiine is back keep going✌❤✌❤✌❤✌❤✅✅✅✅✅

  • @allintorolla.i.r2655
    @allintorolla.i.r2655 3 ปีที่แล้ว +36

    Nin aanan runta kagambanin aa thy shinee cid kaasoohadli karto oo af somali kugugaarto majirta sxb kkk

  • @anisaqueen2105
    @anisaqueen2105 3 ปีที่แล้ว +32

    Welcome back shiine 🔥❤Whlzlbl legend🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥💪💪💪💪💪

  • @mustafhaashi3813
    @mustafhaashi3813 3 ปีที่แล้ว +11

    Shiino umadana ma aha ninka kabaha laduul narteey 😂😂🙆🏽‍♂️

  • @ibrahimmaxamed8430
    @ibrahimmaxamed8430 3 หลายเดือนก่อน +1

    inta daawan doonto 2026😂 love ta

  • @sahraabtidoon3441
    @sahraabtidoon3441 3 ปีที่แล้ว +15

    7:26🤣🤣 Ma isku qalbiyaanahy anaa com 🤣🤣🤣ahan ana kudhahy liil baliil erayo iso samee dheh🤣🤣🤣

  • @bashkacade33
    @bashkacade33 3 ปีที่แล้ว +10

    Reaction kii ugu horeeyey ee qab ya laadesan shiine mr TAAJow

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 3 ปีที่แล้ว +54

    Whizzbi the best rapper in 2021 ✌🏾keep it up legend

  • @mohamedkhadar9443
    @mohamedkhadar9443 3 ปีที่แล้ว +42

    Shiine culy nio runta sheegty😂😂😂

  • @abdiguled8200
    @abdiguled8200 3 ปีที่แล้ว +2

    100 marban dawad shiine6 inka iskada WA wiil yare please qosolkii b a Iga dhamaday

  • @ayannaahmed6558
    @ayannaahmed6558 3 ปีที่แล้ว +24

    Runtan kugu jeclhy afqurux 😂🙈

  • @abdallaeid045
    @abdallaeid045 3 ปีที่แล้ว +24

    Hhhh Shiine nin culus reaction buuqiisa wato waa kaa heeynaa mudane

  • @liibaanmuuse156
    @liibaanmuuse156 3 ปีที่แล้ว +52

    Nin ficil shiine culey sxb waan ku taageera wlhi from hargeysa

  • @mahmett9373
    @mahmett9373 3 ปีที่แล้ว +2

    Si qurux badan oo aan ganbasho leheen oo Aan Cabsi leheen sida TH-cam kle ayaa Reaction ugu bixisay Xaqiiqatan libaax geesi aan ganban baa tahay libaax✌️✌️

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 3 ปีที่แล้ว +16

    Ina gumeed Shiinow King CK ma waxa ku haysata Daahir Calasow bu sxb la yahay mise Gabadhi ad abtiga u eheed e u furay xage ninka kala qaaday Heestiisu waTop wana Rap Raabna Xikmad lagama rabo wa caay okaliya.

    • @ayaanofficial815
      @ayaanofficial815 3 ปีที่แล้ว +4

      Wllhi runta ka hadashe wllhi anigaba waa kahele rapkiisa lkn shiine waa Nin isoo fadhiiste inoo asiga Caayo kaliya

  • @zakilaal1265
    @zakilaal1265 3 ปีที่แล้ว +35

    Ck sxb waa lagu bahdilay taageero nimadayda waan kaala laabtay 😒

    • @fadumoxaji8588
      @fadumoxaji8588 3 ปีที่แล้ว +1

      Hadakala laabato Shiine Waxaas barek uma qabanayo hadalalaaabo

    • @abdiabdulahi7679
      @abdiabdulahi7679 3 ปีที่แล้ว

      Yaa kala laabatay shiine mise ck hhh

    • @makavelizhak7977
      @makavelizhak7977 3 ปีที่แล้ว +3

      Ck Amiga xataa waan kala laabtay taageraha bakhtiga waa nin aad u xun dadka oodhan bu lawada dagaalay miskiin buu iska dhigaa lkn waa MAS

