Najma Nashaad | Unooli Dartaa | Official Music Video 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • Najma Nashaad, Suldaan Seeraar, Kiin Jaamac, Somali Music, hees cusub 2020, hees shidan 2020
    Najma Nashaad
    Unooli Dartaa
    Erayada: Naasir Daliye
    Laxanka: Abdifataax Mukhtar
    Music: Maftuux Cadceed
    Camera: Waqal & Axmed Iid (Shiine)
    Editing: Waqal
    Production: Afro Waqal Furinle
    hodan Abdirahman, Xariir, Mursal Muuse, Somali Music 2020. heeso cusub

ความคิดเห็น • 850

  • @Kmn3214
    @Kmn3214 4 ปีที่แล้ว +533

    Inta heesaha dhegeysata lakin jecel in ilaahay ka madoobeeyo heesaha like iisaara

    • @c.raxmanrooble1545
      @c.raxmanrooble1545 4 ปีที่แล้ว +1

      Wllo waxan ahay iq option trading halkan Kala soo xidhi dha

    • @ismoismaaciil8983
      @ismoismaaciil8983 4 ปีที่แล้ว +1

      Alhakudaayo najmo nashad hno mcn💓💙💙💞💙💞💋💟💋

    • @Amalindhodeeq
      @Amalindhodeeq 3 ปีที่แล้ว

      @@c.raxmanrooble1545 90

    • @Amalindhodeeq
      @Amalindhodeeq 3 ปีที่แล้ว

      @@c.raxmanrooble1545 900

    • @sadiqmoha9284
      @sadiqmoha9284 ปีที่แล้ว

      Oo adigu xgan maxa kaso dontayy😂😂

  • @abdiwahidhassan8107
    @abdiwahidhassan8107 5 ปีที่แล้ว +30

    Ilahay ba somali iga dhigay bogcada dunida ugu quruxda badan iga beeray
    Qabyalada ilahay ha inaga madoobeeyo aamiin!!!

  • @ayanhussein4279
    @ayanhussein4279 5 ปีที่แล้ว +194

    Naag isku kalsoondheh , no makeup ismana qaawin 🥰. Stay original, u a beautiful without a makeup 💞

  • @mustaafinadiif4518
    @mustaafinadiif4518 5 ปีที่แล้ว +13

    Fanaanad ku raaxaysta heesaha majirto siday najmo nashaad ugu raaxaysto heesaha markay qaadayso
    Fanaanada sanadkaan gudoon siin lahaa anigu qoftan

  • @mubarigbulshaawi4679
    @mubarigbulshaawi4679 3 ปีที่แล้ว +28

    Tolow somali maan ahayn maxaa like laygu saari waayay anba waan saaraye😂

  • @AhmedMohamed-uz2qz
    @AhmedMohamed-uz2qz ปีที่แล้ว +8

    Heesaha najma nashaaad tan ugu jeclahay waxan hees way dhaaftay what a songs ❤💯

    • @HiboMaxamad-w4r
      @HiboMaxamad-w4r 11 หลายเดือนก่อน

      Sido kale my love ❤❤❤❤

  • @drsfaatimailkacas5852
    @drsfaatimailkacas5852 5 ปีที่แล้ว +333

    Inta najma nashaad makeup la,aanta kytageerta like iisara

  • @jamalcabdi4647
    @jamalcabdi4647 5 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhan waxay fanaaniinta kale kaga duwantahay eey kaga qurux badantahay waaa asturnaanta maaasha allah

  • @LorenAbdul-lb6zm
    @LorenAbdul-lb6zm 10 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan aad ayan uga jeclahay hesaha kalae❤😢

  • @glowgirl2988
    @glowgirl2988 5 ปีที่แล้ว +60

    Najma nashaad gabar quruxdeda kukalsoon❤

    • @hanitaavlogsandfilms733
      @hanitaavlogsandfilms733 5 ปีที่แล้ว

      sumaya hassan subscribe 17ayaan kaaga dhigy eee adiguna subscribe iisaar pls

    • @lilhook3231
      @lilhook3231 4 ปีที่แล้ว

      Hablo iskudaya inaad ficilka wngsan aad kaga dayataan walaashiin wayo quruxdu ma aha sida aad u arkayso

