Beesha Daarood oo cambaaraysay bahdilkii Shiikh Umal ee Muqdisho

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Beesha Daarood oo cambaaraysay bahdilkii Shiikh Umal ee Muqdisho.

ความคิดเห็น • 619

  • @siyadbruh9811
    @siyadbruh9811 4 ปีที่แล้ว +20

    Umul ilahay baa sharfey❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴

    • @huseinbeyra3538
      @huseinbeyra3538 4 ปีที่แล้ว

      umal u sheeg mu jaahidinta uso laawo boos kale laguu waa inta kale waa ku diiday

    • @axmadamiira2555
      @axmadamiira2555 4 ปีที่แล้ว

      sahraf malaha ninka naabe maxamad aflagadayay naacdalba ku taala kaas sahydan waayan

  • @abdishakurolhaye3280
    @abdishakurolhaye3280 4 ปีที่แล้ว +81

    QOF kasto comentigayga arko waxaan alle uga Baryaya cimri dherer cfmd iyo cibado suban insha allah please #SUBSCRIBE ❤

    • @engwareergoye1125
      @engwareergoye1125 4 ปีที่แล้ว +1

      Ku Saare adna wll i Saar aynu is Caawino

    • @gomeyre6320
      @gomeyre6320 4 ปีที่แล้ว +1

      abdishakur olhaye
      waa kuu saaray adna igu caawi walaal subscribe

    • @mohamedgelle8834
      @mohamedgelle8834 4 ปีที่แล้ว

      abdishakur olhaye wan ku sarey wll

    • @samasa436
      @samasa436 4 ปีที่แล้ว

      abdishakur olhaye I can only subscribe once at the time and I did it for you. I wish I could do it more but I can’t.

    • @zoyaquruux1466
      @zoyaquruux1466 4 ปีที่แล้ว

      Amiin yarabi ducada kugu siina subscribed

  • @Smartpatternacademy
    @Smartpatternacademy 4 ปีที่แล้ว +28

    Kkk shiinow qapyalada naga daah sh.umal waa shiiqeena lkn ugaskan darod aa naga dapa wado naga daa somalinimaa naga padan ✔😜

    • @blessingasari1552
      @blessingasari1552 4 ปีที่แล้ว

      Shine is fucking tribalist and moneky , he likes to tribalize all matters

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +13

    Wixii nebiga jecel kusaliya xabiibkeena Muxamed SCW like iigu booba

  • @Husseincartan
    @Husseincartan 4 ปีที่แล้ว +34

    Hahaad shiikh umal jeceshahay like ii saar

  • @a.abdalla3167
    @a.abdalla3167 4 ปีที่แล้ว +12

    Inta shiikh umal jecel like saara comment gaan, si inta neceb u suuxaan.

    • @gaalkacayomudug7627
      @gaalkacayomudug7627 4 ปีที่แล้ว

      Markay sogaleen mahad salaad iyo c/naasir macalin fiqi soo qabiil maaha

  • @sumiyanuura4621
    @sumiyanuura4621 4 ปีที่แล้ว +63

    Suufiyo iyo itixaad lee ogeenee kormee qabiil lagu soo daray ar somaaliyaa 🤣

    • @searchrightthings.947
      @searchrightthings.947 4 ปีที่แล้ว +2

      Goortey u eekaatey.

    • @siciidshabac3960
      @siciidshabac3960 4 ปีที่แล้ว

      @@searchrightthings.947 😂😂😂😂😂😂xaqiiq

    • @zulthanzakimuuse8702
      @zulthanzakimuuse8702 4 ปีที่แล้ว +1

      Qabyaaladu laf aaney inaga gelin ma jirto ayan is le ahy

    • @siciidshabac3960
      @siciidshabac3960 4 ปีที่แล้ว +2

      @@zulthanzakimuuse8702 masha allah hadanu rer somaliland nahay ilahay wanaga bad badiyey qabyalad alxm dadka waqoyiga daga sadexda rer ee waweyn rer lascaanod iyo rer borama iyo rer hargeysa waa dad isjecel oo isu dhimanaya ilahay wadankan anu jarka nahay ilahay hakala qabojiyo ee Somalia

    • @searchrightthings.947
      @searchrightthings.947 4 ปีที่แล้ว +4

      @@siciidshabac3960 hhh maynaga hubtaa midaas

  • @mahamadhasan9570
    @mahamadhasan9570 4 ปีที่แล้ว +39

    Sh umal alle ha xifdiyo uma baahna difaac Qabiil e wa sheikh somaliyeed.

    • @miinimoofficial5001
      @miinimoofficial5001 4 ปีที่แล้ว

      Saxiix🙌

    • @wrfhbg
      @wrfhbg 4 ปีที่แล้ว

      Mahamad Hasan hadii uu shiikh somaliyeed yahay maxaa loogu weeraray xamar

    • @mahamadhasan9570
      @mahamadhasan9570 4 ปีที่แล้ว

      @@wrfhbg huuno cida weerartay sheikha wa la yaqaana e haka dhigin Qadiyada shacabka muqdisho in ay sheikha werartay.
      Cida weerartay wa suufiyo sgeikha iyo suufiyada way is hayna e wxyna isku hayn wa caqiido weerarka wa halka.
      Wdaadka moosowna wxu doonayey uun caan bixid imikana waaba ka ku so caan baxay 24saac ka yar
      Wxa jirta Qaacido macruuf ah Qilaaf aad caan baxdid ee.

