Xogihii udanbeeyey Garadadii Laascanood oo Shuruud ku Xidhay ergadii nabada iyo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 89

  • @yurub5288
    @yurub5288 6 วันที่ผ่านมา +9

    Somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr somalilaan ❤❤❤❤❤

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 6 วันที่ผ่านมา +8

    Reer la yidhaa Samane Abdale ayaa qaawiyay in Cagjar

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 5 วันที่ผ่านมา +1

    illahay ha ku caafiyo Amiin

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 6 วันที่ผ่านมา +3

    ALLAH ha ku caafiyo camoo

  • @haberjeclokingking7131
    @haberjeclokingking7131 5 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay caafimd hakusiyo adeero keep going❤

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 5 วันที่ผ่านมา +1

    ilaahaay caafimaad buuxa ha ku siiyo aamiin aamiin

  • @fadumoissa532
    @fadumoissa532 6 วันที่ผ่านมา +2

    Illahay haku caafiyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 5 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay cafimaad taama haku siiyo , danbigaaga Allah ha dhaafo abwaan 🤲🏾

  • @munaahmed1164
    @munaahmed1164 5 วันที่ผ่านมา +1

    Abwaan Cafimaad Allah ha ku siiyo Amin

  • @rashiidcumar8631
    @rashiidcumar8631 4 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤NABAD MA HAYAAN HARTI

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 5 วันที่ผ่านมา +1

    Guul iyo goganimo reer cheick issack inchallah 💚💚🤍🤍❤️❤️💪💪👍

  • @yurub5288
    @yurub5288 6 วันที่ผ่านมา +2

    Ilahay haku caafiyo Amiin waxad tahay oday dhiig badan noolow in badan guuleyso

  • @AshaQaalib
    @AshaQaalib 5 วันที่ผ่านมา

    Allaa yashfiikum🙏

  • @yurub5288
    @yurub5288 6 วันที่ผ่านมา +2

    Waxa la yidhi nin meel u cad meel u madow somalilaan iyo faqash waxay isu jiraan inta cirka iyo dhulku isu jiraan haloo geeyo ciro nabad ma jirto guul somalilaan cadowgeedo hajabo 💪 💪💪💪💪💪✊✊✊✊✊✊✊✊❤❤❤❤❤❤❤

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12 5 วันที่ผ่านมา +1

    Geeeeeeeeeeeeeeesi Qaran Allah ha kucatimadha kusiyo guuuuuuuuuuuuuuuuul iyo gobanimo

  • @yurub5288
    @yurub5288 6 วันที่ผ่านมา +2

    Nabada idinkaa ka sheganaya ee faqash ma rabato ilahay cafimaad taama haku siiyo Amiin Amiin yaa rabi

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 6 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay ha ku. Caafiyo Geesi baa tahay🦁

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 6 วันที่ผ่านมา +1

    Inaader Allaah haku siiyo Caafimaad taam ah iyo,Denbi dhaaf

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 5 วันที่ผ่านมา

    Aadbanku Salaamay Abwaan

  • @yusufaskarkhayre
    @yusufaskarkhayre 6 วันที่ผ่านมา +1

    Allaahyasalimak maal t v
    Abwaan caqaayad guul jsl❤🎉😢😮😅❤🎉😂❤😅

  • @fardousadan9298
    @fardousadan9298 5 วันที่ผ่านมา

    Abwaan caqaayad geesi qaran guul iyo gobanimo somaliland

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 5 วันที่ผ่านมา

    Allaah Swt ha kucaafiyo abwaan

  • @mruun2509
    @mruun2509 5 วันที่ผ่านมา

    Wixii dulmi wada musiibo ku kooban Allah ha ku rido

  • @FaadumoCabdi-x9z
    @FaadumoCabdi-x9z 6 วันที่ผ่านมา

    ❤farda awliyo guul umada beenta kadaa dadku way arkaan khaladka iyo saxdaba

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 5 วันที่ผ่านมา +1

    Wadani, Xirsi, Ictisaam iyo Ciro way Riwaayadaynayaan. Wakhtigii Argagixisada Daarood la badhi taageerayay waa la dhaafay. Hadalka Garaadlaawayaasha Calooshood u shaqaystayaasha ah Madaxa laga tooganayaa. Qaranka reer Somaliland Riwaayada ha ka Baxo.