  • @nimcocali1371
    @nimcocali1371 5 ปีที่แล้ว +3

    Inaba lagama sheken karo walhi cadi maha hees iyo badh najma nashaad boqoradeydii masha allah muqaal shidno an inaba cadi ahayn❤❤❤❤❤❤❤hargaisa muq wanag allah dawashada ku wacanaaaaaa

  • @hamuuudimoh4062
    @hamuuudimoh4062 5 ปีที่แล้ว +28

    Woow locationka heeska lagu duubay waa geedeeble😍

  • @hajjikaraama9784
    @hajjikaraama9784 4 ปีที่แล้ว +7

    Way u qlanta fanaandan da'da Yar ee @njma nashaad 2020 wan u codeyay keep going 😍😍

  • @farihaubah6916
    @farihaubah6916 5 ปีที่แล้ว +392

    Pls waligay boqol magaadhin way gobtii reer abtigay 💚🗯❤👈😢

    • @AbdirisaakShow
      @AbdirisaakShow 5 ปีที่แล้ว +2

      HBo mcnto nzp ba thy Goptiii Hergysa INA thy anaa qiraye

    • @dhawrsanmohamed3980
      @dhawrsanmohamed3980 5 ปีที่แล้ว +2

      Ok maanta waad dhaafty boqol plz faa idad iisheeg ana waaan kuu saare🤣

    • @quman1439
      @quman1439 5 ปีที่แล้ว +1

      Hada 140 dhafty 😂😂cfmd ku qaado

    • @shaficiabdirahman6913
      @shaficiabdirahman6913 5 ปีที่แล้ว

      Ahlam Youssif subscribe isar

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 5 ปีที่แล้ว

      You are having 195likes plz tell me how you are feeling now.?🤔🤔🤔nonsense

  • @marwogul6796
    @marwogul6796 5 ปีที่แล้ว +8

    Najma nashaad Inanta kaliye iyado isku kalsoon Camarada so hor istaagta wow 😮 Waqal studio ❤️🥰

  • @mmcchanel9562
    @mmcchanel9562 5 ปีที่แล้ว +12

    Inanta kaliya ee heesaheeda ku raaxaysata qaabka ay u dheelayso mnsh allah

  • @laylaabdirahman2016
    @laylaabdirahman2016 5 ปีที่แล้ว +24

    Waa inan yar oo quruxbadan masha allaah ❤️👑

  • @puntlandforce6504
    @puntlandforce6504 5 ปีที่แล้ว +7

    Najmo nashaad waad weeynaatey maasha allah greeting from Garoowe Puntland

  • @kikiabdi3194
    @kikiabdi3194 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan ahay gabar soomaliyed hadana waxaan aad u jeclahay in aan arko gabar ninkeeda amaanaysa waan jeclahay wana xushmeya markaan arko gabar ninkeeda ku qanacsan walahi wiilashena way mudan yihiin in la amaano ilaahey ha inoo kiin daayo❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmannasir7947
    @abdirahmannasir7947 ปีที่แล้ว +1

    Heestan ugu jeclahy hesaha wlashei najmo nashaad boqrad cod macan
    ......... Madaxa fanka ...... Khadar waqal maftuux cadceed nurdiin dugsiye omar dab jacayl idiris dabcasar salaman tihiin zxbayal

  • @nimomuhamed4397
    @nimomuhamed4397 2 ปีที่แล้ว +4

    Nabiga ku saliya Scw scw😍

  • @farxiyagure7381
    @farxiyagure7381 5 ปีที่แล้ว +13

    Najma nashaaD kaLsoni naFeeD hibo FaneeD zawtuL baxri ayadOo intaas iskudarsatybaa wiiLki maFtuuX cadceed ahaa oo Faraha logagubtay musica utimay waQaL safina wuu Ladhacay tii camerahyd👌❤👍gacanbaa idin tgy kuligiin✋

  • @binuadam4677
    @binuadam4677 5 ปีที่แล้ว +45

    One of the most beautiful somali female singers.
    Mansha Allah. Nice song muqaal qurxoon iyo cod xaax ah. Well done sis.