    • @ocroafff5527
      @ocroafff5527 4 ปีที่แล้ว

      Sax

  • @a.risaqomar4792
    @a.risaqomar4792 4 ปีที่แล้ว +13

    Shiine Culay Xalay markad ka hadlaysay sheekh umal waxan moodayay inaad Muslinimo Uga hadlayso lkn Waxa ii cadaatay inaad Qabyaalad ahan uga hadlaysay'Laysma Dhaame Alle Xaqa ha ina Tuso

  • @QARANKATVMEDIA
    @QARANKATVMEDIA 4 ปีที่แล้ว +1

    Inta Taageerta Nabad iyo Nolol iyo Horumarka Somalia Fadlan Like saara #Hage #Channel walaalayaal

  • @abdifataah522
    @abdifataah522 4 ปีที่แล้ว +7

    Darood iyo faan intee lakalageynaa

    • @abdidhagtooo5032
      @abdidhagtooo5032 4 ปีที่แล้ว

      Mart to 686million off to bed 2and

    • @abdiwalidhabuke3224
      @abdiwalidhabuke3224 4 ปีที่แล้ว

      Sheekha umada soomaliyeed oo dhan ayuu udhaxeeyaa qofkii ugafana isaguu ushaqeeynayaa

  • @aziiz94
    @aziiz94 4 ปีที่แล้ว +4

    Nacala sheydaan kuyaal sheekada qabiil hada ka dhigtan aniga suufi aya ahy mise diinta ciyaarta ka daya 😁 , ilaheey ha xifdiyo sheikhena umal 💙

  • @hassandadynicediyad2973
    @hassandadynicediyad2973 4 ปีที่แล้ว

    Stop tribilism for Allah's sake. Our somali brotherhood is bigger than everything. Everyone has freedom of expression as long as it does not violate someone's right. Somalia is the only NATION IN THE AFRICA BECAUSE THEY SHARE ONE TRIBE, ONE RELIGION AND ONE LANGUAGE. UNFORTUNATELY Tribilism is making us NOT to develop economically, socially and politically AND EVEN OUR CULTURE AND RELIGION IS SLOWLY DETERIORATING . ENOUGH is ENOUGH FOR THIS NATION. AM SOMALI KENYAN IN GSA.

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 ปีที่แล้ว +4

    Shiinoow nabi muxamad scw iyo umal kala dooro hadaad umal qabyaalad ku taageereyso
    Nabi muxamad scw ayaa ka mudan inaad taageerto lkn
    Waan ka xumahay in qabiil dhan ey nabi muxamad yasaan nin ayaga ka midana qabyaalad ku taageeraan

  • @abdifataxjama8023
    @abdifataxjama8023 4 ปีที่แล้ว +1

    sh umal waa nuurka soomaaliyeed ee dalka jahliga kabadbaadiyey iyo qabuuraha

  • @hibomohamed1218
    @hibomohamed1218 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh umal wa caalim gees ah isbareyte warkiisa wax umadhimo

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 4 ปีที่แล้ว +6

    Ninkan faanayaa shiikhii Qabiil buu ku soo koobay subxaanalaah.

    • @ROPERTOBAGIO
      @ROPERTOBAGIO 4 ปีที่แล้ว +1

      Shiikh soomoow haduu xadra koorneeyay waa ineynu xadra koobnaa shiika sow qabiil kamadhalan cirdigiisa lacuneyaa. Shabaabka ayaa in layiraahdo haboon suffeys agoon tiris FAAN micnihiisa gorfeyn garratan baa kaa dahay.

  • @adanhassan8231
    @adanhassan8231 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh umal darood kalix culimo uma ahan ee qabyalada kadayaa dadka ugu badan tageyro wa hawiye

    • @ROPERTOBAGIO
      @ROPERTOBAGIO 4 ปีที่แล้ว

      Iska seexo adeer gacaliye hawiyahaaga u hoyo halkey nalagaadho hala arkee

  • @AliIbrahim-lw5xy
    @AliIbrahim-lw5xy 4 ปีที่แล้ว +7

    Waar ilaahay Hala baqo oo yaan lasoo dagaaladii culimada ilmaadeerayaal dalkeenu iminkuu soo dhismayaaye yaan dib loo noqon dagaalka shabaab ayaa la joojin Kari la'yahay yaan bada kale laysku furin.

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 4 ปีที่แล้ว +2

    Allaha idin jarjaro-wixii Shiikh UMUL khudbadiisa Jarjaray ""xaasidiin

  • @nimoadam5968
    @nimoadam5968 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheakh Umal waa Sheakh Somaliyeed ilahay ha sharfo hana karaameeyo inta u gefeysana ilahay wanaaga hatuso Aamin

  • @m.deekowchanel9033
    @m.deekowchanel9033 4 ปีที่แล้ว +4

    Kow ma imika shiikhi qabiil ka dhigteen Subxaanalah

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 4 ปีที่แล้ว +1

      Ehlu sunnah miyeysan mooryanta Habargidir ahayn ?

  • @ugaasbadri5265
    @ugaasbadri5265 4 ปีที่แล้ว

    Xitaa anigu waan kula qabaa sheeiikh umal haduu nabiga caayo cida amaani waaa waax aan jirin sheeikh umal waa caalin ilaahay Ciilmi ku shubey

  • @blessingasari1552
    @blessingasari1552 4 ปีที่แล้ว +1

    This qabil this matter of umal is not Qabil issues , it's about principles and social engineering .this traditional Elders should hold their horse .

