HEES MAAY CUSUB 2018 - SUMADDA SOUTH WEST SALAAN U SAAR - FANAANKA ADAN SHARIIF

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 275

  • @ahmedagafmaan2715
    @ahmedagafmaan2715 4 ปีที่แล้ว +20

    Aniga ma ahi shaqsi u dhahsy gobolada koonfur galbeed balse kama daalo heestan dhagaysigeeda walow an waxba Ka fahmin balse waan jeclahay from puntland 🇸🇱 ✊🏾

    • @daadir1235
      @daadir1235 3 ปีที่แล้ว +1

      love buntland from south west

  • @shiinesomali
    @shiinesomali 4 ปีที่แล้ว +17

    anigoo awalba af MAAYGA jecla heestaan waxan dhageestay ilayo aan ka fahmay dhamaan erayada heestan heesta calanka south west walasin karaa ayaan filayaa LOVE U SOMALIWAYN

  • @rafiiqhadraawi4273
    @rafiiqhadraawi4273 4 ปีที่แล้ว +15

    Afka aayow jecliya marka lagu qadayo hees hadana ah wadaniyad
    Fanaanka :100%
    Laxanka:100%
    Music:100%
    Ereyada:100%
    Top ayey wada yihiin legend adan shariif onkod nolol sare

  • @kasimsamaan1941
    @kasimsamaan1941 6 ปีที่แล้ว +25

    Horumar wanagsan gobolada konfur galbeed iyo dadkeyga
    👌👌 viva south west👌👌

  • @FatxiMustaf-d2n
    @FatxiMustaf-d2n 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan hees wey dhaafen wllhi magac kle ha loo raadiyo ❤️ Dhiiga biyo ma Ahan 🩸🩸🩸🩸🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿

  • @Samar-gw5hm
    @Samar-gw5hm 6 ปีที่แล้ว +28

    Wwww hala my dhiigeyga 💓💓💓💓💚💚💗💗💕💕💕mxn qiirooday 😓😓😓😓markaan maqlay heesta calankeyga💞💞💞💞💞💞

  • @jamilamohamed9584
    @jamilamohamed9584 6 ปีที่แล้ว +48

    😍😍😍😍😍😍😍jecliya lugadeyda hooyo wwww allow ku xafid arriekaan 💙💙💙💙

  • @hodanfaqi5282
    @hodanfaqi5282 5 ปีที่แล้ว +8

    MASHA ALLAH waa hees aan aad ugu qirodey masha Allah sidi seeftiyaa cadiwsarasee calanka sod wayt samada baboy

  • @Zikomiilo
    @Zikomiilo 10 หลายเดือนก่อน +4

    I love this song 🎵 ❤️ from Eletrria 😊❤

  • @kinglee4045
    @kinglee4045 6 ปีที่แล้ว +29

    Yarkan luqada qani ayuuu kuyahay nice sog

    • @lafeey
      @lafeey 5 ปีที่แล้ว +1

      saaxib waakumahadsan tahay

    • @golaynuur4671
      @golaynuur4671 4 ปีที่แล้ว +1

      Cas

  • @zakiofficial1762
    @zakiofficial1762 5 ปีที่แล้ว +6

    Lanki sabaro sedshee helee sidi fadane se santiyeewa saqiir iyo kabiir kii in suremee sumede south west salaam insaar❤❤❤❤❤❤❤ like isaaara reer koonfur galbeedow my dadkeyga my dhiigeyga

  • @khadijaahmed3140
    @khadijaahmed3140 5 ปีที่แล้ว +11

    Woof caleek👏👏 hees waaye wlhi nankii samira sad helee beentaa me'eh😍😍 alankaan

  • @abbasibnuhassans.d.m7695
    @abbasibnuhassans.d.m7695 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wllhi intaan hees dhageystey wax heestan ka qiimo badan dhegteyda kuma soo dhicin xitaa calanka somaliya loma qaadin hees qiiro iyo kalsooni iyo wadaniyad iyo dulqaad ku saleysan sida heestan camal waxana aminsanaha somaliya dadka ugu wadaniyada badan in ey yihiin reer koonfur galbeed masha allah fananka qaaliga ah iyo abwaan ka sameyey haastaa sharaf gaar ah ayey mudan yihiin midnimo reer maaylnda 💞✔️

