Xaqii O Feeraha Ka dilaacay & CNN| Bin Qafiir O laso Ceyrsaday| Dhiig baxa Israil O looga digay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ค. 2024
  • wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212.com/invite/12i...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 508

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  10 วันที่ผ่านมา +55

    Su'aalihiina Ugu badnaa koorsadii ayey ahaayeen marka ma ilaawine hoosheeda & habeenteedii ayaa socota, Noloshaada iney wax weyn ka badali doonto ayaan aaminsanahay insha Allaah❤

    • @omarabdi9333
      @omarabdi9333 10 วันที่ผ่านมา +3

      Inshallah wankusugeinaa sheikh

    • @user-qm1pk7ig5u
      @user-qm1pk7ig5u 10 วันที่ผ่านมา +1

      Wankisugaynaa insha allah❤

    • @Ibrahimabdi-ki6vh
      @Ibrahimabdi-ki6vh 10 วันที่ผ่านมา

      Waa falaash

    • @haachannel8793
      @haachannel8793 10 วันที่ผ่านมา +1

      Insha allah sheikh wankusugeynaa kheur allah hakusiyo

    • @hassanmed7285
      @hassanmed7285 10 วันที่ผ่านมา

      Yahuuda Etiopianka waxa dhaha Falasha

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 10 วันที่ผ่านมา +16

    Prophet Muhammad scw scw scw ❤❤ Sheikh Maxamed Free Palestine Free Palestine Free Palestine Free Victoria

  • @maxamedfarax4280
    @maxamedfarax4280 9 วันที่ผ่านมา +4

    Ana jamacad kadhigan jiray gonder ethiopia 🇪🇹 meel ay kubadanyihiin waa falasha waana xabashi

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 10 วันที่ผ่านมา +5

    Wacalaykumu salaam wrt SALIGA NABIGENA WALAAL HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN اللهم صل وسلم علي النبي الامي وعلي آله واصحابه

  • @xamdidhicis8841
    @xamdidhicis8841 10 วันที่ผ่านมา +8

    Waa falasha (YH) ah Lkn la dhiigbaxa Amxarada Gojam degan.

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 9 วันที่ผ่านมา

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @fatoumadaher859
    @fatoumadaher859 9 วันที่ผ่านมา +1

    لا حولة ولا قوة إلا بالله العلي العظيم اللهم انصر اخواننا المستضعفين و المظلومين في الفلسطين يا حي يا قيوم

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 9 วันที่ผ่านมา +2

    Allahuakbar Allahuakbar Allahuakbar

  • @Qabyaaladiid40
    @Qabyaaladiid40 10 วันที่ผ่านมา +12

    Damiirkeena ayaa Mayd Noqdaye Hadaanunahay Muslimiinta Ee Allah waxaan Ka Baryaynaa Inuu Damiirka inoo Nooleeyo Waayo Maanta Yuhuuda iyo Reer Galbeed Marba Wadan Muslim Ah Meelkuma Cuneen Inteena Kalena Madaawaneen Ama Safka Gaalada Kama Soojeedneen Siday Maanta tahay Walaahi Waan Qiirooday Yuhuuda Iyo Xulufadeeda Allah Ha Jabiyo
    Xamaas Iyo Mujaahidiinta Lajira garabkooda Allah Ha Galo Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @LisaD-yy4gq
      @LisaD-yy4gq 9 วันที่ผ่านมา +1

      Been maad shegin!

  • @asiyeahmed1722
    @asiyeahmed1722 9 วันที่ผ่านมา

    🤲اللهم انصر اخواننا في غزة يارب🤲🥺🇵🇸

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 9 วันที่ผ่านมา +2

    Allaah akber Allaah caawi reer falastiin😢☝️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲

  • @user-fh3vm4fm8u
    @user-fh3vm4fm8u 9 วันที่ผ่านมา +1

    Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar illaahay.bbaan ku dhaartee nasrigii iyo guushiiba way iymaadeen

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 9 วันที่ผ่านมา +1

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @khayralayusuf1407
    @khayralayusuf1407 9 วันที่ผ่านมา +1

    Reer falastiin Marsha allah itoobiyaankii wayruugeen

  • @mohajacelowchanell4931
    @mohajacelowchanell4931 9 วันที่ผ่านมา

    الله اكبر لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم الهم انصر اخواننا في اهل الغز 😢😢😢😢😢😢

