Prank Hazal Oo Masayrtay Shaah Kululna Igu Shubtay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 214

  • @user-er8tv7sw7y
    @user-er8tv7sw7y หลายเดือนก่อน +22

    Ninkaan washamsii halagu qaado caruurtisa banaanka dhaxan ku dileysaa. Iyo kaajo

    • @SiyaadKhaliif0440
      @SiyaadKhaliif0440 หลายเดือนก่อน

      Dadk beenta ka da ceb wye

    • @NaimaAbdi-b4p
      @NaimaAbdi-b4p หลายเดือนก่อน +1

      Adiga yaa kudirsaday maxaa kagalay se yab

  • @yaasiinabdiibraahimcumar3021
    @yaasiinabdiibraahimcumar3021 หลายเดือนก่อน +8

    Anoo arka in laysla og yahay ayaan hadana iska daawadaa

  • @RayaanMuuse-g2r
    @RayaanMuuse-g2r หลายเดือนก่อน +32

    Waryaa ilmahaaga biil siiso liketa waxaan kuga saaray waa ayaga dartood❤

    • @DeeqoAli-s7e
      @DeeqoAli-s7e หลายเดือนก่อน +1

      Maba biilo

    • @RayaanMuuse-g2r
      @RayaanMuuse-g2r หลายเดือนก่อน +4

      @@DeeqoAli-s7e abayo haddu biilan wayo washamsi halagu qaado inta ilma dhadhalaa katagaaa wax macquul ah naahe

    • @sahroxassan6814
      @sahroxassan6814 หลายเดือนก่อน +3

      @@RayaanMuuse-g2rmaba bilo abayo maxkamada dahir calasow ayaa lacag loga arurinayey o kiradi guriga aya lagu yeshay labo bilow hadaba aan washamsi ku qadno

    • @pianochannelofficial6557
      @pianochannelofficial6557 หลายเดือนก่อน

      Waa diyaar​@@sahroxassan6814

  • @user-oq5xu7hd3k
    @user-oq5xu7hd3k หลายเดือนก่อน +45

    Prank lisla ogyahay igadheh hadee ogeen ga saarta madaxa kuma ceshateen

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 หลายเดือนก่อน +45

    Hazal Ninkan aad bad ugu qatantahay iskala reeb huuno iska jeclow lakiin iskalareb horta Kafi waa qof fiican intaanu ka arkayno oo naxariis badan runtii waa laga yaaba inanu ku xumayn hadana waa uun Nin soomali khayr inshalah

    • @SakiMolid
      @SakiMolid หลายเดือนก่อน +5

      Waa runtaa wlhi

    • @fatumaali1463
      @fatumaali1463 หลายเดือนก่อน

      @@aminaahmed9352 sax waanadu waa xaq iyo hiillo

    • @user-qy1wr7eq2m
      @user-qy1wr7eq2m หลายเดือนก่อน +1

      Amish aya caqligaa luguogyahy talon an dihilaha samiyey👍

    • @asmamohamed3628
      @asmamohamed3628 17 วันที่ผ่านมา

      Siduu nin fcn ku yhy apyo sawta xaaskisi caruurta 4ta ah u dhashay loo baahiyey nayo ma kaasa naxariisle uf😢

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 หลายเดือนก่อน +17

    Kafi yaad waalaysaa Hazal oon prank ogayn mar hore ayey howshii qaran kaa dhameyn lahayde
    Inkastoo caado utahay isku dhajinta hadana garbasaar ma qabteene beenta joojiya 😂😂😂
    Yaa ila fahmay planka ay soo dageen????

