Erdugan reer galbeed uma shaqeeeyo ee waa geesi ay taariikhdu xusi doonto siyaasaduna way wajiyo badantahay ee haku warerina guulaha wanaagsan ee uu gaadhay erdugan waxa kamid ah xoraynta shaam muslimiintoo dhanna ay u riyaaqeen
Asad xayawaanbuu ahaa israelna agtiisa amaan bay ku dareemaysay hubna kamay burburineen balse hadda waxay ogaatay in cadowgeedii dhabta ahaa waddankii la wareegay viva هيءة تحرير الشام and turkey
@@ibrahimabdighani9184 guul ilaaheey hau keeno. Guul uma jeedno hada, xabsiyada sacuudiga ka daran, wadamo badan baa wax u qarsoon. Siyaasada fahan. Diin adoo u eegin
Erdogan, markuu arkay kuwii ugu tunka waynaa ee hogaamin lahaa Islaamka oo ah CARABTA in ay u kala dhuumanayaan YAHUUDDA iyo reer galbeedka, waa inuu dantiisa u qumo. Marka yaan Turkiga la eedaynin.
Xaashi Erdogan is also an Israeli broker.Already he has succeesed in getting a Naval and millitary base fòr Israel in Somali.The recent agreement between Somalia and Ethiopia was made by Erdogan but the main player is not Ethiopia.The main owner of the Base i Israel and Fran.Ethiopia is just a proxy and Turkey iis a broker Abdul shekhal . Nairobi kenya
Dhaqaalahoda hoos u dhacay erdogan wa dhaqaale doon. Sas u garo. Itopiya lagu canaadsanaya waayo dhaqale badan ba kaso galo. Tan kale waxa lagu canaad sada kurdi dad la dhaho in lagu so diro.
Adeer niinkaan waalan oo habaaran you kuwaakin EE Allah Ka cabso Erdogan Europe waa Ka adkaaday waana Ka adagyahay islaamka Asia ayaa taageeray ogow ogow Solomon Haashi Dhulbahante maahan ee haddii Dhulbahante ahaan lahaa wadani ayuu ahhaanlahaa macaayeen Muslimiinta Turkiga ee weligiis u Hillary Ahmed Gurey iyo Sayidkii iyo dhulbahantuhii u English tirtiray ee Allah ha wiiljeena haddaaweeyo waa waashee. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq
Don't insult and reproach Erdogan n Turkiye for nothing...U are insulting every president nowadays. Amazing, ur media became useless and negative......
Halka usocota waa qaybta danbe Somalia baa qabyaalada xassan shaikh
Ordugan waa qabiir wax garanaayoh waana sidii asaxaabata
waadmahadsantahay walal suleymaan xaashi jazakumullahu khayran wll sallalahu calayhi wasallam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Self interest always first
🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤️☝️
Ordagaan in markale la doorto ayuu rabaa somalia iyo eithopia ayuu heshiisiiyey iyo inuu suuriya dowlad udhiso ayuu rabaa intaa ayuu doorashada kugalayaa inshallah
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
Arab ayaa niyad jibisay turkeye
Ordagan marku wayey Muslim garab istaagay kuwii u dhisayna lacunay sida cimaran Khan carabtiina dhabarjabisay wa khasab inuu tisa raacddo
Musiiba . Ihaano gumeysi
Kuguma raacsani
1 Somalia SXM isagaa dalbaday in Ethiopia la heshiisiiyo
2 Siiriyana amnigiisa ayaa ku jira
Wax kale noosheeg
Afkaaga kadhaaf madaxda sharfta leh
Great
Erdugan reer galbeed uma shaqeeeyo ee waa geesi ay taariikhdu xusi doonto siyaasaduna way wajiyo badantahay ee haku warerina guulaha wanaagsan ee uu gaadhay erdugan waxa kamid ah xoraynta shaam muslimiintoo dhanna ay u riyaaqeen
Aad oo weyn waa guul daro xasan sheekh u hor seeday
MARKAAN BARWAAQADA ILAAHAY NASIIYAY AAN ARKI WEYNAY KUWII UGU XUMAANA AAN DALKA UDHIIBANAY MAXAAN KUDIIDAYNAA IN DHUL IYO BADBA LAQAATO
❤
Turkigu danihiisa unbuu ka shaqaynayaa wax caqabad ah Kuma jirto
Yaa ka soo ogaaday cabdirashiida ariga erdugaan
Somalidu waligod waxbaranmayan waar Erdoğan waa madaxwaynaha Turkish ah wuxuna kashaqynayaa danaha Turkiye mawaxad kuhysataa mxd danaha somaliya ugashaqynwydy
*Ordugan haduu shiico ahaan lahaa geesi ayuu ahaan lahaa lkn waa suni oo munaafaqad iyo khawaarijnimo ayaa ehel u ah. Aamin malahan Suni*
Asad xayawaanbuu ahaa israelna agtiisa amaan bay ku dareemaysay hubna kamay burburineen balse hadda waxay ogaatay in cadowgeedii dhabta ahaa waddankii la wareegay viva هيءة تحرير الشام and turkey
Shidaalka somalia Erdogan wuxuu kaiibindoona Israel iyo Ethiopia.Markaas Israeli waxeey kushibi doontaa Diyaaradaha Jet f16 o eeykuduqeeyneso palestine Gaza😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Oo ma waxad doonaysay inu shiicada nujuusta ah walahi wuxu dhagay khadki ugu fiicna
Shiicda dhaanta wahaabiyada 😂
Wuxuu kala wareegay imaaradka.