  • @Hoyadey
    @Hoyadey 9 วันที่ผ่านมา

    Laaxowla walaquwwata illaa billah yarbbi ummdaas u gargaar oo cadowgaas ka qabo ya Allah Yaa Raxmaan Yaa raxiim 😢

  • @badr3628
    @badr3628 10 วันที่ผ่านมา

    jazakAllahu kheyr

  • @user-pl7gc9ne7h
    @user-pl7gc9ne7h 9 วันที่ผ่านมา

    XAmaas illaahayow guul iyo gobanimo waarta sii amiin amiin aamiin yaarabi 😭😭😭😭🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🫡🫡🫡🦁🦁🦁🦁🇵🇸🇵🇸🇵🇸🦁🦁🫡🫡🫡🫡💯💯👍🇮🇷🇮🇷🫡🫡

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 10 วันที่ผ่านมา

    جزاك الله خيرا

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 9 วันที่ผ่านมา

    😭😭yaa Rabbi ,dhibaato Uma dhinna ee Abaalkood Jannatul Aclaa ka dhig
    Aamiin, Caloosha I xanuuntay lkn Alle ayaa Xaqa ka qarsooneen .

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 10 วันที่ผ่านมา

    Barakallahu feekuum Sheekh

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 5 วันที่ผ่านมา

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 9 วันที่ผ่านมา

    ولا تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمين إنما يؤخرههم ليوم تشخص فيه الأبصار

  • @sagalm3186
    @sagalm3186 9 วันที่ผ่านมา +3

    Ethiopianka Yuhuuda ah waxaa la yiraahdaa Falaasha! Tigreegu Yuhuud malaha, waa Amxaarada qaar kamida kuwa Yuhuuda isku sheega!

  • @ANassah-te3px
    @ANassah-te3px 9 วันที่ผ่านมา

    Ascwb walaal. Waa falaashaa. Baarak'Allaah fiik.

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 9 วันที่ผ่านมา +1

    Allahu Akbar subxanallah 😢😢😢😢😢

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 9 วันที่ผ่านมา +1

    Axmaaro waaye asalkooda laakiin falaasha ayaa loo yaqaan sheekh allaha mariyo Inshallah 🤲🤲☝🏻☝🏻guul Falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 9 วันที่ผ่านมา

    اللهم ارحم اخواننا في غزة يارب

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 10 วันที่ผ่านมา

    Mahadsant walaalkey dulmi diid ❤❤❤

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 9 วันที่ผ่านมา

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @warsameabdilahi4495
    @warsameabdilahi4495 9 วันที่ผ่านมา

    Waan ku salaamay. Falashas ayaa la yiraahdaa. Kristankaa na xumeeyay ay ay yiraahdaan.

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 9 วันที่ผ่านมา

    حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @apdyrahmanmohamed6172
    @apdyrahmanmohamed6172 10 วันที่ผ่านมา

    Legama horeeyo cawa

  • @hodanmusa837
    @hodanmusa837 10 วันที่ผ่านมา +1

    Nice news

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v 9 วันที่ผ่านมา

    Sheekh Waa falasha Magacoda dhabtah Waa falasha xaqiiqsdu waa sadaas❤❤❤❤

  • @mohammedyusuf4364
    @mohammedyusuf4364 9 วันที่ผ่านมา

    ‏حسبي الله لا إله إلا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم

  • @melmi3299
    @melmi3299 9 วันที่ผ่านมา

    ❤Guul iyo gobanimo falastiin Insha Allah ❤

  • @user-vi5yb8wk9c
    @user-vi5yb8wk9c 10 วันที่ผ่านมา +1

    Falasha sax ah Aniga Qof Ethiopia 🇪🇹 ah ikala shegay waaa sax F L Sha

  • @kaltuunxasan2853
    @kaltuunxasan2853 9 วันที่ผ่านมา

    Allow u gargaaro walaalaheen falastiin aduunka ayey ku cadaaben iyagana aduunka iyo aakhiro allah ku cadaabo

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 9 วันที่ผ่านมา

    Yaarabi yaaraxmaan yaaa Allah ugargaar walaalaheen falastiin

  • @burhanmohamed8775
    @burhanmohamed8775 9 วันที่ผ่านมา

    Flasha la dhahaa shiekh Mohamed

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 10 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs Sheikh Dulmidiid Aad iyo Aad Ayaa umahadsan tahay

