HOOYO WAX BADAN KA HADASHAY IYO BALAN QAAD WEYN IISAMEESAY..😱

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 1K

  • @enjoy3684
    @enjoy3684 วันที่ผ่านมา +359

    Gabdhahaan Iyo wiilashan quruxda badan iney dhaafayan umalayn maayo saliga nabiga (ﷺ).❤️

  • @Teamceyda-f7q
    @Teamceyda-f7q วันที่ผ่านมา +312

    Yaa ila jecel nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤

    • @KhadiijoJiijo-s7n
      @KhadiijoJiijo-s7n วันที่ผ่านมา +4

      𝐒𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰🎉❤

    • @MAHATT31
      @MAHATT31 วันที่ผ่านมา +5

      scw scw scw scw❤❤

    • @AbshiiroAxmed-c7d
      @AbshiiroAxmed-c7d วันที่ผ่านมา +3

      Amin Amin Amino M.a 🤲🤲🤲❤❤❤

    • @cusmaancumarshiikh4974
      @cusmaancumarshiikh4974 วันที่ผ่านมา +2

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤

    • @IkhlaasMaxamed-n5p
      @IkhlaasMaxamed-n5p วันที่ผ่านมา +3

      ﷴﷺ

  • @TEAM_27.4
    @TEAM_27.4 วันที่ผ่านมา +207

    Aabaha iyo hooyada janada allaha geeyo Hadaad Like ii Saarto 👍🏾

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 วันที่ผ่านมา +189

    Mama calwiyo wlh waa jacelahy ilahi cimri dheer iyo cafimad hasiyo Hooyo macaan we love you❤😢

  • @NaciimaCabdirazaq
    @NaciimaCabdirazaq วันที่ผ่านมา +134

    Mama cowliyo markii ogu horeysay e intay so fadhisatay nala hadashay waye guys amiiro aan babino🥺❤️

  • @SamiyaAbdi-re7gv
    @SamiyaAbdi-re7gv วันที่ผ่านมา +113

    Markii ugu horaysay aan comment bixiyo io qofkii ugu hooreyay Amiira qurux guulayso markasta hppt🥰❤

  • @haliimacumar2816
    @haliimacumar2816 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +26

    Waqdi muheesa in sooqorto saliga nabiga gusaliso scw😢😊

    • @SahraGeesey-n4k
      @SahraGeesey-n4k 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw scw

    • @SahraYusuf-m9d
      @SahraYusuf-m9d 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sallallaahu callayhi wasallam

  • @cabdicazizsiad8686
    @cabdicazizsiad8686 วันที่ผ่านมา +71

    Amira qurux guleyso adun iyo aqiro walidintaa naaa Allah cimri deer ooo cafimad leee hasiyo adunaa cafimad aqiro naaah janatul fardausa ❤

  • @king-Hanad7181
    @king-Hanad7181 วันที่ผ่านมา +44

    mazha Allah team amiira hooyo calwiyo waa markii ugu horeysay ee wxa idinka codsatay shaqada labanibaar guys please all the best❤😊😊

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Hooyo gabadhaada Alle ha kuu xifdiyo inta wanaagsane jecel baa ka badan 4 ta qof ee xun anagaa garab keeda eh marwalba taas ha noga mahad celin ❤sidoo kale cimri dheer iyo caafimaad Alle haku siiyo ❤❤

  • @Kadraladan12
    @Kadraladan12 วันที่ผ่านมา +40

    Wcz maamo calwiya slntaaada qiiima ha badan waan kaa qaadnay mamo mcn cimri dheer iyo cibaado suuban bn alle kga rajeyn amiira qurux madaxaaad noo saranthy baayo Guulayso insha allh waad gaadhaysaa❤❤❤🎉🎉🎉❤❤

  • @FadxiyaKhalif-u2z
    @FadxiyaKhalif-u2z วันที่ผ่านมา +35

    Hooyo mcn gabdhaadu waa gabadh baariya karti badan intaa iyo in ka badana way gaadhysaa waxn kaga mahad celinyaa maamo sidaad ciyaalkaga u tarbiyeysay illaahay haga abaal mariyo mama calwiyo cimri dheer iyo cibaado suuban allaha hu siiyo hooyo mcn❤❤❤

