Deg Deg: Afhayeenka Habar Awal oo Ka Hadlay Arimo Halis Gelinaya Qaranka | Fariina u Diray MW Cirro

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 54

  • @IbrahimNuur-in9dw
    @IbrahimNuur-in9dw 17 วันที่ผ่านมา +8

    Aqoonsigii iyo qarankiiba wuu burburay❤❤❤❤❤

    • @HabonHamoud-k8o
      @HabonHamoud-k8o 17 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 16 วันที่ผ่านมา

      Silkebhoyada baa burburaye sabaradu waaye kugu soconaysa aqonsi naa waa soconaya kuu biyo caab

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 16 วันที่ผ่านมา +4

    Soomaalilndre guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 16 วันที่ผ่านมา +3

    Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wakafaa billaahi wakiilaa Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka biddaalimiin allaahumma aamiin Yaa Allah

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 17 วันที่ผ่านมา +3

    Ethiopia wants the sea no matter how it reaches it but Somaliland will not give up until the last without their international recognition their existence depends on it. from Djibouti... un bon entendeur salut ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @saidibrahim5931
      @saidibrahim5931 15 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 17 วันที่ผ่านมา +3

    Wax kasta aay sameyaan inaga ka gulaysan insha allaah

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 17 วันที่ผ่านมา +2

    1.cado gude dhunkaal buu cunoo,dhawrto soo guraye.2.dhito maaha dhiishuu wataa,dhaqnki soo dhaafye.3.hadba dhiig sokeeyuu helaa,cadaw u soo dhiibo.4,⁰dhanka kale xirsaa dhiiradoo , teenan dhaawacaye.5.soow kaan dhulkii iibsadee,calanki dhuub siistay 6.car kumaa ku dhaca dhiiranoo,dhuunta soo dhabaya.

  • @saidibrahim5931
    @saidibrahim5931 15 วันที่ผ่านมา

    viva Awal state of Somalia 🇸🇴

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 17 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @SABAADAPDI
    @SABAADAPDI 14 วันที่ผ่านมา

    Ma fansaanaa

  • @KayseCaliShaqaleh-m7e
    @KayseCaliShaqaleh-m7e 17 วันที่ผ่านมา +1

    𝐚𝐟𝐚𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚❤❤❤❤❤❤❤❤𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐜𝐨𝐨 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚𝐚𝐲𝐞𝐞❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 17 วันที่ผ่านมา +1

    Dawlada maraykanku wax walba way ogtahay aqoonyahanka waa markiisii kakaca ragii hore ugu jiray hala taageero Kakaca

  • @hiaduqaadsamesomalilander3640
    @hiaduqaadsamesomalilander3640 17 วันที่ผ่านมา +2

    Ma jiro calan aan ka somaliland ahayn oo ka taagan Jamhuriyadda somaliland waxba kama qaadi karaan kuwa waxaasi la shir tagayaa Jamhuriyadda somaliland way ka guuleysanaysaa Jamhuriyadda somaliland

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 17 วันที่ผ่านมา +2

    xukuumadee loo sheegayaa , ma ta ka soo horjeeda aqoonsiga iyo gobanimada dalka.

  • @hodanahmet973
    @hodanahmet973 16 วันที่ผ่านมา

    Asc waxaan halkan,kala hadlayaa Aqoonyahanka slaAndkA kaca fadhiga

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 16 วันที่ผ่านมา

    Ilahay subxaana watacala somaliya sharteeda haku celiyo aay nala daba socoto ayado ayadi baaba aaysa ayaay ku walatay somaliland xasbunalahu wa niicmal wakiiil xasbunalahu wa niicmal wakiiil xasbunalahu wa niicmal wakiiil baan lenahay

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 17 วันที่ผ่านมา +1

    Cadawga inagu dhexjira
    Ee jsl darka ag aya uguxun

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 16 วันที่ผ่านมา

    Soomaliland and soomalia italiya two countries different countries between borders afrika

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 16 วันที่ผ่านมา

      LABADA DAWLADOOD KII AQOONSIGA HAYSTAY WA SOOMALILAND GOVERNMENT HALKA SOOMALIA ITALIAN TALYAANIGU AANU AQOONSI SIIN DHULKU WAA XUDUUD UDHAXEEYAA LABADA DAWLADOOD

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 16 วันที่ผ่านมา

    Dawladahan inta ay caleen aqoonsi laalaadiso oo aqoonsigii la raagto ama doodgeliso Somalilaand wax aan duulaan cadaw ahayn uma keenaan! Dawladi waa in ay markay aqoonsi soo qaado, waa in ay markiiba aqoonsiga raacisa ama aanay soo qaadin!

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 17 วันที่ผ่านมา

    TANI WAA MID RUN AH BALSE SIRMA QABE ALLE AYAA USAHANA DABIN KASTA OOY INOO DHIGAAN GUUL MOOYEE DHIBATO YEELAN MAYSO

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 16 วันที่ผ่านมา

    Fillo wardhiiglay40calanbay xukuntaa lkn anaga waa hal calan

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 16 วันที่ผ่านมา

    Dalkiiba wadani huwan iyo ictisaam ayaa ka dhex toostey kuwasa in leyska xoreeyo weyaan ee dofarada haleyska daahiriyo

  • @GelleWarsameSabriye
    @GelleWarsameSabriye 16 วันที่ผ่านมา

    Diidmada Djabouti,Dagaalka Dacawaley/DDS,Dagaalka Ceerigaabo,Dagaalka Ssc.
    Citiraaf,Citiraaf,Citiraaf
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 16 วันที่ผ่านมา

    Mustafe cagjar ayaa madaxweyne ka ah kililka 5aad,
    Haddaad edeb yeelan weydaan
    Waad guuraysaan.

