NAJMA NASHAAD I AAMIN OFFICIAL MUSIC VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • EREYADA : CABDISHAKUUR ALLAYAHDIK
    MUSIC : CABDI ABIIB
    LAXANKA : NAJMA NASHAAD
    COPYRIGHT NAJMA NASHAAD OFFICIAL

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @CumarDahir-zo4mm
    @CumarDahir-zo4mm 3 ปีที่แล้ว +116

    My love najma wlshy💯❣👋

  • @osmanbache1281
    @osmanbache1281 3 ปีที่แล้ว +55

    🇩🇯illahay ah no naxaariisto aduunka iyo aqiiro baa dhamantee 🤲🤲🤲 Gabadha somaliyeed ee fananada codka macan qiiro ayaa igu bertay runtii qofki fahmaayo ayaa fahmii kara'a heeskan waxu ka turjumaayo🇩🇯i'm from Jabuuti🇩🇯

    • @zahraabdikarim
      @zahraabdikarim ปีที่แล้ว

      ii sheeg muxu ka hadlaya wllo macan 😢😢

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 ปีที่แล้ว +505

    374 oo comment hadad iga dhex aragto igula sali nebi Mohamed Scw🙋‍♂️😭❤❤

  • @SomaliNewEntertainment
    @SomaliNewEntertainment 3 ปีที่แล้ว +370

    Najma nashaad horusoco
    we are feeling

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 3 ปีที่แล้ว +2

      Wow amazing nice song keep going Najima nashaad

    • @noradiinapdilahi961
      @noradiinapdilahi961 3 ปีที่แล้ว +3

      💔💔💔💔💔💔💔💔💔keep going 💔💔💔💔 come back my love ❤❤❤❤❤❤

    • @allsportsfootballtv6098
      @allsportsfootballtv6098 3 ปีที่แล้ว +6

      Allah ka baq aaqiro baa naga dambeso aaway xasuustii plz xero xijaabka

    • @mahadyare9394
      @mahadyare9394 3 ปีที่แล้ว +2

      U

    • @leilaismacilleilaismacil196
      @leilaismacilleilaismacil196 3 ปีที่แล้ว +3

      Horey usoco waa midaan kuhaalgsami doona allow gafkeena iyo geerida hakulmin

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 2 ปีที่แล้ว +7

    Runtii heestan aad ayee itabanesaa mudo badan ayaa dhagestaa anigo murug iyo ciil daremayo xaqiiqda ah nolasha adunka inee tahay mid aad u wajiyo badan sidas ee tahay samir iyo dulqad waa is baray inaa ku nolaado si aan guusha aan rabo u gaaro insha allah waxan rajenayaa adunka inta saranahay qof si dhab ii jecel farxad tan ugu badan isiiya ilahey inuu ii sahlo adunkiisa kan ugu wangsan amiin qalbiga aan ka oynayaa allah ii qabuujiyo💔😰🤕✌🏽

  • @madaxsare4292
    @madaxsare4292 3 ปีที่แล้ว +604

    Inta jacel xapiip keena mohamed scw like isaar

  • @Somali_Lyrics1
    @Somali_Lyrics1 3 ปีที่แล้ว +18

    Indhahan Igu Eeg Kalgacal
    Hubaasha Nafteyda Garo
    Dartaa baan u Oomanehee
    I Aamin Inaan Ku Rabo
    Naftaa Ogol Taada Oo
    Uurkaa Jecel Aragtidaaye
    Agtaada Inaan Imaado
    ilbaan ka Gartee Idhowr
    Hadaan Ololoon Ku Tabo
    Awgaa Caashaqan Ihelay
    Ayaa Amar Igu Wadee
    Dhaayahan Kuu Ilmeynayaa
    Bilaash Uma Ooynayaan
    Qalbiga Adaan Kuu Igmaday
    Amuurta Hoosteyda Dhugo
    Adaan Dad ba Kuu Jeclee
    Yaqiinso Inaan Ku Eegto
    Dhagaha Eraygaaga Jantoo
    Afkaan Dhigin Amaantaadee
    Aawadaa Hadii Aan Dhibtoodo
    Adaa Ibadee Ogow
    Wooow Cod Dhuun Dahab ah Kasoo Baxaya Iyo Erayo Qalbiga Garaacaya
    Another Level 💯💯💯💯💯💯💯💯
    Anyway Najma Xuquuq Bey Rabtaa

    • @Somalivocal
      @Somalivocal 3 ปีที่แล้ว +2

      Najma lifes matter weeye sxb inanta cadaalad bay rabtaa

    • @Somali_Lyrics1
      @Somali_Lyrics1 3 ปีที่แล้ว

      @@Somalivocal Waxkale Wlhi Waa Heesaha Hooyadood Heestani

    • @Somalivocal
      @Somalivocal 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Somali_Lyrics1 comming soon heesaha aabahood Cawaale dayr 😂