  • @dhago1117
    @dhago1117 4 ปีที่แล้ว +2

    Maantoodhan hawiyaad ka hadlaysay imkana umada somaliyaad baad ladahay ama Somalinimo uhadal ama nin darod noqo haku gaban shaadh somali mifiicna inaan didiin iyo qabiil layskuqaso mana ahi hawiya hawiyana aniga iyo daarod waa dad sharflah lakii xaqa waa xaq hawiyana walaahi waagobta Somali ladahay from hargasa somaliland

    • @aliabdullahi6170
      @aliabdullahi6170 4 ปีที่แล้ว

      Video baa laysu keeny oo magac reerku ku jiree buu yiriye hawiye kle may sagaa kahadlyba
      Waxbaa isaga kaa hilaacyee mafhmin waxa kuu muuqda aad reerka kuflyso

    • @dhago1117
      @dhago1117 4 ปีที่แล้ว

      Raar waa waxa ina rogay anigu raarkaad shagyso iguma fila anoo umada ama qoomiyada somali dhan qofkaan isfahno ayaan kajacalah munaafaq aan isku raarka nahay waxaan ninkan kuhadayuunbaan kahadlay daroodna aabahy baydhalaan hiiyadaybay dhalaan xaskaygay dhalaa cidaan darood hadanay jirn anamaanjiraan saxiib ninkan uunbaan kadlaa darood waa aniga cidaan kudoorsadana majirto

  • @engwareergoye1125
    @engwareergoye1125 4 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay haku Barakeeye Walaalkayga ama Walaashayda Akhrida Komantigaygan #Subsicure i Saara

  • @fatimahersi7397
    @fatimahersi7397 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheikha Allaha Xafidow walaahi waan jecelnahay Allaha Barakeeyo

  • @mychannelbulshada6198
    @mychannelbulshada6198 4 ปีที่แล้ว +20

    Shekh umal qabil hadi lubahdilay shekh kenyawi lama sodhawyn

    • @xidigamuqdisho2643
      @xidigamuqdisho2643 4 ปีที่แล้ว

      Xaqiiiq waye !
      Qof wax garad ah 😎

    • @ahmethassan6611
      @ahmethassan6611 4 ปีที่แล้ว

      hadaysan qabiil aheen sahabtu waa maxay bal sheeg

    • @zehaamjama950
      @zehaamjama950 4 ปีที่แล้ว

      My Channel Bulshada dadka maaha waxaan waa siyaasiyeen qabyaalad iyo siyaasinimo ay katahay. Kenyawi malaha is waad ilooowday walkaa cafi wixii dad kahadlay oo dhahay dalka hanooga baxoo. Lakiin waxaas waa kabari dad baa lakiin waxaan kushaqeeysta.

    • @fatumaosman2750
      @fatumaosman2750 4 ปีที่แล้ว

      Sheikh kenyaawii kii somaahaa laguudaganaa waale lobaajogoo

  • @DRTIMAJILAC
    @DRTIMAJILAC 4 ปีที่แล้ว +1

    #Si Fudud iskaga dawee Xanuunka Gaaska ama Laabjeexa?? Kadaawo linkiga hoose
    th-cam.com/video/OBrMvwboa-c/w-d-xo.html

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 4 ปีที่แล้ว +1

    Somali dad badan ayaa burburkeeda ka shaqynaya ee ilaahay kuwa xun umada haa ka qabto🙏🙏🙏

  • @rahmasiyaaadali763
    @rahmasiyaaadali763 4 ปีที่แล้ว +8

    Shiinow ceeb kugu ahayd in aad titaleka muqaalka kusoo qorte ceeb kugu ahayd in aad sheikh Mohammed abdi umal umadada jeceshahe aad beel kooni ah isku riixdan awalba xiqdi idinka booxe wlhi sheikh umal risaladisa beel kaliya uma soo jeediyo ee soomali dhan sheikh u yahe

    • @halimaabdullahi5547
      @halimaabdullahi5547 4 ปีที่แล้ว +1

      Uma jeedid miyaaa shiine ka hor idaacada ayaaba kusoo qortay afhayeenka beesha darood

    • @gaalkacayomudug7627
      @gaalkacayomudug7627 4 ปีที่แล้ว +1

      Adeer waxa diidanba waa beelo kuxumaynaya beelkale sifiican u eeg sheekadan

    • @najmoabdullahi3127
      @najmoabdullahi3127 4 ปีที่แล้ว +1

      Beshayada darod wa laga gardaran yahy lkn hadu dagl sokeye sonoqdo inader darod ma ahn mid ka jabo

  • @hassanfirarabdullahi68
    @hassanfirarabdullahi68 4 ปีที่แล้ว +1

    aqiro qabil lesma waydinayo ee xisabta kutarso

  • @mahamedali6038
    @mahamedali6038 4 ปีที่แล้ว +1

    Daarood umul geeya dhulkiina ha idiin aqriyo nabi caaygee sheekh soomow soomaali wuu diiday nabi caaye dhagartiisa

    • @abdikanidek6730
      @abdikanidek6730 4 ปีที่แล้ว

      mahamed ali Magaalo Daarood Ogaaden ayuu hadaba jooga Oo Nairobi Ah Adeerkii aadan Bare Ducaale ayaana Ka Taliya