    • @alikhan-jl4ej
      @alikhan-jl4ej 3 ปีที่แล้ว +2

      @@makavelizhak7977 😂😅ck legend waaye ciyaalka ha igu soo dhisin

    • @xaawo1
      @xaawo1 3 ปีที่แล้ว +1

      @@makavelizhak7977 ck waxaa ku dhacay ishi ismaaciil iyo ozil uu jaaneelkodii uga xiray wiilasha walaalihiisuu bariiskoodii ciid ku shubay nacaska maalinkaas baan subescribkii kala noqday xaaskiisa xitaa heesta iska dhaaf reaction kaaga ku ekoow beey ku kala tageen umadaan ka leexo wuu diiday byy beey dhahday

  • @naadircadde2011
    @naadircadde2011 3 ปีที่แล้ว +22

    Hadaa puntlnad🇸🇱kadaawanaysoh shiina culay ibarah😂❤🇸🇱❤

  • @ilwaadadam5928
    @ilwaadadam5928 3 ปีที่แล้ว +23

    14:30 sheekadaa wn maqlee Garigii oo bilaa saliid ah ayay ahyd shiinow 😂😂😂

  • @yuuuuga1
    @yuuuuga1 3 ปีที่แล้ว +15

    Alaaa qandho meel laa jifaay saan u qoslaay nafta iga baxdaay 😂😂😂😂😂😂😂 Shiine waan ku soo radiyaa youtubkada walhi bsl isoo boqda sxbtada shiino Gabdhaha waax fcn Ayaan u sameya

  • @abdikariimibro4523
    @abdikariimibro4523 3 ปีที่แล้ว +2

    "Hamuun aan damayn iyo hunguri lala hadaqaayo, Hanbada iyo hubada marku halawga leefayo, Warsangligu haybtuu yahay iyo Habar dugaag baa leh."

    • @nomadic-lady6192
      @nomadic-lady6192 3 ปีที่แล้ว

      Ibnul xaaaraan waxad tahay dadka haku sheegin gabay gudhuudana meesha kala bax, warsangeli inay xalaal quutayaal saldanad sharaf leh yihiin soomaali oo dhan baa qirsan bilaa nasabyohow

  • @axmedcali3047
    @axmedcali3047 3 ปีที่แล้ว +101

    kkkkkk walhy wan qoslay 🤣😏
    oo hada mahesbah 🤣

    • @somalilive6747
      @somalilive6747 3 ปีที่แล้ว +4

      Waa dhintay wlhi 😂😂😂

  • @rahiimsomalia4009
    @rahiimsomalia4009 3 ปีที่แล้ว +23

    Runtu waa xanuun wlahy 🤣🤣🤣🤣

  • @suhassan937
    @suhassan937 3 ปีที่แล้ว +20

    Calanka jamuriyada barakaysan❤️

  • @shokanitube1219
    @shokanitube1219 3 ปีที่แล้ว +18

    Hhh wlhy musharax gibinka karbash xalal ah bad marisay🤣🤣🤣

  • @queenjasmine7250
    @queenjasmine7250 3 ปีที่แล้ว +5

    Qosol iguma harin 😀😀😀 shine dhulka la jaray wlhy kkkkkk keep going

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 3 ปีที่แล้ว +6

    Shiinow maalintii uu CK ku tusay in aad tuugtahay ayaad kabtiisa gashatay mar aad xabadiisa share dhahdo iyo in aad cadowgiisa la safato intii ila aragtay in uu ka xanaaqdan yahay tooshkii lagu ifiyay asaga oo jeebsiib wado ila dareensan like saara hhhh duqa dagaal waxuusheed uu wadaa 😂