    • @Somali_Lyrics1
      @Somali_Lyrics1 3 ปีที่แล้ว

      @@Somalivocal 😂😂😂 Waa Sheeko Kale 😂😂😂

  • @rooble270
    @rooble270 3 ปีที่แล้ว +138

    Jiilkii hore Maandeeq.
    Jiilkii dhexe Sawtu Raxma.
    Jiilkan danbe Nashaad.
    AlAkademiya Al Arabiya

    • @hankaofficial9272
      @hankaofficial9272 3 ปีที่แล้ว +4

      Wan kula qabaa

    • @rodasulub4896
      @rodasulub4896 3 ปีที่แล้ว +5

      Team Arab isaaq❤❤💋

    • @Munayo12
      @Munayo12 3 ปีที่แล้ว +7

      Arab isaaq ❤️

    • @hanaanhamze2463
      @hanaanhamze2463 3 ปีที่แล้ว +3

      al akadamiya somaliland

    • @abdirizak.MAhmed
      @abdirizak.MAhmed 3 ปีที่แล้ว +6

      Arab Sh. Isaxaaq academy. Pure talent weeyi Geed Labku. Odayga Habraha reer Sh. Isaxaaq

  • @abwaancaqlisame
    @abwaancaqlisame 3 ปีที่แล้ว +21

    Golden voice💯 najma nashaad heesan hadyad ahan uziin lhaa lkn xgen ugu diraa tolow
    Maany u qalmin way mutysate
    👇

  • @dhiigjaceyl8578
    @dhiigjaceyl8578 3 ปีที่แล้ว +54

    Abaya timaha qarso alla hakuu dambi dhaafee
    Ogoow nabigeena scw iyo rabigeena swy kugu amray ee ka xishoo allah 😪😪

    • @cqaadiryare2407
      @cqaadiryare2407 3 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤😭😭😭😭wlhi heesta waa ixanuuji 😭😥😢😰❤❤

  • @MrHelloimyassin
    @MrHelloimyassin 3 ปีที่แล้ว +5

    heestan waxa dareemo qof uu jaceel si dhab u haayo. NAJMA NASHAAD YAA SALAAM , i feel you macaan.

  • @munaabdirahmen6137
    @munaabdirahmen6137 3 ปีที่แล้ว +190

    Cawa waxan Aminaya Fananku waa Afkag Shacabka walhi Dhibkankujiro iyo heesdan wayisleyihiin😭💯💯💔💔😭😭

    • @richhome3678
      @richhome3678 3 ปีที่แล้ว +7

      Waxa erayada laga sameeyaaba waa
      Marxalada iyo murugooyinka shacabka

    • @munaabdirahmen6137
      @munaabdirahmen6137 3 ปีที่แล้ว +4

      Haa wllo walhi ilahya ha nodayo Afgaga markadkuciilbaxayso fiicana 😭

    • @mohameddaahir2220
      @mohameddaahir2220 3 ปีที่แล้ว +2

      Waxn rajenaya inad dhibkaa aad ku jirto farxd kunoqodoono

    • @rayaancabdiqadir7348
      @rayaancabdiqadir7348 3 ปีที่แล้ว +5

      Sabarka badi abyo sabarka wax lagu helaa wan kudaremaya aniga😢

    • @hayataden6499
      @hayataden6499 3 ปีที่แล้ว +3

      Wall qalbigaaga qof u qalmin ha siin kafirso sister hadu khayr kuleyahry ilahay haa kusiyo

  • @abdirashidarshe1238
    @abdirashidarshe1238 3 ปีที่แล้ว +15

    Some emotional somali song😪😪😭😭😭
    1.nimcaan hilaac(nooli kulanee)
    2.axmed biif(jacaykku haddu cuslaado)
    3.cumar shooli(sida labo walaalo ah)
    4.khaalid kaamil(qalbi jabay)
    5.nimco xassan(indho caashaqoo kuu ooyayaan, ka tiraa ilmada)
    6.cabdiqaadir sanka(caku aragtidaadii)
    7.mursal muuse(waqti)
    9.fiska(dabiib)
    10.yurub(naxli)
    11.x.tooxoow(sow adigi maaha)
    12.shaymire(muxuu nabarka caashqu)
    13.cumar dhuule(malaha waa lagu sitaa)
    14.sufla(duufaan)
    15.fiska(allahayoow maxa iga qabsaday)
    You will cry😭😭😦😢

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 3 ปีที่แล้ว +47

    Wow What A SonG
    There Is Not Doubt That This Song Can Hit Millions🔝
    The Queen Of The Century👑💖👏.