  • @familyzoldyc6563
    @familyzoldyc6563 6 ปีที่แล้ว +7

    Jecliyaaa Luuqadeena 😍😍😍
    Maay diidoow masiiba kii dhiidooy

  • @anisaally4534
    @anisaally4534 6 ปีที่แล้ว +74

    ilaaaheeey Amarkiii mrkaan arkey Afkeyga ooo hdana hees u gaar ah looo qaadaaayo wleee wn ilmeeyey bisinka yaaa qaadey heestaaan

    • @aadanshariif3293
      @aadanshariif3293 6 ปีที่แล้ว +6

      Anisa Ally uhiiliyaha afka ayoow ee aadan shariif oo aniga ah sxb saad uqiirootay ayaana dareen cusub igusii kordhisay

    • @anisaally4534
      @anisaally4534 6 ปีที่แล้ว +3

      masha aadanow wlh y cod wuuu kugu dhamaadey axsan heees

    • @maxamuudnuur4390
      @maxamuudnuur4390 6 ปีที่แล้ว +2

      Anisa Ally
      Asc anisoy sthy xld kwrn

    • @qanciyevip3026
      @qanciyevip3026 5 ปีที่แล้ว +1

      si fiican uma fahmin lakiin waa cod macaan iyo hees qiiro leh

    • @ibrahimhassan1748
      @ibrahimhassan1748 3 ปีที่แล้ว

      Waxa qaadaya fanaan qaali ah
      Hadana askari qaran oo
      Ka tirsan ciidanka asluubta
      Soomaaliyeed gar ahaan
      Koxda onkod
      Magaciisa waa
      Aaden shariif aadan onkod

  • @MADIGADUUD
    @MADIGADUUD 6 ปีที่แล้ว +20

    Waaw Waa Hees Aad Umacaan Waan Ku Amanayaa Aadan Shariif Iyo Heesahay Maay Mayga Ah Adna Si Lamid Ah aabaha Keyda Sugaanta Maay Maayga Amaandheerey Thanks,
    Waa Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera) Oo Kusugan Magalada Baydhabo Janaay Ee Gobolka Baay Koonfur Galbeed Soomaaliya.

  • @فريحهفريحه-ث5ط
    @فريحهفريحه-ث5ط 3 ปีที่แล้ว +10

    ماشاء الله صوت يدخل القلب
    Guul kgs ✊✊✊😘😘❤❤

  • @garaadcaabi948
    @garaadcaabi948 4 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allah heesta waan ka helay
    Waar ilmaadeerayaal halay micneeyo heesta nin reer Burco ah ayaan ahay oo ereyahada fahmiwaayaye
    Salaan sare reer southwest 👍❤

    • @fadumaali9275
      @fadumaali9275 4 ปีที่แล้ว +2

      Garaad Caabi bro its the song of the flag of the southwest I can explain English only
      Thanks for liking our language ❤️❤️

    • @saidaabukar4937
      @saidaabukar4937 3 ปีที่แล้ว

      🌹🌹🌹💚🤍❤

  • @AlmaasXasan-hq9gg
    @AlmaasXasan-hq9gg 7 หลายเดือนก่อน +2

    i am from j.dhexe sakwo guuul my people kgs ❤via raxwein ❤💖😩🇦🇿

  • @xasanwadani3552
    @xasanwadani3552 ปีที่แล้ว +2

    Heesta calanka kgs salaan sare may people from mandera 🇰🇪

  • @mahammedyusuf1261
    @mahammedyusuf1261 6 ปีที่แล้ว +38

    Viva konfur galbed 🇸🇴🇸🇴🇦🇿

  • @faadumomahamednuurmusalsal6617
    @faadumomahamednuurmusalsal6617 5 ปีที่แล้ว +3

    Wwwww runtii heestan kamadalo marwalbo wan dhageystaa viva konfur galbed 😍😍😍🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿

  • @abderrizzakjemis5037
    @abderrizzakjemis5037 6 ปีที่แล้ว +10

    Www walle hees iga gadantey
    Calanka south west semidy babooy 😍😍

  • @Luuladan54
    @Luuladan54 6 ปีที่แล้ว +32

    Salaan sale sumadii South West allow nabad nooga dhig cadowgana allaha naga qabto waan u xiisay dhulkeygii aan ku dhashey Baydhabo Janaay sama-sama ku waar aamiin🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @umufaadumo3183
    @umufaadumo3183 6 ปีที่แล้ว +20

