Waayo beesha dhexe unbaa ka hadasha aqoonsi taasina wax macno ah ma leh madaama ay yihiin qabiil ka mid ah qabiilada dega Somaliland. Waxa kaliya oo aqoonsi ku heli karto waa in dhanaan qabaailka dega Somaliland iyagoo isku duuban ay raadiyaan aqoonsi.
Waxaa la doonayaa intaanu trump kursiga ku fadhiisan in ceerigaabo laga dhigo 2qaybood iyo laba dawladood iyo laba calan waxaa ku shuraaka ah qayb xageena ah iyo huwanta
Isaaq awood umalaha uu ku muquuniyo qabaailka kale ee dega Somaliland waxaa cad in dhulbahante uu maan ta ciidankii Somaliland kaga adkaaday dagaalii gooja cade taasi oo macnaheedu yahay in uu dagaalka qabiilku uu ka duwan yahay dagaalada caadiga ah markaa isaaqu waa inuu ku xisaabtama in aanu dagaal la gali karin qabiilada kale ee Somaliland dega sida gadabuursi iyo harti.
Guushu way dhawday
Ee ilhy hanoo rumeeyo❤❤
Guul iyo Gobnimo
guul qaranka soomaaliland
Waayo beesha dhexe unbaa ka hadasha aqoonsi taasina wax macno ah ma leh madaama ay yihiin qabiil ka mid ah qabiilada dega Somaliland. Waxa kaliya oo aqoonsi ku heli karto waa in dhanaan qabaailka dega Somaliland iyagoo isku duuban ay raadiyaan aqoonsi.
Two countries different soomaliland and soomalia italiya between borders afrika
Soomaliland and soomalia italiya two countries different countries between borders afrika
@@EngdaauudAbiib
Somaliya mid.
Iska riyooda.
Tegreee ama Amxaaro ayaa la aqoonsan lahaa.
Unity of Somaliya.
WAAYNU LEENAHEY MARKEYN INA TAAGERSAN OO SIYASIN AH
Msaxweyne muuse keeney xidhiidhka markeyn iyo somalilabad in xoogaysto
Lakiin meel dadkeedu is haysto Kuma soo dag dagyo hada siyasadii gudaha Dagan
Umalatn maayo in somaliland wadan loo aqoonsan doono sababo jira awgeed.
Waxa lagudboon in lamideeyo dadka rer somaliland oo dhan inhal aragtidalkuyeesho oo kuwa mucaaridnimada jabhadanta moodaya gacanbir ah laguwabto dadka lafahansiiyo qiimaha dantaguud ayleedahay oo lawada ilaashado.
Arabsiyo news uumbu ka bixi jiray ictiraaf ka somaliland waad is badesheen. Cid ina ictiraafaysa ma jirto midhihii muuse
Maraykanku ma ubaahna inuu Ictiraaf Somalinad si uu uhelo Berbera...isagoo taa aan samayn ayuu helikaraa Berbera soona maray Somaliya
Waxaa la doonayaa intaanu trump kursiga ku fadhiisan in ceerigaabo laga dhigo 2qaybood iyo laba dawladood iyo laba calan waxaa ku shuraaka ah qayb xageena ah iyo huwanta
Labo calan ...ban laheen 😂 😂. Dowlada somaliland wa haal qabil. Dowlada ad dhisteen aya katarjumeysa marka iska riyooda
Beentan waan ka daalay...wakhtigii waxaa laso gaadhay federaalka aan kubiiri lahayn
Isaaq awood umalaha uu ku muquuniyo qabaailka kale ee dega Somaliland waxaa cad in dhulbahante uu maan ta ciidankii Somaliland kaga adkaaday dagaalii gooja cade taasi oo macnaheedu yahay in uu dagaalka qabiilku uu ka duwan yahay dagaalada caadiga ah markaa isaaqu waa inuu ku xisaabtama in aanu dagaal la gali karin qabiilada kale ee Somaliland dega sida gadabuursi iyo harti.
Hadma meel ayay caashaqaan kkkkk
34 ayay Ethopiya jeclaayeen kkk
Hadda waxay caashaqeen Donald Trump.
Haday Somaliya diido,wax ka soconsyaaa ma jiro kkkk
Bolisaryo 45 wadan ataa aqoonsan.Waxaaa diiday Marooko.
Zero.
😀😃😄😁😆😅🤣😂😅🤣😂🤣🤣🤣🤣MAREYKANKA WUXUU AQOONSAN DOONANAA JABHADA ARGAGIXISADA ISAAQ SNM INEY DOWLAD YIHIIN
Jabhada cidi ma aqoonsato sida khastumo seek
Waxa ayaan daro kugu ah
Intaan anuu horumar samynayo
Ayaad adigu riyo ku jirta
Indha haagu oo shan ah ayaad arki doonta
In hurdada lagaga tago😂😂😮😂
Maraykanku ma ubaahna inuu Ictiraaf Somalinad si uu uhelo Berbera...isagoo taa aan samayn ayuu helikaraa Berbera soona maray Somaliya