Daawo Gooja Cadde dhibkii lagu sameeyay sida aan u diiday ayaan u diidanahay dhib Hargaysa Lo Gaysto

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 11

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 15 วันที่ผ่านมา

    Axmed dheere waa asxaabtii nabuga astaantisii mashallah < Dalkaaga difaac didi ma lakin issaq kul duul donni ma ! >

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 13 วันที่ผ่านมา

    Waa wax wanaagsan in ninkaan in la soo dhaweeyo, laakiin Xamar waxa ka jira bal ka warran???
    Hargeisa, wax raalli gelin ah lama siinin shacabkii si aad loo baa i'iyey oo ilmo qaarba aanan meel laguma oga ilaa hadda qaarna waxay yiraahdeen carurrteena horteenna lagu duqeeyey. Caluul xumidaas.

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 13 วันที่ผ่านมา

    1950kii Xamar ilaa 50.000 ayaa degganeyd, cid Xamar sheegan jirtayna ma jirin, dadkii gurnadka ku yimid ayaa guryo faaruq ah helay, qaarna weyba sheegteen in ay leeyihiin. Talo ayey u baahan tahay.?

  • @abdiomar6406
    @abdiomar6406 15 วันที่ผ่านมา

    Aqonyahaka somaliyed waa kan dadka Aqonyahankod sedan yahay waa maya

  • @adamomar7384
    @adamomar7384 15 วันที่ผ่านมา

    Waxaatahay qaain Hargeisa in la baabi iyo Kuma faraxsaneen. Laaakiin adiga iyo SNM. Dhaca

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 15 วันที่ผ่านมา

    Waxa maanta inahaystaa inamay hasateen.

  • @mos1954
    @mos1954 15 วันที่ผ่านมา +1

    Waa Kuwii Markaan Iskool Jamaal Candinazir Ka Imaado, Afisiyooni ku Arkijiray. Waxey Ahaayeen Calooshooda Ushaqeestayaal La sookireystay!
    Waan Kaxumahay In Dalka Sidaa Loogu Dheelo.

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 15 วันที่ผ่านมา

    Walaweynay wadankiina iimaansada wixii aanu khaladny 1960 26 junn wllhy dib idiinku soo noqon maayaane Somaliland waay idin dhaaftee tiina iska hagaajista 😂😂😂😂 reer qiiroy