Erdugan danahissa haa firsadhoo wadamaa arabta dhamaan waa galoo
Ordugan waligiiba laba wajiile ayuu aha
Dadka an wax fahansanayn ayaa mooda in somaliya uu wax tar u leeyahay balse waa khaain
Erdogan
Guul weyn ayuu siiriya ka gaarey,
Ma imika ogaateen urdugaan inuu dilaal yahay oo yuhuuda shaqeeyo ilaa imika wuu tagera israael oo wuxuu siiya saanad milateri si muslimiinta reer qaza loogu xasuuqo .. waa laba wajiile ordugaan munaafaq ah
Xaashiyo danaha reer galbedka kama shaqeye ee adiga siyasadi aadgaranaysi bahasha dhaaftay aqwano😊
waala hareeryeu ninkaan wllo mahayato
Xaashi fiiri carab waa dadka manta jira kuwa dadka ugu dulisan aduunka waayo dowlado aan lahayn hami sharafta dadkooda marka hoos hadaad ufiiriso kuwa carab ama pakistan fiiri
Islaamka intee joogaa!!??
Waad qaldantay
War dadka dawlada soomaaliya ka tirsanoow iyo Madax weyne xasan sheekh khoow ka noqda heshiiska
Waa talk inala gud boone bilaa calayk
Urdugaan markuu arkey in gabdhihii carbeed nimankoodii hoosta ka galeen asna dantiisuu raacdey
Horfadhi shiicadu faafiya
Kolley wuu jecel yahay
Shiicda dhaanta wahaabiyada 😂😂
@@MaxamedcabdulahiXuseenshiicda nabga scw caynesa & xaaska nabiga miyaa wngsan?
Ninkaan wala yabanahay guusha ay suniyiinta gaareen buukasoo horjeeda , wali ma arag asgoo ka hadlaya darenka farxaded ee rer suuriya , xataa wixii lagu arkay xabsigii sidnaya waa iska indho tirayaa ninkaan .
@@ibrahimabdighani9184 guul ilaaheey hau keeno. Guul uma jeedno hada, xabsiyada sacuudiga ka daran, wadamo badan baa wax u qarsoon. Siyaasada fahan. Diin adoo u eegin
Erdogan khain maha ee xasan sheekh isaga dalka ladagey
Erdogan, markuu arkay kuwii ugu tunka waynaa ee hogaamin lahaa Islaamka oo ah CARABTA in ay u kala dhuumanayaan YAHUUDDA iyo reer galbeedka, waa inuu dantiisa u qumo. Marka yaan Turkiga la eedaynin.
Adiga laftaadu sida wariyayasha uma hadashid kolba cidbad durtaa maalmo dhaw bay ahayd markad xayaysin jirtay
Somali madax hasamaysato oo yahuudi gaalada u sujuuda ha iska erido hadii kale inta laqab sanayo hadawato
ka soo hadal hadalkii madax weynaha haddii aan dabaq dhisanaayo hooyada somaliyeed waxba kama qalaid ha soo hadal
Wara benalee aya dahay
Looks like
Strong game . Unpleasant action
Turkish danahiis bis Ayuu ka shaqeyaa wax layaab leh majiraan
😮😮😮 oo maxay ugu kacayaan sow soomaali koonfur alihii abuuray dusha kama saarin soomaliand oo aadba moodo risiqa soomaliand cunayso in iy leeyihiin soomaali koonfur ale naga reeba waanu leenayhay soomaali koonfur qadaad weyn 😮😮
Orduqaan lamud nuqunsawed weye sureya iyo somali markuu ebsaday yaan yana
Erduqan wuxu rabaya ina uu umada isalanka isku keno ma Caraba Miya la wadi kara waa labo wajilayal galada hose ula socada hote uu soca Turikey
Marki horaba iyaga uun buu ushaqaynayay inaga modaynay dhinaca kalae
Sxb hoos ayad uga dhacdey aragtidii fayoobeyd. Turkigu wuxu jabiyey darbi (asad) awoodda muslimiita dhexyalay. Iran oo islmka xasuqda iyo sucudu oo abo ka ah dhib carabta lagu hayo ayad u ololeysa.
kkk adeer waxaa reer galbeedka ayaa ka dambeeyay,ahaana kuwa green card ka Erdogan siiyay.
