WIXI UGU XUMA OO JECEEL DARTIIS USAMEEYEN MUXUU AHAA AYAAN WEYDIIYAY, YAABKA ADUUNKA😁😁

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 331

  • @Mo_Alto_
    @Mo_Alto_ 9 วันที่ผ่านมา +197

    : Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) Like👍🤍❤❤

    • @HibiAhmed
      @HibiAhmed 8 วันที่ผ่านมา +2

      Allhu Akbar❤❤❤❤

    • @XaawoCadi
      @XaawoCadi 5 วันที่ผ่านมา

      Alahu akbar

  • @Amina-sahra
    @Amina-sahra 9 วันที่ผ่านมา +121

    Jacaykii ugu horeeyay ayaan ku gulaystay 3sano ayaan wada soconay dhibaato iyo rafaad badan kadib alxmlh wxaan ahay marwo 12sano 5caruurana hooyo u ah

  • @Baariyee45
    @Baariyee45 9 วันที่ผ่านมา +60

    Adunka Maso marin rux ka kheyr badan Nabi Mohamed scw ❤❤❤❤❤❤

    • @IkranMohamud-p9m
      @IkranMohamud-p9m 9 วันที่ผ่านมา +4

      Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️

    • @Cqaniyoss6666
      @Cqaniyoss6666 8 วันที่ผ่านมา +2

      𝐒𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 𝐬𝐜𝐰 ❤❤

  • @Ifraxhaashi
    @Ifraxhaashi 8 วันที่ผ่านมา +52

    Inta wali wax jeclanin ani cml like ee saaar😂😂

  • @Yazmin0_6
    @Yazmin0_6 9 วันที่ผ่านมา +48

    Kikii hamplyo wa ku mahadsantihin sida sundus dhalashada ugu sameyseen😢❤❤

  • @MiiMiQurux-y7o
    @MiiMiQurux-y7o 9 วันที่ผ่านมา +37

    Wayy gabdhahaygii ii faraxsanaada waligiibna m.a❤

    • @MacalimoRodri
      @MacalimoRodri 9 วันที่ผ่านมา

      Kuwan madaa dhaline ku hadaa wada dhalno see u aragtaa😂

    • @MiiMiQurux-y7o
      @MiiMiQurux-y7o 9 วันที่ผ่านมา

      @MacalimoRodri inaan dhalay maanay iga muuqan talaw😅😅

    • @RaaxoXuseen-g5d
      @RaaxoXuseen-g5d 9 วันที่ผ่านมา

      ​@@MiiMiQurux-y7o My way kaa muuqataa sis😂

  • @Malyuney-w6s
    @Malyuney-w6s 9 วันที่ผ่านมา +31

    Team Kiki iyo sundus iyo ladna iyo samia iyo Koko ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kadekingbro
    @Kadekingbro 9 วันที่ผ่านมา +15

    Kiki farintaydi 😂 sundus waykuraxesatay soo funny

  • @Ruuney1212
    @Ruuney1212 8 วันที่ผ่านมา +10

    Look at what she is really advising, Samiya is a real inspiration.👌👏❤️

  • @nimcoheegoofficial8846
    @nimcoheegoofficial8846 6 วันที่ผ่านมา +1

    Kiki wlhi qisoyinkan hayo illahayba og waxaan huba inay qarxiyaan welibana ay ooyi lahaayen ta iso martay❤❤

  • @saabirbugle729
    @saabirbugle729 9 วันที่ผ่านมา +38

    Kiki abyo plz waligin san isku ahada wlhi afar gabadho oo is jecel tihin

  • @CabdirshiidMaxamed
    @CabdirshiidMaxamed 9 วันที่ผ่านมา +22

    Like saar hadaa jecelyahay
    ku sali nabi maxamed scw ❤
    الله اكبر الله اكبر الله اكبر ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RahmaFathi-o5r
    @RahmaFathi-o5r 8 วันที่ผ่านมา +14

