Hees Maay || Sumadda South West Salaan U Saar || Aadan Shariif || Official Music 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ส.ค. 2020
  • Xuquuqda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Onkod.
    ©Kooxda Onkod.
    Make sure you click on Subscribe so that you don’t miss, future
    Videos.
    Our Main Channel:- / kooxdaonkod
    Join Us on Facebook @ / kooxdaonkodciidankaasl...
    follow her FANPAGE on
    @ / guliedadam
    Please Don't forget to Subscribe TH-cam Channel SHARE AND LIKE
  • เพลง

ความคิดเห็น • 79

  • @bakarsuufi
    @bakarsuufi 3 ปีที่แล้ว +35

    Heestaan waxay aqalanta Million views. Lakin Dadkeena Reer southwest aya wali jiifa. Masha Allah.

    • @sundushirsi56
      @sundushirsi56 3 ปีที่แล้ว +1

      South west ma ihi lkn waa hees cajiiba
      Afka maayga waa la baran lahaa hadii heesahaan oo kale la badin lahaa

    • @CabdiRamancali
      @CabdiRamancali 3 หลายเดือนก่อน

    • @geesiweyn5873
      @geesiweyn5873 หลายเดือนก่อน

      Reer Southwest waa ahlu diin,halka hees ay bilon garsiin lahayen quranka ayay gaarsiyan

  • @sowdaibraahim5481
    @sowdaibraahim5481 8 หลายเดือนก่อน +2

    Calanka South West samada ba,boy🇦🇿❣💞

  • @amirkagarisa4761
    @amirkagarisa4761 3 ปีที่แล้ว +5

    Somali maxamed horey usocda weligin
    Guul iyo gobonimo inshaalah abid
    Much love from NFD kenya💗❤

  • @minxofiican5294
    @minxofiican5294 ปีที่แล้ว +5

    I love my language and my people D&M🎵 my fovar from mandhera kenya 🇰🇪

  • @hanuush6787
    @hanuush6787 10 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan wan ka helay runtii 1m iyo ka bdn ayay uqalanta❤ ma fahmaayo lkn laxankii iyo codka waa top from hargeisa 😮

  • @geesiweyn5873
    @geesiweyn5873 หลายเดือนก่อน

    Long live south west nabad barwaaqo allha inoogu dhiga from lower shabeele faafeed😢❤

  • @-x-muse
    @-x-muse หลายเดือนก่อน

    Gabadh reer koonfur galbeeda ha la isiiyo afmayga i barta From lasanod

  • @deproujiofficial2118
    @deproujiofficial2118 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sumadii South West 🇦🇿 SaLaan Saar 💙❤💚🙌🙋‍♂️

  • @queenm6128
    @queenm6128 ปีที่แล้ว +2

    Baydhabo janay ❤️❤️💪🏼💪🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedabdi3353
    @mohamedabdi3353 3 ปีที่แล้ว +2

    Walalha south west elaay dad lagu faano salaan. Waan idin saarnay hadaad nhy dhalinta hawiye 🙏🙏🙏❤️❤️❤️

  • @lovelyabshiizdigale7592
    @lovelyabshiizdigale7592 3 วันที่ผ่านมา

    Woooof calayk❤❤❤❤ wonderful

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 ปีที่แล้ว +2

    Love this song heesta laxanka lee kafahma🔥💓🆎

  • @tellthetruth2809
    @tellthetruth2809 3 ปีที่แล้ว +7

    Walaahi aniga oo af maay maay wax ka aqoon marka aan maqlay kadib jaceyl u qaaday waa Hees mcn oo Fanaan cod wanaagsan uu qaadaa
    Aniga oo ka soo jeedo galmudug waxaa leeyahay Calanka South West Samadda ba, bo

