WAZIIR BEYLE O IMAARAADKA LAGUSOO GARAACAY IYO SH CALI WAJIS O Isaso Qarxiyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 78

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2  4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi
    chat.whatsapp.com/HtXgYYHcoYV9LAIDsWmgIs

    • @CantarBaliile
      @CantarBaliile ชั่วโมงที่ผ่านมา

      🤑😭🙄⚠️😂

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂 sax dayuus walba imaaraadku hasoo buusbuuso😂😂😂😂😂

  • @raxmocabdi-pi4fy
    @raxmocabdi-pi4fy ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Scw scw scw ❤❤❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    WCS SHEEKH ABDULLAHI FAMILY.👋SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Walee Beyle abaalkii baa helay dayuus walba oo calooshi u shaqaysta sidaa ayaa ku fiican😂😂😂😂😂😂😂

  • @nurta-gh2xb
    @nurta-gh2xb ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    SALALAAHU CALEYHI WASALAM

  • @Fadumo123-x4q
    @Fadumo123-x4q 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Scw❤❤❤❤❤

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    BEYLE WADANKAAN GOD DHEER BUU KALASOO DABCASAR WAA GII UU WASIIRKA MALIYDA SOMALIYA AHAA MOORYAAN UREYSA OO XASAN DHIIQO KA MID AHAA BAA CAYRSANAYEY🎉🎉🎉

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    LAFTA GAREEN, MA OGOLO.

  • @lionofthehornofafrica3631
    @lionofthehornofafrica3631 50 นาทีที่ผ่านมา

    Wazir Bayle dadkisa Awdal iyo Somalinimada ayuu kubadashey Gonigosad SNM..Sheikh Laba wijeele.Sheikan ya gabta ummada islamKa Somalyed.Ya Allah ya Karim.

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    XASAN SHEKH SOW KUWII BELAAYO KUSOO SAMÉEYEY SOONA QARAACAY BEYLE WAAINUU SHEEGO WEXEY KU SAMEEYEEN🎉🎉🎉

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekhoow xaal qaado. Wadaad caado qaata ah, meel walbay joogaan ee Allaha noo gargaar.

  • @robleamin2354
    @robleamin2354 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Aakhiradaada ha iibsan Allah ka baq noloshu way yartahay. Dr.Bayle abaal weyn ayuu Somali u galay aflagaado ma gayo ee allaha dhawr

  • @احمدسعيدعثمانعبدي
    @احمدسعيدعثمانعبدي ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qof xishoonaya ma aado imaaraat iyo ciyaal zaaid waa guri yahuudeed taariikhdooda ninka yaqaan kulligius waa dhiiq walaal iyo walaal aabbe iyo aabbe dhillaysi lhaniisnimo

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 47 นาทีที่ผ่านมา

    War hasan waa aboor aboorna wax ma hanbeeyo waa barkiciye shacabka masaakiinta iyo bililiqada masaakiinta waa boobka hanti dadweyne iyo mid shacab ee allah umada ha ka horwareejiyo aamiin hasan xamarna lagama rabo

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekh Ali najiis

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣subxaanallaah🤣sheikh ma aha ⁉️waa sheikh Qadhasbte

  • @Muqtarkhalif-j2h
    @Muqtarkhalif-j2h 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haa inta kalena madawayna. Danbe. Ayakaqabanaya

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    MD. CIRRO, QABIILKA MUUSE BIIXI AYA OLOLAHAAS KU FURAY MADAXWEYNE CIRRO, WAXAAS WAXBA KAMA JIRAAN.

  • @adenelmi615
    @adenelmi615 47 นาทีที่ผ่านมา

    Ileen af nool waa iska hadlaa.
    Waxaan waan ku soo qaldanay.

  • @MowlidMohamed-m2w
    @MowlidMohamed-m2w 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa dhafarka hurdo la aan iyo qoraal akhriska xisaabaadka ayaa
    Beyla ex wasiirr ka muuqata

  • @HudaMuse-or2ds
    @HudaMuse-or2ds 29 นาทีที่ผ่านมา

    Qabyaladayste ayad tahay Bayle waa nin Somalilander ah oo landhere maha sida odayadina lagu so dhufano Turkiga iyo ugandha ciilqabe ayad tahay qabyaladayste ayad tahay haka hadlin Bayle waxasi maha bisniskaga Somalia kahadal iyo dayaceda is ma og aqalki bay aslaysaa

