Hassan Sheikh oo Fadeexo kale dhextaagan!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 146

  • @xamdiabdisalam-d7g
    @xamdiabdisalam-d7g 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +19

    Xassan ma aqli badna yaahuu allow naga soo gaar aaamiin yaa allah 🤲

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين
      عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
      💝🌴 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💝💝💝

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Waa imtixaamanahaye ilahaw noo sakhir oo noo sahal yaarabi yaaraxmaan

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Kkkkkkkk tiii hore tan baa kadaran yaab Anagaa Aragnay ardayda wey Ku Mahadsan yihiin iney afsomali iyo ingilish ugu sheegan❤❤❤

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Kan waa sheydaan ilaahey umada haka horleexiyo bal kawaran mujrimiinti doortay ee lagu sheegay iney xildhibaano yihiin

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Dulmi,dulmi waa laga daba tegi doonaa. Ilaahey dulmiga ma jeclaa.

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Oo ilmihiisu hadey wax barteen mey aabahood gaajada ka koriyaan??

    • @Saxiix-h3g
      @Saxiix-h3g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adiga wax baro oo gaajada ka bax cid kale masuul kama tihidee

  • @maryanalifandhe8423
    @maryanalifandhe8423 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Cuqubo baa kudhacday Somalia ay kacmahooda kukasbadeen.

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hawiye futamadoobe dowladnimo waxba kama yaqanaan😂

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Hassan waa masiibo dalka iyo dadka lagu imtixaamayo reer muqdisho waa iney kacaan

  • @SafiyoAbdiRaage-i2s
    @SafiyoAbdiRaage-i2s 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Illaahaay.an.kudeeynay awodena wa al.baris 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲😭😭😭🙊🙈🙉

  • @SubeerSaid
    @SubeerSaid 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Xasan shiikh waa tuug tuug dhaley

  • @ashaelmi3575
    @ashaelmi3575 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    War ninkan xasan sheikh cadi maha ninkan Ethiopia 😢 wey sixteen iyo somali dhan hadalkisa dhan waa is dhadhaf subhanallah 😢

    • @aminasalad7410
      @aminasalad7410 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kolay xanun baa jira bay ilatahzy waayo qof masuul ah oo miyir qaba wxaa kuma hadlo ame. Masamayo

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    SubhaanalLaah!!!!
    Very sad Walaahi! 😔😏

  • @Saxiix-h3g
    @Saxiix-h3g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MADAXWEYNAHA WAA SHAQAALE WUXUU SHAQEYSTAY HADUU SARO KU DHISTO IYO HADUU SUULIGA KU FALAASHO ISAGAA U XAQ LEH LAAKIN HOOYADA GURI EYSAN LEHEEN ILMA KU DHASHAY ILLAAHEY DABI DHAAF HA WEEYDIISATO IYO UMADA SOOMAALIYEED AMA IN MADAXWEYNAHA MAS'UULIYAD SAARAN TAHAY WAA MID MEESHA TAALO OO BIYO KAMA DHIBCAAN AH WIXI KAARAANKIISA AH AYUUNA KA QABANAYAA WIXI AAN KARAANKIISA EHEEN ILLAAHEY KORKA KAMA SAARIN EE DADKIINA CAAYDA IYO QAAQDA WADAA DIB U ISTAAGA QEEBTA QABYAALADANE ISKA GUBA

  • @farxiyowanqashe2192
    @farxiyowanqashe2192 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Cquubaa nagu dhacday maxishoode nagula saliday 😢😢😢😢 wan kaxumahay

  • @farahadan3910
    @farahadan3910 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢😢😢Allaha na dhaafiyo Damjadiid Aaammiiinn 😢

  • @mohamedyuusufismail4164
    @mohamedyuusufismail4164 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    لا حول ولا قوة إلا بالله.😢

  • @mohamedyuusufismail4164
    @mohamedyuusufismail4164 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    😂😂😂😂😂 yaaahuuu
    Waar niyaw waan yaabnay.

  • @aliawad7367
    @aliawad7367 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    يا حسن الرئيس الصومال، أصبت الأهل الصومال بالحزن والخوف، لعل الله أن أذاقك الخزي في الدنيا والآخرة.

