ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Nuur Caraale Ina aado Dhaanto Cusub Af dheer

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 พ.ค. 2015

ความคิดเห็น • 94

  • @Macalumad
    @Macalumad 2 ปีที่แล้ว +17

    Viva cawlyàhaan ogadeen

  • @user-wb1sx2wb3k
    @user-wb1sx2wb3k ปีที่แล้ว +14

    Inanta Ciyaaraysa Daqiiqadda 3:05 waa cajiiba
    Huuno jarartoo geelu dhalay
    Alla raaaso yaa geeya oo
    Alla giblo yaa kuugu tuma 😎❤

    • @mascuudabdi9401
      @mascuudabdi9401 หลายเดือนก่อน

      waa mid miyigii dhabta ahaa kusoo baraty oo dhiigga lagu kiciyey😂

  • @xamdimaxamed8431
    @xamdimaxamed8431 8 ปีที่แล้ว +3

    manshallah nuur carale dhaanto af dheer inaba cadi mahan boqorka dhaanto nuur carale yaa salaaam nuur carale dhaanto runti ka macan ma arkin manshallah nuur carale afkada cano lagu qabay huno long life inshallah nin sare waa codkaga dahab

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 ปีที่แล้ว +18

    Dhiigaygii og💕
    From buuhoodle🇸🇴💪

  • @ugazmucaad6697
    @ugazmucaad6697 ปีที่แล้ว +6

    Nuur caraale big fan
    From GARBO🇬🇲❣️

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 ปีที่แล้ว +19

    Afdher meshan ku dhashay Dirgax ❤😂✊

  • @bashkaproduction4029
    @bashkaproduction4029 7 หลายเดือนก่อน +3

    Old is gold still listenting 2024

  • @mulkiabdi814
    @mulkiabdi814 6 ปีที่แล้ว +6

    I lovu afdeer waayo waanba Ku dashaay wlhi lkn waan imaan doona insha alpha nuur carale wan kuku fanaa runti INA aderr

  • @Abdinurmoha
    @Abdinurmoha หลายเดือนก่อน +3

    9y Kadib dib baan ugu soo labtay Dhaantadan dhamyska Ah anigoo safar ah Saacada Gaariguna 160/70 is xirtay Jidka Dheer ee u dhaxeeya cadado ilaa Cabudwaaq ❤❤

    • @Talaabo6262
      @Talaabo6262 หลายเดือนก่อน +1

      Nabad gala wll😊❤

  • @falxadamohamed1155
    @falxadamohamed1155 ปีที่แล้ว +6

    Afder hablii cowshaqani from mz ❤❤❤ ogadenimo

    • @Uus998
      @Uus998 9 หลายเดือนก่อน

      Inader🥰

    • @abdimalikaden4467
      @abdimalikaden4467 8 หลายเดือนก่อน

      Cowsha qani waa u badan yahy lakiin reer cabdille ladega sida aada kheyr iyo reer ugax xasan dheere

  • @xiinfiniin5271
    @xiinfiniin5271 2 ปีที่แล้ว +12

    Cawlyahan girl.😍

  • @amiinkhasiimhaji283
    @amiinkhasiimhaji283 ปีที่แล้ว +2

    Dhaantada suuganta kale si baan uga xushmeeyaa anigoo ah dhan gabay

  • @Deeqcumar-sn9tq
    @Deeqcumar-sn9tq 2 หลายเดือนก่อน +4

    CAWLyhaNoW❤

  • @najmafarah8260
    @najmafarah8260 ปีที่แล้ว +3

    Kah reer Afdheerow🔥❤️👑

  • @mohzenn77
    @mohzenn77 ปีที่แล้ว +4

    Alla genyadan radiyey gabar OG🇬🇲❤

  • @deexahmee189
    @deexahmee189 2 ปีที่แล้ว +7

    Afdheer from magalada ugu dadka bdn ugu wayn raaso

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 2 ปีที่แล้ว +4

      sheekhow magaalada ugu weyn waa jarati hargeelle ayaana ku xigta.

