SIDAAN ISKU BARANAY ANIGA IYO SUNDUS QOSOLKA ADUUNKA🤣❤️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 375

  • @Anta_47
    @Anta_47 7 วันที่ผ่านมา +108

    Uma maleynayo in saliga nabiga la dhaafi doon0 scw scw ❤❤

  • @HanaAbdi21-iu8nl
    @HanaAbdi21-iu8nl 7 วันที่ผ่านมา +80

    Samiya cawa labiska waka hayaa masha allah abyo dharkas ku qurxantahy sidan le ulabiso😍✨

    • @Fatizara-l8r
      @Fatizara-l8r 7 วันที่ผ่านมา +3

      Labiskii eida ey xirneed waye dee😅

  • @Nimacoxabeb
    @Nimacoxabeb 7 วันที่ผ่านมา +114

    Saamiyo iyo sundus waan isku jeclahay saan uqoslaayay waan fuuray😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @CawoJama-px3zl
    @CawoJama-px3zl 7 วันที่ผ่านมา +70

    Gagab yasha team27 ilahy farxada haidiin siyaado dardarankii asad iswahashada isku dubna i.n ❤😮😊

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 7 วันที่ผ่านมา +100

    dadka kala qurxoon waxaa uqur xoon kuwa nabiga igula saliyo scw manta❤️🕋☝️🎉

    • @QueenMaryan-m8s
      @QueenMaryan-m8s 7 วันที่ผ่านมา +1

      Sallahu Calehi wasalam

    • @SawdaNor
      @SawdaNor 7 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

    • @HudiitaHazmar
      @HudiitaHazmar 7 วันที่ผ่านมา +1

      صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @ZeinabAbdullahi-j1j
      @ZeinabAbdullahi-j1j 7 วันที่ผ่านมา +1

      صلي الله عليه وسلم ❤❤

    • @ApaasApdi
      @ApaasApdi 7 วันที่ผ่านมา +1

      صلى الله عليه وسلم ❤🎉

  • @AbdilahiArtan-m2g
    @AbdilahiArtan-m2g 7 วันที่ผ่านมา +37

    Waan salamatiin labadiinaba
    Wallhi sundus qalbiga naxanuujisay markii asad joogay airpotka wallhi muqalakaga markan daawaday waan kula ooyay

  • @XanaanAxmad
    @XanaanAxmad 7 วันที่ผ่านมา +36

    Labada gaab gaab wee tashteen hal mar soo dhigeen video ga😂😂

  • @Amira1-2-3
    @Amira1-2-3 7 วันที่ผ่านมา +27

    Samia taageero buuxaad naga haysataa walaal hore u soco from Sweden and burco 😊

  • @Canabmaxamedgeedi
    @Canabmaxamedgeedi 7 วันที่ผ่านมา +18

    Waligiin saa nogu faraxsanada gabdhaheena barashadina wan ku faraxsanahy ❤

  • @Baariyee45
    @Baariyee45 7 วันที่ผ่านมา +6

    Adunka Maso marin rux ka kheyr badan Nabi Mohamed scw ❤❤❤❤

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 7 วันที่ผ่านมา +24

    Samia quruxdeydii cabyada noocan ah ma. Sad ugu qurxontahle maryaha oo bal baldhan sad ugu shidanthay quruxleydeyda keep going hore usoco la jecleydeyda wn ku jecelnhee❤😮

  • @beelo73
    @beelo73 7 วันที่ผ่านมา +16

    Samia iyo Sundus M.A walaashay sxb Walashey baa tihiin iyo Saxiib baa tihiin 💖🥰😍🫂

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor 7 วันที่ผ่านมา +27

    Sundus anaga dhan we na khiyami jirty rer Instagram ba garanaya kabo dher dher bay no xiran jirty 😂

  • @BarwaaqoXasan-k7o
    @BarwaaqoXasan-k7o 7 วันที่ผ่านมา +38

    Samia sida asda camal Baan rabna lna somaliland ku sodhaweyno sodhara Samia ❤

    • @JawaahirisaaqJawaahirisaaaq
      @JawaahirisaaqJawaahirisaaaq 7 วันที่ผ่านมา +1