    • @SahraYusuf-m9d
      @SahraYusuf-m9d 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Amiin Amiin Amiin yarbi yarbi yarbi 🤲

  • @ikraam_72
    @ikraam_72 วันที่ผ่านมา +30

    Amiiradeena quruxda badan ha niyad jabin naag karti io atkeysi io wanaag kugu gaarto ma jirto dadka manta ku caaya malinbay ka shalay donan adna dadaal dadkasna waxa ku qalbi jabin karta hormarkaga io mesha ay kula raban inada u laban aad horay u socoto hooyadna io familkadna waa garabkada guuleyso macan badaney🫶🏼💋❤️‍🩹🧕🏻💕

  • @سميرعامير
    @سميرعامير วันที่ผ่านมา +54

    Balan waye Hoyo Macan dibla an aidashe Hoyo Macan ❤Cafimad tam Allah kusiyo Hoyo Macan ❤❤❤

  • @AganAbdullahi
    @AganAbdullahi 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    cimri dheeer iyo caifimad illaahey ha ku siyo hooyo macn ❤❤❤

  • @sumayohassan490
    @sumayohassan490 วันที่ผ่านมา +33

    Xapipti always garabkaaga nahay qurux badan you strong ❤

  • @sacdiyasiman2438
    @sacdiyasiman2438 วันที่ผ่านมา +11

    Hooyo Allaha ku sharfo boqoradas quruxda badan adaa u sbb ahaaa inay Aduunka noo qurxiso❤❤❤❤

  • @Maryam-mxamed
    @Maryam-mxamed วันที่ผ่านมา +27

    Gabdhaan 1.400 hala gaarsiyo wax yar aa ugu haray adine dadaal abyo plz fadhiga ka kac❤️

  • @NaciimoMaxamed-g4n
    @NaciimoMaxamed-g4n วันที่ผ่านมา +17

    Mama waa waad mahadsanthy inshallah lkn amiiro abyo sundus waan uxiisnay ee noo keen qof qalbi wanaagsan aheed waan ku ogenee wllhi kaftankii Iyo bashalkiina aan uxiisnay wllhi

  • @shugriadan8471
    @shugriadan8471 วันที่ผ่านมา +25

    Amiiro waan ku jeclahay Sidaan kuu jeclahay ilaahay hakuu jeclaado mcnyy ❤❤❤

  • @XafsaAxmed-w5o
    @XafsaAxmed-w5o วันที่ผ่านมา +21

    Maama calwiyaa waan kaa qaadnay salaanta hooyo mcn wcs guulaysta rer maxamuud🎉

  • @Yuukey-h8p
    @Yuukey-h8p 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    AMIIRO ABAAYO HOOYO ILAAAHAY CIMRIGEEDA ALLAH UDHEEREYO JANATUL FARDOWSA ALLAH GEERREYO AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN

  • @FartuunIzgoowe
    @FartuunIzgoowe วันที่ผ่านมา +8

    Hooyo mcn Allah sharaf kurkaaga ha ahaato Hooyo mcn l.a kabadan uqalantaa amiiradeena gar iyo gardaro waa wadanaa l.a❤❤😊

  • @maryamibrahim9789
    @maryamibrahim9789 วันที่ผ่านมา +18

    Igula saliya nabigeena ❤❤❤

  • @Qamar473
    @Qamar473 วันที่ผ่านมา +21

    Walalaheeyga isoo duceya wllhi meel baan ka kurbeesanahy Alle dartiis igu soo duceya 😢

    • @KimJia-w6w
      @KimJia-w6w วันที่ผ่านมา

      Allaha ku cafiyo ❤❤

    • @jimcalemohamed-g7i
      @jimcalemohamed-g7i วันที่ผ่านมา +1

      Allaha kucafia wll

    • @LakiSaid-f4t
      @LakiSaid-f4t วันที่ผ่านมา

      Alle wax aan❤kaga baryay wax kasto khayra inu alle❤ku rumeyo

    • @KhadiijaXuseen-m8u
      @KhadiijaXuseen-m8u วันที่ผ่านมา

      Allah ha ku cafiyo❤

    • @FosiyoAadan
      @FosiyoAadan 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Allah ha kucafiyo my sister ❤