    Hestan wey iga gadantahay guuleysta reer aaawow

  • @aadanshariif3293
    @aadanshariif3293 6 ปีที่แล้ว +71

    marwalbo raali gelintiina ayaan utaaganahay inta afka ayoow qadarisa waana kumahadsantihiin uhiilinta afka aayoow mahad sanidiin

    • @abderrizzakjemis5037
      @abderrizzakjemis5037 6 ปีที่แล้ว +4

      Al fanane eething sharif eeda ing mahadsinty edka ilaahey kiing barakaay wa ad hees eed ing feyluu o mayu 😍😍😍

    • @aadanshariif3293
      @aadanshariif3293 6 ปีที่แล้ว +2

      cadi risaaq farxad hawaayin

    • @adeniidow3556
      @adeniidow3556 6 ปีที่แล้ว +6

      Ani idin mafahmo lkn wan idin jeclahay becouse xajigayga idinka ah☝️☝️ lkn insha allah wan barana maygan🙉👂👂

    • @hanimohamed693
      @hanimohamed693 6 ปีที่แล้ว +3

      Aadan Shariif my bro nolow hestan kama dalo dhagesigeda😍😍😍 rer ayeyday sida rabtan rabi ha idin siiyo

    • @uual5302
      @uual5302 6 ปีที่แล้ว +1

      😍😍😍😍😍😍😍

  • @sufiyousufi993
    @sufiyousufi993 6 ปีที่แล้ว +65

    MAAYLAND
    MAAY NATIONAL
    MAAY LANGUAGE
    MAAY PEOPLE

    • @adeniidow3556
      @adeniidow3556 6 ปีที่แล้ว +1

      sufi YouSufi maayland 😜😜😜😜yaqee laand managadaysino illahey bari waye 🤗 may laand iyo maxatiri laan mida kubirno manaqane🤔🤔

    • @sufiyousufi993
      @sufiyousufi993 6 ปีที่แล้ว +2

      Koonfurgalbeed guuuuuul

    • @mohaizc3354
      @mohaizc3354 4 ปีที่แล้ว +2

      Mailand is for mailanders
      Brother you're absolutely right
      Mailand national anthem

    • @AlmaasXasan-hq9gg
      @AlmaasXasan-hq9gg 7 หลายเดือนก่อน

      really ❤😊

  • @somalivoice4881
    @somalivoice4881 4 ปีที่แล้ว +6

    From daris gedo bardheere wankujeclahay afmay mayga anaga deris ayaan nahay konfurgalbed.

  • @fartunibrahim7733
    @fartunibrahim7733 5 ปีที่แล้ว +10

    Mansha Allah
    Aaamen ameen
    Calan ka south west samada babooy

  • @farhanwadani5287
    @farhanwadani5287 3 ปีที่แล้ว +5

    Konfur galbeed guul iyo gobanimo 🙏🙏💯💯💪💪💪❤❤

  • @manow8928
    @manow8928 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Alfanaan eed niinka wiin eeney allow cadowka noo qaboy . heestun kudheraga waaye wlh eeda inkaraaxeysidi mahadsanty walaalkey

  • @sufiyousufi993
    @sufiyousufi993 6 ปีที่แล้ว +24

    Soo dhowoow walalekeyga
    GUUL
    DIGIL AND MIRIFLE

    • @samatargarad
      @samatargarad 4 ปีที่แล้ว

      sufi YouSufi waaaaw , I love this song ....

    • @uleexyare6403
      @uleexyare6403 3 ปีที่แล้ว

      Oo qabiil intuu kasoo galay kgs baa laisku ogaa

    • @xasanwadani3552
      @xasanwadani3552 ปีที่แล้ว

      ​@@uleexyare6403kgs means digil io mirifle

  • @amin5572
    @amin5572 5 ปีที่แล้ว +5

    Reewan, madaga oo saarintiin. Big respect .

  • @troodatmuhiadin2176
    @troodatmuhiadin2176 5 ปีที่แล้ว +7

    Maasha Allah heesta calenkeyga waan u Sara kacey.