    Kiki ladan sundus samia ilove u so much haplaheyga ❤🫂👸😭😂

  • @AmranAadan-k1r
    @AmranAadan-k1r 9 วันที่ผ่านมา +10

    4 tiina yanla iskukii dirin ❤❤ sidaa. isku jeclada❤❤❤❤❤❤❤

  • @HipoFarah-e8f
    @HipoFarah-e8f 8 วันที่ผ่านมา +5

    Anba qalin jabintisii Ayaan si aan hadiyad ugado Ayaan aabo 200 $ uga xaday ❤😂

  • @hassansantos7924
    @hassansantos7924 9 วันที่ผ่านมา +56

    Kiki 300k coming soon 🎉 insha allah

  • @MaskinTiiyareyda
    @MaskinTiiyareyda 9 วันที่ผ่านมา +12

    Alx jab jecel iguma dhicin lakin aniga darteyd dada badan ugu dhacay walib cawadan udanbeyso gabdhahyg hal tal idiin sinayo iska ilali ina sameysan xirir aad ogathy ina uso macan laheyn mustqablkaga hagu dhelan adigun uso jedan xirir hada is itir waqti iska lumi ogow meshas wax kaso gari karo mid kle waxan said ulo dardarmay gabdhah da'ad tahay 13_14_15_20kayarab waxa idin kul talinya joji xirir aad sameynsan idin is leh gabdha fac aha xirir bay ledahy hada hestada qof ku dacad wa cadi lkn ogada qof sanndkan lagu kalsonana karo majiro naftin ku kalsonad un waxa kl idin shegay hooyoyinkin intay unoshahy iyga la saxib joji gabdho idinki hooydin idin Noshahy gabdha saxbta aha ee aad sirtin ushegnisan kuwa hooyo unoleen afkin kuheysta hadinan walal kul dhalan xita hada damacad ina hadshida bug iyo qalin so qado kunafis xita gabdha aan hoydad la shegasan karin bug so qado Ku nafisa wilsha la hadlay joji gabdhah aad ugu faideysanan durfta Joji ragow ama yarad am weynda han isku dinan idinku naftin marin garin ina gur damacadan 😂😢

  • @omlie-y4x
    @omlie-y4x 9 วันที่ผ่านมา +13

    kowsarteena coming 300k😍,gabar yar oo talent leh wllhi wax bdn gaalada waa naga buustay 1m aa uqalanta kiki😍

  • @AbdinasirOsman-i5g
    @AbdinasirOsman-i5g 9 วันที่ผ่านมา +11

    Kiki iyo Samia iyo ladan cidi iyo sundus waligeen saan kusowda m.a

  • @Mukhtaareyproduction22
    @Mukhtaareyproduction22 9 วันที่ผ่านมา +8

    KIKI LADAN SAMIA IYO SUNDUS
    ANIGA SUNDUS AYAAN WATA SUNDUS SO FUNNY WAAN WATA IGU SALAN

  • @FaskaAhmed
    @FaskaAhmed 8 วันที่ผ่านมา +3

    Hey kiki barnamijkan qatar waye lkn hal talo hadalka marba qof sii si uga hadlo fakarkisa lkn hada halmar wada hadashan waxi buuq uu noqonaa sida kale waa ok masha allah ❤❤ keep going

  • @SaamiyoAbshirWarsame
    @SaamiyoAbshirWarsame 3 วันที่ผ่านมา

    Mar kale ku celi❤❤❤❤
    Abayo❤❤❤❤❤❤❤

  • @AmjaadCabdirizaq
    @AmjaadCabdirizaq 9 วันที่ผ่านมา +5

    Alla kiki qurux ilaahay Haku daayo kiki coming soon 300k 🎉🎉❤kiki ❤❤kiki🎉🎉🎉

  • @SumayoAbdullahi-u1z
    @SumayoAbdullahi-u1z 9 วันที่ผ่านมา +8

    Abyo part2 nosamey ❤❤❤❤❤❤❤

  • @dheemanmahamet2145
    @dheemanmahamet2145 9 วันที่ผ่านมา +7

    Inta barnamijkan ka heshay❤🎉

  • @AdnaanAbdi-q1c
    @AdnaanAbdi-q1c 9 วันที่ผ่านมา +12

    Kiki samya sundys laddan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BarwaqoFaysal-t7l
    @BarwaqoFaysal-t7l 9 วันที่ผ่านมา +13

