Nasiib darro ma jiro xisbi mucaarid oo arrimahan ka hadla. Kaah wuxuu ka mid yahay xukuumadda. Kulmiyana ina Kaahin ayaa gawracay! Inta ina Kaahin guddoomiye ka yahay Kulmiye waa mayd talaagad ku jira.
Meeshan dawoladi ma jirte ciidamad subeera awal hayskaga soo baxan jiidaha sababto ah mesha dhabar jabin kale ayaa ka soo socota iyo khiyaamo kale waayo way isla socodan dawolad ku sheega iyo huwan
Mashalla
Ibrahim allaha ku xafido,cimriga iyo caafimaad kana ha kuu dheereeyo.
Waa runtii Ibrahim, alle haku xafido
Ibrahim caydiid jiroo joog🎉🎉🎉adeer🎉🎉🎉
Ciro haka hadlo arinkaa ceergaabo ama kursiga haka dego
Waa yaab maa ragaa naga la demeenaya
Absolutely that’s true 💯👌I agreed with you ✊💯✊
Dawlada ciro ama huwantii lagu sheegayey ayey noqon ama qarankaa yeelan
Ibraahi ilaahay Baad abaalgud Laga helaysaa dadka masaakiinta ee la khiyaamaynayo iyo ku u dhimanaya qaranimada slaand anaguna waanu kuu ducaynaynaa
Mansha alxaqiqa
Bravo Ibrahim
𝐰𝐚𝐚 𝐫𝐮𝐮𝐭𝐚 𝐢𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐲𝐝𝐢𝐝 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐝 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐠𝐞𝐞𝐬𝐢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
War haysku dirin reer shiqisaxaaq yaa huba warkan dowladu may sheegin xagee kakeentay warkan qof walba wuxu doonu Ku hadlaya .
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ma muuse nacayb ayay dhulkodii warabayal ugu soo gureen carurta ito dumarka ka cuna wadani doqonimadooda walee muuse iyo kulmiyuhuu watay aadbay ugu guulaysteen wax walba
ma ka takhalusi karnaa odaygasha isaaq ee futoda oo luuxaya huwanta
.ina caydiidaw cerigaabo ragii lahaa baa difaacaaye Isla aamus
MAXAA LAGA AAMUSAA, MA NIN HUB KUU SITA AYAAD AAYAR ISKA SII DAYNAYSAA????.WAA CAJAAIB?????.WAA YAAB!!!!!!.
❤🎉😢😢😮😅😅😅
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waxba yaa lasiidayn waa maxay siidayta hala laayo huwanta
subxaanallaah ooma sidaase doonayeen iney soomaaliland ubaabiiyaan hadey kursiga waayaan show waa wuxuu muuse kursiga uga dagay.
Hala toogta faqashda
Ninkani dacaayad ayuu wadaa duufle
Reer somaliland iyagaa doortay huwan
Waar waxan reer barigu waa qudhun way wada shaqaysanayaan yusra harti iyo reerkoodu
Ciidanka Qaranku waxay u dhimanayaan ha lesawediiyo sadani si maahe
Ciidamadii soo goosanayey ee aad soo daynayseen siduu ka yahay
Nasiib darro ma jiro xisbi mucaarid oo arrimahan ka hadla. Kaah wuxuu ka mid yahay xukuumadda. Kulmiyana ina Kaahin ayaa gawracay! Inta ina Kaahin guddoomiye ka yahay Kulmiye waa mayd talaagad ku jira.
ala cadagudow naarta ku cuntay isagaa wada arinta huwanta iyo kooxkale
Halagalo laascaanood markaa yucada lagaadho ayaa lawadahadlayaa
Ghghghgh
Riyadii xalaytaan '--------
Ri'yadaa ku noolow kkkk
Kuwii maalintii ciidankeena laasdhiigle lagu layaayey fantasia dhigtay maxaa maanta oo kursiga kufadhiya maxaad kafilaysaa macal ixtisaamkooda
Sumxaanalla Haddii Alle Si Wax Uu Beddelay
Sorry Ciro jilicsan 😡 Somaliland huwan baa qabsatay taladeedi ❌ sorry sorry cidamada qaranka geesiyaashii my dhiigaa 🩸 guuuuuuuul insha Allah
😅
Ibrahim caydiid difaaca Bartha Kaga jir
Meeshan dawoladi ma jirte ciidamad subeera awal hayskaga soo baxan jiidaha sababto ah mesha dhabar jabin kale ayaa ka soo socota iyo khiyaamo kale waayo way isla socodan dawolad ku sheega iyo huwan
Waa munaafaq isku dira dadka kkk
CABDSI IYO FULAYNIMO AYAA REE WADANI KU KALIFAYSA INAY MAXAABIISTA DHULMAHANTE SII DAAYAAN.
SOmaliland huwan gudaha baa jirta oolashaqayenaye balan hore jiraya oo wadanihora yaale oo ka noqona kari baa jira
Yusar hsti huwantaa xininaya u yeeshaye baa surawaalka kugu hayasate wadani u siiba saraawiishiina gunaya guntu dhashaye
Horta ninkaan muxuu ka sheekeeya wuxuu jecelyahay ayuu sheegaa
Horgalladii idiin shaqayn jirey ayaad maxaabiis ka dhigateen !!!
Kkkkkkk
Cajiib weeyeh
Waar niman yahow waa maxay jileecan somalland ku habsaday
Ibraahin Ciyartii way Dhamatay!!?? Waxaa lagu dagalamayey (Beed goroyo) Waxaa dhabarka la jabiyey Muuse oo isagoo beedkii kor u haya Dhulka Laga jarey, waxaa , Waxa Nasiib , &Filanwaa ah inaanu beedkii kala jabin!!(Wa Min Ayaatii), Muuse Wuu Warejiyey isagoo beedkii Nabada qaban, Huwantii & Wadani waxay u ahayd Habeen Madaw!!?? Ibrahinaw waa kaa Mareykankii Ina baryaaya, Ictiraafkeenu horuu Alle inoo Ictarafey!!?? Imikana la macamilka Caalamku waa inoo Diyaar 🧠✍️⚖️🔑🕋🕌🤽🫅💚 S/la,aand
Soomaaliland huwan ayaa qabsatay taladeedi.,
Huwana maqabsan iyga isu xaasida qabiil saqajan isku kala qaybinaya
Dadkan dagal un wada toolow miyaney Illshi kabaqaneyn shicipka aydibeyan umadan warerineyan akhira xageytegin amba manta hadedintan waxan wa aqlixumo daga unmba latuse wax faida kaheleyan majirto horta diin ba mahaistan naxaris male maxishoneyan war waxanii wa cawan umadi ba weidilayabe
War ninkani wa run sheg waligayba waxan modijiray kulmiye
Waar. Aamo. Midgaanyow. Waar. Waxa. Yaa. Dhalay. Xumuu. Qofku. Malaa. Wuxu. Waa. Garac
Boqorka calool weyne iska daaya
Beenaale.ma.hooyadaba.ku.warantay
waxun allah ku saarye beenaale yohow urayaa umada ka aamu
Ciidanka Huwanta Ceerigaabo Xukuumadii Muuse ayaa soo galisay,si meesha ay ula wareegaan,warkaasu waa xaqiiq
Muuse cirgabo madagane layskama danbaabe warsangalida Sagan inti dhulbahnte ku hadhayba soo galiyeey
War qofkan hadlayaa maxaga dambe ayuu indho ku leeyahay,mise caqligiisaa foorara
Radii layga beery isaaq ma gunmo ayay qaaten yaab