      I.n way imanaysaa❤🎉

    • @yaxyeindho
      @yaxyeindho 7 วันที่ผ่านมา +2

      Dhamaan team 27dhan sidii Asad sikadaran ayaa soomaaliland ugu soodhawaynaynaa

  • @CabdirshiidMaxamed
    @CabdirshiidMaxamed 7 วันที่ผ่านมา +23

    ku sali nabi maxamed scw ❤❤❤

  • @NajaxsiciidosmanOsman
    @NajaxsiciidosmanOsman 7 วันที่ผ่านมา +18

    Samia goorama ayaad imaani soomalind ❤❤❤

  • @SuleekhaXasan-tz3yu
    @SuleekhaXasan-tz3yu 7 วันที่ผ่านมา +15

    Waad mahadsanthy saam saad codsiga noogu tix galisay abayo thnks you so much qalbi ❤keep going sister ♥️ ❤️

  • @MusbahBashane
    @MusbahBashane 7 วันที่ผ่านมา +10

    Ku saalliya nabi muxamed scw

  • @IqraAbokor-b7m
    @IqraAbokor-b7m 7 วันที่ผ่านมา +20

    Samia caawa waa shidantahay manshalaah❤

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 7 วันที่ผ่านมา +28

    Hablaheeni quruxda badnaa nolaada walaalahay nolaada samia qurux iyo sundus qurux

  • @queen___miski228
    @queen___miski228 7 วันที่ผ่านมา +12

    Waligeena sidaan isku xushumeey qalanjayasheena❤❤❤❤

    • @AnzyaDahra
      @AnzyaDahra 7 วันที่ผ่านมา

      Samiya❤❤❤❤❤❤❤😅😅

  • @Canabmaxamedgeedi
    @Canabmaxamedgeedi 7 วันที่ผ่านมา +19

    Hyeee gagabkanadii
    Labo walahi wada naxariisa baa tihiin m.a ❤❤❤

  • @RayaanApdikrim
    @RayaanApdikrim 7 วันที่ผ่านมา +5

    Labda ugu naxrista badn uguna qalpiga jilìcsan team 27 m.a samsun❤

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 7 วันที่ผ่านมา +8

    Mnshlaah kuwaygi xabiibaat sida isku ilaashada mar kasta waxyaro shidan ayaa tihin oo wanagsan ayaa tihin❤🎉😅

  • @RayaanMohaz-Rm
    @RayaanMohaz-Rm 7 วันที่ผ่านมา +17

    Inta gaab gaabyashan jecel oo ku heesato👸🏽😭💕🫶🏽✨💐

  • @HudiitaHazmar
    @HudiitaHazmar 7 วันที่ผ่านมา +10

    Masha Allah samia waxa thay qof qalbi wngsn illahay haku xifdiyo abayo 🤲🥰🥰🥰♥️♥️💖💖🫶

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 7 วันที่ผ่านมา +9

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ،❤❤❤❤ اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤

  • @Nimacoxabeb
    @Nimacoxabeb 7 วันที่ผ่านมา +16

    Labadiina waanba isku jeclahay isweheshada❤

  • @SaytunSaytun
    @SaytunSaytun 7 วันที่ผ่านมา +10

    Alanmaxaa kilibkan inadawado isugayay mantana wanhelay waoow samiya saasmaxakudiday by😂😂😂😂😂

  • @RamloCali-b6m
    @RamloCali-b6m 7 วันที่ผ่านมา +3

    Sundus iyo adi Bahdil Huruuf iyo indho gedgedis isku baraten waxa Qariyo mahaye😂😅

  • @Bilan-h9p
    @Bilan-h9p 7 วันที่ผ่านมา +40

    Ayyy cosiga waaa notuxu galisya boqoradeni thank you so much hppti Sami keep going ❤waligan ifarxsanda hppti 🫶🥺

  • @abdulahiahmed6459
    @abdulahiahmed6459 7 วันที่ผ่านมา +15

    Sundus iyo samiya kii dheer la ogana hal malin cabira dhirirkina walakala baxa 😂

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 7 วันที่ผ่านมา +4

    Gagabka waa ini wadanaa gabdhaha noo shida teamka nolada boqortooyo ❤❤❤❤

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o 7 วันที่ผ่านมา +51

    Sundus and saamiya ii noola qalpi saafiyaaal❤

  • @AbdirahmanHusen-u8r
    @AbdirahmanHusen-u8r 7 วันที่ผ่านมา +14

    from somaliland borama🎉😂😂❤😮😢❤😊

  • @MunaMukhtaar-c6y
    @MunaMukhtaar-c6y 7 วันที่ผ่านมา +3

    Wlhi sundus been may sheegin saamia waa qalpi wanaagii oo qofa M.a sundusna sido kle💗🫶