  • @husseinalihassan5121
    @husseinalihassan5121 3 ปีที่แล้ว +10

    Dhaaayahan kuu ilmaynayaa bilaash uma ooyayaan
    Toban jeer ka badan intaan ku ceshtay
    *NAJMO NAJAAD*
    Hibada hablaha gayiga
    Wll si dhaba kuu taageeraa

  • @fadumazahraraage9896
    @fadumazahraraage9896 3 ปีที่แล้ว +96

    Mashalah najma iyo xaajigeda way is jecel yihin ilahaw isku soo dhaweey il iyo nacab baa ku dhex jira ilahaw ka dhexsaar😭😢😢🤲🏻❤️❤️❤️

    • @nimciishnalka2775
      @nimciishnalka2775 3 ปีที่แล้ว +1

      Ma asagay uqaaday

    • @nasmaibrahim2688
      @nasmaibrahim2688 3 ปีที่แล้ว +3

      Heestan waxa loo qaday manaal xaaski ck bilash uma oyayse

    • @fatimamahdi8518
      @fatimamahdi8518 3 ปีที่แล้ว +1

      Makala tagin miyaa abyo ck iyo xaaskiisa😭💕

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 3 ปีที่แล้ว

      @@nasmaibrahim2688 wll ck iyo xaaskiisa ma dhabaa dagaalka ka dhaxeeya

    • @zuhuurcaaqil3684
      @zuhuurcaaqil3684 3 ปีที่แล้ว

      @@nimcoayaan6197 haah wll wa dhab

  • @Sumayya_Abdi
    @Sumayya_Abdi 3 ปีที่แล้ว +20

    Emotional Song 😭😰💔🥺 Dhaayahaan ku ilmeenayaan bilaash uma ooyayaaan 🥺😭

  • @sds9082
    @sds9082 3 ปีที่แล้ว +17

    Mshllh Ashwariya rai -da soomalida .👍
    Keep going 💪🏻💪🏻💪🏻

  • @abdiahmet516
    @abdiahmet516 3 ปีที่แล้ว +37

    Najma nashaad isthe best somali female singer in this year.keep going sis.

    • @ahlazeinab
      @ahlazeinab ปีที่แล้ว +1

      😪😔😘

  • @maxedsiciidmaxed1410
    @maxedsiciidmaxed1410 3 ปีที่แล้ว +53

    Hargeisa Way Ku Tabtee
    Nasoo gaadh Najmaay

  • @SWAHILINATION
    @SWAHILINATION 3 ปีที่แล้ว +78

    Somali Queen in the making 🤟🏿✌🏿

    • @NajmaNashaadOfficial
      @NajmaNashaadOfficial  3 ปีที่แล้ว +23

      Appreciate the love ❤️❤️

    • @Abdullaahi_Ali_Abdi
      @Abdullaahi_Ali_Abdi 3 ปีที่แล้ว +6

      @@NajmaNashaadOfficial wllhi gaalo ayaaa u daaray hestaaan iyagoona fahmeynin sida aad qiirada u muujinee ayee la oyeen
      Allah ha ku xafido hesahaada aad ayaan u jeclahay inaaa maalin ku arkana waan jrclaan lahaa

    • @herziofficial8365
      @herziofficial8365 3 ปีที่แล้ว +2

      @@NajmaNashaadOfficial axlaa cod queen is making only

    • @sheekibraahim5453
      @sheekibraahim5453 3 ปีที่แล้ว +1

      Msha allah Najmo walahi cod an lahelikarin ayaad leedahay wllo

    • @yahyegavaneh9033
      @yahyegavaneh9033 3 ปีที่แล้ว +5

      Somalidii kale ee ku amanaysay replay umad galin SWAHILI NATION REPLY ayad u gashay wll somali bad wax ku tahay ogow

  • @kafiyaxassan3364
    @kafiyaxassan3364 ปีที่แล้ว +9

    Dhagaa ereygaaga jantoo
    Dharaar afka dhigin amaantaade
    Awaada hadii aan dhibtoodo
    Adaa I bade agoow😥💔
    Deeqsi💔
    Rajadii sadexda sano iyo sugitaanki hungoobey💔😭

  • @queenarwo837
    @queenarwo837 3 ปีที่แล้ว +9

    Fananada kliya xalda an mrks ku jiro hees ka hdleyso so qado wa Najma Nashaad ❤️🎼