    Farxad wacan abayoyal🎉❤

  • @hafsaabdullahimohamud6625
    @hafsaabdullahimohamud6625 8 วันที่ผ่านมา +5

    Part 2 so samay ana an qisadeydi an ku sheke plz😢

  • @Eidohajibotaan8650
    @Eidohajibotaan8650 9 วันที่ผ่านมา +3

    Plz omer hala aado wuu xanuunsan yehee team maleesia😭🥹

  • @Udug.carale
    @Udug.carale 8 วันที่ผ่านมา +2

    Sundus waa kalabad wlhi kulahaa waxaa ogtahy mcn😂😂😂😂

  • @edabsansidihoyadeed704
    @edabsansidihoyadeed704 8 วันที่ผ่านมา +2

    Suashaan Samiya , sundus iyo ladan waydii

  • @simanruxii298
    @simanruxii298 8 วันที่ผ่านมา +1

    taas aniga waye telka dansati😂😂😂 adunka ila kulun uganecbahay

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd 9 วันที่ผ่านมา +6

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @mubaarigmohamed3527
    @mubaarigmohamed3527 9 วันที่ผ่านมา +5

    Qoftaan jeclaa ayaa 350km u safrey 2 jeer , mrki 1 Maan arkin spptoo ah magaaladey ka baxdey meel kle ayey u safarty aniguna mrkan magalada imid wxba ma usheegin 2 cisho sugayey wey soo laaban weydy wa iska soo noqdey ka dib mrki aan hergiesa kuso laabtay Ayan u sheegay ku dhahay adi darta burco u imid lkn may dhicin inaan ku arko love is blind 😢 lkn wxy idhahdey ina iso sheegto ayey ahyd , ana surprise ina ugu tago donayey 2 : Mr kle aya iga cadhootay hdna safar u galey 350 km kle mrki aan u tagey waa wacey burco jooga caawa ina kulano raba ku dhahay , mxa ka soo doonty I dhahdey 😂 , ina ku raali galayo u imid ku dhahy 2 gift waaweyne wa u sidey , wey soo bxdey ii timid magaladaadi iska noqo i dhahdey wa cadhoodey wlhi hyeh Gift iga qaado ku dhahy , my idhahdey wayhy ku idhi suuqa imid cafeteria fadhiisty anigo ciil ihayo 🤯 isoo wcdy hlke jogta Meel fadhiya ku idhi ii timid I raali galisey Ana raali galiyey giftigi siiyey aroorti hergiesa kusoo laabtey si fcn isoo amba bixisey .
    Imika lln 15 cisho Kala aamusanhy cadho darteed 😢💔 lkn dumarku wxa weeyi u Samir ama ka samir

    • @ShamsaHarun-ke7fp
      @ShamsaHarun-ke7fp 9 วันที่ผ่านมา +1

      😢

    • @ayanArdo-ow6tk
      @ayanArdo-ow6tk 9 วันที่ผ่านมา +1

      Soo raali gali pls❤

    • @QueenFilsan-oq3lg
      @QueenFilsan-oq3lg 8 วันที่ผ่านมา +1

      Wa saxnthy u samir ama ka samir ilhy Haku deesto iskuna barakowa

    • @sundusmohamud
      @sundusmohamud 5 วันที่ผ่านมา

      Adaa nin rag ahee xiriir wll

  • @RahmaApdirahman-xz9nn
    @RahmaApdirahman-xz9nn 3 วันที่ผ่านมา

    Noso badi kiki qurux badan ❤

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 7 วันที่ผ่านมา

    Wooow waa ka helay barnaamijkan Kiki Asxaabta su aashana soo waydii
    Masayr dartiii waxay u sameeyeen

