Bal qofkan wuxuu leeyahay eega waa dad jabhadayn kusoo koray dawladnimana aan waxba ka ogayn See hub loogu haysan karaaa caasimada aan dawladu ogayn War hoy warka nijaasta hanoosoo gudbin
Wwwwww taniwaxey ka turjumeysaa erygii farmaaje filad ka Soo bax iyo farmaaje waa mariixan kkkk waatan jawaabtii sh shariifoow adigaa lagu Kari waayee Tum walaahi oo qof baa kuu Soo so oda tee ka xaaxaabi waa in adeerkaa kkkkk😂😂 🤣🤣 tuugadii iydaa isku jabtey
Aad iyo aad ayaaan ugu taageeray
MAANSHALLH NINKAN RUN BUU SHEEGAY ILAAHAY HA XAFIDO THANKYOU!!!😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😂😁😁😁😁😁😁😁
Ilaahay nabad baan ka barinay meel aan joognaba
Waa sax warka madaxweenaha xasan sheeq,waliba waxaan dhihi lahaa in aay soomalia wax doorasha ah eey dhici karin ilaa arimaha soomalia si fican isku raacdo si wadanka loo xoreeyo.
Xassan ibtilo Allaha ka qabto umada Somaliyed
Amni kama jirto Somalia wa laga sax san yahay Xassan sh
Asxaabey meesha qeer kama soo socdo
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
WAA IN AAN XATAA BAASTOOLAD LOOGA TEGIN KUWA FIILADA LAGA FADHIYI WAAYEY
ee madaxweyne kasta ucaga juglaynaaya
Hawiye dowlad mayakhn waamay
Kkkkkkk very good
Madaxweynaha waa qaldan yahay mucasradka waxaa ja dsran alshabasb iyo xabadhida horta kuwaas waa in laga sifeeyas dalka halka uu mucaaradka dagaal la aadayo muu kula dsgaslo shabasbkssn dadka ku qarxinaya maalin walba caasimada boqolaal deg dilsya mucaaradka hub lagama dhigi ksro waayo dalja oo dhan syaa hubaysan dad fara kutiris syasn beegsanaa oo weliba hawiya ah taas waxay soo dedijin doontas dsgasl spkeeye oo xamar ka bilowda xasan sheeq waa in uu ka xoreeyaa dalja shavasb oo uu saldhigooda yahay jubada dhexe oo far uusan qaadin kana guulaysan xabadhi ayaaa dslkii oo dhan hsysata waqooyi iyo koonfurba oo in laga saaro qasab ah xagee ula dagaalee mucaarad horta shabab iyo itoonbiya soo afjar hubka ha dsmbeeyo hadaa tiraah reer hub kaqaad cid walba waa kula sagaslee xabashina waa ka faaidaysanee xasan sheeq waa inuu iska dssyaa digtatooriyada uu lasoo baxay siyaad ayas laga diiday xukunka inuu weligii joogo.marka magasladaan ha ugu dsrin jooji smar kutasglaynta ayasn leehe xasan sheeq ciidamads hakala dirin qabool qabiil waxa aa wado waa halis ee ka fiirso haku degdegin xiligasn xoog hub ka dhigis ah iyo beeshayda kaliyas hub haysan karto ,horta kasifee dalja shabaab po disha dadka iyo xabashi oo dalja haysato hubka waxaa lagu dhigi kara sharci iyo gudi marka dalja labadaas xadaw laga qabto qabiilada ha isku taaban waxay isu badelee in qabiil laysku laayo reer kasgana la beegsado hada waa bilaabatay murasade iyo waceesle beri qabiilo horleh syas qabiilkaaga beegsan doona xamar iyo meel walba jooji oo dalja haka ridin mar kale dagaal sokeeye oo hawiye dhexdiisa ah hubka asd soo degsatay ku xoree dalja sida shabasb iyo xabashi ha abuurin dagaal sokeeye oo galaafan doona shacabka muqdisho hada ma xukuntid basy bakool ,gedo hargaysa burco berbera awdal lasscaanood garoowe iyo meela badan horta xukunkaaga gaarsii dalja oo dhan naxa ku tusay beeshaada oi aad eabto inaa isku xasuyqdo waa doqonimo iyo in la beegsado reerkasga asd ka dhalayay jooji dsgaslja mucaaradka ka xoree dalja adawga hsysto.
