Hees: Dhayal Looma Heesee| Maxamed Mooge| Balwo Lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 259

  • @DhoodanOnlinemarket
    @DhoodanOnlinemarket ปีที่แล้ว +9

    Maxamed mooge AUN waa mujaahid somaliyed gaar ahaan SSDF ninkii ugu horeyey ee isaaq ah ee ka garaaba dulmiga somalida iyo afwayne ba ku hayeen boqortooyada mj

  • @abdulkadirismail9367
    @abdulkadirismail9367 4 ปีที่แล้ว +62

    Ala cod macanaa alaa raxma😭😭 2020 yaa dhegaysanaya

  • @abdirisakmohamedosman1269
    @abdirisakmohamedosman1269 ปีที่แล้ว +19

    Sanadku waa 2023 habeen talaado soo galayso amintu waa 12:10 habeenimo goobtu waa boosaaso, buugii jaamacadda ayn qorayaa iyada oo heeskani iibaxayo, axyaa jawwi😘

  • @abdokanimohameth5394
    @abdokanimohameth5394 ปีที่แล้ว +7

    Mohamed Mooge ookale fanka somaalida dib malooga heli doona talaw😢 aun🤲

  • @mahamedjaajme
    @mahamedjaajme 5 หลายเดือนก่อน +2

    Fanaan, Macallin, Mulaxam, Cod sameeye, Abwaan iyo cod cajiib ah ayaa ku kulmay Maxamed Mooge. Wuxu ahaa fankii oo dhan. AHN

  • @ugbaadadan9089
    @ugbaadadan9089 2 ปีที่แล้ว +7

    Ee aad dhibtaadiyo igu dhalisy hawlaha 😍😍😍😍

  • @IdirisIlyaas
    @IdirisIlyaas 9 หลายเดือนก่อน +2

    Erayada axmad saleebaan bide ayaa curiyay maxamad mooge libaan codka iyo kabanka ba ku raaxaysanaya Allah ha unaxariisto sacadu 1207 // 2024 bisha sadexaad. Oo ramdaan weeye. Xasuus

  • @xasancabdicusmaan
    @xasancabdicusmaan 4 หลายเดือนก่อน +3

    Maxamed MoogE Liiban HeesiHiisu WaYy iigA soocan YiHiiN HeesaHa KalE allaha ku NaxariistoH ustaad ❤😢

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 3 ปีที่แล้ว +17

    igu xasusta galab sacadu tahay 5 43 malin arbaca ah bisha jenaweri wa 20 sanada 2021 aad ku raxaysanayso codki alle haw naxariis te maxamed mooge qof jacayl darayna aad tahay like sar saxib wakh tigu xasus lehe

  • @aalazaed3427
    @aalazaed3427 3 ปีที่แล้ว +8

    Alla hakuu naxariisto
    wuxu ahaa
    Mujaahid
    fannaan
    laxamiiste
    kamanle
    muscier
    macalim
    Awbaam
    الله يرحمك يا زعيم الصومال

  • @ramadanaxmed6520
    @ramadanaxmed6520 ปีที่แล้ว +7

    Anna dhibaha jiilaal
    Dharaaraha kulaylka ah
    Sida dhibica loo filo
    Ayaad igu dheertoo
    Waan kaa dhursugayaa❤️😍🌹

  • @mohamedmahad8918
    @mohamedmahad8918 4 ปีที่แล้ว +10

    Durbaanka si fiican ayaad ugu ladheen inaad dib uga shaqayseen dhalinyaradu ma garan karaan.

  • @indhodeeqa4058
    @indhodeeqa4058 3 ปีที่แล้ว +8

    Aun Maxamed mooga liibaan geesi qaran somaliland ku qaaliya ayaa uni ahi waxaan ilaahay igu barayi naxariistii jano haka warabiya iyo dhamaan mujaahdiintiii SLM 💚💭❤🤲🤲

  • @shaficiabdullahiroble5538
    @shaficiabdullahiroble5538 4 ปีที่แล้ว +24

    ismoji in aad ila dhagasatay 2020 Alha u Naxariisto Fanka Aderkiis moha moge

  • @gureymohamed679
    @gureymohamed679 3 ปีที่แล้ว +4

    Wuxu ahaa Maxamed Mooge
    Macalin
    Musishan
    Maadeeye
    Mujaahid
    Laxamiiste
    halgamaa
    Halyay
    Heesaa
    Hoobal
    Hal abuur

