“Doorashana waan qabanayaa amarna waan bixinayaa cidna kaa yeeli mayso madaxweyne “Ugaas Maashaali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 42

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ugaaska waa talo qabe garyaqaan ah masha allaah

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Alaaha sifiicanbad uhadashay muuse waa cadawga Somaliland isagaa duminaaya

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahayow na dhaafi kariimow nadhaafi casiisow nadhaafi adoonkani cadowgu noo jebinayaa hiiliyow hiili😢

  • @rm7087
    @rm7087 2 หลายเดือนก่อน +1

    MASHA'ALLAAH TABAARAKA ALLAAH FIIG AFKAAGA CAANO LAGU QABAY

  • @Wacays-b8l
    @Wacays-b8l 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ugaasku sifiican buu uhadlay

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim9366 2 หลายเดือนก่อน

    Illahay muuse hayna dhaafoyo idimka ilaahay

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 2 หลายเดือนก่อน

    Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 2 หลายเดือนก่อน +1

    Muuse biixi si kasta iyo wax kasta oo ay ku qaadanayso ama ay ku kacayso inuu xilka iyo xukunka dalka sii hayuu doonayaa oo aanuu ka tagin xilka iyo xukunka ilaa 7 sano oo kale uu joogo mooyaane xilkii iyo xukunkii dalka dictator ship buu ka dhigtay ama boqortooyo sidaa darteed Mudo kordhin buu doonayaa ama doorasho musuq maasuq iyo ku shubasho ah si uu mar labaad xukunka ugu soo noqdo ama u sii xukumo dalka 7 sano ka dibna uu xilka ku wareejiyo maxamed kaahin maxamed kaahina uu dalka xukumo 7 sano ka dibna uu ku wareejiyo cabdicasiis samaale cabdicasiis samaalena uu dalka xukumo mudo 7 sano ah ka dibna uu dalka ku wareejiyo buuni iyo xinif ka dibna aduunyadii dhamaatayba dee maxaa hadhayba dee

  • @khadarciidle1706
    @khadarciidle1706 2 หลายเดือนก่อน +1

    Doorashadii waxa diidan wadani

    • @user-gk3jm5pr8b
      @user-gk3jm5pr8b 2 หลายเดือนก่อน

      Asc siduu I diidan yahay Wadani ? Gudiga doorashadu miyaanad ogayn 3 usbuuc ka hor in ay digniin u direen xukuumada & Xisbigeedii Kulmiye? Muuse Biixi miyaanu musharax ahayn siduu shaqada gudiga doorashada u galaa ? Indhaha fur sxb oo caadifad aan caqli & cilmi & wadaniyad ku dhisnayn ha la shir iman.

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 2 หลายเดือนก่อน

    Reer wadani muran iyo wanalaboobaybay doonayan waxay indhaha iyo cadaynta udiidayan

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h 2 หลายเดือนก่อน

    Doorasho waa tee waar dagaal u baxa dameerayow

  • @enghamseomerhazzan
    @enghamseomerhazzan 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwii xalay laga hadlayay maanay ahayn waar oradoo naga aamu neefow kuwaa dalka waalaya inaad tahay waan ognahay dhilaa hooyadaa dhashee magahaad ka masuul tahee siyaasad naguma matashid

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 หลายเดือนก่อน

    Muuse doorasho aan ku shubasho aheeyn ku soo bixi maayo komishanka way ka wada socdaan boob iyo indho cadeeys waali ah

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 2 หลายเดือนก่อน

      WAGER!!!!.MA DOORASHADII AAD BUURTA U FUUSHAY, BAAD MAANTA MARMARSIIYO U RAADINAYSAA?????.WALEE, DAD LA OG YAHAY MA DAAHIRAAN!!!!!.

    • @adanali9910
      @adanali9910 2 หลายเดือนก่อน

      Waar buurta ragii lahaa baa koray xiniyo ayay ku fuulen kuna gaadheen muraadkoodii ee bal adigu markaad ra,ay dhiibanayso sida raga u hadal kolay heegaad tahay ​@@mustafahassan2555

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 2 หลายเดือนก่อน

    Ma hooyadaa baa xaqle ka dhegtay. Ma afarta nin ee Ictisaam ee Faqash iyo Wadanisom u shaqaynaya baad Salaadiin u taqaan? Sharcigaa lagu dhaqmayaa dilaac bal.

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 2 หลายเดือนก่อน

    Ugaaso maad fahmin madaxweynuhu wuxuu ka hadlayo bal adaan kuu dhiibayaaye yaa laga doonayaa inuu lacagta bixiyo,yaalaga doonayaa inuu nabad gelyada doorashada sugu wax kasta oo ku gadaaman doorashada waa inuu madaxweynu fududeeyaa ugaaso qalad hafahmin

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 2 หลายเดือนก่อน

    Oo maxaad uga baqaysaan in Isha la sawiro? Bal ummadda u sheega?

