HA HADLIN CHALLENGE QUEEN QAAWAN AYAA FARIIN USOO DIRTAY ABOOWE KA BAX CIYAARTA hhhhh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 2.1K

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 2 ปีที่แล้ว +1741

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 ปีที่แล้ว +1051

    Ruuxi ugu kheerka iyo sharafta badna ee koonkan so maray waa nabi maxamed scw❤

    • @Deeqa_5
      @Deeqa_5 2 ปีที่แล้ว +6

      Salalaahu Caleyhi Wasalam 🤍

    • @nimcocisman1684
      @nimcocisman1684 2 ปีที่แล้ว +4

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

    • @Time22999
      @Time22999 2 ปีที่แล้ว +3

      waan ogahay scw

    • @mohamedadan1518
      @mohamedadan1518 2 ปีที่แล้ว +4

      Salallaahu caleyhi wasalam

    • @Deeqa_5
      @Deeqa_5 2 ปีที่แล้ว +3

      @@mohamedadan1518 Salalaahu Caleyhi Wasalam 🤍

  • @sharmake352
    @sharmake352 2 ปีที่แล้ว +309

    Dunida masoo marin qof lamida nabi muxamed scw❤

  • @zizuuBoqortoyo
    @zizuuBoqortoyo 2 ปีที่แล้ว +102

    Nagaha Jirkoda ka Ganacsado Ha Naguso Disin wllka asad Hagio
    Nin Calammka
    laga Tagyaro aya Tahay Anago danba Ku wadana Queen qawan iyo wax lamid ah Hano Kenin Meshan🙏❤️

    • @hassancupaid5393
      @hassancupaid5393 ปีที่แล้ว +3

      Qof sidaa uhadla comment ka dhex radinyy nolow wll qali

  • @shacrapowy3438
    @shacrapowy3438 2 ปีที่แล้ว +165

    SubxaanALLAH Queen Qaawan xaa kuu geeyay bro qof fiicanaa eheede xaa idinku dhacay taas xushmad wax kuma lahan bisinkoo.

    • @yusufmohd192
      @yusufmohd192 2 ปีที่แล้ว +3

      Waa la yaaab wlhi😂😂😂war jiro moog waaye asad

    • @shacrapowy3438
      @shacrapowy3438 2 ปีที่แล้ว +1

      @@yusufmohd192 Haa WLHI xitaa in uu ogyahay ayaa laga yaabaa.

    • @missleeleefoow2441
      @missleeleefoow2441 2 ปีที่แล้ว +5

      Adi maa abuurtey don't judge the ummah!

    • @zaynucabadiinsdr1021
      @zaynucabadiinsdr1021 2 ปีที่แล้ว

      War nio queen qaawan waalayd miyaa qofkan uu u tagay

    • @nimcosaleban2364
      @nimcosaleban2364 2 ปีที่แล้ว

      Anaa Ba yaabay waaa ka so daray asad

  • @zuhaipmuhumett
    @zuhaipmuhumett 2 ปีที่แล้ว +255

    Ilaah dambiyadeena iyo kuwa waalidkeenba ha dhaafo😭😭🤲

  • @Somaliboy
    @Somaliboy 2 ปีที่แล้ว +552

    Asad hagio the one and the only legend Somali TH-cam to the world 🌍❤️❤️

  • @somalilegend7588
    @somalilegend7588 2 ปีที่แล้ว +206

    Asc wall asad waanu kutaageernaa oo waanu ku ixtiraamnaa mayna ahayn inaad meesha noosoo galiso qofta labaxday quen qawan allah wuxuu amray inay is asturto bals waydiiday amarkii allah maxaad friend oola tahay qof allah kafigaaday oona xitaa nafteeda ixtiraamaynin iska ilow wax layiraahdo waa gabar ixtiraamku makuxumo oo waa wax qof walba oo bini aadam ah gaal iyo muslimba ay mudan yihiin balse balse ixtiraamka iyo xududa islaamka kala baro bro qof allah gooya adna goo ogowna bro anaku wanaag unbaanu kugu jecel nahay markaad caanoqoto hasoo dhawaysanin kuwa allah kafog ee yaana lagaa marin dhanka diinta oo haka kaftamin
    Mida kale waad ku khaldan tahay badha kale yar hadalada aad ku lahayd ee jalenji ahaan usamee aad lahayd no waa khalad sharaf yay ledahay gabadhaa yaree xijaaban so meel ha ooga dhicin huno ok asc w.w

    • @samasalim808
      @samasalim808 2 ปีที่แล้ว +10

      Warun qof aragti dheer baa tahay muxu ixtiraam shegaya qofku haduusan ilaahiisi abuurtay aqoon

    • @fahmoahmed1437
      @fahmoahmed1437 2 ปีที่แล้ว +6

      Saxix kugu racsanhy 👌

    • @cawilzaahim212
      @cawilzaahim212 2 ปีที่แล้ว +4

      Aadbaan kugu racsanahy aniga halahas baan ku dhaliila asad hagio

    • @abdullahihussein2511
      @abdullahihussein2511 2 ปีที่แล้ว +6

      maansha allah sxb illahy caqliga ha kuu barakeeyo. Islaamnimada macaankeedu waa inaad xuduud yeelato, oo aanad wax walba iska aqbalin xitaa kuwaad jeceshahy.

