New Muqdisho Dhismo iyo Horumar || where the Rich people live in somalia 🇸🇴

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 32

  • @khadarabdiabdilahi3156
    @khadarabdiabdilahi3156 22 วันที่ผ่านมา

    legend waankula socdaa. thanks inbadan. muuqaaladaadu iyaga ayaa igu qasbaya inaan daawado. gobanimo bro Ex Hargaysa

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah tabaraka Allah muqdhisho muuq wanag ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DB2024-k3l
    @DB2024-k3l หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah
    It's so beautiful
    Dhirta iyo nadaafada iyo guryaha quruxdooda oo is bahaystay

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 หลายเดือนก่อน +3

    Cabdinaasir TH-camkiisa wax badan baan daawaday waa nin aad ukala garanaya xmr m.a❤

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 หลายเดือนก่อน

    Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar aamiin walaal waa mahadsen tihiin

  • @DB2024-k3l
    @DB2024-k3l หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Alhamdulillah allahu Akbar Tabarakallah

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 หลายเดือนก่อน +2

    African village .Sxb Reer Borco ayaa dagan. ayaga yagaan Shiidka ❤❤❤❤❤ 5

  • @Ibraahimgeedgale
    @Ibraahimgeedgale หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaah 😊😊😊😊😊❤❤❤

  • @HalimaHussein-lz3iq
    @HalimaHussein-lz3iq หลายเดือนก่อน

    Maansha alaah beautiful ❤❤

  • @Faro529
    @Faro529 หลายเดือนก่อน +1

    Asc, vlogger fiican Abdinasir iyo dhalinyarada wax dhuuba, talo ahaan waxaan idin kula talin lahaa maanta technology-ga wuu horumaray. Waxaa jira okilaal ama muraayado leh hidden camera oo si nabad ah wax lagaga duubi karo, adigoo ilaalinaya dadweynaha privacy-ga. Insha’Allah intaas waa talo aan idinla wadaagay. Sii wada shaqada cajiibka ah ee aad ku jirtaan!😊

  • @Abdiqanisaleban-v7l
    @Abdiqanisaleban-v7l หลายเดือนก่อน

    X Hargeisa guulayso wll from Kampala 🇺🇬 ❤😊😊

  • @zahramuqtaar3299
    @zahramuqtaar3299 หลายเดือนก่อน

    Dagmada dharkeynley dag ❤

  • @naasirmohamed8197
    @naasirmohamed8197 หลายเดือนก่อน +1

    Muqdisho waa ku raaxaysatay x hargeysoow 😂, mininka mininkaaga waa waaye sxp saamiyoow ❤❤

  • @jamamohamed9014
    @jamamohamed9014 หลายเดือนก่อน

    ✊🏾 🇸🇴✊🏾 isdhaxgalka bulshada iyo nabadeenta waa wax qurxoon dhulka somaliyeed xaqiiq waa mid aad u balaadhan, shaqooyin iyo safaro ayaa kasoo bixi lahaa hadii laga gudbi lahaa xeendaabka siyaaasada xun

  • @Hamdushhassan
    @Hamdushhassan หลายเดือนก่อน +1

    Mugdisho waa tagtay maasha allah

  • @sumayamahamed4760
    @sumayamahamed4760 หลายเดือนก่อน +1

    Asc❤❤❤👍👍👍❤️❤️❤️

  • @shukridahir2851
    @shukridahir2851 หลายเดือนก่อน

    Good job x❤❤❤

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 หลายเดือนก่อน +1

    Ha fariisanina
    Nin fariista wax ma keeno

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir หลายเดือนก่อน +2

    X hargaysow maadama muqdisho aad kala bratay hadeer bal ino sheeg dagmadee ugu horumarsan ama ugu ganacsiga badan tee se labaad noqonkarta pls wa muhiim aragtidaada sxp

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  หลายเดือนก่อน

      Wali ma wada dhamayn sug 😂

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir หลายเดือนก่อน

      @XHARGEISA wayay walag ugaya koley

    • @faarax2
      @faarax2 20 วันที่ผ่านมา

      Hodan dheh 😂​@@XHARGEISA

  • @Zapriiiina
    @Zapriiiina หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 หลายเดือนก่อน +1

    Stadium 🏟 muqdisho kama haayo seedi

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 หลายเดือนก่อน

    I like it make more videos

  • @Sahramohamed-f3u
    @Sahramohamed-f3u หลายเดือนก่อน

    HABO BALCAD AAD IYO WARSHIIKH JASIIRA KARAN HOKWADAAG

  • @mohjirde8855
    @mohjirde8855 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @bahal_nool
    @bahal_nool หลายเดือนก่อน

    Dagmo maaha waxaas waa xaafado😊

  • @mohameddon4070
    @mohameddon4070 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ka degnaa 2005 degmadada hodan xaafada bar-ubax.

  • @Arafaad97
    @Arafaad97 หลายเดือนก่อน +2

    Ciyaal xamar aan kor uqaadno zxbkeena zzbayaalow