  • @glowgirl2988
    @glowgirl2988 5 ปีที่แล้ว +4

    Laxankii abdifitaax mukhtaar inu yahay anoo arkin ba gartay wlhi❤laxamestaha sanado badan

  • @abtiyochannel
    @abtiyochannel 5 ปีที่แล้ว +7

    🙏❤❤😍🙏👌👌najma nashaad dumarba inta heesta adaa u dagane alle haku daayo insha allah 💝👌xidigta qarniga heesaga biyo la'aan bay iga dagaan

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 5 ปีที่แล้ว +41

    Gabadh Asturan Oo isku Kalsoon Masha Allah👑

  • @gamikiya6914
    @gamikiya6914 5 ปีที่แล้ว +10

    Love sumalian music 😍😍 support from oromo Ethiopia

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 4 ปีที่แล้ว

      Cadced music

  • @abdirizakbashirahmed1294
    @abdirizakbashirahmed1294 5 ปีที่แล้ว +108

    Muuqaalka waxaa ka muuqata Nabadda somaliland.
    Meel baadiye ayay ku duubtay.
    Mashaa allaah guulayso.

    • @asmaxasan3027
      @asmaxasan3027 4 ปีที่แล้ว +1

      Msha alaha🥰

    • @mohamedabdulahi8376
      @mohamedabdulahi8376 4 ปีที่แล้ว +2

      Yes man waaa sanaaag wa dhul nabada dadkii ilaaahay ku beeray ba ku noool

    • @ramloqurux4169
      @ramloqurux4169 4 ปีที่แล้ว +2

      Meshan waa duledka magalada hargaysa

    • @shoo0118
      @shoo0118 4 ปีที่แล้ว +2

      Meel walba oo somalia kutal ayay nabad taala

    • @yeelkopro4524
      @yeelkopro4524 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa Geedeeble Geedka Ugu Wayn Somaliland ku yaala

  • @ahmedwadani4524
    @ahmedwadani4524 5 ปีที่แล้ว +1

    Wow wow gabadhan waa ka helaya Ma single baa imise waa xaas fadlan ha la so sheeko asxaabta I feel lover her

  • @abdihakimsulaiman4241
    @abdihakimsulaiman4241 5 ปีที่แล้ว +67

    Qoftan ilahay Amarkiis wanba iska jeclahay heestan wanab sugi la'a Keep going wlshy Najma Nazhad Tagero Qaasa ayan ku Ahay xaqiiiiq diii❤💋❤💋 one love ❤💋❤

    • @hanitaavlogsandfilms733
      @hanitaavlogsandfilms733 5 ปีที่แล้ว

      zaki yare subscribe 15ayaaan kaaga dhigy eeee adiguna igu caawi subscribe pls

    • @yuumanyuuali7593
      @yuumanyuuali7593 5 ปีที่แล้ว +1

      #zaki nin weyn pro cwale dayr u doono

    • @abdihakimsulaiman4241
      @abdihakimsulaiman4241 5 ปีที่แล้ว

      @@yuumanyuuali7593 Nio Shariifow QoFtan mesha la gahelo way ii dhawdahay Wa inan radiya

    • @abdihakimsulaiman4241
      @abdihakimsulaiman4241 5 ปีที่แล้ว

      @Minoos@gmail.com Mataan wan la socda zhb nin fanan Ah Aya qaba Rabi ha isku dayo labadoda

    • @shaficiabdirahman6913
      @shaficiabdirahman6913 5 ปีที่แล้ว

      zaki yare subscribe isar

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +4

    🤴❤🦁:Dadkan Saliga Napiga Caanka KuRaadinaya Supxanalah 🥺🥰

  • @assowehassoweh9638
    @assowehassoweh9638 4 ปีที่แล้ว +1

    Maftux cadceed gacan ban tagay from Djibouti

  • @abdirhimabdullahi8821
    @abdirhimabdullahi8821 5 ปีที่แล้ว +4

    Hrgysa jano wlhi gob baa ku nool wlipa dumar kuwa somli ugu quruxda badan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌿🌺🌾🌿🌿🌿

  • @rooxanta4237
    @rooxanta4237 5 ปีที่แล้ว +38

    Meesha ugu biyaha macaan caalamka GEED DEEB LE☘

  • @rooxanta4237
    @rooxanta4237 5 ปีที่แล้ว +48

    Nacalaa shaydaan ku yaale
    Tu yaro qosolka, dhererka io jidhaka najma nashaad amiin dhaha
    iyadana Maansha Allah u dhaha