    • @mahamedali6038
      @mahamedali6038 4 ปีที่แล้ว

      Abdikani Dek haaheey meeshiisa ku haaysta nabi caaye

  • @Andhiga927
    @Andhiga927 4 ปีที่แล้ว +10

    Sheikh maxamed cabdi umal waanu tageersanahay

  • @fawziyaabdou5269
    @fawziyaabdou5269 4 ปีที่แล้ว

    Muqdisho anagaa udhalanay arintaasna waan kaxanaaqnay mana aha arin laga mideysanahay sheeqana wiaan jecelnahay alaha xafido ee sheekada yaan qabiil loobadalinwaxaas waxaa kadambeeyey dariiqooyin kumaseeyrsan wuuna ka garleeyahay

  • @sahrasalaad5052
    @sahrasalaad5052 4 ปีที่แล้ว +1

    Maxaad ugu hadli waday bahdilka shiiq somoow ee jidkaba loo diiday uu maro ee karka liq lalahaa

    • @MBOsman
      @MBOsman 4 ปีที่แล้ว

      Hadalkaa faahfaahi walaal?
      Muxuu ka hadli lahaa? Ma Soomow baa jidka loo diiday yaase u diiday, maxaase loogu diiday?

  • @mohamedabdirashid8544
    @mohamedabdirashid8544 4 ปีที่แล้ว +5

    Kenyaawi baa mogadisho ka muxadareyey
    Waxa mogadiaho looga banan baxay qalbi dhagax
    Daarodow c÷b bey idinku tahey hadad odeygan la qabtiin waxa uu shegayo
    Ka gudub mogadiaho waa magaalo qabiil waxayna u tahey kuwa aminsan lkn somalinimo ninkii aminsan waa magaalo somaliyeed
    Mogadisho cid aya u bahanthy ma lahan
    Lkn daalim.nabigii aflagadeyey oo umada kala fogeeo doonayo wlhi buuna mogadisho ka hadleyn

    • @abdifitahahmedshador628
      @abdifitahahmedshador628 4 ปีที่แล้ว

      mohamed abdirashid xaqiiq👈

    • @abdallarealking4392
      @abdallarealking4392 4 ปีที่แล้ว +2

      Mugdisho hooyadana mlh Shan lafoodo Meel isugu taga tihiin oo hawiye la baxay Somalia na 10 meelod Meel baad ka dagan tihiin meshiina jooga daarod io wxad u dhowan kartan baaba iska yare Jubaland' DDS' NFD' puntland
      Somaliyada lashegayo mxaa kasoo haray waa Somaliland Galmudug konfur galbed io hirshabeele

    • @darishore814
      @darishore814 4 ปีที่แล้ว +1

      Hooyadaaa ninka fuulay aya leh muqdisho yaa kale oo leh hadaba

  • @chadraadenmohamud1673
    @chadraadenmohamud1673 4 ปีที่แล้ว

    Idhaadeg xishod darood maxishodo cebtisa faraqabil subxanalahi maxiishodayal

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 4 ปีที่แล้ว

    Waa Wax Aad & Aad Loola Yaabo In Maanta Sheikh Umal La Yiraahdo Muxaadaro Kama Dhigi Kartid Moqdisho!! Sheikh Umal Waa Sheikh Weyn Oo Caalim Ah Oo Allah, SWT Cilmi Diineed & Wax Garadnimo Allah Siiyey!! In Maanta Lagu Yiraahdo Kabax Moqdisho!! Mana Dhigi Kartid Muxaadro Waa Mid Aad & Aad U Fool Xun Oo Soomali Oo Dhan Saameeyneeysa Inta Caqli Saaxiibka Ah Allah Xafido Sheikh Umal Meel Aad Joogtidba Allah Ku Barakeeyo Aduun & Aakhiraba/ Ameen

  • @qiyaasqaali1580
    @qiyaasqaali1580 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh umadda somaliya sheikh u ahaaaye daarood maaa kaliya u ahaa marka managa daysaaan qabyaalada

  • @cisman_1326
    @cisman_1326 3 ปีที่แล้ว +1

    War hooy daarood faan mayaqaan dadka daarood faanka ku sheegayow

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh Alle hakuxiftiyo meel jogaba

  • @mrali3601
    @mrali3601 4 ปีที่แล้ว

    Somali dad wax ka khaldan yihiin waxba Kumar heshiin Somalinimo , Diin , xeer , Afrikanimo iyo wax kale toona , wax ino roon iyo dawigooda ma naqaan iyo meesha dhibku nooga imanayo

  • @sadiiqsadiiq9113
    @sadiiqsadiiq9113 4 ปีที่แล้ว +1

    waaa ceeb iyo fadeexo ina arintii aan ka xumaanay angoo somali odhan inaa qabiil loo rogo shiikhuna taas beri ayuu kayhay lkn kuwa qabiilka kudifaacaya shiikha ayey cebeyeen

  • @sihaamcabdikariin81
    @sihaamcabdikariin81 4 ปีที่แล้ว

    Gabadha ladhaho fartuun caddey qof walboo sheekha difaaco waa mid mudan culimo iyo caame afkaagana haku soo taagin markale ruux walbo ayaa difaacaa yartaay

  • @hassanfirarabdullahi68
    @hassanfirarabdullahi68 4 ปีที่แล้ว +1

    nin Nabi cayay darod waxba umatarayo

  • @sadiiqsadiiq9113
    @sadiiqsadiiq9113 4 ปีที่แล้ว +1

    alla halaga baqo shekhu waa shiikh somliyeeed qabiil&qurun uma baahna allow xanaqa natusi

  • @ramlacabdiraxmaanali5133
    @ramlacabdiraxmaanali5133 4 ปีที่แล้ว

    Sheekh umal waxba ugama baahna ayaga ubahan soomali lkn sheekh umal qabiil isma hayaane shiicaday isheystaan iyo suufiyada ciyalka agoontaa lacagtooda ku xadreeya sheekha alha inoo xafido ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @abdirisaqabdi4040
    @abdirisaqabdi4040 4 ปีที่แล้ว

    Ey baa wax iska soo qoranaysa qabiil maskaxda ka galay. Ilaah mahadii Shiikh Umal Waa ka macna weyn yahay qabiiladan aad futada ku wadataan ee aad diinta ka dhigateen.