  • @sahrakadawo9110
    @sahrakadawo9110 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Maxaad ku qoslee dad soomaali ah oo dad matala ayaa la ilhaaneeystay koleey anigu waan ka carooday Ciro waa nin soomaali ah waa in la xushmeeyaa waanka aarsan doonaa don’t worry 😡😡🇸🇴🇸🇴

  • @Hom_of_Islam
    @Hom_of_Islam 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adigu garac inaatahay wala ogyahay wariye khaniisaa tahay

  • @Cabdibahal
    @Cabdibahal 14 นาทีที่ผ่านมา

    Hooyada xaaroodka ka wase muqdisho hawiya leh wuxu doono ha qabsado tuulooyinkaga ka zheeke ma hawiya un baydun hoos jogin xaarood

  • @اممحمد-ج8ط6ظ
    @اممحمد-ج8ط6ظ ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sh /c wajiis maaha tuugada dhacday dalka iyo dibeda sidii beyle iyo farmaje ee dhig sheekha sharafta leh adoo wacel ah ma wadan karee tuugadaada ku ekow😮

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂 wcs wrx wbk

  • @mohamoudahmed6694
    @mohamoudahmed6694 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HHHHHH WAAGII XASAN AYUU DHIRBAXO CARBEED ISAGO UBALANSAN UGOOYEY. BALLANTI DHARBAXADA. 😂😂😂😂

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 12 นาทีที่ผ่านมา

    Ninyahoow Beenta jooji UAE wax aysan aheyn haka dhigin

  • @MarshalChili
    @MarshalChili 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    sacdiyo hirsi lis keeega uraaya maxay iskaga dawen wayday horta? dacdiyo tuugo iyo abdulaahi dhagar-qabe iska ilaaaaliya

  • @asheekh15
    @asheekh15 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caliwajii xaalkiisu waxaa weeye ninkii iraranayaa hayrartee aniga rootiyaan rabaa

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @anisabdouali1517
    @anisabdouali1517 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc,wll mananger sacdya ma yurub iyo nord amerika unbay ka shaqay sataa afrika miyaanay ajandaha ugu jirin?

  • @khalifdahir9121
    @khalifdahir9121 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Garacitaan mahee waa cirbid lagu duro ona GPS ah si madaxda dan laga leyahay si ay u adiican heshiiska laga saxiixa

  • @MaryanAbdi-fr4hc
    @MaryanAbdi-fr4hc 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Imaraka kaliya mahan faamoska oo dhan ayaa lagu sameya

  • @aminamohamed3971
    @aminamohamed3971 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia godmadow ayeey kudhacday moryaan ayaa utashatay

  • @SakariyaShigow-o5e
    @SakariyaShigow-o5e 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xigii Farmaajo shiikha waad amaaneeyseen
    Qayaaladiise xalaal ku dhalan baatahay laakin Farmaajo hadaad ku reertahay anagu ku reermaahin
    Shalay waad usacab tumeeysay
    Farmaajo oo xamar wax kabaxsan doowladu joogin
    Xamar na aan katalin xitaa oo joogto Qaraxyadu ooga dhacaan
    Ayaad usacab tumeeyseen
    Runta baa laguu sheegi waad xishoon weeyseen
    Somaliya Daarood udabranaan meeyso iyo Doowladii timaadba ma ogolin somali waa 5 qabiil Daarood hal buu kayahay
    Mana ogola in somali walaalo noqoto waxaa tihiin dad naceeb ka buuxo.

  • @dayibmohamoud2093
    @dayibmohamoud2093 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    AF.QADHAMUUNE.BAYLE.AYAA.LA.GARAACAY.AYAAD.WAR.KA.DHIGAYSAA.BALE.WAA.NINKII.SOMALIYA.DAYNTA.KA.DHAAFAY.NIN.AAD.KA.SHEKAYN.KARTO.MAAHA.BEENAALE.DAMNO.CASEY.WAX.KALE.KA.SHEEKEE

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    war aamus mujrim yahow shiiqna afkaaga kala bax daalim yahow khawaarijkaa dani zinzibaar ha baxo haduu rabo axmed madoobe daanyeer isagana ha baxo adigane masar iska joog qashin yahow laangaabkaa gabdhahaaga iska dhax fadhi istubid dog yahow

  • @اممحمد-ج8ط6ظ
    @اممحمد-ج8ط6ظ ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qasnadii xamaruu mooday tuuga sixiroolaha ahe shanta shareexad wata wa daacish waa meel walba gale dhuun baa dileysee tuuga qalinka hala jukeeyo😮

  • @Mrkhadar555
    @Mrkhadar555 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @osmanmohamed9339
    @osmanmohamed9339 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaad u baahantahay in lagu yiraahfo?