  • @محمودمحمود-خ1ز2ح
    @محمودمحمود-خ1ز2ح 5 วันที่ผ่านมา

    سلامتك انشالله ما تشوف شر

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 6 วันที่ผ่านมา +1

    Nabadayadu waa khaatumo oo noqota soomaalilaand.gobolada afweyne ma rabno.waanu idin qasbi.

  • @safiyaali8502
    @safiyaali8502 6 วันที่ผ่านมา

    Waa run😮

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 5 วันที่ผ่านมา +1

    Laascaanood waa magaalo Somaliland. Nabadi dhici mayso inta Laascaanood ku jirto Gacanta Argagaxisada. Laascaanood nabad ha ku soo noqoto.

    • @Mindfulconsience
      @Mindfulconsience 5 วันที่ผ่านมา

      Somali waalan. Argagaxisaad wada tahin. War kukala eekaada xuduudihiina.

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 5 วันที่ผ่านมา

    Mujaahid caqaayad cimriga iyo Caafimaad ka Allah ha kuu siyadiyo

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 5 วันที่ผ่านมา

    Yaahuu

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 5 วันที่ผ่านมา

    Welimay toosin Dhulbahante eh Daaya

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 6 วันที่ผ่านมา +1

    Garaad soofe waxa laga rabaa khaatumadan cudurka xabbadda qabta ama isfilitada,inay soomaalilaandoodii u yimaadaan.haddii kale ha fishaan cudud lagu muquuniyo.

  • @abdulwahidmohamud-s1n
    @abdulwahidmohamud-s1n 6 วันที่ผ่านมา

    Daaquut wa yahuud

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 6 วันที่ผ่านมา +2

    Yaan dalkina la shegan isaqow dagalki lascanod waxay lo riday in Somaliland la curyamiyo faqash yan la dhagaysan

  • @mohamedsead181
    @mohamedsead181 5 วันที่ผ่านมา

    Afeer naga qsbta cirsi waaka shirar ka wada jabuuti.

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 5 วันที่ผ่านมา

    Firdhade

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 5 วันที่ผ่านมา

    Tolaay Reer Daamiyow Walaalihiina Gacaniyo Garaba Siiya

  • @AbdiMohamoud-nv5eo
    @AbdiMohamoud-nv5eo 5 วันที่ผ่านมา

    Sxb waa casillaad inay isku kaa dhereriyaan nabadaad baryeysaa waa maxay adoo illaahay awood ku siiyey

  • @FaadumoCabdi-x9z
    @FaadumoCabdi-x9z 6 วันที่ผ่านมา

    Ninkani waisaaq

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 5 วันที่ผ่านมา

    Ssc khatumo ma akhonsanin lascanood waa somaliland

  • @asadcapdi1365
    @asadcapdi1365 6 วันที่ผ่านมา +1

    Hooyaad wasaadaaye naabaadu

  • @caliyuusuf2119
    @caliyuusuf2119 5 วันที่ผ่านมา

    Waar waa Lakeland adkaanayaan

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 6 วันที่ผ่านมา

    Yaab la aaminin sidii dadkii Reer Dacawalay ku dhacday ee Ogayaasha iyo maatida la gaaday

  • @Abdikarim-p8t
    @Abdikarim-p8t 6 วันที่ผ่านมา

    Cabaadka jooji

  • @Bustaale
    @Bustaale 6 วันที่ผ่านมา

    Allah ha ku caafiyo saaxiib halgamaa ayaad tahay

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 6 วันที่ผ่านมา

    Haday run sheegayaan Maxaa ka hadli siiyay Xaarfirdhiye yaan laydin Hoosaasin waxani waa sheeko mabuu ku hadleen waxaas hadii ay nabad jirto