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว

      Maxay kugu taala hee Shiine culay waa musiibo wlhy dhulka ayu la jaray ck😂😂😂 Shiine culay hadu ku galo media waa ka ordee wlhy kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @fatuushsalman4505
    @fatuushsalman4505 3 ปีที่แล้ว +11

    reaction buuqisa wata shiine culay wanga qoslisay wllhi😂🖤✔

  • @mariacadey6788
    @mariacadey6788 3 ปีที่แล้ว +16

    Wll somalnimo iigu saar haday gabadh kuladhalatay😭😭😭sbscirbe

  • @somalitiktok9816
    @somalitiktok9816 3 ปีที่แล้ว +8

    Waxnba ha iskagaga kanya dhagin nin Reaction baxaya qabyalad ba lafaha ka dagty qabyalada ku qadey kumana dhigto 😂

    • @xaawo1
      @xaawo1 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc dadkaan ha ku dambaabin kuli waa viyuys raadis kuligooda waa is ogyihiin shacabkeey isku dirayaan lee

    • @lakifilims3306
      @lakifilims3306 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhh mxaa qbyada ninku runtuu shegy teda kle wispe iyo ck shine umakla sukeeyan mel by uwda jogan ujogan

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว

      War Ck Iyo Whisbie Labaduba waa Hawiye. Qabiil Baad Kuwaalatay.

  • @shaarmarkeibrahim77
    @shaarmarkeibrahim77 3 ปีที่แล้ว +6

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 hhhhhhh wllhi waa qoslay shiine KU arag habaar waaYe 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fahmicumar6400
    @fahmicumar6400 3 ปีที่แล้ว +18

    Shiinaw waxaagu cadalad maha ilahayba runta jecele hadad gar qadayso loma kala safto nin wayna wa tahee ck ku kacsan tahay walee 🤥😬😬🤔🤔

    • @7kimhagu
      @7kimhagu 3 ปีที่แล้ว

      Shiine culay Wax kala ba wada Manaal bu abti u yahay meshas bu ka gubanaya 😂

  • @kikokayaahee7951
    @kikokayaahee7951 3 ปีที่แล้ว +28

    Maydka aad ku ciyaarayso naga daa shiine culay runta ugu imaw 😁😂

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 3 ปีที่แล้ว +8

    Kkkkkkkkkkk ninkaan batuulo wuu wareeray qoftiisi mala soo helay

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว +13

    Ileeyn CK Intaanu Kaxanaaqay 😂😂😂😂😂

    • @hodmanladan2389
      @hodmanladan2389 3 ปีที่แล้ว

      Shock buu qaday

    • @nimcoosman3372
      @nimcoosman3372 3 ปีที่แล้ว +1

      Na walaly wuxu ka kululaaday wad ilaso radisay🤣🤣😂

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nimcoosman3372 Haa 😂😂😂😂😂. Wallahi Caqli Ciyaal Waaye Ck Acuudu Bilaah. Ninkaas Whisbie Ladhaho Inuu Kaga Fiicanyahay Xaga Rap-ka Waa Sidda Maalinta Ucadahay. Hehehehe

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว

      @@hodmanladan2389 Haa lol

  • @beelobaando9194
    @beelobaando9194 3 ปีที่แล้ว +7

    Qosol markaa rabo video gaan ayaa ku cesh ceshtaa kkkkkkkkkkl

  • @aqoonkaab996
    @aqoonkaab996 3 ปีที่แล้ว +23

    Shiino cules guulyso mclin💛🙏

  • @somalimusicsongs3542
    @somalimusicsongs3542 3 ปีที่แล้ว +42

    Ck qoom dhalan doona buu tusaale uu yahay runti😂😂

    • @fardowsa221
      @fardowsa221 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 3 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣 Alle inama so gadhsiyo qolodaa

    • @suleekhasaleeban3763
      @suleekhasaleeban3763 3 ปีที่แล้ว +2

      😂😂 wlhi Heestaa inaan dhagaysto xataa wn ka xishooday

    • @Shtjy33
      @Shtjy33 3 ปีที่แล้ว

      @@suleekhasaleeban3763 hadaabad danbaabayso hees caqli gala ku danboow kolay ilaahay waa isku diraysaaye 🤣🤣🤣🤣

  • @ibrahimsoultan4187
    @ibrahimsoultan4187 3 ปีที่แล้ว +36

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 oh my god, best comédien form Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hannasharaf5459
    @hannasharaf5459 3 ปีที่แล้ว +29

    Kan reaction lama dhehee waa attack, shine ma meelkalaad kala dirirsan tahay ? Adiga iyo King CK 🤴 haday wax idinka dhexeeyaan noo sheeg.