    • @ayanhassan7712
      @ayanhassan7712 2 ปีที่แล้ว +1

      Ani ahan Waxa imuqata inadan dinta waxba ka aqon horta wilka asaga xora oo istiqyaar leh mida kle ee queen qaawan meel ay diinta uga baxday lama shegin manala arag waxa kle ayada ay danbi ama danub ay gasho wa ayada iyo ilaheed oo asad iyo adi iyo midna akhiro laguma cadabayo sida aad asad wax ugu shegayso aa Ana fikirkayga kaga dhiban yaa ku baneeyey ina dhahdo asad qofka halsaxibin wayoasad wa qof wa xor bari qofu la sxiba sadanbana wu nacikara asay utal hadaladada wa xukun xaqiiqatan Waxa rajayna inaa qof fcnthy wayo somalida ayago babah ah bay qofkle kudhagan ayago dinta kamaraya queen wawan tager ama nac go ankas adi garikara not qofka nacdo in lagula naco 😳

  • @dekalovemoha9544
    @dekalovemoha9544 2 ปีที่แล้ว +71

    Asad chalenge in Queen Qaawan Ku So Dardo Ma aheen
    Caruur Ku Daawado Caadi Ka dhigeeysaan Naag Jirkeeda
    Ka ganacsado🤭🤭🤭🤭Waa Canbaareeynayaa😴😴😴

    • @queenjama2085
      @queenjama2085 2 ปีที่แล้ว +6

      Hadey caruur daawadan maxey ka ogyihiin iney jirkeeda ka ganacsato

    • @izraahappy8796
      @izraahappy8796 2 ปีที่แล้ว +1

      @@queenjama2085 lkn abyo mcn ma fiicneen inuu gabar saa udahaqan sun Keene wlhi janalkan. Waligey waxaas cml Kumar arag Pasadena saan kama fileyn💔💔💔💔😥😥😥😥😥

  • @mudanabdi3275
    @mudanabdi3275 2 ปีที่แล้ว +55

    Cayda saas maa u fududahay waa prank maa iska dhahdiid 😂😂😂

  • @jawahircabdi2476
    @jawahircabdi2476 2 ปีที่แล้ว +142

    Asad wa qof qalbi wangsan oo qurankana fahansan masha Allh ❤❤

  • @sagalosman1083
    @sagalosman1083 2 ปีที่แล้ว +297

    Maasha allaah Abaayo Saas aaan Kaa rabaa Asad dhowr mar ayuu kusoo celceliyey wiilka dhexda Ma qabsankartaa aydana Maya ay tiri 👍

    • @cimranjoker4948
      @cimranjoker4948 2 ปีที่แล้ว +7

      Waa sax lkin waxa kasii xumeed in ceyda lagu diro wliba dharbax lagu dhoho ee yeesho 🤔

    • @aizhadiamond7561
      @aizhadiamond7561 2 ปีที่แล้ว +2

      @@cimranjoker4948 xishmad ee uhese utiri blse waxay rabin inee sameso ma ehen

  • @hafffffffffff.6
    @hafffffffffff.6 2 ปีที่แล้ว +61

    Hada jAceshahay in asad ugaaro 1m kahor 27/8/2022 like😂 team 27

  • @zahrahiireey2002
    @zahrahiireey2002 2 ปีที่แล้ว +145

    Asad wll naagtan fasahaada ah TH-cam kaga ha keenin😡 keep going bro respect ✊

    • @najmaxasan3750
      @najmaxasan3750 2 ปีที่แล้ว +4

      Gm lee waaye maxaa kaa qaldan🥵😡

    • @mri8555
      @mri8555 2 ปีที่แล้ว +1

      @@najmaxasan3750 😄😄😄

    • @nimcomaxamed7395
      @nimcomaxamed7395 2 ปีที่แล้ว +2

      Gime lee waaye donqoneey gabadha ha caayn 😏😏😏

    • @muniir795
      @muniir795 2 ปีที่แล้ว +1

      Nagta filimada xun xun matasha miyad difacaysanba walee somalida dadka qarkod waxkasta wax cadiya ayuu lanoqday

    • @yourbrother8130
      @yourbrother8130 2 ปีที่แล้ว

      Adi anaa ku waso dhilo😠

  • @yaasiryaasiin5630
    @yaasiryaasiin5630 2 ปีที่แล้ว +10

    Kusali nabigeena maxamed scw🥰🥰🥰🥰

  • @samasalim808
    @samasalim808 2 ปีที่แล้ว +483

    Wallhi waxan cayaar Mahan wiilkan cumeer malin walba surweel in laga siibo larabo wamaxay marku guulaysan rabo adeer laba boqol oo dollar la iskuma bahdilo 6saacadood oo dhan buu soo adkaysanayay .
    tedakale Waxay surweel siibidan maydan dad wawayn ahayn cumeer ma ilmaa markii surweel laga siibayo malin walba
    Am the fan number 1 for asad hagio lkn game kan ciil ba ihaayo am feel very sorry for cumeer 😒😒