  • @Ishaan707
    @Ishaan707 7 วันที่ผ่านมา +13

    Malaysia samia AHMED iyo sundus ayaanle aa iga jiro

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 7 วันที่ผ่านมา +13

    Gaab gabka waxarabo wlhi waku haystaa aniga ❤🎉😂

  • @Ladan-s6o
    @Ladan-s6o 7 วันที่ผ่านมา +11

    Sundus io samia wlhi dar ilhy nii jeclhy❤

  • @Ridwaancabdi-j9p
    @Ridwaancabdi-j9p 7 วันที่ผ่านมา +88

    From somaliland ❤❤

  • @hodanhassan4791
    @hodanhassan4791 7 วันที่ผ่านมา +25

    Team 27😢 maalin waliba qof baxayo waan iska ooyaa maanta udabeysay markuu asad ilmeeyay waan ku daray😢 waxan rajeynayaa hargeysa yimaado❤

  • @IkraanMascuud-c7w
    @IkraanMascuud-c7w 7 วันที่ผ่านมา +8

    Wxn jeclaan lahaa in aan labadiina ba idin bartaa rabaa I.n maalin maalmaha ka mid ah❤

  • @RahmaFathi-o5r
    @RahmaFathi-o5r 7 วันที่ผ่านมา +8

    our Queens samia ahmed and sundus ayaanle ❤👸🙌

  • @YunNetwork1
    @YunNetwork1 7 วันที่ผ่านมา +12

    Nagaha somalida aduunka ugu qurux badan Samia wayku juurtaa 💖

    • @MarwaCabdilaahi-g7i
      @MarwaCabdilaahi-g7i 7 วันที่ผ่านมา +1

      Ceeb naag ha odhan😮😮😮

    • @YunNetwork1
      @YunNetwork1 7 วันที่ผ่านมา

      😂 Samia Waa jeclahay saa id

  • @HodanHassan-r7f
    @HodanHassan-r7f 7 วันที่ผ่านมา +4

    Sundus.whi wankuguriyoday.inakoo.kulany😂😂😂

  • @SulekaSuleka-d1b
    @SulekaSuleka-d1b 7 วันที่ผ่านมา +10

    Sundus qurux samiya qurux ❤❤💋

  • @RuqzanEDam
    @RuqzanEDam 7 วันที่ผ่านมา +4

    Samiyo abyo dhafarka iska dhaaf ten xigta qali labiskan caml xiro hawankasto txn ❤️👏

  • @king____aman-k6f
    @king____aman-k6f 7 วันที่ผ่านมา +11

    Samia axmad noo imaaw abaayo codsi waaye imaaw mugdisho abaayo❤

  • @ZamzamZiyad
    @ZamzamZiyad 7 วันที่ผ่านมา +7

    Kuygii wni jeclhay wllhi samia amxd love ❤❤ sundus ayale hori usocda wllhega

  • @FadumoWarsame-p4l
    @FadumoWarsame-p4l 7 วันที่ผ่านมา +2

    Samia iyo sundus wada jira waligin la jogina farxad no ah ❤sundusey qalbi jileci qof ah tahay runtii asad bixi tankisa sa id kula oyey 😢💯

  • @Amoosh-x8z
    @Amoosh-x8z 6 วันที่ผ่านมา +2

    Love Samiya iyo Sundus from family gaagaab 😂

  • @SubeyrOsman-vx7bx
    @SubeyrOsman-vx7bx 7 วันที่ผ่านมา +6

    samia Ahmed wanku dhawnhy janlkaga abyo❤❤😊😊

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 7 วันที่ผ่านมา +3

    Masha Allah gagaba yasheena forever together Insha Allah 👩‍❤️‍👩🥰

  • @Dekadagan-j2j
    @Dekadagan-j2j 7 วันที่ผ่านมา +1

    Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ please ♥️❣️❤️❤️❤️❤️❤️ please

  • @Abdinaasirbadar
    @Abdinaasirbadar 7 วันที่ผ่านมา +6

    Maalin ani iyo samiya muuqaal naga suga isnha Allah guys❤😊

  • @NajmoMuumin
    @NajmoMuumin 7 วันที่ผ่านมา +3

    Samia iyo sunduus walahi waa idi jecelahay inoladaa ❤❤❤❤❤

  • @nimcoali2642
    @nimcoali2642 7 วันที่ผ่านมา +8

    say walahi from kenya😂

  • @SureerMahamud
    @SureerMahamud 7 วันที่ผ่านมา +9

    Samia sundus l love you❤❤

  • @Malyuney-w6s
    @Malyuney-w6s 7 วันที่ผ่านมา +6

    Team samia iyo sundus iyo ladna iyo Kiki iyo Koko ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FardusAxmedsaleban
    @FardusAxmedsaleban 7 วันที่ผ่านมา +2