    • @mohazzomar4306
      @mohazzomar4306 2 ปีที่แล้ว +4

      jarati aya ugu wayn iska amu hargelle o casimada aha ku xigta

    • @QaasimCakood
      @QaasimCakood ปีที่แล้ว

      Raaso ugu wayen af dheer benta dhaafa

  • @SacsiyaAlinuur
    @SacsiyaAlinuur วันที่ผ่านมา

    Dhaan tadaan xasuus wayn bay igu leedahay wllhi bilowgii 2016 Anigoo yar oo 9 jir ah oo geel jire ah oo ubad kanaga oo aad u badnaaraaci jiray baan waxaan ka dhagaystay mid asna na ag daganaa oo geel jire ahaa miimirikiisa oo niicle ugujiray
    asgoo daawanahaya ban u imid barqadi intaan lajoogay buu hadana ku ceshaday anoon la hadlin ninkii baan dhaantdii xifdiyey wllhi ilaa hadaaana iloobin xaataa subax iyo galab iyo casarba waan qaadi jiray waayo wuxu way ila macaanaatay midakale ninkii kuma oron karo. War iidaar oo inuu ilayaabaan ka cabsaday hada anoo geelii 4sano kasoo maqan baan markaan daarto dhantada ubad kii casuustaa😢xitaa meelihii anka qaadi jiray casarkii waan xasuustaa😢. Maxaan toomihii doollo kadaaratay😢

  • @QadarHassan-dn9si
    @QadarHassan-dn9si 3 หลายเดือนก่อน +1

    Lagandry nour arale from denan🇬🇲💪

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 8 ปีที่แล้ว +10

    ilaahayoo I can't wait to go to ethopia special jarati, celkare hargeele baareey and all other side of family. .

    • @mohamedabdi4116
      @mohamedabdi4116 7 หลายเดือนก่อน

      Do you huno or still

  • @afyareofficial3050
    @afyareofficial3050 2 ปีที่แล้ว +4

    heestaasi ayadoo cusub oo habeen ka Lasoo
    daayay baan dawanayay wagaas waan Yaraa waxaan ku Jiray waxbrasho Qaybta Dhexe balseh hada waxaan dawanaya aduu kii oo casri oo Laga baxay dhaantadii iyo Tvgii Layska daawan jiray ama
    Laga sugi jiray heesaha ama Musasalda hada qof
    kasta mobilku kalasocda waxkasta alxm alle aYaa mahadle oo wakhtiga iyo hada isoo Gaadh siyaYaY allow ma hada

    • @mohzenn77
      @mohzenn77 ปีที่แล้ว

      Wagasay ficnaayen wax walba lkn alxm🔥

  • @user-nk1rq1vk9w
    @user-nk1rq1vk9w 8 หลายเดือนก่อน +1

    From my home gurre dhaamole🎉❤😢

  • @musterpherebrahim1042
    @musterpherebrahim1042 ปีที่แล้ว +1

    Gure damole my tolkey

  • @yahyemohamud1108
    @yahyemohamud1108 3 ปีที่แล้ว +3

    Legend nuur caraale

  • @safiyahussein108
    @safiyahussein108 5 ปีที่แล้ว +3

    GUDCUR KIYO CADAD WALAKA GARTO GABDHO WACAN AF DHEER BAY GARYIHIN MASHA ALAH REER TOLKEY ISKU DUBNI MUUJIYA HOR HALOSOCODO

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 ปีที่แล้ว +2

    Anooh geel jirah dhagaysan jiray dhaantadan xasuus qoroxay

  • @africaismyhome723
    @africaismyhome723 ปีที่แล้ว

    2022 weli daawanaya
    Nuur carale iyo bulshada wajiyada qurxoon

  • @Ahmettttt2
    @Ahmettttt2 ปีที่แล้ว +2

    From Raaso 🎉❤

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 2 ปีที่แล้ว +1

    Nuur caraale oo yurub kuraystaan arka 😂😂😂, naftaa haysay waagaas, dds dadka gaajay ugu dhinteen baan umalayn, dad lafalafa ahaa joogo, dhaanta aad umacaan weeyo, waxaan kahelay siduu dolow ilaa raaso isugu xiray, guuleysaan leeyahay,