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Maamo calwiyo caafimad iyo cimri dheer iyo cibaado suuban alha ku siiyo ❤❤❤❤❤❤

  • @SaabiriinMohamed-y8f
    @SaabiriinMohamed-y8f วันที่ผ่านมา +84

    Masha allah❤

  • @FardowsaAhmed-j2d
    @FardowsaAhmed-j2d 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +27

    Guys amiira qurux wa gabar qalbi fcn 1.4k kabadan uqalanta marka angarsino I.a❤❤🎉🎉

  • @user-ZALMAQURUX
    @user-ZALMAQURUX วันที่ผ่านมา +11

    Hooyo calwiyo waku salaamay runtii gabartaada amira 2019 ilaa 2025 ayan taageero u ahay waa gabar karti badan waa hooyo adag sidoo klena aad baanu u jecelnhy hadaanu teamkeeda nahay wxn rajaynayaa after 1 day inaan ku gaari doono 1.4M i.a adigana sharafi korkaaga ha ahaato maamo cimri dheer io caafimaad bn kuu rajaynayaa insha alah🥰❤️

  • @nimoqaasin5083
    @nimoqaasin5083 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Mamo ilaaheey dartiis ayaan idiin jeclahay kuligiin wallahi amiira2 million iyo kabadan ayay u qlantaa runtii aniga waxaan balan kaaga qaadaa ilmaheyga oo say wallahi ah😂xataa usaara aan dhahaa iyo saaxiibadeey aan uwada diraa don’t worry mamo❤❤

  • @SowdaMaxamud-k2q
    @SowdaMaxamud-k2q วันที่ผ่านมา +12

    Mamo calwiyo anagaba waku jeclahay boqaradas antagero badhshay mamo please teamkeni quruxda badna xoga wukala dhacay mamo marka iswalashadan iska so dhawe wlhi kaftanki asad iyo amira sundus waan uxisnay bil shacban lagu jiraa illahy xal dhexdoda hadhigo❤

  • @SureerMahamud
    @SureerMahamud วันที่ผ่านมา +27

    Amiradena nolashu kuma cisho insha allah🎉🎉🎉

  • @Yahye_carlos
    @Yahye_carlos วันที่ผ่านมา +12

    Ilahay cafimadka ha ku dheereyo iyo cimri dheeer❤😊

  • @IfrahEsmacil
    @IfrahEsmacil วันที่ผ่านมา +8

    Ma sha Allaah cimridheer iyo cfmd ayaa kuu rajaynayaa

  • @aisha5697
    @aisha5697 วันที่ผ่านมา +27

    Amira qurux wlh sida walashey cml ku jeclahy allahumma barik abyo mcn😭💋❤️

  • @Dekadagan-j2j
    @Dekadagan-j2j วันที่ผ่านมา +5

    Aan kuwada salino Nabigena muxamed scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @qurxi264
    @qurxi264 วันที่ผ่านมา +21

    Yaa allh qof walba oo muraad leh urumee

  • @Ftm2993
    @Ftm2993 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنْ الْهَمِّ وَالْحَزَنِ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ الْعَجْزِ وَالْكَسَلِ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ الْجُبْنِ وَالْبُخْلِ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ غَلَبَةِ الدَّيْنِ، وَقَهْرِ الرِّجَالِ.❤❤

  • @Queen_Ruweyda123
    @Queen_Ruweyda123 วันที่ผ่านมา +22

    Hooyo gabdha aduunka ugu fcna dhashay gabr karti bdn akhalaaq leh dadka ku xadgudbin dagan abyo hore usoco markasta aamusnaanta kugu oghy 🎉❤❤😊

