Dawladaha muslimintu intay ku mashquulayan doorashada maraykan Waxay ku mashquuli lahayd inay garab istaagan walalehen réer Palestine ilahay ha ina so hadeyo ha iskeen jeclaysiiyo hadan nahay muslimiin kuwi isgarab istaaga VIVE PALESTINE 🇵🇸 ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ❤❤❤❤❤
Anigu marwalba waxan lajira garabjogaa tageersanahay walalahay reer Palestine 🇵🇸 insha allah ilahay haka xoreyo gacanta gumaystaha ama yuhuuda arxanka daran ee maatida caruurta iyo shacabka dilaya calamka islamkuna ku dawanayo Vive Palestine 🇵🇸 incha allah Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar ❤❤❤
Ilaahay dhibka haka dulqaado wllhen reer qaza una gargaar aaamin yaa rabi ❤❤❤ Allow guushana sii muqaawimada. X.X.X iyo dhamaan muslimiinta Gaalka manta la doortay waxba kama bedeli karo dagaalka qaza waayo waxkasta allah ayay gacantiisa ku jirtaa markaa aan uduceyno un reer qaza in allah xornimo siiyo ❤❤❤
اللهم انصر إخواننا في فلسطين وغزة و لبنان، وارفع عنهم الظلم والاضطهاد، وثبت أقدامهم على الحق والعدل. اللهم أعز الإسلام والمسلمين، وأنصر المظلومين في كل مكان.
Maxamed ciise caawa casha xitaa waxaa igufilan intaas waayo tel aviv in garoonkeda diyaaradaha sidaan loogalo waa guul ay xs biga gaareen waana ku faraxsanahay wax kasta oo dhib ku ah gumaystah wana alle mahadi ilaahaw u siyaadi dhibta
Marka hore Waan kusalmay suxufi maxamed cise iyo bahda maracade show ee an mudada 4 ta sana kabadan aan sida toska ah uguxiranay ASC mida xigta muslaminta 78 san hasuqa laguhayo ee reer falastin makaankodina xogologa hasto ee garabka kaway walahod allaha gurmad dg dg ah haa uso diro amin aamin yaa allahuw
Somaliland waa la ictiraafayaa, marka laba dhinac laga eego, Badda istaraajiiga ah ee somaliland in Chinaha laga ilaaliyo iyo israa'iil oo doonaysa in iyadna ay saldhig ka hesho Somaliland. Si ayna gaaladu iskugu soo bahaysan oo ayna u degin waa in DFS ictiraafto. Iskaashina ay yeeshaan Somaliland iyo Somaliya. Haddii la eegayo islaamnimada iyo somalinimada. GAALO YAAN LOO GACAN GALIN!!.
Xisbiga ha guuleysto iyo
Xms 🇵🇸
Illaahow jabi yahuuda iyo xulufadeeda MARAYKANKA
Dawladaha muslimintu intay ku mashquulayan doorashada maraykan
Waxay ku mashquuli lahayd inay garab istaagan walalehen réer Palestine ilahay ha ina so hadeyo ha iskeen jeclaysiiyo hadan nahay muslimiin kuwi isgarab istaaga
VIVE PALESTINE 🇵🇸
ALLAHU AKBAR
ALLAHU AKBAR
ALLAHU AKBAR ❤❤❤❤❤
Ku sali nabiga scw
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
Anigu marwalba waxan lajira garabjogaa tageersanahay walalahay reer Palestine 🇵🇸 insha allah ilahay haka xoreyo gacanta gumaystaha ama yuhuuda arxanka daran ee maatida caruurta iyo shacabka dilaya calamka islamkuna ku dawanayo
Vive Palestine 🇵🇸 incha allah
Allahu akbar
Allahu akbar
Allahu akbar ❤❤❤
Allow ugar gaar walaalaheena reer Qaza oo culeeska ka dulqaad yarabi
Ilaahay hajabiyo yuhuuda iyo wixi lasocdaba Insha allah
Gaal Oo dhan Waa Cadawga Muslimiinta Allaha Jabiyo
واعلموا أن النصر مع الصبر وأن الفرج مع الكرب وأن مع العسر يسرا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah
Iran ka reeb waa cadaw
Sida aad sheegeyso wey wanaagsan taxay laakiin waa adowga weyn waay muslim❤i❤❤inta ku ah❤
Allow musliminta quwee gaaladana dulle
Aaaaamin yaa rabi ❤❤
Nin gaal ah kheir maale lakin waxan alleh karajenena inu saabab ukadhigo trump mid so xaliya dakalka qasa Inshaallah
Slm waan soodhaweynayaa.madaxweynaha taraam soonoqoshadiisa waxaanfilayaa dabkashidan inuudamiyo oouusansiihuri wzxaan kutaagiridoonaa hadaan afrikanaheydhanjawanaaga waxaanleeyahey allaha soohanuuniyo xilkana ku Arturo slm😊
Shacabka falastiin iyo lubnaan Allow guuumaysiga kadulqaad
Masha Allah XM iyo Xisbiga guul waarta ❤❤❤
Guul guul xusbulahi
اللهم انصر اخواننا في غزه
islaamka guul iyo gobanimo
Ilaah isagaa aduunkaan maalula teeda kale waxba isma dhaamaan labada xisbi kan ayaana Ragsan hada talada qabtay
Ilaahay dhibka haka dulqaado wllhen reer qaza una gargaar aaamin yaa rabi ❤❤❤
Allow guushana sii muqaawimada. X.X.X iyo dhamaan muslimiinta
Gaalka manta la doortay waxba kama bedeli karo dagaalka qaza waayo waxkasta allah ayay gacantiisa ku jirtaa markaa aan uduceyno un reer qaza in allah xornimo siiyo ❤❤❤
subscribed MARrACADE SHOW
Mahadsanid maracade show
Islaamka allaah ayaa garabsiinayo insha allaah
اللهم انصر إخواننا في فلسطين وغزة و لبنان، وارفع عنهم الظلم والاضطهاد، وثبت أقدامهم على الحق والعدل. اللهم أعز الإسلام والمسلمين، وأنصر المظلومين في كل مكان.
Amein insha Allah way guulaysanayaan
Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wafaa billaahi wakiilaa
Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa Qayuum Yaa Allah Yaa qayuum Yaa Allah qahhaar Allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin
Ala.haxoreyo falastin waytolwaayn alahayaw uhiili amiiin amiin
Allah ugargaaro walaalaheena falastiin
Allahayoow ugaargar falastiin
Yuhuuda iyo maraykanka iyo xulafadooda jabi
MAXAA KA GALAY MUSLIMKA MARAYKANKA IYAGOO REE QAZA AY GAAAJO IYO DAGAAL HAYSTO
ALLAHAYOOW ADAA UMAQAN
❤❤❤Muslimiinta dhaman Guul iyo gobanimo
Ilaahay ka rajaynayaa in TRUMP in uu xaaladaha dagaal Gaar ahaan MUSLIMIINTA gaar ahaan reer FALASTIIN incha allah
Alhamdulill ❤❤❤
Allhu akbar
Maxamed ciise caawa casha xitaa waxaa igufilan intaas waayo tel aviv in garoonkeda diyaaradaha sidaan loogalo waa guul ay xs biga gaareen waana ku faraxsanahay wax kasta oo dhib ku ah gumaystah wana alle mahadi ilaahaw u siyaadi dhibta
Soo laabashada Trump culeyska badan waxaa dareemaya dalalka reer galbeedka
Muqaawamada Allaha Guuleyo
Marka hore Waan kusalmay suxufi maxamed cise iyo bahda maracade show ee an mudada 4 ta sana kabadan aan sida toska ah uguxiranay ASC mida xigta muslaminta 78 san hasuqa laguhayo ee reer falastin makaankodina xogologa hasto ee garabka kaway walahod allaha gurmad dg dg ah haa uso diro amin aamin yaa allahuw
❤❤
Asc aniga waxay ilathay inuu bariga dhexe waxkabedeli doono TRUMP dagaalkana soogabagebayn doono sababtu waa nin warkiisu cad yahay kii hore wuxuu ahaa nin jelicsan xusuustiina kadhuntay qofka adag taxaa hadii maskaxdiisa dhaawacsoogaaro go,aamo maqaadankaro haduu qaatana waalabedeli karaa Alaah waxaanka rajaynayaa in naxariis walaalaheen ugeliyo lagana daayo dhibka cunto iyo biyo iyo dawooyina loogeeyo waa reer Falastiin
Sheekh maracade
Trump yahuuda hubka wecel ahan uma siinayo guuk Islamlka
ilhyow uu hili reer flstiin ayaa raabi
Trump iyo somali waxaa istusay waa Ilhan Omar,
Marka waxaan leeyahay ilahaaney Trump dadkaa awood badan baa wax ka qaadiwaa,ee cagahaada hoostooda ka soco,
Afkaada qabso,ee la shaqeey trump aqligaada kala goosa.
Sahyuuniyada DHulka ALllaha Lajaro
First❤
Wsrsbaha kan amusan iyo kan qaylnaya waxa fican kan qaylinaya Taram aya fican
Rabii ayan len asaka ayan sugeina
Guuul falastin
Yemen & Iran oo jooga carbna kumabiiri karaan Zahhyuniyada
Nac kufaata kamala walaga gulaystay ee jeo bedan daba dhilifka u ah
Tramp waa oday walan waxkas tana kafilo
Taram ayaa kadhibyar
Abu hurayraha soomaslida
Iran waxay tishabisay nukilerkeda malinki shalay
Yes papa
israa.el bay daan ugu jirta
October 28 29 Waa La Ogaa inuu Trump Soo Baxayo 72 Milyan Baa Codeysay 28 29 October Trump Wuxuu Helay 49 Milyan
14:57 waxaan afk leerinaayo oo habarta u,eg waayo
Duqas illahay si dag dag ah umada ha oga qabto insha Allah
Waa yuhuudi kale uun
Qofkii 862 oo likeda saaray awal kun iyo wax asoo maraya ayaan saari jitay balsa hada farxad bay ii tahay❤❤
Asagoo yaal 15 min ayaan daawaday alx❤
Natayaahu alaha duleeyo
Aniga waxay ilatahay in rer farastin in xaabada laga joojin dono iisaga o aykaahayn naxariis balse magac kurabo sikas taba hanoqoto shacabka rer qasa allow kaqabo cadawgan iskugu tagay
Waxay aniga ilatahay naari meet qabaw male labada nin waa iskumid allaah ha inoo duleeyo
Xubnaha codeeya ee maraykanka mabaarlamaanba?
Falastin maxe ka faidesaa
Wcs wll
6 15:15
6😊4
R6
Anigu Waxaan Qabaa Inu Trump la saffan doono Abiy Ahmed Garabna ku siindoono iney Ethiopia hesho Bad ⛵ ey Muddo sanad iyo dheerad ah ku Riyyoneysa
masibada taram ilahay Ayan kamagan galay
Rergaza illaahay ayaa ku filan Trump waxba kuma soo kordhinaayo waayo waa oday xun cunsuri ah oo waliba muslimiinta neceb wuxuuna isku dayayaan doonaa in uu gaza siiyo isreal lkn wuxuu moogyahay gaza illaahay dadkoo ku beeray in uu ku haynaayo meeshooda qof ama koox kibirsana aysan ka xoogi garin rergaza wadankooda😢
Trump waxba masookordhinayo sababtoah trump iyo baydeydhan waa dareer iyo labadiisiidhagood. illaahaybaa nalajira hadaan nahay islaamka
Goormaad tabisay warkaan isniintii miyaa mase waa maanta
Manta
Ninyahow naga joji xayeysiinta aad soo dhexgale wararka hadii kale ●
Odaygu afka hadalmoyane wafulay maxuma
2:10 2:10 2:10
Trump
Waxaa sugaya siduu geeso loaad isugu keeni lahaa,
Salaan
Somaliland maa la aqoonsanayn
Wcs
Maracade waad dahaday
Kamala harris dhinaca dimoqradiga matalayso
Wanaagsan
🎉
Intuu yimaafo Trump wa Quusta Gumaystaha yurub.
Somaliland waa la ictiraafayaa, marka laba dhinac laga eego, Badda istaraajiiga ah ee somaliland in Chinaha laga ilaaliyo iyo israa'iil oo doonaysa in iyadna ay saldhig ka hesho Somaliland.
Si ayna gaaladu iskugu soo bahaysan oo ayna u degin waa in DFS ictiraafto. Iskaashina ay yeeshaan Somaliland iyo Somaliya. Haddii la eegayo islaamnimada iyo somalinimada. GAALO YAAN LOO GACAN GALIN!!.
Gaal maa laysku aaminikaraa shydaanka 😂
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Gawse waraabe gudo kaxidhiidhsan
markad xayle salase taataabanayseen ma xooga cali xaylo aaku tashanayseen ayu yiri hada dorashada taram talo yeelan maysee allaw baabi i yahuud iyo xulufadiisa
Dadkii maa lasoo cilinayaa😅
Wuxuu dhaamaa Demoqraadiga Haduusan waxba kaqaba karin waa kasoo cararay Askrtissi Yurubna kalma tashan taasaa muhiim ah, hadana cuduu xooga ush3gan karin an jiridoonin.
،waxay ila tahay inuu u gargaaro israil oo fogeeyo falasatiiniyinta
Kuwaas ha karbaasho waa boqora shacabka ms aha
Somaliland dagaal Bay ku qaadi doonta maraykanka Insha Allah dorashada Ka dib 😉🧐😎
Yahuudu way nasiib badanathy waxa lagu garaacayo iyo sida aysan waxba uyeelayn waxba shaki ku galinaya guul darad islamka xaq miyaysan ku dagalamayn
Hello jooji sheekadaan propaganda ah hadaan muslimiintu xaq ku dagaalamayn ma yahuud baa xaq ku dagaalamaysa ilaahay ka cabso
Waa Qatar. hadiii Shaki Kaagalo
Bad news 📰
Guul xamaas
Asc sxbyaal trum waxbakama badali karo waxbana kuma dari karo illahay kataliya aduunka suu doono illahay kayeelaya
Asc waa iskumid mareyken