  • @SaidRiin
    @SaidRiin 3 วันที่ผ่านมา

    Haduukalajoo ginnah😢😢😭

  • @YunNetwork1
    @YunNetwork1 วันที่ผ่านมา

    Hi Kiki ,firi garapkaay wuu kala gocoy , mar mar sida hadda muku noqsan karo sida nadaam, jecelkay Samia uu sheg jecel dartiis, garapka oo iga gocsan oo wiliba isla garapkaas iyo duudka kuu saaran lahaa , aniga oo kor socdo meel deer musbaara taagan ka buuxo o lukta iga muudo ma istagi lahayn, sida uu badbaadiyo nagtay Samia, ila meesha banaan tartiib dul oo ubax ka buuxo gaarsiiyo 🤲🏿, aduunkan xanuun saa uu dareemaa aday jecelkeeda halaal e siiso , Yun iyo Samia 🤲🏿💖

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl 8 วันที่ผ่านมา +2

    Team kiki afcad🎉 team samiya❤❤ team sundus😊😊 team ladan🎉🎉 like❤

  • @nashwamohamed-x2k
    @nashwamohamed-x2k 9 วันที่ผ่านมา +2

    kiki wanku jeclahy queen ii faraxsanow ❤❤❤❤❤❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 9 วันที่ผ่านมา +4

    Kiiki afcad acant wait 300k❤🎉

  • @aminaabdalla2000
    @aminaabdalla2000 9 วันที่ผ่านมา +4

    Part 2 sugeyna😂😂

  • @Maryancabdi68
    @Maryancabdi68 8 วันที่ผ่านมา +2

    Noo soo badi wallshey 😮❤

  • @shunkulux
    @shunkulux 9 วันที่ผ่านมา +11

    Xaliima aan isku school ahayn waxna u sheegan waayay wlh maalina walba gurigeeda waxan u hormari jiray mar lee arag marka school ka imada waxan aadi jiray private wasi mari jiray wana so mari jiray in an arka le kaga daran saakay ilaa lixsaac waxay ila fadhiday fasal

    • @ZaamDaahir-hv8mk
      @ZaamDaahir-hv8mk 8 วันที่ผ่านมา +1

      Ala maxuu qalpigaaaga kugu bashaalay 😂😭

    • @Zeytunosman-hu1mq
      @Zeytunosman-hu1mq 8 วันที่ผ่านมา

      😂😂 Nag adhag kaheshi

  • @BushraBushra-ir9hh
    @BushraBushra-ir9hh 7 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah keep going my queen 👸

  • @AyaanXuseen-l4s
    @AyaanXuseen-l4s 9 วันที่ผ่านมา +2

    Soo badi kiki next hlkii ksi wad funny iyo cibro qaadasho iskugu jirne❤👸🫶

  • @Hargeisawi-e7c
    @Hargeisawi-e7c 5 วันที่ผ่านมา

    Aniga qoftii kowad ee jeclaado schoolka 2 class iga sareysay malin kasta markey bareefadka ka timado xafadeyda so hor mari jirtey ana iyadon i arkeyn wan iska daba socon jirey iyadon i ogeyn ilaa ay xafadoda galeyso wlhi wn isku qoslaa hada waxna uman sheegan karyn 😂😂😂😂 wayo iga wayneyd iney igu adkeyso ka dhacayey 😂😂😂

  • @SamsamXariir-f7l
    @SamsamXariir-f7l 9 วันที่ผ่านมา +2

    Alla sundus hadalkeeda jecliya

  • @DagmoFaysal
    @DagmoFaysal 8 วันที่ผ่านมา

    Part 2 Wii xi ku wanag sana kadhig kiki😊

  • @SalmoMaxamed-ko1pc
    @SalmoMaxamed-ko1pc 8 วันที่ผ่านมา

    Samiya madiino ilaa berta nabada waa borama dhan weye😂😂😂

  • @AsmaApdullahi
    @AsmaApdullahi 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan part two noga samey😂