    • @Nazlen-Moha
      @Nazlen-Moha 2 ปีที่แล้ว +36

      Haa walhi😢 Waxas maficno Asad gamekan ku celis waye

    • @samasalim808
      @samasalim808 2 ปีที่แล้ว +12

      @@Nazlen-Moha imagine qof 5 saac iyo bar aamusna oo daqiiqatkii u danbeeyay surweel laga siibayo Markii uu ka gulaysan Rabay ani hadan ahan laha isma dhibeen maxa I amusinaya shekadu haday San tahay

    • @naimaabdi19adan98
      @naimaabdi19adan98 2 ปีที่แล้ว +11

      Haa wllhi xukunka anaa leh ku waashy ninmanka kale a kamasibo muxuu cumeyr kalita ooga sibayaaa waxan geem maaha mideeda kle cumyr waa legendary wllida markii loadeegsdo wuu siidaa kuwa klene weyyeln😡.

    • @waxqabad123
      @waxqabad123 2 ปีที่แล้ว +7

      @@naimaabdi19adan98 war iyaga maxay ku sameyeen playstion ayee ka jabiyaa 🤣🤣🤣

    • @Nazlen-Moha
      @Nazlen-Moha 2 ปีที่แล้ว +3

      @sama salim Wilka lacgta xaaq ayu uleyah Cuumer Horta game hore ceyda ayu suxun uyeelee wayaab ninka lacag jecel

  • @burhaanabdi4143
    @burhaanabdi4143 2 ปีที่แล้ว +32

    Ku Sali Nabi Muhamed
    Scw Scw Scw Scw🥰

  • @abdirizaakateera
    @abdirizaakateera 2 ปีที่แล้ว +93

    Kal io lab wlhi ani azad iyo team kiisa waan wataa
    Xaqiiqdii azad waa another level youtubers ka wuu kaduwan yahay taas oo usabab ah maskaxdiisa oo Inaba caadi aheyn masha allah bro nolow keep going respect 🙏 👏 ❤

  • @saacidalimohamedali6406
    @saacidalimohamedali6406 2 ปีที่แล้ว +15

    Sxb nin fiican ayaan kugu ogaa lkn naagtaan aan allaha na abuurtey ka xishoney warkeeda danbo hana gu soo qaadin keep going bro

  • @abdullahihussein2511
    @abdullahihussein2511 2 ปีที่แล้ว +11

    illaahay ha soo hadeeyo inantaa, laakin asadow ka fiirso dadkaad bulshada hor keenayso. wax kasta diinta ka horaysee illahay xuduudkiisana illaali. wax kastoo aanu illahay ka raali ahayn u gambi. hore u soco sxb

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 2 ปีที่แล้ว +132

    Challenge ugu adag inuu yahay inta ila aragtay is muujiya 🥇🏅like 👍saara team asad hagio 🎈🎈🎈🎈

  • @xanaan24
    @xanaan24 2 ปีที่แล้ว +40

    Ku sali nabigeena Mohamed scw

    • @hamdaabdirahman3388
      @hamdaabdirahman3388 2 ปีที่แล้ว

      scw scw scw scw

    • @azma4456
      @azma4456 2 ปีที่แล้ว

      Salalaahu aleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @muusesugaal5059
    @muusesugaal5059 2 ปีที่แล้ว +43

    Cumeer sxbtinimada wuu qadariyaa Walhy waxan fiirsaday isgoo marar badan leh iga daa saxibaday haygu dirin 🤝🤝🤝🤝🤝🤝

  • @zeinabmohamed4002
    @zeinabmohamed4002 2 ปีที่แล้ว +36

    Masha Allah may almighty Allah bless and protect you from evil eyes ameen thuma Ameen keep going bro can't wait 1m

  • @Eng_zack006
    @Eng_zack006 2 ปีที่แล้ว +57

    The one and only my dear brother asad hagio keep going 1m coming sooon ❤❤💯

  • @hanihassan878
    @hanihassan878 2 ปีที่แล้ว +14

    Run ahaantìi barnamijkan waa fiican yahay lkn caawa wax badanaa ka qaldan mida 1 Q Qawan inaaad kuso darto ma,aheyn indhaha dadka uma wngsana oo aha qof asturan ilahayna haso hanuuniyo mida kle Cumeer markasta inad dhahdo ma,ahan surwalka halaga siibo lkn waxyaala kale wad kusaemeyn karta mida bisinka waa hadal waana hadalka eebe hadad dhahdana waa quran taasna waa sax inta kadib ,,
    Waxad heysta taageeriyaal wanaga kula rabo mida kale Anaga waxa nahay dad Muslim ah raga & dumarka ajnabi ayey kale yihin wax yar ayaa noqda dambi weyn marka iska ilaali waxyaabaha diinta lidka ku ah