  • @nadarabdul5895
    @nadarabdul5895 4 ปีที่แล้ว +1

    Horta nabiga ku salli,,sallallaahu calayhi wa sallam,,,

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 4 ปีที่แล้ว +1

      Scw

    • @fadumoabdi2657
      @fadumoabdi2657 4 ปีที่แล้ว +1

      asc qabiil soomaali waa kii halkaa dhigay qaranbaa na deeqa ilaahay aynu ka baqno

  • @maryansh.hussein5848
    @maryansh.hussein5848 4 ปีที่แล้ว +1

    Cinwaanka waa qalad sh umal somaaliyoo dhan baa difaacee

  • @bisharxassan424
    @bisharxassan424 4 ปีที่แล้ว +1

    Shekh umul waa sheekh somaliyeey wuxuu u aaday somali inuu walaaladiis dhibaatada soo gaarty wax laqeysada wixii uu waday oo dhaqaala ah gaas siiyay dad kana baraa bujiya xaqa saan iska dhida dowlada iyo shacabka xaqa ey isku leeyihiin u sheega ayuu rabay kuwa inkaar ku dhacday qabiil iyo magac diimeedna wata iyo kuwa siyaasiin isku sheegaya ayaa hor is taaya shekha kor alah kadhiga

  • @zahramahadalle5849
    @zahramahadalle5849 4 ปีที่แล้ว

    Scww, meesha Qabiil ha keenin, Sheekh Umul tuntii Ummada Mogdisho degtaa,ayaa hortaa ka jawaabtay.
    Muftigii Ummada Soomaaliyeed ,Yar iyo weyn
    Haddii aad Rabto inaad Qabiil u celiso, Sheekh Umal
    Siyaasi ma aha ee Raali ahow. Ilaahay ha xafido.waxa uu Gudanayo waa waajib saaran codkiisa ayaa malaayiin Ummada Soomaaliyeed Ku dhiibeen.
    Ilaahay ha ka abaalmariyo,
    Dhaqaalaha uu qaaday Qabiil ma bixin ee Ummada
    Jecel ayaa bixiyay, taas ayaa qiimo iyo jeceyl ugu filan.
    Waxaa talo iga ah in kaa mudan ayaa Sheekha u taagan. Ee hoos iyo Qabiil ha u celin. Wax ma garato
    Badanna yay kaa faa'iideysan
    Sababta oo ah siday rabeen
    Baad u dhigeysaa hadalka.
    Sheekha Cimri dheer iyo Caafimaad Allah ha siiyo, Sheekha isagaa Afkiisa Ku hadlay waxaa dhacay taas ayaana nagu filan,Wabilaahi Towfiiq.

  • @sakariyemaxamadcabdullesak6893
    @sakariyemaxamadcabdullesak6893 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha alaah darood waa dhigeega ineee difican waaa xaq weeeyan

    • @drhassannasiib2742
      @drhassannasiib2742 4 ปีที่แล้ว +6

      Daarood Hadaa Ka Dhigtay Umal Dee magaalooyin ka daaroodka ku haysta muqdisho daarood malaha e

    • @housensaadiya5341
      @housensaadiya5341 4 ปีที่แล้ว +1

      Dr Hassan Nasiib kkkk

    • @quruxsan70
      @quruxsan70 4 ปีที่แล้ว

      Dr Hassan Nasiib Nayaa muqdisho hadeynaaa leheeen sh hawiyu lacaag uruuriyay afquurmuuun aflagadaa Edeb uyeel dofartahaay muqdishanaa ubahan calimkenaaa inuuu imadanaaa Mahen macaal Asaf rer baladweyn ayaa kenaaaay lakiiin xaaar ayaad dhaxfatisataaa dameraleeey cilmiiii an laheyn fuck u

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 4 ปีที่แล้ว +6

    Subxanallah alle somali waa wax waalan
    Wax kaste xaq qabiilbay u qaadaysaa🤔

    • @zahrahassan9627
      @zahrahassan9627 4 ปีที่แล้ว +1

      zack N dinimo marka horaba qabiil bey aheyd abti arintu waad kadhacsantahy muqdisho maa mudug baa marka suufi lagu shegaayo waa wada wadada kale

    • @amalghjk6659
      @amalghjk6659 4 ปีที่แล้ว

      Å

    • @amalghjk6659
      @amalghjk6659 4 ปีที่แล้ว

      U

    • @axmadamiira2555
      @axmadamiira2555 4 ปีที่แล้ว

      udaaygan haadlaya qaabil aya kala waaynadaye naabigana naacdalba ku taala umal

    • @abdidhagtooo5032
      @abdidhagtooo5032 4 ปีที่แล้ว

      Mart

  • @hudunadam8178
    @hudunadam8178 4 ปีที่แล้ว +9

    Sheik umal💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdiqani214
    @abdiqani214 4 ปีที่แล้ว

    Daalin ka warkiisa naga dhaaf umul so ninkii nabiga caayay Maahan naga daay duliga warkiisa