    Walahay warun sundus way famijirtay samiya sababto ah sundus iyo koko ubadan TikTok keeda😢❤😘🫶❤️ bariga cusbeed😢❤

  • @MamaMama-v5j
    @MamaMama-v5j 7 วันที่ผ่านมา +11

    Samia io sundusa ma idin samaxayo labidii samiya markasate team 27 ayabaxayaan 😂 walhii nanmarkasatee waan oyaa qabigagaan ka oyo anigoo cidan tuuseynaa qofan dhibtaa walhii warun lakii samia waxanoo kale nagadaaa place samia wanku jecelahay abaayo mcn

  • @CaashaMahdi-p3r
    @CaashaMahdi-p3r 7 วันที่ผ่านมา +8

    Guriga asad hagio waaye 😊

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 7 วันที่ผ่านมา +6

    M❤asha"Allah Abaayo Sundus ❤Samia❤ Isku Waara ❤😂 Cadawga Allaha Idiinka Qabto ❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤

  • @SahalAbdullahi-s3n
    @SahalAbdullahi-s3n 7 วันที่ผ่านมา +9

    Saaaam bidhan qurux baxsan, maxa soo dhaweynta Asad hagio walalkiin barmaamish uga soo sameyn sida in aad carabka ku adkeysaan in Asad hagio rol model u yahay dhaliyarada Soomaliyeed ❤❤❤❤
    Any way Very much appreciated 👏 💐
    Saam❤❤❤

  • @xaawoluushaxaawoluusha3797
    @xaawoluushaxaawoluusha3797 7 วันที่ผ่านมา +2

    samiyo Asxabtadi isku dhaweyden dhan waxa ay wada ahayen rer mogadisho 🇸🇴cadnan marki hore bilabay safarka imashaha mogadisho 🇸🇴waxa kuso xigsatay koko iyo walalkeyd xasasi hadana manta waxa imaday mogadisho 🇸🇴Asad

  • @BisharoAhmed-r9t
    @BisharoAhmed-r9t 7 วันที่ผ่านมา +2

    Samiya maa Sha Allah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️💋💋

  • @ZabarinAbdi
    @ZabarinAbdi 7 วันที่ผ่านมา +3

    Labada wan jeclahy isku marr sodhiga😢❤❤❤

  • @HaboonAdan-ng2qh
    @HaboonAdan-ng2qh 7 วันที่ผ่านมา +6

    Samia Ahmed iyo sundus Ayyanle ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @LindaaMohammed
    @LindaaMohammed 7 วันที่ผ่านมา +7

    Samiya qurux wanag

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl 7 วันที่ผ่านมา +8

    Team samiya axamd🎉🎉 like❤

  • @FardusAxmedsaleban
    @FardusAxmedsaleban 7 วันที่ผ่านมา +9

    Samiya thnks codsiigi 😢❤

  • @hanaanyoutube
    @hanaanyoutube 7 วันที่ผ่านมา +4

    Challenge yo noo soo duuba kuwa kuwo cusub

  • @ZaamioAlpi
    @ZaamioAlpi 7 วันที่ผ่านมา +3

    Sundus io saamio wni jclhy wllh ❤

  • @Ishwaaqcabdii-ke1rwn
    @Ishwaaqcabdii-ke1rwn 7 วันที่ผ่านมา +3

    Saamiyo abaaayo inaaa kula hadlo ayaaan rabaaaa inteeh jaanis kaheysaaa abaaaayo❤❤❤❤❤❤

  • @deeqaibrahim8933
    @deeqaibrahim8933 7 วันที่ผ่านมา +6

    Zundus ❤samia

  • @fatumamahdi8353
    @fatumamahdi8353 7 วันที่ผ่านมา +3

    Samia iyo sundus wn idin jclhy abayoyin sharaf iyo karaamo keep going ❤❤

  • @maarayxaashi975
    @maarayxaashi975 7 วันที่ผ่านมา +2

    Dad walaala ah wada jira oo wada jooga dhamtina iftiinkii Malaysia baa tihiin murugtiina way na dhipaysaa ee farx sanada😢🥰🙏❤

