ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

6 Qodob oo keena Jacaylka iyo waarida Qosyka galbeedka ku nool

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2022
  • 6 Qodob oo keena Jacaylka iyo waarida Qosyka galbeedka ku nool

ความคิดเห็น • 34

  • @mohamedabdi7726
    @mohamedabdi7726 ปีที่แล้ว +7

    Allaha ka ajarsiiyo sheeka cilmi badan aya ku duugan, si gaar aha ayaan ujeclahay muxadarooyinkiso dhan.

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 ปีที่แล้ว +4

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله شيخ عبدالرحمن بشير

  • @SOMALIMEDIA1
    @SOMALIMEDIA1 ปีที่แล้ว +3

    Kaas garanka jeexjeexan iyo macawista dhamaatay waa aniga laakiin sheekhoow markaan ku dhagaystay ayaan macawis iyo funaanad cusub soo gatay

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallaah khayr sheekh Abdirahmaan Waa in aan kaafaaiidaysanaa sheekh iyo mufakir

  • @shamsudinbare3611
    @shamsudinbare3611 ปีที่แล้ว +1

    Sh abdirahman bashiir wuxuu kahadlay muxaadiro Muhiima oo ciddiidhageysata anfac weyn usamaynaysa

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير الجزاء

  • @Tvtardy
    @Tvtardy ปีที่แล้ว +3

    Thank you thank you so much have a good one🌸🌸🌸🌸👏🙏🙏🙏👏

  • @queenilwad266
    @queenilwad266 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah Tnx sheeq 🥰

  • @abdihashi7791
    @abdihashi7791 ปีที่แล้ว

    Maasha alle.shiikh
    Abdirahman.

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 ปีที่แล้ว +1

    لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته

  • @fadumoahmeddahir7283
    @fadumoahmeddahir7283 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah wallaahi sheekh waad asiibtay khayr allaha ku siiyo

  • @sacdashaikh8231
    @sacdashaikh8231 ปีที่แล้ว +2

    Mashlaah waa muxaadaro aad cajiib uah anigoo siiseexanaya unbaan kudhuftay oocaajisan waxeey igadha maatay anigoosiiraba oo xiiseeynaya culimooy diinta nabara nooc walba ayeey leedahay diintu culimooy cilmiga guryaha iyo sariirta adinkaa leh aqoon teeda ubadan lkn 100/99ma sheegtiin biliis dibada nookeena waxaan sidaas uleeyahay qooys burburku wuu idinkuyaryahay islaamihiinu weey idin lagaboobaan iyagoo idin jecel waana qanaca sariirta waa adiin qirsan nahy arinkaas waa halka uu kusoo gunaanaday sheekhu noloshu waa sariirta iyada ayeey kabilaabataa iyaday kudhamaataa waxaa xaqiiq ah doolar iyodahab ninku haduu kusiiyo nooc kasta oo nimco ah aad gasho ilaahay oo astura mooyee 100/1 Ayeey ku qan cikartaa gabadhu noloshaas

    • @mohamudali6972
      @mohamudali6972 ปีที่แล้ว

      Adaaba ina sheikha. Waase lagubarayaa

    • @sacdashaikh8231
      @sacdashaikh8231 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamudali6972 hhhh ilmaha sheekhu miyuu ku dhashaa wax hadii aan labaranin ama aan wax lagu barin

  • @keiseahmed6914
    @keiseahmed6914 ปีที่แล้ว +1

    Machallah cheikh abdirahman ba chir

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 ปีที่แล้ว

    Mashaallaah laa quwata ilaa bilaah

  • @naimamohamed8400
    @naimamohamed8400 ปีที่แล้ว

    Mashaalah shaakah

  • @fatimakiin435
    @fatimakiin435 ปีที่แล้ว

    Video asagoo full ah inoo soo deeya ustaad Mubarak markoo hdlaayo

  • @ayanahmed2735
    @ayanahmed2735 ปีที่แล้ว

    Waarntaa. Jiisakalaah. ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ugaasyear4501
    @ugaasyear4501 ปีที่แล้ว +2

    Anaa u horeya dawaday

    • @mayo163
      @mayo163 ปีที่แล้ว

      Waxbadan ayuu sheekhu ka hadlaye, maxaad ka fahantay , Hablow.

  • @wacaysjibril3595
    @wacaysjibril3595 ปีที่แล้ว +1

    12:00 😂😂
    Hooyo doondoonaaya, waxaabu naaga badan u doonaaya.

  • @naimamohamed8400
    @naimamohamed8400 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @inahassan4357
    @inahassan4357 ปีที่แล้ว

    Ilkuhu iga daadin ba hadaan isago hurda biyo ku shubo 😅😅

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 ปีที่แล้ว +2

    SHEIKH ABDIRAXNAN MARKAN KHURAFAD AYAAD KA HADASHAY NAAGAHA GUS IYO WASMO AYEEY U BAAHAN TAHAY; CULUMADA VADAN KOODA WAA QANISIIN AYAGO MAGACA DIINTA KU GABANAYA

    • @fadumonasro5259
      @fadumonasro5259 ปีที่แล้ว

      subxanalaah wll allh ka baq

    • @zncabdi2706
      @zncabdi2706 ปีที่แล้ว +1

      waxaad sheegayso adaa aah hadalkaagay ka muuqataa

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 หลายเดือนก่อน

      Kuwa daba laga fuulo ayad tahay ee naga raali noqo anagu dumar baanu rabaa oo haysanaa adi boos kuma hayno aad qoomu kuudkaagii Nimoow naagyahow

  • @aragsanaragsan3988
    @aragsanaragsan3988 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