ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

7 Dumarka markaa ku aragtid wakhti dambe ha iskaga lumin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ม.ค. 2022
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

ความคิดเห็น • 177

  • @Arisonnaa
    @Arisonnaa 2 ปีที่แล้ว +71

    1. Dib u gurasho
    2. Hadal qalbigaaga u dhibsado
    3. Sirtiina ayay cidkale u sheegtaa
    4. Qaladkeeda raaali gelin kama bixiso
    5. Mar kasta iyadaa saxsaneyd
    6. Dhaqalahaga ayay dhaawac ku tahay
    7. Tayda hala ii yeelo, ama nakala daaa

    • @fahadcabdi9286
      @fahadcabdi9286 2 ปีที่แล้ว +2

      M a waasidaas calaamaduhu

    • @dreamgirl544
      @dreamgirl544 2 ปีที่แล้ว +2

      4 iyo 5. Waan leeyehe lkn inta kale malihi 😂

    • @Arisonnaa
      @Arisonnaa 2 ปีที่แล้ว +1

      @@dreamgirl544 : Ma jirto qof aan qalad sameyn dunidan, lkn noloshena waxan ka dhigi karna mid qurux badan, hadii aan diyaar u nahay inaan saxno qaladad keena.

    • @thepunisher3950
      @thepunisher3950 2 ปีที่แล้ว +1

      @@dreamgirl544 waxaad u hadal ektahy qof aan aqaano, anyway iska badal ma fiicno waayo waxad qasaareyso malahan, talo kaliya🖐️

    • @dreamgirl544
      @dreamgirl544 2 ปีที่แล้ว +2

      @@thepunisher3950 ok 👍🏻

  • @haruun7
    @haruun7 2 ปีที่แล้ว +9

    Bila aadam waxaa ugu xun Kan wax lagu soo kordhiyay ee aan mahdclinin. Thank you bruh ✊✊✊🙏🙏💯💯

    • @h__p__pio9541
      @h__p__pio9541 2 ปีที่แล้ว

      Waa hsdl nin wyn🏃🏻

  • @mudusaleban2975
    @mudusaleban2975 2 ปีที่แล้ว +10

    Aad baad u mahadsantahay saxib
    inoo soo badi arimaha dumarka
    Kusabsan 🙏🙏

  • @qadriinaqurux3585
    @qadriinaqurux3585 2 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah thanks teacher 🙏 😘 💓

    • @Arisonnaa
      @Arisonnaa 2 ปีที่แล้ว +2

      1. Dib u gurasho
      2. Hadal qalbigaaga u dhibsado
      3. Sirtiina ayay cidkale u sheegtaa
      4. Qaladkeeda raaali gelin kama bixiso
      5. Mar kasta iyadaa saxsaneyd
      6. Dhaqalahaga ayay dhaawac ku tahay
      7. Tayda hala ii yeelo, ama nakala daaa

  • @bad_facts7
    @bad_facts7 2 ปีที่แล้ว +5

    Am very sure you took enough time to learn such a pretty lesson and this one tought me a beautiful lesson thank you teacher💯

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 2 ปีที่แล้ว +5

    Kama daali in aan ku dhaho waad mahadsantahy💯💯 walalky🙏

    • @Arisonnaa
      @Arisonnaa 2 ปีที่แล้ว

      Kaligaa maaha! Markad hesho saxib si fican wax kugu wax kugu sheego : qof ayaanleh baad noqota👏

  • @Selfcare24hours
    @Selfcare24hours 2 ปีที่แล้ว +5

    Qodbakaa todobaad ayaa aad isojitay wana qodob aan kawarkenay qof ka markad jeceshay sidi waxad daacd na tahay jeebkisa waad unxaysa iyo waxksta oo qimadhac kukenay mana ah wax aad iska keen kenikarto wadareen goniya oo aad uhayso asga❤️

  • @jurganklopp9755
    @jurganklopp9755 2 ปีที่แล้ว +4

    Wlaahi wll ayuubow Illahy haku Hasanaadkaaga, aqligaaga, iyo maalkagaba ilLhy haynoo barakeeyo 🤲🥰 fiidyawgaaga dhaaman waan wada fahmaa runtii 🥰 aadbaad u mhdsan thy wllky 🥰