  • @cadceedyare8228
    @cadceedyare8228 3 ปีที่แล้ว +26

    Wooow An Other Level Nashaad Hees Macaan Waaye Wllhi

  • @konshenzhk2099
    @konshenzhk2099 3 ปีที่แล้ว +49

    Music 🎶100%
    Codkeda 100%
    Ereyada 100%
    Stylka 100%
    Everything 100%
    Najma Nashaad Sowtu Raxma Allah Ku Xafido

  • @Mohamedweli3
    @Mohamedweli3 3 ปีที่แล้ว +46

    Iga waal najmaay fankii oo soconaya inta ila jecel najma like ♥️👏

  • @ogleali7870
    @ogleali7870 3 ปีที่แล้ว +22

    This is an amazing and brilliant song to be reality it increases the feeling of love and she's good upcoming singer of this season keep rocking najma nashaad

    • @alimohamud9959
      @alimohamud9959 ปีที่แล้ว

      🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @NajmaNashaadOfficial
    @NajmaNashaadOfficial  3 ปีที่แล้ว +23

    Dhamantinba aad ba uu mahadsantihin sidad mar walba ii garab tagan tihin inta ii jeceshihin iin ba badan ba idin jecalahay @team_najma_nashaad
    Love you all ❤️

    • @ahmedabdirahman5127
      @ahmedabdirahman5127 3 ปีที่แล้ว +2

      Walal wan ba ilmeynY illah haku boga dhayo hestan murugo badan ayey xambarsan tahay dunida farxad ku jog 🏚️💝💝💝💝

    • @msquare9766
      @msquare9766 3 ปีที่แล้ว

      Queen of queens

    • @zhakiipyare1896
      @zhakiipyare1896 3 ปีที่แล้ว

      Cawaale deyr adigu u soo noqo wll

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs 3 ปีที่แล้ว +5

    Wow maqul ada qurux badan wayo
    Heestana Aad ayay uu macantahy
    Keep going my sister Najma

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial5835 3 ปีที่แล้ว +276

    Inta Og Heestan inay Ku socoto Cawaale dayr like✌

  • @abdirahmanibrahim6405
    @abdirahmanibrahim6405 3 ปีที่แล้ว +9

    Najma nashaad keep going on
    You've confidence najma nashaad
    I support you. you are so gorgeous without makeup
    Keep going on sis.

  • @abdiqaniosman9668
    @abdiqaniosman9668 3 ปีที่แล้ว +73

    Anigu waxaan jeclahay inaan arko Najmo iyo Cawaale markale isku faraxsan❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @xmanyt4983
      @xmanyt4983 3 ปีที่แล้ว

      Miyey is dagaaleen

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 3 ปีที่แล้ว +1

      @@xmanyt4983 haaa wll

    • @umulkhyromar2026
      @umulkhyromar2026 2 ปีที่แล้ว +1

      Wy isku soo noqdeen jacylku hawro hn

    • @saaraozman3390
      @saaraozman3390 2 ปีที่แล้ว

      way iskusoo noqden🥰

    • @mariaali677
      @mariaali677 2 ปีที่แล้ว

      We isku so noqden😭❤

  • @mohamedsaid6968
    @mohamedsaid6968 3 ปีที่แล้ว +13

    Keep Going Waxaad thy Qoftii Fanka Somaliyed Ubadali Lahayd Fiska ❤️✌️Nashaad Another Level of Fiska🇸🇱

  • @abdikhaliqdahir421
    @abdikhaliqdahir421 3 ปีที่แล้ว +8

    Heestii sandka wlhi queen najma Nashaad inta ila argty like ta yan layla dhafin 🥰❤️

  • @warsamamohameddirieh6951
    @warsamamohameddirieh6951 3 ปีที่แล้ว +13

    machallah barakallah nice voice najma nashad horusoco inta jeycel najma nashad like ii saraa

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 3 ปีที่แล้ว +6

    Agtada in aaan in imaado il baan ka garteee i dhowro 😣😣😣😣😥😥😥😥😢😭😿🙏💑

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 3 ปีที่แล้ว +46

    inta dirisle iyo Asad faqdiiid ka soo raacday heesta 👍

  • @deeqkilixofficial6891
    @deeqkilixofficial6891 3 ปีที่แล้ว +43

    Il baan ka gartee i dhowr
    Hurdadii baad noo diiday najmaau ax😭😭😭

    • @anaskajr4971
      @anaskajr4971 3 ปีที่แล้ว

      Bro xamdi bilan maxey kuguraacday bahal aatahye

    • @ismaaciilcaaqil289
      @ismaaciilcaaqil289 3 ปีที่แล้ว

      Ex saygii Xamdi ahmed cali bilan Ahaa Bro Gabadha maxa iskaga fujisya waa quruxdii oo qof ah wlhi

  • @guleidmahamud775
    @guleidmahamud775 3 ปีที่แล้ว +19

    Nolashada
    Wxa xaq uleh quruxdedana
    Izkaleh legend Cawale dayr
    La,aantisna waxpa matihid🤏

  • @konshenzhk2099
    @konshenzhk2099 3 ปีที่แล้ว +11

    Hadan Ololo Ku Tapo
    Awga Cashaqan Ii Helaay
    Aya Amar Igu Wadee
    😢😥😢😢😭
    True Feelings

  • @Pinky..pie06
    @Pinky..pie06 ปีที่แล้ว

    This is a new singer to me. I never hear of her cuz I left the mother land long time ago.

