Maydka Xildhibaan hore oo reerkiisa ay diideen in Muqdisho lagu aaso & sababta?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
  • Maydka Xildhibaan hore oo reerkiisa ay diideen in Muqdisho lagu aaso & sababta?

ความคิดเห็น • 68

  • @hassanigal-y8b
    @hassanigal-y8b 6 วันที่ผ่านมา +3

    amin ayaa rabi allah u naxariisto walalkeen

  • @Abdirizak-z5f
    @Abdirizak-z5f 7 วันที่ผ่านมา +7

    Cabdifatah Nuur Mataan Alla yaa raxma.

  • @ibadoosman1982
    @ibadoosman1982 6 วันที่ผ่านมา

    Alle ha u naxariisto qofkasta in deegaankiisa lagu duugo waa fiican tahay

  • @Aisha-f5v
    @Aisha-f5v 6 วันที่ผ่านมา +1

    Askarigas miskinka umasa somaliyed ha cawiyan yaa allah ilahow dhibka ka dulqaad😢😢😢

  • @IbraahimTuube
    @IbraahimTuube 7 วันที่ผ่านมา +6

    Aniguba kuma aasteen intuuxasan joogi waayo kumanaan may baalagsaaray oolafo noqday❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IbraahimTuube
    @IbraahimTuube 7 วันที่ผ่านมา +3

    Umada soomaaliyeed askarigaas waxay awoodaan haku sadaqaystaan❤❤❤❤❤❤❤

  • @Maxamedaadanxasan-s8b
    @Maxamedaadanxasan-s8b 7 วันที่ผ่านมา +3

    Inta dhimatay alaha u naxariisto

  • @FadumoHasan-c1h
    @FadumoHasan-c1h 7 วันที่ผ่านมา +2

    Illahay ha unaxariisto ehelkana samiri allahay siiyo

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 7 วันที่ผ่านมา +5

    Muqdisho halka ay mareyso
    HEER xidta maydkii lagu aasi waayo laguna aami waayo
    Subxanallah

  • @AxmedCismaan-u2v
    @AxmedCismaan-u2v 6 วันที่ผ่านมา +1

    Aniguba kuma aaseen maantoo kale

  • @kairohassan7448
    @kairohassan7448 6 วันที่ผ่านมา

    Allow unaxariso

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 7 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @ayaandahirwarsame4795
    @ayaandahirwarsame4795 6 วันที่ผ่านมา

    Xasan Magafe Ilaahey hanaga qabto Aaamiiin yaarabi Aaamiiin 😭

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 7 วันที่ผ่านมา +2

    Hassan allaha na dhaafiyo soomaali allaha siiyo madax u naxda

  • @saidmohamedxaashi1360
    @saidmohamedxaashi1360 7 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahy haunaxariisto

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 7 วันที่ผ่านมา

    Waa xanuun wallaahi ilma yar baa ka ag oo yaya caruurtu ma garanayaan waxba idiin ma hayo iyo waxba mayaalaan

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 6 วันที่ผ่านมา

    Mayidkii ayaaba xamar lagalabaqay. Subxanallah.

  • @kamaalkiimo3675
    @kamaalkiimo3675 6 วันที่ผ่านมา

    Ururka Barakacinta Dadweenaha [UBD].

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 7 วันที่ผ่านมา +2

    Inaa lilaahi wa Inaa ILeyhi raajicuun

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 5 วันที่ผ่านมา

    Halkaas ayay maraysaa Caasimaddii Soomaaliya

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 7 วันที่ผ่านมา +2

    Subxaanallah subxaanallah ilaahayow nasatur

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 7 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahow u naxaristo amiin yaa allaha 🤲Ilaahow ugargaar shacbka somaliyed amiin 🤲💔

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 6 วันที่ผ่านมา

    Alaha u naxariisto waa runtood hadii la faagtay qabuurihii mid kalena wey dhacaysaa hooyo waa runteed dhul muslim ku duugta dadkiina

  • @maxamadAhmed-c8z
    @maxamadAhmed-c8z 7 วันที่ผ่านมา +3

    Kkkkkk xassan sheekh xatas meedkii ayaa lagala qaxayaa imaanka beel dheh

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 7 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahey masiibo idinku rid kuwa umada soomaaliyeed saan ku galeysa

  • @axmedwaliaadan5437
    @axmedwaliaadan5437 7 วันที่ผ่านมา

    Xasan sh maxamud diinta dalka iyo dadkaba waa u cadaw

  • @RumaanG
    @RumaanG 7 วันที่ผ่านมา +3

    Muqdisho qof dadkiisu rajo kaleeyihiin laguma aasikaro waayo aamin ma aha.

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 5 วันที่ผ่านมา

    Walle muqdisho dhimaso io nololba walaysagu amini waayey.
    Masakin ciidankiba halkas maraya . Yaadifacaya marka 😢😢

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 2 วันที่ผ่านมา

    maydkiina siyaasad soomali ma galisay 😮
    war ninkii caqli lahaw meel soomali dagto yaan ubad kuugu korin 🤝

  • @mahamedmahat
    @mahamedmahat 7 วันที่ผ่านมา

    Allow amuraha sahal

  • @SaedCade
    @SaedCade 7 วันที่ผ่านมา +1

    Mooriyaanta dawlad ismoodka ah,magac kle uma hayno.