  • @MawliidMaxamed-mu9kr
    @MawliidMaxamed-mu9kr 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Mansha alah hooyo wanagasan oo qaaliya ale cimridherer iyo caafimaad wara haku siiyo hooyo

  • @DoqoSacid
    @DoqoSacid วันที่ผ่านมา +22

    Masha Allah hooyo Allh noowada daayo ❤

  • @umalkhayrabdimoha6062
    @umalkhayrabdimoha6062 วันที่ผ่านมา +5

    Wan ka qadnay hooyo macan cimridher cibado suban iyo caafimad ilhy haku siyo ❤

  • @FaadumoCalisaciid
    @FaadumoCalisaciid วันที่ผ่านมา +13

    Mansha aalah ❤🎉🎉 mamo calwiyo wan kaqadnay salanta hooyo macan❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @IlhaanAdan-r2j
    @IlhaanAdan-r2j วันที่ผ่านมา +5

    Masha allaha mamo alle haku xafido hada comment aqrineso gabdhada Anka ma nacebinin waliba dadka kuma baran ayada iyo azima ku barnay lkn Hal mid maamo dad wax jiro team ku bartay dadkas teamka marki laga waye mucradey ku noqdem plz maamo Hal mid aan ka cudsaneyna maamo. Qurux badama tahay mamo qalbi wangsana tahay mamo amiiro iyo asxaabti lagu bartay LA hashisi bil barkesan so socoto meel is uga keen hashisi wax cudad isku qaban ha is caafiyan yesan Isla shaqesan hadey raban marka maamo comment waa aqrin doonta SaaS samey ❤ qof wax bartay oo axdisata dhageestay inta tahay Rajeeen hooyo mcn I love uga ❤

  • @Burco_bila
    @Burco_bila วันที่ผ่านมา +4

    Mashallah mamo wan kaa qaadnay adigana ilahy cimriga iyo cafimaadka hakuu barakeeyo ❤🥰

  • @Maryam-mxamed
    @Maryam-mxamed วันที่ผ่านมา +9

    Maamo calwiyo hoyo mcn nolow inta nolol jirto🥰❤️❤️

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Masha allah hooyo mcn🎉 team amiira qurux❤❤ like😊😊

  • @Nafteed-Jaceyl
    @Nafteed-Jaceyl 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Manahallah Hooyo Mcn Allaha ku Sharafo Hana kaa ajar siiyo dubada waan nagu ogtahay Qalanjadan bila codsi bey 2.M bey naga istaahishaa waa Hooyo yar oo daleysaa adaa nagu ku dhalay qurux da kartida iyo Akhlaq da Allaha idin xifdiyo Isha Adana ha ha idin ka hayo we love you Momy
    Let’s go team. Hooyo Mamadeena ❤️❤️🙌 aan ka farxino❤️💞🙏

  • @IstarIstar-y5v
    @IstarIstar-y5v วันที่ผ่านมา +5

    Maashaa allaah tabaaraka allaah maamo allaah caafimat cimridher ciwado subaleh hakusiiyo🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyo calwiyo salaamulaah illaahey cafimad iyo cimri dher hakusiyo amiiro walaashey waye kabadan waa istahishaa mama xabiibti❤❤❤🎉🎉🎉

  • @nuurnimco-f4b
    @nuurnimco-f4b วันที่ผ่านมา +7

    Abyo amiir nolosha kuma ciisho insha allah hora mar wacan ayaa ku rajeenaa mid kle team amiir aan babino insha allah

  • @DeeqowAbuukar-ld8pz
    @DeeqowAbuukar-ld8pz วันที่ผ่านมา +7

    Hooyo mcn 1.4m iyo kabadan Way gaaresaa I.a ❤❤❤❤

  • @sahrayusuf9855
    @sahrayusuf9855 วันที่ผ่านมา +9

    Amiira 2miljan ayey u qalantaa inshallah waa gaaree

  • @RuunOsman-q1b
    @RuunOsman-q1b 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hooyo mcn gabadhada aad u jclnhy 1.4 ka badan u qalantaa 2M ka badan u qalantaa amiradena ❤❤❤ team amira aan ku shubno 2M hooyo codsigeda

  • @KafiisoXasan
    @KafiisoXasan วันที่ผ่านมา +11

    ALLE HANOOW AQBALO DUCADAAA HOYO ❤❤❤❤

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 วันที่ผ่านมา +2

    Maasha allaah maamo calawiyo waan wataa iyo reerka dhan farxada alle haidin siyaadiyo
    .