  • @Opthi_razhitt_hassen.421
    @Opthi_razhitt_hassen.421 หลายเดือนก่อน +1

    2024🔥

  • @mohamoha-fr2fk
    @mohamoha-fr2fk 9 ปีที่แล้ว +1

    I love afdheer jarati iyo carwada carwo geedi viva jarati @ afdheer

    • @dhageykhan854
      @dhageykhan854 9 ปีที่แล้ว

      We love darso

    • @mohamoha-fr2fk
      @mohamoha-fr2fk 9 ปีที่แล้ว

      Hahaha darso maxay tahay jarati gartaye

    • @abdimalikaden4467
      @abdimalikaden4467 8 หลายเดือนก่อน

      @@mohamoha-fr2fk maxamed walaal jarati reer degan oo reer cabdille ah oo layidgaahdo reer jabow mataqaan

    • @abdimalikaden4467
      @abdimalikaden4467 8 หลายเดือนก่อน

      @@mohamoha-fr2fk hadaad reer jarati tahay

  • @Talaabo6262
    @Talaabo6262 หลายเดือนก่อน

    Naftaada adoodulayn
    Qofkale adiigoo dulmiyin
    ahaw ruux diidikara
    wixii nolashiisadila😎

  • @yohancabbaye9787
    @yohancabbaye9787 7 หลายเดือนก่อน

    Still waan dhegaysTaa🔥❤
    Heesaha Hirgalay👑🙏

  • @husseinmusso6877
    @husseinmusso6877 2 ปีที่แล้ว +16

    From gura dhamoole ❤️

    • @cilmiboodhari4776
      @cilmiboodhari4776 ปีที่แล้ว +1

      zxb gabar Gura Dhaamoole kasoo jeeda ayaan doonayaa iigu raadi from Puntland

    • @cilmiboodhari4776
      @cilmiboodhari4776 ปีที่แล้ว +5

      @@kimez1545 zxb Aqoon uma lihi lkn Dir ayaa dagan waa magaalo qurux badan

    • @kimez1545
      @kimez1545 ปีที่แล้ว

      @@cilmiboodhari4776 waa gobolka liban saxib wan hubiyey ...cirifka oromoomada xiga ayey Ku taala ..quruxda aad ku tilmaantayna wey leedahay ..gurre dir ayaana dagan