  • @mohamedsahaladan4685
    @mohamedsahaladan4685 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah Hambalyo gacalkayga, dadkayga, walalahayga rer South West {Konfur Galbeed}❤👏👏👏
    Aniga wxn kaso jeeda Deganada Galmudug lkn wan idin jeclahay intiina nabadda iyo midnimada Soomaaliya jecel.🇸🇴
    Walalyaalow Argagixisada deegaanadiina kaso jeeda naga qabta Fadlan🙏

  • @aliosmaanmohamed9158
    @aliosmaanmohamed9158 3 ปีที่แล้ว +2

    Codmacanaa masha allaah wlhi my mafahmayo balse wa hes aad u macan

  • @ilhammaxamed9329
    @ilhammaxamed9329 3 ปีที่แล้ว +7

    love you 🇦🇿🇦🇿❤️🇦🇿my dhigeyga

  • @gabadhugaradkudhalay4387
    @gabadhugaradkudhalay4387 3 ปีที่แล้ว +1

    Heeskan macana m.a ereyada sidi larabe uma fahmayo af may ma aqaan lkn m.a wa hees mcn wa idin jeclhy wlhi reer south west hormar wacan💋💋

  • @MinhajYusuf-dd5re
    @MinhajYusuf-dd5re ปีที่แล้ว

    Caadi maha wlhi jirka ixanunay guul guul somalia 🇸🇴 inti wadani eh

  • @adeco4491
    @adeco4491 3 ปีที่แล้ว +4

    One of the best wadani

  • @halimoibrahim3618
    @halimoibrahim3618 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah hees feylin✌1 m views in qalinti wllhi

  • @ibrahimosmantetane2426
    @ibrahimosmantetane2426 3 ปีที่แล้ว +2

    Ma fahmayo maayga balse muusiga iyo codka ayaan ka helay 🥰✌️

    • @mmmu9339
      @mmmu9339 3 ปีที่แล้ว

      Ma iska baratid.

  • @user-sm9fd9oi1y
    @user-sm9fd9oi1y 4 หลายเดือนก่อน

    M.a
    Raxan weyn

  • @alik8841
    @alik8841 3 ปีที่แล้ว +2

    Southwest ilaah ha xifdiyo

  • @mohamedhaaji1989
    @mohamedhaaji1989 3 ปีที่แล้ว +5

    Heestaan aad u macdahay🌷💯lkn. Ma fahmaayo erayada badi lyrics hada haysiin mel iigu sheega

  • @user-sy1jf4cv7y
    @user-sy1jf4cv7y 3 หลายเดือนก่อน

    Walal waa somalidee south west oo af somaligan ma fahmin halke lagu dhigta

  • @hanadahmed3608
    @hanadahmed3608 3 ปีที่แล้ว +4

    I love this song south west up ❤❤🥰💯💯💯

  • @abdirahmanabdullahiyusuf8692
    @abdirahmanabdullahiyusuf8692 3 ปีที่แล้ว +1

    Sharaf wlhi af maay maayga aad baa u jeclahay inaa barto hadana waa waayey wax iga caawiya

  • @xaajichanal665
    @xaajichanal665 3 ปีที่แล้ว +1

    War heesta Ereyada hore Noo fasira
    Reeer koonfur galbeed

  • @user-ww6eq6qw9m
    @user-ww6eq6qw9m 8 หลายเดือนก่อน

    raxawen nimo ❤❤❤🇦🇿🇦🇿🇦🇿👍👍👍👌👌🫶🫶🫶💋💋💋🫡🫡💋🫡🫡🫡

  • @KARAMA_HD1
    @KARAMA_HD1 6 หลายเดือนก่อน +1

    2024 inta dawaneso like isar 😊❤

  • @abdinuursangal3264
    @abdinuursangal3264 2 ปีที่แล้ว +1

    Aadaan ugaheley lkn waxaan kafahmaa calanka iyo saan

  • @dekaibrahim6266
    @dekaibrahim6266 2 ปีที่แล้ว

    Waa ku qiirooday walahi heestan Alah wadankeena nabad noogu dhigo mansha Alah aloow nabad nasii