  • @FatmaAbshir
    @FatmaAbshir 7 วันที่ผ่านมา +3

    Gaagaabka waa iska jeclhyy wllhie❤😂guulysta abyayaall❤❤❤

  • @Saabo607
    @Saabo607 7 วันที่ผ่านมา +2

    Masha.allaah sundus io samia waa inii wataa m.a keep going Queens ❤❤❤❤❤

  • @محمدمحمد-ي1س8ه
    @محمدمحمد-ي1س8ه 7 วันที่ผ่านมา +7

    sundus video hore qurux lkn hada TH-cam cunug kadhigay

  • @NasteexoXasan-f8n
    @NasteexoXasan-f8n 7 วันที่ผ่านมา +5

    Saamia sida aniga cabal waa yay maskin aniga qalbi geyga maa kahada shay😢😢😢😢

  • @CxaliimAbshir
    @CxaliimAbshir 7 วันที่ผ่านมา +5

    Gabdhahagii jawiga kawarama markuu asad tagay

  • @Shukriomar-y3f
    @Shukriomar-y3f 7 วันที่ผ่านมา +6

    Me kup jini jina ah😂😂😂

  • @HaboonAbdirashiid
    @HaboonAbdirashiid 7 วันที่ผ่านมา +7

    Samiya abayo inan kolahadlo ayan raba ❤

  • @Hamdoush123
    @Hamdoush123 7 วันที่ผ่านมา +18

    Xaqiiqtan ilaa saaka wax is weydinayey talow team 27 ee samia cawa wax soo dhigin mise cidladii meel la seexdeyn ileen baalashi malaysai tagaye ,balse mrkii soo galiseen muuqal wn ku frxay alxd.
    Dadaalki asad ha joojinina sida u sii wada asad idinko wax bdan sameyey ha soo noqdo insha allah

  • @Ayaan135Ayaniita
    @Ayaan135Ayaniita 7 วันที่ผ่านมา +3

    Ani xita sundus qof muuc kle ah aa u aaminsana lkn hada waa fahmay ano weli arkin

  • @halimasacdiya
    @halimasacdiya 7 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah wlllo isjecel samia iyo sundus gulaysda wllhay❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Asma-e3f
    @Asma-e3f 7 วันที่ผ่านมา +4

    My sister From Somalian❤❤❤❤

  • @safiyamukhtaar9901
    @safiyamukhtaar9901 7 วันที่ผ่านมา +3

    Boraman kaso salamaya Samia axmed wslhey😍😍😍😍

  • @muniishainaabdla7542
    @muniishainaabdla7542 7 วันที่ผ่านมา +5

    Samiya qalbi wanaag wan ku salamay abayo ❤🎉

  • @IstaHiLHagio
    @IstaHiLHagio 7 วันที่ผ่านมา +1

    Samia Sundus Ladan Kiki Afartiinba Wa isu Kiin Jeclhyyyy Gulaysta Hana Naga Cajisina ❤

  • @AbdulaahiNajiibasacdi
    @AbdulaahiNajiibasacdi 7 วันที่ผ่านมา +7

    Samia keep going abayo 1m i.n

  • @YuRuBYahye-z5v
    @YuRuBYahye-z5v วันที่ผ่านมา +1

    from somaaliiland halblyo samia.700🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MuxuboMohamedAbdirahman
    @MuxuboMohamedAbdirahman 7 วันที่ผ่านมา +5

    Wan ku faraxsnhy wayo badan wada joga i.a❤

  • @Hoyadeeduroon
    @Hoyadeeduroon 7 วันที่ผ่านมา +5

    Masha allah is weheshada waligiina ❤

  • @zaynababdiraxman
    @zaynababdiraxman 7 วันที่ผ่านมา +8

    Alla maxa sugared viogan

  • @Udug.carale
    @Udug.carale 7 วันที่ผ่านมา +3

    Labadiina hada kadib isku qornada islasoo duba vedioyada😂❤

  • @RamloCali-b6m
    @RamloCali-b6m 7 วันที่ผ่านมา +3

    Samiya markasta ma Ooyne Dadka mesha kajilcantahay lma tuso maxa kaqaldan

  • @quuenahmedofecial4935
    @quuenahmedofecial4935 7 วันที่ผ่านมา +4

    Samia taageera kuu ahe xaqiqiq❤

  • @safiyoabdi43
    @safiyoabdi43 7 วันที่ผ่านมา +3

    Dad walaalo aduun iyo hee 😂❤❤❤❤