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaasi shiiikh miyaa waa dadka calooshooda u shaqaystee

  • @osmanmohamed9339
    @osmanmohamed9339 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horta adiga inteelt kasocotaa qaraaxada marwalbo culimada aad rabto in aad ku aflagaa dees wax runta kuy sheega ma waaysay iskajir waryaa oo is ilaali

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 2 นาทีที่ผ่านมา

    Waa tulli meey dagalamaan nacaasnimo weyan

  • @AbdullahiMuktar-w8n
    @AbdullahiMuktar-w8n 44 นาทีที่ผ่านมา

    War marggii kufsaday xassan shiiq ayaa cirre & beyle udahayya?

  • @ismailahmed8428
    @ismailahmed8428 42 นาทีที่ผ่านมา

    Benta wadkushaqeysata o wax unban iskaqiyasta alle kabaq waxba magaraneyside

  • @DaalloSurad
    @DaalloSurad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hebel ayaa is qarxiyay waa kelmad ay rer konfurku aan ka maqlo ma aha kelmad ay dadka waqooyigu fahmaan hadaba maaha wax gali karta afka somaliga waa kelmad ay koonfurtu ku kadsomeen oonay hirgalin karin

  • @sadam1318
    @sadam1318 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa yaab walee 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @KafiYare-wd9tp
    @KafiYare-wd9tp ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Culumada ka leexo fadlan

  • @MohammadMohamed-qt4ip
    @MohammadMohamed-qt4ip ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maamul gobaleed ka somaliya isku haya ee ssc ayaad ilowday taliye mise xaras baad u heysaa darawishta

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka wanagsan weligiinba cay ladaba tagnada.

  • @abdinur9475
    @abdinur9475 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    asc xaaji sacdyo ma dhagtarbaa mise waa tejaaro

  • @sadam1318
    @sadam1318 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa tii la la,aa waa la duubay dhamaan oo la wada garaacay bisinka

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soo Gaabi Naag baa tahee

  • @AbdullahiMuktar-w8n
    @AbdullahiMuktar-w8n 47 นาทีที่ผ่านมา

    Inlakufsaday miyuu qarsaday

  • @FamilieFamilie-r1u
    @FamilieFamilie-r1u 35 วินาทีที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂why you lie dont kill People 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂dawooyinka somalidu way dhaceen Aspire ila dukamda Europe buskut abu welid 😂😂😂😂

  • @MahadmohamedIsse
    @MahadmohamedIsse 35 นาทีที่ผ่านมา

    Beenlow ayaad tahay naagta dadka omma jawabto Beenlow Beenlow Beenlow Beenlow Beenlow

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War ninkan wuxa aha nin fiction o aqon yahana

  • @CataniaCatania-y1c
    @CataniaCatania-y1c ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaliland aduunka ayey ugu neceb yihiin waxa dhib ahna cid umay geysan waar yuhuud maxaa noo keenaya hadaan heli karo aduunka waan ka tirtiri lahan ee Ilaahay SWT ka cabso wax aanad ogayn ha sheegin

  • @IqtaribHaji
    @IqtaribHaji 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkas sow ki laha maha hargeysa ka amni badan maca o xaramki ah

  • @haybeelmihaybe6150
    @haybeelmihaybe6150 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar beenasle ayaa tahay

  • @AbdiMuuse-r8x
    @AbdiMuuse-r8x 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin caruuur caanohoodii meel xun ka galay waaar xishooo

  • @Hom_of_Islam
    @Hom_of_Islam 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar khaniis yahaw khaniisku dhalay wasakhbaatahay

  • @saidabole3703
    @saidabole3703 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madoonayno Sacdia

  • @abdallasalxan846
    @abdallasalxan846 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adigu hada maxaad ku Qoslaysaa ma dhibka loo gaystay Bsyle war xishood oo ilaahay ka baq

  • @umuabdillah3676
    @umuabdillah3676 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Astaakhfurulaah kkkk

  • @HalimaHussein-lz3iq
    @HalimaHussein-lz3iq ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shalay markuu farmaajo la shaqeeynaayey waa ku faraxsaneed laakiin maanta xasan in uu la shaqeeyo wey kula qaldan tahay qabyaaladii ku qaadaa kuma dhigto

  • @mohamoudahmed6694
    @mohamoudahmed6694 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MUUSE AYUU XISAABTI KU CADDEEYO FEEDH IYO DHIRBAXAA INDHAHA LACASEEYEY. HHHHH OH BAYLE WAS A GOODMAN.

