CUMAR CABDISASHIID OO KA HADLAY AQOONSIGA MARAYKANKA EE SOMALILAND DORASHADA QOF & COD PUNTLAND IYO.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
  • CUMAR CABDISASHIID OO KA HADLAY AQOONSIGA MARAYKANKA EE SOMALILAND DORASHADA QOF & COD PUNTLAND IYO.

ความคิดเห็น • 68

  • @ummmohamed8716
    @ummmohamed8716 5 วันที่ผ่านมา +3

    Guulayso Ina Cabdi/Rashiid wa njn aqoontisa iyo wadanimadisa ay sarayso , wana mida hurdada udidaday ee u carayo Mwwadanka Dr Hassan Allahaxifdiyo labadoda

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 6 วันที่ผ่านมา +13

    Somaliland today, Somaliland tomorrow. Somaliland forever.

    • @seidabdi751
      @seidabdi751 5 วันที่ผ่านมา

      Iswasa Somalilandeey

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 6 วันที่ผ่านมา +16

    Republic of somaliland is peace and stabilt demokrati country different somalia ❤❤❤

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 6 วันที่ผ่านมา +8

    Somalia anagaa maxkamad geyneyna inay qadiyada yada faraha kala baxa
    Somaliland badeedu idinma khuseyso
    Bada yada hore iyo danbeysaba anagaa ilashano

    • @ummmohamed8716
      @ummmohamed8716 5 วันที่ผ่านมา

      Waxa ilashan kartan maleh, walina waxad fadhisan meshi ad fadhiden 30years before, lkn wadanka wa inan kawada ilashana cadawkena so jirenka ee an nakala jeclayn

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n 6 วันที่ผ่านมา +1

    Waxan ahay xamse xariir halkanina waa xamse xariir. Keep going brother.

  • @assadabdillahi1461
    @assadabdillahi1461 5 วันที่ผ่านมา +2

    Daarood oo dhan wxa ku dhacay cudur la dhaho Somaliland nacayb weliba gaar ahaan beesha isaaq ayay u hayaan cuqdad aan dhamaad lahayd 😂

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 4 วันที่ผ่านมา +1

    Anigu ma qabo wax SOMALIA 🇸🇴 la dhaho inay si jirayso HASSAN DHOQO wuxu ibaray CADOW KA XUN MORYANTA MUQDISHO OO shegta “dawlada” majirto

  • @AbokorAadan-e9d
    @AbokorAadan-e9d 6 วันที่ผ่านมา +6

    Somaliya waxay wada indha cadays ilaa beenta iska dhaafan oo qiraan somaliland tahay qaran madaxbanan waxb u hagagimayan wayo somaliland qayb kama aha dawlada fadaralka maanu dooran heshiis naga dhexayana ma jiro dastuurkoodana qayb kama nihin dastuur gaara banu leenahay dawlada somaliland shacabka soo dooratay cid awood u leh nagu qasbatsana ma jirto ha aaminan dalkooda iyo sharcigooda dalkaya faraha Hakala baxaan annaga ka muusuula dhulkayaga badayada iyo hawadayada hadii diidan cirka soo dumiya waxay noqondoonta in iyaga go goyno

    • @jakey2424
      @jakey2424 6 วันที่ผ่านมา +1

      Kkk ma burco iyo hargeysa ayaa dal ah. Dadka kala taga waalida

    • @jakey2424
      @jakey2424 6 วันที่ผ่านมา

      Hal reer baa tihiin la yidhaahdo isaaq waxa raba go'itaan, dadka dhulkan aad qaranka ku sheegtaan dagani ma ogola waxanaad ka sheekaynaysaan. Bal horta ku soo qanciya qabiilada kale ee Hartigu u horreeyo.

    • @jakey2424
      @jakey2424 6 วันที่ผ่านมา

      Hal reer baa tihiin la yidhaahdo isaaq waxa raba go'itaan, dadka dhulkan aad qaranka ku sheegtaan dagani ma ogola waxanaad ka sheekaynaysaan. Bal horta ku soo qanciya qabiilada kale ee Hartigu u horreeyo.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 6 วันที่ผ่านมา +2

    Huwan dulli gar ahan darood way
    Nagu doofarobene dam ALLAH
    Haka dhigo daadunka xasidinta ah

  • @intel76
    @intel76 4 วันที่ผ่านมา

    Hadii somalinimo la isla rabin qabiilkasta dhulkiisa wuu yiqanaa,,,, digil marif, hawiye ,daarood ,Dir

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 6 วันที่ผ่านมา +2

    MOU da waa hirgeleyaa, reer Somaliyoow dalkiina u ooya, Somaliland idin kama mid ma'aha.
    Mar dhow si fiican baanu ukala bixi doonaa.