  • @AshoCuud-m3e3p
    @AshoCuud-m3e3p 3 วันที่ผ่านมา

    Kiki Abyo horey usuco

  • @AdanAbdi-h3e
    @AdanAbdi-h3e 3 วันที่ผ่านมา

    Kumbe hadiyada aay nokenan waysoxadhan😂

  • @Tushleey
    @Tushleey 9 วันที่ผ่านมา +2

    1:16 sundusey bes nga dheh😅

  • @HaboonAdan-ng2qh
    @HaboonAdan-ng2qh 9 วันที่ผ่านมา +2

    Kiki afcad coming soon insha llah 300k ❤❤❤❤❤

  • @FadounAhmed-e6c
    @FadounAhmed-e6c 8 วันที่ผ่านมา +1

    Ladan et par amour Je suis parti lui voir dans son quartier barwaaqo 1 celui de hayableh et j'étais jusqu'à 1h du soir et maintenant il est de retour pour avoir une 2eme choix

  • @NuurCartan-w6b
    @NuurCartan-w6b 6 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ marabi uf 🎉🎉🎉

  • @bukaanbilechannel
    @bukaanbilechannel 9 วันที่ผ่านมา +1

    Keep going gabdho wax barty waa bulsho waxbrty❤❤❤❤

  • @MohamedAbdikariin-v1y
    @MohamedAbdikariin-v1y 8 วันที่ผ่านมา +1

    Nin waliba oo kiki lahadla ogow inay ku jeceshahay kiki aysan kuu sheegan karin 😂😂

  • @NafizaAbdirizaak
    @NafizaAbdirizaak 6 วันที่ผ่านมา

    Ani mida jecla Oo Dhankasta ka dhisan Oo wax lagu Diido lahen nin Hami Leh Diin Leh Shaqeysto I jecel asgo ah Ano Ku Adkeyn iyo shukansi Naceb Ha i danbeye Habeen iska so Jarey Ma i jeceshahy anah Dhaara iska so Jarey waligey xitah wax yar kuma Jeclan haye intu dhahay Ayaar uu gabar Hapo igu Began Guuraadey Ila hada wa yabahay 😢😂😂

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 7 วันที่ผ่านมา

    Horta ani xiriir waan soo yeeshay waliba mid 5 year wiil aad ii jecel oo jacaylka xagiisa ku badnayahy walalaw aan ana marki dambe xooga jeclaaday lkn hadnaa buun buunin iyo waxan sameeyay malahan maxay tahay noloshaan laysla waalanayo maba arag is xakameeya wallay wuxu waa bini adame😢😂 ani maseer lee wax iga waydiiya no jacayl😂

  • @Sabirvlogs-s7
    @Sabirvlogs-s7 9 วันที่ผ่านมา +3

    Tan Waa wixi walashey ay samesay jaceyl dartiis " telephone keedha bee jeceylkeda siise and then waxey dahde musqusho iigadace " sheekadan marki laarose noshegte 😂😂

    • @ZaamDaahir-hv8mk
      @ZaamDaahir-hv8mk 8 วันที่ผ่านมา +2

      Asi Maa aroosi mise mid kle😂

    • @faruuhaahmed7516
      @faruuhaahmed7516 7 วันที่ผ่านมา

      Hhhh 😂 noso sheg

    • @Sabirvlogs-s7
      @Sabirvlogs-s7 4 วันที่ผ่านมา +1

      @ZaamDaahir-hv8mk Maya mid kle

    • @ZaamDaahir-hv8mk
      @ZaamDaahir-hv8mk 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @Sabirvlogs-s7 😂😭