  • @HusHas-s5e
    @HusHas-s5e 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    WALLAAHI WAA MADAXWEYNAHII UGU HOREEYE UGU XUMAA SOOMAALIYA SOO MARO NACALAA DHALEY XASAN MUNAAFIQ CAQLIGA DAMEERKA LEH

    • @Saxiix-h3g
      @Saxiix-h3g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ADOON CAYTAMIN WAX MA SHEEGI KARTIT MIYAA MISKIIN CIILAN BAA TAHAY WALHI😂😂

    • @Saxiix-h3g
      @Saxiix-h3g 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      KII UGU FIICNAANA NALA WADAAG EE DADKA CAAFIMAAD IYO WAX BARASHO FREE AH SIIYE GURYA IYO GUNA FREE AHNA U QORAY 😂😂😂😂😂

  • @fardawsa9423
    @fardawsa9423 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    madax waynuhu. hadalkaan wuxuu kuqarinayaa wixii kadacay. turkey weegii hore waayo. waa ogyahay hadba wixii loosheega. ayey maqlaan wixii horana. waa la ilaawaa

  • @DuniaElmi-cu3ze
    @DuniaElmi-cu3ze 50 นาทีที่ผ่านมา

    KUWAGA WA KU DHIRI GALISA WAX BARASHADA WANA KU KORISA XARAANTA XOLOHA AGONTA ALAKUMA CALFO XOLAHA SOMALIYED ADIGA IYO CAROORTADA ENSHA ALLAH ALLAAH BA KU QABANAYA ADI IYO FAMILKAGA

  • @maxmudmaxamud
    @maxmudmaxamud 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Soomali nabsi baa haya.

  • @hassanabtidoon5574
    @hassanabtidoon5574 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    xuusen jaamac umad walba qofka ku haboon ayaa loo dhibaa Somalia xasan ayaa ku haboon waana waxaan shaqeysanay

  • @TrikAdan
    @TrikAdan 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilahay baa la xisaabtamaya qof walba

  • @foozia426
    @foozia426 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilahayow somali soo hadee

  • @keyfmahmud5291
    @keyfmahmud5291 43 นาทีที่ผ่านมา

    Allah Allah Allah Xasan biiq hana dhafiyo asaga abuureye Allah hana dhafiyo

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuleyso inadeer huusen geesi qaran ilaah haku barakeyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲💯❤️✅️
    Xasan dhiiqo oo tuug eeh in uu somali xukumo waa uqalma
    Xasan xarash ku soco

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc mudane ❤

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxaanallah wa nimcal wakiil

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 17 นาทีที่ผ่านมา

    Waa majnuun xaarantaa waashay xasan xarash qaran baqti u sajuude badgate

  • @HassanAli-fh1tj
    @HassanAli-fh1tj ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa run waa imtixaan demiga ay galen ba laga jaraya illa ay ilaahay u toobad keenaan.

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ear ninkan dadka ha laga qabto

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 32 นาทีที่ผ่านมา

    Ceeb badana ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @aliidrissyacin5629
    @aliidrissyacin5629 33 นาทีที่ผ่านมา

    Hasan sheikh wuxu qaatey qandaras ka burburinta qaranka somalied.
    Allah hanaga qabto

  • @bby6
    @bby6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Munaafaqnimo iyo doqonimo iyo mooryanimo bu isku darsaday lakin reer muqdisho iyaga raali uga ah Hassan qabuure faagte inu sida ugu jesjeso runti

  • @anisafarah3924
    @anisafarah3924 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wiilasha somaliyeed ha iskaga baxeen ciidama hadii a dhiigooda laga baayac mushtarayo
    Ninkan Macalin1 badna mama nogonkaro hogaamiye umadeed
    Ilaahow hogaamiya caadil ah ba sii

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    💝🌴 ya ALLAH "جلا جلاله" Mouslimka & Mu'mininta dhamntod ka badbadi oo u gargar ... Munafaqinta iyo galada ey hogaminayan oo cadawga ku ah Umada SOMALIYED mel kastey ku kala Nolyihin, & qabil qabil hubka iskugu dhibay illahayow garadsi in ey cadaw ku yihin oo eyna la rabin ALL SOMALIE in hormar gadho, bcz galo & acjami & Kristian & imarad oo dhan, SOMALIE aya ka saren hadi leys wada fahmo oo hubka leyska dhigo ein Shadanul " insi wal jini" leyska naro insha'ALLAH