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 15 วันที่ผ่านมา

    Ma adaa u doortay inuu af hayeen u noqdo H/Awal. Ka fiirso. Iska dheh hebel ayaa war bixin inoo haya.

  • @shadiaali2750
    @shadiaali2750 16 วันที่ผ่านมา

    Ciro khaayin baa u horeeya madaxweynana waad ka dhigateen idinkaa gacantiina isku gawracay. Ilaa intaad Ciro nacas madaxtooyada ka soo saara.

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 16 วันที่ผ่านมา

    Deenidinkuna saxeexa oo qorta loyale qaabsada

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 16 วันที่ผ่านมา

    Haloo sheegu waxan in ay been thy meeye dadkeeni hal kaa joogey maxy uga hawl geli waayey.

  • @FuaadXuseen-q6x
    @FuaadXuseen-q6x 16 วันที่ผ่านมา

    Ruun weyi warkaasi

  • @husseindualehelmi6761
    @husseindualehelmi6761 16 วันที่ผ่านมา

    Waa siyaasad xumo somaliland maxaa aamusiiyey waxaynu maranaa in alshabaab laynagu sheego in ciidan beeleed la sameeyo se dawladii muse biixi ayaa dadkii difaaci wayday

  • @Ibrahim-g9e
    @Ibrahim-g9e 17 วันที่ผ่านมา

    Maxaa banaan bax lugu tageeriwayey raga maraykanka hor dhigay madaxbanaanida somaliland mee dhaqdhaqaaqi lugu muuji lahaa madaxwayne trump

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 17 วันที่ผ่านมา +1

    Aqoonyahanka somaliland waa inay u qoraan marayka waa in mudaharaad la sameeyo dibad iyo gudoba jaaliyadaha dibada ee somaliland waa inla abaabulaa maraykanka la fahansiiyaa Kakaca

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 17 วันที่ผ่านมา

    Soydinkii lahaa garxajis waa somaaliya ee ku xumeeya u lahaa waar wax kale ka hadal munaafaq afhayeen ciiilkii doorashada ku haya afkuna wa idin dheryey irbadna dhub magelisan

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 16 วันที่ผ่านมา

      HORTA. DOORASHUU. HOONKU. KAAGA. GOAY. LAAKIIN. AQLIXUMADIINA. OYO. DULONIMSDA. QAARBADAN. OO. REER. SHEEXIDAXAAQ. SHEEGANANAYA. AY. CADOWKULA. SHAQAYNAYAAN. WAY. SOODHAMAAN. XAQAANAYTAGI. INTAXUN ILASHAYBAQABAN. INTAYAREDNADIIFTA. AH. BAA. GUULAYSAN. INSHA. ALA. WAAYO. ILASHAY. WAA. AWOODBADBADANE. WAANAY. KA. SHALAAYI. KHAAYIMIINTU

  • @Johnweek55
    @Johnweek55 16 วันที่ผ่านมา

    Nacas waaye ninkan afhayeenka sheeganaya

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 17 วันที่ผ่านมา

    reerkan gerxijis mar walpa iyaga cadawga so raaca markay dagaal noqoto iyo markay soodhawyn noqotaba waa ciday biyo kaga datan waxad wadan h wase

  • @mussejama311
    @mussejama311 16 วันที่ผ่านมา

    G36 gerxejis
    SSB haberjeclo
    Ssc/khaatumo
    Awdalstate
    Habar awal on the way.

  • @Idiris-t2t
    @Idiris-t2t 16 วันที่ผ่านมา

    Somaliland
    Difaaceeda guda iyo dabad h

  • @CusmaanahmedDaahir
    @CusmaanahmedDaahir 16 วันที่ผ่านมา

    Waxainagu.hdaxloo.biidhiqaate.ooubaahan.inla.arko

  • @CusmaanahmedDaahir
    @CusmaanahmedDaahir 16 วันที่ผ่านมา

    Waxainagu.dhaxloo.biidhiqaate.ooubaahan.inla.arko

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 16 วันที่ผ่านมา

    Miyaynan aduun ka u sheegi karin in somalia ka shaqaynayso dagaalada la inagu soo qaaday.

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 16 วันที่ผ่านมา

    Ciro ka gunto cadawga soomaliland ee FAQASH

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 16 วันที่ผ่านมา

    FAILED SOOMALIA ITALIAN DESTROYED ONLY 3KM DESTROYED

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 16 วันที่ผ่านมา

      FAILED SOOMALIA ITALIAN DESTROYED

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 17 วันที่ผ่านมา

    UL jiiftaa ma jabto. Ha ku daalina Somaliland dhowaan waa la ictiraafayaa. Daarood iyo Hawiye waa xaasidiin.

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 16 วันที่ผ่านมา

    BEEEN BEEN FAQASH FAQASH

  • @KayseCaliShaqaleh-m7e
    @KayseCaliShaqaleh-m7e 17 วันที่ผ่านมา +1

    𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐚𝐲 𝐠𝐞𝐞𝐬𝐢𝐠𝐢 𝐥𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐪𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚𝐲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐤𝐨𝐨𝐝 𝐦𝐚𝐚𝐝𝐚𝐰𝐞 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐲𝐧𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐬𝐫𝐨❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KayseCaliShaqaleh-m7e
    @KayseCaliShaqaleh-m7e 17 วันที่ผ่านมา

    𝐚𝐟𝐚𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚 𝐞𝐞𝐞 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨𝐜𝐨𝐨 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐮𝐠𝐮 𝐠𝐚𝐫𝐚𝐛 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐚𝐧𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CusmaanahmedDaahir
    @CusmaanahmedDaahir 16 วันที่ผ่านมา

    Waxainagu.hdaxloo.biidhiqaate.ooubaahan.inla.arko