  • @user-wh5mq5ng2p
    @user-wh5mq5ng2p หลายเดือนก่อน +8

    Asc Kaafi Wall Xaskaagi Hore iyo Caruurtadi Cawi Manta Waa Adunyo Hada qolka Dahir Calasow ka dhageeysde. Banka ayaa jifna Ayeey Dhahde Wall Cawi adiga UN Baa dhalay Caruurtas

  • @fadumayusuf4102
    @fadumayusuf4102 หลายเดือนก่อน +4

    Beautiful, so beautiful command the match❤❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg หลายเดือนก่อน +21

    Hazal gabar kamaskinsan in ey jirto u maleyan mayo oo uga dacadsn in u helayo kafi ee ilaahay xaasidka sharta iyo shadaadinta xaasidka hagaqabto
    Alaahu ma aamiin aamiin yaa 🤲☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️❤️♥️♥️♥️♥️❤♥️♥️♥️♥️♥️

    • @fatumaali1463
      @fatumaali1463 หลายเดือนก่อน

      @@FartunYusuf-ll8tg hadaad ka naxayso akhlaaq xumida jooji dheh please aakharo war baa jira

  • @ikranfatxi3544
    @ikranfatxi3544 หลายเดือนก่อน +9

    she is so romantic at the sometime she is so cutee

    • @2daysago_
      @2daysago_ หลายเดือนก่อน +3

      Mxa romantic tan waa tii dadka saliida kulul ku shubi jirtay😢 halis waye qoftan naf bay gooyni kartaa.

  • @Alhamdulliha12345
    @Alhamdulliha12345 หลายเดือนก่อน +6

    Tom iyo jerry oo guri ladajiye 😂

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pk หลายเดือนก่อน +17

    Waa baranki leyslaogyahay brank

  • @amuunabdirahman9181
    @amuunabdirahman9181 หลายเดือนก่อน +4

    Tani waaa dqonimdii oo qofa acuudu blhi qoftn intnu guursn bn anuu jileeceeda nici jiry
    Qfka sidnoo dhn hdad u jclaato adaa ku dhib qaba wlley😅😅😅😅

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 หลายเดือนก่อน +1

      Walee haa. Marka la kala tago nin Soo ooyaya lama arko. Naag umbaa 24 hrs barooraneysa baraha bulshada iyo off camera meel walba. Tu walba ninkay HAH ku tahay sida wiilay ku curatay ookale.

  • @ubaxaabdullahinoor8050
    @ubaxaabdullahinoor8050 หลายเดือนก่อน +6

    Labadan wa iska jeclhey 😂😂 sobadiya parankiyada Iyo challenge yada kafi Iyo hazal🎉❤❤

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ina adeertay samsamey doqonimada xagee ka keentay ma sidaan baad gabar mudug ah ku tahey

  • @user-ug6yh8ef3q
    @user-ug6yh8ef3q หลายเดือนก่อน +8

    Hazaal waa daacad qofka daacadda ah prank noocaas ah laguma sameeyo

  • @munafuad7759
    @munafuad7759 หลายเดือนก่อน +2

    ti horey wa habar dashey hazal quruxleyda wankutagera she is romantic girl qof jacal aqanto wahay❤❤❤

    • @deqalula9707
      @deqalula9707 หลายเดือนก่อน

      Subxaana laah oo kawaran haday duruufi saas ka dhigtay

  • @Hafsoabdi-b4x
    @Hafsoabdi-b4x หลายเดือนก่อน +4

    Ina adeer gabadhaan ilaali waynaxariisbadantahy❤

  • @cayuuniali7127
    @cayuuniali7127 หลายเดือนก่อน +2

    Hazel taas jaceyl lama yiraahdo ee waa jaeeylka reer mudaga waayo waxey mootan dilka iyo cayda in leysku jeclado
    .hazal hal arin ayad kuxuntahay been kusheegi maayo ragana gurigoda kuma joogan waana gacanqadka walashey xata barito ninkaas hadii uu qaladka dhaco sonoqon maayo oo waxa uu ogyahay in aad qatar naftiisa kujirta

  • @user-ts6rr7en6c
    @user-ts6rr7en6c หลายเดือนก่อน +2

    Ooo nin hadiii laguursado malaabta lagu saaxdaa beynallah Ani gabdhihii hore kadambeeyaa filaa ceep ila tahaybo😢😂😂