  • @waayowarag3458
    @waayowarag3458 4 ปีที่แล้ว +51

    Taarikhdu waa 11 december 2020 habeen sabti so geleyso dhaxan xuna ay dhacayso saacadu waa 6:48
    Goobtu waa magalada ceergaabo
    Xaalad degen iyo maxmd mooge wx kle🤗

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 2 ปีที่แล้ว +1

      Sanadku wa 2022 bishii 9aad sacadu wa 12:7 meshuna wa Germany 🇩🇪 magalada kassel 🖐☝

    • @Ahmedkafi998
      @Ahmedkafi998 2 ปีที่แล้ว

      Caawana sabti baa soo galay, bishuna waa koob iyo toban. Ceergaabo dhaxantii bilaabantay, Moogena sidii baa looga dhagaystaa.

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 2 ปีที่แล้ว +4

    Aun Maxamed Mooge. Alla yaraxman
    Cod tolmoonaa m.a wax aan dhagaysanaya Sat,3 December 2022🎧
    Goobtu waa Galkacyo sariirtayda dusheeda
    Goor sheegtadu waa midnight
    Ilahay sanadka cusub ee 2023 sinabada hanagu gaarsiyo

  • @alisacudi4090
    @alisacudi4090 4 ปีที่แล้ว +8

    ALLE YAA RAHMA MAHAMED MOOGE LIIBAN
    WAKHTIGU 11 NOVENBER 2020
    SACADU 11:29 habeen nimo
    Goopta Somaliland Hargeysa
    Xafada daloodho 👏👏👏👏

    • @khalidabdu6222
      @khalidabdu6222 2 ปีที่แล้ว

      1 year later 11:23 habeenimo daloodho area.

  • @mohamedabdinour5077
    @mohamedabdinour5077 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u wada naxariistee Fanaan Maxamed Mooge iyo Abwaan Cali Saleebaan aamiin

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 3 ปีที่แล้ว +2

    Erayadii Abwaan axmed saleebaan bide ilaahay hau naxariisto Maxamed mooge liibaan

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled ปีที่แล้ว +4

    Goobtu waa burco sacadu waa 10:38 habeenimo waxan ka sii baxaya goobtayda shaqada heestan ayan dhagaha sii gashady allh ya raxma maxamed mooge ❤❤😊
    Dhayal looma heese
    dhararti aan ku caasha
    qay ee aad dhib tadiyo
    igu dhalisay hawlaha💘

    • @Cabdiwahaabyuusuf
      @Cabdiwahaabyuusuf ปีที่แล้ว

      jacayl maha adero fahan heesta

    • @Gaasiraguuled
      @Gaasiraguuled ปีที่แล้ว

      @@Cabdiwahaabyuusuf mana ku idhi waa jacayl huuno

    • @Jiirnugaaleed
      @Jiirnugaaleed 8 หลายเดือนก่อน

      Weey weey❤🖐 Dadkeedi

  • @mohamoudkaderfure3857
    @mohamoudkaderfure3857 ปีที่แล้ว

    Axyaa fanaan ahaaya Allow qabriga ku nuuri Macalin,halgama mujaahid Maxamed Mooge Liibaan
    Berigaan ilkaga sare qabay ayaan dhagaysan jiray o ku mirqaami jiray
    Adduunyooy xaalka be

  • @jimcaalebashiir6097
    @jimcaalebashiir6097 ปีที่แล้ว

    Rabbi ha unaxariisto qabrigana ha unuuriyo oo ha uwaasiciyo macalin mujaahid halgamaa
    Maxamed mooge liibaan
    Maanta waxa uu inooga baahanyahay amaba anfacayaa
    Waa ducada Aamiinta uraaciya jaalayaal

  • @najaahcabdisamed3550
    @najaahcabdisamed3550 3 ปีที่แล้ว +3

    Eesh calaa cod ilaahey janadiisa haka waraabiyo fanaankii marla araga ahaa fanaankii fanaaniinta mujaahid waxgarad geesi wadani macalin maxamed mooge liibaan