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 6 วันที่ผ่านมา +1

    Maxkamad baan somalia geyneynaa

  • @baambaam6336
    @baambaam6336 6 วันที่ผ่านมา +2

    Cumar McDonald

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 6 วันที่ผ่านมา +4

    Sacan waxaanu u sheegeynaa in Jamhuuriyadda Somaliland masiir keeda Dawkad nimadeeda jiritaan keeda iyo madax banaanideedu iraado shacab yahay shacab ka Jamhuuriyadda Somaliland 97% kiiba u codeeyeen madax banaanideeda qof iyo shaqsiyaad shacab ka Reer Somaliland door teena Aanuu bedeli karin cadha weyne 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮❌❌🚫🚫🚫🚫👎👎👎👎
    No Soomalia le talyaano 😂

  • @AbdulDelta1
    @AbdulDelta1 4 วันที่ผ่านมา

    Muxuu ka hadlayaa ? Abiy axmad wuxuu yiri waxaan rabaa inaan helo bad soomaaliyeed, xoog iyo xeeladba.

  • @axmedjihaad7747
    @axmedjihaad7747 5 วันที่ผ่านมา

    Somalia is one today, tomorrow, forever 😊

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 5 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaali iyadaa hore isu baabi,isay imikana isa sii baabi,inaysa oo xaasidiin ah waxba cid kale dhabarka ha ka saarina duliyahaw bilaa naxariista iyo bilaa damiirka ah

  • @AhmedHasan-p2v
    @AhmedHasan-p2v 6 วันที่ผ่านมา +3

    Dameer hadlaya somaliland iyo Somalia Italian mavian

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 5 วันที่ผ่านมา

    200 oo sanadood wax xil ah familkeyga ma uusan qabanin. Maxaa iga galay ama iiga gidhiisha. Somalia ha la qabsado oo 1000 ka shaqsi ee iska leh somalia ha laga qabsado.

  • @garada6921
    @garada6921 5 วันที่ผ่านมา

    HADII AY CADAALAD KU WADA NOOLAAN LAHAA YEEN UMADU OO CADALAD LOO FALI LAHAA WAXAAN OO MASIIBO AH NOOMA YIMAADEEN DULMI UUN BAA LAYS KULA DHAQ MAYAA TAAS HADAAN IYANA LAJOOJIN TOROR IYO XABSHI IYO KIINYA IYO CADOW KASTAA JAANIS NAGA WAAYI MAYO

  • @abdirahmanahmedabdillahi8163
    @abdirahmanahmedabdillahi8163 5 วันที่ผ่านมา

    Idinka uu codayeh Ciiro

  • @garada6921
    @garada6921 5 วันที่ผ่านมา

    KOONFURTA SOMALIYA IYO GOBALADA DHEXE BADI WAXAA HAYSTA URUR KA XAG JIRKA AH XITAA XASAN SHIIKH TUU LOOYIN KIISA BAY HAYSTAAN OO AAN WELI LAGA XORAYN DORASHO QOF IYO CAD BAAN RABAA XAGEE LOO WADAA DALKA CAQLI GA YAAN UMADA LOOGA DHEELIN OO WAKHTI LAGA LUMIN OO CADOW SHI SHEEYE LUGAHA LOO QABAN

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 5 วันที่ผ่านมา

    WAA MAXAY MADAXWEYNEH ???

  • @farahcilmi4752
    @farahcilmi4752 3 วันที่ผ่านมา

    Kkkk Dhareerka weeyn markeey joogaan ma hadlaan

  • @ducaleeguree2424
    @ducaleeguree2424 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waa raggii kenya Badda ka gatay.waana ragga Somali ka dhigay baddeeco suuq taal

    • @Amzizzy
      @Amzizzy 3 วันที่ผ่านมา

      Horta u need to do some research ninkan PMka badda wu badbaadiye. There are documents online ICJ bal wax ka fatash oo akhriso insted of allegations. Kofka badda saxiihey was abdirahman abdishakuur as a minister mou oo authority oo heesan he said someone set him up he trusted if it’s true or not ilahey ba og, don’t think no one will trust him as RW ama madaxweyne which is a shame because he has good perspective on political issues. Marka to spare u some time kenya sea border (direction) islagu heestay bad mala gadan.