  • @GggfFtffy
    @GggfFtffy 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Bal fiiri kuwa sacabka garaaci sacabka

  • @abdirizakafweyne5358
    @abdirizakafweyne5358 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaalida inkaarta ku dhacday waa Xasan Gurguute musiibo ah oo labo jeer shaydaan noo qurxiyey eebbe hanaga qabto

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 34 นาทีที่ผ่านมา

    Waaryaare xasan sheekh waa nin smart oo somalida si fiican u bartay markuu bada iibiyay ayuu sheekooyinkan la yimid si somalida waxaan ugu mashquusho oo loo soo qaadin arintii ANKARA Walaahi he is clever xasan guriga uu ka dhisanayo wadada maka labo sano ka hor ayuu bilaabay cid ka hadashana ma jirto

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Nin ciilkii qabiil nacaybku waalay ayaa la yidhi waa mw soomaaliyeed ninkan buka illaahow ummada soomaaliyeed ka qabo

  • @fausiabulale1925
    @fausiabulale1925 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar xasan maaha qof caafimaadqaba masgixiyan buu u xanuusanyahay Allah ha kaqabto umada

  • @wonderman8085
    @wonderman8085 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ILLAAHAY cadaali weeye. Xasan Shiikh waa mudan yihiin .

  • @AfrahAli-d9q
    @AfrahAli-d9q 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ha badalin Beenaal ciqaba is marji

  • @SAIDIBRAHIM-yl1un
    @SAIDIBRAHIM-yl1un 13 นาทีที่ผ่านมา

    Waaa wax nalaganaahy waxaa kasiidaran qufkiii qabiil kutaageerayo

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War wax Naxariis daranaa umada somaliyed musiibo ayaa ku habsatay

  • @ismaciilbashiir9596
    @ismaciilbashiir9596 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hassan waa Hassan

  • @Gla277
    @Gla277 13 นาทีที่ผ่านมา

    xasan sh waxaa ka shaydaansan dadka soomaaliyeed

  • @rashiidayuub6408
    @rashiidayuub6408 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dhaqtar ayuu ubashanyaha. I don't think he's mentally fit.

  • @Maxamedomar-omar
    @Maxamedomar-omar ชั่วโมงที่ผ่านมา

    tuug ilmihiisa aakhirka tuug beey noqdaan kan iyo ukuhiisa yaa wadanka noo dhaafiya iyo walbo noocaan ookale ah

  • @maxcabdiguleed9722
    @maxcabdiguleed9722 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sheikh wuxuu inoo sheegayaa inuurabo caruurtiisu inay diyaaruyihiin in xilalka dawlada qabankaraa isaguna diyaaruyahay inuu shaqogaliyo Somaliduna ubaahantahay ciyaalkiisiina.

  • @fatimaelmi5360
    @fatimaelmi5360 15 นาทีที่ผ่านมา

    Asc. Waxaa noo cadatay inuu umada soomaaliyeed iyo wadanka ayka horayso dantisa☹️. Waxaase kasii daran bada inuu naga bixiyo. Waxaan u baahanaya siyaasi aan xasad ahayn jecel shacabka Somalia iyo wadanka.

  • @AminaAli-q8z
    @AminaAli-q8z 17 นาทีที่ผ่านมา

    Xayadiibaa laynaga qaaday caalamku wuu idinla yaabanyahay hadaanu reer soomasliland nahay ilaahay nagumakiindaro wax madaxdoodii ka amasnladay haduu yiri waxbay caruurtiisiibartay ceebmaaha

  • @ashaelmi3575
    @ashaelmi3575 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War ninkii walan halaga qabto innad is fadfadexeysaan wax ma idiintareyso😢

  • @MaanJamac-i8e
    @MaanJamac-i8e 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxanaallh ilhow nabadbaadi wdanka😂 xasan baahane😂

  • @cocoo456
    @cocoo456 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    So sad, what wrong with the people in that land? Help yourselves, then the help of Allah will come.