  • @nuurileeye8297
    @nuurileeye8297 4 ปีที่แล้ว +5

    Naasaha maaha nio waa -- laasaha dhexdoodiyo

    • @sakariyedayib8174
      @sakariyedayib8174 4 ปีที่แล้ว +3

      Wll laasaha maaahee waa naasaha
      lkn naasuhu kuwii dumarka maahee waa labadii buurood ee naaso hablood ee hargaysi caanka ku ahayd dhùuxuna waa dooxii hargaysa damashuna waa dhirta dooxa ku xeeran

    • @dacarabdi726
      @dacarabdi726 3 ปีที่แล้ว +1

      Marka Hore laasaha weeye marka labaadna wuxuu dhahayaa Nasaha,naaso Kale maaha waa buraha Naaso Hablo ee Hargysa

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 3 ปีที่แล้ว +2

    Allow Naxariisti Jano Ka Waraabi Maxamed Mooge Libaan Allahuma Amiin Amiin Amiin Amiin 🤲🤲🤲

  • @Abdirahimmusemoha
    @Abdirahimmusemoha 5 ปีที่แล้ว +3

    Maxamed Mooge Liibaan Allay Raxma Heesihiisa Qaaci Ayay U Badnaayeen

  • @jamaalaadan-om2ej
    @jamaalaadan-om2ej ปีที่แล้ว +1

    Naasaha dhexdoodiyo dhuuxii hargaysa damashii ku dherernayd oo mayay kudhawyahay😢❤❤❤

  • @haawodagan5472
    @haawodagan5472 4 ปีที่แล้ว +6

    Dhanka midig baadii tahay bidixduna dhir io doog aaaaaax yaa allow sahal amuraha 🤲

    • @abdullahiyare8314
      @abdullahiyare8314 4 ปีที่แล้ว

      Hawo Dagan wll . Dhanka midig ayad ii tahay maha ee waa dhanka midig baddii tahay . Bidixduna dhir iyo doog mhdsnd wllshay

    • @haawodagan5472
      @haawodagan5472 4 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiyare8314 ar sixitaan fiicna anigu maxaan qoray dhanka midig baad itahay adne dhanka midig badii tahay,,, waa uun isla meeshi almuhiim mhdsnd

    • @abdullahiyare8314
      @abdullahiyare8314 4 ปีที่แล้ว +3

      @@haawodagan5472 hhhh ina ader mhdsnd marka hore wxn rabaa inan kudarensiiyo mesha eregga yallaaa wa ( bad) waa baddii ay biyuhu kabuuxeen blse maha midigbad ii tahay ama bidix kolleythy adna mhdsn kun iyo kow jeer

    • @axmedcsalaan6005
      @axmedcsalaan6005 4 ปีที่แล้ว +1

      @@haawodagan5472 Waxaa looga jeedo waxaa weeyaan magaalada muqdisho Xeeb ama bad ka ah dhanka midig halka dhan kakene dhirta iyo daaqu ka saaranyihiin

    • @haawodagan5472
      @haawodagan5472 4 ปีที่แล้ว

      @@axmedcsalaan6005 waan fahmay wllo mhdsnd

  • @Qani_10
    @Qani_10 2 ปีที่แล้ว +11

    Ereyada :Ahmed Saleeban Bidde
    Laxaka: Ahmed Ismail Xudeydi :AUN
    Codka: Mohamed Mooge Liibaan :AUN
    Hees Iyo badh Sadex Lagend Baa Isugu Taktay 🥺

    • @mahamedaxmed6817
      @mahamedaxmed6817 ปีที่แล้ว +1

      Zxp horta ma khaldanid waayo marbuu xudaydi u tumaya lkn tan mujaahid maxamed mooge ayaa garacnya waayo izaga heesihiiza tum u tuman jiray

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 4 ปีที่แล้ว +9

    Ninkaaa iyo hanuuniye
    Heesahooda waa wada top hal xun kuma jiro

  • @laylabintucabdi7514
    @laylabintucabdi7514 ปีที่แล้ว

    Alle haw raxmo maxamed mooge frome hargaysa Abwaan axmed fiiro ayaa erayada noocan ah samayn kara raga hada jooga noolow inader❤

  • @apdirahimahmedothman147
    @apdirahimahmedothman147 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhulkanoo gu'gii da'ay dhinacyada maqaaadiish 🙏

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 ปีที่แล้ว +3

    Ciidan dhabaq guduudka ah
    Ee dhiin lo’deeniyo
    Geeluba kudhaadamo
    Iyo ubaxa dhaadheer
    Miyaad kala dhextaagneyd