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 6 วันที่ผ่านมา +2

    Ab Ab waar Caawa Xalweyste ayaad soo fadhiisiseen E 😂

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 5 วันที่ผ่านมา

    Cumar aabaha aad buu u fiicnaa hay caysiin fool xumadaada edeb dara hanoogu darin waa laydinnacay anagu na was nalla aqoon saday huuh

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 6 วันที่ผ่านมา +3

    Sac hadlaya waxaa iskaga khaldan Jamhuuruyadda Somaliland iyo Janhuuriyadda Federalka Soomalia 😂

    • @jakey2424
      @jakey2424 6 วันที่ผ่านมา

      Maxaa la dhahaa somaliland kkkk. Burco iyo hargeysa miyaa dal ah.
      Dadka waalida kala taga

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed 6 วันที่ผ่านมา

      @jakey2424 Haa Somaliland min ceelaanyo iyo yoocada illaa law yacado laba gobol bay xoriyadda ku qaadatay Oo Ingiriiska kaga xorow dey waa hargaysa Ama maroodi jeex iyo Togdheer burco haa Somaliland labadaa gobol baa xukuma sool sanaag saaxil awdal intaba

    • @nasirhudleh2682
      @nasirhudleh2682 6 วันที่ผ่านมา

      ​@@jakey2424 Hoyoyada Laankeda iyo Walasha Laankeda la dahaa

    • @DeeqaFarah-vr1kg
      @DeeqaFarah-vr1kg 6 วันที่ผ่านมา

      @@jakey2424😂😂😂😂 waad ogi kartaan kaliya malintonu aqonsi helano baa war idin yyaa

  • @CabdiJaamac-d6m
    @CabdiJaamac-d6m 4 วันที่ผ่านมา

    Cumar C.rashiid waa tuug Aqbihiina tuug tegey

  • @garada6921
    @garada6921 5 วันที่ผ่านมา

    XASAN SHIIKH WUXUU SAN OGAYN MIYAA WAXA AAD OG TIHIIN RAYSAL WASAARE NACAS NIMADAAN KA DHEX JIRTA DALKA MIYUUSAN ARKAYN KHATARAHA DALKU WAJA HAYO ? WAXAA IILA YAAB BADAN WAXA SOOMALIYA KU WAJA HAN OO KHATARO AH ILAHAY HANAGA SAMA TA BIXIYO SIYAASAD XUN OO ARAGTI GABAN

  • @Abdirizak-z5f
    @Abdirizak-z5f 6 วันที่ผ่านมา +1

    Hambalyo Aqooni
    MW Xasan Sheekh oo Minasota u aqoonsaday dowlad madax banaan.
    Caqli Iidoor😂
    Aqoonsi wuxuu rabaa xuduud ay wada calaameeyeen labada dowladood ee kala go'aya

  • @axmedjihaad7747
    @axmedjihaad7747 5 วันที่ผ่านมา

    Isaaq waxaa prime minister aun Maxamed ibrahim cigaal taariikhda somaliya ka dhigey cumar cabdirashiid abihii aun madaxweyne cabdirashiid cali sharmaake

    • @CabdiDiiriye-y8r
      @CabdiDiiriye-y8r 5 วันที่ผ่านมา +2

      ADEER DADKA BEEN HA U SHEEGIN TAARIIKH WAXBA KAMA OGIDE WAXAD TAHAY BAHAL INDHO IYO DHEGO LABADUBA DABOOLAN YIHIIN ISKA AAMUS DADKA GARANAYA AYAA KUGU QOSLIYE WAAD IGA QOSLISAYE SHIBDHE OO TAARIIKHDA DADKA SOO BARO CABDI RASHIID CALI SHARMAARKE CIGAAL ISAGAABA UGA HOREEYEY SIYAASADE WAA SHALAY WIXII CABDIRASHIID MADAXWEYNAHA LAGADHIGAYE EE LAGU DILAY LAASCAANOOD 1969 PM CIGAAL AADAN CABDILLE CISMAAN AYUU AHAA WUXUNA KU NOQDAY RAYSALWASAARAHA CALANKAN BLUE GA AH INGIRIISKA MARKAAN KA SOO QAADANAY 1960 BEERTA XORIYADA HARGEYSA AYAA LAGA TAAGAY 5 BERI MARKAAN HAYNAY SOOMAALI JACAYL AYAA XAMARNA GEEYEY OO AAN IDINKU SOO BIIRAY KAA UU BAANAN AAMINSANAHAY INAAN ANAGU LEENAHAY. EE HADAAD JAAHIL TAHAY WAA LAYSKA AAMUSAA, EY BAADIYE MARKAAD TAHAY WAXANAD HUBIN KA AAMUS.