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 หลายเดือนก่อน +2

    Hazal pls jooji gacan qaadka hafa wuu iska kas ilaali nayaa lakin hadey gacsn qadku bato marka dsmbe wuu xsnunsan wuuna ku gacan qadi wayel xanunsadey xilmagarto .gacanta jooji hadad dhaqan dooni rerkan cusub ilaali

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane หลายเดือนก่อน +6

    Maxaa laguu furayaa ogaden oo dhan baa sugayo inaad dhadho wiilal iyogabdhodheerdheer.waligaa lagu furimaayo kaginaadigas leh .

  • @user-jg8bx4kg1w
    @user-jg8bx4kg1w หลายเดือนก่อน +5

    War naga nool deeh😂😂😂

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane หลายเดือนก่อน +4

    Kkkkkkkkkwalahey naxdin farax baa igu dhacey doqon wuu arkaa in shaah kulul gacanta ku heysato oo hortagantah muu is ilaaliyo.mac sonkor .

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane หลายเดือนก่อน +6

    Durbo ma madaxey mareysaa.heey waliged ha furin .

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanallah waryaa he gabadha waa ku jelctahay❤❤❤😢 tartib masyirak waa mida ku jacel

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud3654 หลายเดือนก่อน +4

    Anaga wax bbe na dhaha ma waynay horta 😢😢

  • @Fadxiindho-ng4ou
    @Fadxiindho-ng4ou หลายเดือนก่อน +3

    Wan ku xiisay wa maxay gabdh miyad ka maqanayd

  • @AyanSamireh-j8h
    @AyanSamireh-j8h หลายเดือนก่อน +1

    Walalayal pls ishega dhaqanka réer somalia miya sidan u wadaa dhaqma wali ma arag naag ninkedaa goo ka huwanaysaa Djibouti sidaaa mahaaaa lkn prunkigan wa been walhi😂😂😂😂

  • @MaryanHussein-oe8ci
    @MaryanHussein-oe8ci หลายเดือนก่อน +1

    Yaahuu bisinka waxan jacayl lama dhoho waa doqonimo maxey ninka kadulsaranthy

  • @maryami2299
    @maryami2299 หลายเดือนก่อน +4

    Kuwaani Waa khadiijo Ito maxamad aabe daahir oo kale safiirka korkeeda soo duubayay

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahey amarkiis inay marti noo joogta ma ahane dhar full ah maba qabi kari anoo jooga gurigeyga. Wax yaroo sexy ah inaa iska xirtaa jeclahay lkn koley waa bariiskoodee maxaa iga galay 😅

  • @AxmedBarafinho143
    @AxmedBarafinho143 หลายเดือนก่อน +2

    Nagteyda anigo la joogo garba saar mawa qadaneyso ina iska fir firsada raba he.😂😂😂

  • @hodanmohamed3784
    @hodanmohamed3784 หลายเดือนก่อน +3

    Ani haday naftu igabaxayso qofka wlhy waxa lamodaya inanan habeyn jeclaan

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k หลายเดือนก่อน +1

    Macaa ma dhaleyso kulahaa subxanallaah seey u tuntay baanba la qoslay😂😂😂😂

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 หลายเดือนก่อน +1

    Shaafi ayeeydry oo garoob ah oo 48 jir ah baa joogto ametica ms ku baraa .wana nurse. Nasg quruxbafan.

  • @bilandahir
    @bilandahir หลายเดือนก่อน +9

    Naag nol😂😂

  • @munir69420
    @munir69420 หลายเดือนก่อน +7

    Hazaal waadacad jaceel kaga kalareebo aad baad iskudhiibtay sister

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok หลายเดือนก่อน +4

    Kaafi, don't do that again even though it's a prank.

