hees Magool Dhabtuu Jacaylku Yaalaa Original mpeg2video

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 375

  • @SomaliRajo
    @SomaliRajo 13 ปีที่แล้ว +91

    ilaahow unaxariso magool waa fanaanad cod macaan kana dhaaf waxii dambi ah aay gashay anagana dhageysiga heesaha naga madoobeey amiin

  • @gobanimo100
    @gobanimo100 13 ปีที่แล้ว +26

    waa erayadii abwaanka ugu heesaha iyo riwaayadaha badan umada af somaliga ku hadsha axmed saleebaan bide

    • @miftaaxtube2907
      @miftaaxtube2907 3 ปีที่แล้ว

      Maxamed Cali Kaariye ayaaa ka heesa Iyo riwaayado badnaaa inta badan riwaayadihiii hirgalay isagaa curiyay sida hablayahow hadmaad guursan

    • @xasancalimaxamad3329
      @xasancalimaxamad3329 2 ปีที่แล้ว +1

      @@miftaaxtube2907 hablayahaw hadmaad guursan ma waxaad siisay M.C.Kaariye.
      Maxamuud Tukaale Cusmaan ayaa lahaa walaal taasi waaba caddahay.

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว

      Maxamed cali kariye ayaa ka riwayada badan

    • @abdisheikh8042
      @abdisheikh8042 2 ปีที่แล้ว +1

      @@miftaaxtube2907 Adeer Hablayahow hadmaad guursan doontaan waxaa lahaa Maxamuud Tukae Cusmaan ee sidaa ogow Adeer

  • @mendyyooniz2014
    @mendyyooniz2014 ปีที่แล้ว +4

    Timahaga kala dhacay waa waxa idhawacay
    Aan ku dhaweeye ama aan ku dhehdee
    Adiguna hadheran ❤axsan hees
    AUN DHAMANTOOD FANANTII HORE 🤲

  • @qanijacayl5784
    @qanijacayl5784 4 ปีที่แล้ว +23

    Ruwayadii Dad Wadaje Qurbaw Maxaad Duul isku Keentay ee Lagu Dhigay Abu Dhabi, Imaraadka Carabta.
    Allaha u Naxariisto iyada & Dhamaan Fananiintii Somaliyeed
    Khasatan Maxamed Nuur Guriga oo kuka jiray Ruwayadan.
    Ruwayadan waxaan Dawaday Markii iigu Horaysay Sanadkii 1987 anoo Jooga Soomaliya.
    Jimce 18/9/2020
    London, UK

    • @ismaaciilxalanedaahir8749
      @ismaaciilxalanedaahir8749 2 ปีที่แล้ว

      Maasha alaah waxaa la dhigay ruwaayada 1986 markaad daawaday sanad bay jirtay

  • @naciimakhadar5136
    @naciimakhadar5136 ปีที่แล้ว +75

    12 sano Kadib Soo booqday Janalkan Wliba Heestan Sacaduna Waa 9:20 2023/1/26 Hadad iga danbayso Like 👐
    Alle ha u naxariisto magool💝

    • @user-nz6lc8ou1m
      @user-nz6lc8ou1m ปีที่แล้ว

      Aᴀᴀᴀᴀᴀᴀᴀᴀᴀᴀᴀᴀᴀᴀᴀᴀᴀᴀᴀᴀᴀᴀᴀᴀ

    • @craxmanibraahim-mk9ys
      @craxmanibraahim-mk9ys ปีที่แล้ว

      Ka dambeyy khamis / 24/8/2023 malinki la laha tiktok ba laga xiraya somalia 🇸🇴 ♥️ Ani lkn wxn jga somaliland Wana is ticmalya

    • @abdilaahimahameabdi8717
      @abdilaahimahameabdi8717 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@craxmanibraahim-mk9yswax la xidhay ma jiraan somalia iyo Somaliland waa mid

    • @craxmanibraahim-mk9ys
      @craxmanibraahim-mk9ys 11 หลายเดือนก่อน

      @@abdilaahimahameabdi8717 ma shege mrk

    • @craxmanibraahim-mk9ys
      @craxmanibraahim-mk9ys 10 หลายเดือนก่อน

      @@abdilaahimahameabdi8717 no

  • @gosayemesele786
    @gosayemesele786 2 ปีที่แล้ว +13

    OMG...!!!!!!!! I love the people of Somalia.....they are always great

  • @mohamudidan4184
    @mohamudidan4184 2 ปีที่แล้ว +3

    Beautiful song dhabuu jacaylku yaala jacaylkii hooyo bal halka uu abwanku dhigay eeg axmed saleebaan ilahay ha xafido xalimo khalif fanaanadii fanaaniinta alla ha u naxariisto