  • @maxameddubad628
    @maxameddubad628 3 ปีที่แล้ว +4

    Habeen axadi soo galeyso 11/December/2021
    Saacadu waa 11:42 PM
    Magaalada widhwidh cadey Gobolkii Cayn
    Heestan oo ah midaan aad u jeclahy aadna u dhageysto
    Ayaa ii baxysaa Anigoo Fadhiya Meel cidla
    Codka Dahabka waa Ustaadkii Weynaa Mohamed Moooge Liiban Alla Yar Xam
    Aduun sheekiyo War ba ka hadha ❤❣👸

  • @mahamedjaajme
    @mahamedjaajme 2 ปีที่แล้ว +17

    Mooge " unbeatable old artist".

  • @calimahamuud5083
    @calimahamuud5083 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle hakuu naxariisto
    Halyay Qaran dulmi diide
    Somaliland Hargaisa
    Hoyga Fanka
    Britishka Shanta somaliyeed

  • @abdirashiddhagacade8157
    @abdirashiddhagacade8157 3 ปีที่แล้ว +3

    2011 waa markii aan heestan aad u dhagaysan jiray runtii waa xasuus wacan caawa 2021.

  • @Abdiboos-u3t
    @Abdiboos-u3t หลายเดือนก่อน

    Halgamaa Mohammed mooge alle ha unaxariisto

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan ปีที่แล้ว +4

    المبدع دايما وابدا ،،،،، رحمك الله الاسطوره محمد موجي

  • @sahalibrahim2956
    @sahalibrahim2956 3 ปีที่แล้ว +1

    waa 31 December 2021 2:20 Alle dunuubteena tii waalidkeen ha dhaafee waxaan alle ka rajaynayaa in maytida Muslimka ee maxamed ku jiro fadligiisa ku galado.
    xusuus qiimo badan.

  • @aadanabokor737
    @aadanabokor737 6 หลายเดือนก่อน

    Helsinki in Finland ban ku dhegaysanaya alle NAXARIISTO maxamed mooge

  • @ahmedmuhamed8871
    @ahmedmuhamed8871 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb
    Lkn sixid yar
    ,,,,,dhuuxii hargeisa maaha
    Dooxii hargeisa weyaan
    ,,,,,damal dheer, maaha
    Damal dharar weeyaan

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 3 ปีที่แล้ว +3

    Ubax hotel burco ayaan ku dhagaysanayaa. Nakhnakhaa is gaadhay.

  • @ahmedadn9270
    @ahmedadn9270 3 ปีที่แล้ว +9

    Legend maxamed mooge
    Fanaanka raga waayweyn loogu talo galay

    • @farhiashireabdiahmed7640
      @farhiashireabdiahmed7640 3 ปีที่แล้ว +1

      iyo dumarka waa weyn 😀😀😀

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 ปีที่แล้ว

      @@farhiashireabdiahmed7640 Waa kaa 😂😂😂🙆‍♂️

  • @NajiibDarwish
    @NajiibDarwish 10 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa Ilaahii❤️🥺

  • @AliAli-il2sh
    @AliAli-il2sh 4 ปีที่แล้ว +2

    Naasaha dhexdooda maahee waa laasaha dhuuxii hargeysa maahee dooxii hargeysa. Waxaa laga hadlaya dooxo iyo laas. Waa biyo mareen.

    • @abdullahiyare8314
      @abdullahiyare8314 4 ปีที่แล้ว +2

      Ali Ali sxb mhdsnd laasaha wa sida aan filayo inaythy ereygan saxda ah blse dooxo maaheee was dhuuxii hargeysa wayo baddii dooxo layirahdo wxa mesha kabaxaya ereygii ay heestu kusocotay o ahaa ( dh) abwankuna maahayn nin uu afsomaligu kuyaryhy sida inaga o kale .deelqaafna loogama baran

    • @abdiqadirsidiq
      @abdiqadirsidiq 4 ปีที่แล้ว

      Naasaha dhexdoodiyo dooxii hargeysiyo,
      Naasuhu waa buuraha naasa hablood waana astaan ay Hargeisi leedahay. Dooxii hargeisa weeye halkaasina.