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 9 วันที่ผ่านมา

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @ahmedmahamoud
    @ahmedmahamoud 10 วันที่ผ่านมา +1

    Xaji wa flacha anaka si fiican u naqaan

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 10 วันที่ผ่านมา

    Alhamdullilaah Alhamdullilaah 🤲🤲🤲

  • @ismahanshrf5919
    @ismahanshrf5919 9 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanallaha 💔💔💔 Allaha Akbar ☝🏽 😭😭😭 Amiine Amiine Amiine 🤲🏽🤲🏽

  • @MahdiaGuediMahdiaGuedihersi
    @MahdiaGuediMahdiaGuedihersi 9 วันที่ผ่านมา

    Asc falaasha layidhaahdaa waa sax sheekh

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 9 วันที่ผ่านมา

    SubhaAllah

  • @yassinmohamedawalle1033
    @yassinmohamedawalle1033 9 วันที่ผ่านมา

    Scw sheekh waa falasha

  • @ablaosman5962
    @ablaosman5962 9 วันที่ผ่านมา

    Guul Falastiin insha Allah

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 9 วันที่ผ่านมา

    Alxmduliah

  • @axmedafwaranle9110
    @axmedafwaranle9110 9 วันที่ผ่านมา

    Falasha Wayan xabashida Ayaan xabashida Ayaagumeista.oo xabashiyeysay

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 9 วันที่ผ่านมา

    اللهم انصراخواننا في فلسطین یارب

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad9412 9 วันที่ผ่านมา

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد

  • @asiyeahmed1722
    @asiyeahmed1722 9 วันที่ผ่านมา

    حسبنا الله ونعم الوكيل💔🥺

  • @mohajacelowchanell4931
    @mohajacelowchanell4931 9 วันที่ผ่านมา

    Allaaahu akbar allaaaah ha u gargaaro walaalaheena reer falastiin cadowgana allaaah ha jabiyo الاان نصر الله قريب

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 9 วันที่ผ่านมา

    Allah akbar Allah akbar may swt makes easy for them walahi it's so painful 😢💔💔

  • @user-nk6em5ed6j
    @user-nk6em5ed6j 10 วันที่ผ่านมา

    Waa amxaaro wll

  • @maxamedsufi8128
    @maxamedsufi8128 9 วันที่ผ่านมา

    Salan sare brother

  • @fahmohersi4197
    @fahmohersi4197 9 วันที่ผ่านมา

    Yes waa itooiyaan sheegta yahuud laakiin waxaa la dhahaa falaasha

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 9 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @husseinhashi8690
    @husseinhashi8690 9 วันที่ผ่านมา

    Waa somali

  • @mohamedbulhan2767
    @mohamedbulhan2767 9 วันที่ผ่านมา

    Sure

  • @meaktooni
    @meaktooni 9 วันที่ผ่านมา

    Salahu calyhi waselam ilahay xaqa ha ina tuso amiin❤❤

  • @osmanyusufibraahim2130
    @osmanyusufibraahim2130 9 วันที่ผ่านมา

    Waafalaasha sax waaye

  • @barreaden805
    @barreaden805 9 วันที่ผ่านมา

    Sheekh aaway onlinkii

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 9 วันที่ผ่านมา

    Subxanalah alle ha kaso badbadiyo dadkas cadowga yahuda ah

  • @ibraahimxasanibraahimxasan2768
    @ibraahimxasanibraahimxasan2768 9 วันที่ผ่านมา

    Waa faalashiyiin

  • @AliMohamed-qe7pr
    @AliMohamed-qe7pr 10 วันที่ผ่านมา

    Walal falasha ladhah 😊

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 9 วันที่ผ่านมา

    Illaahow awoodaada ugu hiili walaaleheen palestine yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @faysalaxmad345
    @faysalaxmad345 9 วันที่ผ่านมา +1

    Saxiib anaa kala aqaana waa feysal axmad nairobi waxa ladhahaa falaasha

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 10 วันที่ผ่านมา

    Allahu akbar

  • @rachidroblehelmi3900
    @rachidroblehelmi3900 6 วันที่ผ่านมา

    Wa Falaasha

  • @abdirahmanahmed5093
    @abdirahmanahmed5093 9 วันที่ผ่านมา

    Waa flasha waxaana la yiraahdaa asalkooda waa yahuud.