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 7 ปีที่แล้ว +11

    Woo magool iyo hassan the really amazing but I will pray for magool she is the best artist the whole in Africa rest peace

  • @malaak1
    @malaak1 6 ปีที่แล้ว +23

    I hear this song with my dad and I had crash with guy and loved him ...sorry he took my heart I was too young .....still love the song and one I hear it took me away tuneeeeeeeeeeeeee

  • @عابرةسبيل-ب4م
    @عابرةسبيل-ب4م 6 ปีที่แล้ว +9

    Her Majesty the queen Magool♥️ Allow kuu naxariiso.👐🏾

  • @hamseganey4383
    @hamseganey4383 9 ปีที่แล้ว +10

    Heestaan bilawgeeda marka uuu Muusigu bilaabanayo.................. ayaan aad ugu raaxaystaa!!!! waana hees runtii aad umacaan.

  • @the_real_mo_zapan7846
    @the_real_mo_zapan7846 2 ปีที่แล้ว +35

    14/2/2022 hapeen isniina waqtiga 19:48
    Ayaan dawanaya from jamuuriyada barakaysan 🔴⚪🟢 hees wey dhaaftay
    Allah naxariisti ha ka waraabiyo
    Hada soo gasho u ducee wll old is gold😍

  • @cashosalax3863
    @cashosalax3863 ปีที่แล้ว +10

    Talado marso 7 ayan dawanaya
    Hadad iga dambeyso like dhac kusii
    Ilaahow kuna naxariiso magool

  • @mohcase5044
    @mohcase5044 ปีที่แล้ว +8

    Dhexda taako iyo socod
    Ama dhabarka geenyada
    Sida damal dhulka is wadhay
    Timahaagan kala dhacay
    Waa waxa i dhaawacay
    Aan kuu dhaweyoo marna
    Aan ku dheeh dee adiguna
    Ha dheeraan my love (N)
    Axyaa hees waxan cawa jawi dagan ii baxaysa hestaa ano joga DEG. OOG
    Inti qoralka akhrida sharafi korkaga
    Balan teen wa LIKE.

  • @iftomoha8953
    @iftomoha8953 6 ปีที่แล้ว +65

    2018 weli dadka dhagaysanayaan 😍😋

    • @liibaancumar4928
      @liibaancumar4928 6 ปีที่แล้ว +1

      MAXA LA SHEEGAY 16/o1/2018 hees aan marnaba laga dalin walaal

    • @ahmeddhagane2547
      @ahmeddhagane2547 6 ปีที่แล้ว

      MAXA LA SHEEGAY anagaa weli joogno........aun magool

    • @amiinshyusuf
      @amiinshyusuf 6 ปีที่แล้ว

      me aaad ayaan u jeclaa heestan wligayba

    • @abdillahihagarhagar6866
      @abdillahihagarhagar6866 6 ปีที่แล้ว

      Am with u. dhabtuu jacayl ku yaalaa.

    • @updirahmanztylesh194
      @updirahmanztylesh194 6 ปีที่แล้ว

      Heesa ka macan mapa arag anu

  • @NasiibFapio
    @NasiibFapio 11 หลายเดือนก่อน +12

    Sida aad dhalantahay
    Oo aan ku dhalay
    Dadka kaa dhawaystee
    Dhinacyada galgacalkiyo
    Duntuu galkackuna
    Dhamow iigaga yalaaa
    Dhabtu jacaylka yalaa
    Dhabtu jacaylku yalaa
    Sida dhiraha miraha leh
    Oo dhibici dayraa
    Galabnimo kusoo dhacay
    Sida dhiraha miraha oo dhibici dayraa subaxnimo ku soo dhacay
    Oo dharagtiyo malabkuba
    Dhirta dacalka saareen
    Aan ku dhaweeyoo
    Marna aan ku dhehdee
    Adiguna ha dheeraan
    Ilah. Baa dhag iyo qurux
    Intuu ku dhameyaa
    Hablo taako dhertee
    Waxa gala dhaqmatiga
    Ifka dheeman iyo luul
    Laguu dhafsan maaye
    Dhabtuu jacaylku yalaa
    Dhabtuu jacaylku yalaa
    Dhexda taako iyo socod
    Ama dabarka geenyada
    Sida damal dhulka is waray
    Tima.haagan kala dhacay
    Waa waxa i dhaawacay
    Aan ku dhaweeyoo
    Marna aan ku dhehdee
    Adiguna ha dheeraan
    Qaaraami aan dhageesto hestii iigu macanayd bilaa sababna aan ku jeclaaday

  • @mahaali5580
    @mahaali5580 8 ปีที่แล้ว +15

    magool was a Somali legend , one of a kind

    • @axmedmaxamed739
      @axmedmaxamed739 6 ปีที่แล้ว +1

      All magool fanaanka LA heesaya ii sheeg fadlan

    • @salihibrahim562
      @salihibrahim562 5 ปีที่แล้ว +3

      Much love too all Somali from Massawa Eritryrea. I grow up listening to this legend Xalima K Magool. 🌹🌹🌹👍

  • @hassanhaydarhusseinabdi9349
    @hassanhaydarhusseinabdi9349 2 ปีที่แล้ว +14

    It is a deeply touching song by Mohamed Hassan Bayle and Magool, I found interesting this song while I was a young boy and still listen sometimes.

  • @weezymoe2
    @weezymoe2 11 ปีที่แล้ว +6

    Allaha unaxaristo magool okala noma dhalan tunta waxan aya fanan la urankara janatul fardowsa allaha ka warabiyo ammin

    • @mohamedfarahmire4287
      @mohamedfarahmire4287 4 ปีที่แล้ว

      Waa Iska hadashay Sxb,Ma kinsi Xaaji Aden bey gaadhA?? Mise khdra Daahir mise Zahra Axmed???.

    • @caderashid9188
      @caderashid9188 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedfarahmire4287 wa boqorada cotka bro ogow taas

  • @queendagan2359
    @queendagan2359 7 ปีที่แล้ว +25

    Sida aad dhalaan tahay oo aan kudhalay dadka
    kadhaweystee ❤ ilahow u naxariiso boqorada codka

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 7 ปีที่แล้ว

      Queen Dagan iyo boqorkaba

    • @queendagan2359
      @queendagan2359 7 ปีที่แล้ว

      Amiiin allaha u wada naxariisto labadaba miiin

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 7 ปีที่แล้ว +1

      Queen Dagan iyo inagaba hhhh

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 6 ปีที่แล้ว

      Queen Dagan xasan bayle miyuu dhintay?

    • @queendagan2359
      @queendagan2359 6 ปีที่แล้ว

      asal hargeisa alla walal miyaa garan hee rabbi ha u naxriisto labaduba haduu nol yahayna allaha u barakeyo cimrikiisa

  • @SaalixIbraahim
    @SaalixIbraahim 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waa heesaha aanlaga daalin lagana caajisin medhaheeda ayaa aad u macaan Allah u naxatiisto aamiin aamiin

  • @znaperboy6290
    @znaperboy6290 ปีที่แล้ว +2

    Hestan inta dawanaysa 2024 like hayla dhafina magool allow naxariisti jano haka warabiyo❤

  • @binzuka
    @binzuka 12 ปีที่แล้ว +11

    Magool alow kuu naxariiso!!! such a professional singer and amazing stage presense...KUDOS

  • @dhiirraneh-1999
    @dhiirraneh-1999 ปีที่แล้ว +12

    Ilaah, baa dhug iyo qurux
    Intuu ku dhameeyaad
    Habloh taako dhaartee
    Waxa gala dhaqmaatiga
    Ifka dheeman iyo luul
    Lagu dhaafsan maaye
    Dhabtuu jacayl ku yaalaa
    Dhabtuu jacayl ku yaalaa
    Dhexda taako iyo socod
    Ama dabarka geenyada
    Sida damal dhulka iswaray
    Tima-haagan kala dhacay
    Waa waxa idhaawacay
    Aan ku daweeyoo
    Marna aan ku dheehdee
    Adiguna ha dheeraan.

  • @nimcaanmawliid11
    @nimcaanmawliid11 7 ปีที่แล้ว +11

    Heesta waxa ka yara horayn jirtay Jacaylkeenii duuga ahaaa bal baryahan halkuu maraaayo warbixin Yar iga sii oo ay iyaduna ugu jawaabayso deee waaa boqolkiiba boqol kkkkk

  • @abdifataxnaasir5697
    @abdifataxnaasir5697 10 หลายเดือนก่อน +2

    Xaliima khalif iyo sulfa AHUN ❤❤😢

  • @abdiqaniadan9053
    @abdiqaniadan9053 8 ปีที่แล้ว +12

    Walle magool waxay ahyd nuurka fanka somaliyeed

  • @cm4038
    @cm4038 6 ปีที่แล้ว +3

    Xildhibaan dalxa iyo wasiir beeyle waxeey wax ku leeyihiin taariiq fanka soomaaliyeed waa rag garan Kara xiliga adag ee dadka soomaaliyeed marayaan waana rag ku soo barbaaray fanka iyo is dhex galka bulshada maantana waxeey naqdeen muslimiinta dalka soomaaliyeed shaqsigii wanaagsan ayaa wanaagsan bulshaduna jeceshahay

  • @abduleyusuf7721
    @abduleyusuf7721 5 ปีที่แล้ว +3

    dadka kaa dhawastee😘😍magool and al fanaan ka keep going👵❤❤❤

  • @mustafmohamed2964
    @mustafmohamed2964 12 ปีที่แล้ว +3

    waaw fanaan aan la arki doonin ebed barka harey allaha kuu naxariisto

  • @aakkoaakko3227
    @aakkoaakko3227 9 ปีที่แล้ว +7

    geesiyad wadaniyad ah oo ilaah cod kumanaystay xaliimo khalif ilaa halgankii dagaalkii ethiopia ilaah hakuu naxariisto Aamiin

    • @mohamedhusseinfarah7517
      @mohamedhusseinfarah7517 7 ปีที่แล้ว

      Aakko Aakko cod baa ilaahay siiyey balse geesiyad ma aysan ahayn wadinayd war keedba daah ilaahay ha u naxariisto

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedhusseinfarah7517 way aheyd

  • @sameerahussein654
    @sameerahussein654 2 ปีที่แล้ว +27

    I was there attending this play @ Abu Dubai (UAE) I was teen that time. Golden days . Today is March 11, 2022!

  • @LiquidBaker
    @LiquidBaker 12 ปีที่แล้ว +30

    May God rest her soul in peace.Ameen.

  • @xaquhadasho7324
    @xaquhadasho7324 11 ปีที่แล้ว +3

    mansha aalah dabcan wan ka helay fananka talaw ma gacis se mu nolyahay cadi maha fananku

  • @lovlyboyibra
    @lovlyboyibra 14 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaaaw boqorada codka somaliya allaha onaxareesto caashaqa taageera heesa ee kamid eheyd looooooool

  • @faysalahmed7801
    @faysalahmed7801 3 ปีที่แล้ว +1

    Waayo waayo abwaan Ahmed saleebaan bide

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 9 หลายเดือนก่อน +1

    Still am listening 👂 this song halimo Khalif mogal females singer of all the time highest janatu farduus😢 16/2/2024😢 👂

  • @abdig2533
    @abdig2533 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤ kacsi kulul
    Faqash
    Curtir.tomorrow suuqa farxiya

  • @suhaybsaleban5120
    @suhaybsaleban5120 2 หลายเดือนก่อน

    6/September 2024, waana sidaas ayaa loo heesi jirey, hadana macawistaa iga dhacday baa lagu heesaa 😢 aduunyo .
    Inta aan qaraami mooyee wax kle dhagysan ad ban u salaamyaa❤

  • @cabdalecawil7764
    @cabdalecawil7764 7 ปีที่แล้ว +2

    hhhhhhh soomaaliba anagaa uheesnee soomaliland

  • @axmedaabicismaan4953
    @axmedaabicismaan4953 2 ปีที่แล้ว +2

    Eesh calaa waa barigii inad inan gacanta qabsataa qaaliga ahayd bal eega marka uu gacanta uu hayo magool aduunyo waxba kama dhineyn

  • @abdifatahasheikh7879
    @abdifatahasheikh7879 ปีที่แล้ว +11

    Ilah baa dug iyo qurux
    Intuu kuu dameyaa habluhu
    taaka dertahy
    Waxa gala damaatiga
    Ifka deman iyo lul
    Lagu daafsan maayo
    Dabtu jacyku yaala
    Daxda taako iyo socod
    Ama dabarka geeyada
    Sida damal dulka iswaray
    Timahadan kaladacay
    Waa waxa idaawacay
    Ankudaweyo ama
    Marna aan kudheehde
    adiguna haderaan.

    • @AyaanMohamed-og3gp
      @AyaanMohamed-og3gp ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh wixii dha ahaa da baadcka dhigtey erayadii waa isbadaleen hhh

    • @mohcase5044
      @mohcase5044 ปีที่แล้ว

      alle kubara xarafka dhada wad ledahy zxp

  • @bilewarsame3895
    @bilewarsame3895 3 ปีที่แล้ว +3

    10 sano kadib baan daawanaya.
    2021 iga danbeeyow salaamat.

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 6 ปีที่แล้ว +2

    Woo magool and hassan the really amazing allah u naxariisto

  • @mohamedgiire7496
    @mohamedgiire7496 ปีที่แล้ว

    Waaa mid ka mid ah heesahaan aroosyada kaga luuqeeyay iyadoo la ii tumay biyaaamo ninkii garanayaa garanaya aduunyooy aabahaa goblan

  • @teamkazoow2627
    @teamkazoow2627 6 หลายเดือนก่อน +1

    13 /05/2024 canada to Ireland

  • @shabalaxcabdisalan9194
    @shabalaxcabdisalan9194 7 ปีที่แล้ว +3

    allh kuu naxariisto hooyo mcn

  • @muya556
    @muya556 11 ปีที่แล้ว +3

    Fanaankaan magaciis ma noolyahay i like him

  • @mohamudidan4184
    @mohamudidan4184 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa heesta qaatay jacaylka waxaanay ku qaadatay dhabtuu jacaylku yaalaa hooyo ayaa lagu xusayaa heesta

  • @ismailabdi4549
    @ismailabdi4549 2 ปีที่แล้ว +1

    Omg it reminds me good old days in Abu Dhabi yafuur bani yaas musafah

  • @cawiljamac1563
    @cawiljamac1563 ปีที่แล้ว

    waah waah waa nin yaasif isaaq sacada

  • @wardinuur7352
    @wardinuur7352 6 หลายเดือนก่อน +2

    1 4 2024 💔💔💔💔 allaw inta qalbiga laga dhaawacay uga reeb qalbiga

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 7 ปีที่แล้ว +4

    Woo mogol she got very nice voice absolute

  • @nihaaldagan
    @nihaaldagan 8 หลายเดือนก่อน +1

    2/3/2024❤

  • @mahdqalaala4687
    @mahdqalaala4687 9 ปีที่แล้ว +3

    Allow u naxariiso inta muslimiinta ah

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa fadhiyey Habeenkaas Nadi Sudan Abudhabi waayo waayo

    • @Instagram-KAMAAL.98
      @Instagram-KAMAAL.98 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa sanadkee wll adiguse ma joogtey

    • @hoobaan8674
      @hoobaan8674 3 ปีที่แล้ว

      @@Instagram-KAMAAL.98 86/87 waayo waayo

    • @Instagram-KAMAAL.98
      @Instagram-KAMAAL.98 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hoobaan8674 kkkk aan kula kaftamee hooyadey xataa lama guursan markaas, m.a wll cimriga alla hakuu barakeeyo, waqti baad soo qaadatay, xilli waxaan kusoo aadnay dadkii bahaloobeen, alle dalka ha inoo hagaajiyee

  • @jacksonpro484
    @jacksonpro484 4 หลายเดือนก่อน +1

    By by🎉😂❤

  • @mohamedyasin7726
    @mohamedyasin7726 ปีที่แล้ว +1

    Sida dhiraha midhaha le
    O dhibicii dayreed galabnimo ku so dhacay
    Oo dharabkiyo malabkuba
    Dhirta dacalka saareen
    aan kuu dhaweeyoo.marna aan ku dheehdee adiguna ha dheeraan
    Eesh claa hees

  • @mohafarhan8685
    @mohafarhan8685 5 ปีที่แล้ว +11

    2019 oct 14 kedi cidi dhageysaneyza farta ku dhufu like da

  • @Ahmett990
    @Ahmett990 11 หลายเดือนก่อน +1

    Marna Aan Ku Dheehdo Adiguna Ha Dheeraan ❤Magool Alle Yarxam😢

  • @cismanabdi830
    @cismanabdi830 6 ปีที่แล้ว +2

    Alle how naxariisto magool iyo Xasan Bayle iyo waayo waayo

  • @micnamalahan
    @micnamalahan 13 ปีที่แล้ว +6

    everyhting good as a original not copy !!! well performance ; my allah bless her aamiin