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 วันที่ผ่านมา

    MW CIRO WUXU ISLEEYAHAY CUDURNOOL KAGUB LKN LAAS CAANO WAXA JIRA 2ISDIIDAN MIDI WAA SOOMAALILAAN OO AAN KATANAASULAYN LAASCAANO INAY SOOMAALILAAN TAHAY REER LAASCAANO IYANA WAXAY AAMINSAN YIHIIN WAX LAYIDHAA SOOMAALIYA

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 5 วันที่ผ่านมา

    War nimankan waxa yaqaaney madaxda reer shaikh isaxaaqow حاج محمد حاجي ا،براهيم عغل
    Barta isaaqow siyaasada

  • @FarduusDaahir-oo4sc
    @FarduusDaahir-oo4sc 5 วันที่ผ่านมา

    waa hadan kaa yeelo mida kale waxad ogaatan ciro waxan shaacabka soomaalind raali ka ahayn kuma dhaaqaaqi karo ogaada

  • @hashimege3467
    @hashimege3467 6 วันที่ผ่านมา

    War anagu kofiyad baclayasha faqashta ma dhagaysano nabadi majirto

  • @fadumoahmed9017
    @fadumoahmed9017 6 วันที่ผ่านมา

    razz d1

  • @aminamohamed847
    @aminamohamed847 5 วันที่ผ่านมา

    War Isaaq calool jilicsanaa,Dhulbahante nabad ma rabaan ee Isaaqow tashada.

  • @FaadumoCabdi-x9z
    @FaadumoCabdi-x9z 6 วันที่ผ่านมา

    Sheeko ooma qasabaa soomalilan nimada firdhiye hadalkisu wuuka horeeyey ergada firdhiye wakii laascanod kasoosaaray

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 6 วันที่ผ่านมา +1

    Waa maxay nabad laga sheekaynayaa? Ma aragteen hubka la soo buuxiyey putland! Waxay lagula dagaalanayaa Somaliland darood oo' dhan ayaa u soo socda in ay sanaag la wareegaan, war la'aan baa col hodey, ha loo yiraad noqdo dagaal,weliba waa dagaal gaadmo ah

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 วันที่ผ่านมา

    ABWAAN NABAD MA RABAANE KHIYAAMO AY KU QABSADAAN CEERi GAABO AYAY RABAAN DHANA CIIDAMO AYAY KA URURINAYAAN WAA NABAD GAADMO AH😂😂😂😂😂😂

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 5 วันที่ผ่านมา

    Firdhiye : waxaad ku xukumantahy xuduudka ay Somaliland la leedahay xuduudka caalamka . Soolna waxay ku jirta xuduudka Somaliland .Markaa waxay ka midtahay Somaliland oo dunidu taqaan xadkeeda. Gorgorsi ma galo xadka Somaliland. Taa ku biya cub.

  • @MukhtarWarsame
    @MukhtarWarsame 5 วันที่ผ่านมา

    Mayd shan sano aasna bad mooda qofkan isago jin matala ayaa igu danbaysay 😂

  • @ZainabDiriye-q1z
    @ZainabDiriye-q1z 5 วันที่ผ่านมา

    Asc haday sidan uhadlayaan ma shaydaan ayaa laheshiiyay nimanku wax ay rabaan khiyaano iyo inay yeelaan sidii cagdheertu samaysay
    Markaa isaaqoow dantaada garo oo diyaar garooba sidaa isu difaaci lahaydeen asc

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 6 วันที่ผ่านมา

    Ninkan Dibrada ween ee Xaarfidhiye Sas buu u fanaat warkiisa Cidi ma Qorto

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 5 วันที่ผ่านมา

    Daaroodku 18 ka gobol ay kuwaasheen xagee kuyaaliin madhulkii toradu u boobtay ayay raadinayaan

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 5 วันที่ผ่านมา

    Arrinkiis waxaa kama jiran meeshis waxa ku jir dilaali badan oo kale nooco kuwa diinahas kuwa ictiisam kuwa ganacsatadii iyo kuwa been isku sheegay.