  • @AdanAbdi-h3e
    @AdanAbdi-h3e 3 วันที่ผ่านมา

    Xalimo marki lajecladho leey wax weyn iskadhigta

  • @ShariifAbdi-m6w
    @ShariifAbdi-m6w 9 วันที่ผ่านมา +1

    Part 2 oo 🎤 ku waydii wiilasha iyo gabdhaha TOP ❤

  • @SumayoAbdullahi-u1z
    @SumayoAbdullahi-u1z 9 วันที่ผ่านมา +1

    Kiki walashey aan jeclahay sthy abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcomuhumed7995
    @nimcomuhumed7995 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wiilka 100kiilomitir uso galay tolow magacee wataa aniga bay Ugu dhacday intaan ka xanaaqay inuu iso galay Safar aad udheer ismana aana calfan meele Kuma ogi

  • @ShukriYasiinbulshale
    @ShukriYasiinbulshale 8 วันที่ผ่านมา +1

    Mash Allh kiki ❤

  • @simanruxii298
    @simanruxii298 8 วันที่ผ่านมา +1

    samio laqaba aniga sikssto ujeclahay madaresin naayo mana usheganayo

  • @IfraaxMaxamed-s9c
    @IfraaxMaxamed-s9c 9 วันที่ผ่านมา +1

    My sister washeyey. Iwrn mcfnthy❤🕌

  • @FoosMukhtaar
    @FoosMukhtaar 8 วันที่ผ่านมา

    Kiki wan ku takera walashey inolawo abayo❤❤❤

  • @BintuShariif-f7c
    @BintuShariif-f7c 9 วันที่ผ่านมา +4

    Ani wxaa usameyay garba saar cusub tukan oga so qady iyo inaa dhar udhaqayhadana mahaayo garaca😂

    • @RaaxoXuseen-g5d
      @RaaxoXuseen-g5d 9 วันที่ผ่านมา

      Way kugu dhacday Taas 😂😂😂lkn waa caadi😂

    • @ApdishugriKaad-x4c
      @ApdishugriKaad-x4c 9 วันที่ผ่านมา

      Nabar xaq daro allha kaaga dhigo

    • @BintuShariif-f7c
      @BintuShariif-f7c 7 วันที่ผ่านมา

      @@RaaxoXuseen-g5d haaa😁

    • @BintuShariif-f7c
      @BintuShariif-f7c 7 วันที่ผ่านมา

      @ApdishugriKaad-x4c 😁🤦

  • @NasteexoMaxamed-w7t
    @NasteexoMaxamed-w7t 3 วันที่ผ่านมา

    Asc seetahay abaayo ❤❤❤

  • @Qaaliluula9
    @Qaaliluula9 8 วันที่ผ่านมา

    Kiki vedio xiga idinkan idinka rabna jacayl dartiis mxa u sameysen 😂😂😂😂

  • @FaadumoNuur-x3l
    @FaadumoNuur-x3l 9 วันที่ผ่านมา

    M.a walaahi qpsol bay igu dileen walaahi funny yaa tihiin horay isocda❤

  • @maryamaabdi5285
    @maryamaabdi5285 6 วันที่ผ่านมา

    Caadi wayaaye kulaha madiino beerta nabada intee isku jiraan mad ogatihiin

  • @MuniitaQalpi
    @MuniitaQalpi 9 วันที่ผ่านมา +1

    Anu malaha Qalbi ma lihi waligay qof ma jeclaan markan arko wllhi qof u ooyaya qof uu jecla wan la yar yaaba hadana waxan is dhaha dareen hadana wan ka cabsada wllhi markan arko qof kasta uu odhanayo waa xanuun horta waa side bal ishega waxa la daremo niow😂😂😂

    • @Fatizara-l8r
      @Fatizara-l8r 9 วันที่ผ่านมา

      Kulamid ahay wlhi mid Walshay ah igudul qiirota marku so wic wayo hosta le ka qoslaa naa igatag qalbi malihid igu dhahdaa ,bal matijaabinaa inaan qalbi lenahay wax jeclada aan eegne😂