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 4 ปีที่แล้ว

      Waa sax heeska sidaas loo qoray weeye:
      Naasaha dhexdoodiyo
      Dhuuxii Hargeysiyo
      Macnaha naasuhu waa labada buurood ee astaanta Hargeysa ah iyo dooxa weyn ee magaaladu caanka ku tahay. Marka maadaama qaafiyadda heesku ku socdo shibbanaha " Dh" lama oran karo " Tog, doox iwm" waxa la adeegsaday " Dhuux" oo la micno ah tog ama doox.

    • @naasirhirsi5044
      @naasirhirsi5044 4 ปีที่แล้ว

      Maaha waa naasaha dhexdoodiyo =waa astaan hargeisu caan ka ku tahay ee labada naas

  • @aliraageosman9071
    @aliraageosman9071 8 หลายเดือนก่อน

    Markii aan dhab kuu dayey
    Cadceeda dhalatey waaberi
    Ama dhool aroornimo
    Dhanka bari kasoo kacey.
    13 April 2024 anoo shaqadeyda dhameestay ayaan dhageysanaayaa Allah ha u naxariisto m. Mooge
    Fan waa kii hore

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah Yarhamuh Raheem Yaa Maxamed Mooge true Ljander❤️🤍💚

  • @KM-jc5hl
    @KM-jc5hl 9 วันที่ผ่านมา

    Keep up wlhi your doing great work sir MashaAllah we need more of qarami🎉Sat Dec 14

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxa la isku dhaafaa dhex_yareey nasiibkee malaa waanad dhaadine sugulaad ka dhalatee sidaas ayey ahayd maxamed mooge ayaa ka badalay markij danbe salamaa all sugula caynaashiya .

    • @osmansufi4066
      @osmansufi4066 9 หลายเดือนก่อน

      Sheeko xumada meesha kala tag abwaanka ha kharibine ku lahaa sugule ka dhalatee cuqdad baad qabtaa

    • @maxdar11
      @maxdar11 9 หลายเดือนก่อน

      @@osmansufi4066 maxaa kaa xanaajiyey adeer adaa cuqdad qaba oo reerka aan halkaa kuso qorey ka gubtee

    • @aadanabokor737
      @aadanabokor737 6 หลายเดือนก่อน

      Somalidaan ka dhalato dhay lagugu koriyo

    • @maxdar11
      @maxdar11 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@osmansufi4066 adiga cuqdad qaba maxaad sulule caynaashe uga xanaaqdey kkk

  • @khadarxaamud8279
    @khadarxaamud8279 3 ปีที่แล้ว

    Alle naxariis iyo jano haka warabiyo ader

  • @osmandahir1328
    @osmandahir1328 3 ปีที่แล้ว +3

    Taariiqdu waa 30 /8/2021 yaa iga danbeeye axsan hees
    Jacaylaw maxaa daawo kuu ah🤔🤔

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 3 ปีที่แล้ว +15

    Maxamed mooge hessi hisa markan dhagaysto waxan daremaa jacayl dhab ah oona faro ku haynin allow sahal amuraha hesstan mic naheda waxa fahmi kara dadka jacaylka wax ka yaqana xaqiq mise wa been dad waynow sida dhibica loo filo ayaad igu dheerto wan ka dhar sugaya tiyey huno ?waxa laysku dhaafaa dhexyareey nasinkee mala waanad dhaadine somaalad ka dhalato dhay lagugu koriyo dhamaal dheer ku noqote ❤💝❣💋💕💖💔💘💓❤💔

    • @khadaraxmed301
      @khadaraxmed301 3 ปีที่แล้ว +1

      3

    • @iidfarax5320
      @iidfarax5320 3 ปีที่แล้ว +1

      Ninkii jacaylka wuxuun kayaqaana ayuubaa heestan dhagaysan kara ♥ kiikele hayskadaaayo

    • @iidfarax5320
      @iidfarax5320 3 ปีที่แล้ว +1

      Lixsano oo gabadhaaan jeclaaa aanan israg heestan ayuubaan nafta kusasabijiray markaaa heestani waxay taabanaysaaa wadnaha

    • @murtiileonline5294
      @murtiileonline5294 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo
      Mcz
      Wark
      Soo
      Daah
      Xa bibi
      Macn