    • @hunguridhubuq3275
      @hunguridhubuq3275 5 ปีที่แล้ว

      nin zakhraan ah aya waxaa ku hayzta 😂

    • @rooxanta4237
      @rooxanta4237 5 ปีที่แล้ว

      @@hunguridhubuq3275 aniga iyo wixii ila dookha waad na cayday, gabadhaa iyo wixii la astaan ahna waad u gaftay😣 illahay ha ka cafiyo

    • @rooxanta4237
      @rooxanta4237 5 ปีที่แล้ว +1

      Inta dherer sinaha gabadhaa ku dhararsata inaad tahay, jidhna daaye, qosolkana laga amaahday inaad ka mid tahay xanaqaaga laga garanayaa, waanu kaa fahanay nio😆😆😆😆😆

    • @hunguridhubuq3275
      @hunguridhubuq3275 5 ปีที่แล้ว

      @@rooxanta4237 😂CalaaYa xaal
      ciida afka dhuLka dar walaalow

    • @rooxanta4237
      @rooxanta4237 5 ปีที่แล้ว

      @@hunguridhubuq3275 wad wngsantoo sidi hore waad dhantaaye, afka najma nashaado kale dar maxaa ku diiday😆😆😆

  • @abdirisaaqiise141
    @abdirisaaqiise141 5 ปีที่แล้ว +54

    Gabadhan codkeeda 100% stell 100% music 100% laxan 100% camiro 100% every thing % really waan kahely hestaada hora usoco dear sister

  • @idontcare6856
    @idontcare6856 5 ปีที่แล้ว +3

    Najma Nashad wax yaro shidan
    Waynakaa hoygii fanka Somaliyed iyo Fananinta #HARGEISA wacdaro dhigayan Fananiintayadii thanks #Waqal Wstudio #Somalilland 🙄

  • @jamamohamed1568
    @jamamohamed1568 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi ilaa Xaad Midhan yare Waan ku Daakhraan Ahaaye ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @nasrosharif751
    @nasrosharif751 3 ปีที่แล้ว +2

    inta hestan markay najma&awale dib u midoben shidatay liketa hayla dhafina✌️✌️✌️

  • @Dholayare_
    @Dholayare_ 5 ปีที่แล้ว +1

    Axyaa gabdhii heesaha daresnka leh loo daayay Go Forward
    Najma neshaad
    best song 🙏🙏🙏🙏🙏

    • @Dholayare_
      @Dholayare_ 5 ปีที่แล้ว

      Waar Subscribe
      Odayga ugu deeqa nacdal
      ilhay haydinka baajiyee

  • @cqadirfaarax6411
    @cqadirfaarax6411 4 ปีที่แล้ว

    Nice song najma nashaad wlh qurux iyo cod ayeey isku darsatay m.a kun iyo koow jeer hees aad u macaaan deeq dii rabi dartaan ayaan ku helaay

  • @khadarkd6901
    @khadarkd6901 5 ปีที่แล้ว +11

    🇩🇯Pour des vrai je vous soutiens najma 🥰🥰🥰

  • @kezzaibra1433
    @kezzaibra1433 3 ปีที่แล้ว +2

    Nice video thank-you so much my dear Najma🇺🇬🇺🇬🇺🇬

  • @ubaxdeeq975
    @ubaxdeeq975 5 ปีที่แล้ว +3

    Najma nashad 💯 naag isku kalson runtii halkaa kagag hay 👍👍

  • @harmony1032
    @harmony1032 5 ปีที่แล้ว +5

    maasha alah, quruxda hablaheenu waa taas, stunning girl with a beautiful voice 😍😍😍😎😎😎😎🙌👍💛

  • @nuuradiindugsiiye6442
    @nuuradiindugsiiye6442 5 ปีที่แล้ว +32

    Ashweria da Somalida ❤najmo Nashada❤
    Khadar Waqal❤👉nuuriyaha fanka❤
    Cadceed Messe-ga 📯🔊Music ga

  • @cazhaqaygamaha8448
    @cazhaqaygamaha8448 5 ปีที่แล้ว +4

    najma nashaad fanaanada qudha aan youtube uso galo ale haku daayo wlzhy❤🌟

  • @rayanmogadisho8674
    @rayanmogadisho8674 5 ปีที่แล้ว +3

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 wlhi wa dhameys gabadhan yar dhan walba Natural beauty iyo codba ilahay ba siiyay halka ka haay abayo ❤️❤️❤️