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว +2

    Sax walahi💯💯💯👏👏👏

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 ปีที่แล้ว +3

    Subhanalah Nin lacag waydii ayuun baa igu daran, waxaasi waa daciif nimo

    • @yousahal
      @yousahal 2 ปีที่แล้ว

      Ilaahay iimaankaaga ha kuu saaidiyo. Waxaa tahay tusaale wanaagsan. Mana haboona in haweenku ay raga lacag ka baryaan sababtoo ah waxey dhigeysaa meel hooseesa. Waa arin qatar ah.

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahy haidin siiyo dhamaantiin Cimri dheer iyo Cibaado suuban Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @shaficiismail2880
    @shaficiismail2880 2 ปีที่แล้ว +8

    Ustaad halkee kaala soo xidhiidhi karaa waxaan ahy mid kamida ardeyda wakhti badan kugu taxnaa Dan muhiimana waan kaa lahaa hadaad massage kaygan aragtid iisoo jawaB fadlan

  • @maxamedkhadar2326
    @maxamedkhadar2326 2 ปีที่แล้ว +1

    Macha allaH dhiiri galiye

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid runta waye

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad same experience qabiir I agree with you

  • @tahachouaib1547
    @tahachouaib1547 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you ayub ad baan ku tagera

  • @amalabdirisakhussein8680
    @amalabdirisakhussein8680 2 ปีที่แล้ว +8

    Raggana sheeg bal ayuubow baryahaan dumarka un baaba daba dhigatee 🤣🤣

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣Is kudir u wadaa

  • @abdiwalijama1145
    @abdiwalijama1145 2 ปีที่แล้ว

    xaqiiq baad ka hadashay Ustaad Alla haku barakeeyo

  • @dheemanibrahim6677
    @dheemanibrahim6677 2 ปีที่แล้ว +34

    Videoyada aad raga la hadlayso waan nagu bateen cadaalada ka ka tagin ustaad ma layala dareemayaa 😉

    • @naimamohamedmohamud6644
      @naimamohamedmohamud6644 2 ปีที่แล้ว +3

      Haa wlhi waa la amuusna hadalka tiri ayuubow hdda fariinteena aragto cadalad aya rabna hdda gabdhaha walaalaha nahay

    • @hibanuura4612
      @hibanuura4612 2 ปีที่แล้ว +2

      haa wll suheyb ragana ka so hadal

    • @ahmedbashi8153
      @ahmedbashi8153 2 ปีที่แล้ว +1

      Hamblaha dawac ubadan gaysto mooho

    • @Arisonnaa
      @Arisonnaa 2 ปีที่แล้ว +1

      Xaqiiqda ka hadashay! Lkn runta ustaadka raggay daawo u tahay! Habalahow hawsha wax ka badela!

    • @saynablagend5566
      @saynablagend5566 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa

  • @nimcosagal1044
    @nimcosagal1044 2 ปีที่แล้ว

    good idea ustaat

  • @teamarimaheena9981
    @teamarimaheena9981 2 ปีที่แล้ว +1

    BEST VIDEO ZXP MIYAA SOO IIBSATAA VIDEOGA AAD NOO SOO DULSAARTO CODKAAGA AYUUB AHMED💖💖💖💖

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 หลายเดือนก่อน

    Good points

  • @jurganklopp9755
    @jurganklopp9755 2 ปีที่แล้ว +2

    Haa ayuub wlaahi run ayaad ka sheegty ta i hasataana waa qodopka 1aad 🥰

  • @abdiazizmadari5066
    @abdiazizmadari5066 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks teacher ayub

  • @mohamedhersi8049
    @mohamedhersi8049 2 ปีที่แล้ว

    M.a bro

  • @abdiraxmankoke7204
    @abdiraxmankoke7204 2 ปีที่แล้ว

    Wan arkay bro thanks

  • @mohamedkhadaribrahimabdull5555
    @mohamedkhadaribrahimabdull5555 2 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad allha ku amansado 💫

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Asww, haaaaa mashaalah.