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 5 ปีที่แล้ว +11

    Heestan maxaan ku murqaamay.
    Boqortooyo

    • @mahadomar7099
      @mahadomar7099 4 ปีที่แล้ว +2

      Shacraawi caydaruusaawi kkkk mahad afyare

  • @Ahmedmustafa329
    @Ahmedmustafa329 5 หลายเดือนก่อน

    Mohemed mooge liiban
    Cod labbon , legdan , luxdoon
    By hadraaawi AHN ❤

  • @jeestaaleofficial2102
    @jeestaaleofficial2102 3 ปีที่แล้ว +2

    Laasaha dhexdoodiyo
    Dhuuxii hargaysiyo
    Damashiid ku dherarnayd
    Yaa salaam AHUN M.M.L

  • @caliismacil3814
    @caliismacil3814 2 ปีที่แล้ว +1

    Waah waah heesti heesaha 2022 hargaysa kudhagaysanayaa

  • @somalimusicport
    @somalimusicport 4 ปีที่แล้ว +3

    Ereyadii axmed saleban bide
    Laxanki xudaydi 👌

    • @naasirhirsi5044
      @naasirhirsi5044 4 ปีที่แล้ว

      Laxanku waa jiim sh muumin

    • @somalimusicport
      @somalimusicport 4 ปีที่แล้ว

      @@naasirhirsi5044 bro tan xudaydi ayaa saaray malaa mid kle ayaad ku khaldaysaaye sidaa waxa yidhi axmed saleeban bide

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 3 ปีที่แล้ว +3

      Ereyadu waa cali saleebaan bidde maaha axmed waa laba nin oo walaalo ah cali waa ninkii silsilad maanseeddii siinley ka qayb galay sidaa ula socda soomaali maryoolayeey.kkkk

    • @cismaanmohamed363
      @cismaanmohamed363 3 ปีที่แล้ว

      Haku murmina heesta erayadeeda waxaa iska leh abwn axmed saleebaan bide

  • @kohilooge1509
    @kohilooge1509 3 ปีที่แล้ว

    Taarikhdu waa 17 bisha 6aad ee sanadka 2021 aminntu waa habeenimo goorsheegtaduna ku beegantahay 10:20 magaaladuna tahah muqdisha degmada hodan waxaan si aad iyo aad ah ugu raaxaysanaya codka fanaankeenii waynaa Alla yarxamuh maxamed mooge heesihiisu waa tii 4aad oo aan dhagaysto waa qalbi taabad

    • @nadifoshire7317
      @nadifoshire7317 2 ปีที่แล้ว

      Anna waxan dhagaysaya 17 bisha 6aad 2022 amintu waa 2:30pm kobtu muqdisha caday allow ku naxariiso

  • @gureymohamed679
    @gureymohamed679 3 ปีที่แล้ว

    Heestan dhayal looma heeso runtii waa hees kamida xulka heesihiisa in kastoonay kala dhicin mar la araga heesihiisu. AHUN

  • @bashirxasan7166
    @bashirxasan7166 3 ปีที่แล้ว +1

    ale how naxariisto axya fanan

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 4 ปีที่แล้ว +4

    Heestan si gaaraan u jeclahay allaw u naxariiso maxamed mooge

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 ปีที่แล้ว

      Saaxib Axmed Soomaali. 😁🙌

  • @Cabdiwahaabyuusuf
    @Cabdiwahaabyuusuf ปีที่แล้ว

    habenku waa khamiis sacadu wa 11:00 sanadu waa 25/11/2023 goobtu waa burco somaliland AUN mujahad maxamed mooge iyo ragii ladhintayba 👏

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 4 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax ahn mxmmed mooge hees macaan legend

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal ปีที่แล้ว

    Alloow Maqaadiish nabad waarta sii oo argagixisada ka suuli waa magaalo kheeyraadki badda iyo kii beerahaba bartanka kaga taaala

  • @caliismacil3814
    @caliismacil3814 2 ปีที่แล้ว

    Waah waana kaadhul.sugayaa

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 5 ปีที่แล้ว +4

    Allow kuu naxariiso

  • @AxmedCali-j7t
    @AxmedCali-j7t 2 หลายเดือนก่อน +1

    Axyaa fanan dabdii lama.arag

  • @MohamedAdam-s2t
    @MohamedAdam-s2t ปีที่แล้ว

    ERYAYDII cali saleebaan bide weeye codkii m.mooge liibaan

  • @dhiblaawemedia8538
    @dhiblaawemedia8538 5 ปีที่แล้ว +6

    Markii aan dhab kuu dayey cadceed dhalatay waaberi ama dhool arooriyo dhanka bari ka soo kacay naasaha dhexdoodii dhuuxii Hargaysa dhamashii ku dhererayd uu mayey ku dhaw yahay intaan kaala meel dhigay igu dhalisay caashaqe markii aan ku dheehdaba ama dayo dhakaagaba sow kuguma dheeliyin.