  • @libanabdi3622
    @libanabdi3622 2 ปีที่แล้ว +234

    Asad thank you brother laakiin challengekan waa wada controversial sababta oo.ay tahay dadka waxaa loo hadalsiinayaa iyadoo lagu xadgudbaayo xitaa jidhkiisa
    Ta kale waa adiga oo la xidhiidhay qof magaceeda iyo sharafteeduna hoosayso ilaahay ha soo.hadeeyo laakiin intaa ka hor waa inaan.magaceeda meelaha sharafta leh meeshaada oo.kale.la.keenin please thanks again
    Comments yada iyo codsiyada taageerayaashada akhri oo ka soo jawaab ileen anaka ayaa taageerayaashaada ah oo.ku taageernay

    • @HAKANTUBE7
      @HAKANTUBE7 2 ปีที่แล้ว +10

      Game Ka piLaawgisa ayuu sheegay game kaN rule dhaN maqapo ayuu dhahay wixi Ladoono ayaa Lagugu sameena waana La isku raacay ✌️

    • @qaaliqurux1793
      @qaaliqurux1793 2 ปีที่แล้ว +5

      Sharmuto inoo keeni ayaa qalad ah

    • @Tayba283
      @Tayba283 2 ปีที่แล้ว

      Game waaye waa caadi

    • @ibrarasta3022
      @ibrarasta3022 2 ปีที่แล้ว +3

      Hahah Somali Maryooley Dadka Bilaa sharafta Game ka Ka daaya Nio

    • @سعديهعثمان-ج8غ
      @سعديهعثمان-ج8غ 2 ปีที่แล้ว +4

      Liban Abdi saxiix waan kuugu raacsanahy teeda kale naag unbaa laga raacay raggaan ee qiimo isu yeela dumarka rabbigood caasiyay inla ixtiraamo ma mudna teeda kale youtubekaada sharaf uma ahan in qaawantaaas aad keento

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 2 ปีที่แล้ว +31

    Dhexda qabso kulah 😳😳 *VAR* iska ilaali sxb Congratulations *1M*

  • @idirisaadanmaxamed2796
    @idirisaadanmaxamed2796 2 ปีที่แล้ว +8

    Asad Hagio The King of Challenges Somalia Dhanka Qur'an ka Ama wixi dambi kaga imaankara Marna Challenge Haku Samayn Wllhi legend Baa Tahay aadaan kuu Taageeraa

  • @abdalemohamedabdle8166
    @abdalemohamedabdle8166 2 ปีที่แล้ว +6

    Asad kalmadan boqoroow illahay ayaa boqora ka daa ha isticmaalina wll

  • @mariasheikhyussuph2594
    @mariasheikhyussuph2594 2 ปีที่แล้ว +172

    Another level Asad hagio keep going 1m coming soon InshaAllah

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 ปีที่แล้ว +158

    Legend always legend keep going asad hajio go forward winners
    Another's levels beg game challenges 💯💪💘💖

  • @hanadhajiofficial4368
    @hanadhajiofficial4368 2 ปีที่แล้ว +32

    Subxannallah asadoow queen qaawan maa lajoogtaan sharteeda Allah idinka fogeeyo balaayada

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed 2 ปีที่แล้ว +82

    U re always talented huuno macaan. Really so proud of you. Masha'allah Tabaraka'Raxmaan 👏❤️

  • @saacidawinuur7581
    @saacidawinuur7581 2 ปีที่แล้ว +5

    Queen qaawan ma qof qaaliya oo Queen qaawan ma buubuuninaysiin 😭😭

  • @zakosmoneymaker1793
    @zakosmoneymaker1793 2 ปีที่แล้ว +150

    Asad Hagio we love you and we respect you bro, lkn ma ficno inad qimayso qof dhaqan iyo diin midna ixtiramin. Wayo hadan sidan Ku wadno waxkaste cadi ayay inala noqonayan. Adigana kuma ficno inad Title kaso dhigato magaca qof hablaha dhalinyarada Somaliyeed Ku Influence-garaynaysa dhinaca xumanta. Waa fikirkayga🤝 1M coming soon bro

  • @Sheeko-Sheek0
    @Sheeko-Sheek0 2 ปีที่แล้ว +91

    kan qaawan darteed game ka uga baxay wuu qasaaray , markii hore hdii uu easy gaas isku dhiibaayo moxo waqtiga iskaga qasaariyay😁

    • @deeqoxaashi820
      @deeqoxaashi820 2 ปีที่แล้ว +4

      Layaab ayba igu noqotay kuwa kale sida loo dhibay asaga looma dhibin naag looga boxo iyo naag kalaa kala jirto umada dhan ay ka dhaxaysaa hadana qasaaro aa qabsatay ninkaas🤣

    • @asiamaxamed8919
      @asiamaxamed8919 2 ปีที่แล้ว +6

      walhi dhamaantood waxay kudhiirigalinayaan xumaanta qof ilaahay ixtiraami waayey ayey wada ixtiraameen waa aakhiru samaan ilaahow nacafi

    • @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
      @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 2 ปีที่แล้ว