  • @Munaosmaanali
    @Munaosmaanali วันที่ผ่านมา +4

    mama ilahay cafimad iyo cimrigaba hakuu dheereyo ina allah balantada waan ofinaynaa❤

  • @JimcaaleGamer
    @JimcaaleGamer 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wcs. Hooyo mcn waan ka qqadney salantada quruxda badan hooyo. Hooyo waxad thy mama mamadayada cml❤. Allah cimrigaaga iyo cafimaadkaba Allah haku barakeeyo maamo. Waxa thy hoyaday waxaan hoyaday oo wax iga codsateyba kama diido . Hooyo wax kasta oon awoodno waa ka cawinaynaa insha allah from hargeisa hooyo❤❤❤

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman1469 วันที่ผ่านมา +5

    Wooow misnka culus aar manta mamo cawilo wey noo hadhay sidan ugu sugayo 1.5 gaadho sidan uu sugayo leh one inshl allah❤

  • @FahmaMohamedHassan
    @FahmaMohamedHassan 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mama calwiyo ilhey cimri iyo cafimadka haku dheereyo hoyo qali sida adiga ku jeclahy ayan amiiraneh u jeclhy wlhi dad idinka wangsan waligey marak inaa idin barto Oo aan idin arko ilhey haii qadaro insha allah❤❤❤❤

  • @KoosCismaan-t4j
    @KoosCismaan-t4j วันที่ผ่านมา +5

    Hooyo macaan Allaha ha ku cimiga barakeeyo

  • @AyaanCaliBarre
    @AyaanCaliBarre 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Amiin yarabi hooyo mcn balanka kasobaxa asxaabta waniijecllahy hooyo calwiyo wakujecelnhy anagana❤❤❤

  • @HamdiHire-d5h
    @HamdiHire-d5h วันที่ผ่านมา +23

    mntaan niyada ku haayay kwrn in mama calwiyo soo hadli doonto Ilaaheey amarkiis wlhi wxn niyada ku qabsado sidaan oogu qabsaday umbeey u dhacaayaan un cajiib

    • @Nastexo_Maxamuud-r7z
      @Nastexo_Maxamuud-r7z วันที่ผ่านมา +7

      Marwalbaa qeyrka niyada kuhay si alle kuusiiyo abaayo ❤

    • @HamdiHire-d5h
      @HamdiHire-d5h วันที่ผ่านมา

      Hye wlshy mcn insha Allah ❤️​@@Nastexo_Maxamuud-r7z

    • @ikraam_72
      @ikraam_72 วันที่ผ่านมา +6

      Inay 2M gaarto mar dhaw niyada inuga qabo❤😂

    • @HamdiHire-d5h
      @HamdiHire-d5h วันที่ผ่านมา

      @@ikraam_72 😂😂😂

    • @sumayohassan490
      @sumayohassan490 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂​@@ikraam_72

  • @HipoHaroun
    @HipoHaroun 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Amiraa oo hada sidaas miyad isku dhiibtay mawaxay kulatahay in duco aad kuhelaysid dad kujecel maya kumahelaysid ee video quruxbad oo challenge ah soodhig markaasad helaysaa dad ku jecel ee don't give up amiraa you are princess 💖

  • @NawaaLCabdi-t8y
    @NawaaLCabdi-t8y 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    HooYo Alle haka aqbalo ducdaada hooYo anganaa wn ku duceynaa ❤❤❤mamo 😢