  • @Jamike-123
    @Jamike-123 6 หลายเดือนก่อน +3

    Heeskan waxaa dhagaysanaya habeen Talaado ah , Sacadu tahay 9:05 Tariikhdu tahay 05:03:2024,
    Ma jecli boqrada aan doortay in ay maalin iyo iska daaye daqiiqad aan kala xanaaqno Yacni qilaaf dhexdena soo galo lkn caawa wey dhacday waa uxanaaqi karaa ma ahane maalin ma jecli in aan garabkeda cidleyo, waa qof qalbi wngsn,naxaris badan, caawa lkn waa ka xanaaqay heeskan baa nafis ii noqday 😢

  • @ayaanmuhiyadiin4464
    @ayaanmuhiyadiin4464 3 ปีที่แล้ว +7

    Dhaayahan kuu ilmaynayaaa bilaash uma ooyayaan☹️☹️😭😭😭😢

  • @muslimlady1068
    @muslimlady1068 3 ปีที่แล้ว +39

    Wx kale WOW my sister queen 👑

  • @drabdiqanihassan8276
    @drabdiqanihassan8276 3 ปีที่แล้ว +3

    Alaa yaa casig abwaan alaa yahdiik heesta qarniga ayaa sameesay iyo luuqdii lahoolin waayay ee jiilka danbe najma nashaad ❣❣

  • @ayyanmohamed9676
    @ayyanmohamed9676 3 ปีที่แล้ว +3

    Marka qof jeceshahay uusan umoodin inaad si dhab ah u rabto waa xanun😭😭😭😭 fananka waa kan so gudbin karo daraanka bulshada ama midkiisa qaaska ah najma nashaad one love abyo♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💋💋💋

    • @nimcosaciid5380
      @nimcosaciid5380 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa xaqiiq maka sii xanuun adnoo adinkoo is rabo in niila dhaho nagtaan aan kukeny o walasha ah guurso asagana uusn ku qanacsanen xita gabdhi kudhahy abyo gabadhn jclhy walashy atahy kudheh ader marabo wiil wa cldso lkn aabihi aya wiilka qasbayo meherka asgon kufarxsanen ayu dhici rapa ana waxa sameyo ma aqan kaliyah wxa dhahy walidkaga mxa ku sameyn karaa illah aya ka wayn hdalkale ma dhihin wlhi asagana wuu kaso dheraday adunkii oo dhan niyadisa way jabty ana wa udhisa kaga daran wa acurud

    • @ayyanmohamed9676
      @ayyanmohamed9676 3 ปีที่แล้ว

      😪😪😪😪wa dhibto allah yasiro wan daremi kara dad isjecel foganshahoda 🙏💯

  • @ibrahimmohamed7144
    @ibrahimmohamed7144 3 ปีที่แล้ว +2

    Another level heestan, walahi waan la dhacay. One love from Djibouti.

  • @alimadey88
    @alimadey88 3 ปีที่แล้ว +8

    Najma nashad best somali female singer keep going ❣😍👌

  • @ahmethbeanzofficial547
    @ahmethbeanzofficial547 3 ปีที่แล้ว +3

    Heestii u horeysay ee aan Arko NAJMA NASHAAD oo hees MELODY saartey👏👏👏

  • @burco7626
    @burco7626 3 ปีที่แล้ว +9

    I love your style and this video, it's different from the other Somali videos.🥰

  • @HUSSEN6850321
    @HUSSEN6850321 2 ปีที่แล้ว

    Love da song and who ever made da video 4 her good job it's great 😃👍 it's her best ever muzik ways n voice 💕 it 😊