  • @MuktarAwaad
    @MuktarAwaad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb waa runtaa lakiin waa ninkad taageeri jiraye ee ogow

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Acuudibilaahi minsheyedaani rajiin sheekada xasanjaajuus waa sheekadii uu kujahawareeriyo shabka iyo qabaailad war miyaadan dhiig iyodhacaan laheen diintiina karunsheega😅😅😅😅😅😅

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    This and that 😂😂😂😂

  • @mohamedolad7707
    @mohamedolad7707 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fadeexo iyo ceeb waa uun la af-maroojis

  • @mamedahmed3825
    @mamedahmed3825 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan madaxweeno maha wa nacas maangaaab ah ilaahay haka qaado xukunka

  • @UAM37
    @UAM37 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kk Dameer dhargay maxa laga sugayay? In ow dhus dhuso hada midasa socoto aduunka kale markow la hadlayo wu foorarsada lakin dadkisa wu bahdila

  • @ShakraPoi-q3v
    @ShakraPoi-q3v 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    .. waa oday masiiwo ah wuxuu usoo kacay inuu lacag aruursado alle unbaa naga qawankaro in kaar qawahaan

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War waxa nacaska ah xasan qabuur war doqomuu arkay

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadkaas waa habar gidir 100 kiiba 90 dadka oow bor boronaayo. Dhanaka abgaalna cidna lagama donsho. Taasna. Waa nabsigii. Laga galay. Farmajo. Shaarbo weyne. Maxaan tolkeyga uga digay taaaa

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    KUWAAN UDAGAALAMAAYO MEY KALAYACAAN KO.EY MUSHARNA KUMAQABAANEE WA ILMAHEYGA HANOOLADAN ILLAHEY MUSIIBO KUGU RID

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WUXUYIRI SH UMAL MADAXDAANU WAA DANBIGEENIIYOO QOF AH

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowladaas ayaa Somaliland sheeganeysaa?
    Ilaahoow Somalia hanagu celinin.
    Xasbuna Allahu wa nicma Alwakiil.

  • @marianomar6772
    @marianomar6772 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomali hora tiri:- Ruux is faanshe waa ri' is nuugtay.

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 17 นาทีที่ผ่านมา

    Qoomka xun hoogaamiye xun baa lagu saladaaa. Somalida ayaga xun. Ilaa ay xag Allah u laabtaan mooye dhibka ka bixi maayan

  • @aminabarre5051
    @aminabarre5051 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaaliyoo aduunka kudayo fiiriya suuriyo qabiil wax mataro yaasheegikaro qof qabiil kufaaiiday soomaaliyay fakara

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 41 นาทีที่ผ่านมา

    Yaan lala yaabin waa kaaba mooryaan dal iyo dad ayuuba mas'uul kayahay

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wuu wareeray.

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Isku soo wada duuboo maskaxda halaga baaro waana run qoomkan fitankooda batay soo laabasha la.aanta ayaa loosoo diray ninkan xitaa hadalka ka qaldan yahay aan miizaan lahayn

  • @museosman8296
    @museosman8296 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qofkii bixiyay xasan dhiiqo maskar badnaayaa

  • @mussejama311
    @mussejama311 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hogaamiyaashii ugu axmaqsanaa macalimiin bay ahaayeen, siday mao zedong, Joseph stalin, Benito Mussolini.
    All those guys used to be teachers.
    Caruurta corruption kusoo kortay hal xalaal ku koraa dhaamo.

  • @alijama6723
    @alijama6723 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DAL IYO DIBAD MADHAXUU U DHIGO BAY MUDANA YAAN IYAGA DAN UU KA LEE YAHAY MA JIRTO WAX AYNASN ARKAYN IYO FEKERO SHAY DAANI AH KUWII KU YIDHI MEEYTIDA XABAALAHA KALA BAX BAA KU SHAQAY SAN WUU EEDI IN SHA ALLAZH QARIIB INAGU RAAGI MAAYO

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyooyinka xamar waa in ka hadlaan wiilashooda dhurwaagu maydkoodii ku cunayo raaskaambooni kuwa ay wiilasha ka maqan yihiin waa in ay soo banaanbaxaan.

  • @ahmedsharmake3825
    @ahmedsharmake3825 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kann wuu masiibo dhaafay

  • @warsanahmed3060
    @warsanahmed3060 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan waxanoken Barlaston. Kushega

  • @BadeedBadmaax
    @BadeedBadmaax 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dadka qabiil kudufaacaya iyagaa isduleeyay

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xisaabtii. Illahay. Ayaa. Ka dambeeyee.