  • @Maryan_Ali
    @Maryan_Ali 4 ปีที่แล้ว +5

    Heestaan wan jeclahay sida uu uqaadayo fananka Lkn wax bdn kama fahmin lyrics haloo sameyo plz

  • @deeqomohammed6
    @deeqomohammed6 3 ปีที่แล้ว +4

    My dhiga raxawyen girl 💞😎😎🇦🇿🇦🇿🇦🇿

  • @abdinaasiraamiinmohamed6061
    @abdinaasiraamiinmohamed6061 ปีที่แล้ว +1

    Guuuuuul leyso ayaanu ku lenahay

  • @hamdihilowleallowinosoadeg7854
    @hamdihilowleallowinosoadeg7854 6 ปีที่แล้ว +8

    Waaaaw wa hes cajib ah masha allaha nolow adan sharif wa wil cod macn guuuuleyso

  • @familyzoldyc6563
    @familyzoldyc6563 6 ปีที่แล้ว +4

    Osop supan iyo midap suurad lee sadir winaga sadkaa ki weeleey
    Ebidkaa niin baboooy😍👏👏

  • @shortfilm9963
    @shortfilm9963 ปีที่แล้ว +2

    South west guul ❤😢

  • @neyruznalka5275
    @neyruznalka5275 6 ปีที่แล้ว +5

    www mashaa allah xidiga beydhawo janaay noolaaw waligaa intey nolaal jirto

  • @myksstudios25
    @myksstudios25 6 ปีที่แล้ว +8

    Wow masha allah walalkey caadi macaxa 👍👍👍👍👍👌👌👌👏👏👏👏👏

  • @somalivoice4881
    @somalivoice4881 5 ปีที่แล้ว +3

    Am from bardhere konfur galbed hor u dadeera ayaan idin leyahay.

  • @hassandaada4868
    @hassandaada4868 6 ปีที่แล้ว +20

    waa hees qaali ah oo calan qaali ah loo qaadey

  • @ishacaddycaddy3669
    @ishacaddycaddy3669 6 ปีที่แล้ว +3

    Mashalaah ninkii sabaroo sadjey helee sidii fadaani sasantiyeewaa

  • @sabanmustafe1743
    @sabanmustafe1743 6 ปีที่แล้ว +5

    Alllh wilkaan iyo umur sharif abalbey nagule yihin waa dadka keliya ku hesa calaka afkeygna ku heysa sidi seeftiya adow sarase calka south west samada baboy

  • @Death_lol319
    @Death_lol319 6 ปีที่แล้ว +30

    adaan sharif walalkeey $5000 dollar ayaad igu leedahayaniga heestaan darteeda ila soo xariir adan shariif fanaankeeni

    • @fadumaali9275
      @fadumaali9275 4 ปีที่แล้ว +3

      mamow muudey my mom said that same thing she would give him money if she met him

    • @hamdimohamed7349
      @hamdimohamed7349 4 ปีที่แล้ว +1

      Laxow qofka wuxu ka mudan yahay iyo waxad sineso melaha Laguma shego yahu wadnkaga hadi ad jeceshahy wax u qawo

    • @abdinuurxusen7982
      @abdinuurxusen7982 3 ปีที่แล้ว

      @@hamdimohamed7349
      Ad iyo aad

  • @shardihassan5036
    @shardihassan5036 ปีที่แล้ว +1

    Heesteyda 🇦🇿❤️

  • @alltheway2931
    @alltheway2931 4 ปีที่แล้ว

    Nin raxawyn baaan ahay lk somalimada Naa Deqdo Whli 😍🇸🇴

  • @anabibrahim6046
    @anabibrahim6046 5 ปีที่แล้ว +3

    💚💚🧡🧡I love my people viva raxweyn

  • @samatargarad
    @samatargarad 5 ปีที่แล้ว +12

    Everything in this song is perfect

  • @khadijahassan9010
    @khadijahassan9010 ปีที่แล้ว

    Konfur galbed guul ogaadeniya heestana waa cajiib❤❤❤runtii

  • @arezona4291
    @arezona4291 5 ปีที่แล้ว +3

    Sirmawayagy siniyalbdn sarannow .masha allh

  • @Death_lol319
    @Death_lol319 6 ปีที่แล้ว +6

    afka aayoow koreey waligaabe viva konfurgalbeed

  • @nimoabdifatah289
    @nimoabdifatah289 6 ปีที่แล้ว +8

    Masha'allah ilahey hano siyaadsho horumarka ❤️💐❤️💐❤️💐❤️💐❤️

  • @barlinmohamed4937
    @barlinmohamed4937 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah eshcalaa heestaan wn ka helay fanaan qadar ah waaye