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว

    Waad mahad santahay

  • @ahmedbashi8153
    @ahmedbashi8153 2 ปีที่แล้ว +2

    Codkaga always hos waye sare uyara qad 🙌👏👏👏

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnshlh wllhy waa ta igu dhacdey markasta iyadaa saxsanayd oo khaladkeeda raali gelin kamay bixin jirin

  • @sirtamedia3023
    @sirtamedia3023 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazaakallaah khayr wll ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 2 ปีที่แล้ว

    Thank you sir inta shegty odhan wa wx jidha wlhi!!

  • @abdikafiakarabi1761
    @abdikafiakarabi1761 2 ปีที่แล้ว

    Thanks mr ayuub legend

  • @cumarmahad7880
    @cumarmahad7880 2 ปีที่แล้ว

    masha allh waa talo aad iyo aad waxtar u leh wllhi mahadsanit 😍🙌

  • @hasanadem2848
    @hasanadem2848 2 ปีที่แล้ว

    Shugran wllky Ayub
    Waxan okaleh aadbu igu dhacay
    Hada lakin wn kagabsadey
    Cashiirna wn kaqatey

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 2 ปีที่แล้ว +12

    Willow Adigon Hantii Haysan Waxba xidhidh Ha Samey Shaqayso Wax Qabso Jaceyl Bila Hantii Ah Wa Geed midho Qadhadh Marka Walal Shaqayso Markad Dhaqale Sameyso Hasawe Taag Hablaha Surwalka dheer Jiidaya tii Ka Qancisa Kala Soo Bax Kadibna Aniga Iska leeh Sidad Doonto Ka Yeel lkn Adigo Arday Ah Oo An Shaqaysan Oo An Aroos Garin mid Kale Ayey Ayar Ka Racaysa Qalpigana Way Ka Feedhaysa Marka Qalbigaga ilali walal Bye willow 😄

    • @awilabdirizak5098
      @awilabdirizak5098 2 ปีที่แล้ว

      Legend ✌😁

    • @zakariye2037
      @zakariye2037 2 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq midsd

    • @xanancali7920
      @xanancali7920 2 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 2 ปีที่แล้ว +1

      waa been waxaasi anaga mid shiido waxa haysan lasocona arday ah lkn waxaan arkaya inu leeyay mustaqbal fiican iyo hadaf cad sabirka meel lagu gaadha

  • @safiyadahir7531
    @safiyadahir7531 2 ปีที่แล้ว

    M.a Alleh sw haku xafido wllo caaqil ah

  • @mubarikfarxan688
    @mubarikfarxan688 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku sharvo ustaad🙏💜

  • @katraosman7528
    @katraosman7528 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa xaqiiqo aniga ayaa isku arkay

  • @saalaxafrika672
    @saalaxafrika672 2 ปีที่แล้ว +2

    maasha allaha kuxafido

  • @inageeljir
    @inageeljir 2 ปีที่แล้ว

    Muuqaaladaada waa kuwa cilmiyeysan Oo aad si fiican usoo jeedisay Mahadsanid wll.

  • @hassanahmed898
    @hassanahmed898 2 ปีที่แล้ว

    Libaax waa xaqiiq biyo kama dhibcaan ah thanks bro

  • @ugbadabdirahman3837
    @ugbadabdirahman3837 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs ustaad jumco mubarak

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Bismilah tobic wax badan na anfacay waxna ka qaatay wax tar ah dhan badan wax ka dhahay kaga shan qariyey , waaba nolosheenaba aan ku jirn , xaqiiqah , Casarcasar waa imaaday.asww

  • @katraosman7528
    @katraosman7528 2 ปีที่แล้ว +1

    1and 2 and 4 and 7

  • @cabdifataxmursal3440
    @cabdifataxmursal3440 2 ปีที่แล้ว

    masha allah zxb ayuubaw alle haku sharfo

  • @bosska_channel5038
    @bosska_channel5038 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaadd.