    • @MuniitaQalpi
      @MuniitaQalpi 8 วันที่ผ่านมา

      @@Fatizara-l8r haa bal waynu tijabinayna

    • @RahmaHasan-g2d
      @RahmaHasan-g2d 8 วันที่ผ่านมา

      ​@MuniitaQalpi anna maidinku sooo biiraaaa qalpi iguma jiro malahee

    • @MuniitaQalpi
      @MuniitaQalpi 8 วันที่ผ่านมา

      @@RahmaHasan-g2d haa welcome bal aynu wax so aragne

  • @AnfacDaahir-d6w
    @AnfacDaahir-d6w 6 วันที่ผ่านมา

    Jaceel kii iigu horeeyay waxaan isku maranay safa aan usocde itobia kadib markii aan is baranay waan is fahanay xiriir baan wada yeelanay kadib waxaan ku soo laabtay magaala daydii hargaysa waxaa jirtay gawar aan saaxiibo nahay waxaan usheegay safarkeegii iyo waxa aala kulmay ayaan uga shee keeye biloo yin kadib waxaa imaaday wiilkii aan ku bartay safarkii wuxuu yimid hargeesa ana waan kufaxay mar kuu maalmo jooge kadib wuxuu iyiri waa in aan wada kulan naa ana waxaa n u sheegay saaxiib tyda qaaliga igu ahayd kadib mar kii aan usheegay waxee igu dhah day waa inaad ibar taa dumaa shai gee ana waan kadiidiwaaye waan wada bax ne waxaan ugeeye wiilkii anibaa mas soo daweeste sxbty waxa ay ka heshe wiill kii waxa ay qor sheesay in ay igala dul qaado waa ay ku guu lee sate in ay igawadto sanado kadib wee is guur sadeen lkn wax ubad way udhali wayse uur kee qadaaba waa uu kahalaa baye waxaa kasoo waree gate mudo 6sano ah ilaa hada wax ubad maa ay san dhalin ilee waa jaceel qiyaamo lagudhise

  • @HudiitaHazmar
    @HudiitaHazmar 9 วันที่ผ่านมา +1

    Abayo kiki noo sobadi please ❤❤❤

  • @BarwaqoFaysal-t7l
    @BarwaqoFaysal-t7l 9 วันที่ผ่านมา +1

    Abyooh sualahan soo badiih bilz🎉😢

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 8 วันที่ผ่านมา

    Ma Abayo kiki qurux 300k coming soon iinashaallah 🎉🎉❤❤

  • @BarkhadIsmaaciil-z2i
    @BarkhadIsmaaciil-z2i 3 วันที่ผ่านมา

    Kiki waadnagaqoslisay wll

  • @DHAGAXLAAWI
    @DHAGAXLAAWI 9 วันที่ผ่านมา +1

    9:54 wiil haddii jacayl lagu daadiyo waa iska caadi lkn gabadh haddii jacayl kagu daadiyo Waa halis Kiki intaas wan kasoo horjeedaa wiilasha qalpi malaha miyaa😂😂

  • @CabdisalanMaxamed-x3l
    @CabdisalanMaxamed-x3l 8 วันที่ผ่านมา

    Ala kiki noo soo badi kuwaan oo kale

  • @haliimoomar-ez1ol
    @haliimoomar-ez1ol 8 วันที่ผ่านมา

    Kiki Afcad 300k insha allah

  • @Fartuunmohamuud-s6z
    @Fartuunmohamuud-s6z 9 วันที่ผ่านมา +1

    Anoo leh tolow manta ana ma ana uguhoroya dadka bay samiyana tiri tolow maxay soqoreen😂❤

  • @leilahersi6272
    @leilahersi6272 9 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂 alaa hooge sundus iga qabtaa