  • @KARAMA_HD1
    @KARAMA_HD1 9 หลายเดือนก่อน +1

    2024 hada dawaneso like isar hesta hada barte waka hely😂❤

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow 2 ปีที่แล้ว +1

    Hees tang langky Diyaariyi Af Maay shey 100% yiwy Allow Lahangky ,Harfo kully Perfect 💯

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 6 ปีที่แล้ว +10

    Waan jecelhy reer Arlaadi nooolada😍😍😘😗😗😙👌👌👌😙😙😗

    • @jibaarshhussein6551
      @jibaarshhussein6551 6 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhh widaaaaay meeela ku wad new tarash

    • @Fatuuxbeuty
      @Fatuuxbeuty 6 ปีที่แล้ว

      Salmaan muumin sidookale inta najecel waan jecelnahay 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @salmaanmoomin
      @salmaanmoomin 6 ปีที่แล้ว

      Farhiyo Hassan thanks huuno baidabo iyo southwest waan booqan soon 😚😙😙😍😍😘😗👍👌👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Fatuuxbeuty
      @Fatuuxbeuty 6 ปีที่แล้ว +1

      Salmaan muumin insha Allah

    • @aminonur8047
      @aminonur8047 6 ปีที่แล้ว

      Masha Allah calanka soodwesti semedi babooy 😘😘😘

  • @bashiribra2822
    @bashiribra2822 6 ปีที่แล้ว +11

    Waxaa uu mudan yahay Abaal Marin waxana kuu rajeynaya Guul
    Waxaa Tahay Wadani rer GKS

  • @Fatuuxbeuty
    @Fatuuxbeuty 6 ปีที่แล้ว +9

    Waaaaw masha allah afkaaga caano laguqabay

  • @sahrahassan6628
    @sahrahassan6628 5 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah calankeygow qurux badnidaa

  • @izzabella6491
    @izzabella6491 3 ปีที่แล้ว +1

    Cagaarka suudi barwaga waa xidigta sawiran soohinta waa sumad gududa dhiigeen koo waa tan insareysa soomali wiin waa🇳🇦🇸🇴

  • @munanoor4114
    @munanoor4114 6 ปีที่แล้ว +6

    I love this song

  • @cabdulahialbaana2386
    @cabdulahialbaana2386 5 ปีที่แล้ว +6

    Sumud gaduudy dhiigy kowa tan sareytany somali wiinga

  • @xawamohammed494
    @xawamohammed494 5 ปีที่แล้ว

    Baydhabaan joogaa dholgeyga aadbaan ujecelahay aniga nooolaada waligiin wllkeyadigana allha ku xidiyo masha Allah quru the best

  • @shuceebxaaji6710
    @shuceebxaaji6710 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah allow konfur galbeed guul sii

  • @ahmedsiyad2623
    @ahmedsiyad2623 4 ปีที่แล้ว +6

    Legend always is legend

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim6558 2 ปีที่แล้ว +3

    Aadbaan U jecelahay heestan kelmada qaar ma fahmayo laakiin waa hees qiiro leh fanaan CoD macaan

  • @yasmiinyaska8478
    @yasmiinyaska8478 6 ปีที่แล้ว +9

    Salaang ani ing saari reer arlaathy ilaahey siing xifthiye meel walbi roogtang

  • @abdimaalikcabdiwadani5120
    @abdimaalikcabdiwadani5120 6 ปีที่แล้ว +4

    Lengen aadan shariif yaagyaro ayaa ku ahay afka aayow HORMARKA wcn

  • @hassangureaden9562
    @hassangureaden9562 2 ปีที่แล้ว +1

    Good song 🎵

  • @hamdimohamed7349
    @hamdimohamed7349 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc dhamantina wan idin salmay runti aniga afkan wan fahmi kara lkn nasib daro kuma hadli karo wana jeclahay sawbto saxibteyda an jeclahay aya u dhalatay afkan sida ayan ana idin jeclahay nolada

  • @afraxisgow6659
    @afraxisgow6659 4 ปีที่แล้ว +2

    Wow ish calaa hees qiiro leh nolAAda dadkeygoow

  • @jibaarshhussein6551
    @jibaarshhussein6551 6 ปีที่แล้ว +4

    Waaaaah aadi ma aha new tarash noolow

  • @fartundahir5877
    @fartundahir5877 4 ปีที่แล้ว +2

    Heesta lyrics ka dhiga heesaha mayga wan jaclahay lkn please lyrics nooga dhiga saan ufahamno dad bdn aniga cml jiro heesahan lkn ku fahmi karo qoraal erayda qaar wan fahama lkn qaar an fahmeyn lkn qoralka in la wada fahmo oo fududena