  • @abdiqafarbaare9822
    @abdiqafarbaare9822 9 วันที่ผ่านมา

    Waa yahuudii hore oo badalmay marka aabayaashood baa imaaday ethiopia

  • @user-sw4qk8jb7c
    @user-sw4qk8jb7c 9 วันที่ผ่านมา

    Ascwrwb Shikh Dulmidiid waa falaasha

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 10 วันที่ผ่านมา

    Ilaahowa ka qabo

  • @fanfanbarkat503
    @fanfanbarkat503 10 วันที่ผ่านมา

    Wa Falasha

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 9 วันที่ผ่านมา

    illaahaay haawgargaaro falastiin

  • @cabdixasaney9149
    @cabdixasaney9149 9 วันที่ผ่านมา

    Waa falaasha asalkoodama waa yahuud

  • @abdimaalin4317
    @abdimaalin4317 9 วันที่ผ่านมา

    Waa Falaasho inta aniga iga dambaysa
    ruux kale ha waydiinin

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 10 วันที่ผ่านมา

    Subhanallah

  • @fadumohashi5621
    @fadumohashi5621 10 วันที่ผ่านมา

    Subxaana laah yahuud arxan maleh seebay bili aadan kuyihiin

  • @salmofeetlover7903
    @salmofeetlover7903 9 วันที่ผ่านมา

    Yaa allaah

  • @Abdixakiin-xp8re
    @Abdixakiin-xp8re 10 วันที่ผ่านมา

    Walaal.waa.falaasho

  • @ahmednourmohamed4301
    @ahmednourmohamed4301 9 วันที่ผ่านมา

    Asc waa falaasha sidaan maqalnay inshaa Allah

  • @marwo1162
    @marwo1162 9 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢yaa allllah ugargara falastiin😢😢😢😢😢😢

  • @farduusmohamed2770
    @farduusmohamed2770 9 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah tabaarakalaah haloo dhoho xamaas

  • @abucamaarsuldan4166
    @abucamaarsuldan4166 9 วันที่ผ่านมา

    Walaal wa falaasha

  • @cabdiraxmancabdilahi6047
    @cabdiraxmancabdilahi6047 10 วันที่ผ่านมา

    Falaasha waa sax

  • @nadifabayahow5708
    @nadifabayahow5708 9 วันที่ผ่านมา

    Waa Falasha

  • @chadali4043
    @chadali4043 9 วันที่ผ่านมา

    Walal waa falasho ayaa la dhahaa waana dad axmaro ah oo haysta diinta yuhuda ee koofiyada yar waxayna dhahaan waa yuhuud lagu soo qariyey waqtigii jarmalka lagu laynaayey laakiin waa dad aan cadaan ahen walaal Tigray asalkooda waa yaman waa dad cadcad inta badan mana jecla yuhuuda sidaas weeye xaqiiqda waa axmaaro

  • @safiyahassan3803
    @safiyahassan3803 9 วันที่ผ่านมา

    Allah qaracan weynaa subxaana allh

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 10 วันที่ผ่านมา

    Alle ilaahowa ka qabo

  • @anisahaaji9248
    @anisahaaji9248 10 วันที่ผ่านมา +1

    Yaa Allah ilaahow ugar gaar 😢reer falastin

  • @Halgan396
    @Halgan396 9 วันที่ผ่านมา

    Wa falasha wa la iska yaqan

  • @CabdiWali-be6tg
    @CabdiWali-be6tg 9 วันที่ผ่านมา

    Waankusalaamay

  • @MohammedShideh
    @MohammedShideh 10 วันที่ผ่านมา

    Asc walaal waa xabashi ama axmaaro. Asalhasn yidhaa falaasha ayaanahay

  • @Xassan-sj8pu
    @Xassan-sj8pu 10 วันที่ผ่านมา

    Haa wll waa falaasho xaqiiq

  • @user-cy4se4ou2s
    @user-cy4se4ou2s 10 วันที่ผ่านมา

    Yaa Rabbi Ugargaar yaa Allah😭😭😭😭💔💔💔💔💔😞😞😞