  • @Bayaan447
    @Bayaan447 หลายเดือนก่อน +1

    Ma caruurba noo malaysen 😂

  • @ayaanaxmedxilajano
    @ayaanaxmedxilajano หลายเดือนก่อน +2

    Waxa hanala hor imanina😂

  • @maryami2299
    @maryami2299 หลายเดือนก่อน +3

    Nin Waa la yaqaan naag baa I jecel buu ka rabaa laakiin it adi sharafteedii iyo tii qoyskeeda bay ku dheeshay

  • @user-nt2ic7xb3n
    @user-nt2ic7xb3n หลายเดือนก่อน +7

    Hazaaley ninka mar marka qaar waleyska weyneysiiyah mideda kle ninka Haku dhag dhagin wainow adiga kugu dhag dhagaa ogow taas nag iyada loxiisa noqo gbr wlashaya bn ahy. wn kula talinayaa

    • @XasanAbdi-wt4yc
      @XasanAbdi-wt4yc หลายเดือนก่อน +1

      Reerka wada degan tala xumada kala tag adiga hadii aad sidaa udhaqantidna inaad iska reebtid isku day 😂😂😂

    • @user-nt2ic7xb3n
      @user-nt2ic7xb3n หลายเดือนก่อน +1

      😂​@@XasanAbdi-wt4yc

  • @ZacdiyaZiman-hw4zc
    @ZacdiyaZiman-hw4zc หลายเดือนก่อน +2

    San hada ku socotan rer idinku dhisnanmayo

  • @Ayaanmohamud-vj7bl
    @Ayaanmohamud-vj7bl หลายเดือนก่อน +2

    In ay ogtahay wa muuqataa

  • @FaraxMaxamud-dt5gn
    @FaraxMaxamud-dt5gn หลายเดือนก่อน +1

    Shaahu xitaa waa baraf shaah kulul igu shubtay kuyee naaac bog iyo xabad ayuu utumi lahaa horteena hadey shaah kulul kushubi lahayd

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku หลายเดือนก่อน +1

    Editing barta si ay garbasaarka isaga tuurto oo aad u jartaan ileen qof gurigisa jogo maanto dhan garbasar maceshtee😂😂😂 next time wax aan lafahmeyn keena shaaxana wuu qaboobay😂😂😂

  • @user-su5vs9gx5y
    @user-su5vs9gx5y หลายเดือนก่อน +5

    Good job Keep going

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan หลายเดือนก่อน +3

    🤣🤣🤣dumashideen WAA HINDI War hooy Maad warsatiid Taan kale Ayuu Farax radinaye--Adna Hadey ku soo kala tirinayane/-tan iyo awoowgeenii tobnaadee ee laga soo farcamaye
    Ee OG ye:::waa Lagu yaqana naga bahdilka, naga badnidaa, naga dilis ta iyi balayo öo dhane ee Maad pranki hazaal wax yeelayo naga oo naag ku sansan iska deysid war hooy 😂🙏

    • @user-qy1wr7eq2m
      @user-qy1wr7eq2m หลายเดือนก่อน

      Balayo Dan hadihin rag gesiyal O hawenka iskudaqan Kara kasojednaa tii anrabina weybixi shalaybo sadexda kenty

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 หลายเดือนก่อน +1

    Jacel waa walan 😂😂

  • @hanimohamed8302
    @hanimohamed8302 13 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkk naa ninka ma adaadhalay shalay ayaad gursatee maskiin miskiintii hore iskagalabo aboowe😂😂

  • @UgbaadJaamacxuseen
    @UgbaadJaamacxuseen หลายเดือนก่อน +1

    Reer commant ingu waxanu noqanay bonbol miyaa wax kaste lanag dhadhicin ingun wa runasanan ader waxn wa wax lasla ogyahay😢😂

  • @fadumoAli-s4p
    @fadumoAli-s4p หลายเดือนก่อน +23

    Kaafi you’re wrong 100%. You’re family and responsible your wife’s integrity. Please don’t repeat something like that