    • @axmedjihaad7747
      @axmedjihaad7747 5 วันที่ผ่านมา

      @CabdiDiiriye-y8r kkk calanka beluga waxaa la sameeyey oct 12 1954 oo SYL baa sameysey waxaan fikirkiisa lahaa maxamed cawaale liibaan oo qaad diid adeerkiisa loogu magac darey. Cigaal ma geynin calankaas England ku noqo taariikhdaas wa ey u tageen, fagaaraha xoryada hargeysa yaa geeyey reer koonfur calanka baluuga xataa jigjiga waa lageeye calanka oo laga taagey waana la daldaley oo xeylu selaas baa diley syl oo xirey xafiiskoodii cabdirashiid waa prime minister kii ugu horeeye ee jamhuuryad somaliya cigaal waxuu ka midnahaa waziiradiisa oo waxuu ka noqdey wasiirka cadaalada soo baar kkk cabdirashiid waxaa cabdirashiid iskundhaceen madaxweyne aadan cabdulle 1964kii 4sano buu la shaqeeyey ka dib waxaa raiisal wasara noqdey cabdirisaaq xaaji xuseen. Doorashadii madaxweynaha baa dhacdey waxaan tartamey cabdirashiid iyo Aadan cabdulle waxaana guuleystey madaxweyne cabdirashiid sidaas buuna ku noqdey madaxweyne 2aad ee soomaliya 1967 waxuuna raiisal wasaraa u magacaabey cigaal waxaadan garaneyn haka hadal wiil yar baad tahey oo guri aan aqoon iyo taariikh aanl aheyn ka yimid. Mida aad leedahey waxaa xamar geeyey somali jaceel maxaa syl hargeysa geeyey oo calanka baluuga uga taageeyn wiil yar baad tahey xiligaas soomalid waxaa jirey dareen gobanimo doon oo 5ta soomali iney xoroobaan oo ay midoobaan be rabeen waase suuroobi weydey sababo iyodaruufo ilaa hada jira awgood intaas hakuu noqota cashar hadaad u baahan tahey cashar kale ila soo xririr ha xishoon garsho la 'aan ma xumonwaxaa xun aqoon yari Waan ku salaamey ASC.

  • @DjMassalleDjMassalle
    @DjMassalleDjMassalle 6 วันที่ผ่านมา

    Peace in Sanaag region in Somali.

  • @abukar6
    @abukar6 5 วันที่ผ่านมา

    Waxaan hesano wa naga badan yihiin laakiin kursi donow calool ma dhergaan yahow goorma dantada ka hormariyeen tan dalka😂😂😂😂

  • @Lugooye101
    @Lugooye101 4 วันที่ผ่านมา

    Ninkan Daarood bal maxaa ka galay Somaliland? Futada laga laado ayuu ku wanaagsanaa.

  • @garada6921
    @garada6921 5 วันที่ผ่านมา

    WALAHAY WEL WEL WAYN BAA DUNIDA XAGA SOOMALIYA NAGU SOO WAJAHAN ILAHAY HANAGA SAMATA BIXIYO

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 6 วันที่ผ่านมา

    Waxan la yaabaa dadka sheegta somaliland maxey u caytamaan

  • @yusufdalalabdi4694
    @yusufdalalabdi4694 6 วันที่ผ่านมา

    Africa iyo maxaa kala somaliland yaa xaywaan

  • @garada6921
    @garada6921 5 วันที่ผ่านมา

    Dal loo door dooranayo Maalin kasta Rag Aan aqoon lahayn Dubla Maasiyadeed oo Tuulo Maamuli karin oo umada aan kasari doonin umada Waa masiibo qaran waxaa kale oo masiibo Qaran Ah Maamulada dalka kajira oo Aan Heshiis wada ahayn iyagii iyo dowladii dhexe Caasimadii Oo iyana Umadii Aanay wada lahayn oo la kala sheeg tay oo lagu kala fogaaday Meel kasta waxaa kajirta Qaylo Afarcutub yaa yiri Nooqor yaa yiri anagii baa nalugu dhegan yahay oo isku wada dhegan umadii Waa lasii kala Fogeeyey ee Aan ka baxno Qabyalada Wasakhdaa

  • @CcasiisAadan-wq4mp
    @CcasiisAadan-wq4mp 6 วันที่ผ่านมา

    Wax lagu badbaadin karo dalka oo talo ah noogu dar mudane

    • @Ana-y4c8v
      @Ana-y4c8v 6 วันที่ผ่านมา

      Anku sheegaya o reer Somaliland wll mdx weyn xasan hduu rajo ka qabo somaliaItalian io SomalilandBritish iny si fudud ku midobaan hal wado aya u banan wan xug qarsoon taas balze listen "
      < xasan sheikh intaan Somaliland wadamada shisheye aqoonsan o an somalida konfurta lo kala qaybin Ethiopia io kenya Somaliland na aqoonsigeeda inta lasiiyo la fasixin wa sida qorshaha reer galbeedka blze anka somalliland ka ahaan aqoonsigayaga io mgcyga la xaqiryo wx wlb wa usamynkaran rick somali wyn xita"
      Mrk guulsha somalia io Somaliland
      wxy tahy in xasan USA ha ka hormaro o Somaliland wxeeda u celiyo somaliweyn way guulaysan dhamaantood hal yay noqon mrka hdii kle ala yaraxma😅