      Waa prank waxani hhhhhhhhhhhh

  • @Rooda_sanaag
    @Rooda_sanaag 2 ปีที่แล้ว +87

    الحمد لله على كل حال، الحمد لله على نعمة الإسلام، 🤲🤲🤲

  • @suldaanaxmed689
    @suldaanaxmed689 2 ปีที่แล้ว +2

    ASAD CAFIMAAD AYUU ALLE KA BARYAYAA IYO INTII MUSLIM AH HADANA WAA NIN KU XIRAN QUEEN QAWAN YAAB WLHI

  • @shucaybofficial
    @shucaybofficial 2 ปีที่แล้ว +4

    Queen qaaawan iska daaYe Nicki minaaj darteed uguma baxeen game 200$ 😂😂😂😂😂🙋‍♂️

  • @ayuubabdijamac7229
    @ayuubabdijamac7229 2 ปีที่แล้ว +8

    Queen qaawan qof caadi ha noogadhigin bro waa qof alle kafuratay acuudu bilaah

  • @abdirahimniman7883
    @abdirahimniman7883 2 ปีที่แล้ว +140

    Asad hagio the king of challenges in Somali TH-camrs 💯💕

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว +1

      صلي الله عليه وسلم

    • @luulaadan5722
      @luulaadan5722 ปีที่แล้ว

      ScwScw ScwScw ScwScw ScwScw ScwScw

  • @mohaiproahim17
    @mohaiproahim17 2 ปีที่แล้ว +64

    Aabaga Challenge Yada keep going bro 💪 🙏 👌
    #Asad_hagio coming soon 900K subscribers OMG 😲

    • @QueenRaiza2005
      @QueenRaiza2005 2 ปีที่แล้ว

      Ceyda wllhi inaa ku adkeesato aheed because sawir wax madhibaayo
      Waayo inuu challenge yahay dadka wey arki lahaayen lkn meydhicin
      Walagaa aqli badiyy sorry🥺🤣😅

    • @QueenRaiza2005
      @QueenRaiza2005 2 ปีที่แล้ว

      Ceyda wllhi inaa ku adkeesato aheed because sawir wax madhibaayo
      Waayo inuu challenge yahay dadka wey arki lahaayen lkn meydhicin
      Walagaa aqli badiyy sorry🥺🤣😅

  • @Dramaeditings
    @Dramaeditings 2 ปีที่แล้ว +8

    Asad wallhi video-yadaada waa wada funny. Mid laga tago maleh, Full respect 🫡

  • @kumaaandooskadanab
    @kumaaandooskadanab 2 ปีที่แล้ว +3

    Asad Hagio Qof sharaf leh baatahay queen qaawan Isku level matihiin Ee iska daa Inta igu raacsan like

  • @Golxjrdj
    @Golxjrdj 2 ปีที่แล้ว +28

    #Asad Sxp Qali Barnamij Yadada Wan Xiiseya Wana Funny 😄 🙏❤️ Balse Barnamij kan Hal Qalad Ayan kugula Talin laha inad ka Taxtarto Gaar ahan Sumcadada Ayey Dhawacysa Wll Wana Erayga Gabadha ku Dhahay Say Erayga Ma ku Dhag Dhaci karta! Wa Gabadh Wana Wllsha Sido Kale Wan Wada Og Nahay inad thy Shaqsi wngsn 100% 🙏

  • @yusufmohamed5858
    @yusufmohamed5858 2 ปีที่แล้ว +23

    Asadow xamasadu yey ku qaadin wll waxayabo qaladan mesha uga jeda oyna diintu ogolayn pls qof la jecelyahay ayad tahay sharaftada ilaasho 🙏

  • @abumuscaab
    @abumuscaab 2 ปีที่แล้ว +36

    Asad waa khalad . Hadii gabadh wiil ajnabi Ka ah taabato waa dambi weyn oo dambi Kale wada u noqon Kara😱😭😭😭 subhanalah

  • @sihaamqurux6663
    @sihaamqurux6663 2 ปีที่แล้ว +3

    Marwalba waxan niyada ka yidhaa yaa Malaysia 🇲🇾 ku geeya si aan barnaamij idinla duubo my biggest dream 💖

  • @samiiraqalanjo1204
    @samiiraqalanjo1204 2 ปีที่แล้ว +4

    Istaqfirulaah ninka queen qaawan darteeda ciyaarta uga baxaa iigu daran😂😂😂😂😂😂

  • @hydrogengas1449
    @hydrogengas1449 2 ปีที่แล้ว +15

    Waxaa saadaaliyay Asad 27 August inuu 1M iyo 27th August uu dabaal dagi doono hadey saadaalinteyda rumoowdo Asad my ticket to Maleysia iska diyaari

  • @anhaarmahammed4977
    @anhaarmahammed4977 2 ปีที่แล้ว +29

    Cayda maskiin tahya walahi ani intaas uma hadleen dadka video lee arki lahayeen 2 goraba😂😂😂😂

  • @Somaliboy
    @Somaliboy 2 ปีที่แล้ว +45

    1 million coming soon 🔜

  • @Malakkmm
    @Malakkmm 2 ปีที่แล้ว +7

    Game kan ma fcnoiska dhaaf asad meel xun aye ine niga tagty Wlh 😳😳😳

  • @marryme4690
    @marryme4690 2 ปีที่แล้ว +13

    OMG 20:08😂😂😂😂😂
    " Doob Dareen Dilay Maqli jiray" Aydoo practice ah😱😂😂😂
    Ceyda sharafta Noga dheshay niyo hdaa Teamkad Nahay😏