    • @11naa44
      @11naa44 หลายเดือนก่อน +1

      I dont think he knows english 😂😂😂😂

    • @user-no6qc2tf6m
      @user-no6qc2tf6m หลายเดือนก่อน

      There are TH-camrs what did u expect

    • @fadumoali8301
      @fadumoali8301 หลายเดือนก่อน

      Jiliinka aad ba ugu fiicantihiin

    • @ismailabdi6248
      @ismailabdi6248 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂war yaa gabadha hawaalin

  • @haniabdihakiin2670
    @haniabdihakiin2670 หลายเดือนก่อน +1

    Gabisaarka qof marwalpo inuu iska xirnaado jcl aa jiro anigaba ninkeyga anoo la joogo gabisaar iska wadaaaa waaa caadi marka keep going lamaanaha ❤

    • @janoaideed
      @janoaideed หลายเดือนก่อน

      Sheeko ana guriga mrku soo galo wn is qawiya sidii laygu dhalay 😂😂

    • @Bintuxaji629
      @Bintuxaji629 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@janoaideed aniga garbasarka ayan sifican uhirtaa margu gurika joga 12sano ayan islajogna garbasar la,an wan cabsana

  • @user-nq1cb9pr1m
    @user-nq1cb9pr1m หลายเดือนก่อน

    Inta sugaysa iyaga oo prank isku dabsaaraya farta taaga😂

  • @abdiali1775
    @abdiali1775 หลายเดือนก่อน +3

    Markuu albabka soo furaye wuxuu dhahay ha hilmamin yaah shekadii
    Anoo og waxan in laisla ogyahay hadana waan iska dawanayaa

  • @fatumoadan2058
    @fatumoadan2058 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan damir xuma naagtanta maxa ka qaldan horto bal dadki dhalay ayaa firsanayo walhi xishood waa dhamaday gurka dhan waxow noqday in youtube lesku kala kacsado xita hadi gabdhaha gur ah meher bis igu xir ah walhi ninka naagtisa jecel oo run ka tahay inowsan dadka waxan horkenen wayo asigaba walashis iyo hoyadi uma rabo sidan inkasto hada hooyada xita laga xishon bisinka ilahow ada ween waa nin ween bal eh ilahey irsaqadena ma giliyo wax xishodkana wax u dhimayo

  • @AishaQalanjo
    @AishaQalanjo 6 วันที่ผ่านมา

    Wale wey saxan tahy😂😂😂

  • @degayassin
    @degayassin หลายเดือนก่อน +4

    Maashalaha

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane หลายเดือนก่อน +9

    Kafiyow nafsigii xaski hore ayaa ku hayo . Naag kulul ba ku heshey waryaa is ilaali hazal wa xaskagii.

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 หลายเดือนก่อน +3

    Hazal❤❤❤

  • @user-fb1bt6rn6m
    @user-fb1bt6rn6m หลายเดือนก่อน

    Kaan waad isla gotihiin garbasaarka beey iska dhigi laheed qofta yaa la qiyaanaa😮😮😮

  • @drsanabyassein6009
    @drsanabyassein6009 หลายเดือนก่อน +1

    Naa bal ninka banaankaa ka fadhiiso oo qofka xushmee
    Waxaasi jacayl maahee waa waaliye
    Wxd ku dhihi lahayd go aankaa hadad gaadhey dee ku soco bes mxd la ooyi ee banaanka ku soo wada dhigay

  • @fatimamahamud9065
    @fatimamahamud9065 หลายเดือนก่อน +9

    ilaahay ka baqa iska daaya dhaqanxumad samaynaysan is qabqabsiga aad isku dhagaysan umad baa idin daawanaysa

    • @hibomaxamed6061
      @hibomaxamed6061 หลายเดือนก่อน

      𝗦𝗼𝗼 𝗶𝘀𝗺𝗮 𝗾𝗮𝗯𝗮𝗮𝗻 𝗺𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗸𝗮𝗮𝗮 𝗴𝗮𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗹𝗹 𝗾𝗮𝗹𝗶 𝗶𝗻𝗱𝗵𝗼 𝗮𝗱𝗸𝗶𝗱𝗮 😂

