Asc wrb Dr. marka hore waad Ku mahaadsantay , taladda iyo tusaale siintaba hadeerba anigoo muddo la dhiban casiraad iyo calool istaag labadaba ayan arkay uun Chanel-kan oo talooyin cafimaad oo wax ku oola, bulshada la dawaagaya teedo muuqaalka _aad kaga hadlayso xaalka calool istaag Ayaan waaraq iyo qalin uqaatay isha Allah Waanadaa iyo wax ushegaasu inuu Aniga iyo inta bulshe ee halkan ku jirta uu na Anfaco Ayaan rajaynayaa, is badal badan waan rajayanaya isha Allah gadaal danbe Ayaan kaaga soo sheegi Is badalka . Mid kalenaWaxan Rabaa Dr anigu Horta biyo badan ma cabbo cuntadayduna Time ba male, markaan gaajoodo ayuunbaan Wax cuna Taasuna ma wacna oo dhib kale . Waad Ku mahadsantay sida Wanagsan ee aad bulshada uugu hagar baxayso Misaanka xasanaadka Eebe Wayne hakugu daro Isha Allah.❤
DR QOF TEYRODKISA BALNCE ma ahen marki igu danbeysay mxa igula talin lahed mar klne ma baarin
Aniga koleey waan ku duceeyay
Asc wrb Dr. marka hore waad Ku mahaadsantay , taladda iyo tusaale siintaba hadeerba anigoo muddo la dhiban casiraad iyo calool istaag labadaba ayan arkay uun Chanel-kan oo talooyin cafimaad oo wax ku oola, bulshada la dawaagaya teedo muuqaalka _aad kaga hadlayso xaalka calool istaag Ayaan waaraq iyo qalin uqaatay isha Allah Waanadaa iyo wax ushegaasu inuu Aniga iyo inta bulshe ee halkan ku jirta uu na Anfaco Ayaan rajaynayaa, is badal badan waan rajayanaya isha Allah gadaal danbe Ayaan kaaga soo sheegi Is badalka . Mid kalenaWaxan Rabaa Dr anigu Horta biyo badan ma cabbo cuntadayduna Time ba male, markaan gaajoodo ayuunbaan Wax cuna Taasuna ma wacna oo dhib kale . Waad Ku mahadsantay sida Wanagsan ee aad bulshada uugu hagar baxayso Misaanka xasanaadka Eebe Wayne hakugu daro Isha Allah.❤
Waxa jeceshahay Allaha kusiyo
❤
Asc walaley sen ku hela
❤❤
Naga walan tahy orada waxa baro
Yaa
Naftada habigu qaldamin.