Madaxweynuhu dastuurka waxa uu ka toshay shaati isaga keligiis le,eg
Taasna waxa uu ku caqabadeeyey doorashadii nin iyo cod ee umadu ku qanacsanayd
Taasoo la mid ah hilib aad baahi uqabtey laskiin adigoo ujeeda sun lagaaga daray
Ileen war qabad news waa mucaarad caawa ayaa iigu kiin danbeeyso
Horey usoco bye Dawlad xumida iyo huuhaada xasan ayaad diidan tahay in lasheego.
NEBIGEENA SCW AAN KU SALINO
sheekh shreefow arintu intaas wey ka weyn tahay. in hubka laga dhigo qof walba oo xasan khatar ku ah gobaladana la baabiyo ol uu xasan kaligiis xukumo 40 sano waxaa kabalan qaadey ismaaciil. Masar ayaa fulineysa
Mooryaanta Hawiye waxay ku waasheen dowladii kacaanka. Iyadaa idiin turtay oo Xamar isaga baxday ma idinkaa wax ka saaray Mooryaanta faan badana😊
Hhhhhhhhhhhhh war qofkaas tiisi ayaa dhamaatay miyaadan maqal mise risaaladu kumasoo gaarin weli
Beentji muxuu weerari karaa
shareefow maxaad saan ugu fiirsaneysaan. Dalka ciidamada uu masar tababaranayo waxaa loo wadaa bada cas si ay xuuti ula dagaalamaan ciidamada badbaadiya ayaguna waa la gubayaa muqdisahna waa lagubayaa badabaadiya dalka xuutina wuu gubayaa itoobiyaanah wey gubeysaa markuu masar kaldagaalamo soomaaliya dhexdeeda
Bal qofkan wuxuu leeyahay eega waa dad jabhadayn kusoo koray dawladnimana aan waxba ka ogayn
See hub loogu haysan karaaa caasimada aan dawladu ogayn
War hoy warka nijaasta hanoosoo gudbin
Xasan sowtuu isba hubka haystay ee uu maalin walba Dawladdii kahoreysay kuweerari jirey Haddii uu xilka kadegana uu haysan doono haddii uu sii noolaado muxuu kuwa kale karabaa? Xasan waa 10 wajiile wuxuu doono kuhadla. Sharcina waxba kama yaqaan.
Farmajo vilada ka so bax xaq feeruhu ka dilaca kuligooda qeyr ma qabaan allow umad ka qabo tuugada aruurtay mid qeyr qabo u keen dalkan
Xasan sheeq wa qaldan yahay magaaladan cadawga lastay dadkiisa ha kayn o hasababin dagasl hawiye iyo beeshaada mucasradka waxaa ka daran shabasb iyo xabashi ee hadaa dal xurayneyso kuwaa wax ja qabo intaad dagaal sukeeye xamar ka bilaabi laheyd oo ka fekeri kaheyd inaa weligaa joogto kursiga kuwii codka ku siiyay miyaa rabtaa inaad keyso taasi waa wasli ha isku kayn beeshaada iyo beelweynta hawiye oo adiga madaxtooyada laguugu soo gelin sida siyaad o laguugu gubin yaa joog ku yiraah farmaajaa xoog ku joogi wasyay adigaa kafudud ilern ayagaa ku dhex nooshshay jooni waalida madaxweyne xasan 2sanaa kuu hartay dagasl haka ridin xamar.
Wariye beenta dhaaf
Waxani dowlad Maha waa tuugo melku arurtay oo shacabkii Somaliyed dhiwato uherseday dagalo iyo musuq masuq iyo kalsoni daro iyo qabyalad
oo yeyafgambinaya ayagaba waddanka u taliye mise afgambiga macnahisa mabataqanaan Tankale xasan gagurte maxuu u jecelyahay in uu dhiigdato odaga dhiigga wuu kuraxaysta?
Adeer doowladda taageer waxba boor heesku qarrinin. Waddanka waxaa madaxweeyne u eh xasan sheikh ee maseeyrka joojiya
KHASAARE XASSAN SHEEKH 😅
Xasan Dawladnimo waxba kama yaqaan aqoonteedana malaha. Hubkuna isaga oo indhihiisu shanta yihiin baa laga fara maroojinayaa. Waxna isagaa umadda isugu dhiibaya. Wax uu xoreynayana majirto. Waa beenaale Aakhiro seeg ah.
Wwwwww taniwaxey ka turjumeysaa erygii farmaaje filad ka Soo bax iyo farmaaje waa mariixan kkkk waatan jawaabtii sh shariifoow adigaa lagu Kari waayee Tum walaahi oo qof baa kuu Soo so oda tee ka xaaxaabi waa in adeerkaa kkkkk😂😂 🤣🤣 tuugadii iydaa isku jabtey
Beenaale
Xassan ibtilo Allaha ka qabto umada Somaliyed