  • @kadijaabdilahi1395
    @kadijaabdilahi1395 5 ปีที่แล้ว +14

    Najma Nashaad cod baa kugu dhan iyo qurux huuno msha allah ❤️❤️❤️🙏

  • @rooxanta4237
    @rooxanta4237 5 ปีที่แล้ว +7

    Fanaanadda kaliy ee lightinka muuqalada laga habeeyo😍😍

  • @rahmasiciid9995
    @rahmasiciid9995 5 ปีที่แล้ว +8

    Qurux hablaA somalind najma Nashad👌👌👌👌

  • @abdimoh
    @abdimoh 4 ปีที่แล้ว +18

    This is the 1st somali music I ever heard, Sound is great, And the lady is beautiful

  • @sakariyeabdilahi8931
    @sakariyeabdilahi8931 5 ปีที่แล้ว +16

    Heestan caadi maha walahi
    Waan ugu hanbalyeynayaa inanta.

  • @waayahaiyowaqtiga778
    @waayahaiyowaqtiga778 4 ปีที่แล้ว

    run ahaantii aniga gabadhaan weey iga ilmeysiisay uuuum alle cod iyo stell iyo qurux buu iskugu daray ilaahow isha bini aadamka kaa bixi oon aniga 1 ka ahay wlhi gabar somaliyeed oo sidaan ah weey yartahay walaaleey ii soo badi heesahaada uuuuuuuuuuuuuuuuuuum mac

  • @khaaliddave7585
    @khaaliddave7585 5 ปีที่แล้ว +120

    Najma Nashad intii takeerta like👍

    • @hanitaavlogsandfilms733
      @hanitaavlogsandfilms733 5 ปีที่แล้ว +1

      DAVE LYRICS Official music subscribe 478ayaan kaaga dhigy wll eee adiguna igu caawi pls

  • @hoodoabdirahman2921
    @hoodoabdirahman2921 5 ปีที่แล้ว +1

    Wooow geed dable ayey ka shidan tahay maxay halkaas shinidu igu cuntay markii ay cadarka uruso waa ay igu carartaa najma najaad gabadh shidan hore u soce😘😘❤❤😘

  • @AhmedJaamac-iy1xu
    @AhmedJaamac-iy1xu 11 หลายเดือนก่อน

    Maansha allah waa geed qurxoon oo kamida dhirta s/land ugana baahan daryeel heestana aad uqurxiyey muuqaal wanaagsana uyeelay

  • @ccc-uk2nu
    @ccc-uk2nu 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhu waa gabdhihii asalka ahaa, qarnigan hadda badanaa ayada oo kale way ku yaryihiin.

  • @fowsiyodagan7415
    @fowsiyodagan7415 5 ปีที่แล้ว

    Gabadh xiliwalba iyo marwalba iska dholacadaysa ooo faraxsan udholacade keep going najimo nashaad

  • @fadumoaden8529
    @fadumoaden8529 4 ปีที่แล้ว +1

    heeestaaaaaaa aaad ujeclahy njmo nashaaad qaaadey ugu jeclahy

  • @sadioismail7078
    @sadioismail7078 5 ปีที่แล้ว +4

    Weey Najmo nashaad fananad antaageero codkagu waa heersare hore usoco

  • @jamilajamac2341
    @jamilajamac2341 5 ปีที่แล้ว +12

    Somaliweyney isoo gurmada xaga lika 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @ARTAN239
    @ARTAN239 5 ปีที่แล้ว +4

    Waaaw #Najma #Nashaad ayaa so rogaal celisay inta iyagoo jifa dawanaya #farta taga iyo like

  • @n.dugsiyechannel1579
    @n.dugsiyechannel1579 5 ปีที่แล้ว +8

    Najma Leyga Hor Guurzadee
    RunTii Waan Ku DHEGZAN Lahaa
    Najma ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @dhuux7official181
    @dhuux7official181 5 ปีที่แล้ว +4

    Waa wax yaroo daadax ah yaaqey Najma nashaad
    Masha ALLAAH

  • @guleithazzan4555
    @guleithazzan4555 5 ปีที่แล้ว

    Nashaad fanaandada zanadka wlhi ciyaalkiiba cidhib ku qabaty. Taageero wayn ban kuu haynaa adiga iyo xajigaga cawaale hore uzocda 👍👍