  • @Binthlm
    @Binthlm หลายเดือนก่อน +3

    Anagaa wx aragnay😭

  • @AbdirahmanFarahAdow
    @AbdirahmanFarahAdow หลายเดือนก่อน +1

    Mss unsi iyo hazal sed wax uwadan ilma aderayal

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 หลายเดือนก่อน +2

    Jacelka waxa ka taqan ❤❤❤❤❤

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 11 วันที่ผ่านมา

    Tani Aniga cm wye maseer weydhameysay wlhib😮😮

  • @user-vu9of2hg4g
    @user-vu9of2hg4g หลายเดือนก่อน +1

    Reer comment dadak hasku diirina😂

  • @QORAALSHOW
    @QORAALSHOW หลายเดือนก่อน +1

    Inanta kadaa dhipka kaafiyow szp ilaasho waa hadyad alle kusiiyey❤ kana daa dhipka

    • @FatumaAhmed-fq6bb
      @FatumaAhmed-fq6bb หลายเดือนก่อน +1

      Walaal afka soomaaliga p kuma jirto ee waa b

    • @QORAALSHOW
      @QORAALSHOW หลายเดือนก่อน

      @@FatumaAhmed-fq6bb mahadsand wll gacantaa igagah dhacdaye

  • @Ubax923
    @Ubax923 หลายเดือนก่อน

    vaar ban u jedaa😂😂😂

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 หลายเดือนก่อน +3

    Wale waa naag nool

  • @farhiyaomar1769
    @farhiyaomar1769 หลายเดือนก่อน +1

    Jacika Hasaal Farid 😂😂😂😂

  • @FatushBbe-vp6he
    @FatushBbe-vp6he หลายเดือนก่อน +3

    Mansha allaah❤❤❤❤

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane หลายเดือนก่อน +5

    Kkkkkkkkkkk
    Guur miyaa joking galo kafi khatar
    Shaah shab .war joog biyo kulul baa ku xigo war joog hazal wa masertooy weyna ku dili khatari sanaa .war guur prank ma galo.

  • @mustaphaaliofficial5458
    @mustaphaaliofficial5458 หลายเดือนก่อน

    Kaalay Guurku ma saasa dushq layskaga baxaa hadan meel lakala fariisanayna ani guurka waa dayya

  • @UmulkhayrMohamed-d4g
    @UmulkhayrMohamed-d4g หลายเดือนก่อน +1

    Noo soo badiya waan Idina taageeraa isku waara

  • @RaxmaMaxamed-nq7fg
    @RaxmaMaxamed-nq7fg หลายเดือนก่อน

    Gabadha ha dhibin qof ku jecel umba ku masayri

  • @shamkehade5972
    @shamkehade5972 หลายเดือนก่อน

    Kan prank mhn joojiya ciyaarta

  • @XaliimoAbshirxaliimo
    @XaliimoAbshirxaliimo หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂 waa saan Leeli lahaa

  • @mohamedaweys1208
    @mohamedaweys1208 หลายเดือนก่อน +1

    Hasaal wuu ku bahdilooya nikaan maxaa weye hee

  • @fartunaxmed8345
    @fartunaxmed8345 หลายเดือนก่อน

    Horta naagtan doqonsana maxey sixun ugu dishaa ninka

  • @hamdanuur1148
    @hamdanuur1148 หลายเดือนก่อน

    😢😢 kadaa walale gabadha cusub prank iyo waxlamida qalbiga dhawacday walahi waan naxay markaytiri kaafi waxkale same masayrkan iyo waxan inanta kadaa

  • @HodanKeyf-c2o
    @HodanKeyf-c2o หลายเดือนก่อน

    Hadaysan isla ogeyn madaxa maxa marada usaaray qof xaas ah gurigisi joogo lkn waxan wa dhaqan xumee iskdaa nin masuul ah noqo