  • @BintuAmina-y3c
    @BintuAmina-y3c 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hooyo macan amiira waa jecelnahy insha aalah way gaari intaa iyo inkabadan adna markasta u duceey in isha xaasidka iyo shaydaaka kaaga ilaaliyo waa gabar yar oo dadaal badan kartibadan we love you hooyo macan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NaciimasiciidNaciimasaed11
    @NaciimasiciidNaciimasaed11 วันที่ผ่านมา +3

    Amiiro hooyadaa waa miskiin wllhi
    Alle cimri dheer iyo caafimaad taama ku sii hoyo mcn from hargaysa❤

  • @MaryamaAbdirashid-xd4si
    @MaryamaAbdirashid-xd4si 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wcs hooyo calwiyo waan ka qadnay salanta wayna garee I.a amiira inta iyo in ka badan way u qalanta wayna garee❤❤❤

  • @shukriiman867
    @shukriiman867 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    mama calwiyo alaah ku xafido waa ku jecelnahay amiira waa boqora xaasidka allaah ka qabto

  • @apdisamed2325
    @apdisamed2325 วันที่ผ่านมา +2

    Hooyo cimriga iyo Cafimaadka iyo Cibaadad alle hakuu Barakeeyo❤

  • @SafiyoNuur-y6x
    @SafiyoNuur-y6x วันที่ผ่านมา +3

    hooyo mcn wa kujeclahay cimri dher cafimad alaha kusiyo hooyo mcn❤❤❤❤❤🫡🫶🫶🫶🫶🫶

  • @aisha5697
    @aisha5697 วันที่ผ่านมา +2

    Aamin hooyo macaney ilaahey cimri dheer iyo caafimad haku siiyo adigane🥰❤️❤️❤️❤️❤️💋

  • @SacdaxasanSacdaxasancali
    @SacdaxasanSacdaxasancali 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mashallah Mashallah Mashallah ❤️ hooyo alle cimriga iyo caafimadkaba hakuu barakeeyo

  • @maxamedfaleempo5547
    @maxamedfaleempo5547 วันที่ผ่านมา +2

    Guul.guul walaa adiga iyo cayde iyo hooyo macaan ealale waa najax oo idiin soo ducanasa

  • @SalmaGuunshe
    @SalmaGuunshe วันที่ผ่านมา +4

    Wcs maaamo calwiyo Seethy adi ❤ insha allah way gaaare ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaynuuQurux
    @SaynuuQurux 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mama waa ku jecelnahy ducadada Allah noo aqblo amiiro markasta garabkeeda nahy❤❤❤❤

  • @OmarCadawe
    @OmarCadawe วันที่ผ่านมา +3

    Mama calwiyo waa mama fcn ilahy haku xafido hooyo mama aad u wangsan ayaa thy wlhi 💞

  • @MuunaMuuse-s8b
    @MuunaMuuse-s8b 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyo calwiyo ilahy cimri dheer iyo caafimad hakuu siyaadiyo😊😊😊❤

  • @AminaAminasahra-p1q
    @AminaAminasahra-p1q 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    janatul fardowso allaha kugaliyo hooyo cimri der oo cibado leh kurajeynaya I.a

  • @Abdinaasirbadar
    @Abdinaasirbadar วันที่ผ่านมา +8

    Walaaliyaal 10k igaarsiiya waxyar baa igaga dhiman.. please 🙏 team Amiira ❤

    • @FadumoCabd
      @FadumoCabd วันที่ผ่านมา

      Amiiro guruh ❤❤❤

  • @RuweydoMahad
    @RuweydoMahad วันที่ผ่านมา +3

    Waankaa qadnay hooyo mcn illahi cimri dheer io cafimad haku siiyo❤

  • @FooziyaAbuukar
    @FooziyaAbuukar 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyo waa ku jeclahay waxaa tahay hooyo Qalbi nadhif ah m.a ❤

  • @sabiriinmaxamed2512
    @sabiriinmaxamed2512 วันที่ผ่านมา +5

    Maama calwiyo alaha ku xifdiyo maamo love you mamiiiiiii❤❤❤❤❤❤

  • @suhrahussein1114
    @suhrahussein1114 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maamo calaawiyo wan kujcly alle cafimaad lyo cimridheer iyo caafimad hakusiiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jiyaaaanis6530
    @jiyaaaanis6530 วันที่ผ่านมา +3

    yaa Allaah qof walbo muraad leh muraadkiisa u sahal asxaabta igu so duceeya wiilka aduunka ujeclhy inaa calaf isku yelano 40 qof ducodad waa aqbala la dhahey😢