  • @psgsomalifans2346
    @psgsomalifans2346 4 ปีที่แล้ว

    Aaway afayaheenki beesha hawiye waa inoo si deg deg ah ugu so jawaabaa 😱

  • @safiyadagan7346
    @safiyadagan7346 4 ปีที่แล้ว +6

    Sh umal waa caalim somaliyed karamadiisa yaan hoos loo dhigin uma baahna in qabiil lgu difaaco

  • @beerahajanada7378
    @beerahajanada7378 4 ปีที่แล้ว +2

    qumal waa kii nabiga caayay ee mantaga baneeyay eeyidhi dugaaga halacuno
    adi afqabiil kuma hadli kartid ee af xisbi ayaa kuubanaan hanoosheegin kadaabka hadalkiisa ilaahay baan kamagan galay adi iyo isagaba sharkiina

    • @moutalibibrahim1525
      @moutalibibrahim1525 4 ปีที่แล้ว +1

      War hooy wax soobaro jahilyahow xaraan quutaha eh

    • @beerahajanada7378
      @beerahajanada7378 4 ปีที่แล้ว +1

      @@moutalibibrahim1525
      haye wl inaan waxbarto waa lagaga maarmaan
      mahadsanid wll lkn qumal hadalkiisa intaad dhagaysatid markaa iisoo jawaab

    • @moutalibibrahim1525
      @moutalibibrahim1525 4 ปีที่แล้ว

      @@beerahajanada7378 qof wax garad uegtahay lakin shiiqa xadith ayu fasiray adiga xadithkaa sidad ufahantay bal iisheg

  • @Kiilaani
    @Kiilaani 4 ปีที่แล้ว

    Umul waa bidci muqdishu iskadaaye waa ka manuuc dhulka somalida

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 4 ปีที่แล้ว

      Dhulka Somaliyeed goorma ayey shiicada habargidir yeeshen

  • @journalistemuqdisho7604
    @journalistemuqdisho7604 4 ปีที่แล้ว

    Subxanalahi subxanalahi kuwan cml somali ka buuxo ilahey kuwan naka qabo

  • @gacal9
    @gacal9 4 ปีที่แล้ว

    Sh umal waa sheekh somaliyed qabil wa u dhashey ceyb ma ahan, tan dagaalkuna waa fikrad firqi diini ah, dagaal qabiil yaan laga dhigin, dagaal firqi waligid jiri jirey. Hadi darood jwbo oo laga dhihi kuwa kale hawiye. waa fidno.

  • @akmoha1394
    @akmoha1394 4 ปีที่แล้ว

    reer muqdisho ayan ahay sheekh umul wa sheekhyada sheekha an ugu jeclahay ee ilaah ka cabsada arintaan yaan la qabiileynin ee ilaah ka cabsada

  • @aliadam180
    @aliadam180 4 ปีที่แล้ว

    Waa kuwaa garaadada soomaalida caasimadaan garoowe uraraynaa kuye ugaandheeska iyo caasimada waa isku qaadasho ee ma isku qaadanee muufada iyo mooska iyo saliid macsaradane faroolaan usoo dhiibaynaa ilayn ugaandhees muufuu rabaa yaa ilmo qureeshoow

  • @hamdihusein279
    @hamdihusein279 4 ปีที่แล้ว

    Sh umal ma ahan sh qabiil ee waa sh soomaali weyn waxa haystana maa haan qabiil ee waa suufiyada suufiyana qabiil walba ay leedahay ee yaan laqabiileyn oo dadka lamarin habaabin sh umal waa sheikhena umada soomaliyeed waan jecel nahay Alaha noo xafido uma baahna difaac qabiil ee waxa difaacday umada soomaaliyeed inteeda xaqa fahansan

  • @axmadamiira2555
    @axmadamiira2555 4 ปีที่แล้ว

    waaa xaayawan umal qaabyalad yaaqana

    • @fatimaomar4954
      @fatimaomar4954 4 ปีที่แล้ว

      Ilahay u toobad keen culimada ha caayin

  • @hamdiwarsame5297
    @hamdiwarsame5297 4 ปีที่แล้ว

    Sheik umal aqlaaq iyo edabdaro ayey ku haystaa muqdisho haday u diiden inuu shiekha muxadaro ka jediyo wlhi inaysan nabad laga sugenin muqdisho.

  • @hamdiwarsame5297
    @hamdiwarsame5297 4 ปีที่แล้ว

    Shina colay qabiil ha u badalin arinta. Hadii shiekha darood ahaan loo ceersanaayo waa aqlaaqxuno ilahay ayaa ka dhigay darood

  • @abdirahmanahmed2633
    @abdirahmanahmed2633 4 ปีที่แล้ว +1

    darood nacalada idinku dhacde waa cadowga somaliyeed waa dad qabiilka daroodnimo caabudan shiikh naga wata

    • @fatumaosman2750
      @fatumaosman2750 4 ปีที่แล้ว

      Naclaad adiigaa iyo wixii kudaaleyy ayeey kutalaa uf

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 8 หลายเดือนก่อน

    Umul Waa Qabiiliiste Khawaarij Ah Taas Waxaa Cadeyn U ah , Umul Siyaad Bare Wax Kama Sheego Oo Diinta Ku Xad Gudbay 10 Wadaadna Dilay. Umul Ayaan Xirsi Kama Hadlo Ilhaan Omar Kama Hadlo. Wasiir Khadiija Diiriye Surwaal Ee Gashatay Uuku Qabsaday Waa Qabiiliiste,