  • @nuraldin2656
    @nuraldin2656 หลายเดือนก่อน

    Hooooy iskaabulada niyada yaan laga jabin 🙈

  • @user-wh5pt4gk7n
    @user-wh5pt4gk7n หลายเดือนก่อน +2

    Rali gali😊❤

  • @____0934
    @____0934 หลายเดือนก่อน +1

    Horta dadkan caanka ah maxay namoden shalmad ayay markaste sitan miya

  • @maryami2299
    @maryami2299 หลายเดือนก่อน +1

    Awal bay sun u can’t ay asagoon qabin hada haduu ka tago way is daldalidoontaa tan i Waa nin arag fooqal nin arag dhaqan waxan mahee meel xun bay ku danbayn dad tan ma dhalin miyaa TV laga fiirsanayo waxan wa nin maha ee Waa qurunimo

  • @KhadraAbdirashiid
    @KhadraAbdirashiid หลายเดือนก่อน

    Naag taadu waa doqon maxay kuu dishaa

  • @maryami2299
    @maryami2299 หลายเดือนก่อน +1

    Tan reer kii dhalay markay dunya cantate bay ka samreen hadana soomaalidu bay indhaha ka wasaqaynaysaa ooy niks ku dhaqantay caalamka laga arkaa

  • @miskiabdirahman5470
    @miskiabdirahman5470 หลายเดือนก่อน

    Gabdha markay sa uso galan jilbaabka wa xooran iyago madax qawan socdan 😂😂waxa wa isla ogtihin

  • @amaleid6871
    @amaleid6871 หลายเดือนก่อน +3

    Ala naagtu waa dhagweyn naa balayo kula cod weynaatay sida isku dhaan ninka la iskuma kala daadiyo is yara adkee😂

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 หลายเดือนก่อน +6

    Hasaleey marka dambe haduu waxaa kula yimaado saliid karkaraysa kushup😁😂

    • @ifraaxmuxamad3505
      @ifraaxmuxamad3505 หลายเดือนก่อน

      Oonin yaa unoqon markaa

    • @radwayar9182
      @radwayar9182 หลายเดือนก่อน

      @@ifraaxmuxamad3505 way helaysaa😂

  • @YasmiinAxmed-jp6su
    @YasmiinAxmed-jp6su หลายเดือนก่อน

    Maskin kamirada maoga way kudhgdhgeysa asagbasbeyumaeyld

  • @mohamedabdulqadir2482
    @mohamedabdulqadir2482 หลายเดือนก่อน

    Waar kan intey kudhufatay inantu gacmaheeda AYUU kajaray.😢

  • @QamarAbdullah-e7h
    @QamarAbdullah-e7h หลายเดือนก่อน +1

    Naag nool😂

  • @maxamedcabdiraxman6595
    @maxamedcabdiraxman6595 หลายเดือนก่อน

    Horta gabdhaha caankaa ragooda ma iyago asturan bay lajogaan😂😂😂

  • @alibare3255
    @alibare3255 หลายเดือนก่อน

    Gabdhan cmal 100 dumar ah hal aya laga hela wa dadka jecelka qadariya lkn hadi aad mar qayanto waku dhamate weyka dideysa marka sxb waxan ku oran laha qof ku jecel sida lagu helo wey adag tahay marka ilaali gabdhas wana gabar rer magal ah intas o marxabeen ah lagama helo dumarka intooda badan m.ab

  • @ayaanmohamed1932
    @ayaanmohamed1932 หลายเดือนก่อน

    Sorry kaafi waad markd dhimalahed qofkan aad taqan prnki ku smesay Walhi aaqir waay ku dile waayo waxaba ku ma dhaxjiran

  • @NajaxCabdi-h9l
    @NajaxCabdi-h9l หลายเดือนก่อน

    Wamaxay labtan raba qadaba la karinaye😂