  • @MohamedAli-s8f2x
    @MohamedAli-s8f2x 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenale

  • @3ريهان
    @3ريهان 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    أنا اختك والله تمر ايامنا وليالينا واحنا لانملك شي اين القلوب الراحمه ضااااق حالنا ووضاااااق بنا الحال والله ما كتبت هذا الكلام الا من الضيق وقسوت الضروف يِآ نآس يِآآمٌـٍة مٌحًمٌد صِآرتٍ قلّوبگٍمٌ بلّآ رحًمٌهً ولّآشفُقهً ولّآ آنسآنيِهً گٍمٌ شگٍيِتٍ وگٍمٌ بگٍيِتٍ گٍمٌ نآديِتٍ وگٍمٌ نآشدتٍ ولّگٍن لّآ حًيِآٍة لّمٌن تٍنآديِ هًلّ يِرضيِگٍمٌ آن آخوآنيِ يِبگٍون ويِمٌوتٍون مٌن آلّجُوع وآنتٍمٌ مٌوجُودون يِعلّمٌ آلّلّهً آلّعلّيِ آلّعظَيِمٌ آننآ لّآ نمٌلّگٍ حًتٍى قيِمٌـٍة گٍيِلّو دقيِق آبيِ مٌتٍوفُيِ ﻭﺃﺧﻮﺍﻧﻲ ﺻﻐﺎﺭ ﻟﻴﺲ ﻟﻨﺎ ﺃﺣﺪ ﺃﻗﺴﻢ ﺑﺎﻟﻠﻪ ﺍﻟﻌﻈﻴﻢ ﺃﻧﻬﻢ ﻧﺎﻣﻮﺍ ﺃﻣﺲ ﺟﻮﻋﺎﻧﻴﻦ ﻭﻫﻢ ﻳﺒﻜﻮﻥ من الالم والولايات ﻳﺎﺃﻫﻞ ﺍﻟﺨﻴﺮ ﻫﻞ ﻳﺮﺿﻴﻜﻢ ﺃﻧﻨﺎ ﻣﻦ ﺃﻣﺲ ﻟﺤﺪ ﺍﻵﻥ ﺑﺪﻭﻥ ﺃﻛﻞ ﻳﺎﺃﺧﻮﺓ الأسلام يافاعلين الخير انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين انا واسرتي بيتنا ايجار الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد يطردنا من البيت للشارع لانناماقدرناندفعله الأجار وما يروح الئ بعدما نبكي ورجعوتكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع واذا دفعنا له حلف يمين بالله بيخرجنا إلى الشارع بدون رحمه واحنا.مشردين من بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سغار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا يقف جاانبنا في هذه الظروف القاسيه ومامعي اخوان كباره يقفوا معنا في هذا الظروف اخوتي سغار ولكن انا بنت لااستطيع ان اشتغل اقسم بلله ان اخواني خرجوا على للشارع وشافو وشافو الجيران ياكلو راوقفو وقفوا عند بابهم لجل يعطوهم ولوخبزه يسد بها جوعهم والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلقو الباب وطردوهم ورجعویبکوایموتومن الجوع والله ما نجد لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في كيلوا دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير فيا اخي انت رجال إذاشفت اسرتك جاوعين المستحيل من اجل تامن لهم الأكب ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي أب مثلك واخواني سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع أنا اقسم بالله الذي رفع سبع سموات بلاعمدوبسط الارض ومهداني لااكذب عليك بحرف من هذا الرساله واني ماطلبتك إلى من ضيق ومن قسوت الضروف والحال الذي احنافيه وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره ﻳﺎﺃﻫﻞ ﺍﻟﺨﻴﺮ ﺍﻟﻲ ﻋﻨﺪﻩ ﺍﻟﻘﺪﺭﻩ ﻋﻠﻰ ﻣﺴﺎﻋﺪﺗﻨﺎ لايتاخر علينا لحظه هاذا رقمي واتساب 00967،735964727 الذي يقدر يساعدنا يراسلني على الواتساب نرسله ألاسم الكامل يحولنا بقدر استطاعته جزاكم الله خيراتـــــ الجزاءءء🎉😢😢~~~-->] ♡] ♡>]> ♡+> ♡>+}>+}

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂 Mavio is not easy