Sheikh Abdourahman Bashir - Jacaylku manaqonaya xal ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ย. 2019
  • Jacaylku manaqonaya xal ?
    هل الحب يمثل للزوجين حلا ؟

ความคิดเห็น • 448

  • @garaadyusuv8545
    @garaadyusuv8545 ปีที่แล้ว +5

    اللّهُـمَّ إرزقني حبك وحب من يحبك

  • @gabdhahasijeedo6589
    @gabdhahasijeedo6589 4 ปีที่แล้ว +127

    Alxmdulilah aniga wan is jacelnhy ninkayga allaha qof kasto siyo nolal farxad leh

  • @ismailhaaji6565
    @ismailhaaji6565 4 ปีที่แล้ว +131

    Sheikhan marka aa dhageesto ama aa daawado jacelka in oo macaan yahay ayaaa dareemaa ❤❤❤❤

    • @aishaahmed6911
      @aishaahmed6911 4 ปีที่แล้ว

      Awl mogatn miyaa dadk indhah xirn ahyd miyaa

    • @hamdiahmed5682
      @hamdiahmed5682 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa run jacaylka waa mcn waana saa kadhogato

    • @ismailhaaji9213
      @ismailhaaji9213 4 ปีที่แล้ว +2

      @@aishaahmed6911 waan ogaa lkn dha dhankiisa iyo macaankiisa waxaa daremaa marka aa dhageesto shikhan

    • @ismailhaaji9213
      @ismailhaaji9213 4 ปีที่แล้ว

      @@hamdiahmed5682 sax waa macaan marka aa heysato qof kuu maceeyo

    • @aishaahmed6911
      @aishaahmed6911 4 ปีที่แล้ว

      @@ismailhaaji9213 sax

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth 4 ปีที่แล้ว +13

    Sir Ahmeth Sh Hussein watching from Borama😍 Muxadiro qiimo badan qoysaska islamku inay fahman arinmahas ayaa muhiima Merci Cheikh Abdirahman..

  • @Abdulrashidabdijama
    @Abdulrashidabdijama 4 ปีที่แล้ว +19

    Watching From Borama❤ waa muxaadiro muhiim u ah Qoyska Muslimka.

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 2 ปีที่แล้ว +4

    ماشاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك يا شيخنا الفاضل شيخ عبدالرحمن البشير 🥰🍀🌱🌷🌿

  • @habonwarsame3195
    @habonwarsame3195 4 ปีที่แล้ว +20

    Hhh sheekhayad Reer jabuuti caadi maah waa reero jacayl Masha Allah qosl

  • @dulqaadshow1316
    @dulqaadshow1316 4 ปีที่แล้ว +18

    Masha allah sh abdirahman bashiir allaha ku xafido aduun iyo aakhiro

  • @badrihassan8290
    @badrihassan8290 4 ปีที่แล้ว +23

    mnshlah allah idin barakeeyo adiga iyo xaaskaaba,Sheikh Abdourahman bashiir markasta oo aan dhagysto lecture aad adigu jeedinaysoo waxaan dareema macaanka cilmiga . markale waxaan ku leeyahay alllah ku barakeeyo .

  • @Maankanura
    @Maankanura 4 ปีที่แล้ว +11

    Mashaa allah wlhi sheekh abdirahman bashiir cadi maha illahay hadlayo

  • @faizaabdillahihassan6698
    @faizaabdillahihassan6698 4 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah Sheikh Abdirahman Bashir, ilahay haka ajar siyo. Amiin

  • @abdurhaniahmumin5891
    @abdurhaniahmumin5891 4 ปีที่แล้ว +19

    mansha allaah illaahay ha ku xafido shekh A/ bashir somalidu xubiga way qariyaane dabadaad soo dhigtee jazaka allaahu khayra jazaaa

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 4 ปีที่แล้ว +18

    Masha Allah Sheekh Abdiraxmaan muxaadiro yinka u jeediyo waan jeclahay waa Cilmi Xikmad iyo Romantic wada socda kama caajisaysid adoo sii macaansan bay kaa dhamaan.