  • @Wll_Zacki
    @Wll_Zacki 2 ปีที่แล้ว +19

    Asad hagio the best youtubar of somalia 🇸🇴
    Full Respect All Team 27 August 💢💢💢💥✅✅✅

  • @bahjaahmet5964
    @bahjaahmet5964 2 ปีที่แล้ว +64

    Cumeyr sida loo galey Sorry wiil adag weeye haben walba surwalka ma ka siibeysiin fikrad kle keena😂😂

    • @hamdiabdullahi7153
      @hamdiabdullahi7153 2 ปีที่แล้ว +1

      Asi xita mu shan moobe dhaheer Soo gashto 😂

    • @MohamedHussein-ry3qq
      @MohamedHussein-ry3qq 2 ปีที่แล้ว +2

      Sxb surwaalka miya laga siibay mise timaha ayaa laga jari rabay ani mafahmin

    • @yamosaid6683
      @yamosaid6683 2 ปีที่แล้ว

      @@MohamedHussein-ry3qq surwaalka

    • @AbdullahiMursal-ts9rs
      @AbdullahiMursal-ts9rs ปีที่แล้ว

      markasto weeka xqdaranyihin

  • @MohamedAbdi-id4no
    @MohamedAbdi-id4no 2 ปีที่แล้ว +10

    asad khasiiis queen qawanaaa wlhi wn la laabtay tageerahaagi asadow😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @mariammahamed4016
      @mariammahamed4016 2 ปีที่แล้ว +1

      Aniga xata wn la laabtay

    • @ismaip1
      @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +3

      La laabo anaga 100 meelood uga saareyna waxad taraysaa yara 😂😂😂

    • @maxamedyare2791
      @maxamedyare2791 2 ปีที่แล้ว

      @@ismaip1 sax wllhi queen
      Qawan haduu kasoyo mecnaheeda mahan inuu subscribe kuwayo any way dadkiisa kapadan 🤣✌

  • @kowtherhapiip638
    @kowtherhapiip638 2 ปีที่แล้ว +4

    ceyda wax yalahas dhip malahan mar dambe lacagtada ha iskaga sejin bro am team for u🖤🥰🥰

  • @abdishakuursomali3668
    @abdishakuursomali3668 2 ปีที่แล้ว +12

    Qosol iguma hadhin wlhi keep going Asad Hajio talent leedahy 1M coming soon inzha Allah🥰

  • @quruxqaali3494
    @quruxqaali3494 2 ปีที่แล้ว +17

    Walal wxn kudihi laha videoyashadha inaad subtitles uyessho si aay ku dawadhan foreigners adnaa ka mid noqoto world wide famous am sure u can bcz your so talented man❤💖please try

  • @SalmoUmuqeyrLifestyle2021
    @SalmoUmuqeyrLifestyle2021 2 ปีที่แล้ว +7

    asadow maahen in aad qoftan qaawan chanalkaga keento wiil wanaagsan ayaa tahay team wanagsan oo aqlaaq leh ayaa heesata markale ha keenin chanalkaga dadka aan sharafta laheyn

  • @keivahmed972
    @keivahmed972 2 ปีที่แล้ว +12

    Asad xaka qaldan qof qaali ah aaan massage kaga wada kuyeh ma quen qawanaa qaali ah asad channelka hanoga dhelin nagtas ilahy ku casisay ka joog😰🥺🥺🥺

  • @Jamaalkinboy
    @Jamaalkinboy 9 หลายเดือนก่อน

    Asxabey Asad hagio...Aan garsino 2M ...Plez inta aan lagarin Ramadaan ka..Go❤❤❤

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 ปีที่แล้ว +26

    Run ahaantii waqti aad u qurux badan ayaan ku qaata daawashada muuqaal ladada horay usoco brother 🎗❤

  • @nabaoonelmi5654
    @nabaoonelmi5654 2 ปีที่แล้ว +65

    Team 27 meeshan wax kasta ayaa macquul ka ah Respect walalka ♥️🙏

  • @DAAD-RESPECT
    @DAAD-RESPECT 2 ปีที่แล้ว +42

    Azad Hagio the only one guy of TH-camr always happy also he know to accept people he makes everyday challenges then get more people to support him so I like with him actions so that bro go but never stop 💪💪💪💪💪🥰👉👉🏃🏃🏃🏃

  • @Somaliboy
    @Somaliboy 2 ปีที่แล้ว +34

    Allah dartii ayan ku jecalhay asad hagio

  • @qasimmaxamud
    @qasimmaxamud ปีที่แล้ว +6

    Masha Alaah

  • @Abdishakiur-v5g
    @Abdishakiur-v5g 2 หลายเดือนก่อน

    Kookoo Farhad yes kaa bandaging ee ale umahadceli ❤❤❤❤❤gear 1m abaayo😍

  • @Asadomarhussein8779
    @Asadomarhussein8779 2 ปีที่แล้ว +5

    Bisinkow hdal ma'ahan waa kalamka Alle Qur'an Wye kaliya Azadow Midas ogow

  • @isco9733
    @isco9733 2 ปีที่แล้ว +21

    14:00 queen qawan aa 😂😂 waan is dhiibay ani xitaa😂😂

  • @TALISO.TOSAAN
    @TALISO.TOSAAN 2 ปีที่แล้ว +96

    Challangigan Iska Dhaaf Asad Coz Nin Lacag Jecel Baa Tahay Walalkeey🥺Wiilasshan Intaas Sacadoood Amuusnaayeen Xitaa Ma Qadarin Weyday Intaa🥹La Imoooe Challangiyo Kale Walalkeey