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 4 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء آلله وجزاك آلله خير الجزاءAfkaaga caano lagu qabay waa sax

  • @shukri7863
    @shukri7863 4 ปีที่แล้ว

    Muqdisho cuqubo badan ayaa lagu sameeyay waan u baqayaa

    • @abdifitahahmedshador628
      @abdifitahahmedshador628 4 ปีที่แล้ว +1

      Shukri 786 ader nin nabi cayay muqdusho uma baahna🤣

    • @shukri7863
      @shukri7863 4 ปีที่แล้ว

      @@abdifitahahmedshador628 aqri kutubta sunada waana 6kutub

    • @shukri7863
      @shukri7863 4 ปีที่แล้ว

      Cabdi majiid waligaa 6da kutub ee sunada waligaa ma baratay

  • @drhassannasiib2742
    @drhassannasiib2742 4 ปีที่แล้ว +1

    Hadaa arintii caqiidada ku salaysnayd ee umal qabiil ka dhigteen 2bada dhinacba diyaar ayaa u nahay magaalada marka magaalooyin kiinu haydin deeqaan anagu muqdisho Allah ayaa inagu beeray cidwalba oo wanaag rabta cidii xumaan rabtana waajib keeda ayaa la marinayaa marka waxba ha calaacalina

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 4 ปีที่แล้ว

    Afhayeenka yaa udoortay ninkan darood waa dad balaaran .ninkani naftiisa ayuu matelaa .darood dowlad maaha waa qabiil somaliyeed .

  • @kadrakarie2411
    @kadrakarie2411 4 ปีที่แล้ว

    Walaal hawiye waa badanyahay wuxuu uwadaa habargidir

  • @zeinabhassan7753
    @zeinabhassan7753 4 ปีที่แล้ว

    Waxba. Kamajiraan. Weeye. Wa. Dulmi. aan. Geed. Logu. Sogabado. Laheen.weeye Sheikh. Wala dulmay. Wa. Caalimkii. Umada
    Allaah. Ha xafido
    Waxba. Lagaga. Qaadi maayo
    Sheikha. Wa. Layaqaan
    Nin iska hadla. Maaha

  • @abdirahmanAhmedarone
    @abdirahmanAhmedarone 4 ปีที่แล้ว +8

    Laga bilaabo saacadaan umul waa sheikh daarood not sheikh somaliyed kaarkiisa waa gubteen

    • @khadraali7026
      @khadraali7026 4 ปีที่แล้ว

      Abdirahman Ahmed no wl wa sheikh somaliyeed ee jahuladi ba weli nagu dhex jira

    • @abdikanidek6730
      @abdikanidek6730 4 ปีที่แล้ว

      Abdirahman Ahmed muslimiinta Oo dhan ayuu Sheikh uyahay Somali Bas Uma Ahan

    • @abdirahmanAhmedarone
      @abdirahmanAhmedarone 4 ปีที่แล้ว

      @@khadraali7026 aniga wuxu ii ahaa sheikh somali ah waliba Mar uu maanta hadlayay wuxu amaanay heer muqdisho tankale hadii daaroodnimo lagu diiday Oo maxa loo aqbalay sheikh keenyaawi sow daarood maaha Kiin jaamac sow daarood maaha nastexo indho sow daarood maaha tankale stadium banaadir sow daarood wax Kuma laha magaalada sow daarood wax Kuma laha intaas qofki ku fekero ayaa ogan Kara xaqiiqda

  • @SanaaCDuwe
    @SanaaCDuwe 4 ปีที่แล้ว +4

    Walaalayaa sheekhu waa soomaali lkn dulmiga lugu heesto hadii uu qabiilkiisu ka hadlo ma diin LA,aanbaa

    • @somalimom1012
      @somalimom1012 4 ปีที่แล้ว

      Waa ceeb in sheekha qabiil loo difaaco please ka jooga

  • @husseinadem5072
    @husseinadem5072 4 ปีที่แล้ว +5

    Sh,umal qabiil maaha ee muftigii umada soomaaliyeed

  • @fartuunmohamedomar9544
    @fartuunmohamedomar9544 4 ปีที่แล้ว

    Shiikheena ilahay ha barakeeyo shiikh umal

  • @umusafiya8349
    @umusafiya8349 4 ปีที่แล้ว

    Sheekh umal iska sami waan ka xumahay walaahi wixii ka dhacdey xamar base waxaa tahay sheekh caan ah oo Sharif leh marnaba lagama yaabo in sharaf taada babado waayo waxaa la dhibijirey nabigena scw marka waxba yaan lagu dhihin nabiga yuu caayey

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 4 ปีที่แล้ว +1

    Daaroodkii Meel kasta waa laga nacey

    • @user-et4eo4fp6o
      @user-et4eo4fp6o 4 ปีที่แล้ว +1

      Daarood muxu idinku falaya wiilow

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 4 ปีที่แล้ว +2

      @@user-et4eo4fp6o Tuulada Garoowe ayaa dunida ku leedihiin ee hagaajista

    • @user-et4eo4fp6o
      @user-et4eo4fp6o 4 ปีที่แล้ว +1

      @@wiilkahargeysajecel8748 iidoor cabadaya uma xumid marqanland majiran tahay adi dhul la'aanta kuhaysa miya hadalka kaa keentay maxad gobolada sool sanaag ugu soo qamaamaysaan ma iidoor baa leh soo dhul daarood maahan
      Teeda kle somali dhulka ugu badan uguna qanisan waa dhul daarood adi madhul aan sadexdan tuulo ahen baad ledahay burco xargaysa berbera
      uf ado kle ina waqti kulumiyo maaheen iska marqaan calentada iska ruug baan ku iri iidoor xun baa tahaye