    • @manaafabdi4145
      @manaafabdi4145 3 ปีที่แล้ว

      Beenta maahn wllhi personal attack wayeh wxaan 🤔😬

    • @keeeypato933
      @keeeypato933 3 ปีที่แล้ว +1

      Aryaa xaa qaldaan ma hesaa

  • @suniilyare5322
    @suniilyare5322 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaas hees ma ahan eee meesha ka dhuumo dheh cunugaas whizz bi waan ku wataaa legend

  • @miinaali5216
    @miinaali5216 3 ปีที่แล้ว +40

    Shiine culay we miss you best the one and only 🥰🥰🥰

  • @messegaut9737
    @messegaut9737 3 ปีที่แล้ว +13

    Ck waxba lagama qaban karo ck boy heer ck ismujiya 👑👑💔💙💔💙💪💪💪👑👑

    • @husseinabdinajib4566
      @husseinabdinajib4566 3 ปีที่แล้ว +1

      Afbiijo waa kusalaamy😂😂😂

    • @messegaut9737
      @messegaut9737 3 ปีที่แล้ว

      @@husseinabdinajib4566 wanka qaday libax 😂😂😂😂

  • @munnaabukar521
    @munnaabukar521 3 ปีที่แล้ว +11

    Hadal daasado laga soo daba tumay la iska leeyahay😂
    Shiine✅❤️

  • @hibomahamoud8109
    @hibomahamoud8109 3 ปีที่แล้ว +11

    Hhhhhhh 😂😂😂😂😂 waxaan daawado kanaa ujeclahay wlh runtoo sheegay

  • @Cabdinasir_Jama
    @Cabdinasir_Jama 3 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkkk shiino waan mucaarad sanaa lkn cawa qosolka buu iga dhameeyay

  • @shaaficiyare6428
    @shaaficiyare6428 3 ปีที่แล้ว +29

    Mursal faladagan baa yabay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ropleupdykadir9164
    @ropleupdykadir9164 3 ปีที่แล้ว +6

    Udub dhexaadka social media
    Shine culay 🤣

  • @mohamedhussein8083
    @mohamedhussein8083 3 ปีที่แล้ว +5

    #king_ck inuu ku eryayo oo uu yasayo #shiine_culey inta ila aregta we are ck family❤️

    • @OMAR-ho6mn
      @OMAR-ho6mn 3 ปีที่แล้ว

      Ck faldagan ka cod qurxoon😅

  • @haaliade7426
    @haaliade7426 11 หลายเดือนก่อน +1

    Barkay xuu igu dhaama waa iga indha adag yahay kaliye wllhi shiine funny waye😂😂😂😂😂😂

  • @queenasmaa2921
    @queenasmaa2921 3 ปีที่แล้ว +10

    qosol iguma harin wllhi😂😂😂😂shiine umadeena ma'ahan😂

  • @dauorad
    @dauorad 3 ปีที่แล้ว +56

    War Ck Caawa Waxba Uma Reeeban walle😂😂😂🤣😅🤞

  • @ahmettzakiofficial1615
    @ahmettzakiofficial1615 3 ปีที่แล้ว +7

    Cunto k
    Hadaad kuqososhay like 👍saar

  • @Tayba283
    @Tayba283 3 ปีที่แล้ว +8

    Shactaro bdnaa funny thy shiinow wlh 😂😂😂😂😂

  • @bulshokoriye2702
    @bulshokoriye2702 3 ปีที่แล้ว +10

    WHiz B waa Legend Rapper Gangster. CK waa ciyaal

  • @zakimediashow1874
    @zakimediashow1874 3 ปีที่แล้ว +10

    💚🤍❤️ kas dartis love kugu sarey 🥰