  • @dayax11
    @dayax11 8 หลายเดือนก่อน

    we have been great...before wahabi and alshabaab hit us,,,,somali life was far more valueble back then.....i am crying now to see our legends having time of their lives....RIP magool she was my real eedo

  • @abdihakiim8458
    @abdihakiim8458 9 ปีที่แล้ว +2

    wa hees ad umacaan ilaah ha unaxariistu fanaanada

  • @najmamohmouth7623
    @najmamohmouth7623 ปีที่แล้ว +3

    Dhabtu jcylku yaaLa old is Gold
    2023/9/28 01:00 habenimo

  • @cusmaanshangaani1058
    @cusmaanshangaani1058 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto marxumada xaliimo khaliif magol

  • @boodka3
    @boodka3 3 ปีที่แล้ว +3

    One of the greatest singers in Somali History May Allah forgive you

  • @Hikma251
    @Hikma251 ปีที่แล้ว +3

    30/12/2022 ayaan dhageysanayaa mana aqaano sababta aan u dhageysanayo qalbigaygu wuu Ku xasilayaa heestaan 💔💯

  • @nimco123updy6
    @nimco123updy6 5 ปีที่แล้ว +4

    xaLiMoH KhLIT magoL allow ku naxariizoH adigIyOh waxiH izlamHa😢😢😢

  • @Hawdmedia3464
    @Hawdmedia3464 8 หลายเดือนก่อน +1

    23/03/2024😢

  • @mohamudidan4184
    @mohamudidan4184 2 ปีที่แล้ว

    Waxanay ku qaadatay dhabtuu jacaylku yaalaa ilahay ha xafidee abwaankii axmed saleebaan bide wuu asiibay lovely song af qalaad

  • @kaysesahalofficial7226
    @kaysesahalofficial7226 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto boqoradii codka magool dumar taaky dheerayd waan qiirodaa markaad dhagaysto nasiib uma yeelan inaan soogaaddho iya oonool

  • @amiira9377
    @amiira9377 ปีที่แล้ว

    Alahayow kuu nahariiso wankuuxiisnay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nicimaxarie2257
    @nicimaxarie2257 3 ปีที่แล้ว

    hooyaday wxy igasheekysay inay ahaan jirty mogool gabadha ugu codka mcn fananiinti wabari allaha unaxariisto

  • @billefarah7483
    @billefarah7483 3 ปีที่แล้ว

    waaw🥰🥰🥰🥰 hees talantaali🥰iga dheh🥰laba fanan aan jeclahay waaye🥰🥰🥰

  • @Hibaaq2010
    @Hibaaq2010 14 ปีที่แล้ว +3

    boqorada codka xalimo qalif magool ilaahoow kuu naxariiso

  • @farxaannuur2371
    @farxaannuur2371 ปีที่แล้ว

    Allah haw naxariisto xaliimo khaliif magol xasan bayle nolol baa igu danbaysay hargaysa

  • @caishaoglecaishaogle39
    @caishaoglecaishaogle39 2 ปีที่แล้ว +4

    Heestan hees way dhaafty🥰

  • @aqoonyahanjimalesuleiman6509
    @aqoonyahanjimalesuleiman6509 4 ปีที่แล้ว +7

    12/03/2020
    In north Bangladesh❤❤❤❤

  • @MaxamadShariif-wt8qn
    @MaxamadShariif-wt8qn 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wxaan dhagaystay sacadu markay ahayd 2024 bishii 4raad 13keedi 😢😢

  • @saamimohamed5593
    @saamimohamed5593 5 ปีที่แล้ว +2

    illhayow janadada ku mac suum waa qof qaali ah wixii ay danbi ay gashayna kasaamax adaigaaa qafuuru raxiimee

  • @mustafadiriye1013
    @mustafadiriye1013 2 ปีที่แล้ว

    Ooooy arabkiyo ayuubkuba afka gacanta saareen

  • @maxamudliiban1795
    @maxamudliiban1795 6 ปีที่แล้ว +2

    Axmed saleebaan bide raadiyaaluhu canhu dhabtaas hawl badanaa

  • @Mubarigbashir
    @Mubarigbashir 7 หลายเดือนก่อน +1

    Alla Muxuu Laxan Iyo Badh Dhaafay

  • @deeqbadbado
    @deeqbadbado 13 ปีที่แล้ว +2

    caadi mahan heestan magool ILLAH HA UNAXARIISTO

  • @Barkhadd
    @Barkhadd 13 ปีที่แล้ว +5

    heesta: "timaahaagan kala dhacay ana waa waxa i dhaawacay"