  • @IkraanMascuud-c7w
    @IkraanMascuud-c7w 9 วันที่ผ่านมา

    Kiki ii soo ducee in aan Hal mar la kulmo team 27 I.n❤😢

  • @KadrahMohamed-td5wg
    @KadrahMohamed-td5wg 6 วันที่ผ่านมา

    Ala aniyaa waxn sameeyay wilkan is jecelyn waayay malinfhan khadka dee walwal malaha uu dhintay is yidhi waan qaracay uu xidhanayahay nimberkiisa dee intaan sxpday u yeedhay kaalay ila soo raadi ka yidhi xafadooda toos uma garnayo ee xafdaha ay dagan yihiin uun garnayaa waaniga saacad dhan xafadihii ku soo wareegay meel aya geeri ka jirtaba waayay😂😂😂 dee kuyar wadada ku qabatay walal xafdahan geeri may ka dhacaday haa yidhi xafada dhinacaa ku taala markaa ka yidhi ma ninbaa mise waa dumar waxa dhimatay ma garnayo iyidhi kayarna uu yaraa hhhhhhhhh dee markaan soo daalanay fadhiisanay ani io saxpday guri hortiisa ilayan gurigooga wax naga xigaba 4 aqal bes 😂😂😂😂😂markii uu telphonkii furay isoo qaracay xagsan fadhiyaa yidhi u sawiray dee qosolka ka dhacay waaka xafdayadiiba u dhawdihiin yidhi waan hurdoo xalay soo jeeday kulhaa😂😂😂😂😂

    • @sundusmohamud
      @sundusmohamud 5 วันที่ผ่านมา

      Dhip waa umartee ma heshy mrkaa😂

  • @Mohamedcade-z1o
    @Mohamedcade-z1o 9 วันที่ผ่านมา +1

    Kiki film soo duub noh 😂

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed3701 9 วันที่ผ่านมา +2

    Kiki Part 2 soo samee it's so funny

  • @RaxmoShibra
    @RaxmoShibra 9 วันที่ผ่านมา +1

    M.a Hablahayga ❤❤❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 9 วันที่ผ่านมา +1

    Umad waalan oo kala daran😂😂😂😅

  • @SubeyrOsman-vx7bx
    @SubeyrOsman-vx7bx 8 วันที่ผ่านมา

    Kiki wanku dhawnhy janlkaga abyo❤❤😊😊

  • @QueenFilsan-oq3lg
    @QueenFilsan-oq3lg 8 วันที่ผ่านมา

    Aniga xali igu danbeysi wiil aan kala harnay aan saaid u jecla cod ugu 10daqiqo u doobay ano darenkeyga io jaceylka aan u qabo ugu shegayo wxuna igu so jawabay aan is cafino ani wan ku jeclhy adna wa i jeceshhy plse mawada hishin karo mar walpo wan is dagaalna dar alle ku samaxee dawadee ha I cishonin 😢❤😊

  • @Sacdiyoomar-l5q
    @Sacdiyoomar-l5q 9 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂kiki ana kamaqnaa wlh bartii 3 abaayo

  • @CaliCall-s3y
    @CaliCall-s3y 9 วันที่ผ่านมา +1

    Soo badi kiki abaayow nloshii oo geeso leh baa itustaye

  • @MalyuunMaxamedbaanow
    @MalyuunMaxamedbaanow 8 วันที่ผ่านมา +1

    Wllhi asiga dartiis ayaan sun ucabay Wllhi asigana naag ayuu iga raacay💔💘😭😭

    • @ZaamDaahir-hv8mk
      @ZaamDaahir-hv8mk 8 วันที่ผ่านมา +1

      Intaa is dili laheed asi aa la dilaa paayo❤😂

    • @faraxabdi3028
      @faraxabdi3028 2 วันที่ผ่านมา

      😂​@ZaamDaahir-hv8mk

  • @Amirabinto
    @Amirabinto 9 วันที่ผ่านมา +1

    Wan kurabaye ma rabtaa kulaha sundus fuuny😂

  • @FIlsanXasan-f9k
    @FIlsanXasan-f9k 9 วันที่ผ่านมา +5

    Team kiki afacad sorry 😢😢😢😢

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 9 วันที่ผ่านมา

    Tallow, Xabadaasi Ma Duhurkii Ayey Dibada Biyo ku DaadiN Jirtey, mrks wuxu is Yidhi waa Xiligiiye soo Arag