  • @mahdiararse5161
    @mahdiararse5161 2 ปีที่แล้ว

    Kkk waa sax

  • @Kuwiihorepodcast
    @Kuwiihorepodcast 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you so much ❤

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 2 ปีที่แล้ว

    Shukran ustad marka hore
    Second anigu runtii
    Xidhiidhba wn jaraY
    Asxbtuna wxy igu xantaan igawrn dumashi
    Waayo wxa layaab leh
    Qofka fcni mahelo qofka uu rabo 😞🤔
    Lkn ka xunba hela qof fcn
    Kaasina ma garto qimaha qofkaaz
    Insha Allah wn sugayaa qofteydii
    Waayo wuxu alle qorA qorAn.....

  • @cabdullahimustafa4681
    @cabdullahimustafa4681 2 ปีที่แล้ว

    thanks pro suhayb

  • @shaficiabdullahiroble5538
    @shaficiabdullahiroble5538 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs nio sidaan wan soo arkay lkn maxan uga aarsankaraa qofka nocaan ah .Whi xirkii iga borboray Astamihisii Ayaad kahadlaysaa Ayoboow sxp .

  • @ogasliyos5012
    @ogasliyos5012 2 ปีที่แล้ว

    Run badnaa waa mid i hysta

  • @messiabdillahi7972
    @messiabdillahi7972 2 ปีที่แล้ว

    Keep going 💪 my brother 🙏 💪 🙌

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah jizakalah walal👏.
    Insha Allah DARUL AKHIRAH sido kale waxuu idin so gudbinaya Muxadaro diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin.🌍🔑

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 2 ปีที่แล้ว +26

    1 dub u gurasho
    2 hadal ku dhawaca
    3 sirtiina cid Kle u sheegtaa
    4 Qaladka raali galin kama bixiso
    5 markaste iyadaa saxan
    6 dhaqaalahaga dhawac ku tay
    7 Tayda amba nakala daa

  • @mohamedabdiqadir8810
    @mohamedabdiqadir8810 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin❤️

  • @sayidacool7190
    @sayidacool7190 2 ปีที่แล้ว +1

    saw naaga fariida aajira waxan islahaa naagahuunbaa dhulka lagu jiidaa

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayuub Raga bes miyaa wax u sheegee
    Anaga o muskiinimiin iska maa raga qarxisid
    Team Gabdho xaqeeena rabnaa🤪

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  2 ปีที่แล้ว +1

      😂haye war dhamaaday raali noqda

  • @janamukhtar101
    @janamukhtar101 2 ปีที่แล้ว +2

    Rag iyo dumarba Runta iska sheega eebe ayaa idinku jecel'e ✍️

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 👍

  • @drshafsa6847
    @drshafsa6847 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa lnk waxabaa sababaya Ee wax sababaye ka soo hadal

  • @2millionhistroy
    @2millionhistroy 2 ปีที่แล้ว

    Teacher of the love

  • @ahmedhussainmohamedsomali256
    @ahmedhussainmohamedsomali256 2 ปีที่แล้ว +3

    Subxanalah Mar Hore Ayan Arkay Xaladahan Lkn Hdey ii Cadatay Mar Hore Ayana Jaray💔🔪

  • @mohaade7622
    @mohaade7622 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @modeeq3059
    @modeeq3059 2 ปีที่แล้ว

    Alla maxaad run shegtay wlh anaa dhamantod arakay lkn alx wankabaxay💯🙏🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️

  • @nasrokiinxaashi56
    @nasrokiinxaashi56 2 ปีที่แล้ว

    Ayuubow xaga wiilasha ubadan tahay anaga hana ilaawin

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walalky🙏🥰

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Extly. Lakiin Naago badnaa baan qoftan tantan ka ahay layga dooqoo wax badan lay jeclaaday tilmaamahayga.dumartaay family simple.asww

  • @mustafeshaakir8758
    @mustafeshaakir8758 2 ปีที่แล้ว

    Teacher ❤️

  • @abdullahinor2441
    @abdullahinor2441 2 ปีที่แล้ว

    Zaxiix wlhi

  • @aliishaahmed64
    @aliishaahmed64 2 ปีที่แล้ว +1

    Hablo sharaftiina ilaaliya please ragga wax dhan ha weydiinsanina waa sharaf dhac wlhi shaqaysta oo hadii aad dhimanysid ilaahy baa raasiq ah gacmaha u taago waxna ha weydiisan nin biniadem
    Wax laydinku bahdilo ayay noqotay
    Isku filaada oo naftiina horumariya