  • @kafusom
    @kafusom 14 ปีที่แล้ว +8

    the mother of somali arts,,, the best really we can not forget for ever....Allaha ku naxariisto

  • @muuseaxmed9401
    @muuseaxmed9401 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha unaxariisto magool

  • @muniiroxasan8458
    @muniiroxasan8458 6 ปีที่แล้ว +8

    Bisha manta Wa 06.03.2018 Wa Malin Jimco ah Ya ila mid ah?

  • @maamuuschannel1168
    @maamuuschannel1168 2 ปีที่แล้ว +2

    Heeska in la qaada wax weyn maaha lkn maskaxda ay ka soo maaxtat ereyada macaani ayaa amaan leh
    Ahmed saleeb bide alle cimriga iyo caafimaadka hakuu barakeeyo

    • @Qoojistan
      @Qoojistan 2 ปีที่แล้ว

      Waayahe wax weyn maahe kalay adigu noogu luuqay abwaanka miraha uu tiriyey inay nagu socnayaan

    • @camircali3025
      @camircali3025 ปีที่แล้ว

      Fanaanka iska Daaye ereyada qof la xameeyo ayeey ubaahdan marka laga Reebo abwaano tiro yar ee laxameenta yaqaano markaan ereyada Dib uhabeen dajin ayaa loo sameeya markaasa lala Raadsada qofkii ku haboonaa

  • @farahcarlos3669
    @farahcarlos3669 ปีที่แล้ว

    Allaha ya rahma
    waa fanaaniin la jecel yahay
    xusuus qaaliya

  • @maxamuudsoomaali2201
    @maxamuudsoomaali2201 2 ปีที่แล้ว

    Wayo..wayo
    Allow...janadaada...ugu...naxriiso

  • @mohamudidan4184
    @mohamudidan4184 2 ปีที่แล้ว

    Sameera xuseen you are soo lucky if you there I wasn’t soon lucky I was in doha at that time

  • @naasirxoosh1504
    @naasirxoosh1504 9 ปีที่แล้ว +5

    abwaan axmed saleban bide legend from hargeisa

    • @jamesrodriges902
      @jamesrodriges902 7 ปีที่แล้ว +1

      naasir xoosh legend waye ina saleeban bide

    • @anabbintuhashi1273
      @anabbintuhashi1273 6 ปีที่แล้ว +1

      naasir xoosh aad Iyo aad walee

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 3 ปีที่แล้ว

      W/Galbeed,is the heart Of Somalia!!!..Me my teachers mostly from W/Galbeed...thanks..

  • @multilolleroman
    @multilolleroman 13 ปีที่แล้ว +2

    ayeeyadee
    jecleed heestaan !

  • @alimahamud9824
    @alimahamud9824 ปีที่แล้ว

    Ilaahow unaxariiso xaliimo magool

  • @ahmet-yasiin8628
    @ahmet-yasiin8628 2 ปีที่แล้ว +1

    I Like this song Halimo Khalif Magool
    AMASSING THIS SONG 🥰❤😘

  • @MaxamedXassan-m6n
    @MaxamedXassan-m6n ปีที่แล้ว

    Subax nimo Ku soo dhacey

  • @rashkaosman1959
    @rashkaosman1959 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa wagii hesaha norka lahayeen
    Musig organki kitarkii ala maxe wacnayen hesahii qaramiga ahaa
    Markale ban sooboqdey 2018

  • @ibroeverythingnew1337
    @ibroeverythingnew1337 8 ปีที่แล้ว +15

    war sxbda qaaliga ah page kani waa kii nasashada ma ahan kii qabyaalada iyo cayda ee fadlan haynaga xumaynina Magool iyo fanaanka aan caadiga ahayn

    • @aliismacil239
      @aliismacil239 6 ปีที่แล้ว

      ibraahim mohamed muse

    • @maryanali2606
      @maryanali2606 6 ปีที่แล้ว

      Lagala quusay dadkani xishoon mayaanbba