30 Jir Soomaali ah oo sameeyey Malaayiin Dollar ah !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • 30 Jir Soomaali ah oo kamid ah ah Asaasayasha sharikad Hirgelisay Mashaariic Malaayiin Dollar ah , wey ku dhiiri gelin doontaa sheekadani !

ความคิดเห็น • 34

  • @lander2023
    @lander2023 7 หลายเดือนก่อน +12

    Very resilent, honest, rightous educated people. Love Somalilanders 💚🤍❤ We have amazing generation coming up.

  • @Businessflip
    @Businessflip 7 หลายเดือนก่อน +18

    Manshallah shirkadaha wadaniga ah waxaan kula talinayaa inay furaan academy dhalinyaradu ku barato plumbing, electric and fire grid ee Dhismaha si Somaliland uga maaranto ajaanib ka dhalinyaradeenuna xirfad iyo shaqoba u helaan. Waayo ceeb ayay inagu tahay inaynu ku faano ajaanib ayaanu shaqooyinkii siinay kuwii dalka u dhashayna gidaaraday iska fadhiyaan

    • @dowretube0
      @dowretube0 7 หลายเดือนก่อน +2

      Good point

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 7 หลายเดือนก่อน +2

      Farsamada gacantu waa umuhiim dhalinyarada sababto ah waa farsamo lagaga shaqaysan karo meel kasta oo dunida kamida dal iyo dibadba anigu hada waxa aan kurajo waynay bishan in aan barto makaaniga iyo dabka gaadhiga inshallah

  • @meeer9041
    @meeer9041 2 หลายเดือนก่อน

    As an architecture student I enjoyed watching this thanks ayub for sharing this amazing project

  • @Hiil1242
    @Hiil1242 7 หลายเดือนก่อน +7

    Engineer si ay dadku kuu fahmn eraybinta somaliga ha ilaawin sbbto ah dad somali ah ayaad wax u sheegysaa ❤

  • @xamsemohamed3977
    @xamsemohamed3977 6 หลายเดือนก่อน +1

    Soddon jir soddon million haysta mashaallah

  • @abydby
    @abydby 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah building back a better Somaliland! Great show. Don't forget the masaajids they designed

  • @dubedoolaar6049
    @dubedoolaar6049 7 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allah alle ha inoo barakeeyo wadankeena iyo dhallinyarteena waxbaratayba

  • @ENGABDIHAMID
    @ENGABDIHAMID 7 หลายเดือนก่อน +2

    MANZHA ALLAH ALE HA INOO BARAKEEYO DHULKENA DALKENA SOMALILAND

    • @gujisyare
      @gujisyare 7 หลายเดือนก่อน

      Gobol Somalia 🇸🇴 kamidaa tahay

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allllah ilaaahow hargaysa barakeee❤

  • @mohamb3785d
    @mohamb3785d 6 หลายเดือนก่อน +2

    Sxb let me give a good tip, video intadan sodayn bilawga presentation gaaban dadka usameey, video wuxisaabsanyahay etc.

  • @Zaki_ZulDaN
    @Zaki_ZulDaN 7 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah

  • @beerlul0
    @beerlul0 7 หลายเดือนก่อน

    Mashallaah dhalinyaraa soo baxday Wallee❤️👏

  • @Duliyesare
    @Duliyesare 7 หลายเดือนก่อน +5

    70% hadalkiisu waa english. Waxaan soo xasuustay markuu sheikh mustafe yiri Hadba kiii aqoon yari isku tuhmo english ayuu lasoo kala baxaa😂

    • @xamsexikmaawi7570
      @xamsexikmaawi7570 7 หลายเดือนก่อน

      Waa dhibaato aan lagu baraarugin runtii 😂😂

  • @haboon6195
    @haboon6195 7 หลายเดือนก่อน

    Mashallah Somalilnd ❤

  • @Apdinasirtheory
    @Apdinasirtheory 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Horumar Wanagsan oo Hurusocod Leh Weeyi Ku Dayasho ayeey MuDan Yihin Dhalanyirada Somaliyeed Desine Ka sameeyey 🎉

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @HaznaAbdi-ju5lw
    @HaznaAbdi-ju5lw 7 หลายเดือนก่อน

    Marshall allh

  • @zackabdirahman951
    @zackabdirahman951 7 หลายเดือนก่อน

    Well done Ayub❤

  • @musj21
    @musj21 7 หลายเดือนก่อน

    Ayub more of this sxb 👍💚⚪️❤️

  • @haywareerin266
    @haywareerin266 7 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah 🟥⬜️🟩

  • @Khadiijecali
    @Khadiijecali 7 หลายเดือนก่อน

    Somali waa mid❤

  • @abukar6
    @abukar6 7 หลายเดือนก่อน +1

    Daqadaha weli ma birihii ba ku xaniban mise deb hadu dhaco wa laga sobadbadin kara😮

  • @mohamedmohamoud9239
    @mohamedmohamoud9239 7 หลายเดือนก่อน

    Waa dhisme aad u qurux badan lkn baarkinka baabuurta ma leeyahay?

  • @yooniscsmn1645
    @yooniscsmn1645 6 หลายเดือนก่อน

    Maxeey soomalida jeebkeda uu qarisa,
    Malian dollar Mala malaayin dollar,,
    Calamka kalana logu faana

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 9 วันที่ผ่านมา

      waa taan la yaabanahay! ganacsatada somalida ee ugu taajirsan hantidooda lama yaqaano 😅 halka caalamka kale la yaqaano inta billyaneer ama milyaneer ay wadan ahaan haystaan. hhhh

  • @_faatax
    @_faatax 7 หลายเดือนก่อน

    Warfaa ma aqaano shaqsiyan maantana iigu horaysa waxaa iiga muuqda cibaado fiican balwad laan iyo nin la jaanqadaya dunida casriga awoodna u leh inuu dhiso dhismaha ugu qurxoon ee Somaliland leedahay
    Dhaxal baad ka tagaysaa taariikhdaa qormaysa waana lagu xusi sidaad u hagar baxdo
    Daacayado badan iyo sheekooyin mala awaal ahaa ayaa soo gabgaboobaya dhawaan
    Haba raagee waa loo hagar baxay

  • @Ayman_252
    @Ayman_252 7 หลายเดือนก่อน

    Warfaa waa nin dedaal badan..

  • @Yusrapx4ni
    @Yusrapx4ni 7 หลายเดือนก่อน +1

    Qiimo inte le'egbaa lagu dhisay

  • @FaridMedia72
    @FaridMedia72 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah