DIRSLE ama ASAD HAGIO YAA HARGEYSA KUSOO DHOWEYN LAHAYD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 580

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 3 ปีที่แล้ว +72

    Asad Hajio Welcome To Hargeisa Walal Aad ayaanu kuugusoo dhawaynaynaa Caasimada Geeska 💚🤍❤️

  • @hodanyusuf9513
    @hodanyusuf9513 3 ปีที่แล้ว +58

    Ismuujiya inta asad jecel in uu mar uun cagahiisa isku taago Ramadana waysoodhawdee pls aynu wllkeena uducayno inuu iida cagahiisa isku taago ilahaw caafimaad sii yaarabi 🤲🤲

  • @sulthanliibaan1313
    @sulthanliibaan1313 3 ปีที่แล้ว +334

    Aᴢᴀᴅ ʜᴀɢɪᴏ ɪɴᴛᴀ ᴊᴇᴄʟ ʜᴏʀᴍᴀʀᴋɪɪsᴀ ɪs ᴍᴜᴜᴊɪʏᴀ✌️🤜

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 3 ปีที่แล้ว +31

    Welcome to hargeisa asad hajio insha Allah nookalay huuno 🙏💚🤍❤

  • @ilyaasaliahmed9011
    @ilyaasaliahmed9011 3 ปีที่แล้ว +120

    Hadii aad jaceshahy asad inuu farxad kunoolado like sar mhdsanid

  • @mohametali6437
    @mohametali6437 3 ปีที่แล้ว +57

    Waad isku nuurysaan mncha Allah inta ila aragtay like ta hayla dhaaafin

  • @Mukhtaarinadalal
    @Mukhtaarinadalal 3 ปีที่แล้ว +62

    Asad hagio🌹
    From hargaysa 💋🌹🌹

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 ปีที่แล้ว +31

    Lahjad baa dirisle lagu tagerayey😂🤣🤣🤣
    Lkin ani ALLAAH dartii ban ku jeclhy waxad thy wiil qalbi fiican oo la jeclow ah 5000k wad gareysaa mardhaw insha Allaah keepgoing brother Asad hajio
    Waa wllsha from Bosaso Somalia

  • @najmajamal2281
    @najmajamal2281 3 ปีที่แล้ว +7

    Teem keenya hadanhy waliba rer nairobi maskaga wanasogaray manta ina mas magaca kuqoran afka iguxiranyhy wakufaraxsanhy waliba free nogadhigtay shukran wllkey wlhi farxadeyda lamaso kobikari

  • @wjejewmwk8530
    @wjejewmwk8530 3 ปีที่แล้ว +126

    Ku sali nabigeen Mohamet
    صلي الله عليه وسلم
    Hadad nabigeena jaceshahey lika ta kina sali nabeega wllo mcn

    • @nabaadohazz6119
      @nabaadohazz6119 3 ปีที่แล้ว +3

      scw

    • @ruqiyohaji4454
      @ruqiyohaji4454 3 ปีที่แล้ว +3

      Scw 💓 scw 💓 scw 💓 scw 💓 scw 💓 scw

    • @shukrishiiqcali771
      @shukrishiiqcali771 3 ปีที่แล้ว +3

      Keep going walal

    • @rudwaankaamil7615
      @rudwaankaamil7615 3 ปีที่แล้ว +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @hoodoqani1647
      @hoodoqani1647 3 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw

  • @aaminahussein4039
    @aaminahussein4039 3 ปีที่แล้ว +12

    Waar niyaw angu waan ku tageerna wlhi aad io aad ayaan ku lasocoda kulba waxaad soo galisid guul marksta wllky qli qurux badanaaw frm hargysa hadha waag🇸🇴🇮🇹❤🙏

  • @hamdaahmed4455
    @hamdaahmed4455 3 ปีที่แล้ว +21

    Walalow waa halhayska ad reer hargeisa ku tilmansato
    E hablaha reer hargeisa way ku tageran masha allah hambaliyo inta reer hargeisa farta taag 💯💯💯

  • @sahalyareofficialchannel2879
    @sahalyareofficialchannel2879 3 ปีที่แล้ว +28

    Hadaan tageeri lahaa asad hagio
    Waxaan noqon lahaa catuuti😂😂😂
    Saan miyaa Nananana naaa nanaaa👌✌❤🖒

  • @khalidmusa1311
    @khalidmusa1311 3 ปีที่แล้ว +11

    Asadaw hargeisa oo dhan lamay soo dhex Marin anagaa kuu joogna🤩

  • @ruqiyobashiiryanocp1670
    @ruqiyobashiiryanocp1670 3 ปีที่แล้ว +5

    ASAD HAGIO wll Masha Allah waad qalbi wngsanthy Allah ku dhowro wllke allah dartiis aya ku Jeclhy

  • @ahlam8554
    @ahlam8554 3 ปีที่แล้ว +14

    Asad waan ku tageernaa from hargeysa

  • @deqofarah3136
    @deqofarah3136 3 ปีที่แล้ว +6

    Asad gabdha waxaa ku jecelyihiin qurowlow plus nice dabeecad manshalaah

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 3 ปีที่แล้ว +20

    Rasuulkena صلى الله عليه وسلم waxa uu dhahay Alle adoon kiisa waxa u caawiya marka u wallaalkii cawiyo plz wll qali igu cawi in ad isarto subscribe Ina so boqo muradkaga Alle ha ku fududeyo amin. Mahadsanid🙏🏼

  • @ismaaciilboss3854
    @ismaaciilboss3854 3 ปีที่แล้ว +10

    Kkkkkkkkkk
    Keep going
    Asad,hagio
    Thank you asad,hagio .book shoop. 👏👏👐

  • @nasteexomohmed3202
    @nasteexomohmed3202 3 ปีที่แล้ว +3

    Wllky asad wllhi reer hargiza waanu ku tagerznya wllo

  • @mohammedcabdirahman4062
    @mohammedcabdirahman4062 3 ปีที่แล้ว +14

    Waar no asadow zxp Lahjada amaan noosi beerkad icasaysay zxp wllahi keep going ❤❤💯🤣🤣

  • @RiGaax_22
    @RiGaax_22 3 ปีที่แล้ว +23

    Teaam dirisle like dhac 😂👍

  • @hiilhooyohiilhooyo4007
    @hiilhooyohiilhooyo4007 3 ปีที่แล้ว +17

    Dadkeygow ILAHAY Ramadaankan kharkisa nasii cafimad nagu garsi 🤲 amiin yarabi 😭😭❤️ dad badan ayan garin ee rabiyoow kuwa gara magu dar Amiin yarabi 😭😭❤️

    • @asmoxasan5214
      @asmoxasan5214 3 ปีที่แล้ว

      Asad hadii ay dadkaas ku dooran waayaa anaaa ku dooranaayo wll mcn asad xajiyo

  • @ayaanlewadnekaape1857
    @ayaanlewadnekaape1857 3 ปีที่แล้ว +7

    Aad baan kuu salaamey walalkey asad hagio27 dhalinta TH-cam waxan u sheegi lahaa iney sameeyaan barnaamijyo kaftan ah lkn aaney ku raadin xumaan dadka magaca leh waxan ku leeyahey guul iyo gobonimo iigu nollow waxanan ku rajeynaya cafimadkaga oo taam ah

  • @rayanruuxi3022
    @rayanruuxi3022 3 ปีที่แล้ว +7

    Asadaw noo kaalay wn kusoo dhaweynaynaa adi iyo dirislaba wn idin jecelnahay😘

  • @sakariyeabdi5181
    @sakariyeabdi5181 3 ปีที่แล้ว +5

    Asad hagio from xarunti darawishta gar ahaan lasaanod🇸🇴✋

  • @iqraahmed8817
    @iqraahmed8817 3 ปีที่แล้ว +20

    Bari waa 15 shacbaan la faaidesta dhn mnta ku jirta halkaan oo arakta fariintan Iinsha Allaah adiigona qof wllkaa qalbiga aadan ku heenin hala is cafiyo

    • @bartanabada2906
      @bartanabada2906 3 ปีที่แล้ว

      ma bari baa wll ma la hubaa mahadsanid wll saad ii soo xasuusisay

  • @naciimomoha6482
    @naciimomoha6482 3 ปีที่แล้ว +19

    Dadka dislike usara asad bn ka yaba malaha ma fahnsanapa hory usoco wllky cde

  • @fathxafathxa2470
    @fathxafathxa2470 ปีที่แล้ว +2

    Azad hagio waan ku wadan hore uu soco from somaliland❤

  • @feisalmowlidabdi3329
    @feisalmowlidabdi3329 3 ปีที่แล้ว +1

    Asedow waad i qiyaantay haddana waan ku farxayb waayo wxaan ogaa adigoo gerka xiiri raba muuqaalkoo dhan wn kasoo baxay ma aanan dhamaysan hadda alx gerku ma aadan xiirin hana samayn ficilkaas oo kle waaayo this is sunnah waadna ku qurxoon tahaym keeep going bro qalbigaan kaaga soo duceeyay

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 2 ปีที่แล้ว +2

    Asad hagio 👏👏🙏mar uun somaliladn kaalay wll waa xasuus dalkaagii labaad 💚🤍♥️

  • @axmedreermudug
    @axmedreermudug ปีที่แล้ว +2

    Asad xaaji yo waa walaalkeen wxn anigu nalee yahay ilaahay cagihiiaa kuis taajio wllkeen asad xajiyo aamin aamin aamin aamin

  • @LAYLAOFFICIAL
    @LAYLAOFFICIAL 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabarakallah wall gulayso waligaa Allaha kusiyadiyo cafimaadka farxada asad hagoi 27 aamiin yaa rabi

  • @saphiamohamed5343
    @saphiamohamed5343 3 ปีที่แล้ว +3

    Asad hagio wllo anagan taaageero mug io miisaan leh ayaan kuu haynaa from hargeisa

  • @abdullahisaid7496
    @abdullahisaid7496 3 ปีที่แล้ว +8

    Qofka ugu horeyay comment bixiya ayan ahay maxan mudanahay

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 3 ปีที่แล้ว +3

    Asad ilahey haku siiyo cafaimad taam ah dhowr jeer ayan comminti ku soo qoray inad aragtay iyo in kale alla og sxb sida an horey kugu sheegay gbr soomali ah youtuberna ah in aad caawiso familkada u sheegto pin ugu qabato wllkey wllhi Aqoon uma lihi ilahey dartiis ayan u cawinaya adiga sido kale teeda kale manta oo bisha shacbaan 15 thy maalaigta waxa aay u geysaa ilahey qof walbo camalkiisa ilahey ha ka dhigo kuwa uu ku farxo sxb gabartan waxa ay soo deysaa muxadaroyin diini waxana ugu qoran sacdiya cafifa channel waa marki ugu dambeysay aan ku soo qoro commenti nocan ah wllhi ajir ayad ka heleysaa tani waa adunyo qofki maanta nool beri ma noolo hadi aad caawiso alhamdulilahi iga raali noqo wllkey goaanka ilahey ka sokow adiga ayaa iska leh mhsnd

  • @haboonahmed2277
    @haboonahmed2277 3 ปีที่แล้ว +3

    Waan ku jeclahahy wllkayoow allaha kursigaana kaa kiciyo waan kula karhye hargysaan kaasoo salaamayaa😍😍😍😍😍🤲

  • @faadumoomer2491
    @faadumoomer2491 3 ปีที่แล้ว +5

    Saasan dad badan lagaadhin asad wadana💚💬❤

  • @Sacadyaash
    @Sacadyaash 3 ปีที่แล้ว +8

    Pro maseer badanida Asadow libinta Ninka Uu Qir pro 😅😅

  • @marwaanofficial4690
    @marwaanofficial4690 3 ปีที่แล้ว +5

    Asad wlhi fand kaga ahy ani bilaw ahee wax ila qabta team asad 1k igarsiya plze🙏🙏

  • @nimcomohamed9458
    @nimcomohamed9458 3 ปีที่แล้ว +5

    Anigana ha lay waydiiyo😂😅asad hagio dooranayaa lkn aniga xoog ku tageeraa wll🥰

  • @faatzambeautysalon8034
    @faatzambeautysalon8034 3 ปีที่แล้ว +3

    Asad gbrta sowdo ma ahan ee faadumo dheh🤣🤣🤣🤣 waaba isku dardarsantay bee🥰🥰❤my bro asad hagio keep going

  • @hodoabdi9673
    @hodoabdi9673 3 ปีที่แล้ว +6

    Labadiinuba welcome hargeisa cadeey

  • @MG-ru8ng
    @MG-ru8ng 3 ปีที่แล้ว +7

    Azad hagio ninka Magcizo 3 yaqaan like dHac ku zii 😂💛☺️

  • @maahirabii5124
    @maahirabii5124 3 ปีที่แล้ว +5

    Asad hagio wll qalbi wngsn Igu Qaado manta love saar❤💯🥰

  • @ilwaadquruxyartareersomali2225
    @ilwaadquruxyartareersomali2225 3 ปีที่แล้ว +2

    Adiga kugu soo dhawayn lahaa asad wxd tahay wanaagi oo qof ah alle cagahaaga ha kuu caafiyo wll mar walba waan kuu ducaynayaa inshaa allh

  • @saciido1235
    @saciido1235 3 ปีที่แล้ว +3

    Asad wll qliy waxaa rabnaa in aad dumashideen kadhigto samsam. Wayo way ku qalan taaaa bilis aan bilis 👍🏻💝👌

  • @hamdaosman9001
    @hamdaosman9001 3 ปีที่แล้ว +6

    Wll qaaliya oo qalbi fiican kuso dhawaw hargesa
    From hargesa 👋

  • @jimcaalexuseen7630
    @jimcaalexuseen7630 3 ปีที่แล้ว +3

    Welcome Forom hargeysa Welcome back Asad

  • @umull5778
    @umull5778 3 ปีที่แล้ว +4

    Walkey qali hancayin waan ku jecelnhy hadan nahany reer wajale Asada hajiyow dhibka dhaafa huno hhhhhh walalo hore usoco❤❤❤

  • @hoodoeprahim2683
    @hoodoeprahim2683 3 ปีที่แล้ว +2

    Asad hagio welcome to hargeisa roog cas iyo calemo cagaaran ban kugu soo dhawayn lahayn💕

  • @hamdamotheh8021
    @hamdamotheh8021 3 ปีที่แล้ว +7

    Asad hagio ana kugu so dhaweyn lahaa hargeisa 💥💥

  • @bulgaas114
    @bulgaas114 3 ปีที่แล้ว +2

    Supe star and legend Asad Hagio I love from Minneapolis Minnesota

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 ปีที่แล้ว +16

    Waryaa comments waad arkeyzaa ha dhaaFin Enjoy iga dhig TH-camr ahaYee noh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @musictubemt1772
      @musictubemt1772 3 ปีที่แล้ว +1

      Wan kuu saaray ee ii saar wall

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +2

    asad xaaaajiyow guul rabi ha ku xifdiyo waliga wAdnA mahdsanthy sxb qali rabi ha ku xifdiyo waliga wAdnA mahdsanthy Asad xaajiyow guuleso waligaa keep going my brother

  • @ahmedsaidmahamud844
    @ahmedsaidmahamud844 2 ปีที่แล้ว

    baaye dheh sxb from bosaso waan kugu soo dhoweeynayaa bosaso iyo waaciye iyo xeebta mareero

  • @ahmedsalebanmohammed9719
    @ahmedsalebanmohammed9719 3 ปีที่แล้ว +5

    Asad hagio welcome to hargaysa waalagu cabsanyahay

  • @igraanaxmedcaydiidxirsi6821
    @igraanaxmedcaydiidxirsi6821 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaalkay asad hargeisa Marwood kerala will waqiironoyoyaa well markaan .kuarko.wll.wawn.farxaa

  • @xalimosacdiyo4873
    @xalimosacdiyo4873 2 ปีที่แล้ว

    Asad hajio wale wan kutagera qof qaali ah m.a🥰🥰

  • @xikmaalhadaamo3134
    @xikmaalhadaamo3134 3 ปีที่แล้ว +1

    Asad hagio♥️❤️❤️❣️iyo zamzam mnsha Allah

  • @umalkhayr1986
    @umalkhayr1986 2 ปีที่แล้ว +1

    Anigu hargaysa waxan ku soo dhawayn lahaa Azad hagio waanu ku jecelnahy wllo hore usoco

  • @abdikariimyalahow2886
    @abdikariimyalahow2886 3 ปีที่แล้ว +5

    Wllo gabadha ku amaantay Sowda ma ahan magaceda e wa Faduma dee

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว +8

    from hargeisa

  • @queenilhaanqueenilhaan5454
    @queenilhaanqueenilhaan5454 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofta dirisle u badneyd asdow yey ku nabin hee😇😇

  • @hiilhooyohiilhooyo4007
    @hiilhooyohiilhooyo4007 3 ปีที่แล้ว +8

    Pls isooboqo Alle dartii ama idawo kaliya haidhafina somalinimo💝💝😭😭💘💘🙋🙋♥️♥️

  • @adnasiciid6553
    @adnasiciid6553 3 ปีที่แล้ว +7

    waar Hargeisa calanka derisle Abdi aya ka taagane aayar joog asadow😂😂😂😂the one and only ABDIRIZAK ABDI MAYGAAG❤

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 3 ปีที่แล้ว +3

    Asada qurux loow aaye anigaaba jacel isna ima oga♥️

  • @qalibafuranqalbifuran7207
    @qalibafuranqalbifuran7207 3 ปีที่แล้ว +1

    Bow waxn wa been niyow rer hargysa Liqaam badn ma xidhan mar mar moye wax ba jira hablha o dhan way wad xidhn yihn tageero lambar 1 asad xajiyow inta ku tagerta ka badn nacbka from hargysa😘😊

  • @namelos2963
    @namelos2963 3 ปีที่แล้ว +1

    Yes #asadhagio waan kuu soo duuulaya hadaad #Hargeysa aad timaado si aan kuu soo dhaweeyo👩‍❤️‍💋‍👨👍🏼💐💞

  • @Misshoodo759
    @Misshoodo759 3 ปีที่แล้ว +1

    Asad anga oo dhan baa ku soo dhawaanyana markuu imamo🌹🌹

  • @faraxahmed4160
    @faraxahmed4160 3 ปีที่แล้ว +7

    Asad from hargeysa ku soodhawnyaa brother

  • @saidabdirazaq3845
    @saidabdirazaq3845 3 ปีที่แล้ว +3

    Anauhoreyee sxp ani gorme kasomuqanaa chanelkaga 😭😭😭😭 wamarkaa afaradh akusoqorayoo

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 3 ปีที่แล้ว

    Aniga igu dara Asad Haajiyoow number 01 youtuber all the time

  • @rahmaroble8210
    @rahmaroble8210 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh walkey lkn ani naagta Hadan Ahan lahaa maserba nafta iga iga gon lahaa😆😆😆istaq furulaah

  • @cabaassulaymaan7285
    @cabaassulaymaan7285 3 ปีที่แล้ว +2

    💯 kujecelnahy reer boorama

  • @somalidhalad808
    @somalidhalad808 3 ปีที่แล้ว +13

    Coomment u nacay somalidan wa wada tuugsi😴😴😴😴😴😴😴😴😴🤦‍♀️

  • @ayuubking7835
    @ayuubking7835 3 ปีที่แล้ว +4

    🤣🤣🙆😁😁 asad shaarbihii markuu xiiray wuxuu u eekaaday Khaayimiinti films ka hindiga hahahhahah

  • @adenmoha9446
    @adenmoha9446 3 ปีที่แล้ว +1

    Asad hajio wlhii i am your number 1 fan

  • @cbasidismail715
    @cbasidismail715 3 ปีที่แล้ว

    Asad hagio
    Allah ha ku sharfo
    Wllkay
    Allah ha ku sharfo
    Sxb qali
    Inta qof wanaagsan yahay ayaad wanaagsan tahay
    Guulayso
    Bro

  • @jasiiramedia6307
    @jasiiramedia6307 3 ปีที่แล้ว +28

    Nabi maxamed scw waxa uu dhhay ilahay adoonlisa waxa uu cawiyaa marka adonku cawiyo wllkis wll qali subscribe igu cawi ialahy haku xifdjyee subscribe subscribe ❣❣❣❣

  • @asiaayman6744
    @asiaayman6744 3 ปีที่แล้ว +3

    Aniga xattaa wll quruxoo ku taageera buuxa afar jeer maanta kaliya saaka duhurkii casarkii haddaa

  • @cabaassulaymaan7285
    @cabaassulaymaan7285 3 ปีที่แล้ว +4

    Welcome to boorama

  • @ansihaji6665
    @ansihaji6665 3 ปีที่แล้ว +7

    from dirisle cabdi 🥰

  • @ahmedkhalif5998
    @ahmedkhalif5998 3 ปีที่แล้ว +1

    Azad waxaad zamayzaaa markanoo kle tirada zi aanad u ilawin meel ku qore please pro 🙏Allah haku zharfo💯

  • @jamalabdi1403
    @jamalabdi1403 3 ปีที่แล้ว +3

    War SheekhAzad baryahan ZamZam wad isu bogsateen

  • @farxiyamohmed7744
    @farxiyamohmed7744 3 ปีที่แล้ว +2

    Wellcome hargesa insha allah❤❤

  • @ahmedvilla9267
    @ahmedvilla9267 2 ปีที่แล้ว

    Asadhagio the Legend

  • @qadarqayas3212
    @qadarqayas3212 3 ปีที่แล้ว +2

    Waawaray qoraalkii aanba aqriyo waxaan arkayaa dadtuugsanaayo jidkaa nagudhibteen hadane TH-cam mass
    Allah ha idiin kaalmeeeyo

  • @mrabdu1805
    @mrabdu1805 3 ปีที่แล้ว +2

    REER HARGEISA IS MUUJIYA😍😍😍😍😘😘😘🤩🤩🤩

  • @cawocali4218
    @cawocali4218 3 ปีที่แล้ว +3

    Videoga wali ma dhamysan lkn asad hagio ayaan sodhawaynana welcome to hargaisa caday

  • @marwoali9500
    @marwoali9500 3 ปีที่แล้ว +3

    Asad hagio welcome to somalilnd

  • @maanfarxaan5132
    @maanfarxaan5132 3 ปีที่แล้ว +2

    Anaa igu horeya,like,ha ila dhafin asad

  • @djozam
    @djozam 3 ปีที่แล้ว +3

    Ku sali nabiga scw

  • @ibraahimaxmed1720
    @ibraahimaxmed1720 5 หลายเดือนก่อน

    Wlhi asad ayaan taageeraa haygu soodhisin idiris lgnka waa asad hori usoco wll asad❤

  • @aminayusuf9852
    @aminayusuf9852 3 ปีที่แล้ว

    Asaad xajiyo wllo mar uun nookalay insha allah wllo from hargeisa 💚 💚 💚 ❤ ❤ ❤

  • @baraarujintaumadda5938
    @baraarujintaumadda5938 3 ปีที่แล้ว +3

    Sxp guurso adi ma ween gabadh iyo lacag taas ayaa aaminsanahay ani

  • @abdikarimnimcan7093
    @abdikarimnimcan7093 3 ปีที่แล้ว

    corona jira sidaa indha shareer la xidhay asdow

  • @priyanka-lt6pd
    @priyanka-lt6pd 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah viva Asad hagio

  • @queenrun406
    @queenrun406 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a asad anigana adigan kucodeyey 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +5

    Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