  • @xadaariofficial373
    @xadaariofficial373 3 ปีที่แล้ว +31

    Weey MaMo Najma Nashaad💚🤍❤️ 💚🤍💚

  • @user-yl4bq2mo8b
    @user-yl4bq2mo8b 11 หลายเดือนก่อน +1

    All adigo jeclka an amisn ma wax mal walala ah u haystaye marku kugu dhaco wliba meel adi I slahaydii markadi ku birya noloshisa wllhi isman lahay wadi jeclanaysa hadN ilaa hadN ka samri lahaye ax xuma qof aadi adunka kugu jeclashay hadan anid jeclkgii u qiranayn oo adi iska dhigayso mid aan walig jeclan wiil madax adigo oo kibar badan hadN dantas yan ah ayoo igo noqaday waxn ka filayn igal soo baxay marku arkay inaan jeclahay Lkn maran ma qada wuxu rabay hadan wan kal taganye ani alhe isku xidhaye mash allh wan ficnahy hadi iga rali noqda waxn ka radnye nafa ahn😊 heesan najma nashadii waa hees adi samani igo leh 😩wan dhagays Lkn cawo uun ban iska jeclaytay in aan iska nafiso mina najmo tagiro u ahye 10/15/2023🎉by

  • @abshirjafle7338
    @abshirjafle7338 3 ปีที่แล้ว +7

    Najmo nashaad wlashey adbankujeclhy wnakutageraa nolow wlashey cadawgaaga cagta hosiisa farxad kunolow 😘😘😘😘😍😍😍

  • @sahraabtidoon3441
    @sahraabtidoon3441 3 ปีที่แล้ว +27

    😱Dareen💔💔😭 💞💞ragow noo dabca 😭😭💔❤️💞

  • @mohameddollar4665
    @mohameddollar4665 3 ปีที่แล้ว +4

    an other level wllhy wllo heesyo maaha tan sida aad u qaaday ayaa layaab ah iyo music aan caadi ahayn waanu kuu xiisnee goorma noo iman from hargeisa

  • @Yaxyebisle
    @Yaxyebisle 2 ปีที่แล้ว +2

    Najma c/naasir ciise 😢♥️
    Agtaada inaaan imaado hiil baan ga gartee i dhawr🥰

  • @ahmedibrahimmohamed8817
    @ahmedibrahimmohamed8817 3 ปีที่แล้ว +3

    Fanka Hablha shida number 1 Najma nashaad 😍😍

  • @asiyamohamed390
    @asiyamohamed390 2 ปีที่แล้ว +2

    Hees qalbiyan itaabataa 😭😭😭😭😭Agtada inan imado ilbaan ka gartee idhowr 😭😥naftaa naftaa ogol tada 😭

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152
    @puntlandwaahooyadiifederal5152 3 ปีที่แล้ว +47

    Gabadhaan abtiyaasha unahay guulayso Queen🇸🇱✌️👸Layaab layaab

  • @axmedxaashi5429
    @axmedxaashi5429 3 ปีที่แล้ว +14

    Tress belle Voix Bravo 👏❤
    Quruxda Fanka Najma❤😍

  • @hodancali7694
    @hodancali7694 3 ปีที่แล้ว +7

    Heestan waxa loo qaaday king ck xaazkiizi manaal iyadaa codsatay woooow the golden voice najma nura nalka iftiiiima my habarwadaagty qli❤💯

    • @jaabirmohamed5765
      @jaabirmohamed5765 3 ปีที่แล้ว +2

      YA KU ZHEEEGAY ADIGA
      SOMALI MORYOOLEY

    • @hodancali7694
      @hodancali7694 3 ปีที่แล้ว

      @@jaabirmohamed5765 adiga yaa ku yidhi reply iso gal somaali maryoolay

    • @nimciishnalka2775
      @nimciishnalka2775 3 ปีที่แล้ว

      Qofkaloo saas dhahayaan arkayey malahubaa

    • @hodancali7694
      @hodancali7694 3 ปีที่แล้ว

      @@nimciishnalka2775 haaa huno quruxeyyy inantasa codsatay heesta

    • @jaabirmohamed5765
      @jaabirmohamed5765 3 ปีที่แล้ว

      @@hodancali7694 BEENTADA AAD NAGU CABAYZO AYAN LA YAABAY MARYOOLAY
      NAGADA CIYAARTA YAKHEEEY

  • @yahyamoha4292
    @yahyamoha4292 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxa filaa in uusan jirin qof iga badan inta aan daawaday heestan in uu jiro Najma nashaad💪👌♥️