  • @kaysecumar1167
    @kaysecumar1167 2 หลายเดือนก่อน

    Hadaa maxaad doonaysaa adigu inaad hadhaw tidhaa dadkii xabaalahaa codeeyay

  • @YisufImaangg
    @YisufImaangg 2 หลายเดือนก่อน

    Nice news true is the true

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 2 หลายเดือนก่อน

    Caaaac war inagumed yohow sida muse oromada uhees awalba ingiris baad uheesi jirtene laangabow 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mustafanuue9318
    @mustafanuue9318 2 หลายเดือนก่อน

    Soodagaalama orda oo

  • @XuseenCismaan-em2ff
    @XuseenCismaan-em2ff 2 หลายเดือนก่อน

    Cumaamada.waa.labaabiiya.noocaa.ayaa.sita

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 หลายเดือนก่อน

    Cali gureey ayaa sheegay Muuse kursiga ilaa ka dhinto meel ugama socdo 😂😂😂😂😂

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 2 หลายเดือนก่อน

    WAA YAAB KA YAAB KII!!!!!!.DOORASHO HALA QABTO IYO MA RABKO HADAAD TIDHAAHDO, DOORASHO XOR IYO XALAAL AH SIDII.LOO QABAN LAHAA, AAN SAMAYNO!!!!!@.GARI ALAY LEEDEE, SIDEE DADKAN LOO FAHMAA?????.

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 หลายเดือนก่อน

    kkkkkk walee muuse reer uu ka adag yahay buu helay oo dulman kkkk

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 2 หลายเดือนก่อน

    Waar run madsheegin ee muuse waad dhacdee qaado.
    Muuse doorasho marabee waddani hakudhawaaqo dagaal muuse lagusooqabto halaqaado.
    Muuse cod buurabaa wuuse lawaayey .

  • @user-ir3kh1gg6j
    @user-ir3kh1gg6j 2 หลายเดือนก่อน

    maxa loo didaya indhaha waxa aay xaajinta inta qoof goobta coodka ka dhiibatay maraka maxa ku jiira siida cadada aah waxa kala saraya xiisbayada ku tartamaya maraka muuranba ka jiira waan ku haanbalyaynaya madaxwaynaha somaliland muuse guul halka ka haay

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 2 หลายเดือนก่อน

    Waa ila meerayso uun xaalkiisu . Dhamaan salaadiinta Somaliland waa in ay Baaq ka soo saaraan ninkan dalkii burburiyay waxa uu soo wadaana ka wayn wixii hore . Ciridkaan arkaayo buu yidhi ilko kama soo jeedaan.

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 muuse amxaarada kense xoog ku qabso dorashaba is kadaa 😂

  • @cabdirisaaqshagti1991
    @cabdirisaaqshagti1991 2 หลายเดือนก่อน +1

    In dhahaa lagu galayaa❤❤❤❤

    • @user-gk3jm5pr8b
      @user-gk3jm5pr8b 2 หลายเดือนก่อน

      Haba lagu galo indhahee Muuse Biixi ma gudigii doorashadaa ? Miyaanay gudiga doorashadu digniin siin xisbiga Kulmiye & xukuumadiisa ?

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 2 หลายเดือนก่อน +1

      Muuse waaaaan Aqalka xabad. Lagaga saaaro weeeeyaaan sanadkan

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 2 หลายเดือนก่อน

    Walee iidoorkii waalay oo muusa waalay isna dhulbahante baa waalay ninba cidi waashay isaaqii waa yaban yihiin oo beelaa heshay muusa juudaan kkkkkkkl

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 2 หลายเดือนก่อน

    Oday nacasa ayaad tahay bilaa caqli😢kkkkkkkkkkk

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 2 หลายเดือนก่อน

    Waar iidoor cabadka joojiya muuse idinka adag dhamaantiin musena dhulbahante ka adag iidoor oo dhan cadaw baa madaxa ka galay

  • @user-sy4xq3zz4e
    @user-sy4xq3zz4e 2 หลายเดือนก่อน

    Waar idinku faraha kalabaxa shaqafan kumushinkaa iska leh

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 2 หลายเดือนก่อน

    Waryaa ka furfura muusa juudan isaaqa intaanu rogin inta hadhay oo muslina belay kursi saareen ka raga waa kaase ilaa uu dhinto

  • @mustafanuue9318
    @mustafanuue9318 2 หลายเดือนก่อน

    Waar dumiya oo soodagaalama

  • @abdinuur370
    @abdinuur370 2 หลายเดือนก่อน

    Bakhbakh