  • @fatxacabdi5439
    @fatxacabdi5439 5 ปีที่แล้ว +7

    Manzha AllaH Najma Nashaad faNanad aaN jeclaHy ❤❤

  • @fadumoabdi4199
    @fadumoabdi4199 5 ปีที่แล้ว +5

    No one ☝🏻 heestu waa shidantahy 👌

  • @abdifatahxmx4148
    @abdifatahxmx4148 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah intaa nashaad la dhaho daralo ayaa isagag tageeraa hore u soco huno ❤️💐

  • @fartunabdi7936
    @fartunabdi7936 5 ปีที่แล้ว +1

    Www m.a najma nashaad aadbaan kutageeraaa xabiibti

  • @kadirali500
    @kadirali500 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabdha hargeisa kaso baxay this beautiful girl she's no one 1

  • @oscarlyrics6767
    @oscarlyrics6767 5 ปีที่แล้ว +2

    Dhuunta Ku Marin lahaa
    Manshall inani waa xishod
    Nice quruxbDaanaaa ashqaraaraym✔❤😍

  • @jimcaalepanadolofficiall8272
    @jimcaalepanadolofficiall8272 5 ปีที่แล้ว +7

    Baladkiii Geedeble / geedihiiii deeebta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎥

  • @bakarmohamedmuhumed3629
    @bakarmohamedmuhumed3629 5 ปีที่แล้ว +6

    Hablaha Soomaliyeed Ee Madaxa Daboosha Waa Soomali Queens ❤️

  • @kifahbashir1838
    @kifahbashir1838 3 ปีที่แล้ว +14

    Heestan waxaan dhagaysan jiray xaajigayga hada iqaba markaan sheekaysan jirnay walahi sidii aan ka filayey buu ii noqday iyo si ka wanaagsan hadana ilmo baan sugayna oo noo dhalan raba nosoo duceeya heestan aniga iyo xaajigayga bay nagu socota mahadsanidin 🤲🤲❤️❤️❤️👶👶🤵👰👰

    • @naagadag4493
      @naagadag4493 ปีที่แล้ว +2

      Adiga io xaajigaga io awlaadada ilahay ha idin barakeeyo abyo❤

  • @rahiimahaji8969
    @rahiimahaji8969 5 ปีที่แล้ว

    Najma nashaad waa naagta jeliya e'en sida qalbiyan ah udaawado una jeclahay heesaheeda inkasto anan fanjeclayn hadana role model ayaan ka dhigan lahaa xaqiiqatan mansha Allah rabbi haku amaansado adiga iyo family kaagaba....
    Waqal studio go forward hawl adag baad haysaaye

  • @quman1439
    @quman1439 5 ปีที่แล้ว +7

    Hablaha Najma la dhaho qurux laguma haysto wleee 🥰🥰

  • @lakiahmed6761
    @lakiahmed6761 4 ปีที่แล้ว +5

    Najima nashaaaad qof jeclhy♥️♥️♥️

  • @WaqalmusicProduction
    @WaqalmusicProduction 5 ปีที่แล้ว +1

    Najma nashaad waa layabaaa

  • @cabdilaahibakayle9186
    @cabdilaahibakayle9186 5 ปีที่แล้ว

    Najma Nashaad Fanaanad isku darsatey cod iyo qurux
    Waaba fanaanad buuxda 100% oo si live ah u heesta mararka qaarkod

  • @MushtaqAhmed-dz2sk
    @MushtaqAhmed-dz2sk 5 ปีที่แล้ว +1

    Najma nashaad love buuran kuuhya runtiii

  • @alimax5676
    @alimax5676 4 ปีที่แล้ว +1

    Najmo nashaad quruxley waaye masha allah ciyaarta idishay

  • @eliyasbashir3466
    @eliyasbashir3466 5 ปีที่แล้ว +2

    Wllo najma waxa tahay my second best artist next to yurub geenyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kundiidahmed7615
    @kundiidahmed7615 4 ปีที่แล้ว +9

    Daryeel adigaa dusheyda suree inta ila daawaneyso liketa yaana leyla dhaafin

  • @MohamedHassan-wi4tz
    @MohamedHassan-wi4tz 4 ปีที่แล้ว

    runti najima nashad qof ku qlli aH dad somaliyed oo aanu ujecelnahy jirro joog adiga iyo sawjkagaba insha allah