  • @nawaladam114
    @nawaladam114 5 วันที่ผ่านมา

    Reer cirgaabo ha ka Caan doqonimadani waaxay reerahani mayaqaanan wacad waabad ogtihiin dee wey sirxanyihiin reer cirgaabo teeda kale dhulbahantey warsagali jiidanayaan reer cirgaabo wax weyn baa ka khaldan doqonimada iska dayaa oo hurdada ka kaca

  • @Abdikarim-p8t
    @Abdikarim-p8t 6 วันที่ผ่านมา

    Halkani wa ssc khaatumo aya laga yiri

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 5 วันที่ผ่านมา

    Nimanka la jooga soo kaad xarshin isku layneysaan

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 5 วันที่ผ่านมา

    NABAD DAAROOD WAA HOOSAASIN AY kHIYAANO IYO HA IS DHIGTEEN GAADMO KUUGU XIGTO. JSL IYO SHACBIGEEDA SANAAG IYO SOOL IYO TOGDHEER( Degmada Buuhoodle iyo jiiddaa) KU DHAQAN HEEGAN 100% AH HA KU JIRAAN, DIYAARGARAW JOOGTA AH.

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 5 วันที่ผ่านมา

    NIMANKAN WAY LIITAAN WAAY LOO JUUQIN. WAAY LAGA NEEFIN. S/ LANEEY MAALINBA AYAAN WAR LA IDIINLA IMAN. WAA INAAD NIMANKAAS KU ADKAYSAAN. WAA INAY RACIYAD NOQDAAN. CEERIGAABANA YAANAY KU NOQON GURYAHOODA HA LA IIBIYO. DAROD KHIYAAMADOODAA BADAN. YAAN LOO JIXINJIXIN!

  • @geedimaxamwd5948
    @geedimaxamwd5948 5 วันที่ผ่านมา

    Waar ha aamina

  • @AhajiFarah
    @AhajiFarah 6 วันที่ผ่านมา

    Muude Arab 😅

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 5 วันที่ผ่านมา

    marku leeyahay sadex gobaol maskaxdiisa madhan waxay u shegaysa inu isagu leyehay sanag iyo sool wali ka wayn yaa arkay qof ku riyoonaya dhul aanu lahayn cajiib weeye isaaqo meesha ka kacaa ragan indhoooda waa inaad wax tustan dalkiina dafacatan ama dee sida u yarysanysna ha la idinku soo galo

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 5 วันที่ผ่านมา

    Firdhiye : isiraac xad kuuma samaynayo. Dunidu sidaa uma dhaqanto. Fallaadhi gilgilasho kaagama hadho. Inta dunidan taagan tahay SOOL waa Somaliland. Haku daalin war kale,dadkaaga inta hadhay daba qabo. Waa talo. Hanoolaato Somaliland.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 วันที่ผ่านมา

    Haayadaha xuquuqda aadamaha waa in janasayd lagu qaado dacawalay jaamac dubad iyo tii gadabuursi intaba

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 5 วันที่ผ่านมา

    warkoodu wuu cavdyahy faqash

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 6 วันที่ผ่านมา

    Khiyada mabaratanmiya waxayran inaysogalan gudaha halaka aykabilaban dagalka

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 วันที่ผ่านมา

    Weligay maan arag ciidan shacabkay ciidanka u ahaayeen intay laayeen hadana iskusawireen hadana wixii 10subax nimo kadambeeyay iyagii laxasuuqay oociidankii DAYUUS PILLS MAYDKOODII IYO DIRAYSKOODII DARIIQYADA IYO DHIRTA HOOSTEEDA DAADSAN YIHIIN