    • @Quman-qm
      @Quman-qm หลายเดือนก่อน

      Gaadsan miya dirta dagto

  • @ShaaficiAxmed-ds7np
    @ShaaficiAxmed-ds7np หลายเดือนก่อน

    Waan helay waan radiya waan helay

  • @Ilwaadquruxnivlogs6398
    @Ilwaadquruxnivlogs6398 ปีที่แล้ว +1

    Jarati girl baydisle ❤power ❤❤

  • @abdiqadar1968
    @abdiqadar1968 ปีที่แล้ว +1

    Raaso dhul shekhal jecliya

  • @user-oy6iy7zt6b
    @user-oy6iy7zt6b 8 หลายเดือนก่อน

    Ina aabo iska sax sxb ciwaanka ina ado baa ku qortay

  • @walianoyuledanger4454
    @walianoyuledanger4454 2 หลายเดือนก่อน

    Afdheer

  • @iqbaaljalaqsan8598
    @iqbaaljalaqsan8598 หลายเดือนก่อน

    Nogob❤❤❤❤

  • @nuurediin.timacade
    @nuurediin.timacade 9 ปีที่แล้ว +1

    ina aado ma aha ereygu wll ha isku khaldin lahjadaha ina aabo weeye waa sixid

  • @abdesay3772
    @abdesay3772 3 หลายเดือนก่อน

    Love that 😁😁😁 ❤🇩🇿

  • @ifrahhassan9958
    @ifrahhassan9958 3 หลายเดือนก่อน

    Raaso ya qeya❤

  • @QadarHassan-dn9si
    @QadarHassan-dn9si 6 หลายเดือนก่อน

    Afdheer❤❤

  • @user-ig8dr9qc5r
    @user-ig8dr9qc5r 2 หลายเดือนก่อน

    From Horoshagax❤

  • @user-cz5xt2ge5c
    @user-cz5xt2ge5c 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @walianoyuledanger4454
    @walianoyuledanger4454 2 หลายเดือนก่อน

    Dolow bay magaalo fm

  • @cigaalyare5235
    @cigaalyare5235 2 หลายเดือนก่อน

    3:23

  • @SaadiqYare-p8r
    @SaadiqYare-p8r 3 วันที่ผ่านมา

    😊😊😊😊😊😊😊

  • @AbdiraxmaanJiqil
    @AbdiraxmaanJiqil หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-oo3bf2cd4e
    @user-oo3bf2cd4e 8 หลายเดือนก่อน

    ❤gur dhamole

  • @axmadxaaahi3409
    @axmadxaaahi3409 หลายเดือนก่อน

    Uf calanka soomalia aawey calanka itoobia maxaa waaye?

  • @fatimamoumin5689
    @fatimamoumin5689 2 ปีที่แล้ว +1

    MY HOME DOLOW ❤ 🏡

  • @cabdirixmaanMaxamed-vs7fj
    @cabdirixmaanMaxamed-vs7fj 6 หลายเดือนก่อน

    olod is gold 😮

  • @XasanJaceyl-dn7ce
    @XasanJaceyl-dn7ce 4 หลายเดือนก่อน

    Just watching love ka ha ila dhafin❤😅

  • @mohaqani1041
    @mohaqani1041 5 หลายเดือนก่อน

    1:17

  • @SacsiyaAlinuur
    @SacsiyaAlinuur วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢❤

  • @user-yb4ie8lv9h
    @user-yb4ie8lv9h 5 หลายเดือนก่อน

    Gooro baqaqsa my home ❤❤❤

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 2 ปีที่แล้ว

    Yaaaa

  • @rithwaanmohamet4363
    @rithwaanmohamet4363 2 ปีที่แล้ว

    From last year 2022

  • @shantasomali5799
    @shantasomali5799 ปีที่แล้ว

    Misiga saaran waxaan ku arkay dhaanto axmed budul qaado 🤔🤔🤔

  • @shaib1866
    @shaib1866 8 ปีที่แล้ว

    Nice

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 ปีที่แล้ว

    Hablaha dhigey dumaaaarcadceed waanbuwataaa.iyaaaaaah

  • @africaismyhome723
    @africaismyhome723 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdifitah5687
    @abdifitah5687 3 หลายเดือนก่อน

    Gurre dhaamoole🤍🤝

  • @hassansiyat736
    @hassansiyat736 ปีที่แล้ว

    Inaabow

  • @CarabMaxamed-dt7oh
    @CarabMaxamed-dt7oh 4 หลายเดือนก่อน

    Asc❤😢😮😅

  • @MaxamuudMacalinxasan-vx6bh
    @MaxamuudMacalinxasan-vx6bh 4 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo Hambalyo namaste 🙏 namaste ❤️ namaste ❤️ I will be there in a bit of a bit of Sakata namaste 🙏 namaste I am not sure if you want to see you soon haters 😉 😢❤😅sdhsjakya to

  • @suadelmi2921
    @suadelmi2921 4 ปีที่แล้ว

    Sacaad

  • @user-wb1sx2wb3k
    @user-wb1sx2wb3k ปีที่แล้ว +3

    Inanta Ciyaaraysa Daqiiqadda 3:05 waa cajiiba
    Huuno jarartoo geelu dhalay
    Alla raaaso yaa geeya oo
    Alla giblo yaa kuugu tuma 😎❤