  • @imzimraan239
    @imzimraan239 3 ปีที่แล้ว +6

    Lovely sister keep up from Djibouti 🇩🇯

  • @NeyruuMohaz
    @NeyruuMohaz 2 หลายเดือนก่อน

    😢one of my fav song najma naashaad kama dhargo wlhi❤

  • @abdiqaniosman5387
    @abdiqaniosman5387 3 ปีที่แล้ว +11

    Waw mansha Allah nice another level

    • @jojoqrax771
      @jojoqrax771 3 ปีที่แล้ว

      Waaw m.a👌👌💋💋💋❤❤

  • @ishwaqahmed3994
    @ishwaqahmed3994 3 ปีที่แล้ว +3

    Aniga cafis bad iga tahay 😭🙏💔 orod aniga qof iga ficn soo hel

  • @AhmedHusseinkallo
    @AhmedHusseinkallo 3 ปีที่แล้ว +4

    woow hees cajiiba keep going najma
    hees macaan badan wlhi

  • @ifraaxapdilaahi6951
    @ifraaxapdilaahi6951 3 ปีที่แล้ว +1

    Oh oh waaaa fananadayda an tageeero wlhi feeling song😰🖤🖤🖤🖤🥰 Horrre u gaadh hankga alpi

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr 3 ปีที่แล้ว +6

    Najma heztan waaxay ka turjumayzah inay doonayzo Reerkeedj Dip U dhizto

  • @hamzecade5775
    @hamzecade5775 3 ปีที่แล้ว +2

    Maansho.allaah najmo wcney wllo.xaqiqtan sidarenleh ayad uqaday heestan xaskaygii.ayan aniguna ugu.tuuray.happy.ayayba.noqoty.from.canada kaso.salamaya.waxan kuleyahay.go.forward my sister

  • @xikmaalhadaamo3134
    @xikmaalhadaamo3134 3 ปีที่แล้ว +6

    MnshaAllah MnshaAllah MnshaAllah najma nashaad❤

  • @amiircazkah9058
    @amiircazkah9058 3 ปีที่แล้ว

    Intan heesta sugayy waxan ku ilaaway intaa aan dhagysty aan daawady i like dareenka ad muujisay iyo laxankaga only girl singer favourite hore u soce najma🤗

  • @cazuuzwali2427
    @cazuuzwali2427 3 ปีที่แล้ว +7

    What a performance, jawigaan kujiray waban ka baxay, wow 💕

  • @yourrour558
    @yourrour558 ปีที่แล้ว +1

    WOOWOWOWOWOWOO
    Najma nashaad I bet you will never see this comment but if u keep singing like this I'm gone keep falling for you deeper and deeper wllhi. Just codkaaga igu filin ooon la dhacay wllhi
    My regards

  • @dhashoabomuuse5732
    @dhashoabomuuse5732 3 ปีที่แล้ว +5

    Dumashiii najma najaad nosoo noqooo 😭😭😍

  • @amraninaali3501
    @amraninaali3501 3 ปีที่แล้ว +1

    Najma iso jawab hn qali ilove hn mcn jabouti kalay

    • @ibrahimmohamed7144
      @ibrahimmohamed7144 3 ปีที่แล้ว

      Another level heestan. Vraiment c'est cool comme song même si je ne suis pas amoureux en ce moment.

  • @yasinahmedosman82
    @yasinahmedosman82 3 ปีที่แล้ว +6

    DHASHII REER SHEIKH ISXAAQ IYO DERISKOODABA DHAN WALIBA WAY NOOGU HORMAREEN WALAAHI WANKU WADANAA NAJMOOY NOOLOW ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @kordahap4016
      @kordahap4016 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk Wixii Hargysa KunooL ma Isaaaq ayaad utaqaaan Najma Iyo Ninka Qaba Ee ay Uheesayso Mida Isaaaq maheeee

    • @yasinahmedosman82
      @yasinahmedosman82 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhashii reer sheikh isxaaq iyo deriskooda ayaan qoray dib u eeg qormadeyda midna ogoow walaal u dhalashada waxaa ka weyn halka aadku baarbaartay aadna ku kortay

  • @zamzammohamed7309
    @zamzammohamed7309 2 ปีที่แล้ว +1

    Bilaash uma oyayaan😢😢😢wan nacay jacayl hadana kama maarano

  • @Lion-xt4vx
    @Lion-xt4vx 3 ปีที่แล้ว +8

    Wooow beautiful voice. Sootul raxma!!!!

  • @lapjunior2403
    @lapjunior2403 3 ปีที่แล้ว

    Wowwowowowowowowow legend najama nashaad I hoppe you long life fananad dhamaystirn fuuuullllll singer

  • @hadiyaesdareh9802
    @hadiyaesdareh9802 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha alllha wlllhi markasda waxan kuducaysad inu ilahay isgusoceliYo najmay wllo adiga io odaygagu waxa idindhexeyal waxan abdi dhamneyn kaso ah mafdux wllo nacbka hadhagysan ilahyow cawa waxan ka baryay cawalle io najma inay dib nolosha uwadagn😪

  • @ziraadmustafe
    @ziraadmustafe 3 ปีที่แล้ว +1

    Heeztan In ay aniga igu saaaapsantaypan modayya ama dareenkayga lags sameyayya wlhi l very cry every the list 😪😪😪😪😪😪😪😪