  • @Cabdiraxman123-qg4hx
    @Cabdiraxman123-qg4hx 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War shacabka wey dhinteen ha kaceen hadi kale ha amusaan hadal wax ma taro

  • @husseinmohamud5194
    @husseinmohamud5194 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilahy dadka iyo dalka haka soo qabto kani umad ma hogaamin karo tuug xun oo aan ilahy umadiisa ka xishoonayn

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War xuseen nin masaajidkii u dhacay oo burburiyey miyaa u daahayo school.

  • @abdisalamdirir5904
    @abdisalamdirir5904 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dameerkaba ma oga waxa loo rarto. Tuugan waa isdhexyaacay tolna ma laha.

  • @Dalmar-r6g
    @Dalmar-r6g 59 นาทีที่ผ่านมา

    Waa khalad iyo diinxumo in la yidhaahdo lama aasi karo.
    Balse xasan inuu meesha dhaafo waa loo bashan yahay.

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan rabaa inaad marixaanow layedinkadhigin dabkii xaabad lagushubaye xasanjaajuus ninkii raaca am lacga kasoo qaato illaahaye hakadhigo suul kii goroyo oo gaabta mr ninkii raaca xasantuuug

  • @LuulWarsame-p2m
    @LuulWarsame-p2m 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Foolxumadas ayeyledahay qabyaladu madaxwayne qabyalad kuyimid ee an lahay kabasati uu wax kumamulo dhibkas ayu leyehay wayku habontahay rer muqdishu inay cunan waxay aburten

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan wax. Kale. Mayaqaan. In. Uu. Caruurtiisa mustaqbal. U sameeyo

  • @suadadude7926
    @suadadude7926 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂ninkan ma fiyowo😂😂

  • @OsmanIbraahim
    @OsmanIbraahim 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan dhiiqo xasan baahane kan mas uul maahan

  • @MohamedAhmed-z2k
    @MohamedAhmed-z2k 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan waa cadeeystay tuuganimo oo weli saqajaan nimo ah ayuu muqdisho kawadaa boob dhulalkii danta guud qabuurihii misaajidyadii iskuuladii cusbitaaladii meel fayoow male ayaxaan maxaa loogu daawanaa cid kahor imaan karto malahan miyaa miyeey uwada sacab tumayaan

  • @Ahmed-s6v5h
    @Ahmed-s6v5h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkk waabay sacbinayaan dadkani damiir xuma

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhurwaagu ha looogo fulayadii urur samaale ee weerarka soo qaaday. Yaa ka naxaaya? Ineey rag laayaan ayeey u yimaaddeen. Calool jileeca cunuggaan jilicsannn.

  • @AbdiwaliAxmwd
    @AbdiwaliAxmwd 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan wuxuu gostey inuu dalka boobo lcg kasameeyo wa nin go,aan qaatay ee wxn layaabanahay shacabka jooga meeshuu fool xumadaan kawado may waxaan ka hortagaan maxay isu dulaynayaa sow ma oga inay ayagu leeyihiin iskoolada isbitaalada hantida danta guud oo dhan maxaa hortooda xasan ugu xaraashanayaa ayagoo ognuusan waxba ugu qabanayn oo guryo uu asagu leeyahay iyo shirgado kusamaysanayo shacaboow awoodiina isticmaala oo burcadaan iska celiya

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ODAYGU TALOW MAFIYOOWYAHAY MAXEYTAREE WAX XAARAN LAGU BAREY

  • @Umo580
    @Umo580 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan xabaalaquf Soomaliyi iska qaban weedey marka sudoono buyelaya

  • @MaryamJaamac-y8e
    @MaryamJaamac-y8e 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War.tugadey.soomali.jecelyine.udah

  • @alijama6723
    @alijama6723 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    LAAKIIN SHACAB KA MUQ DISHO MAXAA KA SIYA OO SIDAA OO DHAN LOOGU CIQAABAYAA OO AY SU DHA QAA JIN LA YIHIIN OO DAMIIR KII KA QAADAY WAA MUCJISO RABAANIYA XABAAL HADHIHI MASAAJID DUGSI HOY WAXAD MOODAA MEESHA IN FILM HINDI KA SOCDO WAX RUNA OO DHACAYA HAY TAHAY MALAZ YINKAA QOF MAXAA INAY XUMAAN TAA QOF DICIIFA KA QAATAAN KALI FEY