    • @faadmaabdirahmanibrahim3790
      @faadmaabdirahmanibrahim3790 2 ปีที่แล้ว +8

      Runta ka hadashay

    • @hodomohamed3648
      @hodomohamed3648 2 ปีที่แล้ว +10

      Ispa waa lagu sameeyey walipa waxyaapo badan ayaa lagu sameeyey
      Sida in kabaha Jordan la dhaho laga kala gooyey
      Sido kle bahalka giimka lagu ciyaarana waa laga jabiyey
      Sido kle 2 moobilna biya lagaga riday 15 daqiiqana way uhadhsanayd markaa laga hadashiiyey 😂
      Markaa waa lama kala xanaaqan

    • @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
      @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 2 ปีที่แล้ว +3

      Fikirkayga wa prank laysla ogyahy waxani🤣🤣🤣😅😆😊😃😃😂😂

    • @hodomohamed3648
      @hodomohamed3648 2 ปีที่แล้ว +3

      @@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 taasna way noqon kartaa 😁

    • @ku_sali_nabiga
      @ku_sali_nabiga ปีที่แล้ว +1

      Wll waa challenge

  • @otmanmohamedcumar4719
    @otmanmohamedcumar4719 ปีที่แล้ว +2

    Xoga loga hadalsiye wallahi Wa qoslay Asad Big fan Wankuwata sxb😅✌️

  • @sunduscali6125
    @sunduscali6125 2 ปีที่แล้ว +1

    Asadow danbi baad manty kagash team 27 qof aan diin iyo akhlàq lahy baad meshakeenty respact umuujin

  • @apdipazid______3665
    @apdipazid______3665 2 ปีที่แล้ว +38

    CayDa KulaHa Wan Maqlayay CoDka AnaBa Naxay 😄😄😄😄👍

  • @leylocumar160
    @leylocumar160 2 ปีที่แล้ว +11

    Noooo guys Cumeeer markoo raayi rabo why aad surwaalka ugu siibtiin its a wrong idea asad I’m very sorry cumeer 😔

  • @nimcodeeq7679
    @nimcodeeq7679 2 ปีที่แล้ว +51

    😂😂😂😂 wan qoslay wlhi teeda kale lama kala xanaaqanka ka dheexaya team27 ayaan ka helay

    • @kiindool6350
      @kiindool6350 2 ปีที่แล้ว

      Ha wlhi masha Allah 🥰🥰♥️💋👑✨

    • @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
      @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 2 ปีที่แล้ว

      Fikir aan dadku aaminsanyn ayan qabaa anigu oo ah waxani wa prank laysla ogyahy qof 5 hours aamusnaa oo xoog loga hadalsiiyey waa xanaaqi lahaa teeda kle last minutes dhamaan qolka ayaa lagusoo wada xeroonayaa si hawsha loo fuliyo 😄😄😄😂😀

  • @ahmedzakizuhayr4674
    @ahmedzakizuhayr4674 2 ปีที่แล้ว +2

    Cayda si fudud baa isku dhibtay awoowe waa ka xumahy lkn cumer malinkasta saa lagu gadaa yaan

  • @wadalbari412
    @wadalbari412 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waa idin taageeera Asad iyo asxaabtiisa iyo barnaamijkiina lkn Dad rolle model liita oo xumaan faafiya inaa shot out usamaysaan ama nahorkeentaan mafilayn.
    Queen qaawan Gabi ahaanba waa gabar lidi ku ah dhaqanka diinta islamka Allah hasoo hadeeyo

  • @maansanchannel
    @maansanchannel 2 ปีที่แล้ว +9

    Asad hajio,gurigeyga aad aya lagaaga taageera,saqiir iyo gabiirba.balse queen qaawanba hadii aad,taqaano intaan ku taageernay danbigeeda allaha naga cafiyo,,qiimo ma.lihid hadaadba queen, qaawan la.xiriirto qof qaali ah kulaha subxanallah dhilada qaawan miya qiimo kula leh uff,,bax asad waan kugu sirneen

    • @love_m18
      @love_m18 2 ปีที่แล้ว +1

      Qof walba wixiisa ise utal adunka wa in lais xishmeyaa

    • @hudaabdirahman3144
      @hudaabdirahman3144 2 ปีที่แล้ว

      Wa runta wlhy

    • @ismaip1
      @ismaip1 2 ปีที่แล้ว

      Adba waad taqaana Queen qaawan ee asad maxad ula yaabi ileyn qof walpa uu aqaanaaye mida kle waa caan qoftasi.