  • @abdirahmanhassan3242
    @abdirahmanhassan3242 2 ปีที่แล้ว +4

    Naagan qabin hadaan siiyo lacag allaha icadaabo

  • @abdikadirJamaame
    @abdikadirJamaame 2 ปีที่แล้ว

    Muhiimada waxay tahay qof xiiso ku heynin waqtiga ha iskaga dhuminin

  • @mudusaleban2975
    @mudusaleban2975 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @namishaaqueen9780
    @namishaaqueen9780 2 ปีที่แล้ว

    Wcs wll ayub💯

  • @cbc_somalia9491
    @cbc_somalia9491 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxp su aal macquula rbaa inaa ku weydiiyo
    Markad jaanis hesho faceboogaan ii kaga soohadal
    Mahdsnid

  • @hanadcoolman988
    @hanadcoolman988 2 ปีที่แล้ว

    Naag bilaa sir ahi waa geed bilaa hadh ah

  • @anzalmohamed2232
    @anzalmohamed2232 2 ปีที่แล้ว +1

  • @xamdiyusuf2178
    @xamdiyusuf2178 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @DeeqsiFunny
    @DeeqsiFunny 2 ปีที่แล้ว +1

    Xqq waaye taas👌🥺😇

  • @user-qq4rq5wy5n
    @user-qq4rq5wy5n 2 ปีที่แล้ว

    Cajaaa.ib sheikhaw.
    Waxaad moodaa inaad aniga iga hadlayzo uztaad, dhacdooyin kaan soomaray markaan milacsado😁.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Wax badan baa.ka jira.

  • @naftadaahir
    @naftadaahir 2 ปีที่แล้ว

    1:30 Nin weynathy inaaa malinwalpa nimankan nooga waranto axsan iyagana kasooosamey wxka dhagar badan mleh iyagapa😂🤣👊

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan5230 2 ปีที่แล้ว

    Golden voice ayaad ledahay lkn waxyan kor uqaad wll

  • @zakialweys2345
    @zakialweys2345 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs

  • @abubakarabdurahmanahmed8338
    @abubakarabdurahmanahmed8338 2 ปีที่แล้ว +1

    Waayeel Bax lama dhahee wuxuu ku baxaa la tusaa.

  • @ahmedhussainmohamedsomali256
    @ahmedhussainmohamedsomali256 2 ปีที่แล้ว +1

    First

  • @burhanbashir5022
    @burhanbashir5022 2 ปีที่แล้ว

    Zhukrn Grd

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Family Number waa ka leeyahay madheegaa inkastoo waxbadan la i yaqaan5✋.absultly.

  • @maryammahamud3004
    @maryammahamud3004 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad qisooyinki ma iskadhafty

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy 2 ปีที่แล้ว

    Si aaney waxaas oo dhan u dhicin naagaha waala boobaa jaceylkuna sidaas ayuu Ku bilawdaa

  • @deeqaahmed5905
    @deeqaahmed5905 2 ปีที่แล้ว

    Ragana ka soo hadal ustad

  • @abibokiehyacin6138
    @abibokiehyacin6138 2 ปีที่แล้ว

    Thanks first bro but how about english class

  • @cabdiqadiryuusuf1748
    @cabdiqadiryuusuf1748 2 ปีที่แล้ว +1

    Wasx waxa jiro ayaa kahadashay

  • @tahachouaib1547
    @tahachouaib1547 2 ปีที่แล้ว

    Walahi tani anigay ad ii quseysa

  • @Sarah-to7oj
    @Sarah-to7oj 2 ปีที่แล้ว

    WALAALKEY RAGUBA WEY SAMEEYAN ARINTAN, WAKHTIGA HADA LA JOOGO.. 🤔

  • @ilhanabdiqadir1590
    @ilhanabdiqadir1590 2 ปีที่แล้ว

    Ustaadii raganeh kasoo hadal adigo mahadsan