  • @MohamudCumar-c2t
    @MohamudCumar-c2t 6 วันที่ผ่านมา

    asc xuseen dirato

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 7 วันที่ผ่านมา +2

    WAA SAAX HALAGEEYO GOBOOLKIISA

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 4 วันที่ผ่านมา

    Xaar Daarood

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 7 วันที่ผ่านมา +1

    Xuseenow haka daalin wax u sheega umada somaaliyeed codkiinu meel dheer bu garaa iyo qoraalkinu mahadsanid

  • @RumaanG
    @RumaanG 7 วันที่ผ่านมา +2

    Ninkaas askariga ah maanta waaloosoo hanjabay , illaahow naftiisa aysan dhaafin. Miskiinta sideed uhadashay baa lagu haystaa.

  • @fmg63772
    @fmg63772 6 วันที่ผ่านมา

    Alla maxaa duruuf ka muuqata alloow u gar gaar

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 7 วันที่ผ่านมา

    XASAN SHEEKH CIIDAMADII IYO POLIS KII WUU BAA BI IYAY EE CIIDAMADU XASAN HA AF GAMBIYAAN OO HA KA QABTAAN WADANKA

  • @RumaanG
    @RumaanG 7 วันที่ผ่านมา +2

    Meeshaan dowladi kama jirtee, wadanku Mooryaan buu u afduubanyahay xaqiiqatan.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 7 วันที่ผ่านมา +1

    Illaahow Xassan iyo kuwa masaakiinta isdaas u galayo cuqubo ku soo dadaji oo meel xun ku dambeysi 😢

  • @AbdulkadirMire
    @AbdulkadirMire 6 วันที่ผ่านมา +2

    Allah unaxariisto Amiin

  • @daraqoon
    @daraqoon 5 วันที่ผ่านมา

    Xuseen jamac kusoco xasan qabrifaagte waa kusocotaahe 😂😂😂😂

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 7 วันที่ผ่านมา

    ILLAAHEEY HAA UU NAXARIISTO SUAASHA QABRIIGA ILLAAHEEY HAA UU FUDUDEYO KIITABKIISA GACANTA MIDIIG ILLAAHEEY HAKA SIIYO SAMIIR IYO IMAAN ILLAAHEEY HAKA SIIYO EHELKIISA

  • @homeh3455
    @homeh3455 6 วันที่ผ่านมา

    Xasan sh ayaa laga bapayaa in uu ka daba tago maydka inuu soo faago

  • @Fartun-i5w
    @Fartun-i5w 7 วันที่ผ่านมา

    😭

  • @MarshalChili
    @MarshalChili 6 วันที่ผ่านมา

    kan in u doqon yahay wajiigiisa iyo hadalkiisa baad ku fahmaysa yaabka adunka wa dadka u quranku sheegay ee la yirahdo( Sufuhaa)

  • @Abdirizak-z5f
    @Abdirizak-z5f 7 วันที่ผ่านมา +2

    UPD =Ururka Parakicinta Dadweynaha😂 (UPD)
    دم الجديد = دم المافية و الشياطين😂

    • @RumaanG
      @RumaanG 7 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂 waa xaqiiq walee

  • @hasaanodawaa1354
    @hasaanodawaa1354 6 วันที่ผ่านมา

    Dowladnimadii Soomaaliyed waxay Gacanta ugashey Mooryaantii iyo isbaaraleydii boobka caanka ku ahaa markasey dowladnimadi Godmadow kudhacdey

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us 6 วันที่ผ่านมา

    Adiguba caqlaad leedHay carar maxaa dhaama.

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 6 วันที่ผ่านมา

    qof kasto qabrigisa meeshu ilah uqorsheyay, ayu tagaya ifiiyo aqiro adeeraka siyad bara ilah bunaxariste aya sameyay

  • @ahmedabdimohamed886
    @ahmedabdimohamed886 วันที่ผ่านมา

    Meel meyd Lagala baqey sidee nafloogu aminayaa

  • @mrhirsiothmanabdullahi
    @mrhirsiothmanabdullahi 7 วันที่ผ่านมา

    Xaarood khaniis qaxoonti

  • @CaliKeenadit
    @CaliKeenadit 7 วันที่ผ่านมา

    Dawoco walan

  • @BakolCabdi
    @BakolCabdi 6 วันที่ผ่านมา

    Ala yaraxma gado halagu aaso

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 7 วันที่ผ่านมา

    Mayti lafahoodi isdaayeen ayaa la soo qufay
    mid wali banaanka yaalo maydkiisi in lagu aaso Xamar xiligaan waa dayac

  • @daahirxuseen1605
    @daahirxuseen1605 7 วันที่ผ่านมา

    Xamar ma dhidarbaa jooga kkkkk

  • @FadumoHasan-c1h
    @FadumoHasan-c1h 7 วันที่ผ่านมา

    Mario birikaato

  • @johnrich-w1b
    @johnrich-w1b 6 วันที่ผ่านมา +1

    kkkkk waa kas somaliyey ninkan qabyalad aya madax martey 24 saac wuxu ka hadlaya muqdisho waa meel nuucas ah xasan sheikh waa nin nucas , asigo si dadban Marixan u tagerayo ( yaan lagu fahmin) camal war wey idinka dhamatey xukun danbe aderka b aderka Siyad bare baa dhib kan somali baday, Farmajo oo aan ku tijabiney aya xukunkii ka dagi wayey,Kansr baad somali ku tihiin

  • @Aisha23-d1e
    @Aisha23-d1e 7 วันที่ผ่านมา

    Maxaad lasodontee markiihore wayaabe 😂😂😂😂😂very funny

  • @MaxamuudCali-q3m
    @MaxamuudCali-q3m 7 วันที่ผ่านมา

    S xb kuli she,e.yarjuco ilaa asli. S,bare.goblkisa ayaa lageyay

  • @adams9307
    @adams9307 6 วันที่ผ่านมา

    ku aasta tuulooyinkiina gaajada loogu le'anayo xamar ma aha qubuuro hoouadiini xanuisanayd wasee