  • @user-sy1jf4cv7y
    @user-sy1jf4cv7y 3 หลายเดือนก่อน

    Waxba kama fahmin south west waa xage iso jawaba

  • @abdihakinmohamed9118
    @abdihakinmohamed9118 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hees aan aad uga helay

  • @user-sy1jf4cv7y
    @user-sy1jf4cv7y 3 หลายเดือนก่อน

    Af maay maay halke lagaga hadla ma qurbaha

  • @warsameabdullahi8085
    @warsameabdullahi8085 3 ปีที่แล้ว

    Masha asxan hees guulesta konfur galbed dar ale injeclhy

  • @maxamedsiciid8788
    @maxamedsiciid8788 11 หลายเดือนก่อน

    Hestan wan ka helay ano afraxanwen kasaen

  • @amiishrif5831
    @amiishrif5831 11 หลายเดือนก่อน

    Wow 😮 axsan hees Hh wx yaba qaar ma fahmaayo lkn hees io bar weye

  • @farxadqoyschannel793
    @farxadqoyschannel793 3 ปีที่แล้ว +2

    Simidi babooy✋✋

  • @masumbukojeanclaude1133
    @masumbukojeanclaude1133 3 ปีที่แล้ว

    Wwwww masha Allah

  • @XaawoLuul-lq1yr
    @XaawoLuul-lq1yr 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @muhashhussein5271
    @muhashhussein5271 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow

  • @hirabhassan5315
    @hirabhassan5315 3 ปีที่แล้ว +1

    Patriotic

  • @nuursibriye6816
    @nuursibriye6816 3 ปีที่แล้ว

    Hees kala kacsan iga dheh

  • @jumaana1237
    @jumaana1237 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadki laga beera❤👌

  • @abdullahinuur5918
    @abdullahinuur5918 3 ปีที่แล้ว

    🎆

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +2

    Hal kelmad kaman garan iiyar macneeya walaalayal 🤔🤔🤔🤔
    Seermawaydo
    Sida seefti
    Cadaw
    Calan
    Inta gartay

    • @wakandabrrr2737
      @wakandabrrr2737 3 ปีที่แล้ว

      Sida seefti okale aya cadow u sartaa or qaltaa sanado badan taagnow

  • @tooshcabdow4780
    @tooshcabdow4780 3 ปีที่แล้ว

    Libaax noolaaw

  • @farhiahirsi1496
    @farhiahirsi1496 ปีที่แล้ว

    Waxan soraadiyey ilmo jabarti

  • @sundussakariye9234
    @sundussakariye9234 3 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahinuur5918
    @abdullahinuur5918 3 ปีที่แล้ว

    🇸🇴

  • @nuursibriye6816
    @nuursibriye6816 3 ปีที่แล้ว

    Wwwwww

  • @munoaways1504
    @munoaways1504 3 ปีที่แล้ว

    LEE ahed

  • @nuurkeyhaji
    @nuurkeyhaji 2 ปีที่แล้ว +3

    Lovely this song 👍

  • @Abushezmaofficialchannel
    @Abushezmaofficialchannel 3 ปีที่แล้ว +5

    Hadan heli lahaa 1000$shaqo kubilawdo qof ideymiyo waniska farxilahaa hoyadis iyo abihis iyo asigaba marwalbo uduceyn lahaa allow qofki irumeyo qabrigisa unuuri asiga iyo walidkisaba.ameen yarabi

  • @user-sm9fd9oi1y
    @user-sm9fd9oi1y 4 หลายเดือนก่อน

    Hhh

  • @abshirhassan1749
    @abshirhassan1749 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaan codkisaa aadbu u ficanyahy lkn lamagaranayo balayo sharma boy oo kale ayaa qarsaday

  • @seynabshariifmahamed-cz4bd
    @seynabshariifmahamed-cz4bd 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @hirabhassan5315
    @hirabhassan5315 3 ปีที่แล้ว

    Patriotic