    • @hudaabdirahman3144
      @hudaabdirahman3144 2 ปีที่แล้ว

      @@ismaip1
      Wlahy Baan aqoon oo hal video ay ledahay an dawan isga leh queen qawaan noocay uu egtahyna waxan arkay inany qof dhimatay tahay
      Teeda kle comment dadku qorayan ayaan ku fahmay inay diinta iyo dhaqankaba ka xumaday marka wxn kuleyahy waa 🤢🤢🤮🤮

  • @Abdifatahmihile
    @Abdifatahmihile 2 ปีที่แล้ว +40

    Gabadhaa heblaayo qaawan inaad soo qaadato waa qalad gabadhaa in la fogeeyo weeyaan si ay u dareentu waxan ay ku jirtaa inay qalad tahay lkn hadii dadkii caanka ahaa la hadlayaan waxan ay ku soo caanbaxday waxay u haysanaysaa inay sax yihiin fadlan na ixtiraam gabadhaa mar danbe hana hor keenin mahadsanid

  • @dhegdheerwalaashed3086
    @dhegdheerwalaashed3086 2 ปีที่แล้ว +21

    Team ceyda kor iskuso qaada anigo an fiirsan aya so qoray qoraalkan 👍

  • @rashiidxuseen8941
    @rashiidxuseen8941 2 ปีที่แล้ว +2

    Subhannallah meysha kali ah islaha barnaamijyo macaan o akhlaaqiyan ufiican laga helaa miya naagtaan faasiqada keentay, Sxb na ixtiraam dadka diinta wax udhimaayo meyshan haku cazuumin mahadsanid

    • @craxmaancabdikariim5799
      @craxmaancabdikariim5799 2 ปีที่แล้ว

      Maxaa ka galay adi

    • @rashiidxuseen8941
      @rashiidxuseen8941 2 ปีที่แล้ว +2

      @@craxmaancabdikariim5799 wax galitaan kama hadlin Sxb lkn ma daama a ku xiranahay halkan wa muhim in rayigeega ka gudbisado marka dagnaan muuji Mahadsanid

  • @asmiita2610
    @asmiita2610 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxa jognaa adun Queen qawan respect loo hayo🤣🤣😁

  • @Wll_Zacki
    @Wll_Zacki 2 ปีที่แล้ว +33

    Wlhi waan ku raxestay challenge_ga 💯💯💢💢💥✅✅✅✅✅✅💥✅✅

  • @Juujuule1
    @Juujuule1 2 ปีที่แล้ว +14

    Woow the first video the first comment the first like keep going my brother asad hagio 🥰🥰🥰💯💯💯👈👈👈

  • @FAAD21
    @FAAD21 2 ปีที่แล้ว +5

    Queen Qaawan team27 ee kamid tahay ileen waa wadanaa markaas✌

  • @queenlajecley7859
    @queenlajecley7859 2 ปีที่แล้ว +1

    Faadil, arimaheena iyo abeera iyo ibra kusoosameeey plz🥺🥺

  • @lqriishchennel4934
    @lqriishchennel4934 2 ปีที่แล้ว +7

    30/8/2022 and 10/09/2022 insha allah 1 million that times ⏲ 🙏 ❤ my brother asad wansi qiyasay

  • @nishbabe5531
    @nishbabe5531 2 ปีที่แล้ว +40

    Mansh Allah 😂 kuwan dulqad badna

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 2 ปีที่แล้ว +8

    Heblayo qaawan aa subxanallah war illaah ka baqa asadow aad ban uga xumahay in qof noocas ah aa cawa na horkeentey

  • @abdullahiisseofficial6971
    @abdullahiisseofficial6971 2 ปีที่แล้ว +16

    Walaal #Asad_Hajio Waxaan Kamid ahy #Team27 Mudo 3 Sano Ah Waxaan Kaa Codsn ilahey Dartiis Inaad Ii Hadeyso Hal Telephon Waan filaa Inaad Iso jwabi Doonto😢

  • @abdikadirmohamedahmed8254
    @abdikadirmohamedahmed8254 2 ปีที่แล้ว +1

    1m hambalyo asad hagio27 hor maris waye bro iam sure early September

  • @goodadvicemedia7439
    @goodadvicemedia7439 2 ปีที่แล้ว

    Asad Hagio waa top level runtii muuqaaladiisa qarash buu galiyaa.

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 2 ปีที่แล้ว +14

    Abeera Een Gabar walashay waye Queen Qawan kkkkk
    Abeera is Funny boy

  • @abdiqadirahmed1496
    @abdiqadirahmed1496 2 ปีที่แล้ว +9

    Challenge kii shu kaansiga noo soo celi baaba jey na kusoodar 🖐

  • @axluunibraahiim7216
    @axluunibraahiim7216 2 ปีที่แล้ว +6

    ASADOW VIDEO GA HADoW ISO DHACAY COMan tiga inan ohoreyo ayan rabay lakin waliga hormaray beh🥺

  • @shayma-yarofficial3571
    @shayma-yarofficial3571 2 ปีที่แล้ว +1

    Nio asad kayar xoogkaga hadashiisee uu shaqaystee sii lacagta

  • @caynaashe7447
    @caynaashe7447 2 ปีที่แล้ว +1

    MIDAA la yaabanahay waaa Queen qaawan iyo Asad mxaaa is baray