  • @zargoz5293
    @zargoz5293 4 ปีที่แล้ว +14

    Masha allah illahay ha na fahansiiyo jacaylka dhabta ah
    Sheikh bashir aad baa niga qoslisay runti

    • @samsamabdi2788
      @samsamabdi2788 4 ปีที่แล้ว

      Mashallah sheekh Rabi ha ku xifdiyo iyo family kaba 🙏🙏👍

  • @aminayariso8524
    @aminayariso8524 4 ปีที่แล้ว +9

    Muxadaro qosol midhan waye jazaika khayr sheikh Bashir

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi6473 3 ปีที่แล้ว +4

    Jazzakallahu khayr sheikh❤❤❤❤

  • @yalibana6172
    @yalibana6172 3 ปีที่แล้ว +1

    جزاكم الله خير
    شيخ عبدالرحمن بشير

  • @choukriideahmed7954
    @choukriideahmed7954 3 ปีที่แล้ว +1

    MaashAllah cheikh abdourahman bachir Allah ha ku xafido oo ha ku barakeeyo adiga iyo reerkagaba. JazakAllah khayr

  • @ummubilaal7318
    @ummubilaal7318 4 ปีที่แล้ว +5

    Mash allah walahi qosol maqoslin sheqan kahor ilah hakuxifdiyo sheikh

  • @samawade9368
    @samawade9368 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu khayr shekh jcylka adunka ku dhisan 🙏

  • @beautymam5732
    @beautymam5732 4 ปีที่แล้ว +4

    machallah khek allah yahfadak

  • @fardowsashaficinur7910
    @fardowsashaficinur7910 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah❤❤❤

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 4 ปีที่แล้ว +39

    •❁✦﷽✦❁•
    Uadeegso Qalinkaag 📝 fidinta Diinta Iyo Islaaxa umada muslimiinta & cfi Walalah
    🌴🌙 Inshaallah 🌙
    👉🏿 Birito waa khamiis Haadi raabi idmo yaanan iloobin in aan usoono
    ilaaha drtis ama anagoo Dooneyno Raali ahaan Shihiiaa angoo raaceyna Sunnada nabiga 🌹 C.S.W🌹 👈
    ama Nooleyneyno in uu Soonka
    noo shafeeco Ama nadifaco
    malinta Qiyaamo Qofki bad sada Kheyrka na asuu ufiican yahay inaad soontaan Ayaa idin kheyr badan Had daad tuhiin dad Waxa og
    👉 Inshallah Allaa Drtis
    ka faaideysi wacn
    Wllfilh 👉🏼IXasuusi aan ku Xasusiisay Alllaa Drtis)
    Baarakallaahu fiiikum ✍🏿🌹

  • @mohamedabdourahman6161
    @mohamedabdourahman6161 4 ปีที่แล้ว +5

    Machallah Allow koo barekee shkh bashir

  • @ameinarab8467
    @ameinarab8467 4 ปีที่แล้ว +5

    Mnzha Allh Shekh Aan iska jeclahy in aan iska dhageysto Alle Haku sharfo
    WllkaY Shekh Ibnu Bashiir ❤ Alle Haku Sharfo wllkaY Macalinkaygii

    • @lahilahi1076
      @lahilahi1076 3 ปีที่แล้ว

      😘😘انا احبكي

  • @zuleekhasahal6705
    @zuleekhasahal6705 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah sheikh Abdiraxman jisaakalah qeyr dar Alle ayaan kuu jaclahey si fiican ayaan ula socdaa muxadàrooyinkaaga qeyr badan Allah ha ku siiyo aduun iyo Aaqiraba

  • @sucaadabdi3366
    @sucaadabdi3366 4 ปีที่แล้ว +6

    Mashalaah allha Isha biniaadma kaa ilaaliyo amiin💖💖💖

  • @salmamoha2965
    @salmamoha2965 4 ปีที่แล้ว +39

    Sheikh wan jeclahay Wa
    Wad qosol 😂😂😂

  • @Shukri127
    @Shukri127 4 ปีที่แล้ว +6

    MASHA ALAH SHEKH RUNTA SHEGTAA,KUWA BILAA JEEB IYO DERIN KULA JIIFTA JIRA JACEYL DARTII.