  • @Salamin77
    @Salamin77 6 วันที่ผ่านมา

    Yaa ka hadlay aqoonsi. Waa cinwaan been ah.

  • @AshaAli-q4z
    @AshaAli-q4z 6 วันที่ผ่านมา

    God bless to great 🇸🇴 one language one religion 💪🦋🫐💦🌺🍇💧🪴🌷 viva Somalia✅

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 6 วันที่ผ่านมา

      There is no such a great Somalia. That dream has died. Somaliland is independent from the failed state of Somalia.

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 6 วันที่ผ่านมา

    Acuudu bilaahi mina shaydaani rajim waa mujrimkii tuugii cumar afgalooc waar cumar hadaad soo baxday caloolaa Ba’ay maxaa lagu wixii aad dhacday ma dhamaatay

    • @AbdifatahHassan-l6y
      @AbdifatahHassan-l6y 5 วันที่ผ่านมา

      Adeerkaa ree aaqiraadki kabaxsan waa yay kawaran

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 6 วันที่ผ่านมา

    Waar xaaraan nijaas lagu dalacay saw kadurug maaha

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 6 วันที่ผ่านมา +1

    DAAROOD WUXUU DIIDEY IN AY LAASCAANOOD KA MID AHAATO QARANKA SOMALILAND HADANA WAXAY DOONAYAAN SOMALIA OO MID AH MARKA MIYEY WAALAN YIHIIN MISE WAXAY MOODAYAAN IN AY DADKA KALE KA CAQLI BADAN YIHIIN

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 6 วันที่ผ่านมา +1

      Ethiopia ayaa diiday in Somaliland la aqonsado ayagaana shirkii jigjiga qabtay hurdada ka toos

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 6 วันที่ผ่านมา

      @@MohamedOsman-z2p
      Maxaa naga galay itiopia
      Somalia da ay u taliso qas keeda ku filan
      Somaliland debeday ka joogtaa iyadaa noo baahan uma baahnin

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 5 วันที่ผ่านมา

      @@halilmamohamed4493 way kuu talisa. hadad caqli leedahay ganacsatada reer somaliland ma lacag ay ku maalgashadan beeraha miyay weysan yihiin si uu wadanka bahidiisa cunto ugu filnado Ethiopia ayan ogoleyn iyadaana cuntada laga soo iibiyaa si lacagaha reer somaliland u qadato dadkeedana shaqo ugu abuurto. Waa qad cas aan la taban karin beeraha. Qaranna ma jiri karo hadanu cuntadiisa ku filneyn

    • @axmedjihaad7747
      @axmedjihaad7747 5 วันที่ผ่านมา

      Somaali ma aha qaran waa maamul la mid maamulada dalka ka jira

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 6 วันที่ผ่านมา

    Waaryee mawliid waar ninku faanwaynaa waar ninku xiniinyo waynaa waar ninku 9 bilood miyaanuu ku dhakan waar ninkani hooyadii imisa sano ayey siday oo garace ma hooyo ayuu leeyahay oo hadii hooyo dhashay ma bomb ayuu ka dhici lahaa nin futadiisii buuhoodle kamuuqato nin aamini waayey dhulkii ilaahay ee raadsaday God doofaar ( Israeliiisah weyn Saaxib waxaasi xagay ku qoranyihiin waar nimanku miyaanay ahayn president Biden iga soo gaadh hareerahaa kayga naray isagoo hubkii noocii u danbeeyey wata fulay fulay dhalay uqsumu bilaahi within two our ayaa lagugu qabsanayaa anagu masnagaa ku dhalnay wax iska celi dhibaatada dadka maraykankaa maanta haysataa waa bombadii aanu raraynay bal waxayagii xidhsnay anagaa dagaalka ku jirnay waan kaa fadhiistsy waakuwaa ragii ama qabdo waar kaalay xataa maraykankaa qabdo shilin ku siin masyo hub kuma siinaya car iyo wir uqsumu bilaahi bil gudaheed ayaad ju qaxaysaa waar hawalin Jewish people waxba iska Celinmayside