  • @aboychannel8618
    @aboychannel8618 5 ปีที่แล้ว +174

    Ruasuulka ilhay hadaad jeceshahay ee ku sali scw

  • @nasraabdi6937
    @nasraabdi6937 4 ปีที่แล้ว +1

    Najma yarey xpti mnshalh horay usoco cod baad haysaa

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 ปีที่แล้ว +20

    Boqoradii Codka Iyo Quruxda Hargeisa 😍
    Najma Nashaad Hore U Soco Sxb
    Ree Hargeisa Oo Seexday Soo Galiseen😂

    • @hanitaavlogsandfilms733
      @hanitaavlogsandfilms733 5 ปีที่แล้ว

      Somali American subscrine 555ayaan kaaga dhigy eee adiguna subscribe igu caawi pls

    • @sameerahajia4600
      @sameerahajia4600 5 ปีที่แล้ว

      Somali American Gabdhan Waa Rer Putland odaygeda rer waqooyi ah !

    • @talizoapdiraxman493
      @talizoapdiraxman493 5 ปีที่แล้ว

      @@hanitaavlogsandfilms733 ok anaa subscribe kusaraya

    • @hargeisahadhwanaag3266
      @hargeisahadhwanaag3266 5 ปีที่แล้ว +2

      @@sameerahajia4600 najma&xaajigedu ba waa reer somalilnad waxay kaso jeeda xafada siinay hargeisa wiil kuna sool reer laascanood kuso bar barat hargeisa si kle gabadhu waa isaaq arab wiilkuna dhulbahante

    • @somalivlogs6780
      @somalivlogs6780 5 ปีที่แล้ว +1

      Sameera hajji A markaana Waar waxay Tahayba Iyadaa ah I don't Care walalo Heesteeda Uumaan Rabaa

  • @mustaphekiiko1946
    @mustaphekiiko1946 5 ปีที่แล้ว

    Hablaha fanaanita inanta kaliyee aan taa geero najma nashaad keep going

  • @maanjama
    @maanjama 5 ปีที่แล้ว +1

    Najma nashaad eedo qli horay igu soco waligaa

  • @xasananafi1234
    @xasananafi1234 2 ปีที่แล้ว

    TagErO Foul sister Najma NashaaTh✊♥️

  • @supersomfilms4744
    @supersomfilms4744 4 ปีที่แล้ว +1

    Woow duruxlay dhe hore u soco wllo

  • @ramlaaxmed3097
    @ramlaaxmed3097 5 ปีที่แล้ว +33

    Ana uhoreeya lika✌️
    Najma nashaad 🥀🥰

    • @hargeisatube3156
      @hargeisatube3156 5 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/wMQerra42Wo/w-d-xo.html

    • @sakiabdi9519
      @sakiabdi9519 5 ปีที่แล้ว

      Najma nashaaad fanan an tagero pilhi

  • @ሓጎስጸዋር
    @ሓጎስጸዋር 3 ปีที่แล้ว +1

    good music somali i am eritrea like

  • @roodaaxmed4674
    @roodaaxmed4674 4 ปีที่แล้ว

    Wllshy mcn ilhay haku dayo adiga iyo cawalle dayr iyo maftuf yare ilahy haydin xafido dhamantiin korkad noosarintiin ILOVE YOU WLLSHY QLI😍😍😍😍😍

  • @abdimuruq7216
    @abdimuruq7216 5 ปีที่แล้ว +3

    waaw
    waqal muuqaaladaad kahelaaba
    amar alle
    hore usoco sxiib👏👏👏👏

  • @zakariabulleofficiall6014
    @zakariabulleofficiall6014 5 ปีที่แล้ว +1

    Nuurka is gaadhy cod mcn Asturnaan io qurux Mustafe saleeban io howl wadeenada kle ee team afro waqal studio good job 👍

  • @Rakio618
    @Rakio618 2 ปีที่แล้ว

    7/december/2021 talaado 4:01pm dhageesanayah wixi iga dnbeyow waa idin salaamay sanadka khyrkisa alaa nasiiyo ✋🙏🥀🥰🦋

  • @aminibro1255
    @aminibro1255 4 ปีที่แล้ว

    Wooww waxasa jacayla❤❤✌allaha isiiyo Marwo saas ii amaanta.😭😭🤲🤲🤲