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 5 วันที่ผ่านมา

    Kuwani Somali ay iyagu burburihen ayay Isla dhigayan inay raban lasdhogbay gobol ugu yedhayan iyo tariikh bena 18 gobol majiran mida kale waa ragwawayn oo been uun dadka lasoo hortaagan tuke danbiile ayaa joga halkay katalisaa khaatumo acuudubilah garadlawayal

  • @Mindfulconsience
    @Mindfulconsience 5 วันที่ผ่านมา

    Somaali way isku wareertay. War haddaad go’ii rabtaan intiinna goosta. Nabad ku kala joogana. Adigu saad xor ugu tahay bay ayana xor u yihiin. Wayna ahayn iscuqubaynta sii watta.
    Eebow ku cafi, si walba!

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4ei 6 วันที่ผ่านมา

    Waar dhulbahante nabad haka sugina yaaney idin hoosasinina ee cuidanka qaranka 20kun oo ciidanka ha la geeyobari oo hudada ka kaca.

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 6 วันที่ผ่านมา

    Xaarka ceshada idooroow 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @MaxamuudCali-k4y
      @MaxamuudCali-k4y 6 วันที่ผ่านมา +2

      Nin ya how hanacaayin marjeeteen iyo isaaq hadii.aanay dhulbahante.udhaxaynin in aanay dagaalameen oo.intay isdhexgalaan ay baayacmushtarkiyo iyo kaftan giicani dhicilahaa kadibna somalinimadu.ay labadoodaas kabilaabnilalayd runtii anoo h jeclo.ah ayaa sidaas aaminsan ee ninyahow belaayo aanu kanasano.uun inta.ay abaarta tahay dhiigooda iyo dhibkooduna yahay intuu roobkada.ayo.wacadkasta.oo ladhigto jebinaya.
      Daarood kalena siwaaqroon gakaylo warsayngeli colaad iyo waxaanu dhigano qolana majebiso intaa iminka ceerihaabo kadhacday kumadarin laakin waxaan rajaynayaa.inay nagaba soogo.aan idinkuna soobiiraan

    • @AlisaladAhmed
      @AlisaladAhmed 5 วันที่ผ่านมา

      ​@@MaxamuudCali-k4y.
      Ceergaabo heshiisyo badan baa laga galay dhawr iyo sagaashankii waqtiyadii somaliland la asaasayey dhib badan baa laga maray heshiiska beelaha wada daga lkn arinka Sool waa ka duwanyahay tan Ceergaabo, Somaliland ciidankeedu waligiis tuulada oog ayuu joogay waqtigii ina cigaaal ilaa cabdiraxman tuur , Puntland baa joogtay Sool waqtigaas hore kadib Cabdulaahi yuusuf waaakii xamar madax wayne ka noqday, ciidankii Puntland ee guumays joogay Cabdulaahi yuusuf baa xamar u kaxaystay, kadib Somaliland markaaasay si fudud oo aan cidna kula diririn ku qabsatay sool, dadka ree soolna waligood soomaaliland may rabin, 15ka sano ee somaliland joogtay hal maalin kama daadagin ree laascaanood, xitaa dastuurka Somaliland ree sool kuma jiraan umana codayn waligood.
      Somaliland wayba sii ogayd in maalin un laascaanood laga soo saari doono aa dagaal dhici doono

    • @AlisaladAhmed
      @AlisaladAhmed 5 วันที่ผ่านมา

      ​​@@MaxamuudCali-k4y.
      Laascaanood arinkeeda waligiis wuu taagnaa, oo Somaliland inaysan laascaanood nabad kusii joogi doonin way ogayd ilaa maalintay qabsatay ilaa 2023kii oo dagaalku bilaabmay lkn tan ceergaabo heshiisyo badan baa laga galay waqtigii somaliland la asaasay oo beelaha wada daga, shirar badan iyo hawl adag laga maray. Hadana nabadeedii waa la burburiyey. Somaliland 2daas wado ee sanaag iyo sool haday iska xirto oo dhibkaan sii jiro, dhibaato dhaqaale oo wayn baa soo food saaraysa,