    • @cabdiyaasiin2677
      @cabdiyaasiin2677 4 ปีที่แล้ว

      MN sha allh maxed mooge

    • @abdullahiyare8314
      @abdullahiyare8314 3 ปีที่แล้ว

      Ibraahim maxamud Dhiblaawe @ sxb meelo badanbaad ka saxday lknse , naasaha dhexdooda maahee waa laasaha dhexdoodiyo dhuuxii hargeysa

    • @abdigantaal1675
      @abdigantaal1675 3 ปีที่แล้ว

      Adeer waa naasaha dhexdood ee maaha laasaha sxb

  • @mohamedwajib6923
    @mohamedwajib6923 ปีที่แล้ว

    Hestaan muda radshaay....MoH moge. AuN...

  • @Siliiko8Siliiko8
    @Siliiko8Siliiko8 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ku suganay magaalada hargeysa gaar ahaan new hargeysa gaar ahaan bundada Soomaaliland bishu waa 5 October 2024 amintu waa 11:32
    Waxa 37 casho u hadhay muda xileedkii muuse biixi w❤❤❤❤

  • @DeepMustafe
    @DeepMustafe 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ereyadii : Axmed Saleebaan bidde
    Laxankii: maxamuud Ismaaciil (Xudaydi)
    Codkii maxamed Mooge Liibaan

  • @caydaruuzmaxamed736
    @caydaruuzmaxamed736 ปีที่แล้ว

    Alle naxariistii jano kugu raaxee 😭

  • @ogaal12
    @ogaal12 5 ปีที่แล้ว

    Allaylehe! Caawa waan idinka hayaa

  • @moulidomar2044
    @moulidomar2044 2 ปีที่แล้ว +2

    Tariikhdu waa 30 April 2022 goobtu waa Turkey izmir basmane jawigu wa ramadan yo xalad adag

  • @ahmediology
    @ahmediology 3 ปีที่แล้ว +4

    2021 My favourite fanaan

  • @MohamedHenry-f9u
    @MohamedHenry-f9u 2 หลายเดือนก่อน

    Alle haw sanaxariisto

  • @khuludahmedali7689
    @khuludahmedali7689 6 หลายเดือนก่อน

    2024/6/6, saacada, 11:19 malin nimo maalin khamiised ,goobta South Sudan 🇸🇸, 😢❤

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 ปีที่แล้ว +1

    Shacabka Soomaaliyeed Waxaad walalo Midooba

  • @sacdiyacabdiqaadir724
    @sacdiyacabdiqaadir724 4 ปีที่แล้ว +10

    Sida dhibica loo filo
    Ayaad iigu dheertoo
    Waan kaa dhursugayaa

  • @BaderCadhood
    @BaderCadhood 4 ปีที่แล้ว +1

    Saaxiibbayaal waad ku mahadsantihiin

  • @guleidahmedguuleedshafi6420
    @guleidahmedguuleedshafi6420 4 ปีที่แล้ว +1

    Intoon kala meel dhigay igu dhalisay caashaqa weye halkasi zxp bal u yara fiirso adoo raali ah

    • @abdullahiyare8314
      @abdullahiyare8314 4 ปีที่แล้ว +1

      Gulied Ahmed sxb igu dhidibtay weeye ereygu Wana sida qoran midna kudarso abwanka hibada fanka u leh erey uu heesta meel kaga xusay Soma celiyo .ereygaasuna hesta billiwgeda Ayu kijiraa o waa ka leh dhayal Loma hesee dharartii an kucashaqay e aad dhibtaadiyo igu dhalisay hawlahan marka ereygan dambe wxu noqonayaa igu dhidibtay adna mhdsnd sxb qaaliya isku daygaaga

  • @abdiwahidhussein8396
    @abdiwahidhussein8396 3 ปีที่แล้ว +1

    4 april 2021. 6.25 subaxnimo. Hargaysa,Somaliland

  • @JamalCaydid-h6o
    @JamalCaydid-h6o 22 วันที่ผ่านมา

    Wxyn dhagaysay 2020 anigo jcel gabdh rer burco najax bile roble ayan udhagaysn jiry wxn jogy hargaysa sacadu 1 ub3nimo