  • @sandrasaid8833
    @sandrasaid8833 4 ปีที่แล้ว +1

    Msh allh illah ha xfdyo shiikha jazakallah

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy ปีที่แล้ว +2

    أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا 🥰⚘

  • @xalimamaxamed1039
    @xalimamaxamed1039 4 ปีที่แล้ว +4

    Msha alaah ale hakudayo sheekh wlhi waa muhim jacelku

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 3 ปีที่แล้ว +1

    Shugran sheekh waad Nagaqoslisah🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣💕🌿💕🦋💕🌿🦁🦁👑👑👏🖐🖐💕❤️👍

  • @wakhtisiinafta3804
    @wakhtisiinafta3804 4 ปีที่แล้ว +2

    ما شاءالله تبارك الله صح يا شيخ عبد الرحمن

  • @Maryama_cabdillahi
    @Maryama_cabdillahi ปีที่แล้ว

    Masha'Allah Sheikh Barakoow❤

  • @gorillastalker9103
    @gorillastalker9103 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheekh

  • @HodaMohamed-mc3cp
    @HodaMohamed-mc3cp 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilahay hakubarakeeyo sheikh

  • @abdiato21
    @abdiato21 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha AllH Shiekh❤🥰🇸🇴

  • @Maankanura
    @Maankanura 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa allah

  • @zamdahashi6759
    @zamdahashi6759 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah haysubarakeyo shekha iyo xaskisa Jacaylku waa isfahan ♥️

  • @qamarmohamoud2103
    @qamarmohamoud2103 4 ปีที่แล้ว +2

    Mnsh Allah shiikh rabi haku xafido

  • @ayaancabdi1156
    @ayaancabdi1156 4 ปีที่แล้ว +11

    Sheekha sualban jecelan laha inan sii khasa u wayadiyo nasibkaga ilahay waxa ka baryaya inan nasib ku yesho inan marun waydiyo

    • @duxaymhassan9000
      @duxaymhassan9000 4 ปีที่แล้ว

      Page-kiisa facebook waa kaa Cheick Abdourahman Bachir u gal waan rajeyni inuu kuu soo jawaabo Hadii aad carabi ku weydiin kartana Wey kasii fcn tahay Sbbtoo ah sheekha Soomaaliga qoraalkiisa wuu ku adag yahay

    • @ayaancabdi1156
      @ayaancabdi1156 4 ปีที่แล้ว

      Duxaym Hassan mahdsanid wllo inbadan

    • @mahednajiibshmahamud7853
      @mahednajiibshmahamud7853 4 ปีที่แล้ว

      ayaan anigaba i waydii waxaan rajaynayaa inaan kaaga jawaabi doono

    • @ayaancabdi1156
      @ayaancabdi1156 4 ปีที่แล้ว

      mahed/najiib sh mahamud mahdsnid wllo

  • @saidaali412
    @saidaali412 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha sheikh qeer allaha ku siiyo

  • @xayaatulqalbi8758
    @xayaatulqalbi8758 4 ปีที่แล้ว +3

    masha allah allah ya cizaka

  • @farhaanmaxamuud4492
    @farhaanmaxamuud4492 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah alle habarkeeyo

  • @meim_reim
    @meim_reim 4 ปีที่แล้ว +7

    اللهم ارزقنا حبك ي الله وحب من احبك وكل عمل يقربنا الى حبك 💕

  • @rahmamohamed-yj6lg
    @rahmamohamed-yj6lg 3 ปีที่แล้ว +1

    Adeeer walaaahi qalbiigaaga wixiii kujiiraaay ayaaad sheeegtaay👏👏👏👏✝️✝️✝️✝️✝️✝️❤️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇳🇴🇳🇴
    Thank you Adeeer🌹🌹🌹🌹🌹🇩🇯

    • @rahmaabdi5366
      @rahmaabdi5366 2 ปีที่แล้ว

      Calamada ad so dhigatey wa maxey walal

  • @somalitiktokgroup1461
    @somalitiktokgroup1461 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazaakallah

  • @munaweheliye9268
    @munaweheliye9268 4 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا😂😂❤❤❤

  • @hassanyahye7615
    @hassanyahye7615 4 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa allah sheekh ilaahay haku xifdiyo cilmi loo baahan yahay ayaad ka hadashaa