  • @SaynabMaxamuud-m2b
    @SaynabMaxamuud-m2b 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hoyo calawiyo wa ku jeclahay ❤❤❤ Allah haku xafido amiira na wa gaarsiineynaa

  • @NastexaNalka-u2k
    @NastexaNalka-u2k วันที่ผ่านมา +4

    Mansha allaah maamo calwiyo marwalbo faraxsanaw amiiro horayne wan ugarabtaagneen hadane wangarabtaagannahay ilaahey ducadaada hanoo aqbalo maamo macaan 😊😊😊❤❤❤🎉🎉🎉horay usoco abaayo guuleyso😊😊😊❤❤🎉🎉🎉

  • @SahraYusuf-m9d
    @SahraYusuf-m9d 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Amiira Qurax wat kulesanesa insha Allh abayo Qeer uu sheega cadowga cagta hosteeda 🎉🎉🎉🎉

  • @XayaatAxmed-nq5cj
    @XayaatAxmed-nq5cj วันที่ผ่านมา +3

    Insha allah hooyo mcn wey gareysaa anagana waan la dadaleynaa maama calwiya anaga xata waan ku jecel nahay hooyo mcn allaha ku xifdiyo maama🤲🏼💞❤️😍

  • @NimcaSocane-j3n
    @NimcaSocane-j3n 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    maamo mcn wn kujecelhy ilaahay cimri dheer iyo caafimaad hakusiiyo

  • @KafeeyoAhmettmohamett
    @KafeeyoAhmettmohamett วันที่ผ่านมา +4

    maasha alaah ma'am calwiya wakewataah❤❤❤❤❤❤

  • @abdiismailMohammed
    @abdiismailMohammed 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hoyo calwiyo wankusalamyaa dhamantin rer mahamud kor Alle ha idinka dhigo amin❤❤❤❤

  • @AaminaCismaan-r7c
    @AaminaCismaan-r7c วันที่ผ่านมา +3

    Mashaa allaah mamo calwiyo cimri dheer iyo cibaado suuban inshaa allaah ❤❤ amiira qurux horay usoco haniyad jabin waligaa

  • @Runeyyy-rv7wt4po6j
    @Runeyyy-rv7wt4po6j 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Amiradeena nolosha kuma ciisho dadka warkooda dhag ha udhigin maamo adne waa kaa qaaday salaanta love you cimri dheer hooyo mcnto Aamiradeenana madaxay noo sarantahay 👸🏻❤💋

  • @FaadumoCalisaciid
    @FaadumoCalisaciid วันที่ผ่านมา +4

    Jah amiiradeena kabadan waa iqalanta1.400❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaafiAbdullah
    @SaafiAbdullah วันที่ผ่านมา +2

    Hoyo macan dibla an hoyo macan ❤cafimad tam Allah kusiyo ❤❤

  • @JaaizaCabdule
    @JaaizaCabdule วันที่ผ่านมา +4

    ❤❤❤❤❤❤❤,WCS MA'AM MACAAN MA'AM CALWIYO WAAN KA QADNEY WAA NI JECLAHAY ❤

  • @maarayxaashi975
    @maarayxaashi975 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wakku jeclnahy anakuna hooyo mcn wakaaqad nay salnta amiira qurux guulo farabadan kurajynaya I.n❤❤🎉

  • @IfraaxCali-x8s
    @IfraaxCali-x8s วันที่ผ่านมา +4

    Mamo alee haku xiftiyo amira qurux hore u soco

  • @QueenSaynab-s2m
    @QueenSaynab-s2m 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyo calwiya anaga xataa waa ku jecelnahy gabadhadana waa gabar karti badan way gaaraysaa intaa iyo in kabadan❤❤❤