  • @yacquub8556
    @yacquub8556 2 ปีที่แล้ว

    Halyeey mooge

  • @mustafe-adar5862
    @mustafe-adar5862 หลายเดือนก่อน

    Ya saLam old is golden

  • @abwaanjidhoon7897
    @abwaanjidhoon7897 9 หลายเดือนก่อน

    Sanadka 2024 bishii 1aad / 8 deedii waxan ku jiraaa jidka u dhaxeeyaa jigjiga hargeysa heestan oo ii baxaysa ayey I joojiyeen liyuu boolis soomaali ah dhamaantood way qiiroodeen waxan arkey iyagoo madaxa wada ruxaya waxay I waydiiyeen sideed wadanka ula soo gashay gaadhi numberka soomaaliland kaliya leh waxa igu yidhaahdeen kala jeedi waxan u sheegey inaan wato sharci ii ogolaa 5 cisho inaan ku sugnaa waxan lasoo baxay warqad sheegaysa inaan haysto sharci aan ogolaasho uga soo goostay tog wajaale qaybta itoobiya taasoo aan safar u ahay jigiga aanan dhaafi karin ilaa intaa hargaysa soo galayey heestaasaan sii dhagaysanayey m m liibaan alle haku naxariisto

  • @yaasiinsaleebaan7370
    @yaasiinsaleebaan7370 ปีที่แล้ว

    Alle hawnaxariisto

  • @xananmediaproductions6795
    @xananmediaproductions6795 2 ปีที่แล้ว +5

    Sixid:
    P1- Ee dhay lo'deeniyo
    Geelluba ku dhaataan.
    P2- Damashii ku dherernayd
    Dhul uu mayay ku dhawyahay
    P3- Dhay lagu gu koriyayoo
    Damal dherarka noqotaye.
    Sxb erayada heesaha inaga sax adoo mahadsan. Xataa abwaanka erayada allifay in aad khaladday baan malaynayaa. Mahadsanid.

    • @abdullahiyare8314
      @abdullahiyare8314 2 ปีที่แล้ว +1

      Ina ader qofka qoray qoraalka waxbuu khalday blse wxii o dhanba adaa ka daray isagaana kaa saxan ,1damashii ku dhererrayd uu mayaay ku dhowyhy baa sax ,
      2 e dhiin lo,dayniyo geeluba ku dhaadamog abwankuna waa sax axmed saleban bidde

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 6 หลายเดือนก่อน

    Heesta dowloading fura fadlan

  • @MrBoqor
    @MrBoqor ปีที่แล้ว

    Hees iyo badh😊

  • @fahadhassan9839
    @fahadhassan9839 3 ปีที่แล้ว +2

    dhayLooma heese dharaartii aan ku cashaqay ee aad dhibtaadiyo ugu dhalisay hawlaha dhulka oo gugii da ay dhinacyada maqaadhiis dhanka midig badii tahay bidixduna dhir iyo doog m mooge lagend sxp balwo waxaad so galisaa hestii liilLalaw please

    • @hodanali6106
      @hodanali6106 ปีที่แล้ว

      Adiga laftaada an ku saxo e
      Waa naasaa dhexdoodiyo dhuuxii hargeyio damashii ku dhererayd this yoo mayay ku dhowyahay! / oo maya ku dhowyahay labadaaa. Erayba. Wuu leeyayahay is weliba. This da ayaa dambaynaysa

  • @KhaalidMaxamed-r3o
    @KhaalidMaxamed-r3o 11 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxaan maxamed cumar xuseen (huryo)

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 ปีที่แล้ว +1

    Shacabka Soomaaliyeed Midimo

  • @ibrahimnuh6534
    @ibrahimnuh6534 3 ปีที่แล้ว

    Asc ereyadii mujaahid Cali Saleebaan Bide

  • @sacadbagaase1045
    @sacadbagaase1045 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxan ku murqamaya magalada hargaysa tarikhdu wa 27 sep 11:22 ninka si u yidhi nina si u qaday

  • @farxiyaaxmed3826
    @farxiyaaxmed3826 2 ปีที่แล้ว

    Inaankani ceelkan uushagay hakuu kuyaalaa

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis5952 3 ปีที่แล้ว

    Erayadii abwaan axmed saleeban bide