  • @AliMadoobe
    @AliMadoobe 4 ปีที่แล้ว +3

    Thanks Dr Phil 🥰🥰🥰

  • @seynabmohamed-issa2289
    @seynabmohamed-issa2289 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah tabark allah jzk

  • @rowdamoha7730
    @rowdamoha7730 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnshallah sheikh aad ban ujecelahaya ♥️

  • @kaltoumwaiss2763
    @kaltoumwaiss2763 4 ปีที่แล้ว +2

    Notre Sheikh abdirahman bachir

  • @ibtisanbilal1832
    @ibtisanbilal1832 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah

  • @savanamedia1453
    @savanamedia1453 4 ปีที่แล้ว +6

    Indheer garad 🧠💘

  • @rodarasmi4491
    @rodarasmi4491 4 ปีที่แล้ว

    Mansha alla waa sheekhaygiiiiii

  • @shiilcumar5957
    @shiilcumar5957 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @user-jx4pj4fc5h
    @user-jx4pj4fc5h 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheykh IGA qosliya

  • @fawziaofficial3808
    @fawziaofficial3808 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah

  • @zamzamabdikarin3745
    @zamzamabdikarin3745 4 ปีที่แล้ว +15

    Wlhi damerad ayan ahay waa inaaan jiir noqdaa hhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nasroluckyofficial1929
    @nasroluckyofficial1929 4 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallh sheikh ALLAH Dartiis ku jeclhy fdln wxn ahay dhibane jaceyl Qof kasto qoralkyga arka wxn ka codsana in Allah dartiis iguso duceyo sido kale wxn codsana Qof kasto yaqana shiikha meel Aan kala xiriiro in igu caawiyo fdln Wa iga codsi

    • @Ayan-jd2pv
      @Ayan-jd2pv 4 ปีที่แล้ว

      Abaayo ilahay haku sahlu aniga xata waxaba iga maqan

    • @nasroluckyofficial1929
      @nasroluckyofficial1929 4 ปีที่แล้ว

      @@Ayan-jd2pv Amiin xppti thnks

  • @ibtizamahmet7848
    @ibtizamahmet7848 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla shiiqan cdi mha allha yaxifdag shiqunaa❤❤❤

  • @naciimaxuseen3883
    @naciimaxuseen3883 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allab shiikh

  • @Victory20246
    @Victory20246 3 ปีที่แล้ว

    Maasha alaqh baarik

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allaah

  • @3afsv602
    @3afsv602 4 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi funny waaye sh abdiraxmaan jaceyl
    Alle cimrigaaga haino barakeeyo
    Tawabare wanaaagsanaa inothy

  • @quuenxilajano3219
    @quuenxilajano3219 4 ปีที่แล้ว +23

    Istaqfurullah wlahi kal iyo ban u qosle allow nacafi kkkkkkkkkkkkkk

  • @caashobile6901
    @caashobile6901 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah allah haku xifdiyo shiq qosolka iga dhamaday

  • @halimomohamed4716
    @halimomohamed4716 3 ปีที่แล้ว +2

    ManshAllaah walahay waan jeclahay

  • @maxamedabshir1181
    @maxamedabshir1181 3 ปีที่แล้ว

    Msha allh shiikh bshir

  • @sawdahaji9019
    @sawdahaji9019 4 ปีที่แล้ว +2

    Shiiqaan waan jeclahay

  • @mukhtarcabdi7271
    @mukhtarcabdi7271 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh wacan dhe

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sheekh allaha xifado

  • @zakizaahid8264
    @zakizaahid8264 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

    • @dorignaczenab78
      @dorignaczenab78 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @zaaklaangare
    @zaaklaangare 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaahu tabaarakallaah sheekha ciyaalka xaafaduu mindhaa soo ahaan jiray meelo badanuu taataabtee hhhhh ilaahay ha inoo daayoo cimrigiisa noo dheereeyo

  • @lohsibra4191
    @lohsibra4191 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash alla mash alla mash alla saax

  • @amaalqurux5634
    @amaalqurux5634 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey Haku baarakeyo sheekh

  • @shukriahmedfarah585
    @shukriahmedfarah585 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh

  • @shukrisaid2721
    @shukrisaid2721 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah Allaha ku barakeeyo cimrigaaga caafimaadna haku siiyo culimada soomalida best aa katahay

  • @fatimakeyddaweeye3613
    @fatimakeyddaweeye3613 4 ปีที่แล้ว +4

    Maansha Allah islaantaas wey udhacatay haduu ubalan qaadey inuusan laguursan doonin yaarabi nagu saacid kaasoo kale🤲🤲🙏🙏

    • @salmacabdinaasir9169
      @salmacabdinaasir9169 4 ปีที่แล้ว +2

      Aaaammiiin Yaaaa Rabbbiiii Noo Duceeey 😘😘😘😘😘😘😘😘😘Wllashey

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 หลายเดือนก่อน

      Maxaa isla galay jacaylka iyo la guursiga, adigoo afar qaba ayaad jeclaan kartaa, nin walba iyo awooddiisa iyo Cadaaladiis

  • @deeqogacalofficialchannel8265
    @deeqogacalofficialchannel8265 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @housseinamina5361
    @housseinamina5361 4 ปีที่แล้ว

    mash Allah

  • @haninadar6489
    @haninadar6489 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah

  • @faysalabdi7776
    @faysalabdi7776 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah shiikh

  • @ayaanabdulahi9430
    @ayaanabdulahi9430 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheekh

  • @ismailyasin7289
    @ismailyasin7289 2 ปีที่แล้ว

    Alla shiikh kada dameerka wa kan ugu wacne

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 4 ปีที่แล้ว +3

    Fariid sheekh Cabdiraxmaan noolow

  • @user-ni6pk9hj6f
    @user-ni6pk9hj6f 4 ปีที่แล้ว +3

    لافض الله فاك ي شيخ عبدالرحمن فقد أضحكتنى

  • @Xabiibanuur-te1uq
    @Xabiibanuur-te1uq 4 หลายเดือนก่อน

    mansha allaah

  • @ayaanmaxamuud7784
    @ayaanmaxamuud7784 2 ปีที่แล้ว

    Wwwww mansha allaha sheekh

  • @bintuabdikanialisoumeya3866
    @bintuabdikanialisoumeya3866 ปีที่แล้ว

    mashallah adeero sheekh cabdiraxamn🇩🇯

  • @khadrakhadra5179
    @khadrakhadra5179 3 ปีที่แล้ว

    maasha ALLAAH

  • @Jamaahiirta-Tv
    @Jamaahiirta-Tv 4 ปีที่แล้ว +6

    Shiikhu Waa Shidan yhy Wlhi Qosol iguma hadhin Beer bn ku hysta Ani inkastoon Dawac Ahay

  • @muxsina5395
    @muxsina5395 3 ปีที่แล้ว +3

    Jacaylku Waa Nolol ❤💯

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alaah sheakheena xafidulaah 🤣

  • @fatumaibrahim6891
    @fatumaibrahim6891 2 ปีที่แล้ว +1

    Assalamualaikum sheikh illah haunaxaristo hooyo macan hooyo warmoog wan usoduceynaya Samar iyo imaan Allah hanaga siyo

  • @nimaaden3191
    @nimaaden3191 3 ปีที่แล้ว

    mash allah abtiyo

  • @housseinsimane7845
    @housseinsimane7845 4 ปีที่แล้ว +24

    Abdirahman Bachir waa reer jabuuti waa daa ilbax raaga jabuuti nagaha way jecelyihin

    • @Ayan-jd2pv
      @Ayan-jd2pv 4 ปีที่แล้ว +2

      Jabuutiyanka iyo reer wuquyega adiga jecayl babad kaa hadlaysa aniga hadlkuda ban kabaqaa

    • @hibohassan9098
      @hibohassan9098 4 ปีที่แล้ว

      @@Ayan-jd2pv kkkkk

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Ayan-jd2pv Kufsiga askarta Amisom ayaad kaheshaa markaa 😂😂

    • @skywaytravelsolutions5776
      @skywaytravelsolutions5776 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mahamedaden7237 dumaka ka xishood wall ma caytamin ayadu wan kabaqda uun bay tiriye

  • @ikranitasabirin3568
    @ikranitasabirin3568 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah istad