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 4 ปีที่แล้ว +1

      @@user-et4eo4fp6o Naa heedhe Wax Daarood la yidhaahdo ma jiraan teeda kale Kufsiga Caruurta maxad uga hadlo weydey ee Daaroodku sameeyaan

    • @fatumaosman2750
      @fatumaosman2750 4 ปีที่แล้ว +1

      @@wiilkahargeysajecel8748 adigaa maxaad ogaa hadlii waydeey qowmuluudkaa aad hargeisaa kusodoweyneyseey uf hostadeey kashidaantahaay idoor wagaash somali adigaa oguu duul iyo dadyar langaab

  • @abdishakurabdi3334
    @abdishakurabdi3334 4 ปีที่แล้ว +2

    Ogaygaan waligii garoowe
    Madhaafin ee hala yaabinina..

  • @gomeyre6320
    @gomeyre6320 4 ปีที่แล้ว +3

    afayeenka beesha darood ninkaan weyn hada qabiil buu ku taagerayaa sheydaan umul oo nabigeena csw caayay

  • @fadumoabdullahi4252
    @fadumoabdullahi4252 4 ปีที่แล้ว +7

    Mansha allah guulayso

  • @jeylaanixasan2264
    @jeylaanixasan2264 4 ปีที่แล้ว

    Qabiil dhan xataa haduu yimaado ma ogo laaneyno waxba hadifaacin nin xabibka csw aflagaa deeya Qabiil kuma difaaceynee daaroodow jooga

  • @abuukardhaay9948
    @abuukardhaay9948 4 ปีที่แล้ว

    Umul qabiil laguma haysto ee caqiido iyo arimadiimeed umul daddaarood la shiiganaya ayaa ka soo hor jeeda nin yahaw tiibad keen

  • @mahadosmanamalow4044
    @mahadosmanamalow4044 4 ปีที่แล้ว +2

    Soomaali Qabiil kama baxeeyso waligeed Hawiye Daarood Mawaxeey kale taageereen suufiyo iyo Atixaad

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 4 ปีที่แล้ว

      Adeer Darood waa muslim sunni saafi ah . Ee Hawiyow Suufinimada iyo alshababnimada umada Somaliyeed kala dhex baxa

    • @mahadosmanamalow4044
      @mahadosmanamalow4044 4 ปีที่แล้ว

      @@daariqahmed8297 Waxa Hada udoodaa Atixaadka soo maahan Afahayeenkii Daarood, Aniga Daarood iyo Hawiye intaba maahi ee ALLE kacabsade iskadaaya qabiilka

  • @hodancadeyxasan49
    @hodancadeyxasan49 2 ปีที่แล้ว

    umal waa ninkii nabiga caayay

  • @cabdilibaan7198
    @cabdilibaan7198 4 ปีที่แล้ว

    War shikha dadka hakudirin dameeryaw

  • @libanali4577
    @libanali4577 4 ปีที่แล้ว

    Sheikh umul haduu idin yahay nin qabiiil adiinkeey idiin taaala anagu nin somaliyeed ayuu noo yahay cululo is qilaaftayna qaciidu isku qilaaftay ayaga noogu cilmi badan somali dadku ugu caadifada xun ayaa tihiin garoowe kuyeh casimad halaga dhigo

  • @abdirisaqali7002
    @abdirisaqali7002 4 ปีที่แล้ว +1

    Abgaal waa xoolo H/gidira jambalka tuurtay.

  • @xaajiabdinur2486
    @xaajiabdinur2486 4 ปีที่แล้ว

    C/kariim cali nuur AFHAYEENKA daarood yaa kuu doortay xishoodku waa qaali walaal iimaan saadiq allaha ku siiyo masiibo meel fariiso

  • @naimasharaf4653
    @naimasharaf4653 4 ปีที่แล้ว

    Waxaas dhan waa laga soo shaqeeyay waxaana kadambeeyay dowlada ayadaana laaluushtay inta bananbaxday shaikh umul rer danley uma baahna kaliya waano unbuu uwaday intakale oo jecel ayaa kabadan kis lalaa luushay yeelkeed

  • @maryuummohamed8457
    @maryuummohamed8457 4 ปีที่แล้ว +5

    Subxanallah qabiil uma bahna sh umal

  • @cabdulaahiabunucmaan8989
    @cabdulaahiabunucmaan8989 4 ปีที่แล้ว

    Sh umal allaah ha xifdiyo waa sheekh soomaaliyeed

  • @cimraanyarehasan6924
    @cimraanyarehasan6924 3 ปีที่แล้ว

    Naga.amus umul xamar muxadara kama rabno

  • @cabdisiciid6504
    @cabdisiciid6504 4 ปีที่แล้ว

    Ooo adigu ma daarood ahaan baad ugu soo fadhisatay hslkan waaba yaaabe .... sooomalidu waa taas .....cawaan ilaaa cawaan .

  • @farhandhako8933
    @farhandhako8933 4 ปีที่แล้ว +3

    Diin baa laysku hayaa lkn somali hadan nahay diinta runta ah waa qabiilka

    • @jokejoker4752
      @jokejoker4752 4 ปีที่แล้ว

      abdi bile beeen ma’ahan waxa ninkaan hada ka hadalsiiyay waa qabiiil eee diiin kuma difaacayo