Xaashi Erdogan is also an Israeli broker.Already he has succeesed in getting a Naval and millitary base fòr Israel in Somali.The recent agreement between Somalia and Ethiopia was made by Erdogan but the main player is not Ethiopia.The main owner of the Base i Israel and Fran.Ethiopia is just a proxy and Turkey iis a broker Abdul shekhal . Nairobi kenya
Xaashi haa iloobin si kastaa ba waa isku dayay in uu wax laqabta arabta
He is facing Allah pressure
Haaa wanku tagersnhy haduu agabka wayey
Ordugan rer galbeed uma adeegayo , ader daacayada kala tag umadda , wuxuu dagaalkan uqaaday inuu suriya xasiliyo nidaamki rajiimka meesha ka saaro , bal eeg hadda waa isaga jabhadii kurdida ee maraykanku turki ku hubaynayay raba inuu cirib tiro , warkaagu isma waafaqayo xaashi .
Hashi wey kaa hoos baxday sida aad udhigtay Arimaha turkie iyo Erdoğan
Erdogan ma Nabi la soo diray ayaad u haysataa,saw nin dantiisa raacan kara maaha.
@ahmedhersi9169 . Nabi ma,ahan lakin wax walbo danta Dalkiisa kujiro iyo Dadkiisa waa waajib in uu sameeyo. Maadaama uu doonayayey in uu Muslimka midoobo lakin Arabtii madaxdooda kabasii fogyihiin gaalada ayagoo Xukunkooda ubaqaya
Dhaqaalahoda hoos u dhacay erdogan wa dhaqaale doon. Sas u garo. Itopiya lagu canaadsanaya waayo dhaqale badan ba kaso galo. Tan kale waxa lagu canaad sada kurdi dad la dhaho in lagu so diro.
Aduukaan nin walbo dantiisa ayuu ku fooganyahay. Teena yaa noogu maqan. Caqligeena Hawiye iyo Daarood wuu dhaafi la yahay. Ee hala qaato dalka oo dhan
Erdogan wukusaxan yahay indanta dalkiisa &dadkiisa iskaraaco waayo wukudalay dalalka islaamka horana loyidhi ruqaha aankaceynin walaiska gowracaa caalamka islaamkuna tasunoqday maragna waxaad utihiin dalkena somaaliya siduwanagisa dhinaca ciidanka uwaday wanan ognahay x shekh wuxukusameyay ciidamada kaladuwan & dalkii sokacayayba erdogan aniga dhaliil ilama laha waayo wuxuqabsan karo ayuqabsaday
Waa geesi cid ka waayey dalalkii islaamka, markaa waa inuu dantii heetiyaa
Erdogen Turkish wa dalaalin daalin galo u adeegay yahuu yahuu yahuu yahuu yahuu yahuu ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Adeer niinkaan waalan oo habaaran you kuwaakin EE Allah Ka cabso Erdogan Europe waa Ka adkaaday waana Ka adagyahay islaamka Asia ayaa taageeray ogow ogow Solomon Haashi Dhulbahante maahan ee haddii Dhulbahante ahaan lahaa wadani ayuu ahhaanlahaa macaayeen Muslimiinta Turkiga ee weligiis u Hillary Ahmed Gurey iyo Sayidkii iyo dhulbahantuhii u English tirtiray ee Allah ha wiiljeena haddaaweeyo waa waashee. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq
Hadana somaliyeyy maxan semeynaa
Been ayad ka sheekti waxan nofaalisay shicaada oo caayna saxabada
I don’t Get it.
Urdogan tiisa kasaa iyo dad kisa waxey rabaan. 😂 Somali maxeey raaban qabiil qabiil iyo kala qeybin.
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺
Somaliya haduusan madaxwaynehedu kashaqyn karin tanta qaranimo oo utisa shakhsigaa mewalba lataganyahy mxaa kuhaysataa madaxda kale omalinba qofkusudhy
Erdogan waa cilmaani ku matala film islaam jacayl la yidhaahdo,laakiin warkiisa waa la ogaaday.
Alle ka baq
Nadbdaro
War fahamkaa kugu yar ee urdugaan waligiis ma noqonaayo dilaal ree galbeed ah waa ninka ay ugu neceb yihiin hoggaamiyaasha caalamka
Horufadhi wadankii iiraan ee ay siyaasadiisa buun buunin jirteen ayaa turkigu soo afjarey. Mar dambe ayaad fahmi doontaan.
Kalab been haka sheeting waa genesis told waayay xogtiisuna way dambaysaa
Don't insult and reproach Erdogan n Turkiye for nothing...U are insulting every president nowadays. Amazing, ur media became useless and negative......
waala hareeryeu ninkaan wllo. mahayato
Horfadhi shiicadu faafiya
Ma in sahnuuniyada Erdogan gurigiisa ku haysto la sheego ayaad diidaysaa?