  • @abdilatifhablos8351
    @abdilatifhablos8351 3 ปีที่แล้ว +5

    Wow waa hees diyaarsan iyo codkada mcn

  • @adamali2035
    @adamali2035 3 ปีที่แล้ว +8

    Layaab Layaab Najma Nashaad in the building💪❤

  • @ahmedrooble1912
    @ahmedrooble1912 3 ปีที่แล้ว +20

    Nashaad fnanad waa dhaftay

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Wll qaaliya icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll🥰

    • @liibanboojo1673
      @liibanboojo1673 3 ปีที่แล้ว

      Mxe maroosa

  • @Abdi0023
    @Abdi0023 3 ปีที่แล้ว +5

    Hees wada jawi degan ah, music iyo laxan wada degan misena ereyo dareen leh. Keep going boqoradda jiilkan #Najma_Nashaad.♥️

    • @abdillaahiadam4151
      @abdillaahiadam4151 3 ปีที่แล้ว

      Talented and the best of all because this song is touching the hearts of lovers

  • @Hamda_Aseyrrr
    @Hamda_Aseyrrr 3 ปีที่แล้ว +166

    "❤”

    • @cabdirayfan1428
      @cabdirayfan1428 2 ปีที่แล้ว +4

      Xaqiiqdi adanuhu ma aha isku qalbi lkn waxaa dareemi kara qof dhax dabaashay mawjado jacayl
      Inagoo og inaynan isku wada dareen ahayn ayaan hadana ka simanahay danqashada
      illyow isku cabiidi qalbiyada isjecel 🙏

    • @aichadarar678
      @aichadarar678 2 ปีที่แล้ว +4

      Hamda waxa tahay qof sugaanta khaasatan erayada dareeymeysa sideydo kale ✌️🇩🇯

    • @Hamda_Aseyrrr
      @Hamda_Aseyrrr 2 ปีที่แล้ว +2

      @@aichadarar678 ✨🦋❤️😒🥰

    • @abdiazizsiciid
      @abdiazizsiciid 2 ปีที่แล้ว

      caajiib caadi maitihid wll🥰🥰

    • @muniishbeby6493
      @muniishbeby6493 ปีที่แล้ว

      Mashaa allah walal waxaan la qiirooday comments ka aad ka bixisay heestaan 💘💘💘

  • @ruweydomohamed372
    @ruweydomohamed372 2 ปีที่แล้ว +4

    Ax alla qalbiga manooli😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙄😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔

  • @umuciyaliciyali4955
    @umuciyaliciyali4955 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah tabarakalah laxanka hesta najma wax kale ayad uu sameysay laxanki aduunka wlhi najma cadeyay

  • @mostafeawilmohamed7680
    @mostafeawilmohamed7680 2 ปีที่แล้ว

    Laxankaan Najmo nashaad iyo erayada la isku laray iyo codka mcn ee Mss century kama dhargaysid 20times kabadan waa dhagaystay

  • @Unknowing.1235ascams
    @Unknowing.1235ascams 3 ปีที่แล้ว +14

    Mocha allaH can't wait so daaa ❤❤🥰🥰

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 ปีที่แล้ว

      Wll qaaliya icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll🥰

  • @foosabdullahimohamed2315
    @foosabdullahimohamed2315 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhayahan ku ilmeynaya bilaash uma oyayan ax 24/4/2022........🥺💔😭

  • @aminaahmed5534
    @aminaahmed5534 3 ปีที่แล้ว +3

    Haybad iyo milgo lugo leh weeye Najma yar mashalah❤️❤️❤️

  • @sharmarkejama4086
    @sharmarkejama4086 3 ปีที่แล้ว +1

    Www its good song Majmo Nashad best fananad keep going sister👄💋💚❤💜🖤

  • @Mohametapthi
    @Mohametapthi 3 ปีที่แล้ว +17

    A sad song that touches everyone

  • @AbdireshidAhmed-de8zk
    @AbdireshidAhmed-de8zk 3 หลายเดือนก่อน

    Ilove this music najma nashad thanks somuch my beauty

  • @rahmahabiib7180
    @rahmahabiib7180 3 ปีที่แล้ว +5

    What music and lyrics amazing

  • @abdilahiabdilahi6561
    @abdilahiabdilahi6561 3 ปีที่แล้ว +1

    This is song of the year,,,,,,,,,gabadha ninkeedi uso celiya

  • @ahmedzaki6206
    @ahmedzaki6206 3 ปีที่แล้ว +47

    200 hadad iga dhex aragty like saar niow 🤣