  • @tuuraafgoye1369
    @tuuraafgoye1369 5 ปีที่แล้ว +4

    Waaa jeclahay somali oo dhan

  • @axbaabilquran1028
    @axbaabilquran1028 6 ปีที่แล้ว +12

    Jeleya calankey i afkeybi

  • @Death_lol319
    @Death_lol319 6 ปีที่แล้ว +7

    adan shariif fanaan kideeraw mijari skastiby $100000 oo dollar ayaad u qalantaa adiga ami walku bading

  • @zainabhilaal3473
    @zainabhilaal3473 3 ปีที่แล้ว +1

    cagaarki suud ii barwaaqi waa 6ti sawi soohinta waa🇸🇴🇸🇴💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🇦🇿🇦🇿🇦🇿

  • @cadowxasan6470
    @cadowxasan6470 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees qaali nagu ah

  • @amalb6261
    @amalb6261 6 ปีที่แล้ว +6

    Love Koonfur G/beed ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sabanmustafe1743
    @sabanmustafe1743 6 ปีที่แล้ว +3

    Souwth west dadkeyga dalkeyga allh idiin xise xafidu laah dalkeygow allow cadadow gaga jebii

  • @familyzoldyc6563
    @familyzoldyc6563 6 ปีที่แล้ว +3

    Intii afka Maayga iyo Reer konfur Galbeedba ka xun ciil ha udhintaaan
    Saqiir ii kabiir kii insurunee sumada south west salaan insaara
    Dadkeygiyo calankeyga jiroo jooga

  • @wakandabrrr2737
    @wakandabrrr2737 5 ปีที่แล้ว +4

    Lama goodle waa ka goi doona Insha’Allah
    Kursigoda ayaga ha heystan

  • @abdiibrahim6039
    @abdiibrahim6039 5 ปีที่แล้ว +2

    Viva afky aayow....

  • @shugricabdullahi5782
    @shugricabdullahi5782 3 ปีที่แล้ว

    Waan la helay heestaan inay wadaniyad, soomalinimo iyo calanka KG kahadlaysana waan fahmey lkn by eray uma fahmin
    Wayna shidantaha wan ka hela🥰

  • @aishaisseabdi6419
    @aishaisseabdi6419 5 ปีที่แล้ว +3

    Alla mxn jeclhy wdnkeyga &🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿❤❤❤❤❤

  • @crisaaqxuseen160
    @crisaaqxuseen160 2 ปีที่แล้ว +1

    Saas waaye southwest

  • @Death_lol319
    @Death_lol319 6 ปีที่แล้ว +4

    fanaan adan shariif cadow jabiye adaaba noo ah widaay

  • @dadaamin2749
    @dadaamin2749 6 ปีที่แล้ว +11

    Waaaaw🇦🇿🇦🇿💪🤳👏👏👍

  • @beelomahmed9327
    @beelomahmed9327 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah awaal Marin ayaa iugu leeeahy

  • @abakeyaliissack8848
    @abakeyaliissack8848 6 ปีที่แล้ว +5

    Waaw mashaAllah

  • @nicmomohamed1475
    @nicmomohamed1475 6 ปีที่แล้ว +5

    mashaa allah

  • @shiiqey_sane
    @shiiqey_sane 6 ปีที่แล้ว +2

    Samada baboo. guul guul guul

  • @Death_lol319
    @Death_lol319 6 ปีที่แล้ว +1

    adan sharif please heesaha konfurgalbeed lagu amaanaayo soo badi fadlan

  • @Death_lol319
    @Death_lol319 6 ปีที่แล้ว +1

    adan shariif alan aaw we need more song from you becouse you are better then samater

  • @neyruznalka5275
    @neyruznalka5275 6 ปีที่แล้ว +1

    hassan cabdi beentAh ma aha waa hees macaan

  • @alegendisamongyou1997
    @alegendisamongyou1997 6 ปีที่แล้ว +21

    👍🇦🇿💖❤👏👏👏👏

    • @sarahahmed863
      @sarahahmed863 3 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahnoor3639
    @abdullahnoor3639 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allh Alow noodaa calankeeni